Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

59) Sūrat Al-Ĥashr

Printed format

59) سُورَة الحَشر

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Sabbaĥa Lillāh Mā Fī As-Samāwāti Wa Mā Fī Al-'Arđi ۖ Wa Huwa Al-`Azīzu Al-Ĥakīmu 059-001 Waxaa Eebe nasaha (sharifa) waxa Cirka iyo Dhulka ku dhexnoolwaana xoo badane Falsan. سَبَّحَ لِلَّهِ مَا‌ فِي ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَمَا‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ۖ ‌وَهُوَ‌ ‌الْعَز‍ِ‍ي‍‍زُ‌ ‌الْحَكِيمُ
Huwa Al-Ladhī 'Akhraja Al-Ladhīna Kafarū Min 'Ahli Al-Kitābi Min Diyārihim Li'wwali Al-Ĥashri ۚŽanantum 'An Yakhruۖ Wa Žannū 'Annahum Māni`atuhum Ĥuşūnuhum Mina Allāhi Fa'atāhumu Allāhu Min Ĥaythu Lam Yaĥtasibū ۖ Wa Qadhafa Fī Qulūbihimu Ar-Ru`ba ۚ Yukhribūna Buyūtahum Bi'aydīhim Wa 'Aydī Al-Mu'uminīna Fā`tabirū Yā 'Ūlī Al-'Abşāri 059-002 Eebe waa kan bixiyey kuwii gaaloobay ee ahlu Kitaabka ahaa «Yuhuud» Guryahoodii kulmintii horeidinkoon u malaynin inay bixi iyana waxay u maleeyeen in Guryahoodu wax ka celinmarkaasaa Eebe uga yimid meel ayan filaynqalbigoodana wuxuu ku tuuray cabsiguryahooda waxay ku kharribeen (ku halleeyeen) gacmahooda iyo gacmaha kuwa rumeeyeyee dadka Caqliga leh ha waano qaato. هُوَ‌ ‌الَّذِي ‌أَ‍خْ‍رَجَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ مِ‍‌‍نْ ‌أَهْلِ ‌الْكِت‍‍َ‍ابِ مِ‍‌‍نْ ‌دِيَا‌رِهِمْ لِأ‌وَّلِ ‌الْحَشْ‍‍ر‍ِ‍‌ ۚ مَا‌ ظَ‍‍نَ‍‌‍نْ‍‍تُمْ ‌أَ‌نْ يَ‍‍خْ‍‍رُجُو‌اۖ ‌وَ‍ظَ‍‍نُّ‍‍و‌ا‌ ‌أَنَّ‍‍هُمْ مَانِعَتُهُمْ حُ‍‍صُ‍‍ونُهُمْ مِنَ ‌اللَّ‍‍هِ فَأَتَاهُمُ ‌اللَّ‍‍هُ مِ‍‌‍نْ حَ‍‍يْ‍‍ثُ لَمْ يَحْتَسِبُو‌اۖ ‌وَ‍قَ‍‍ذَفَ فِي قُ‍‍لُوبِهِمُ ‌ال‍‍رُّعْبَ ۚ يُ‍‍خْ‍‍رِب‍‍ُ‍ونَ بُيُوتَهُمْ بِأَيْدِيهِمْ ‌وَ‌أَيْدِي ‌الْمُؤْمِن‍‍ِ‍ي‍‍نَ فَاعْتَبِرُ‌و‌ا‌ يَ‍‍ا‌ ‌أ‍ُ‍‌ولِي ‌الأَبْ‍‍‍‍صَ‍‍ا‌رِ
Wa Lawlā 'An Kataba Allāhu `Alayhimu Al-Jalā'a La`adhdhabahum Ad-Dunۖ Wa Lahum Al-'Ākhirati `Adhābu An-Nāri 059-003 Haddaan Eebe xukumin inay baxaan waxaa lagu caddibi lahaa AdduunkaAakhirana waxaa u sugnaaday cadaab naareed. وَلَوْلاَ‌ ‌أَ‌نْ كَتَبَ ‌اللَّ‍‍هُ عَلَيْهِمُ ‌الْجَلاَ‌ءَ‌ لَعَذَّبَهُمْ فِي ‌ال‍‍دُّ‌نْ‍‍يَا‌ ۖ ‌وَلَهُمْ فِي ‌الآ‍‍خِ‍رَةِ عَذ‍َ‍‌ابُ ‌ال‍‍نَّ‍‍ا‌رِ
Dhālika Bi'annahum Shāqqū Allaha Wa Rasūlahu ۖ Wa Man Yushāqqi Allāha Fa'inna Allāha Shadīdu Al-`Iqābi 059-004 Maxaa yeelay Ilaahay iyo Rasuulkiisa yey khilaafeenruuxii Eebe khilaafana Ciqaabtiisu waa darantahay. ذَلِكَ بِأَنَّ‍‍هُمْ ش‍‍َ‍اقُّ‍‍و‌ا‌اللَّ‍‍هَ ‌وَ‌‍رَسُولَ‍‍هُ ۖ ‌وَمَ‍‌‍نْ يُش‍‍َ‍اقِّ ‌اللَّ‍‍هَ فَإِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ شَد‍ِ‍ي‍‍دُ‌ ‌الْعِ‍‍قَ‍‍ابِ
Qaţa`tum Min Līnatin 'Aw Taraktumūhā Qā'imatan `Alá 'Uşūlihā Fabi'idhni Allāhi Wa Liyukhziya Al-Fāsiqīna 059-005 Wixii aad gooysaan oo geed ah (qq Cadawga) ama aad daysaan iyadoo ku taagan Salkeeda waa idinka Eebe iyo inuu dulleeyo Faasiqiinta. مَا‌ قَ‍‍طَ‍‍عْتُمْ مِ‍‌‍نْ لِينَةٍ ‌أَ‌وْ‌ تَ‍رَكْتُمُوهَا‌ قَ‍‍ائِمَةً عَلَ‍‍ى‌ ‌أُ‍صُ‍‍ولِهَا‌ فَبِإِ‌ذْنِ ‌اللَّ‍‍هِ ‌وَلِيُ‍‍خْ‍‍زِيَ ‌الْفَاسِ‍‍قِ‍‍ينَ
Wa Mā 'Afā'a Allāhu `Alá Rasūlihi Minhum Famā 'Awjaftum `Alayhi Min Khaylin Wa Lā Rikābin Wa Lakinna Allāha Yusalliţu Rusulahu `Alá Man Yashā'u Wa ۚ Allāhu `Alá Kulli Shay'in Qadīrun 059-006 Wixii Xoola ah ee Ilaahay Nabiga uga soo celiyo Gaalada isagoon Fardo iyo awr lagu dagaallamin waxaa amarkiisa leh Nabiga Eebana Cidduu doono yuu ku diraa Rasuulkiisawax walbana Eebe waa karaa. وَمَ‍‍ا‌ ‌أَف‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌اللَّ‍‍هُ عَلَى‌ ‌‍رَسُولِ‍‍هِ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ فَمَ‍‍ا‌ ‌أَ‌وْجَفْتُمْ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ مِ‍‌‍نْ خَ‍‍يْ‍‍لٍ‌ ‌وَلاَ‌ ‌رِك‍‍َ‍ابٍ‌ ‌وَلَكِ‍‍نَّ ‌اللَّ‍‍هَ يُسَلِّ‍‍طُ ‌رُسُلَ‍‍هُ عَلَى‌ مَ‍‌‍نْ يَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ ۚ ‌وَ‌اللَّهُ عَلَى‌ كُلِّ شَ‍‍يْء‌‌ٍقَ‍‍دِيرٌ
Mā 'Afā'a Allāhu `Alá Rasūlihi Min 'Ahli Al-Qurá Falillāhi Wa Lilrrasūli Wa Lidhī Al-Qurbá Wa Al-Yatāmá Wa Al-Masākīni Wa Abni As-Sabīli Kay Lā Yakūna Dūlatan Bayna Al-'Aghniyā'i Minkum ۚ Wa Mā 'Ātākumu Ar-Rasūlu Fakhudhūhu Wa Mā Nahākum `Anhu Fāntahū ۚ Wa Attaqū Allaha ۖ 'Inna Allāha Shadīdu Al-`Iqābi 059-007 Wixii Xoola aha ee Ilaahay ku soo celiyo ee uga yimaadda Degmooyinka Yuhuudda Rasuulkiisa; waxaa leh IlaahayRasuulkaQaraabadaAgoontaMasaakiinta iyo Musaafiriinta «socdaalka» si ayan u noqon wax ku wareegaysta kuwa Hodanka ah dhexdooda wuxuu Rasuulku dadka siiyo ama faro waa inay qaataanwuxuu ka reebana waa inay ka reebmaanEebana waa in laga dhawrsadomaxaa yeelay Ciqaabtiisu waa darantahay. مَ‍‍ا‌ ‌أَف‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌اللَّ‍‍هُ عَلَى‌ ‌‍رَسُولِ‍‍هِ مِ‍‌‍نْ ‌أَهْلِ ‌الْ‍‍قُ‍رَ‌ى‌ فَ‍‍لِلَّهِ ‌وَلِ‍‍ل‍رَّس‍‍ُ‍ولِ ‌وَلِذِي ‌الْ‍‍قُ‍‍رْبَى‌ ‌وَ‌الْيَتَامَى‌ ‌وَ‌الْمَسَاك‍‍ِ‍ي‍‍نِ ‌وَ‌ابْ‍‍نِ ‌ال‍‍سَّب‍‍ِ‍ي‍‍لِ كَيْ لاَ‌ يَك‍‍ُ‍ونَ ‌دُ‌ولَة ً‌ بَ‍‍يْ‍‍نَ ‌الأَ‍‍غْ‍‍نِي‍‍َ‍ا‌ءِ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍كُمْ ۚ ‌وَمَ‍‍ا‌ ‌آتَاكُمُ ‌ال‍رَّس‍‍ُ‍ولُ فَ‍‍خُ‍‍ذ‍ُ‍‌وهُ ‌وَمَا‌ نَهَاكُمْ عَ‍‌‍نْ‍‍هُ فَا‌نْ‍‍تَهُو‌اۚ ‌وَ‌اتَّ‍‍قُ‍‍و‌ا‌اللَّ‍‍هَ ۖ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ شَد‍ِ‍ي‍‍دُ‌ ‌الْعِ‍‍قَ‍‍ابِ
Lilfuqarā'i Al-Muhājirīna Al-Ladhīna 'Ukhrijū Min Dīārihim Wa 'Amwālihim Yabtaghūna Fađlāan Mina Allāhi Wa Riđwānāan Wa Yanşurūna Allāha Wa Rasūlahu~ ۚ 'Ūlā'ika Humu Aş-Şādiqūna 059-008 Waxaa Xoolahaas wax ku leh kuwa Saboolka ah ee ka soo hijrooday guryahoodii iyo Xoolahoodii dar Eebe iyo gargaarka Ilaahay iyo Rasuulkiisawaana kuwa ku run sheegay iimaankooda. لِلْفُ‍‍قَ‍‍ر‍َ‍‌ا‌ءِ‌ ‌الْمُهَاجِ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍نَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌أُ‍خْ‍‍رِجُو‌ا‌ مِ‍‌‍نْ ‌دِيا‌رِهِمْ ‌وَ‌أَمْوَ‌الِهِمْ يَ‍‍بْ‍‍تَ‍‍غُ‍‍ونَ فَ‍‍ضْ‍‍لا‌ ً‌ مِنَ ‌اللَّ‍‍هِ ‌وَ‌رِ‍‍ضْ‍‍وَ‌انا‌ ً‌ ‌وَيَ‍‌‍نْ‍‍‍‍صُ‍‍ر‍ُ‍‌ونَ ‌اللَّ‍‍هَ ‌وَ‌‍رَسُولَهُ~ُ ۚ ‌أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ هُمُ ‌ال‍‍صَّ‍‍ا‌دِقُ‍‍ونَ
Wa Al-Ladhīna Tabawwa'ū Ad-Dāra Wa Al-'Īmāna Min Qablihim Yuĥibbūna Man Hājara 'Ilayhim Wa Lā Yajidūna Fī Şudūrihim Ĥājatan Mimmā 'Ūtū Wa Yu'uthirūna `Alá 'Anfusihim Wa Law Kāna Bihim Khaşāşatun ۚ Wa Man Yūqa Shuĥĥa Nafsihi Fa'ūlā'ika Humu Al-Mufliĥūna 059-009 Kuwii Madiino deganaa ee Xaqa rumeeyey waxay jecel yihiin dadka u soo hijroon (u soo qixi) wax necbaansho ahna Laabta uma geliyaan dadkaas waxay siinwaxayna Naftooda ka hormariyaan (ay uga doori) dadkaas inkastaba iyagu gaajo hahayseeruuxii laga dhawro bakhaylnimada Naftiisa waa mid Liibaanay. وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ تَبَوَّ‌ء‍ُ‍‌و‌ا‌ ‌ال‍‍دّ‍َ‍‌ا‌‍رَ‌ ‌وَ‌الإِيم‍‍َ‍انَ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِهِمْ يُحِبّ‍‍ُ‍ونَ مَ‍‌‍نْ هَاجَ‍رَ‌ ‌إِلَيْهِمْ ‌وَلاَ‌ يَجِد‍ُ‍‌ونَ فِي صُ‍‍دُ‌و‌رِهِمْ حَاجَة ً‌ مِ‍‍مَّ‍‍ا‌ ‌أ‍ُ‍‌وتُو‌ا‌ ‌وَيُؤْثِر‍ُ‍‌ونَ عَلَ‍‍ى‌ ‌أَ‌نْ‍‍فُسِهِمْ ‌وَلَوْ‌ ك‍‍َ‍انَ بِهِمْ خَ‍‍صَ‍‍اصَ‍‍ةٌۚ ‌وَمَ‍‌‍نْ ي‍‍ُ‍و‍قَ شُحَّ نَفْسِ‍‍هِ فَأ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ هُمُ ‌الْمُفْلِحُونَ
Wa Al-Ladhīna Jā'ū Min Ba`dihim Yaqūlūna Rabbanā Aghfir Lanā Wa Li'akhwāninā Al-Ladhīna Sabaqūnā Bil-'Īmāni Wa Lā Taj`al Fī Qulūbinā Ghillāan Lilladhīna 'Āmanū Rabbanā 'Innaka Ra'ūfun Raĥīmun 059-010 Kuwa imaan Asxaabta Nabiga ka dib waxay Eebe weydiisan inuu u dambi dhaafo iyaga iyo Walaalahooda iimaanka uga hormaray uusan qalbigoodana xiqdi yeelin kuwa rumeeyey Eebena waa naxariis badane. وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ج‍‍َ‍ا‌ء‍ُ‍‌و‌ا‌ مِ‍‌‍نْ بَعْدِهِمْ يَ‍‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ ‌‍رَبَّنَا‌ ‌اغْ‍‍فِ‍‍رْ‌ لَنَا‌ ‌وَلِأَ‍خْ‍‍وَ‌انِنَا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ سَبَ‍‍قُ‍‍ونَا‌ بِ‍الإِيم‍‍َ‍انِ ‌وَلاَ‌ تَ‍‍جْ‍‍عَلْ فِي قُ‍‍لُوبِنَا‌ غِ‍‍لّا‌ ً‌ لِلَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ ‌‍رَبَّنَ‍‍ا‌ ‌إِنَّ‍‍كَ ‌‍رَ‌ء‍ُ‍‌وف ٌ‌ ‌‍رَحِيمٌ
'Alam Tará 'Ilá Al-Ladhīna Nāfaqū Yaqūlūna Li'khwānihimu Al-Ladhīna Kafarū Min 'Ahli Al-Kitābi La'in 'Ukhrijtum Lanakhrujanna Ma`akum Wa Lā Nuţī`u Fīkum 'Aĥadāan 'Abadāan Wa 'In Qūtiltum Lananşurannakum Wa Allāhu Yash/hadu 'Innahum Lakādhibūna 059-011 Ma ogtahay in kuwii Munaafiqiinta ahaa ay ku dhihi kuwii gaaloobay ee Yuhuudda ahaa haddii laydin bixiyo waan idinla jiraynaa Cid aan idiin maqlaynana ma jiro waligeedhaddii laydinla dagaallamana waan idiin gargaaraynaaIlaahayna waa ogyahay inay Beenaalayaal yihiin. أَلَمْ تَر‌ى‌ ‌إِلَى‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ نَافَ‍‍قُ‍‍و‌ا‌ يَ‍‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ لِأخْ‍‍وَ‌انِهِمُ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ مِ‍‌‍نْ ‌أَهْلِ ‌الْكِت‍‍َ‍ابِ لَئِ‍‌‍نْ ‌أُ‍خْ‍‍رِجْ‍‍تُمْ لَنَ‍‍خْ‍‍رُجَ‍‍نَّ مَعَكُمْ ‌وَلاَ‌ نُ‍‍طِ‍‍ي‍‍عُ فِيكُمْ ‌أَحَد‌اً‌ ‌أَبَد‌ا‌ ً‌ ‌وَ‌إِ‌نْ قُ‍‍وتِلْتُمْ لَنَ‍‌‍نْ‍‍‍‍صُ‍رَنَّ‍‍كُمْ ‌وَ‌اللَّهُ يَشْهَدُ‌ ‌إِنَّ‍‍هُمْ لَكَا‌ذِبُونَ
La'in 'Ukhrijū Lā Yakhrujūna Ma`ahum Wa La'in Qūtilū Lā Yanşurūnahum Wa La'in Naşarūhum Layuwallunna Al-'Adbāra Thumma Lā Yunşarūna 059-012 Haddii la bixiyo Yuhuudda lama baxaayaan haddii lala dagaallamana uma gargaarayaan hadday isku dayaan inay u gargaaraanna way carari loomana gargaarayo. لَئِ‍‌‍نْ ‌أُ‍خْ‍‍رِجُو‌ا‌ لاَ‌ يَ‍‍خْ‍‍رُج‍‍ُ‍ونَ مَعَهُمْ ‌وَلَئِ‍‌‍نْ قُ‍‍وتِلُو‌ا‌ لاَ‌ يَ‍‌‍نْ‍‍‍‍صُ‍‍رُ‌ونَهُمْ ‌وَلَئِ‍‌‍نْ نَ‍‍صَ‍‍رُ‌وهُمْ لَيُوَلُّ‍‍نَّ ‌الأَ‌دْب‍‍َ‍ا‌‍رَ‌ ثُ‍‍مَّ لاَ‌ يُ‍‌‍نْ‍‍‍‍صَ‍‍رُ‌ونَ
La'antum 'Ashaddu RahbatanŞudūrihim Mina Allāhi ۚ Dhālika Bi'annahum Qawmun Lā Yafqahūna 059-013 Mu'miniinta yey uga cabsi badan yihiin Yuhuuddu Ilaahaymaxaa yeelay waa dad aan wax garad ahayn. لَأَ‌نْ‍‍تُمْ ‌أَشَدُّ‌ ‌‍رَهْبَة‌ ً‌ فِي صُ‍‍دُ‌و‌رِهِمْ مِنَ ‌اللَّ‍‍هِ ۚ ‌ذَلِكَ بِأَنَّ‍‍هُمْ قَ‍‍وْم ٌ‌ لاَ‌ يَفْ‍‍قَ‍‍هُونَ
Lā Yuqātilūnakum Jamī`āan 'Illā Fī Quran Muĥaşşanatin 'Aw Min Warā'i Judurin ۚ Ba'suhum Baynahum Shadīdun ۚ Taĥsabuhum Jamī`āan Wa Qulūbuhum Shattá ۚ Dhālika Bi'annahum Qawmun Lā Ya`qilūna 059-014 Kuwa xaqa rumeeyeyna lama dagaallami karaan «dhufaysyo iyo Gidaaro dhexdood mooyee» dhibka dhexdooda ahna waa daranyahay quluubtooduna waa kala tagsan tahaymaxaa yeelay waa dad aan wax kasayn. لاَ‌ يُ‍‍قَ‍‍اتِلُونَكُمْ جَمِيعا‌‌ ً‌ ‌إِلاَّ‌ فِي قُ‍‍ر‌ى‌ ً‌ مُحَ‍‍صَّ‍‍نَةٍ ‌أَ‌وْ‌ مِ‍‌‍نْ ‌وَ‌ر‍َ‍‌ا‌ءِ‌ جُدُ‌ر‌ٍۚ بَأْسُهُمْ بَيْنَهُمْ شَد‍ِ‍ي‍‍د‌‌ٌۚ تَحْسَبُهُمْ جَمِيعا‌ ً‌ ‌وَ‍قُ‍‍لُوبُهُمْ شَتَّى‌ ۚ ‌ذَلِكَ بِأَنَّ‍‍هُمْ قَ‍‍وْم ٌ‌ لاَ‌ يَعْ‍‍قِ‍‍لُونَ
Kamathali Al-Ladhīna Min Qablihim Qarībāan ۖ Dhāqū Wabāla 'Amrihim Wa Lahum `Adhābun 'Alīmun 059-015 Waxay la mid yihiin gaaladii dhawaa ee ka horreeyey ee dhadhamiyey cidhibtii camalkoodaCadaab daranna u sugnaaday. كَمَثَلِ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِهِمْ قَ‍‍رِيبا‌‌ ًۖ ‌ذَ‌اقُ‍‍و‌ا‌ ‌وَب‍‍َ‍الَ ‌أَمْ‍‍رِهِمْ ‌وَلَهُمْ عَذ‍َ‍‌ابٌ ‌أَلِيمٌ
Kamathali Ash-Shayţāni 'Idh Qāla Lil'insāni Akfur Falammā Kafara Qāla 'Innī Barī'un Minka 'Innī 'Akhāfu Allāha Rabba Al-`Ālamīna 059-016 Waxay la midyihiin Shaydaan waa ka dadka gaalow ku dhahamarkay gaaloobaanna ku yidhaah bari baan kaa ahay (waxba isuguma keen jiraan) oo sheega inuu Ilaahay ka yaabi. كَمَثَلِ ‌ال‍‍شَّيْ‍‍طَ‍‍انِ ‌إِ‌ذْ‌ قَ‍‍الَ لِلإِ‌ن‍‍س‍‍َ‍انِ ‌اكْفُرْ‌ فَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ كَفَ‍رَقَ‍‍الَ ‌إِنِّ‍‍ي بَ‍‍رِيء‌ٌ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍كَ ‌إِنِّ‍‍ي ‌أَ‍خَ‍‍افُ ‌اللَّ‍‍هَ ‌‍رَبَّ ‌الْعَالَمِينَ
Fakāna `Āqibatahumā 'Annahumā Fī An-Nāri Khālidayni Fīhā ۚ Wa Dhalika Jazā'u Až-Žālimīna 059-017 Markaasay Labadooduba Cidhibtoodu noqon naar ay ku waaraandaalimiintana saasaa lagu abaal mariyaa. فَك‍‍َ‍انَ عَاقِ‍‍بَتَهُمَ‍‍ا‌ ‌أَنَّ‍‍هُمَا‌ فِي ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍ا‌ر‍ِ‍‌ خَ‍‍الِدَيْ‍‍نِ فِيهَا‌ ۚ ‌وَ‌ذَلِكَ جَز‍َ‍‌ا‌ءُ‌ ‌ال‍‍ظَّ‍‍الِمِينَ
Yā 'Ayyuhā Al-Ladhīna 'Āmanū Attaqū Allaha Wa Ltanžur NafsunQaddamat Lighadin ۖ Wa Attaqū Allaha ۚ 'Inna Allāha Khabīrun Bimā Ta`malūna 059-018 Kuwa xaqa rumeeyey waa inay Eebe ka dhawrsadaanNafwalbana waa inay eegtaa waxay u hormarsatay barri (qiyaamaha) Eebena ha laga yaabo illeen wax walba waa ogyahaye. ي‍‍َ‍ا‌أَيُّهَا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌اتَّ‍‍قُ‍‍و‌ا‌اللَّ‍‍هَ ‌وَلْتَ‍‌‍نْ‍‍‍‍ظُ‍‍رْ‌ نَفْسٌ‌ مَا‌ قَ‍‍دَّمَتْ لِ‍‍غَ‍‍د‌ٍ‌ ‌وَ‌اتَّ‍‍قُ‍‍و‌اۖ ‌اللَّ‍‍هَ ‌إِنَّ ۚ ‌اللَّ‍‍هَ خَ‍‍ب‍‍ِ‍ي‍‍ر‌ٌ‌ بِمَا‌ تَعْمَلُونَ
Wa Lā Takūnū Kālladhīna Nasū Allaha Fa'ansāhum 'Anfusahum ۚ 'Ūlā'ika Humu Al-Fāsiqūna 059-019 Kuwa xaqa rumeeyey waa inayan noqon sidii kuwii Eebe hilmaamayisna markaas uu hilmaansiiyey naftooda waana kuwo faasiqiin ah (xaqa ka leexday). وَلاَ‌ تَكُونُو‌ا‌ كَالَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ نَسُو‌ا‌اللَّ‍‍هَ فَأَ‌نْ‍‍سَاهُمْ ‌أَ‌نْ‍‍فُسَهُمْ ۚ ‌أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ هُمُ ‌الْفَاسِ‍‍قُ‍‍ونَ
Lā Yastawī 'Aşĥābu An-Nāri Wa 'Aşĥābu Al-Jannati ۚ 'Aşĥābu Al-Jannati Humu Al-Fā'izūna 059-020 Ma eka Ahlu naarka iyo Ahlu JannahaAhlu Jannuhu waa kuwa liibaanay. لاَ‌ يَسْتَوِي ‌أَ‍صْ‍‍ح‍‍َ‍ابُ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍ا‌ر‍ِ‍‌ ‌وَ‌أَ‍صْ‍‍ح‍‍َ‍ابُ ‌الْجَ‍‍نَّ‍‍ةِ ۚ ‌أَ‍صْ‍‍ح‍‍َ‍ابُ ‌الْجَ‍‍نَّ‍‍ةِ هُمُ ‌الْف‍‍َ‍ائِزُ‌ونَ
Law 'Anzalnā Hādhā Al-Qur'āna `Alá Jabalin Lara'aytahu Khāshi`āan Mutaşaddi`āan Min Khashyati Allāhi ۚ Wa Tilka Al-'Amthālu Nađribuhā Lilnnāsi La`allahum Yatafakkarūna 059-021 Haddii quraankan Eebe Buur ku dejiyo (kula hadlo) waxaad arki lahayd Buurtii oo khushuucsan oo dillaaci cabsi Eebe darteedsaasaa Eebe mataallo ugu sheega dadka inay fikiraan darteed. لَوْ‌ ‌أَ‌نْ‍‍زَلْنَا‌ هَذَ‌ا‌ ‌الْ‍‍قُ‍‍رْ‌آنَ عَلَى‌ جَبَل‍ٍ‌ لَ‍رَ‌أَيْتَ‍‍هُ خَ‍‍اشِعا‌ ً‌ مُتَ‍‍صَ‍‍دِّعا‌ ً‌ مِ‍‌‍نْ خَ‍‍شْيَةِ ‌اللَّ‍‍هِ ۚ ‌وَتِلْكَ ‌الأَمْث‍‍َ‍الُ نَ‍‍ضْ‍‍رِبُهَا‌ لِل‍‍نّ‍‍َ‍اسِ لَعَلَّهُمْ يَتَفَكَّرُ‌ونَ
Huwa Allāhu Al-Ladhī Lā 'Ilāha 'Illā Huwa ۖ `Ālimu Al-Ghaybi Wa Ash-Shahādati ۖ Huwa Ar-Raĥmānu Ar-Raĥīmu 059-022 Eebe mooyee Ilaah kale ma jirowaxa maqan iyo waxa joogaba waa ogyahaywaana kan naxariis guud iyo mid gaaraba naxariista. هُوَ‌ ‌اللَّ‍‍هُ ‌الَّذِي لاَ‌ ‌إِلَهَ ‌إِلاَّ‌ هُوَ‌ ۖ عَالِمُ ‌الْ‍‍غَ‍‍يْ‍‍بِ ‌وَ‌ال‍‍شَّهَا‌دَةِ ۖ هُوَ‌ ‌ال‍رَّحْمَنُ ‌ال‍رَّحِيمُ
Huwa Allāhu Al-Ladhī Lā 'Ilāha 'Illā Huwa Al-Maliku Al-Quddūsu As-Salāmu Al-Mu'uminu Al-Muhayminu Al-`Azīzu Al-Jabbāru Al-Mutakabbiru ۚ Subĥāna Allāhi `Ammā Yushrikūna 059-023 Ilaahay isaga mooyee Eebe kale ma jirowaa Xaakim Daahir ahnabadgeliyerumeeyewax walbana ilaaliye xoog iyo wenaan isagaa lehwaana ka nasahanyahay waxay Cibaadada la wadaajinayaan. هُوَ‌ ‌اللَّ‍‍هُ ‌الَّذِي لاَ‌ ‌إِلَهَ ‌إِلاَّ‌ هُوَ‌ ‌الْمَلِكُ ‌الْ‍‍قُ‍‍دّ‍ُ‍‌وسُ ‌ال‍‍سَّلاَمُ ‌الْمُؤْمِنُ ‌الْمُهَيْمِنُ ‌الْعَز‍ِ‍ي‍‍زُ‌ ‌الْجَبّ‍‍َ‍ا‌رُ‌ ‌الْمُتَكَبِّ‍‍ر‍ُ‍‌ ۚ سُ‍‍بْ‍‍ح‍‍َ‍انَ ‌اللَّ‍‍هِ عَ‍‍مَّ‍‍ا‌ يُشْ‍‍رِكُونَ
Huwa Allāhu Al-Khāliqu Al-Bāri'u Al-Muşawwiru ۖ Lahu Al-'Asmā'u Al-Ĥusná ۚ Yusabbiĥu Lahu Mā Fī As-Samāwāti Wa Al-'Arđi ۖ Wa Huwa Al-`Azīzu Al-Ĥakīmu 059-024 Eebe waa kan wax abuura ee ahaysiiya sawiranaMagacyo fiicanna wuu leeyahay waxaana Eebe u tasbiixsada (weyneeya) waxa Cirka iyo dhulka ku suganwaana adkaade falame. هُوَ‌ ‌اللَّ‍‍هُ ‌الْ‍‍خَ‍‍الِ‍‍قُ ‌الْبَا‌رِئُ ‌الْمُ‍‍صَ‍‍وِّ‌ر‍ُ‍‌ ۖ لَهُ ‌الأَسْم‍‍َ‍ا‌ءُ‌ ‌الْحُسْنَى‌ ۚ يُسَبِّحُ لَ‍‍هُ مَا‌ فِي ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ۖ ‌وَهُوَ‌ ‌الْعَز‍ِ‍ي‍‍زُ‌ ‌الْحَكِيمُ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah