Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

53) Sūrat An-Najm

Printed format

53) سُورَة النَّجْم

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Wa An-Najmi 'Idhā Hawá 053-001 Wuxuu ku dhaartay (Eebe) Xiddiggu markuu hoobto. وَ‌ال‍‍نَّ‍‍جْ‍‍مِ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ هَوَ‌ى
Đalla Şāĥibukum Wa Mā Ghawá 053-002 Ee saaxiibkiin (Nabigu) ma dhuminxaqana kama leexan. مَا‌ ضَ‍‍لَّ صَ‍‍احِبُكُمْ ‌وَمَا‌ غَ‍‍وَ‌ى
Wa Mā Yanţiqu `Ani Al-Hawá 053-003 Kumana hadlo hawadiisa. وَمَا‌ يَ‍‌‍نْ‍‍‍‍طِ‍‍قُ عَنِ ‌الْهَوَ‌ى
'In Huwa 'Illā Waĥyun Yūĥá 053-004 quraankuna waxaan waxyi Eebe ahayn ma aha. إِ‌نْ هُوَ‌ ‌إِلاَّ‌ ‌وَحْيٌ‌ يُوحَى
`Allamahu Shadīdu Al-Quwá 053-005 Waxaana wax baray (oo xagga Eebe ka soo gaadhsiiyay) ku xoog wayn(Malaku Jibriil). عَلَّمَ‍‍هُ شَد‍ِ‍ي‍‍دُ‌ ‌الْ‍‍قُ‍‍وَ‌ى
Dhū Mirratin Fāstawá 053-006 Ee caafimaad iyo quwaba lehabuuriddiisuna egtahay. ذُ‌و‌ مِ‍‍ر‍ّ‍َة‌‍ٍ‌ فَاسْتَوَ‌ى
Wa Huwa Bil-'Ufuqi Al-'A`lá 053-007 Wuxuu joogay jihadii sare (Jibriil). وَهُوَ‌ بِ‍الأُفُ‍‍قِ ‌الأَعْلَى
Thumma Danā Fatadallá 053-008 Kaddibna u soo dhawaaday kuna soo hoobtay (Nabiga). ثُ‍‍مَّ ‌دَنَا‌ فَتَدَلَّى
Fakāna Qāba Qawsayni 'Aw 'Ad 053-009 Intuu uga jirsado Qaanso (xadhiggeed) ama ka dhaw. فَك‍‍َ‍انَ قَ‍‍ابَ قَ‍‍وْسَ‍‍يْ‍‍نِ ‌أَ‌وْ‌ ‌أَ‌دْنَى
Fa'awĥá 'Ilá `Abdihi Mā 'Awĥá 053-010 Wuxuuna Eebe waxyooday Addoonkiisa (Nabiga) wuxuu u waxyooday. فَأَ‌وْحَ‍‍ى‌ ‌إِلَى‌ عَ‍‍بْ‍‍دِهِ مَ‍‍ا‌ ‌أَ‌وْحَى
Mā Kadhaba Al-Fu'uādu Mā Ra'á 053-011 Qalbiguna Ma beeniyo wuxuu arkay (Nabigu). مَا‌ كَذَبَ ‌الْفُؤ‍َ‍‌ا‌دُ‌ مَا‌ ‌‍رَ‌أَ‌ى
'Afatumārūnahu `Alá Mā Yará 053-012 Ee ma idinkaa ka murmi «kana doodi» wuxuu arkay. أَفَتُمَا‌رُ‌ونَ‍‍هُ عَلَى‌ مَا‌ يَ‍رَ‌ى
Wa Laqad Ra'āhu Nazlatan 'Ukh 053-013 Dhabnimuu Nabigu u arkay Jibrill mar kale. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ ‌‍رَ‌آهُ نَزْلَةً ‌أُ‍خْ‍رَ‌ى
`Inda Sidrati Al-Muntahá 053-014 Sidratul-Muntaha agteeda. عِ‍‌‍نْ‍‍دَ‌ سِ‍‍دْ‌‍رَةِ ‌الْمُ‍‌‍نْ‍‍تَهَى
`Indahā Jannatu Al-Ma'wá 053-015 Agteedana waxaa ah Jannatul-ma'waa. عِ‍‌‍نْ‍‍دَهَا‌ جَ‍‍نَّ‍‍ةُ ‌الْمَأْ‌وَ‌ى
'Idh Yaghshá As-Sidrata Mā Yaghshá 053-016 (Wuxuu arkay) waqtiguu daboolayay Sidrada wax daboola. إِ‌ذْ‌ يَ‍‍غْ‍‍شَى‌ ‌ال‍‍سِّ‍‍دْ‌‍رَةَ مَا‌ يَ‍‍غْ‍‍شَى
Mā Zāgha Al-Başaru Wa Mā Ţaghá 053-017 Arragguna kama iilan wuxuu arkay (Nabigu) mana xadgudbin. مَا‌ ‌ز‍َ‍‌اغَ ‌الْبَ‍‍صَ‍‍رُ‌ ‌وَمَا‌ طَ‍‍غَ‍‍ى
Laqad Ra'á Min 'Āyāti Rabbihi Al-Kub 053-018 Dhabnimo yuuna u arkay (Nabigu) Aayado Eebe oo waawayn. لَ‍قَ‍‍دْ‌ ‌‍رَ‌أَ‌ى‌ مِ‍‌‍نْ ‌آي‍‍َ‍اتِ ‌‍رَبِّهِ ‌الْكُ‍‍بْ‍‍‍رَ‌ى
'Afara'aytumu Al-Lāta Wa Al-`Uzzá 053-019 Ka warrama (Sanamyada) Laata iyo Cuza. أَفَ‍رَ‌أَيْتُمُ ‌ال‍‍لاَّتَ ‌وَ‌الْعُزَّ‌ى
Wa Manāata Ath-Thālithata Al-'Ukh 053-020 Iya Manaatadii saddexaad ee kale. وَمَن‍‍َ‍اةَ ‌ال‍‍ثَّالِثَةَ ‌الأُ‍خْ‍رَ‌ى
'Alakumu Adh-Dhakaru Wa Lahu Al-'Unthá 053-021 Idinku ma waxaad leedihiin Lab Eebana Dhaddigga. أَلَكُمُ ‌ال‍‍ذَّكَرُ‌ ‌وَلَهُ ‌الأُ‌ن‍‍ثَى
Tilka 'Idhāan Qismatun Đīzá 053-022 Taasi waa qayb dulan ah. تِلْكَ ‌إِ‌ذ‌ا‌‌ ًقِ‍‍سْمَة‌‍ٌضِ‍‍يزَ‌ى
'In Hiya 'Illā 'Asmā'un Sammaytumūhā 'Antum Wa 'Ābā'uukum Mā 'Anzala Allāhu Bihā Min Sulţānin ۚ 'In Yattabi`ūna 'Illā Až-Žanna Wa Mā Tahwá Al-'Anfusu ۖ Wa Laqad Jā'ahum Min Rabbihimu Al-Hudá 053-023 Sanammaduna magacyo aad magacowdeen idinka iyo Aabayawgiin mooyeen wax kale ma ahawax xuja ahna Eebe uma soo dajininwaxaan mala ahaynna ma raacayaan iyo waxa naftoodu doontoxagga Eebana waxaa uga yimid hanuun. إِ‌نْ هِيَ ‌إِلاَّ‌ ‌أَسْم‍‍َ‍ا‌ء‌‌ٌ‌ سَ‍‍مَّ‍‍يْتُمُوهَ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ ‌وَ‌آب‍‍َ‍ا‌ؤُكُمْ مَ‍‍ا‌ ‌أَ‌ن‍‍زَلَ ‌اللَّ‍‍هُ بِهَا‌ مِ‍‌‍نْ سُلْ‍‍طَ‍‍ان‌‍ٍۚ ‌إِ‌نْ يَتَّبِع‍‍ُ‍ونَ ‌إِلاَّ‌ ‌ال‍‍ظَّ‍‍نَّ ‌وَمَا‌ تَهْوَ‌ى‌ ‌الأَ‌نْ‍‍فُسُ ۖ ‌وَلَ‍‍قَ‍‍دْ‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَهُمْ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَبِّهِمُ ‌الْهُدَ‌ى
'Am Lil'insāni Mā Tamanná 053-024 Mise dadka waxaa u sugnaaday waxay yididiishaan. أَمْ لِلإِ‌ن‍‍س‍‍َ‍انِ مَا‌ تَمَ‍‍نَّ‍‍ى
Falillāhi Al-'Ākhiratu Wa Al-'Ūlá 053-025 Aakhiro iyo Adduunba Eebaa iska leh. فَ‍‍لِلَّهِ ‌الآ‍‍خِ‍رَةُ ‌وَ‌الأ‍ُ‍‌ولَى
Wa Kam Min Malakin As-Samāwāti Lā TughShafā`atuhum Shay'āan 'Illā Min Ba`di 'An Ya'dhana Allāhu Liman Yashā'u Wa Yarđá 053-026 Badanaa Malag Samada ku sugan oon shafeecadiisu waxba anfacaynin in Eebe idmo mooyeeCidduu la doono oo ka raalli noqdo. وَكَمْ مِ‍‌‍نْ مَلَك‌‍ٍ‌ فِي ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ لاَ‌ تُ‍‍غْ‍‍نِي شَفَاعَتُهُمْ شَ‍‍يْ‍‍ئا‌‌ ً‌ ‌إِلاَّ‌ مِ‍‌‍نْ بَعْدِ‌ ‌أَ‌نْ يَأْ‌ذَنَ ‌اللَّ‍‍هُ لِمَ‍‌‍نْ يَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ ‌وَيَرْ‍ضَ‍‍ى
'Inna Al-Ladhīna Lā Yu'uminūna Bil-'Ākhirati Layusammūna Al-Malā'ikata Tasmiyata Al-'Unthá 053-027 Kuwa aan rumaynin Aakhiro waxay Malaa'igta ku magacaabi magac dhaddig. إِنَّ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ لاَ‌ يُؤْمِن‍‍ُ‍ونَ بِ‍الآ‍‍خِ‍رَةِ لَيُسَ‍‍مّ‍‍ُ‍ونَ ‌الْمَلاَئِكَةَ تَسْمِيَةَ ‌الأُ‌نْ‍‍ثَى
Wa Mā Lahum Bihi Min `Ilmin ۖ 'In Yattabi`ūna 'Illā Až-Žanna ۖ Wa 'Inna Až-Žanna Lā Yughnī Mina Al-Ĥaqqi Shay'āan 053-028 Wax cilmi ahna uma lahaee waxay raaci mala uunmalana xaqa wax kama taro. وَمَا‌ لَهُمْ بِ‍‍هِ مِ‍‌‍نْ عِلْم‌‍ٍۖ ‌إِ‌نْ يَتَّبِع‍‍ُ‍ونَ ‌إِلاَّ‌ ‌ال‍‍ظَّ‍‍نَّ ۖ ‌وَ‌إِنَّ ‌ال‍‍ظَّ‍‍نَّ لاَ‌ يُ‍‍غْ‍‍نِي مِنَ ‌الْحَ‍‍قِّ شَ‍‍يْ‍‍ئاً
Fa'a`riđ `An Man Tawallá `An Dhikrinā Wa Lam Yurid 'Illā Al-Ĥayāata Ad-Dun 053-029 Ee iskaga jeedso (nabiyow) Ruux ka tagay xukayga (Quraanka) oon doonin waxaan nolosha Adduunka ahayn. فَأَعْ‍‍رِ‍‍ضْ عَ‍‌‍نْ مَ‍‌‍نْ تَوَلَّى‌ عَ‍‌‍نْ ‌ذِكْ‍‍رِنَا‌ ‌وَلَمْ يُ‍‍رِ‌دْ‌ ‌إِلاَّ‌ ‌الْحَي‍‍َ‍اةَ ‌ال‍‍دُّ‌نْ‍‍يَا
Dhālika Mablaghuhum Mina Al-`Ilmi ۚ 'Inna Rabbaka Huwa 'A`lamu Biman Đalla `An Sabīlihi Wa Huwa 'A`lamu Bimani Ahtadá 053-030 Kaasina waa garaadkooda aqooneed intuu gaadhayEebana waa ogyahay cidda ka dhuntay jidkiisawaana ogyahay cidda hanuunsan. ذَلِكَ مَ‍‍بْ‍‍لَ‍‍غُ‍‍هُمْ مِنَ ‌الْعِلْمِ ۚ ‌إِنَّ ‌‍رَبَّكَ هُوَ‌ ‌أَعْلَمُ بِمَ‍‌‍نْ ضَ‍‍لَّ عَ‍‌‍نْ سَبِيلِ‍‍هِ ‌وَهُوَ‌ ‌أَعْلَمُ بِمَنِ ‌اهْتَدَ‌ى
Wa Lillāh Mā Fī As-Samāwāti Wa Mā Fī Al-'Arđi Liyajziya Al-Ladhīna 'Asā'ū Bimā `Amilū Wa Yajziya Al-Ladhīna 'Aĥsanū Bil-Ĥusná 053-031 Samaawaadka iyo Dhulka waxa ku sugan Eebaa iska lehsi uu uga abaalmariyo kuwa xumaanta falay camalkoodiiugana abaalmariyo kuwii wanaagga falay wanaag. وَلِلَّهِ مَا‌ فِي ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَمَا‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ لِيَ‍‍جْ‍‍زِيَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌أَس‍‍َ‍ا‌ء‍ُ‍‌و‌ا‌ بِمَا‌ عَمِلُو‌ا‌ ‌وَيَ‍‍جْ‍‍زِيَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌أَحْسَنُو‌ا‌ بِ‍الْحُسْنَى
Al-Ladhīna Yajtanibūna Kabā'ira Al-'Ithmi Wa Al-Fawāĥisha 'Illā Al-Lamama ۚ 'Inna Rabbaka Wāsi`u Al-Maghfirati ۚ Huwa 'A`lamu Bikum 'Idh 'Ansha'akum Mina Al-'Arđi Wa 'Idh 'Antum 'Ajinnatun Fī Buţūni 'Ummahātikum ۖ Falā Tuzakkū 'Anfusakum ۖ Huwa 'A`lamu Bimani Attaqá 053-032 Waana kuwa ka fogaada dambiga waawayn iyo xumaantawax yaryar mooyeenEebana waa waasac dambidhaafkiisuwuuna idin ogyahay markuu idinka abuuray Dhulka iyo markaad ku asturantihiin uurka hooyadiinee Naftiinna ha ammaanina Eebaa og cidda dhawrsashada badane. الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يَ‍‍جْ‍‍تَنِب‍‍ُ‍ونَ كَب‍‍َ‍ائِ‍‍ر‍َ‍‌ ‌الإِثْمِ ‌وَ‌الْفَوَ‌احِشَ ‌إِلاَّ‌ ‌ال‍‍لَّمَمَ ۚ ‌إِنَّ ‌‍رَبَّكَ ‌وَ‌اسِعُ ‌الْمَ‍‍غْ‍‍فِ‍رَةِ ۚ هُوَ‌ ‌أَعْلَمُ بِكُمْ ‌إِ‌ذْ‌ ‌أَ‌ن‍‍شَأَكُمْ مِنَ ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌وَ‌إِ‌ذْ‌ ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ ‌أَجِ‍‍نَّ‍‍ة‌‍ٌ‌ فِي بُ‍‍طُ‍‍ونِ ‌أُمَّ‍‍هَاتِكُمْ ۖ فَلاَ‌ تُزَكُّ‍‍و‌ا‌ ‌أَ‌ن‍‍فُسَكُمْ ۖ هُوَ‌ ‌أَعْلَمُ بِمَنِ ‌اتَّ‍‍قَ‍‍ى
'Afara'ayta Al-Ladhī Tawallá 053-033 Ka warrama midka xaqa ka jeedsaday. أَفَ‍رَ‌أَيْ‍‍تَ ‌الَّذِي تَوَلَّى
Wa 'A`ţá Qalīlāan Wa 'Akdá 053-034 Oo wax ar bixiyay inta kalana reebtay. وَ‌أَعْ‍‍طَ‍‍ى‌ قَ‍‍لِيلا‌ ً‌ ‌وَ‌أَكْدَ‌ى
'A`indahu `Ilmu Al-Ghaybi Fahuwa Yará 053-035 Ma agtiisaa cilmiga maqan yaallaa oo wuu arkaa. أَعِ‍‌‍نْ‍‍دَهُ عِلْمُ ‌الْ‍‍غَ‍‍يْ‍‍بِ فَهُوَ‌ يَ‍رَ‌ى
'Am Lam Yunabba' Bimā Fī Şuĥufi Mūsá 053-036 Miyaan looga warramin (dadka) wixii ku yiillay Kitaabkii (Nabi Muuse). أَمْ لَمْ يُنَبَّأْ‌ بِمَا‌ فِي صُ‍‍حُفِ مُوسَى
Wa 'Ibhīma Al-Ladhī Wa Ffá 053-037 Iyo kii (Nabi Ibraahimkii) ee oofiyay (wixii lafaray). وَ‌إِبْ‍‍‍رَ‌اه‍‍ِ‍ي‍‍مَ ‌الَّذِي ‌وَفَّى
'Allā Taziru Wāziratun Wizra 'Ukh 053-038 Inaan nafna dambi naf kale qaadaynin. أَلاَّ‌ تَزِ‌ر‍ُ‍‌ ‌وَ‌ا‌زِ‌‍رَةٌ‌ ‌وِ‌زْ‌‍رَ‌ ‌أُ‍خْ‍رَ‌ى
Wa 'An Laysa Lil'insāni 'Illā Mā Sa`á 053-039 Ruuxna wuxuusan camalfalin heleeynin. وَ‌أَ‌نْ لَ‍‍يْ‍‍سَ لِلإِ‌ن‍‍س‍‍َ‍انِ ‌إِلاَّ‌ مَا‌ سَعَى
Wa 'Anna Sa`yahu Sawfa Yurá 053-040 Camalkiisana la arki doono. وَ‌أَنَّ سَعْيَ‍‍هُ سَ‍‍وْفَ يُ‍رَ‌ى
Thumma Yujzāhu Al-Jazā'a Al-'Awfá 053-041 Ka dibna looga abaalmarin doono si buuxda. ثُ‍‍مَّ يُ‍‍جْ‍‍ز‍َ‍‌اهُ ‌الْجَز‍َ‍‌ا‌ءَ‌ ‌الأَ‌وْفَى
Wa 'Anna 'Ilá Rabbika Al-Muntahá 053-042 Eebaa xaggiisana loo ahaan. وَ‌أَنَّ ‌إِلَى‌ ‌‍رَبِّكَ ‌الْمُ‍‌‍نْ‍‍تَهَى
Wa 'Annahu Huwa 'Ađĥaka Wa 'Ab 053-043 Eebe waakan wax ka qosliya kana oohiya. وَ‌أَنَّ‍‍هُ هُوَ‌ ‌أَ‍ضْ‍‍حَكَ ‌وَ‌أَبْ‍‍كَى
Wa 'Annahu Huwa 'Amāta Wa 'Aĥyā 053-044 Isagaana wax dila waxna nooleeya. وَ‌أَنَّ‍‍هُ هُوَ‌ ‌أَم‍‍َ‍اتَ ‌وَ‌أَحْيَا
Wa 'Annahu Khalaqa Az-Zawjayni Adh-Dhakara Wa Al-'Unthá 053-045 Isagaana abuuray labada nooc ee ah lab iyo dhaddigba. وَ‌أَنَّ‍‍هُ خَ‍‍لَ‍‍قَ ‌ال‍‍زَّ‌وْجَ‍‍يْ‍‍نِ ‌ال‍‍ذَّكَ‍رَ‌ ‌وَ‌الأُ‌نْ‍‍ثَى
Min Nuţfatin 'Idhā Tum 053-046 Kana ahaysiiyay dhibic soo baxday. مِ‍‌‍نْ نُ‍‍طْ‍‍فَة‌‍ٍ‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ تُمْنَى
Wa 'Anna `Alayhi An-Nash'ata Al-'Ukh 053-047 Isagaana ahaysiin soo celinta kale. وَ‌أَنَّ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ ‌ال‍‍نَّ‍‍شْأَةَ ‌الأُ‍خْ‍رَ‌ى
Wa 'Annahu Huwa 'Aghná Wa 'Aq 053-048 Eebe isagaa wax Hodmiya isagaana wax faqiiriya. وَ‌أَنَّ‍‍هُ هُوَ‌ ‌أَ‍‍غْ‍‍نَى‌ ‌وَ‌أَ‍قْ‍‍نَى
Wa 'Annahu Huwa Rabbu Ash-Shi`rá 053-049 Waana Eebaha xiddigga Shicra. وَ‌أَنَّ‍‍هُ هُوَ‌ ‌‍رَبُّ ‌ال‍‍شِّعْ‍رَ‌ى
Wa 'Annahu~ 'Ahlaka `Ādāan Al-'Ūlá 053-050 Eebe isagaa halaagay Caadkii hore. وَ‌أَنَّ‍‍هُ~ُ ‌أَهْلَكَ عَا‌د‌ا‌‌ ً‌الأ‍ُ‍‌ولَى
Wa Thamūda Famā 'Abqá 053-051 Iyo Thamuudba waxna kama reebin. وَثَم‍‍ُ‍و‌دَ‌ فَمَ‍‍ا‌ ‌أَبْ‍‍‍‍قَ‍‍ى
Wa Qawma Nūĥin Min Qablu ۖ 'Innahum Kānū Hum 'Ažlama Wa 'Aţghá 053-052 (Nabi Nuux) Qoomkiisiina horuu (uhalaagay)waxayna ahaayeen kuwa dulmi badan oo xadgudub badan. وَ‍قَ‍‍وْمَ ن‍‍ُ‍وحٍ‌ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لُ ۖ ‌إِنَّ‍‍هُمْ كَانُو‌ا‌ هُمْ ‌أَ‍ظْ‍‍لَمَ ‌وَ‌أَ‍طْ‍‍‍‍غَ‍‍ى
Wa Al-Mu'utafikata 'Ahwá 053-053 Qoomkii (Nabi Luudhna) wuu riday (Eebe). وَ‌الْمُؤْتَفِكَةَ ‌أَهْوَ‌ى
Faghashshāhā Mā Ghashshá 053-054 Wuxuuna ka daboolay wuxuu ku daboolay (oo caddibaad ah). فَ‍‍غَ‍‍شَّاهَا‌ مَا‌ غَ‍‍شَّى
Fabi'ayyi 'Ālā'i Rabbika Tatamārá 053-055 Teebaadse nicmooyinka Eebe shakinaysaan (kana doodaysaan) dadow. فَبِأَيِّ ‌آلاَ‌ءِ‌ ‌‍رَبِّكَ تَتَمَا‌‍رَ‌ى
dhā Nadhīrun Mina An-Nudhuri Al-'Ūlá 053-056 Kan (Nabiga iyo Quraankuba) waa dige ka mid ah digayaashii hore. هَذَ‌ا‌ نَذ‍ِ‍ي‍‍ر‌ٌ‌ مِنَ ‌ال‍‍نُّ‍‍ذُ‌ر‍ِ‍‌ ‌الأ‍ُ‍‌ولَى
'Azifati Al-'Āzifatu 053-057 Wayna dhawaatay Saacaddii Qiyaame. أَ‌زِفَتِ ‌الآ‌زِفَةُ
Laysa Lahā Min Dūni Allāhi Kāshifatun 053-058 Wax Eebe ka soo hadhay oo ogna ma jiro (markay dhici). لَ‍‍يْ‍‍سَ لَهَا‌ مِ‍‌‍نْ ‌د‍ُ‍‌ونِ ‌اللَّ‍‍هِ كَاشِفَةٌ
'Afamin Hādhā Al-Ĥadīthi Ta`jabūna 053-059 Ma quraankanaad la yaabantihiin. أَفَمِ‍‌‍نْ هَذَ‌ا‌ ‌الْحَد‍ِ‍ي‍‍ثِ تَعْجَبُونَ
Wa Tađĥakūna Wa Lā Tabkūna 053-060 Ood qoslaysaan (idinkoo beenin) oydaanna ooyeynin (cabsi darteed). وَتَ‍ضْ‍‍حَك‍‍ُ‍ونَ ‌وَلاَ‌ تَ‍‍بْ‍‍كُونَ
Wa 'Antum Sāmidūna 053-061 Idinkoo waliba hilmaansan (islana wayn). وَ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ سَامِدُ‌ونَ
Fāsjudū Lillāh Wa A`budū 053-062 Ee dadow Eebe u sujuuda caabudana. فَاسْجُدُ‌و‌الِلَّهِ ‌وَ‌اعْبُ‍‍د‍ُ‍‌و‌ا
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah