Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

52) Sūrat Aţ-Ţūr

Printed format

52) سُورَة الطُّور

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Wa Aţ-Ţūri 052-001 (Eebe wuxuu ku dhaartay) Dhuurisiina. وَ‌ال‍‍طُّ‍‍و‌رِ
Wa Kitābin Masţūrin 052-002 Iyo Kitaabka la dhigay وَكِت‍‍َ‍ابٍ‌ مَسْ‍‍طُ‍‍و‌رٍ
Raqqin Manshūrin 052-003 Oo ku qoran warqado la fidiyay. فِي ‌‍رَقٍّ‌ مَ‍‌‍نْ‍‍شُو‌رٍ
Wa Al-Bayti Al-Ma`mūri 052-004 Iyo Gurigii cammirraa (Beytulmacmuur). وَ‌الْبَ‍‍يْ‍‍تِ ‌الْمَعْمُو‌رِ
Wa As-Saqfi Al-Marfū`i 052-005 IYo saanqaafka la koryeelay (cirka). وَ‌السَّ‍‍قْ‍‍فِ ‌الْمَرْفُوعِ
Wa Al-Baĥri Al-Masjūri 052-006 Iyo Baddii la kululeeyay. وَ‌الْبَحْ‍‍ر‍ِ‍‌ ‌الْمَسْجُو‌رِ
'Inna `Adhāba Rabbika Lawāqi`un 052-007 Ee caddibaadda Eebe waa wax dhici (sugan). إِنَّ عَذ‍َ‍‌ابَ ‌‍رَبِّكَ لَوَ‌ا‍ق‍‍ِ‍‍عٌ
Mā Lahu Min Dāfi`in 052-008 wax celinna ma jiro. مَا‌ لَ‍‍هُ مِ‍‌‍نْ ‌دَ‌افِعٍ
Yawma Tamūru As-Samā'u Mawan 052-009 Waxay dhici caddibaaddaas Maalinta Samadu wareegi. يَ‍‍وْمَ تَم‍‍ُ‍و‌رُ‌ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءُ‌ مَوْ‌ر‌اً
Wa Tasīru Al-Jibālu Sayan 052-010 Buuruhuna socon. وَتَس‍‍ِ‍ي‍‍رُ‌ ‌الْجِب‍‍َ‍الُ سَيْر‌اً
Fawaylun Yawma'idhin Lilmukadhdhibīna 052-011 Halaagna waxaa iska leh maalintaas kuwa xaqa beeniyay. فَوَيْ‍‍لٌ‌ يَوْمَئِذ‌ٍ‌ لِلْمُكَذِّبِينَ
Al-Ladhīna HumKhawđin Yal`abūna 052-012 Ee ah kuwa tiimbashada xumaanta ku dhex ciyaari. الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ هُمْ فِي خَ‍‍وْ‍ضٍ‌ يَلْعَبُونَ
Yawma Yuda``ūna 'Ilá Nāri Jahannama Da``āan 052-013 Maalinta Naarta xoog loogu tuurina (waxa lagu dhihi). يَ‍‍وْمَ يُدَعّ‍‍ُ‍ونَ ‌إِلَى‌ ن‍‍َ‍ا‌ر‍ِ‍‌ جَهَ‍‍نَّ‍‍مَ ‌دَعّاً
Hadhihi An-Nāru Allatī Kuntum Bihā Tukadhdhibūna 052-014 Waatan Naartii aad beenin jirteen. هَذِهِ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍ا‌رُ‌ ‌الَّتِي كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ بِهَا‌ تُكَذِّبُونَ
'Afasiĥrun Hādhā 'Am 'Antum Lā Tubşirūna 052-015 Ma sixirbaamase waxbaydaan arkayn. أَفَسِحْرٌ‌ هَذَ‌ا‌ ‌أَمْ ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ لاَ‌ تُ‍‍بْ‍‍‍‍صِ‍‍رُ‌ونَ
Aşlawhā Fāşbirū 'Aw Lā Taşbirū Sawā'un `Alaykum ۖ 'Innamā Tujzawna Mā Kuntum Ta`malūna 052-016 Galaama samra ama ha samrinewaa isugu kiin midwaxaa uun laydinka abaalmarin waxaad camal falayseen. اصْ‍‍لَوْهَا‌ فَاصْ‍‍بِرُ‌و‌ا‌ ‌أَ‌وْ‌ لاَ‌ تَ‍‍صْ‍‍بِرُ‌و‌ا‌ سَو‍َ‍‌ا‌ءٌ‌ عَلَيْكُمْ ۖ ‌إِنَّ‍‍مَا‌ تُ‍‍جْ‍‍زَ‌وْنَ مَا‌ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ تَعْمَلُونَ
'Inna Al-Muttaqīna Fī Jannātin Wa Na`īmin 052-017 Kuwa Eebe ka dhawrsaday waxay gali Jannooyin iyo Nicmo. إِنَّ ‌الْمُتَّ‍‍قِ‍‍ي‍‍نَ فِي جَ‍‍نّ‍‍َ‍اتٍ‌ ‌وَنَعِيمٍ
Fākihīna Bimā 'Ātāhum Rabbuhum Wa Waqāhum Rabbuhum `Adhāba Al-Jaĥīmi 052-018 Iyaga oo ku raaxaysan waxa Eebe siiyayEebohoodna wuxuu ka dhawray caddibaadda Jaxiiimo. فَاكِه‍‍ِ‍ي‍‍نَ بِمَ‍‍ا‌ ‌آتَاهُمْ ‌‍رَبُّهُمْ ‌وَ‌وَ‍قَ‍‍اهُمْ ‌‍رَبُّهُمْ عَذ‍َ‍‌ابَ ‌الْجَحِيمِ
Kulū Wa Ashrabū Hanī'āan Bimā Kuntum Ta`malūna 052-019 (Waxaana lagu dhihi) cuna oo cabba idinkoo shifaysan camalkiinnii dartiis. كُلُو‌ا‌ ‌وَ‌اشْ‍رَبُو‌ا‌ هَن‍‍ِ‍ي‍‍ئا‌ ً‌ بِمَا‌ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ تَعْمَلُونَ
Muttaki'īna `Alá Sururin Maşfūfatin ۖ Wa Zawwajnāhum Biĥūrin `Īnin 052-020 Idinkoo ku dangiiga Sariiro la safaywaxaanna (Eebe) u guurin Haween Janno (Xuuralcayn). مُتَّكِئ‍‍ِ‍ي‍‍نَ عَلَى‌ سُرُ‌ر‌ٍ‌ مَ‍‍صْ‍‍فُوفَةٍۖ ‌وَ‌زَ‌وَّجْ‍‍نَاهُمْ بِح‍‍ُ‍و‌رٍ‌ عِينٍ
Wa Al-Ladhīna 'Āmanū Wa Attaba`at/hum Dhurrīyatuhum Bi'īmānin 'Alĥaqnā Bihim Dhurrīyatahum Wa Mā 'Alatnāhum Min `Amalihim Min Shay'in ۚ Kullu Amri'in Bimā Kasaba Rahīnun 052-021 Kuwa xaqa rumeeyay ee carurtooduna Iimaanka ka raacday waxaannu haleeshiin carruurtooda (Darajada iyo naxariista)camalkoodana waxba kama nusqaaminaynoRuuxwalbana wuxuu kasbaday yuu u rahmanaan «u xidhnaani». وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ ‌وَ‌اتَّبَعَتْهُمْ ‌ذُ‌رِّيَّتُهُمْ بِإِيم‍‍َ‍انٍ ‌أَلْحَ‍‍قْ‍‍نَا‌ بِهِمْ ‌ذُ‌رِّيَّتَهُمْ ‌وَمَ‍‍ا‌ ‌أَلَتْنَاهُمْ مِ‍‌‍نْ عَمَلِهِمْ مِ‍‌‍نْ شَ‍‍يْء‌‌ٍۚ كُلُّ ‌امْ‍‍رِئ ٍ‌ بِمَا‌ كَسَبَ ‌‍رَهِينٌ
Wa 'Amdadnāhum Bifākihatin Wa Laĥmin Mimmā Yashtahūna 052-022 waxaannu u badinnay faakiho iyo Hilib oo ah waxay jecelyihiin. وَ‌أَمْدَ‌دْنَاهُمْ بِفَاكِهَةٍ‌ ‌وَلَحْمٍ‌ مِ‍‍مَّ‍‍ا‌ يَشْتَهُونَ
Yatanāza`ūna Fīhā Ka'sāan Lā Laghwun Fīhā Wa Lā Ta'thīmun 052-023 Waxayna isku siin Jannada dhexdeeda (iyagoo sheekeysan) Weel (Macaan) kabuuxooon hadal xun iyo dambi midna lahayn. يَتَنَا‌زَع‍‍ُ‍ونَ فِيهَا‌ كَأْسا‌ ً‌ لاَ‌ لَ‍‍غْ‍‍و‌‌ٌ‌ فِيهَا‌ ‌وَلاَ‌ تَأْثِيمٌ
Wa Yaţūfu `Alayhim Ghilmānun Lahum Ka'annahum Lu'ulu'uun Maknūnun 052-024 Waxaana u adeegi wiilal aad moodo Jawhar la dhawray. وَيَ‍طُ‍‍وفُ عَلَيْهِمْ غِ‍‍لْم‍‍َ‍ان ٌ‌ لَهُمْ كَأَنَّ‍‍هُمْ لُؤْلُؤ‌ٌ‌ مَكْنُونٌ
Wa 'Aqbala Ba`đuhum `Alá Ba`đin Yatasā'alūna 052-025 Qaarkood (ehlu-Jannaha) yaa qaarka kale qaabila iyagoo wax is waydiin. وَ‌أَ‍قْ‍‍بَلَ بَعْ‍‍ضُ‍‍هُمْ عَلَى‌ بَعْ‍‍ضٍ‌ يَتَس‍‍َ‍ا‌ءَلُونَ
Qālū 'Innā Kunnā Qablu Fī 'Ahlinā Mushfiqīna 052-026 Waxayna isu dheheen waxaan ahayn horay Adduunkii kuwo ehelkoodii dhexdiisa ku cabsada. قَ‍‍الُ‍‍و‌ا‌ ‌إِنَّ‍‍ا‌ كُ‍‍نَّ‍‍ا‌ قَ‍‍بْ‍‍لُ فِ‍‍ي‍ ‌أَهْلِنَا‌ مُشْفِ‍‍قِ‍‍ينَ
Famanna Allāhu `Alaynā Wa Waqānā `Adhāba As-Samūmi 052-027 Eebaase nagu mannaystay (dambi dhaaf)wuxuuna naga dhawray caddibaadda Samuumka (Jahannama). فَمَ‍‍نَّ ‌اللَّ‍‍هُ عَلَيْنَا‌ ‌وَ‌وَ‍قَ‍‍انَا‌ عَذ‍َ‍‌ابَ ‌ال‍‍سَّمُومِ
'Innā Kunnā Min Qablu Nad`ūhu ۖ 'Innahu Huwa Al-Barru Ar-Raĥīmu 052-028 Waxaan ahayn horay kuwo barya EebeIlaahayna waa Baarrii naxariista. إِنَّ‍‍ا‌ كُ‍‍نَّ‍‍ا‌ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لُ نَ‍‍دْع‍‍ُ‍وهُ ۖ ‌إِنَّ‍‍هُ هُوَ‌ ‌الْبَرُّ‌ ‌ال‍رَّحِيمُ
Fadhakkir Famā 'Anta Bini`mati Rabbika Bikāhinin Wa Lā Majnūnin 052-029 Ee waani (Nabiyow dadka)nicmada darteed ma tihid wax sheege iyo waalane midnee. فَذَكِّ‍‍رْ‌ فَمَ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ‍‍تَ بِنِعْمَةِ ‌‍رَبِّكَ بِكَاهِنٍ‌ ‌وَلاَ‌ مَ‍‍جْ‍‍نُونٍ
'Am Yaqūlūna Shā`irun Natarabbaşu Bihi Rayba Al-Manūni 052-030 Mise waxay dhihi waa gabayaa ee aan la sugno Geerida. أَمْ يَ‍‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ شَاعِر‌ٌ‌ نَتَ‍رَبَّ‍‍صُ بِ‍‍هِ ‌‍رَيْ‍‍بَ ‌الْمَنُونِ
Qul Tarabbaşū Fa'innī Ma`akum Mina Al-Mutarabbişīna 052-031 Waxaad dhahdaa suga anna waan idin la sugiye. قُ‍‍لْ تَ‍رَبَّ‍‍صُ‍‍و‌ا‌ فَإِنِّ‍‍ي مَعَكُمْ مِنَ ‌الْمُتَ‍رَبِّ‍‍صِ‍‍ينَ
'Am Ta'muruhum 'Aĥlāmuhum Bihadhā ۚ 'Am Hum Qawmun Ţāghūna 052-032 Mise caqligooda (xun) yaa saas farayma aha ee waa Qoom xadgudbay. أَمْ تَأْمُرُهُمْ ‌أَحْلاَمُهُمْ بِهَذَ‌اۚ ‌أَمْ هُمْ قَ‍‍وْم‌‍ٌطَ‍‍اغُ‍‍ونَ
'Am Yaqūlūna Taqawwalahu ۚ Bal Lā Yu'uminūna 052-033 Mise waxaydhihi isagaa abuurtay (Quraanka) waxba ma ayan rumeynin. أَمْ يَ‍‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ تَ‍‍قَ‍‍وَّلَ‍‍هُ ۚ بَ‍‍ل‍ لاَ‌ يُؤْمِنُونَ
Falya'tū Biĥadīthin Mithlihi~ 'In Kānū Şādiqīna 052-034 Ha la yimaadeen hadal la mid ah hadday Run sheegi. فَلْيَأْتُو‌ا‌ بِحَد‍ِ‍ي‍‍ثٍ‌ مِثْلِهِ ‌إِ‌نْ كَانُو‌اصَ‍‍ا‌دِقِ‍‍ينَ
'Am Khuliqū Min Ghayri Shay'in 'Am Humu Al-Khāliqūna 052-035 Mise waxaa la abuuray abuure la'aanmise iyagaa abuuray (naftooda). أَمْ خُ‍‍لِ‍‍قُ‍‍و‌ا‌ مِ‍‌‍نْ غَ‍‍يْ‍‍ر‍ِ‍‌ شَ‍‍يْءٍ‌ ‌أَمْ هُمُ ‌الْ‍‍خَ‍‍الِ‍‍قُ‍‍ونَ
'Am Khalaqū As-Samāwāti Wa Al-'Arđa ۚ Bal Lā Yūqinūna 052-036 Mise iyagaa Samaawaadka iyo Dhulka abuuraysaas ma aha ee wax ma ayan yaqiininin. أَمْ خَ‍‍لَ‍‍قُ‍‍و‌ا‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضَ ۚ بَ‍‍ل‍ لاَ‌ يُوقِ‍‍نُونَ
'Am `Indahum Khazā'inu Rabbika 'Am Humu Al-Musayţirūna 052-037 Mise agtoodaa khayraadka Eebe yaallaaMise iyagaa xisaabin dadka. أَمْ عِ‍‌‍نْ‍‍دَهُمْ خَ‍‍ز‍َ‍‌ائِنُ ‌‍رَبِّكَ ‌أَمْ هُمُ ‌الْمُسَيْ‍‍طِ‍‍رُ‌ونَ
'Am Lahum Sullamun Yastami`ūna Fīhi ۖ Falya'ti Mustami`uhum Bisulţānin Mubīnin 052-038 Mise waxay leeyihiin Sallaan ay wax ku Dhageeystaanha la yimaado kooda wax dhaagaystay xujo cad. أَمْ لَهُمْ سُلَّمٌ‌ يَسْتَمِع‍‍ُ‍ونَ ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ ۖ فَلْيَأْتِ مُسْتَمِعُهُمْ بِسُلْ‍‍طَ‍‍انٍ‌ مُبِينٍ
'Am Lahu Al-Banātu Wa Lakumu Al-Banūna 052-039 Mise Eebaa Gabdho u sugnaaday idinkana wiilal. أَمْ لَهُ ‌الْبَن‍‍َ‍اتُ ‌وَلَكُمُ ‌الْبَنُونَ
'Am Tas'aluhum 'Ajan Fahum Min Maghramin Muthqalūna 052-040 Mise waxaad warsan Nabiyow ujuurooo markaas ku cuslaatay. أَمْ تَسْأَلُهُمْ ‌أَجْ‍‍ر‌ا‌‌ ً‌ فَهُمْ مِ‍‌‍نْ مَ‍‍غْ‍رَمٍ‌ مُثْ‍‍قَ‍‍لُونَ
'Am `Indahumu Al-Ghaybu Fahum Yaktubūna 052-041 Mise waxa maqanbaa agtooda ah oo ay qoraan. أَمْ عِ‍‌‍نْ‍‍دَهُمُ ‌الْ‍‍غَ‍‍يْ‍‍بُ فَهُمْ يَكْتُبُونَ
'Am Yurīdūna Kaydāan ۖ Fa-Al-Ladhīna Kafarū Humu Al-Makīdūna 052-042 Mise Dhagar Bay Rabaankuwa gaaloobay iyagaa dhakran. أَمْ يُ‍‍رِيد‍ُ‍‌ونَ كَيْد‌ا‌‌ ًۖ فَالَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ هُمُ ‌الْمَكِيدُ‌ونَ
'Am Lahum 'Ilahun Ghayru Allāhi ۚ Subĥāna Allāhi `Ammā Yushrikūna 052-043 Mise Ilaah Eebe ka soo hadlay leeyhiinEebaa ka fog waxay la wadaajiyeen «Ilaah-nimada». أَمْ لَهُمْ ‌إِلَهٌ غَ‍‍يْ‍‍رُ‌ ‌اللَّ‍‍هِ ۚ سُ‍‍بْ‍‍ح‍‍َ‍انَ ‌اللَّ‍‍هِ عَ‍‍مَّ‍‍ا‌ يُشْ‍‍رِكُونَ
Wa 'In Yaraw Kisfāan Mina As-Samā'i Sāqiţāan Yaqūlū Saĥābun Markūmun 052-044 Hadday arkaan goosin ka mid ah Samada oo soo dhacaysa waxay odhan waa Daruuro is dulsaaran (madax adayg dartiis). وَ‌إِ‌نْ يَ‍رَ‌وْ‌ا‌ كِسْفا‌ ً‌ مِنَ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ سَاقِ‍‍ط‍‍ا‌ ً‌ يَ‍‍قُ‍‍ولُو‌ا‌ سَح‍‍َ‍ابٌ‌ مَرْكُومٌ
Fadharhum Ĥattá Yulāqū Yawmahumu Al-Ladhī Fīhi Yuş`aqūna 052-045 Ee iskaga tag Nabiyow intay kala kulmaan maalinta dhexdeeda lagu halaagi doono. فَذَ‌رْهُمْ حَتَّى‌ يُلاَ‍قُ‍‍و‌ا‌ يَوْمَهُمُ ‌الَّذِي ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ يُ‍‍صْ‍‍عَ‍‍قُ‍‍ونَ
Yawma Lā Yughnī `Anhum Kayduhum Shay'āan Wa Lā Hum Yunşarūna 052-046 Maalinta ayan dhagartoodu wax u taraynin wax u gargaarana uusan jirin. يَ‍‍وْمَ لاَ‌ يُ‍‍غْ‍‍نِي عَ‍‌‍نْ‍‍هُمْ كَيْدُهُمْ شَ‍‍يْ‍‍ئا‌ ً‌ ‌وَلاَ‌ هُمْ يُ‍‌‍ن‍‍صَ‍‍رُ‌ونَ
Wa 'Inna Lilladhīna Žalamū `Adhābāan Dūna Dhālika Wa Lakinna 'Aktharahum Lā Ya`lamūna 052-047 Kuwa xad gudbay waxaa u sugnaaday caddibaad ka sokaysa (Qiyaamada)laakiin badankoodu ma oga. وَ‌إِنَّ لِلَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ظَ‍‍لَمُو‌ا‌ عَذَ‌ابا‌‌ ً‌ ‌د‍ُ‍‌ونَ ‌ذَلِكَ ‌وَلَكِ‍‍نَّ ‌أَكْثَ‍رَهُمْ لاَ‌ يَعْلَمُونَ
Wa Aşbir Liĥukmi Rabbika Fa'innaka Bi'a`yuninā ۖ Wa Sabbiĥ Biĥamdi Rabbika Ĥīna Taqūmu 052-048 Ee ku samir xukunka Eebahaa (Nabiyow) annagaa ku ilaalinayneekuna; tasbiixso oo ku mahadi Eebahaa markaad kici. وَ‌اصْ‍‍بِ‍‍رْ‌ لِحُكْمِ ‌‍رَبِّكَ فَإِنَّ‍‍كَ بِأَعْيُنِنَا‌ ۖ ‌وَسَبِّحْ بِحَمْدِ‌ ‌‍رَبِّكَ ح‍‍ِ‍ي‍‍نَ تَ‍‍قُ‍‍ومُ
Wa Mina Al-Layli Fasabbiĥhu Wa 'Idbāra An-Nujūmi 052-049 Habeenka qaarkiisna tukoiyo marka xiddiguhu jeedsadaan. وَمِنَ ‌ال‍‍لَّ‍‍يْ‍‍لِ فَسَبِّحْهُ ‌وَ‌إِ‌دْب‍‍َ‍ا‌‍رَ‌ال‍‍نُّ‍‍جُومِ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah