Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

80) Sūrat `Abasa

Printed format

80) سُورَة عَبَسَ

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
`Abasa Wa Tawallá 080-001 Wajiguu u uruuriyay oo jeedsaday (Nabigu). عَبَسَ ‌وَتَوَلَّى
'An Jā'ahu Al-'A`má 080-002 Inuu u yimid kii Indhaha la'aa. أَ‌نْ ج‍‍َ‍ا‌ءَهُ ‌الأَعْمَى
Wa Mā Yudrīka La`allahu Yazzakká 080-003 Miyaad ogtahay inay u dhawdahay inuu hanuuno oo Daahir noqdo. وَمَا‌ يُ‍‍دْ‌ر‍ِ‍ي‍‍كَ لَعَلَّ‍‍هُ يَزَّكَّى
'Aw Yadhdhakkaru Fatanfa`ahu Adh-Dhikrá 080-004 Ama uu xusuusto oy xusuustu anfacdo. أَ‌وْ‌ يَذَّكَّرُ‌ فَتَ‍‌‍نْ‍‍فَعَهُ ‌ال‍‍ذِّكْ‍رَ‌ى
'Ammā Mani Astagh 080-005 Ruuxiise is deeqtoonaysiiya (islana waynaada). أَمَّ‍‍ا‌ مَنِ ‌اسْتَ‍‍غْ‍‍نَى
Fa'anta Lahu Taşaddá 080-006 Ma; Adaa u bambixi. فَأَ‌نْ‍‍تَ لَ‍‍هُ تَ‍‍صَ‍‍د‍ّ‍َ‌ى
Wa Mā `Alayka 'Allā Yazzakká 080-007 Maxaa kaa saaran hadduusan hanuunin. وَمَا‌ عَلَ‍‍يْ‍‍كَ ‌أَلاَّ‌ يَزَّكَّى
Wa 'Ammā Man Jā'aka Yas`á 080-008 Ruuxiise kuu yimaadda isagoo dagdagi. وَ‌أَمَّ‍‍ا‌ مَ‍‌‍نْ ج‍‍َ‍ا‌ءَكَ يَسْعَى
Wa Huwa Yakhshá 080-009 Oo Eeba ka yaabi. وَهُوَ‌ يَ‍‍خْ‍‍شَى
Fa'anta `Anhu Talahhá 080-010 Miyaad ka shuqloomi. فَأَ‌نْ‍‍تَ عَ‍‌‍نْ‍‍هُ تَلَهَّى
Kallā 'Innahā Tadhkiratun 080-011 Saas ma; aha ee Aayadahani waa waano. كَلاَّ‌ ‌إِنَّ‍‍هَا‌ تَذْكِ‍رَةٌ
Faman Shā'a Dhakarahu 080-012 Ruuxii doonana wuu ku waana qaadan. فَمَ‍‌‍نْ ش‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌ذَكَ‍رَهُ
Şuĥufin Mukarramatin 080-013 Waxay ku sugantahay (waanadu) Kutub Sharaf leh. فِي صُ‍‍حُفٍ‌ مُكَ‍رَّمَةٍ
Marfū`atin Muţahharatin 080-014 Oo la kor yeelay lana Daahiriyay. مَرْفُوعَةٍ‌ مُ‍‍طَ‍‍هَّ‍رَةٍ
Bi'aydī Safaratin 080-015 Oy Gacanta ku hayaan Malaa'ig (wax qorta). بِأَيْدِي سَفَ‍رَةٍ
Kirāmin Bararatin 080-016 Sharafna leh oo baarri ah. كِرَ‍‌ام ٍ‌ بَ‍رَ‌‍رَةٍ
Qutila Al-'Insānu Mā 'Akfarahu 080-017 Gaalo halla lacnado Gaalnima badanaa. قُ‍‍تِلَ ‌الإِ‌نْ‍‍س‍‍َ‍انُ مَ‍‍ا‌ ‌أَكْفَ‍رَهُ
Min 'Ayyi Shay'in Khalaqahu 080-018 Muxuu Eebe ka abuuray kuwaas. مِ‍‌‍نْ ‌أَيِّ شَ‍‍يْءٍ‌ خَ‍‍لَ‍‍ق‍‍َ‍‍هُ
Min Nuţfatin Khalaqahu Faqaddarahu 080-019 Dhibicbuu ka abuuray wuuna ekeeyay. مِ‍‌‍نْ نُ‍‍طْ‍‍فَةٍ خَ‍‍لَ‍‍قَ‍‍هُ فَ‍‍قَ‍‍دَّ‌‍رَهُ
Thumma As-Sabīla Yassarahu 080-020 Jidkana wuu u fudaydiyay. ثُ‍‍مَّ ‌ال‍‍سَّب‍‍ِ‍ي‍‍لَ يَسَّ‍رَهُ
Thumma 'Amātahu Fa'aqbarahu 080-021 Markaasuu dilaa Qabrina ku Asturaa. ثُ‍‍مَّ ‌أَمَاتَ‍‍هُ فَأَ‍قْ‍‍بَ‍رَهُ
Thumma 'Idhā Shā'a 'Ansharahu 080-022 Markuu doonana wuu soo bixin. ثُ‍‍مَّ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ش‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌أَ‌نْ‍‍شَ‍رَهُ
Kallā Lammā Yaqđi Mā 'Amarahu 080-023 Saas ma; aha (ee Dadku) wixii la faray ma yeelin. كَلاَّ‌ لَ‍‍مَّ‍‍ا‌ يَ‍‍قْ‍‍‍‍ضِ مَ‍‍ا‌ ‌أَمَ‍رَهُ
Falyanžuri Al-'Insānu 'Ilá Ţa`āmihi 080-024 Dadku ha fiiriyo Cuntadiisa. فَلْيَ‍‌‍نْ‍‍‍‍ظُ‍‍ر‍ِ‍‌ ‌الإِ‌ن‍‍س‍‍َ‍انُ ‌إِلَى‌ طَ‍‍عَامِهِ
'Annā Şabab Al-Mā'a Şabbāan 080-025 Inaan Roob ku soo shubno. أَنَّ‍‍ا‌ صَ‍‍بَ‍‍بْ‍‍نَا‌ ‌الْم‍‍َ‍ا‌ءَ‌ صَ‍‍بّ‍‍اً
Thumma Shaqaq Al-'Arđa Shaqqāan 080-026 Dhulkana markaas aan jeexno. ثُ‍‍مَّ شَ‍‍قَ‍‍قْ‍‍نَا‌ ‌الأَ‌رْ‍ضَ شَ‍‍ق‍‍ّ‍‍اً
Fa'anbatnā Fīhā Ĥabbāan 080-027 Kana soo bixinno Midho. فَأَ‌نْ‍‍بَتْنَا‌ فِيهَا‌ حَ‍‍بّ‍‍اً
Wa `Inabāan Wa Qađbāan 080-028 Iyo cinab iyo Daaqa (Xoolaha) وَعِنَبا‌ ً‌ ‌وَ‍قَ‍‍ضْ‍‍باً
Wa Zaytūnāan Wa Nakhlāan 080-029 Iyo Zeytuun iyo Timir. وَ‌زَيْتُونا‌ ً‌ ‌وَنَ‍‍خْ‍‍لاً
Wa Ĥadā'iqa Ghulbāan 080-030 Iyo Beerow waawayn. وَحَد‍َ‍‌ائِ‍‍قَ غُ‍‍لْباً
Wa Fākihatan Wa 'Abbāan 080-031 Iyo Faakiho (khudaar) iyo Daaq. وَفَاكِهَة ً‌ ‌وَ‌أَبّ‍‍اً
Matā`āan Lakum Wa Li'an`āmikum 080-032 Si aad ugu intifaacdaan idinka iyo xoolihiinnu. مَتَاعا‌ ً‌ لَكُمْ ‌وَلِأَ‌نْ‍‍عَامِكُمْ
Fa'idhā Jā'ati Aş-Şākhkhatu 080-033 Markay Qayladii darrayd timaaddo (Suurka). فَإِ‌ذَ‌ا‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَتِ ‌ال‍‍صَّ‍‍اخَّ‍‍ةُ
Yawma Yafirru Al-Mar'u Min 'Akhīhi 080-034 Waa maalinta Ruuxu ka carari Walaalkiis. يَ‍‍وْمَ يَفِ‍‍ر‍ّ‍ُ‌ ‌الْمَرْ‌ءُ‌ مِ‍‌‍نْ ‌أَ‍خِ‍‍يهِ
Wa 'Ummihi Wa 'Abīhi 080-035 Iyo Hooyadiis Iyo Aabihiis. وَ‌أُمِّ‍‍هِ ‌وَ‌أَبِيهِ
Wa Şāĥibatihi Wa Banīhi 080-036 Iyo Haweeneydiisii iyo Carruurtiisii. وَ‍صَ‍‍احِبَتِ‍‍هِ ‌وَبَنِيهِ
Likulli Amri'in Minhum Yawma'idhin Sha'nun Yughnīhi 080-037 Ruux walbana Maalintaas waxaa shuqlin xaalkiisa. لِكُلِّ ‌امْ‍‍رِئٍ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ يَوْمَئِذ‌‌ٍ‌ شَأْنٌ‌ يُ‍‍غْ‍‍نِيهِ
Wujūhun Yawma'idhin Musfiratun 080-038 Wajiyaal Maalintaas way Nuuri (Farxi). وُج‍‍ُ‍وهٌ‌ يَوْمَئِذ‌ٍ‌ مُسْفِ‍رَةٌ
Đāĥikatun Mustabshiratun 080-039 Wayna Qosli oy bishaaraysan. ضَ‍‍احِكَةٌ‌ مُسْتَ‍‍بْ‍‍شِ‍رَةٌ
Wa Wujūhun Yawma'idhin `Alayhā Ghabaratun 080-040 Wajiyaalna Maalintaas waxaa ka muuqan Dulli. وَ‌وُج‍‍ُ‍وهٌ‌ يَوْمَئِذٍ‌ عَلَيْهَا‌ غَ‍‍بَ‍رَةٌ
Tarhaquhā Qataratun 080-041 Waxaana dabooli Madow (iyo naxdin). تَرْهَ‍‍قُ‍‍هَا‌ قَ‍‍تَ‍رَةٌ
'Ūlā'ika Humu Al-Kafaratu Al-Fajaratu 080-042 Kuwaasina waa Gaalada Faasiqiinta ah (aadna u xun). أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ هُمُ ‌الْكَفَ‍رَةُ ‌الْفَجَ‍رَةُ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah