Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

60) Sūrat Al-Mumtaĥanah

Printed format

60) سُورَة المُمتَحَنَه

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Yā 'Ayyuhā Al-Ladhīna 'Āmanū Lā Tattakhidhū `Adūwī Wa `Adūwakum 'Awliyā'a Tulqūna 'Ilayhim Bil-Mawaddati Wa Qad Kafarū Bimā Jā'akum Mina Al-Ĥaqqi Yukhrijūna Ar-Rasūla Wa 'Īyākum ۙ 'An Tu'uminū Billāhi Rabbikum 'In Kuntum Kharajtum Jihādāan Fī Sabīlī Wa Abtighā'a Marđātī ۚ Tusirrūna 'Ilayhim Bil-Mawaddati Wa 'Anā 'A`lamu Bimā 'Akhfaytum Wa Mā 'A`lantum ۚ Wa Man Yaf`alhu Minkum Faqad Đalla Sawā'a As-Sabīli 060-001 Kuwa xaqa rumeeyow ha ka dhiganina colka Eebe iyo Colkiina (Gaalada) sokeeye aad jacayl u gudbinaysaaniyagoo ka gaaloobay xaqa idiin yimidoo haddana bixiya Rasuulka iyo Muuminiinta inaad Eebe rumeeyseen darteed Jidka Ilaahayna ku dagaallanteen raalli ahaanshaha Eebe idinkoo rabokuwaas ood u qarisaan jacaylIlaahayna waa ogyahay waxaad qarinaysaan iyo waxaad muujinaysaanbaRuuxii saas yeelana Jidka xaqa ah wuu ka dhumay. يَ‍‍ا‌ ‌أَيُّهَا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ لاَ‌ تَتَّ‍‍خِ‍‍ذُ‌و‌ا‌ عَدُ‌وِّي ‌وَعَدُ‌وَّكُمْ ‌أَ‌وْلِي‍‍َ‍ا‌ءَ‌ تُلْ‍‍قُ‍‍ونَ ‌إِلَيْهِمْ بِ‍الْمَوَ‌دَّةِ ‌وَ‍قَ‍‍دْ‌ كَفَرُ‌و‌ا‌ بِمَا‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَكُمْ مِنَ ‌الْحَ‍‍قِّ يُ‍‍خْ‍‍رِج‍‍ُ‍ونَ ‌ال‍رَّس‍‍ُ‍ولَ ‌وَ‌إِيَّاكُمْ ۙ ‌أَ‌نْ تُؤْمِنُو‌ا‌ بِ‍اللَّ‍‍هِ ‌‍رَبِّكُمْ ‌إِ‌نْ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ خَ‍رَجْ‍‍تُمْ جِهَا‌د‌ا‌‌ ً‌ فِي سَبِيلِي ‌وَ‌ابْ‍‍تِ‍‍غَ‍‍ا‌ءَ‌ مَرْ‍ضَ‍‍اتِي ۚ تُسِ‍‍ر‍ّ‍‍ُ‍‌ونَ ‌إِلَيْهِمْ بِ‍الْمَوَ‌دَّةِ ‌وَ‌أَنَ‍‍ا‌ ‌أَعْلَمُ بِمَ‍‍ا‌ ‌أَ‍خْ‍‍فَيْتُمْ ‌وَمَ‍‍ا‌ ‌أَعْلَ‍‌‍ن‍‍تُمْ ۚ ‌وَمَ‍‌‍نْ يَفْعَلْهُ مِ‍‌‍نْ‍‍كُمْ فَ‍‍قَ‍‍دْ‌ ضَ‍‍لَّ سَو‍َ‍‌ا‌ءَ‌ ‌ال‍‍سَّبِيلِ
'In Yathqafūkum Yakūnū Lakum 'A`dā'an Wa Yabsuţū 'Ilaykum 'Aydiyahum Wa 'Alsinatahum Bis-Sū'i Wa Waddū Law Takfurūna 060-002 hadday idin helaan (Gaaladu) waxay idiin noqon Col gacmaha iyo Carabkana xumaanbay idiinku taagi waxayna jecel yihiin inaad gaalowdaan. إِ‌نْ يَثْ‍‍قَ‍‍فُوكُمْ يَكُونُو‌ا‌ لَكُمْ ‌أَعْد‍َ‍‌ا‌ء‌ ً‌ ‌وَيَ‍‍بْ‍‍سُ‍‍طُ‍‍و‌ا‌ ‌إِلَيْكُمْ ‌أَيْدِيَهُمْ ‌وَ‌أَلْسِنَتَهُمْ بِ‍ال‍‍سّ‍‍ُ‍و‌ءِ‌ ‌وَ‌وَ‌دُّ‌و‌ا‌ لَوْ‌ تَكْفُرُ‌ونَ
Lan Tanfa`akum 'Arĥāmukum Wa Lā 'Awlādukum ۚ Yawma Al-Qiyāmati Yafşilu Baynakum Wa ۚ Allāhu Bimā Ta`malūna Başīrun 060-003 Qaraabada iyo Caruurtu waxba idiin ma taraan Maalinta qiyaame waana laydin kala kaxaynIlaahayna waa arkaa waxaad Camal falaysaan. لَ‍‌‍نْ تَ‍‌‍ن‍‍فَعَكُمْ ‌أَ‌رْحَامُكُمْ ‌وَلاَ‌ ‌أَ‌وْلاَ‌دُكُمْ ۚ يَ‍‍وْمَ ‌الْ‍‍قِ‍‍يَامَةِ يَفْ‍‍صِ‍‍لُ بَيْنَكُمْ ۚ ‌وَ‌اللَّهُ بِمَا‌ تَعْمَل‍‍ُ‍ونَ بَ‍‍صِ‍‍يرٌ
Qad Kānat Lakum 'Uswatun Ĥasanatun Fī 'Ibhīma Wa Al-Ladhīna Ma`ahu~ 'Idh Qālū Liqawmihim 'Innā Bura'ā'u Minkum Wa Mimmā Ta`budūna Min Dūni Allāhi Kafarnā Bikum Wa Badā Baynanā Wa Baynakumu Al-`Adāwatu Wa Al-Baghđā'u 'Abadāan Ĥattá Tu'uminū Billāhi Waĥdahu~ 'Illā Qawla 'Ibhīma Li'abīhi La'astaghfiranna Laka Wa Mā 'Amliku Laka Mina Allāhi Min Shay'in ۖ Rabbanā `Alayka Tawakkalnā Wa 'Ilayka 'Anabnā Wa 'Ilayka Al-Maşīru 060-004 Kuwa xaqa rumeeyey waa inay ku daydaan Nabi Ibraahim iyo kuwii la jiray waa kuwii iska bari yeelay Gaaladii Qoonkoodii ahayd (ay isla noolayeen) iyo waxay Caabudayeen ee Eebe ka soo hadhay oy Colnimo u muujiyeen ilaa ay Eebe kaliya ka rumeeyaanlaakiin Nabi Ibraahim wuxuu u dambi dhaaf weydiiyey Aabihiisisagoon waxba u hanankarin (intaan laga reebin Arrintaas). Eebe yeynnu talo saaranisagaan u toobad keenaynaaisagaana loo noqon (Aakhiro). قَ‍‍دْ‌ كَانَتْ لَكُمْ ‌أُسْوَةٌ حَسَنَة‌‍ٌ‌ فِ‍‍ي ‌إِبْ‍‍‍رَ‌اه‍‍ِ‍ي‍‍مَ ‌وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ مَعَهُ~ُ ‌إِ‌ذْ‌ قَ‍‍الُو‌ا‌ لِ‍‍قَ‍‍وْمِهِمْ ‌إِنَّ‍‍ا‌ بُ‍رَ‌آ‌ءُ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍كُمْ ‌وَمِ‍‍مَّ‍‍ا‌ تَعْبُد‍ُ‍‌ونَ مِ‍‌‍نْ ‌د‍ُ‍‌ونِ ‌اللَّ‍‍هِ كَفَرْنَا‌ بِكُمْ ‌وَبَدَ‌ا‌ بَيْنَنَا‌ ‌وَبَيْنَكُمُ ‌الْعَدَ‌ا‌وَةُ ‌وَ‌الْبَ‍‍غْ‍‍ضَ‍‍ا‌ءُ‌ ‌أَبَد‌اً‌ حَتَّى‌ تُؤْمِنُو‌ا‌ بِ‍اللَّ‍‍هِ ‌وَحْدَهُ~ُ ‌إِلاَّ‌ قَ‍‍وْلَ ‌إِبْ‍‍‍رَ‌اه‍‍ِ‍ي‍‍مَ لِأَب‍‍ِ‍ي‍‍هِ لَأَسْتَ‍‍غْ‍‍فِ‍رَنَّ لَكَ ‌وَمَ‍‍ا‌ ‌أَمْلِكُ لَكَ مِنَ ‌اللَّ‍‍هِ مِ‍‌‍نْ شَ‍‍يْء‌ٍۖ ‌‍رَبَّنَا‌ عَلَ‍‍يْ‍‍كَ تَوَكَّلْنَا‌ ‌وَ‌إِلَ‍‍يْ‍‍كَ ‌أَنَ‍‍بْ‍‍نَا‌ ‌وَ‌إِلَ‍‍يْ‍‍كَ ‌الْمَ‍‍صِ‍‍يرُ
Rabbanā Lā Taj`alnā Fitnatan Lilladhīna Kafarū Wa Aghfir Lanā Rabbanā ۖ 'Innaka 'Anta Al-`Azīzu Al-Ĥakīmu 060-005 Eebow hannagu fidnaynin kuwa Gaaloobaynoona dambi dhaaf illeen waxaad tahay adkaade (Casiis) Falsan. رَبَّنَا‌ لاَ‌ تَ‍‍جْ‍‍عَلْنَا‌ فِتْنَة ً‌ لِلَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ ‌وَ‌اغْ‍‍فِ‍‍رْ‌ لَنَا‌ ‌‍رَبَّنَ‍‍اۖ ‌إِنَّ‍‍كَ ‌أَ‌نْ‍‍تَ ‌الْعَز‍ِ‍ي‍‍زُ‌ ‌الْحَكِيمُ
Laqad Kāna Lakum Fīhim 'Uswatun Ĥasanatun Liman Kāna Yarjū Allaha Wa Al-Yawma Al-'Ākhira ۚ Wa Man Yatawalla Fa'inna Allāha Huwa Al-Ghanīyu Al-Ĥamīdu 060-006 Haku daydo dadkaas dayasho wanaagsan ruuxii dooni Ilaahay Maalinta Aakhirociddiise ka jeedsata xaqa Eebe waa ka kaaftoon yahay waana ammaananyahay. لَ‍قَ‍‍دْ‌ ك‍‍َ‍انَ لَكُمْ فِيهِمْ ‌أُسْوَةٌ حَسَنَة ٌ‌ لِمَ‍‌‍نْ ك‍‍َ‍انَ يَرْجُو‌ا‌اللَّ‍‍هَ ‌وَ‌الْيَ‍‍وْمَ ‌الآ‍‍خِ‍‍ر‍َ‍‌ ۚ ‌وَمَ‍‍ن يَتَوَلَّ فَإِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ هُوَ‌ ‌الْ‍‍غَ‍‍نِيُّ ‌الْحَمِيدُ
`Asá Allāhu 'An Yaj`ala Baynakum Wa Bayna Al-Ladhīna `Ādaytum Minhum Mawaddatan Wa ۚ Allāhu Qadīrun Wa ۚ Allāhu Ghafūrun Raĥīmun 060-007 Wuxuu Eebe u dhawyahay inuu yeelo jacayl Mu'miniinta iyo kuway la colloobeen ee Gaalada Qureesheed ah dhexdoodamaxaa yeelay Eebe wax walba waa karaa waana dambi dhaaf badane naxariis badane ah. عَسَى‌ ‌اللَّ‍‍هُ ‌أَ‌نْ يَ‍‍جْ‍‍عَلَ بَيْنَكُمْ ‌وَبَ‍‍يْ‍‍نَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ عَا‌دَيْتُمْ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ مَوَ‌دَّة ًۚ ‌وَ‌اللَّهُ قَ‍‍د‍ِ‍ي‍‍ر‌ٌۚ ‌وَ‌اللَّهُ غَ‍‍ف‍‍ُ‍و‌ر‌ٌ‌ ‌‍رَحِيمٌ
Lā Yanhākumu Allāhu `Ani Al-Ladhīna Lam Yuqātilūkum Ad-Dīni Wa Lam Yukhrijūkum Min Diyārikum 'An Tabarrūhum Wa Tuqsiţū 'Ilayhim ۚ 'Inna Allāha Yuĥibbu Al-Muqsiţīna 060-008 Eebe kama reebayo kuwa xaqa rumeeyey inay u samo iyo Caddaalad falaan kuwa aan Diinta kula dagaallamin Guryahoodana ka bixininmaxaa yeelay Eebe waa jecel yahay kuwa Caadiliinta ah (Garsoor). لاَ‌ يَ‍‌‍نْ‍‍هَاكُمُ ‌اللَّ‍‍هُ عَنِ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ لَمْ يُ‍‍قَ‍‍اتِلُوكُمْ فِي ‌ال‍‍دّ‍ِ‍ي‍‍نِ ‌وَلَمْ يُ‍‍خْ‍‍رِجُوكُمْ مِ‍‌‍نْ ‌دِيَا‌رِكُمْ ‌أَ‌نْ تَبَرُّ‌وهُمْ ‌وَتُ‍‍قْ‍‍سِ‍‍طُ‍‍و‌ا‌ ‌إِلَيْهِمْ ۚ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ يُحِبُّ ‌الْمُ‍‍قْ‍‍سِ‍‍طِ‍‍ينَ
'Innamā Yanhākumu Allāhu `Ani Al-Ladhīna Qātalūkum Ad-Dīni Wa 'Akhrajūkum Min Diyārikum Wa Žāharū `Alá 'Ikhjikum 'An Tawallawhum ۚ Wa Man Yatawallahum Fa'ūlā'ika Humu Až-Žālimūna 060-009 Eebe wuxuu ka reebi kuwa xaqa rumeeyey inay ka sokeeye yeeshaan oo xidhiidhiyaan kuwa Diinta kula dagaallamay ee Guryahoodii ka bixiyey gacanna ku siiyey in guryaha laga bixiyodadkii kuwaas cokeeye ka dhigtaa wa kuwa daalimiin ah. إِنَّ‍‍مَا‌ يَ‍‌‍نْ‍‍هَاكُمُ ‌اللَّ‍‍هُ عَنِ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ قَ‍‍اتَلُوكُمْ فِي ‌ال‍‍دّ‍ِ‍ي‍‍نِ ‌وَ‌أَ‍خْ‍رَجُوكُمْ مِ‍‌‍نْ ‌دِيَا‌رِكُمْ ‌وَ‍ظَ‍‍اهَرُ‌و‌ا‌ عَلَ‍‍ى‌ ‌إِخْ‍رَ‌اجِكُمْ ‌أَ‌نْ تَوَلَّوْهُمْ ۚ ‌وَمَ‍‌‍نْ يَتَوَلَّهُمْ فَأ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ هُمُ ‌ال‍‍ظَّ‍‍الِمُونَ
Yā 'Ayyuhā Al-Ladhīna 'Āmanū 'Idhā Jā'akumu Al-Mu'uminātu Muhājirātinmtaĥinūhunna ۖ Allāhu 'A`lamu Bi'īmānihinna ۖ Fa'in `Alimtumūhunna Mu'uminātin Falā Tarji`ūhunna 'Ilá Al-Kuffāri ۖ Lā Hunna Ĥillun Lahum Wa Lā Hum Yaĥillūna Lahunna ۖ Wa 'Ātūhum Mā 'Anfaqū ۚ Wa Lā Junāĥa `Alaykum 'An Tankiĥūhunna 'Idhā 'Ātaytumūhunna 'Ujūrahunna ۚ Wa Lā Tumsikū Bi`işami Al-Kawāfiri Wa As'alū Mā 'Anfaqtum Wa Līas'alū Mā 'Anfaqū ۚ Dhālikum Ĥukmu Allāhi ۖ Yaĥkumu Baynakum Wa ۚ Allāhu `Alīmun Ĥakīmun 060-010 Kuwa xaqa rumeeyow hadday idiin yimaaddaan Haween Mu'miniin ah oo Gaalada ka soo Hijrooday (ka soo tegay) Imtixaana (inay ka dhabtahay iyo in kale) Eebaa og Iimaankoodahaddaad ogaataan inay xaqa (dhabnimo) u rumeeyeen waa inaydaan Gaalada u celininmaxaa yeelay Xalaal isuma aha Meherkiina ha u celiyeen Gaaladainaad isguursataanna waxba kuma jiro haddaad Meher siinaysaanHaweenka Gaalooba Nikaax isuguma kiin xirna ee ha haysaninaweydiista waxaad Meher u bixiseen Gaaladuna ha weydiisato waxay Meher u bixiyeenxaaladaasina waa xukunka Eebe uu dhexdiina xukumayIlaahayna waa ogyahay (waxa la Camal falo) waana Falsame. ي‍‍َ‍ا‌أَيُّهَا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُ‍‍و‌ا‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَكُمُ ‌الْمُؤْمِن‍‍َ‍اتُ مُهَاجِرَ‍‌ات‌‍ٍ‌ فَامْتَحِنُوهُ‍‍نَّ ‌اللَّ‍‍هُ ۖ ‌أَعْلَمُ بِإِيمَانِهِ‍‍نَّ فَإِ‌نْ ۖ عَلِمْتُمُوهُ‍‍نَّ مُؤْمِن‍‍َ‍ات‌‍ٍ‌ فَلاَ‌ تَرْجِعُوهُ‍‍نَّ ‌إِلَى‌ ‌الْكُفّ‍‍َ‍ا‌ر‍ِ‍‌ لاَ‌ ۖ هُ‍‍نَّ حِلّ ٌ‌ لَهُمْ ‌وَلاَ‌ هُمْ يَحِلّ‍‍ُ‍ونَ لَهُ‍‍نَّ ‌وَ‌آتُوهُمْ ۖ مَ‍‍ا‌ ‌أَ‌ن‍‍فَ‍‍قُ‍‍و‌ا‌ ‌وَلاَ‌ ۚ جُن‍‍َ‍احَ عَلَيْكُمْ ‌أَ‌نْ تَ‍‌‍ن‍‍كِحُوهُ‍‍نَّ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌آتَيْتُمُوهُ‍‍نَّ ‌أُجُو‌‍رَهُ‍‍نَّ ‌وَلاَ‌ ۚ تُمْسِكُو‌ا‌ بِعِ‍‍صَ‍‍مِ ‌الْكَوَ‌افِرِ‌ ‌وَ‌اسْأَلُو‌ا‌ مَ‍‍ا‌ ‌أَ‌ن‍‍فَ‍‍قْ‍‍تُمْ ‌وَلْيَسْأَلُو‌ا‌ مَ‍‍ا‌ ‌أَ‌ن‍‍فَ‍‍قُ‍‍و‌ا‌ ‌ذَلِكُمْ ۚ حُكْمُ ‌اللَّ‍‍هِ يَحْكُمُ ۖ بَيْنَكُمْ ‌وَ‌اللَّهُ ۚ عَل‍‍ِ‍ي‍‍مٌ حَكِيمٌ
Wa 'In Fātakum Shay'un Min 'Azwājikum 'Ilá Al-Kuffāri Fa`āqabtum Fa'ā Al-Ladhīna Dhahabat 'Azwājuhum Mithla Mā 'Anfaqū ۚ Wa Attaqū Allaha Al-Ladhī 'Antum Bihi Mu'uminūna 060-011 Hadday u tagaan kuwa Haweenkiina ka mid ah Gaalada (Gaaloobaan) markaas ka dib la qaniimaysto hala siiyo kuwii Haweenkoodu tageen waxay ku masruufeen oo kaleIlaaha aad rumaysantihiinna ka dhawrsada. وَ‌إِ‌نْ فَاتَكُمْ شَ‍‍يْء‌ٌ‌ مِ‍‌‍نْ ‌أَ‌زْ‌وَ‌اجِكُمْ ‌إِلَى‌ ‌الْكُفّ‍‍َ‍ا‌ر‍ِ‍‌ فَعَاقَ‍‍بْ‍‍تُمْ فَآتُو‌ا‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌ذَهَبَتْ ‌أَ‌زْ‌وَ‌اجُهُمْ مِثْلَ مَ‍‍ا‌ ‌أَ‌ن‍‍فَ‍‍قُ‍‍و‌اۚ ‌وَ‌اتَّ‍‍قُ‍‍و‌ا‌اللَّ‍‍هَ ‌الَّذِي ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ بِ‍‍هِ مُؤْمِنُونَ
Yā 'Ayyuhā An-Nabīyu 'Idhā Jā'aka Al-Mu'uminātu Yubāyi`naka `Alá 'An Lā Yushrikna Billāhi Shay'āan Wa Lā Yasriqna Wa Lā Yaznīna Wa Lā Yaqtulna 'Awlādahunna Wa Lā Ya'tīna Bibuhtānin Yaftarīnahu Bayna 'Aydīhinna Wa 'Arjulihinna Wa Lā Ya`şīnaka Fī Ma`rūfin ۙ Fabāyi`hunna Wa Astaghfir Lahunna Allāha ۖ 'Inna Allāha Ghafūrun Raĥīmun 060-012 Nabiyow hadday kuu yimaaddaan haween xaqa rumeeyey si ay kuugula ballantamaan inay Eebe kaliya caabudaanwaxna xadinsinaysannaCaruurtoodana dilinbeen abuurna ayan la imaanwax wanaag ah oo la farayna ayan Nabiga ku caasiyin la ballantan una dambi dhaaf weydii Eebe waa dambi dhaafe naxariiste ahe. ي‍‍َ‍ا‌أَيُّهَا‌ ‌ال‍‍نَّ‍‍بِيُّ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَكَ ‌الْمُؤْمِن‍‍َ‍اتُ يُبَايِعْنَكَ عَلَ‍‍ى‌ ‌أَ‌نْ لاَ‌ يُشْ‍‍رِكْنَ بِ‍اللَّ‍‍هِ شَ‍‍يْ‍‍ئا‌ ً‌ ‌وَلاَ‌ يَسْ‍‍رِ‍قْ‍‍نَ ‌وَلاَ‌ يَزْن‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌وَلاَ‌ يَ‍‍قْ‍‍تُلْنَ ‌أَ‌وْلاَ‌دَهُ‍‍نَّ ‌وَلاَ‌ يَأْت‍‍ِ‍ي‍‍نَ بِبُهْت‍‍َ‍انٍ‌ يَفْتَ‍‍رِينَ‍‍هُ بَ‍‍يْ‍‍نَ ‌أَيْدِيهِ‍‍نَّ ‌وَ‌أَ‌رْجُلِهِ‍‍نَّ ‌وَلاَ‌ يَعْ‍‍صِ‍‍ينَكَ فِي مَعْر‍ُ‍‌وف‌‍ٍ‌ فَبَايِعْهُ‍‍نَّ ۙ ‌وَ‌اسْتَ‍‍غْ‍‍فِ‍‍رْ‌ لَهُ‍‍نَّ ‌اللَّ‍‍هَ ‌إِنَّ ۖ ‌اللَّ‍‍هَ غَ‍‍ف‍‍ُ‍و‌ر‌ٌ‌ ‌‍رَحِيمٌ
Yā 'Ayyuhā Al-Ladhīna 'Āmanū Lā Tatawallaw Qawmāan Ghađiba Allāhu `Alayhim Qad Ya'isū Mina Al-'Ākhirati Kamā Ya'isa Al-Kuffāru Min 'Aşĥābi Al-Qubūri 060-013 Kuwa xaqa rumeeyow haka sokeeye dhiganina kuwa Eebe u carooday oo aakhirana ka quustay (waa Gaaloodhane) sida Gaaladu uga quusatay kuwii dhintay. ي‍‍َ‍ا‌أَيُّهَا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ لاَ‌ تَتَوَلَّوْ‌ا‌ قَ‍‍وْماً‌ غَ‍‍ضِ‍‍بَ ‌اللَّ‍‍هُ عَلَيْهِمْ قَ‍‍دْ‌ يَئِسُو‌ا‌ مِنَ ‌الآ‍‍خِ‍رَةِ كَمَا‌ يَئِسَ ‌الْكُفّ‍‍َ‍ا‌رُ‌ مِ‍‌‍نْ ‌أَ‍صْ‍‍ح‍‍َ‍ابِ ‌الْ‍‍قُ‍‍بُو‌رِ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah