Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

58) Sūrat Al-Mujādilh

Printed format

58) سُورَة المُجَادِله

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Qad Sami`a Allāhu Qawla Allatī Tujādiluka Fī Zawjihā Wa Tashtakī 'Ilá Allāhi Wa Allāhu Yasma`u Taĥāwurakumā ۚ 'Inna Allāha Samī`un Başīrun 058-001 Eebe wuxuu maqlay Haweenaydii hadalkeeda Nabiga kula doodaysay xaalkii ninkeedaoo Eebe u sheeganaysay «dhibaatadeeda»Eebana wuu maqlayey doodoodamaxaayeelay Ilaahay waa ka wax walba maqle arka. قَ‍‍دْ‌ سَمِعَ ‌اللَّ‍‍هُ قَ‍‍وْلَ ‌الَّتِي تُجَا‌دِلُكَ فِي ‌زَ‌وْجِهَا‌ ‌وَتَشْتَكِ‍‍ي ‌إِلَى‌ ‌اللَّ‍‍هِ ‌وَ‌اللَّهُ يَسْمَعُ تَحَا‌وُ‌‍رَكُمَ‍‍اۚ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ سَم‍‍ِ‍ي‍‍ع‌‍ٌ‌ بَ‍‍صِ‍‍يرٌ
Al-Ladhīna Yužāhirūna Minkum Min Nisā'ihim Mā Hunna 'Ummahātihim ۖ 'In 'Ummahātuhum 'Illā Al-Lā'ī Waladnahum ۚ Wa 'Innahum Layaqūlūna Munkaan Mina Al-Qawli Wa Zūan ۚ Wa 'Inna Allāha La`afūwun Ghafūrun 058-002 Kuwa haweenkooda kala mid dhiga hooyadood oo kale haweenkoodu ma aha hooyadoodhooyo waa midda wax dhashaykuwaasina waxay ku hadlayaan hadal xun iyo been Ilaahayna hadal xun iyo been Ilaahayna waa Saamax badane Dhaafid badane. الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يُ‍‍ظَ‍‍اهِر‍ُ‍‌ونَ مِ‍‌‍نْ‍‍كُمْ مِ‍‌‍نْ نِس‍‍َ‍ائِهِمْ مَا‌ هُ‍‍نَّ ‌أُمَّ‍‍هَاتِهِمْ ۖ ‌إِ‌نْ ‌أُمَّ‍‍هَاتُهُمْ ‌إِلاَّ‌ ‌ال‍‍لاَّئ‍‍ِ‍‍ي ‌وَلَ‍‍دْنَهُمْ ۚ ‌وَ‌إِنَّ‍‍هُمْ لَيَ‍‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ مُ‍‌‍نْ‍‍كَر‌ا‌ ً‌ مِنَ ‌الْ‍‍قَ‍‍وْلِ ‌وَ‌زُ‌و‌ر‌ا‌ ًۚ ‌وَ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ لَعَفُوٌّ‌ غَ‍‍فُو‌رٌ
Wa Al-Ladhīna Yužāhirūna Min Nisā'ihim Thumma Ya`ūdūna Limā Qālū Fataĥrīru Raqabatin Min Qabli 'An Yatamāssā ۚ Dhālikum Tū`ažūna Bihi Wa ۚ Allāhu Bimā Ta`malūna Khabīrun 058-003 Kuwa haweenkooda kala mid dhigi hooyadood haddana ku noqon «haweenkii» waxaa ku waajib ah qoor xoraynteed intayan istaabanArrintaasi waa waanoIlaahayna waxa dadku camal fali waa ogyahay. وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يُ‍‍ظَ‍‍اهِر‍ُ‍‌ونَ مِ‍‌‍نْ نِس‍‍َ‍ائِهِمْ ثُ‍‍مَّ يَعُو‌د‍ُ‍‌ونَ لِمَا‌ قَ‍‍الُو‌ا‌ فَتَحْ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍رُ‌ ‌‍رَقَ‍‍بَةٍ‌ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِ ‌أَ‌نْ يَتَم‍‍َ‍اسَّا‌ ۚ ‌ذَلِكُمْ تُوعَ‍‍ظُ‍‍ونَ بِ‍‍هِ ۚ ‌وَ‌اللَّهُ بِمَا‌ تَعْمَل‍‍ُ‍ونَ خَ‍‍بِيرٌ
Faman Lam Yajid Faşiyāmu Shahrayni Mutatābi`ayni Min Qabli 'An Yatamāssā ۖ Faman Lam Yastaţi` Fa'iţ`āmu Sittīna Miskīnāan ۚ Dhālika Litu'uminū Billāhi Wa Rasūlihi ۚ Wa Tilka Ĥudūdu Allāhi ۗ Wa Lilkāfirīna `Adhābun 'Alīmun 058-004 Ruuxaan helin qoor uu xoreeyo wuxuu soomi Laba Bilood oo israacsan intayan istaabanciddiise aan karin soonka wuxuu quudin Lixdan miskiinarrintu waa saas si aad Eebe u rumeysaan iyo Rasuulkiisataasina waa xuduuddii Ilaahay Gaalase waxaa u sugnaaday Cadaab kulul. فَمَ‍‌‍نْ لَمْ يَجِ‍‍دْ‌ فَ‍‍صِ‍‍ي‍‍َ‍امُ شَهْ‍رَيْ‍‍نِ مُتَتَابِعَ‍‍يْ‍‍نِ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِ ‌أَ‌نْ يَتَم‍‍َ‍اسَّا‌ ۖ فَمَ‍‌‍نْ لَمْ يَسْتَ‍‍طِ‍‍عْ فَإِ‍طْ‍‍ع‍‍َ‍امُ سِتّ‍‍ِ‍ي‍‍نَ مِسْكِينا‌‌ ًۚ ‌ذَلِكَ لِتُؤْمِنُو‌ا‌ بِ‍اللَّ‍‍هِ ‌وَ‌‍رَسُولِ‍‍هِ ۚ ‌وَتِلْكَ حُد‍ُ‍‌و‌دُ‌ ‌اللَّ‍‍هِ ۗ ‌وَلِلْكَافِ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍نَ عَذ‍َ‍‌ابٌ ‌أَلِيمٌ
'Inna Al-Ladhīna Yuĥāddūna Allāha Wa Rasūlahu Kubitū Kamā Kubita Al-Ladhīna Min Qablihim ۚ Wa Qad 'Anzalnā 'Āyātin Bayyinātin ۚ Wa Lilkāfirīna `Adhābun Muhīnun 058-005 Kuwa Eebe iyo Rasuulkiisa hilaafaya waxay mudan yihiin halaag sidii loo halaagay kuwii ka horreeyeyEebana wuxuu soo dajiyey Aayado cad cad Gaalana waxaa u sugnaaday cadaab wax ihaaneeya. إِنَّ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يُح‍‍َ‍ا‌دّ‍ُ‍‌ونَ ‌اللَّ‍‍هَ ‌وَ‌‍رَسُولَ‍‍هُ كُبِتُو‌ا‌ كَمَا‌ كُبِتَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِهِمْ ۚ ‌وَ‍قَ‍‍دْ‌ ‌أَ‌نْ‍‍زَلْنَ‍‍ا‌ ‌آي‍‍َ‍ات ٍ‌ بَيِّن‍‍َ‍اتٍۚ ‌وَلِلْكَافِ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍نَ عَذ‍َ‍‌ابٌ‌ مُهِينٌ
Yawma Yab`athuhumu Allāhu Jamī`āan Fayunabbi'uhum Bimā `Amilū ۚ 'Aĥşāhu Allāhu Wa Nasūhu Wa ۚ Allāhu `Alá Kulli Shay'in Shahīdun 058-006 Maalinbuuna ihaanayn Ilaahay uu soo bixin dhammaantoodugana warrami waxay camal faleenEebana waa koobay iyana waa hilmaameen Ilaahayna wax kasta wuu daalacan (arkaa). يَ‍‍وْمَ يَ‍‍بْ‍‍عَثُهُمُ ‌اللَّ‍‍هُ جَمِيعا‌‌ ً‌ فَيُنَبِّئُهُمْ بِمَا‌ عَمِلُ‍‍و‌اۚ ‌أَحْ‍‍صَ‍‍اهُ ‌اللَّ‍‍هُ ‌وَنَس‍‍ُ‍وهُ ۚ ‌وَ‌اللَّهُ عَلَى‌ كُلِّ شَ‍‍يْء‌‌ٍ‌ شَهِيدٌ
'Alam Tará 'Anna Allāha Ya`lamu Mā Fī As-Samāwāti Wa Mā Fī Al-'Arđi ۖ Mā Yakūnu Min NajThalāthatin 'Illā Huwa bi`uhum Wa Lā Khamsatin 'Illā Huwa Sādisuhum Wa Lā 'Adná Min Dhālika Wa Lā 'Akthara 'Illā Huwa Ma`ahum 'Ayna Mā Kānū ۖ Thumma Yunabbi'uhum Bimā `Amilū Yawma Al-Qiyāmati ۚ 'Inna Allāha Bikulli Shay'in `Alīmun 058-007 Ma ogtahay in Ilaahay ogyahay Cirka iyo Dhulka waxa ku jiraSeddexdii faqiba Ilaahay baa afreeyaShantana Ilaahay baa Lixeeya; waxa ka yar iyo waxa ka badanba Ilaaahaybaa la jooga meeshay ahaadaanbawuxuuna uga qarrami waxay camal faleen Maalinta Qiyaamo Ilaahayna wax walba waa ogyahay. أَلَمْ تَ‍رَ‌ى‌ ‌أَنَّ ‌اللَّ‍‍هَ يَعْلَمُ مَا‌ فِي ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَمَا‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ۖ مَا‌ يَك‍‍ُ‍ونُ مِ‍‌‍نْ نَ‍‍جْ‍‍وَ‌ى‌ ثَلاَثَة‌‍ٍ‌ ‌إِلاَّ‌ هُوَ‌ ‌‍رَ‌ابِعُهُمْ ‌وَلاَ‌ خَ‍‍مْسَة‌‍ٍ‌ ‌إِلاَّ‌ هُوَ‌ سَا‌دِسُهُمْ ‌وَلاَ‌ ‌أَ‌دْنَى‌ مِ‍‌‍نْ ‌ذَلِكَ ‌وَلاَ‌ ‌أَكْثَ‍رَ‌ ‌إِلاَّ‌ هُوَ‌ مَعَهُمْ ‌أَيْ‍‍نَ مَا‌ كَانُو‌اۖ ثُ‍‍مَّ يُنَبِّئُهُمْ بِمَا‌ عَمِلُو‌ا‌ يَ‍‍وْمَ ‌الْ‍‍قِ‍‍يَامَةِ ۚ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ بِكُلِّ شَ‍‍يْءٍ‌ عَلِيمٌ
'Alam Tará 'Ilá Al-Ladhīna Nuhū `Ani An-NajThumma Ya`ūdūna Limā Nuhū `Anhu Wa Yatanājawna Bil-'Ithmi Wa Al-`Udwāni Wa Ma`şiyati Ar-Rasūli Wa 'Idhā Jā'ūka Ĥayyawka Bimā Lam Yuĥayyika Bihi Allāhu Wa Yaqūlūna Fī 'Anfusihim Lawlā Yu`adhdhibunā Al-Lahu Bimā Naqūlu ۚ Ĥasbuhum Jahannamu Yaşlawnahā ۖ Fabi'sa Al-Maşīru 058-008 Miyaadan ogayn kuwa laga reebay faqa xun oo haddana ku noqon waxa laga reebaykuna faqi dambi iyo cadawnimo iyo caasinnimada Rasuulkamarkay Nabiga u yimaadaanna ku salaamaya waxaan Eebe ku salaamin oo hoos u dhihi maa Eebe nagu cadaabo waxaan ku hadlayno waxaa ku filan Jahaannamo oo ay galayaan waana Guri xun. أَلَمْ تَ‍رَ‌ى‌ ‌إِلَى‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ نُهُو‌ا‌ عَنِ ‌ال‍‍نَّ‍‍جْ‍‍وَ‌ى‌ ثُ‍‍مَّ يَعُو‌د‍ُ‍‌ونَ لِمَا‌ نُهُو‌ا‌ عَ‍‌‍نْ‍‍هُ ‌وَيَتَنَاجَ‍‍وْنَ بِ‍الإِثْمِ ‌وَ‌الْعُ‍‍دْ‌و‍َ‍‌انِ ‌وَمَعْ‍‍صِ‍‍يَةِ ‌ال‍رَّس‍‍ُ‍ولِ ‌وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ج‍‍َ‍ا‌ء‍ُ‍‌وكَ حَيَّ‍‍وْكَ بِمَا‌ لَمْ يُحَيِّكَ بِهِ ‌اللَّ‍‍هُ ‌وَيَ‍‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ فِ‍‍ي ‌أَ‌ن‍‍فُسِهِمْ لَوْلاَ‌ يُعَذِّبُنَا‌ ‌اللَّهُ بِمَا‌ نَ‍‍قُ‍‍ولُ ۚ حَسْبُهُمْ جَهَ‍‍نَّ‍‍مُ يَ‍‍صْ‍‍لَوْنَهَا‌ ۖ فَبِئْسَ ‌الْمَ‍‍صِ‍‍يرُ
Yā 'Ayyuhā Al-Ladhīna 'Āmanū 'Idhā Tanājaytum Falā Tatanājaw Bil-'Ithmi Wa Al-`Udwāni Wa Ma`şiyati Ar-Rasūli Wa Tanājaw Bil-Birri Wa At-Taqۖ Wa Attaqū Allaha Al-Ladhī 'Ilayhi Tuĥsharūna 058-009 Kuwa rumeeyayow markaad faqaysaan ha ku faqina dambicolnimo iyo caasinnimada Rasuulka ee ku faqa wanaag dhawrsaniEebana ka yaaba isagaa la isu soo kulmine. ي‍‍َ‍ا‌أَيُّهَا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُ‍‍و‌ا‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ تَنَاجَيْتُمْ فَلاَ‌ تَتَنَاجَوْ‌ا‌ بِ‍الإِثْمِ ‌وَ‌الْعُ‍‍دْ‌و‍َ‍‌انِ ‌وَمَعْ‍‍صِ‍‍يَةِ ‌ال‍رَّس‍‍ُ‍ولِ ‌وَتَنَاجَوْ‌ا‌ بِ‍الْبِ‍‍ر‍ّ‍ِ‌ ‌وَ‌ال‍‍تَّ‍‍قْ‍‍وَ‌ى‌ ‌وَ‌اتَّ‍‍قُ‍‍و‌اۖ ‌اللَّ‍‍هَ ‌الَّذِي ‌إِلَ‍‍يْ‍‍هِ تُحْشَرُ‌ونَ
'Innamā An-Najwá Mina Ash-Shayţāni Liyaĥzuna Al-Ladhīna 'Āmanū Wa Laysa Biđārrihim Shay'āan 'Illā Bi'idhni Allāhi ۚ Wa `Alá Allāhi Falyatawakkali Al-Mu'uminūna 058-010 Faqa xun Shaydaan buu kayimaaddaa suu u walbahaar geliyo kuwa xaqa rumeeyaywaxbase kama dhibo idan Ilaahay MooyeeIlaahay uun ha tala saarteen kuwa xaqa rumeeyey. إِنَّ‍‍مَا‌ ‌ال‍‍نَّ‍‍جْ‍‍وَ‌ى‌ مِنَ ‌ال‍‍شَّيْ‍‍طَ‍‍انِ لِيَحْزُنَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ ‌وَلَ‍‍يْ‍‍سَ بِ‍‍ضَ‍‍ا‌رِّهِمْ شَ‍‍يْ‍‍ئا‌‌ ً‌ ‌إِلاَّ‌ بِإِ‌ذْنِ ‌اللَّ‍‍هِ ۚ ‌وَعَلَى‌ ‌اللَّ‍‍هِ فَلْيَتَوَكَّلِ ‌الْمُؤْمِنُونَ
Yā 'Ayyuhā Al-Ladhīna 'Āmanū 'Idhā Qīla Lakum Tafassaĥū Fī Al-Majālisi Fāfsaĥū Yafsaĥi Allāhu Lakum ۖ Wa 'Idhā Qīla Anshuzū Fānshuzū Yarfa`i Allāhu Al-Ladhīna 'Āmanū Minkum Wa Al-Ladhīna 'Ūtū Al-`Ilma Darajātin Wa ۚ Allāhu Bimā Ta`malūna Khabīrun 058-011 Kuwa xaqa rumeeyayow haddii la idin dhaho isu waasiciya fadhiga; isuwaasiciya Ilaahay wanaagga ha idiin waasiciyeemarka la idin yiraahdo Jihaadka iyo Khayrka u degdegana; u degdega Ilaahay wuu koryeelayaa kuwa xaqa rumeeya kuwa cilmiga lehna daragooyin yuu koryeelayaa Eebana waxa la camal fali waa ogyahay. ي‍‍َ‍ا‌أَيُّهَا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُ‍‍و‌ا‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ قِ‍‍ي‍‍لَ لَكُمْ تَفَسَّحُو‌ا‌ فِي ‌الْمَجَالِسِ فَافْسَحُو‌ا‌ يَفْسَحِ ‌اللَّ‍‍هُ لَكُمْ ‌وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ۖ قِ‍‍ي‍‍لَ ‌ان‍‍شُزُ‌و‌ا‌ فَا‌ن‍‍شُزُ‌و‌ا‌ يَرْفَعِ ‌اللَّ‍‍هُ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ مِ‍‌‍نْ‍‍كُمْ ‌وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌أ‍ُ‍‌وتُو‌ا‌الْعِلْمَ ‌دَ‌‍رَج‍‍َ‍اتٍ‌ ‌وَ‌اللَّهُ ۚ بِمَا‌ تَعْمَل‍‍ُ‍ونَ خَ‍‍بِيرٌ
Yā 'Ayyuhā Al-Ladhīna 'Āmanū 'Idhā Nājaytumu Ar-Rasūla Faqaddimū Bayna Yaday Najwākum Şadaqatan ۚ Dhālika Khayrun Lakum Wa 'Aţharu ۚ Fa'in Lam Tajidū Fa'inna Allāha Ghafūrun Raĥīmun 058-012 Kuwa xaqa rumeeyayow markaad Nabiga qaabilaysaan hormariya Sadaqosaasaa idiin khayr badan idiina nadiifsanhaddaydaan helaynin Eebe waa dambi dhaaf badane Naxariis badane. ي‍‍َ‍ا‌أَيُّهَا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُ‍‍و‌ا‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ نَاجَيْتُمُ ‌ال‍رَّس‍‍ُ‍ولَ فَ‍‍قَ‍‍دِّمُو‌ا‌ بَ‍‍يْ‍‍نَ يَدَيْ نَ‍‍جْ‍‍وَ‌اكُمْ صَ‍‍دَ‍قَ‍‍ة‌ ً‌ ‌ذَلِكَ ۚ خَ‍‍يْ‍‍ر‌ٌ‌ لَكُمْ ‌وَ‌أَ‍طْ‍‍هَرُ‌ فَإِ‌نْ ۚ لَمْ تَجِدُ‌و‌ا‌ فَإِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ غَ‍‍ف‍‍ُ‍و‌ر‌ٌ‌ ‌‍رَحِيمٌ
'A'ashfaqtum 'An Tuqaddimū Bayna Yaday Najwākum Şadaqātin ۚ Fa'idh Lam Taf`alū Wa Tāba Allāhu `Alaykum Fa'aqīmū Aş-Şalāata Wa 'Ātū Az-Zakāata Wa 'Aţī`ū Allaha Wa Rasūlahu Wa ۚ Allāhu Khabīrun Bimā Ta`malūna 058-013 Ma waxaad ka cabsateen inaad hormarsataan Sadaqooyin markaad Nabiga la kulmaysaan; haddaydaan saas falin Eebe waa idin ka toobada aqbalaye ee Salaadda ooga Sakadana bixiya Ilaahaay iyo Rasuulkiisana adeecaEebana waa ogyahay waxaad camal falaysaan. أَ‌أَشْفَ‍‍قْ‍‍تُمْ ‌أَ‌نْ تُ‍‍قَ‍‍دِّمُو‌ا‌ بَ‍‍يْ‍‍نَ يَدَيْ نَ‍‍جْ‍‍وَ‌اكُمْ صَ‍‍دَ‍قَ‍‍ات‌‍ٍۚ فَإِ‌ذْ‌ لَمْ تَفْعَلُو‌ا‌ ‌وَت‍‍َ‍ابَ ‌اللَّ‍‍هُ عَلَيْكُمْ فَأَ‍قِ‍‍يمُو‌ا‌ال‍‍صَّ‍‍لاَةَ ‌وَ‌آتُو‌ا‌ال‍‍زَّك‍‍َ‍اةَ ‌وَ‌أَ‍طِ‍‍يعُو‌ا‌اللَّ‍‍هَ ‌وَ‌‍رَسُولَ‍‍هُ ۚ ‌وَ‌اللَّهُ خَ‍‍ب‍‍ِ‍ي‍‍ر‌ٌ‌ بِمَا‌ تَعْمَلُونَ
'Alam Tará 'Ilá Al-Ladhīna Tawallaw Qawmāan Ghađiba Allāhu `Alayhim Mā Hum Minkum Wa Lā Minhum Wa Yaĥlifūna `Alá Al-Kadhibi Wa Hum Ya`lamūna 058-014 Ma ogtahay kuwii ka sokeeye dhigtay kuwa Eebe u cadhooday kuwaasi idin ka mid ma aha iyagana ka mid ma aha (waa munaafiqiinta) waxayna ku dhaaran been iyagoo og. أَلَمْ تَ‍رَ‌ى‌ ‌إِلَى‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ تَوَلَّوْ‌ا‌ قَ‍‍وْماً‌ غَ‍‍ضِ‍‍بَ ‌اللَّ‍‍هُ عَلَيْهِمْ مَا‌ هُمْ مِ‍‌‍نْ‍‍كُمْ ‌وَلاَ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ ‌وَيَحْلِف‍‍ُ‍ونَ عَلَى‌ ‌الْكَذِبِ ‌وَهُمْ يَعْلَمُونَ
'A`adda Allāhu Lahum `Adhābāan Shadīdāan ۖ 'Innahum Sā'a Mā Kānū Ya`malūna 058-015 Eebe wuxuu u darbay kuwaas cadaab daran maxaa yeelay wax xun bay falayeen. أَعَدَّ‌ ‌اللَّ‍‍هُ لَهُمْ عَذَ‌ابا‌‌ ً‌ شَدِيد‌ا‌‌ ًۖ ‌إِنَّ‍‍هُمْ س‍‍َ‍ا‌ءَ‌ مَا‌ كَانُو‌ا‌ يَعْمَلُونَ
Attakhadhū 'Aymānahum Junnatan Faşaddū `An Sabīli Allāhi Falahum `Adhābun Muhīnun 058-016 Dhaartoodii bay gaashaan ka dhigteen dadkana xaqiibay ka leexiyeen waxayna mudan yihiin cadaab wax ihaaneeya. اتَّ‍‍خَ‍‍ذُ‌و‌ا‌ ‌أَيْمَانَهُمْ جُ‍‍نَّ‍‍ة‌ ً‌ فَ‍‍صَ‍‍دُّ‌و‌ا‌ عَ‍‌‍نْ سَب‍‍ِ‍ي‍‍لِ ‌اللَّ‍‍هِ فَلَهُمْ عَذ‍َ‍‌ابٌ‌ مُهِينٌ
Lan Tughniya `Anhum 'Amwāluhum Wa Lā 'Awlāduhum Mina Allāhi Shay'āan ۚ 'Ūlā'ika 'Aşĥābu An-Nāri ۖ Hum Fīhā Khālidūna 058-017 Xoolahooda iyo Caruurtoodu wax ugama taraan Eebe xaggiisawaana kuwa ehelu Naar ah wayna ku waari. لَ‍‌‍نْ تُ‍‍غْ‍‍نِيَ عَ‍‌‍نْ‍‍هُمْ ‌أَمْوَ‌الُهُمْ ‌وَلاَ‌ ‌أَ‌وْلاَ‌دُهُمْ مِنَ ‌اللَّ‍‍هِ شَ‍‍يْ‍‍ئاً‌ ۚ ‌أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ ‌أَ‍صْ‍‍ح‍‍َ‍ابُ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍ا‌ر‍ِ‍‌ ۖ هُمْ فِيهَا‌ خَ‍‍الِدُ‌ونَ
Yawma Yab`athuhumu Allāhu Jamī`āan Fayaĥlifūna Lahu Kamā Yaĥlifūna Lakum ۖ Wa Yaĥsabūna 'Annahum `Alá Shay'in ۚ 'Alā 'Innahum Humu Al-Kādhibūna 058-018 Maalinta Eebe soo bixiyo dhamaantood way u dhaaran Eebe siday idinka idiinku dhaartaan iyagoo u malayn inay wax (xuja ah) haystaan waase kuwo beenaalayaal ah. يَ‍‍وْمَ يَ‍‍بْ‍‍عَثُهُمُ ‌اللَّ‍‍هُ جَمِيعا‌‌ ً‌ فَيَحْلِف‍‍ُ‍ونَ لَ‍‍هُ كَمَا‌ يَحْلِف‍‍ُ‍ونَ لَكُمْ ۖ ‌وَيَحْسَب‍‍ُ‍ونَ ‌أَنَّ‍‍هُمْ عَلَى‌ شَ‍‍يْءٍ‌ ۚ ‌أَلاَ‌ ‌إِنَّ‍‍هُمْ هُمُ ‌الْكَا‌ذِبُونَ
Astaĥwadha `Alayhimu Ash-Shayţānu Fa'ansāhum Dhikra Allāhi ۚ 'Ūlā'ika Ĥizbu Ash-Shayţāni ۚ 'Alā 'Inna Ĥizba Ash-Shayţāni Humu Al-Khāsirūna 058-019 Waxaa ka qaalib noqday Shaydaan oo hilaamsiiyey xusidda Eebekuwaasi waa Xisbiga shaydaankaXisbiga shaydaankuna waa kuwa khasaaray. اسْتَحْوَ‌ذَ‌ عَلَيْهِمُ ‌ال‍‍شَّيْ‍‍طَ‍‍انُ فَأَ‌ن‍‍سَاهُمْ ‌ذِكْ‍رَ‌اللَّ‍‍هِ ۚ ‌أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ حِزْبُ ‌ال‍‍شَّيْ‍‍طَ‍‍انِ ۚ ‌أَلاَ‌ ‌إِنَّ حِزْبَ ‌ال‍‍شَّيْ‍‍طَ‍‍انِ هُمُ ‌الْ‍‍خَ‍‍اسِرُ‌ونَ
'Inna Al-Ladhīna Yuĥāddūna Allāha Wa Rasūlahu~ 'Ūlā'ika Fī Al-'Adhallīna 058-020 Kuwa Ilaahay iyo Rasuulkiisa khilaafaya waxay ka mid noqon kuwa dullooba. إِنَّ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يُح‍‍َ‍ا‌دّ‍ُ‍‌ونَ ‌اللَّ‍‍هَ ‌وَ‌‍رَسُولَهُ~ُ ‌أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ فِي ‌الأَ‌ذَلِّينَ
Kataba Allāhu La'aghlibanna 'Anā Wa Rusulī ۚ 'Inna Allāha Qawīyun `Azīzun 058-021 Eebe wuxuu xugmiyey inuu adkaado isaga iyo Rasuulkiisamaxaa yeelay waa xoog badane adkaade ah. كَتَبَ ‌اللَّ‍‍هُ لَأَ‍‍غْ‍‍لِبَ‍‍نَّ ‌أَنَا‌ ‌وَ‌رُسُلِ‍‍ي ۚ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ قَ‍‍وِيٌّ عَزِيزٌ
Lā Tajidu Qawmāan Yu'uminūna Billāhi Wa Al-Yawmi Al-'Ākhiri Yuwāddūna Man Ĥādda Allāha Wa Rasūlahu Wa Law Kānū 'Ābā'ahum 'Aw 'Abnā'ahum 'Aw 'Ikhwānahum 'Aw `Ashīratahum ۚ 'Ūlā'ika Kataba Fī Qulūbihimu Al-'Īmāna Wa 'Ayyadahum Birūĥin Minhu ۖ Wa Yudkhiluhum Jannātin Tajrī Min Taĥtihā Al-'Anhāru Khālidīna Fīhā ۚ Rađiya Allāhu `Anhum Wa Rađū `Anhu ۚ 'Ūlā'ika Ĥizbu Allāhi ۚ 'Alā 'Inna Ĥizba Allāhi Humu Al-Mufliĥūna 058-022 Ma helaysid dad Ilaahay rumeeyey iyo Maalintii dambeeysay oo haddana jecel ruux Ilaahay iyo Rasuulkiisa khilaafaya haba ahaadeen AabayowgoodCaruurtoodaWalaahood ama Qaraabadoodakuwaas (aan jeelaanin) waa kuwo qalbigooda iimaanka lagu dhigay Eebena ku xoojiyey gargaarkiisawuxuuna gelin Jannooyin Wabiyaal dhex socdaan ay kuna waarikuwaas Ilaahay baa ka raalli noqday iyana way ka raallii noqdeen waana Xisbiga Ilaahay; Xisbiga Ilaahayna waa kuwa Liibaanay. لاَ‌ تَجِدُ‌ قَ‍‍وْما‌ ً‌ يُؤْمِن‍‍ُ‍ونَ بِ‍اللَّ‍‍هِ ‌وَ‌الْيَ‍‍وْمِ ‌الآ‍‍خِ‍‍رِ‌ يُو‍َ‍‌ا‌دّ‍ُ‍‌ونَ مَ‍‌‍نْ ح‍‍َ‍ا‌دَّ‌ ‌اللَّ‍‍هَ ‌وَ‌‍رَسُولَ‍‍هُ ‌وَلَوْ‌ كَانُ‍‍و‌ا‌ ‌آب‍‍َ‍ا‌ءَهُمْ ‌أَ‌وْ‌ ‌أَبْ‍‍ن‍‍َ‍ا‌ءَهُمْ ‌أَ‌وْ‌ ‌إِخْ‍‍وَ‌انَهُمْ ‌أَ‌وْ‌ عَشِي‍رَتَهُمْ ۚ ‌أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ كَتَبَ فِي قُ‍‍لُوبِهِمُ ‌الإِيم‍‍َ‍انَ ‌وَ‌أَيَّدَهُمْ بِر‍ُ‍‌وحٍ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُ ۖ ‌وَيُ‍‍دْ‍‍خِ‍‍لُهُمْ جَ‍‍نّ‍‍َ‍ات‌‍ٍ‌ تَ‍‍جْ‍‍رِي مِ‍‌‍نْ تَحْتِهَا‌ ‌الأَ‌نْ‍‍ه‍‍َ‍ا‌رُ‌ خَ‍‍الِد‍ِ‍ي‍‍نَ فِيهَا‌ ۚ ‌‍رَضِ‍‍يَ ‌اللَّ‍‍هُ عَ‍‌‍نْ‍‍هُمْ ‌وَ‌‍رَضُ‍‍و‌ا‌ عَ‍‌‍نْ‍‍هُ ۚ ‌أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ حِزْبُ ‌اللَّ‍‍هِ ۚ ‌أَلاَ‌ ‌إِنَّ حِزْبَ ‌اللَّ‍‍هِ هُمُ ‌الْمُفْلِحُونَ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah