Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

51) Sūrat Adh-Dhāriyāt

Printed format

51) سُورَة الذَّارِيَات

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Wa Adh-Dhāriyāti Dharwan 051-001 Eebe wuxuu ku dhaartay dabaysha (Carrada kicisa). وَ‌الذَّ‌ا‌رِي‍‍َ‍اتِ ‌ذَ‌رْ‌و‌اً
Fālĥāmilāti Wiqan 051-002 Iyo daruurta xambaarta culayska (Roobka). فَالْحَامِلاَتِ ‌وِ‍قْ‍‍ر‌اً
Fāljāriyāti Yusan 051-003 iyo doonnida sida fudud u socota. فَالْجَا‌رِي‍‍َ‍اتِ يُسْر‌اً
Fālmuqassimāti 'Aman 051-004 Iyo Malaa'igta amarka qaybisa. فَالْمُ‍‍قَ‍‍سِّم‍‍َ‍اتِ ‌أَمْر‌اً
'Innamā Tū`adūna Laşādiqun 051-005 Ee dadow waxa laydiinku goodin waa run. إِنَّ‍‍مَا‌ تُوعَد‍ُ‍‌ونَ لَ‍‍صَ‍‍ا‌د‍ِ‍‍قٌ
Wa 'Inna Ad-Dīna Lawāqi`un 051-006 Abaalmarintuna waa sugantahay. وَ‌إِنَّ ‌ال‍‍دّ‍ِ‍ي‍‍نَ لَوَ‌ا‍ق‍‍ِ‍‍عٌ
Wa As-Samā'i Dhāti Al-Ĥubuki 051-007 Samada yuu Eebe ku dhaartay ee quruxda iyo waddooyinka leh. وَ‌السَّم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ ‌ذ‍َ‍‌اتِ ‌الْحُ‍‍بُ‍‍كِ
'Innakum Lafī Qawlin Mukhtalifin 051-008 Ee dadow waxaad ku sugantihiin hadal is khilaafsan. إِنَّ‍‍كُمْ لَفِي قَ‍‍وْلٍ‌ مُ‍‍خْ‍‍تَلِفٍ
Yu'ufaku `Anhu Man 'Ufika 051-009 Iimaankana waxaa laga iilaa ruux dhumay. يُؤْفَكُ عَ‍‌‍نْ‍‍هُ مَ‍‌‍نْ ‌أُفِكَ
Qutila Al-Kharşūna 051-010 Waxaana la nacladay Beenalayaasha. قُ‍‍تِلَ ‌الْ‍‍خَ‍رَّ‌اصُ‍‍ونَ
Al-Ladhīna HumGhamratin Sāhūna 051-011 Ee ah kuwa xumaantooda (baadinimadooda) ku dhexhilmaansan. الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ هُمْ فِي غَ‍‍مْ‍رَة‌‍ٍ‌ سَاهُونَ
Yas'alūna 'Ayyāna Yawmu Ad-Dīni 051-012 waxay waydiin goorta abaalmarinta (qiyaamada). يَسْأَل‍‍ُ‍ونَ ‌أَيّ‍‍َ‍انَ يَ‍‍وْمُ ‌ال‍‍دِّينِ
Yawma Hum `Alá An-Nāri Yuftanūna 051-013 Waana maalinta naarta lagu gubi. يَ‍‍وْمَ هُمْ عَلَى‌ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍ا‌ر‍ِ‍‌ يُفْتَنُونَ
Dhūqū Fitnatakumdhā Al-Ladhī Kuntum Bihi Tasta`jilūna 051-014 Laguna dhihi dhadhamiya caddibaddii aad dadajisanayseen. ذُ‌وقُ‍‍و‌ا‌ فِتْنَتَكُمْ هَذَ‌ا‌ ‌الَّذِي كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ بِ‍‍هِ تَسْتَعْجِلُونَ
'Inna Al-Muttaqīna Fī Jannātin Wa `Uyūnin 051-015 Kuwa dhawrsaday waxay ku sugnaan Jannooyin iyo Ilo. إِنَّ ‌الْمُتَّ‍‍قِ‍‍ي‍‍نَ فِي جَ‍‍نّ‍‍َ‍اتٍ‌ ‌وَعُيُونٍ
'Ākhidhīna Mā 'Ātāhum Rabbuhum ۚ 'Innahum Kānū Qabla Dhālika Muĥsinīna 051-016 Iyagoo qaadan waxa Eebe siiyaymaxaayeelay waxay ahaayeen horay kuwo wanaag fala. آخِ‍‍ذ‍ِ‍ي‍‍نَ مَ‍‍ا‌ ‌آتَاهُمْ ‌‍رَبُّهُمْ ۚ ‌إِنَّ‍‍هُمْ كَانُو‌اقَ‍‍بْ‍‍لَ ‌ذَلِكَ مُحْسِنِينَ
Kānū Qalīlāan Mina Al-Layli Mā Yahja`ūna 051-017 Waxayna ahaayeen kuwo wax yar Habeenkii seexda. كَانُو‌اقَ‍‍لِيلا‌ ً‌ مِنَ ‌ال‍‍لَّ‍‍يْ‍‍لِ مَا‌ يَهْجَعُونَ
Wa Bil-'Asĥāri Hum Yastaghfirūna 051-018 Waagana way dambi dhaaf waydiisanayeen. وَبِالأَسْح‍‍َ‍ا‌ر‍ِ‍‌ هُمْ يَسْتَ‍‍غْ‍‍فِرُ‌ونَ
Wa Fī 'Amwālihim Ĥaqqun Lilssā'ili Wa Al-Maĥrūmi 051-019 Xoolohoodana xaq bay ku leeyihiin kuwa waydiista iyo kadhibaataysan. وَفِ‍‍ي ‌أَمْوَ‌الِهِمْ حَ‍‍قّ‍ ٌ‌ لِلسّ‍‍َ‍ائِلِ ‌وَ‌الْمَحْرُ‌ومِ
Wa Fī Al-'Arđi 'Āyātun Lilmūqinīna 051-020 Dhulkana waxaa ugu sugan calaamooyin kuwa wax yaqiinin. وَفِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌آي‍‍َ‍ات ٌ‌ لِلْمُوقِ‍‍نِينَ
Wa Fī 'Anfusikum ۚ 'Afalā Tubşirūna 051-021 Naftiinna miyaydaan arkaynin (waana qaadasho). وَفِ‍‍ي ‌أَ‌ن‍‍فُسِكُمْ ۚ ‌أَفَلاَ‌ تُ‍‍بْ‍‍‍‍صِ‍‍رُ‌ونَ
Wa Fī As-Samā'i Rizqukum Wa Mā Tū`adūna 051-022 Samada yuuna jiraa risqigiinnu iyo waxa laydiin yaboohi. وَفِي ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ ‌رِ‌زْ‍قُ‍‍كُمْ ‌وَمَا‌ تُوعَدُ‌ونَ
Fawarabbi As-Samā'i Wa Al-'Arđi 'Innahu Laĥaqqun Mithla Mā 'Annakum Tanţiqūna 051-023 Ebaha Cirka iyo dhulka yaan ku dhaarannaye waxa quraanku sheegi waa suganyahay sida hadalkiinna oo kale. فَوَ‌‍رَبِّ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌إِنَّ‍‍هُ لَحَ‍‍قٌّ‌ مِثْلَ مَ‍‍ا‌ ‌أَنَّ‍‍كُمْ تَ‍‌‍ن‍‍طِ‍‍قُ‍‍ونَ
Hal 'Atāka Ĥadīthu Đayfi 'Ibhīma Al-Mukramīna 051-024 Ma ku soo gaadhay warkii martidii (Nabi) Ibraahiim ee sharafta lahayd. هَلْ ‌أَت‍‍َ‍اكَ حَد‍ِ‍ي‍‍ثُ ضَ‍‍يْ‍‍فِ ‌إِبْ‍‍‍رَ‌اه‍‍ِ‍ي‍‍مَ ‌الْمُكْ‍رَمِينَ
'Idh Dakhalū `Alayhi Faqālū Salāmāan ۖ Qāla Salāmun Qawmun Munkarūna 051-025 Markay salaameennaisna uu salaantii ka celiyey yidhi waxaad tihiin kuwo aan la oqoonnin. إِ‌ذْ‌ ‌دَ‍خَ‍‍لُو‌ا‌ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ فَ‍‍قَ‍‍الُو‌ا‌ سَلاَما‌‌ ًۖ قَ‍‍الَ سَلاَم‌‍ٌقَ‍‍وْمٌ‌ مُ‍‌‍ن‍‍كَرُ‌ونَ
Fagha 'Ilá 'Ahlihi Fajā'a Bi`ijlin Samīnin 051-026 Markaasu aaday ehelkiisii lana yimid Dibi shilis (una gawracay). فَ‍رَ‍‌اغَ ‌إِلَ‍‍ى‌ ‌أَهْلِ‍‍هِ فَج‍‍َ‍ا‌ءَ‌ بِعِ‍‍جْ‍‍ل‌‍ٍ‌ سَمِينٍ
Faqarrabahu~ 'Ilayhim Qāla 'Alā Ta'kulūna 051-027 Una soo dhaweeyay isagoo ku leh maxaad u cuni waydeen. فَ‍قَ‍رَّبَهُ~ُ ‌إِلَيْهِمْ قَ‍‍الَ ‌أَلاَ‌ تَأْكُلُونَ
Fa'awjasa Minhum Khīfatan ۖ Qālū Lā Takhaf ۖ Wa Bashsharūhu Bighulāmin `Alīmin 051-028 Wuxuuna naftiisa ka kasay cabsi xaggooda ahwaxayna ku dheheen ha cabsaninwaxayna ugu bishaareeyeen wiil cilmi yeelan فَأَ‌وْجَسَ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ خِ‍‍يفَة‌ ًۖ قَ‍‍الُو‌ا‌ لاَ‌ تَ‍‍خَ‍‍فْ ۖ ‌وَبَشَّر‍ُ‍‌وهُ بِ‍‍غُ‍‍لاَمٍ عَلِيمٍ
Fa'aqbalati Amra'atuhu Fī Şarratin Faşakkat Wajhahā Wa Qālat `Ajūzun `Aqīmun 051-029 Markaasay soo qaabishay haweenaydiisii iyadoo ku qaylyi wajigana garaaci Ma Habar mandhalays ah (yaa wax dhali). فَأَ‍قْ‍‍بَلَتِ ‌امْ‍رَ‌أَتُ‍‍هُ فِي صَ‍رَّة‌‍ٍ‌ فَ‍‍صَ‍‍كَّتْ ‌وَجْ‍‍هَهَا‌ ‌وَ‍قَ‍‍الَتْ عَج‍‍ُ‍و‌زٌ‌ عَ‍‍قِ‍‍يمٌ
Qālū Kadhāliki Qāla Rabbuki ۖ 'Innahu Huwa Al-Ĥakīmu Al-`Alīmu 051-030 waxayna ku dheheen xaalku waa saasEebahaaga falkasan ee waxwalba og yaa yidhi قَ‍‍الُو‌ا‌ كَذَلِكِ قَ‍‍الَ ‌‍رَبُّكِ ۖ ‌إِنَّ‍‍هُ هُوَ‌ ‌الْحَك‍‍ِ‍ي‍‍مُ ‌الْعَلِيمُ
Qāla Famā Khaţbukum 'Ayyuhā Al-Mursalūna 051-031 (Nabi Ibraahim) wuxuu ku yidhi xaalkiinnu see yahay kuwayohow la soo diray. قَ‍‍الَ فَمَا‌ خَ‍‍طْ‍‍بُكُمْ ‌أَيُّهَا‌ ‌الْمُرْسَلُونَ
Qālū 'Innā 'Ursilnā 'Ilá Qawmin Mujrimīna 051-032 Waxayna dheheen waxaa lanoo soo diray qoon dambiilayaal ah. قَ‍‍الُ‍‍و‌ا‌ ‌إِنَّ‍‍ا‌ ‌أُ‌رْسِلْنَ‍‍ا‌ ‌إِلَى‌ قَ‍‍وْمٍ‌ مُ‍‍جْ‍‍رِمِينَ
Linursila `Alayhim Ĥijāratan Min Ţīnin 051-033 Si aan ugu soo dirro korkooda dhagaxyo dhoobo (kulul). لِنُرْسِلَ عَلَيْهِمْ حِجَا‌‍رَة ً‌ مِ‍‌‍نْ طِ‍‍ينٍ
Musawwamatan `Inda Rabbika Lilmusrifīna 051-034 Oo Eebe agtiisa loogu calaameeyay kuwa xadgudbay. مُسَوَّمَةً عِ‍‌‍نْ‍‍دَ‌ ‌‍رَبِّكَ لِلْمُسْ‍‍رِفِينَ
Fa'akhrajnā Man Kāna Fīhā Mina Al-Mu'uminīna 051-035 Markaasaan ka bixinnay kuwii mu'miniinta ahaa oo ku dhexjiray. فَأَ‍خْ‍رَجْ‍‍نَا‌ مَ‍‌‍نْ ك‍‍َ‍انَ فِيهَا‌ مِنَ ‌الْمُؤْمِنِينَ
Famā Wajadnā Fīhā Ghayra Baytin Mina Al-Muslimīna 051-036 kamana aannaan helin waxaan halguri oo muslin ah ahayn. فَمَا‌ ‌وَجَ‍‍دْنَا‌ فِيهَا‌ غَ‍‍يْ‍رَ‌ بَ‍‍يْ‍‍تٍ‌ مِنَ ‌الْمُسْلِمِينَ
Wa Taraknā Fīhā 'Āyatan Lilladhīna Yakhāfūna Al-`Adhāba Al-'Alīma 051-037 Waxaana kaga tagnay dhexdeeda calaamad (ay ku waana qaatan) kuwa ka cabsan caddibaad daran. وَتَ‍رَكْنَا‌ فِيهَ‍‍ا‌ ‌آيَة ً‌ لِلَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يَ‍‍خَ‍‍اف‍‍ُ‍ونَ ‌الْعَذ‍َ‍‌ابَ ‌الأَلِيمَ
Wa Fī Mūsá 'Idh 'Arsalnāhu 'Ilá Fir`awna Bisulţānin Mubīnin 051-038 (Nabi) Muusana calaamo lagu waana qaatu ahaa markaan u dirray Fircoon isagoo wata xujo cad. وَفِي مُوسَ‍‍ى‌ ‌إِ‌ذْ‌ ‌أَ‌رْسَلْن‍‍َ‍اهُ ‌إِلَى‌ فِ‍‍رْعَ‍‍وْنَ بِسُلْ‍‍طَ‍‍انٍ‌ مُبِينٍ
Fatawallá Biruknihi Wa Qāla Sāĥirun 'Aw Majnūnun 051-039 Wuuna jeedsaday isagoo la jira colkiisiiwuxuuna ku yidhi waa Saaxir ama waa waalanyahay. فَتَوَلَّى‌ بِرُكْنِ‍‍هِ ‌وَ‍قَ‍‍الَ سَاحِرٌ‌ ‌أَ‌وْ‌ مَ‍‍جْ‍‍نُونٌ
Fa'akhadhnāhu Wa Junūdahu Fanabadhnāhum Al-Yammi Wa Huwa Mulīmun 051-040 Markaasaan qabannay (ciqaabnay) isaga iyo Askartiisiibawaxaana ku tuurray Badda isagoo la dagaalay. فَأَ‍خَ‍‍ذْن‍‍َ‍اهُ ‌وَجُنُو‌دَهُ فَنَبَذْنَاهُمْ فِي ‌الْيَ‍‍مّ‍ِ ‌وَهُوَ‌ مُلِيمٌ
Wa Fī `Ādin 'Idh 'Arsalnā `Alayhimu Ar-Rīĥa Al-`Aqīma 051-041 Ree Caadna (calaamo lagu waana qaato yaa ku sugan) markaan ku dirray dabayl wax halaagta. وَفِي ع‍‍َ‍ا‌د‌‌ٍ‌ ‌إِ‌ذْ‌ ‌أَ‌رْسَلْنَا‌ عَلَيْهِمُ ‌ال‍‍رّ‍ِ‍ي‍‍حَ ‌الْعَ‍‍قِ‍‍يمَ
Mā Tadharu Min Shay'in 'Atat `Alayhi 'Illā Ja`alat/hu Kālrramīmi 051-042 Wax kasta oy martana ka dhigi wax tirtiran. مَا‌ تَذَ‌رُ‌ مِ‍‌‍نْ شَ‍‍يْءٍ‌ ‌أَتَتْ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ ‌إِلاَّ‌ جَعَلَتْهُ كَال‍رَّمِيمِ
Wa Fī Thamūda 'Idh Qīla Lahum Tamatta`ū Ĥattá Ĥīnin 051-043 Ree Thamuudna (Calaamo lagu waana qaato yaa ku sugan) markii lagu yidhi taaxaysta ilaa waqti. وَفِي ثَم‍‍ُ‍و‌دَ‌ ‌إِ‌ذْ‌ قِ‍‍ي‍‍لَ لَهُمْ تَمَتَّعُو‌ا‌ حَتَّى‌ حِينٍ
Fa`ataw `An 'Amri Rabbihim Fa'akhadhat/humu Aş-Şā`iqatu Wa Hum Yanžurūna 051-044 Waxayna iska kibriyeen amarkii Eebewaxaana qabtay Qaylo daran iyagoo eegi. فَعَتَوْ‌ا‌ عَ‍‌‍نْ ‌أَمْ‍‍ر‍ِ‍‌ ‌‍رَبِّهِمْ فَأَ‍خَ‍‍ذَتْهُمُ ‌ال‍‍صَّ‍‍اعِ‍‍قَ‍‍ةُ ‌وَهُمْ يَ‍‌‍ن‍‍ظُ‍‍رُ‌ونَ
Famā Astaţā`ū Min Qiyāmin Wa Mā Kānū Muntaşirīna 051-045 Mana ayna karin kicidisumana ayna gargaarin. فَمَا‌ ‌اسْتَ‍‍طَ‍‍اعُو‌ا‌ مِ‍‌‍نْ قِ‍‍ي‍‍َ‍امٍ‌ ‌وَمَا‌ كَانُو‌ا‌ مُ‍‌‍ن‍‍تَ‍‍صِ‍‍رِينَ
Wa Qawma Nūĥin Min Qablu ۖ 'Innahum Kānū Qawmāan Fāsiqīna 051-046 (Nabi) Nuux qoomkiisiina waa horreeyeenwaxayna ahaayeen kuwo faasiqiin ah وَ‍قَ‍‍وْمَ ن‍‍ُ‍وحٍ‌ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لُ ۖ ‌إِنَّ‍‍هُمْ كَانُو‌اقَ‍‍وْما‌‌ ً‌ فَاسِ‍‍قِ‍‍ينَ
Wa As-Samā'a Banaynāhā Bi'ayydin Wa 'Innā Lamūsi`ūna 051-047 Samada annagaa u dhisnay si xoog ahwaana waasicinnay. وَ‌السَّم‍‍َ‍ا‌ءَ‌ بَنَيْنَاهَا‌ بِأَيْيد‌ٍ‌ ‌وَ‌إِنَّ‍‍ا‌ لَمُوسِعُونَ
Wa Al-'Arđa Farashnāhā Fani`ma Al-Māhidūna 051-048 Dhulkana waan gogollay cid wax gogoshana annagaa u fiican (Eebe). وَ‌الأَ‌رْ‍ضَ فَ‍رَشْنَاهَا‌ فَنِعْمَ ‌الْمَاهِدُ‌ونَ
Wa Min Kulli Shay'in Khalaqnā Zawjayni La`allakum Tadhakkarūna 051-049 Waxwalbana waxaan ka abuurray laba noocsi aad ugu waana qaadataan. وَمِ‍‌‍نْ كُلِّ شَ‍‍يْءٍ‌ خَ‍‍لَ‍‍قْ‍‍نَا‌ ‌زَ‌وْجَ‍‍يْ‍‍نِ لَعَلَّكُمْ تَذَكَّرُ‌ونَ
Fafirrū 'Ilá Allāhi ۖ 'Innī Lakum Minhu Nadhīrun Mubīnun 051-050 Ee Eebe u carara (toobad keena)waxaana idiin ahay dige cade (muuqda). فَفِ‍‍ر‍ّ‍ُ‌و‌ا‌ ‌إِلَى‌ ‌اللَّ‍‍هِ ۖ ‌إِنِّ‍‍ي لَكُمْ مِ‍‌‍نْ‍‍هُ نَذ‍ِ‍ي‍‍ر‌ٌ‌ مُبِينٌ
Wa Lā Taj`alū Ma`a Allāhi 'Ilahāan 'Ākhara ۖ 'Innī Lakum Minhu Nadhīrun Mubīnun 051-051 Hana yeelina Eebe miciisa ilaah kalewaxaan idiin ahay dige cade;. وَلاَ‌ تَ‍‍جْ‍‍عَلُو‌ا‌ مَعَ ‌اللَّ‍‍هِ ‌إِلَها‌‌ ً‌ ‌آ‍‍خَ‍رَۖ ‌إِنِّ‍‍ي لَكُمْ مِ‍‌‍نْ‍‍هُ نَذ‍ِ‍ي‍‍ر‌ٌ‌ مُبِينٌ
Kadhālika Mā 'Atá Al-Ladhīna Min Qablihim Min Rasūlin 'Illā Qālū Sāĥirun 'Aw Majnūnun 051-052 Xaalku waa saasGaaladii ReeMakaad ka horreysayna markastoo Rasuul uyimaado waxay dhihi jireen waa Saaxir ama waa waalanyahay. كَذَلِكَ مَ‍‍ا‌ ‌أَتَى‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِهِمْ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَس‍‍ُ‍ول‌‍ٍ‌ ‌إِلاَّ‌ قَ‍‍الُو‌ا‌ سَاحِرٌ‌ ‌أَ‌وْ‌ مَ‍‍جْ‍‍نُونٌ
'Atawāşaw Bihi ۚ Bal Hum Qawmun Ţāghūna 051-053 Miyay isu dardaarmeen arrintaaswaase qoom xadgudbay. أَتَوَ‌اصَ‍‍وْ‌ا‌ بِ‍‍هِ ۚ بَلْ هُمْ قَ‍‍وْم‌‍ٌطَ‍‍اغُ‍‍ونَ
Fatawalla `Anhum Famā 'Anta Bimalūmin 051-054 Ee Nabiyow iskaga jeedsado xaggoodama tihid mid la dagaaliye (Eebe agtiisa). فَتَوَلَّ عَ‍‌‍نْ‍‍هُمْ فَمَ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ‍‍تَ بِمَلُومٍ
Wa Dhakkir Fa'inna Adh-Dhikrá Tanfa`u Al-Mu'uminīna 051-055 Ee wax waaniwaanaduna waxay anfici mu'minintee. وَ‌ذَكِّ‍‍رْ‌ فَإِنَّ ‌ال‍‍ذِّكْ‍رَ‌ى‌ تَ‍‌‍ن‍‍فَعُ ‌الْمُؤْمِنِينَ
Wa Mā Khalaqtu Al-Jinna Wa Al-'Insa 'Illā Liya`budūni 051-056 Jinni iyo Insi waxaan Cibaadadayda ahayn uma abuurin. وَمَا‌ خَ‍‍لَ‍‍قْ‍‍تُ ‌الْجِ‍‍نَّ ‌وَ‌الإِ‌ن‍‍سَ ‌إِلاَّ‌ لِيَعْبُدُ‌ونِ
Mā 'Urīdu Minhum Min Rizqin Wa Mā 'Urīdu 'An Yuţ`imūni 051-057 Kamana doonaayo Risqiiyo inay i quudiyaan. مَ‍‍ا‌ ‌أُ‌ر‍ِ‍ي‍‍دُ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ مِ‍‌‍نْ ‌رِ‌زْ‍قٍ‌ ‌وَمَ‍‍ا‌ ‌أُ‌ر‍ِ‍ي‍‍دُ‌ ‌أَ‌نْ يُ‍‍طْ‍‍عِمُونِ
'Inna Allāha Huwa Ar-Razzāqu Dhū Al-Qūwati Al-Matīnu 051-058 Illeen Eebe umbaa ah arsuqe xoogbadane. إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ هُوَ‌ ‌ال‍رَّ‌زّ‍َ‍‌اقُ ‌ذُ‌و‌ ‌الْ‍‍قُ‍‍وَّةِ ‌الْمَتِينُ
Fa'inna Lilladhīna Žalamū Dhanūbāan Mithla Dhanūbi 'Aşĥābihim Falā Yasta`jilūni 051-059 59 Kuwii dulmiilowga ahaa waxaa u sugnaaday. Qyb (ciqaab ah) oo la mid ah tii saaxiibbadoodii (ka horreeyey) ee ha dadajisanin. فَإِنَّ لِلَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ظَ‍‍لَمُو‌ا‌ ‌ذَنُوبا‌ ً‌ مِثْلَ ‌ذَن‍‍ُ‍وبِ ‌أَ‍صْ‍‍حَابِهِمْ فَلاَ‌ يَسْتَعْجِلُونِ
Fawaylun Lilladhīna Kafarū Min Yawmihimu Al-Ladhī Yū`adūna 051-060 Halaag wuxuu usugnaaday kuwii gaaloobay maalintoodii (Qiyaame) ee loogu yaboohay. فَوَيْ‍‍ل ٌ‌ لِلَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ مِ‍‌‍نْ يَوْمِهِمُ ‌الَّذِي يُوعَدُ‌ونَ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah