Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

85) Sūrat Al-Burūj

Printed format

85) سُورَة البُرُوج

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Wa As-Samā'i Dhāti Al-Burūji 085-001 Eebe wuxuu ku dhaartay Samada Xiddigaha leh (iyo Jidadkooda). وَ‌السَّم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ ‌ذ‍َ‍‌اتِ ‌الْبُرُ‌وجِ
Wa Al-Yawmi Al-Maw`ūdi 085-002 Iyo Maalinta laysu yaboohay (qiyaamada). وَ‌الْيَ‍‍وْمِ ‌الْمَوْعُو‌دِ
Wa Shāhidin Wa Mash/hūdin 085-003 Iyo Dadka joogsan Maalintaas iyo waxayaalaha iman Maalintaas. وَشَاهِد‌ٍ‌ ‌وَمَشْهُو‌دٍ
Qutila 'Aşĥābu Al-'Ukhdūdi 085-004 Ee Lacnadi ha ku dhacdo kuwii Godka lahaa (Mu'miniinta lagu cadibo). قُ‍‍تِلَ ‌أَ‍صْ‍‍ح‍‍َ‍ابُ ‌الأُ‍خْ‍‍دُ‌و‌دِ
An-Nāri Dhāti Al-Waqūdi 085-005 Ee ahaa Naar olal (iyo shidaal) leh. ال‍‍نّ‍‍َ‍ا‌ر‍ِ‍‌ ‌ذ‍َ‍‌اتِ ‌الْوَ‍قُ‍‍و‌دِ
'Idh Hum `Alayhā Qu`ūdun 085-006 Gaaladiina ay korfadiyeen Godka. إِ‌ذْ‌ هُمْ عَلَيْهَا‌ قُ‍‍عُو‌دٌ
Wa Hum `Alá Mā Yaf`alūna Bil-Mu'uminīna Shuhūdun 085-007 iyagoo daawan waxa lagu fali Mu'miniinta «oo Jirrabaad ah». وَهُمْ عَلَى‌ مَا‌ يَفْعَل‍‍ُ‍ونَ بِ‍الْمُؤْمِن‍‍ِ‍ي‍‍نَ شُهُو‌دٌ
Wa Mā Naqamū Minhum 'Illā 'An Yu'uminū Billāhi Al-`Azīzi Al-Ĥamīdi 085-008 Waxay ku neceen Dadkaasna ma jiro oon ahayn inay rumeeyeen Eebaha adkaada ee la mahadiyo. وَمَا‌ نَ‍‍قَ‍‍مُو‌ا‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ ‌إِلاَّ‌ ‌أَ‌نْ يُؤْمِنُو‌ا‌ بِ‍اللَّ‍‍هِ ‌الْعَز‍ِ‍ي‍‍زِ‌ ‌الْحَمِيدِ
Al-Ladhī Lahu Mulku As-Samāwāti Wa Al-'Arđi Wa ۚ Allāhu `Alá Kulli Shay'in Shahīdun 085-009 Ee leh Samada iyo Dhulka xukunkoodaEebana wax walba wuu u jeedaa. الَّذِي لَ‍‍هُ مُلْكُ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ۚ ‌وَ‌اللَّهُ عَلَى‌ كُلِّ شَ‍‍يْء‌‌ٍ‌ شَهِيدٌ
'Inna Al-Ladhīna Fatanū Al-Mu'uminīna Wa Al-Mu'umināti Thumma Lam Yatūbū Falahum `Adhābu Jahannama Wa Lahum `Adhābu Al-Ĥarīqi 085-010 Kuwa Mu'miniinta Rag iyo Haweenba jirraba haddana aan tawbadkeenin waxay mudan Caddibaadda Jahannamo iyo caddibaad gubi. إِنَّ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ فَتَنُو‌ا‌الْمُؤْمِن‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌وَ‌الْمُؤْمِن‍‍َ‍اتِ ثُ‍‍مَّ لَمْ يَتُوبُو‌ا‌ فَلَهُمْ عَذ‍َ‍‌ابُ جَهَ‍‍نَّ‍‍مَ ‌وَلَهُمْ عَذ‍َ‍‌ابُ ‌الْحَ‍‍رِي‍‍قِ
'Inna Al-Ladhīna 'Āmanū Wa `Amilū Aş-Şāliĥāti Lahum Jannātun Tajrī Min Taĥtihā Al-'Anhāru ۚ Dhālika Al-Fawzu Al-Kabīru 085-011 Kuwa xaqa rumeeyey Camalfiicana falay waxay mudan Jannooyin ay dureeri dhexdeeda Wabiyaaltaasina waa liibaan wayn. إِنَّ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ ‌وَعَمِلُو‌ا‌ال‍‍صَّ‍‍الِح‍‍َ‍اتِ لَهُمْ جَ‍‍نّ‍‍َ‍ات‌‍ٌ‌ تَ‍‍جْ‍‍رِي مِ‍‌‍نْ تَحْتِهَا‌ ‌الأَ‌نْ‍‍ه‍‍َ‍ا‌رُ‌ ۚ ‌ذَلِكَ ‌الْفَ‍‍وْ‌زُ‌ ‌الْكَبِيرُ
'Inna Baţsha Rabbika Lashadīdun 085-012 Qabashada Eebana (Ciqaabtiisu) way darantahay. إِنَّ بَ‍‍طْ‍‍شَ ‌‍رَبِّكَ لَشَدِيدٌ
'Innahu Huwa Yubdi'u Wa Yu`īdu 085-013 Eebe isagaa khalqiga ahaysiiyay soona celin. إِنَّ‍‍هُ هُوَ‌ يُ‍‍بْ‍‍دِئُ ‌وَيُعِيدُ
Wa Huwa Al-Ghafūru Al-Wadūdu 085-014 Waana dambidhaaf badane jecel (kuwa addeeca). وَهُوَ‌ ‌الْ‍‍غَ‍‍ف‍‍ُ‍و‌رُ‌ ‌الْوَ‌دُ‌و‌دُ
Dhū Al-`Arshi Al-Majīdu 085-015 Carshiga sharafta lahna isagaa iska leh. ذُ‌و‌ ‌الْعَرْشِ ‌الْمَجِيدُ
Fa``ālun Limā Yurīdu 085-016 Wuuna falaa wuxuu doono. فَعّ‍‍َ‍ال ٌ‌ لِمَا‌ يُ‍‍رِيدُ
Hal 'Atāka Ĥadīthu Al-Junūdi 085-017 Ma ku soo gaadhay warkii Junuuddii (Gaaladii). هَلْ ‌أَت‍‍َ‍اكَ حَد‍ِ‍ي‍‍ثُ ‌الْجُنُو‌دِ
Fir`awna Wa Thamūda 085-018 Fircoon iyo Thamuud. فِ‍‍رْعَ‍‍وْنَ ‌وَثَمُو‌دَ
Bali Al-Ladhīna Kafarū Fī Takdhībin 085-019 Hase yeeshee kuwii Gaaloobay waxay ku suganyihiin beenin (xaqa). بَلِ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ فِي تَكْذِيبٍ
Wa Allāhu Min Warā'ihim Muĥīţun 085-020 Eebana waa koobay (kamana baxsadaan). وَ‌اللَّ‍‍هُ مِ‍‌‍نْ ‌وَ‌ر‍َ‍‌ائِهِمْ مُحِي‍‍طٌ
Bal Huwa Qur'ānun Majīdun 085-021 Waase Quraan sharaf leh. بَلْ هُوَ‌ قُ‍‍رْ‌آنٌ‌ مَجِيدٌ
Fī Lawĥin Maĥfūžin 085-022 Oo ku Qoran Ioox la dhawray (looxulmaxfuudka). فِي لَ‍‍وْحٍ‌ مَحْفُوظٍ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah