Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

86) Sūrat Aţ-Ţāriq

Printed format

86) سُورَة الطَّارِق

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Wa As-Samā'i Wa Aţ-Ţāriqi 086-001 Eebe wuxuu ku dhaartay Samada iyo Xiddigga guura. وَ‌السَّم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ ‌وَ‌ال‍‍طَّ‍‍ا‌رِ‍‍قِ
Wa Mā 'Adrāka Mā Aţ-Ţāriqu 086-002 Ma taqaan Xiddigga guura. وَمَ‍‍ا‌ ‌أَ‌دْ‌رَ‍‌اكَ مَا‌ ‌ال‍‍طَّ‍‍ا‌رِ‍‍قُ
An-Najmu Ath-Thāqibu 086-003 Waa Xiddig ifa. ال‍‍نَّ‍‍جْ‍‍مُ ‌ال‍‍ثَّا‍ق‍‍ِ‍‍بُ
'In Kullu Nafsin Lammā `Alayhā Ĥāfižun 086-004 Ee Nafwalba waxaa kor jooga ilaaliye (Malag). إِ‌نْ كُلُّ نَفْس‍ٍ‌ لَ‍‍مَّ‍‍ا‌ عَلَيْهَا‌ حَافِ‍‍ظٌ
Falyanžuri Al-'Insānu Mimma Khuliqa 086-005 Ee Dadku ha dayo waxa laga abuuray. فَلْيَ‍‌‍ن‍‍ظُ‍‍ر‍ِ‍‌ ‌الإِ‌ن‍‍س‍‍َ‍انُ مِ‍‍مَّ خُ‍‍لِ‍‍قَ
Khuliqa Min Mā'in Dāfiqin 086-006 Waxaa laga abuuray Biyo booda. خُ‍‍لِ‍قَ مِ‍‌‍نْ م‍‍َ‍ا‌ء‌‌ٍ‌ ‌دَ‌افِ‍‍قٍ
Yakhruju Min Bayni Aş-Şulbi Wa At-Tarā'ibi 086-007 Kana soobaxa Dhabar iyo laab dhexdood. يَ‍خْ‍‍رُجُ مِ‍‌‍نْ بَ‍‍يْ‍‍نِ ‌ال‍‍صُّ‍‍لْبِ ‌وَ‌ال‍‍تَّر‍َ‍‌ائِبِ
'Innahu `Alá Raj`ihi Laqādirun 086-008 Eebana waa karaa soo celinta Dadka (qiyaamada). إِنَّ‍‍هُ عَلَى‌ ‌‍رَجْ‍‍عِ‍‍هِ لَ‍‍قَ‍‍ا‌د‍ِ‍‌رٌ
Yawma Tub As-Sarā'iru 086-009 Maalinta la imtixaani waxa (Laabta) ku qarsoon. يَ‍‍وْمَ تُ‍‍بْ‍‍لَى‌ ‌ال‍‍سَّر‍َ‍‌ائِرُ
Famā Lahu Min Qūwatin Wa Lā Nāşirin 086-010 Dadkuna Xoog ma leh (Maalintaas) iyo wax u gargaaara midna. فَمَا‌ لَ‍‍هُ مِ‍‌‍نْ قُ‍‍وَّةٍ‌ ‌وَلاَ‌ نَاصِ‍‍ر‍ٍ‍
Wa As-Samā'i Dhāti Ar-Raj`i 086-011 Eebana wuxuu ku dhaartay Samada Roobka leh. وَ‌السَّم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ ‌ذ‍َ‍‌اتِ ‌ال‍رَّجْ‍‍عِ
Wa Al-'Arđi Dhāti Aş-Şad`i 086-012 Iyo Dhulka jeexma (waxna ka soo baxo). وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌ذ‍َ‍‌اتِ ‌ال‍‍صَّ‍‍دْعِ
'Innahu Laqawlun Faşlun 086-013 Ee Quraanku waa hadal wax kala bixiya (wanaagga iyo Xumaanta). إِنَّ‍‍هُ لَ‍‍قَ‍‍وْل‌‍ٌ‌ فَ‍‍صْ‍‍لٌ
Wa Mā Huwa Bil-Hazli 086-014 Ciyaarra ma aha (ee waa dhab). وَمَا‌ هُوَ‌ بِ‍الْهَزْلِ
'Innahum Yakīdūna Kaydāan 086-015 Gaaladu waxbay dhakri. إِنَّ‍‍هُمْ يَكِيد‍ُ‍‌ونَ كَيْد‌اً
Wa 'Akīdu Kaydāan 086-016 Annaguna waanu kaydi (Abaalmarin). وَ‌أَك‍‍ِ‍ي‍‍دُ‌ كَيْد‌اً
Famahhili Al-Kāfirīna 'Amhilhum Ruwaydāan 086-017 Ee u sug Gaalada wax yar. فَمَهِّلِ ‌الْكَافِ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍نَ ‌أَمْهِلْهُمْ ‌رُ‌وَيْد‌اً
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah