Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter | Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ |
Wa An-Nāzi`āti Gharqāan
| 079-001 Eebe wuxuu ku dhaartay Malaa'igta Nafta si daran uga siibta (gaalada).
|
وَالنَّازِعَاتِ غَرْقاً |
Wa An-Nāshiţāti Nashţāan
| 079-002 Iyo tan si fudud uga qaadda (mu'miniinta).
|
وَالنَّاشِطَاتِ نَشْطاً |
Wa As-Sābiĥāti Sabĥāan
| 079-003 Iyo Malaa'igta Hawada Dabbaalata (si amar fulin).
|
وَالسَّابِحَاتِ سَبْحاً |
Fālssābiqāti Sabqāan
| 079-004 Iyo tan u orotanta wanaagga.
|
فَالسَّابِقَاتِ سَبْقاً |
Fālmudabbirāti 'Amrāan
| 079-005 Iyo kuwa Maamula amarka (Eebe).
|
فَالْمُدَبِّرَاتِ أَمْراً |
Yawma Tarjufu Ar-Rājifatu
| 079-006 Maalinta ay gilgilan afuufka (hore).
|
يَوْمَ تَرْجُفُ الرَّاجِفَةُ |
Tatba`uhā Ar-Rādifatu
| 079-007 Oyna raaci tii dambe (waa sugantahay).
|
تَتْبَعُهَا الرَّادِفَةُ |
Qulūbun Yawma'idhin Wājifatun
| 079-008 Qalbiyaduna Maalintaa way cabsan.
|
قُلُوبٌ يَوْمَئِذٍ وَاجِفَةٌ |
'Abşāruhā Khāshi`atun
| 079-009 Araggeeduna wuu dullaysnaan.
|
أَبْصَارُهَا خَاشِعَةٌ |
Yaqūlūna 'A'innā Lamardūdūna Fī Al-Ĥāfirati
| 079-010 Waxayna dhihi (Gaaladu) Ma raadkiibaa naloo celin (Adduunkii).
|
يَقُولُونَ أَئِنَّا لَمَرْدُودُونَ فِي الْحَافِرَةِ |
'A'idhā Kunnā `Ižāmāan Nakhiratan
| 079-011 Markaan noqonno Lafo duugoobay.
|
أَئِذَا كُنَّا عِظَاما ً نَخِرَةً |
Qālū Tilka 'Idhāan Karratun Khāsiratun
| 079-012 Waxay dheheen taasi waa noqosho khasaara ah.
|
قَالُوا تِلْكَ إِذا ً كَرَّةٌ خَاسِرَةٌ |
Fa'innamā Hiya Zajratun Wāĥidatun
| 079-013 Waa uun Hal Qaylo kaliya.
|
فَإِنَّمَا هِيَ زَجْرَةٌ وَاحِدَةٌ |
Fa'idhā Hum Bis-Sāhirati
| 079-014 Dadkuna markaas ay Dhulka kor iman.
|
فَإِذَا هُمْ بِالسَّاهِرَةِ |
Hal 'Tāka Ĥadīthu Mūsá
| 079-015 Ma ku soo gaadhay warkii (Nabi) Muuse.
|
هَلْ أتَاكَ حَدِيثُ مُوسَى |
'Idh Nādāhu Rabbuhu Bil-Wādi Al-Muqaddasi Ţuwan
| 079-016 Markii Eebe uga yeedahy Toggii barakaysnaa ee Dhuwa.
|
إِذْ نَادَاهُ رَبُّهُ بِالْوَادِ الْمُقَدَّسِ طُوىً |
Adh/hab 'Ilá Fir`awna 'Innahu Ţaghá
| 079-017 Kuna yidhi u tag Fircoon wuu xadgudbaye.
|
اذْهَبْ إِلَى فِرْعَوْنَ إِنَّهُ طَغَى |
Faqul Hal Laka 'Ilá 'An Tazakká
| 079-018 Oo ku dheh ma rabtaa inaad daahir noqotid.
|
فَقُلْ هَلْ لَكَ إِلَى أَنْ تَزَكَّى |
Wa 'Ahdiyaka 'Ilá Rabbika Fatakhshá
| 079-019 Oon Eebe Jidkiisa kugu hanuuniyo kana yaabtid.
|
وَأَهْدِيَكَ إِلَى رَبِّكَ فَتَخْشَى |
Fa'arāhu Al-'Āyata Al-Kubrá
| 079-020 Wuxuuna tusiyay (Nabi-Muuse) Aayad wayn.
|
فَأَرَاهُ الآيَةَ الْكُبْرَى |
Fakadhdhaba Wa `Aşá
| 079-021 Wuuse beeniyay oo caasiyay (Fircoon).
|
فَكَذَّبَ وَعَصَى |
Thumma 'Adbara Yas`á
| 079-022 Wuuna jeedsaday isagoo xumaan la socda.
|
ثُمَّ أَدْبَرَ يَسْعَى |
Faĥashara Fanādá
| 079-023 Wuxuuna kulmiyay (Askartii) una Qaylyay.
|
فَحَشَرَ فَنَادَى |
Faqāla 'Anā Rabbukumu Al-'A`lá
| 079-024 Isagoo dhihi waxaan ahay Eebihiinna sare.
|
فَقَالَ أَنَا رَبُّكُمُ الأَعْلَى |
Fa'akhadhahu Allāhu Nakāla Al-'Ākhirati Wa Al-'Ūlá
| 079-025 Markaasaa Eebe Ciqaabay Aakhiro iyo Adduunba.
|
فَأَخَذَهُ اللَّهُ نَكَالَ الآخِرَةِ وَالأُولَى |
'Inna Fī Dhālika La`ibratan Liman Yakhshá
| 079-026 Arrintaasna waano yaa ugu sugan Ruuxii Eebe ka yaabi.
|
إِنَّ فِي ذَلِكَ لَعِبْرَة ً لِمَنْ يَخْشَى |
'A'antum 'Ashaddu Khalqāan 'Ami As-Samā'u ۚ Banāhā
| 079-027 Ma idinkaa daran abuuridda masc Samada Eebaa dhisay.
|
أَأَنْتُمْ أَشَدُّ خَلْقاً أَمِ السَّمَاءُ ۚ بَنَاهَا |
Rafa`a Samkahā Fasawwāhā
| 079-028 Korna yeelay jurmigeeda ekeeyayna.
|
رَفَعَ سَمْكَهَا فَسَوَّاهَا |
Wa 'Aghţasha Laylahā Wa 'Akhraja Đuĥāhā
| 079-029 Habeenkeedana madoobeeyay Maalinteedana soo bixiyay (Ifiyay).
|
وَأَغْطَشَ لَيْلَهَا وَأَخْرَجَ ضُحَاهَا |
Wa Al-'Arđa Ba`da Dhālika Daĥāhā
| 079-030 Dhulkana markaas ka dib fidiyay.
|
وَالأَرْضَ بَعْدَ ذَلِكَ دَحَاهَا |
'Akhraja Minhā Mā'ahā Wa Mar`āhā
| 079-031 Biyahiisa iyo Daaqiisana soo bixiyay.
|
أَخْرَجَ مِنْهَا مَاءَهَا وَمَرْعَاهَا |
Wa Al-Jibāla 'Arsāhā
| 079-032 Buurahana sugay.
|
وَالْجِبَالَ أَرْسَاهَا |
Matā`āan Lakum Wa Li'an`āmikum
| 079-033 Si aad idinka iyo Xoolihiinnu ugu nacfidaan.
|
مَتَاعا ً لَكُمْ وَلِأَنْعَامِكُمْ |
Fa'idhā Jā'ati Aţ-Ţāmmatu Al-Kubrá
| 079-034 Markay timaaddo Musiibadii waynayd (qiyaamadu).
|
فَإِذَا جَاءَتِ الطَّامَّةُ الْكُبْرَى |
Yawma Yatadhakkaru Al-'Insānu Mā Sa`á
| 079-035 Maalintaas Dadku way xusuusan waxay faleen.
|
يَوْمَ يَتَذَكَّرُ الإِنسَانُ مَا سَعَى |
Wa Burrizati Al-Jaĥīmu Liman Yará
| 079-036 Naarta Jaxiimana waxaa loo muujin Ruuxii Arki.
|
وَبُرِّزَتِ الْجَحِيمُ لِمَنْ يَرَى |
Fa'ammā Man Ţaghá
| 079-037 Ruuxiise xadgudba.
|
فَأَمَّا مَنْ طَغَى |
Wa 'Āthara Al-Ĥayāata Ad-Dunyā
| 079-038 Nolosha Adduunyana doorta.
|
وَآثَرَ الْحَيَاةَ الدُّنْيَا |
Fa'inna Al-Jaĥīma Hiya Al-Ma'wá
| 079-039 Wuxuu ku dheelman Naarta Jaxiimo.
|
فَإِنَّ الْجَحِيمَ هِيَ الْمَأْوَى |
Wa 'Ammā Man Khāfa Maqāma Rabbihi Wa Nahá An-Nafsa `Ani Al-Hawá
| 079-040 Ruuxiise ka yaaba la kulanka Eebe Naftana ka reeba Hawada (xun).
|
وَأَمَّا مَنْ خَافَ مَقَامَ رَبِّهِ وَنَهَى النَّفْسَ عَنِ الْهَوَى |
Fa'inna Al-Jannata Hiya Al-Ma'wá
| 079-041 Wuxuu u dheelman Janno.
|
فَإِنَّ الْجَنَّةَ هِيَ الْمَأْوَى |
Yas'alūnaka `Ani As-Sā`ati 'Ayyāna Mursāhā
| 079-042 Waxay ku waydiin Saacadda (Qiyaamaha) markay sugnaan.
|
يَسْأَلُونَكَ عَنِ السَّاعَةِ أَيَّانَ مُرْسَاهَا |
Fīma 'Anta Min Dhikrāhā
| 079-043 Maxaa ku ogaysiiyay waqtigeeda.
|
فِيمَ أَنْتَ مِنْ ذِكْرَاهَا |
'Ilá Rabbika Muntahāhā
| 079-044 Eebe umbuu ku dhammaan ogaansheheedu.
|
إِلَى رَبِّكَ مُنتَهَاهَا |
'Innamā 'Anta Mundhiru Man Yakhshāhā
| 079-045 Adugu waxaad tahay uun u digaha Ruuxii ka yaabi.
|
إِنَّمَا أَنْتَ مُنذِرُ مَنْ يَخْشَاهَا |
Ka'annahum Yawma Yarawnahā Lam Yalbathū 'Illā `Ashīyatan 'Aw Đuĥāhā
| 079-046 Waxay la mid noqon Malintay arkaan (Qiyaamada) yagon nagaanin Galab iyo Barqin mooyeen (Addunka).
|
كَأَنَّهُمْ يَوْمَ يَرَوْنَهَا لَمْ يَلْبَثُوا إِلاَّ عَشِيَّةً أَوْ ضُحَاهَا |
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter | Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ |