Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

56) Sūrat Al-Wāqi`ah

Printed format

56) سُورَة الوَاقِعَه

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
'Idhā Waqa`ati Al-Wāqi`atu 056-001 Markay Qiyaamadu dhacdo. إِ‌ذَ‌ا‌ ‌وَ‍قَ‍‍عَتِ ‌الْوَ‌اقِ‍‍عَةُ
Laysa Liwaq`atihā Kādhibatun 056-002 Dhiciddaas wax beenin ma jiro (markay arkaan). لَ‍‍يْ‍‍سَ لِوَ‍قْ‍‍عَتِهَا‌ كَا‌ذِبَ‍‍ةٌ
Khāfiđatun fi`atun 056-003 Waana (mid) hoos u dhiga kor u dhiga ah. خَ‍‍افِ‍‍ضَ‍‍ة ٌ‌ ‌‍رَ‌افِعَةٌ
'Idhā Rujjati Al-'Arđu Rajjāan 056-004 Marka la gilgilo Dhulka gilgilid. إِ‌ذَ‌ا‌ ‌رُجَّتِ ‌الأَ‌رْ‍ضُ ‌‍رَجّ‍‍اً
Wa Bussati Al-Jibālu Bassāan 056-005 Buurahana la riqdo. وَبُسَّتِ ‌الْجِب‍‍َ‍الُ بَسّاً
Fakānat Habā'an Munbaththāan 056-006 Oy noqoto boodh Firdhisan. فَكَانَتْ هَب‍‍َ‍ا‌ء‌ ً‌ مُ‍‌‍نْ‍‍بَثّاً
Wa Kuntum 'Azwājāan Thalāthatan 056-007 Ood ahaataan Saddex nooc(markaasaa dadka la soo bixin). وَكُ‍‌‍ن‍‍تُمْ ‌أَ‌زْ‌وَ‌اجا‌‌ ً‌ ثَلاَثَةً
Fa'aşĥābu Al-Maymanati Mā 'Aşĥābu Al-Maymanati 056-008 Kuwa midigta mari (waa Ehlu-Jannehee)ma taqaan kuwa midigta mari. فَأَ‍صْ‍‍ح‍‍َ‍ابُ ‌الْمَيْمَنَةِ مَ‍‍ا‌ ‌أَ‍صْ‍‍ح‍‍َ‍ابُ ‌الْمَيْمَنَةِ
Wa 'Aşĥābu Al-Mash'amati Mā 'Aşĥābu Al-Mash'amati 056-009 Iyo kuwa bidixda mari (waa ehluNaarkee) ma taqaan kuwa Bidixda mari. وَ‌أَ‍صْ‍‍ح‍‍َ‍ابُ ‌الْمَشْأَمَةِ مَ‍‍ا‌ ‌أَ‍صْ‍‍ح‍‍َ‍ابُ ‌الْمَشْأَمَةِ
Wa As-Sābiqūna As-Sābiqūna 056-010 Iyo kuwii aad u hormaray. وَ‌السَّابِ‍‍قُ‍‍ونَ ‌ال‍‍سَّابِ‍‍قُ‍‍ونَ
'Ūlā'ika Al-Muqarrabūna 056-011 Waa kuwa Eebe dhaweeyay. أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ ‌الْمُ‍‍قَ‍رَّبُونَ
Fī Jannāti An-Na`īmi 056-012 Waxayna gali Jannooyin Nicma leh. فِي جَ‍‍نّ‍‍َ‍اتِ ‌ال‍‍نَّ‍‍عِيمِ
Thullatun Mina Al-'Awwalīna 056-013 Waana Koox ka mid ah kuwii hore. ثُلَّةٌ‌ مِنَ ‌الأَ‌وَّلِينَ
Wa Qalīlun Mina Al-'Ākhirīna 056-014 Iyo wax yar oo ka mid ah kuwii dambeeyay. وَ‍قَ‍‍ل‍‍ِ‍ي‍‍لٌ‌ مِنَ ‌الآ‍‍خِ‍‍رِينَ
`Alá Sururin Mawđūnatin 056-015 Sariiro Dahab laga sameeyay yayna ku sugnaan. عَلَى‌ سُرُ‌ر‌ٍ‌ مَوْ‍ضُ‍‍ونَةٍ
Muttaki'īna `Alayhā Mutaqābilīna 056-016 Oy kuna dangiigsan korkeeda iyagoo is qaabili. مُتَّكِئ‍‍ِ‍ي‍‍نَ عَلَيْهَا‌ مُتَ‍‍قَ‍‍ابِلِينَ
Yaţūfu `Alayhim Wildānun Mukhalladūna 056-017 Waxaa la dhex wareegi wiilal waari. يَ‍طُ‍‍وفُ عَلَيْهِمْ ‌وِلْد‍َ‍‌انٌ‌ مُ‍‍خَ‍‍لَّدُ‌ونَ
Bi'akwābin Wa 'Abārīqa Wa Ka'sin Min Ma`īnin 056-018 Koobab iyo kildhiyo iyo weel uu ka buuxo macaan socda. بِأَكْو‍َ‍‌ابٍ‌ ‌وَ‌أَبَا‌ر‍ِ‍ي‍‍قَ ‌وَكَأْسٍ‌ مِ‍‌‍نْ مَعِينٍ
Lā Yuşadda`ūna `Anhā Wa Lā Yunzifūna 056-019 Madax xanuun iyo caqlitagid midna ma leh. لاَ‌ يُ‍‍صَ‍‍دَّع‍‍ُ‍ونَ عَ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ ‌وَلاَ‌ يُ‍‌‍ن‍‍زِفُونَ
Wa Fākihatin Mimmā Yatakhayyarūna 056-020 Faakihaday «khudaartay» doonaanna way heli. وَفَاكِهَةٍ‌ مِ‍‍مَّ‍‍ا‌ يَتَ‍‍خَ‍‍يَّرُ‌ونَ
Wa Laĥmi Ţayrin Mimmā Yashtahūna 056-021 Iyo Hilib Shimbir oo kay rabaan ah. وَلَحْمِ طَ‍‍يْ‍‍ر‌ٍ‌ مِ‍‍مَّ‍‍ا‌ يَشْتَهُونَ
Wa Ĥūrun `Īnun 056-022 Iyo Haween Janno oo Indha cadcad. وَح‍‍ُ‍و‌رٌ‌ عِينٌ
Ka'amthāli Al-Lu'ulu'ui Al-Maknūni 056-023 Ood mooddo Jawhar la ilaaliyay. كَأَمْث‍‍َ‍الِ ‌ال‍‍لُّؤْلُؤِ‌ ‌الْمَكْنُونِ
Jazā'an Bimā Kānū Ya`malūna 056-024 Waana abaalmarin waxay Camalfali jireen (oo wanaag ahaa). جَز‍َ‍‌ا‌ء‌ ً‌ بِمَا‌ كَانُو‌ا‌ يَعْمَلُونَ
Lā Yasma`ūna Fīhā Laghwan Wa Lā Ta'thīmāan 056-025 Kumana maqlaan Jannada hadal micno darra iyo dambi midna. لاَ‌ يَسْمَع‍‍ُ‍ونَ فِيهَا‌ لَ‍‍غْ‍‍و‌ا‌ ً‌ ‌وَلاَ‌ تَأْثِيماً
'Illā Qīlāan Salāmāan Salāmāan 056-026 Waxayse ku Maqli Salaan (dhexdooda ah). إِلاَّ‌ قِ‍‍يلا‌‌ ً‌ سَلاَما‌‌ ً‌ سَلاَماً
Wa 'Aşĥābu Al-Yamīni Mā 'Aşĥābu Al-Yamīni 056-027 Kuwa Midigta mariMa taqaan kuwa midigta. وَ‌أَ‍صْ‍‍ح‍‍َ‍ابُ ‌الْيَم‍‍ِ‍ي‍‍نِ مَ‍‍ا‌ ‌أَ‍صْ‍‍ح‍‍َ‍ابُ ‌الْيَمِينِ
Fī Sidrin Makhđūdin 056-028 Waxay heli Geedka Sidriga ah oon Qodax lahayn. فِي سِ‍‍دْ‌ر‌ٍ‌ مَ‍‍خْ‍‍ضُ‍‍و‌دٍ
Wa Ţalĥin Manđūdin 056-029 Iyo Geedka Dhalxiga ah oo buuxa. وَ‍طَ‍‍لْحٍ‌ مَ‍‌‍نْ‍‍‍‍ضُ‍‍و‌دٍ
Wa Žillin Mamdūdin 056-030 Iyo Hoos joogta ah. وَ‍ظِ‍‍لٍّ‌ مَمْدُ‌و‌دٍ
Wa Mā'in Maskūbin 056-031 Iyo Biyo socda (goor walba). وَم‍‍َ‍ا‌ء‌ٍ‌ مَسْكُوبٍ
Wa Fākihatin Kathīratin 056-032 Iyo Faakiha badan. وَفَاكِهَة‌‍ٍ‌ كَثِي‍رَةٍ
Lā Maqţū`atin Wa Lā Mamnū`atin 056-033 Oon la goynaynin lana reebaynin. لاَ‌ مَ‍‍قْ‍‍‍‍طُ‍‍وعَةٍ‌ ‌وَلاَ‌ مَمْنُوعَةٍ
Wa Furushin Marfū`atin 056-034 Iyo Gogol la koryeelay. وَفُرُشٍ‌ مَرْفُوعَةٍ
'Innā 'Ansha'nāhunna 'Inshā'an 056-035 Annagaa ahaysiin (Da'yarayn Haweenka Jannada). إِنَّ‍‍ا‌ ‌أَ‌ن‍‍شَأْنَاهُ‍‍نَّ ‌إِ‌ن‍‍ش‍‍َ‍ا‌ءً
Faja`alnāhunna 'Aban 056-036 Kana dhigi kuwa aan la taaban. فَجَعَلْنَاهُ‍‍نَّ ‌أَبْ‍‍كَا‌ر‌اً
`Urubāan 'Atbāan 056-037 Oy is jecelyihiin (Raggooda) simanna. عُرُباً‌ ‌أَتْ‍رَ‌اباً
Li'aşĥābi Al-Yamīni 056-038 Liwa Midigta yaa muta (arrintaas). لِأَ‍صْ‍‍ح‍‍َ‍ابِ ‌الْيَمِينِ
Thullatun Mina Al-'Awwalīna 056-039 Waana Koox kuwii hore ka mid ah. ثُلَّةٌ‌ مِنَ ‌الأَ‌وَّلِينَ
Wa Thullatun Mina Al-'Ākhirīna 056-040 Iyo Koox kuwa dambe ka mid ah. وَثُلَّةٌ‌ مِنَ ‌الآ‍‍خِ‍‍رِينَ
Wa 'Aşĥābu Ash-Shimāli Mā 'Aşĥābu Ash-Shimāli 056-041 Kuwa Bidixda marima taqaan kuwa Bidixda. وَ‌أَ‍صْ‍‍ح‍‍َ‍ابُ ‌ال‍‍شِّم‍‍َ‍الِ مَ‍‍ا‌ ‌أَ‍صْ‍‍ح‍‍َ‍ابُ ‌ال‍‍شِّمَالِ
Fī Samūmin Wa Ĥamīmin 056-042 Waxay ku sugnaan Naar daran iyo Biyo kulayl badan. فِي سَم‍‍ُ‍ومٍ‌ ‌وَحَمِيمٍ
Wa Žillin Min Yaĥmūmin 056-043 Iyo hoos madow oo wax guba. وَ‍ظِ‍‍لٍّ‌ مِ‍‌‍نْ يَحْمُومٍ
Lā Bāridin Wa Lā Karīmin 056-044 Aan qaboobayn aragna fiicnayn. لاَ‌ بَا‌رِ‌د‌ٍ‌ ‌وَلاَ‌ كَ‍‍رِيمٍ
'Innahum Kānū Qabla Dhālika Mutrafīna 056-045 Waxay ahaayeen arrintaas ka hor kuwo ku raaxaysta (Xumaanta). إِنَّ‍‍هُمْ كَانُو‌اقَ‍‍بْ‍‍لَ ‌ذَلِكَ مُتْ‍رَفِينَ
Wa Kānū Yuşirrūna `Alá Al-Ĥinthi Al-`Ažīmi 056-046 Waxayna Daa'imi jireen dambi wayn. وَكَانُو‌ا‌ يُ‍‍صِ‍‍ر‍ّ‍‍ُ‍‌ونَ عَلَى‌ ‌الْحِ‍‌‍ن‍‍ثِ ‌الْعَ‍‍ظِ‍‍يمِ
Wa Kānū Yaqūlūna 'A'idhā Mitnā Wa Kunnā Tubāan Wa `Ižāmāan 'A'innā Lamabthūna 056-047 Waxayna dhihi jireen ma markaan dhimanno oon Lafo iyo Carro noqonnaa lana soo bixin. وَكَانُو‌ا‌ يَ‍‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ ‌أَئِذَ‌ا‌ مِتْنَا‌ ‌وَكُ‍‍نَّ‍‍ا‌ تُ‍رَ‌ابا‌ ً‌ ‌وَعِ‍‍ظَ‍‍اماً‌ ‌أَئِ‍‍نَّ‍‍ا‌ لَمَ‍‍بْ‍‍عُوثُونَ
'Awa 'Ābā'uunā Al-'Awwalūna 056-048 Ama Aabayaalkannagii horeeyay. أَ‌وَ‌ ‌آب‍‍َ‍ا‌ؤُنَا‌ ‌الأَ‌وَّلُونَ
Qul 'Inna Al-'Awwalīna Wa Al-'Ākhirīna 056-049 Waxaad dhahdaa kuwii horeeyay iyo kuwii dambeeyayba. قُ‍‍لْ ‌إِنَّ ‌الأَ‌وَّل‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌وَ‌الآ‍‍خِ‍‍رِينَ
Lamajmū`ūna 'Ilá Mīqāti Yawmin Ma`lūmin 056-050 Waxaa loo soo kulmin Maalin la yaqaan (Qiyaamo). لَمَ‍‍جْ‍‍مُوع‍‍ُ‍ونَ ‌إِلَى‌ مِي‍‍قَ‍‍اتِ يَ‍‍وْمٍ‌ مَعْلُومٍ
Thumma 'Innakum 'Ayyuhā Ađ-Đāllūna Al-Mukadhdhibūna 056-051 Markaas Baadiyaalyahow Beeniyayaasha ah. ثُ‍‍مَّ ‌إِنَّ‍‍كُمْ ‌أَيُّهَا‌ ‌ال‍‍ضَّ‍‍الّ‍‍ُ‍ونَ ‌الْمُكَذِّبُونَ
La'ākilūna Min Shajarin Min Zaqqūmin 056-052 Waxaad wax ka cunaysaan Geed xun. لَآكِل‍‍ُ‍ونَ مِ‍‌‍نْ شَجَر‌ٍ‌ مِ‍‌‍نْ ‌زَ‍قُّ‍‍ومٍ
Famāli'ūna Minhā Al-Buţūna 056-053 Aad kana buuxinaysaan Caloosha. فَمَالِئ‍‍ُ‍ونَ مِ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ ‌الْبُ‍‍طُ‍‍ونَ
Fashāribūna `Alayhi Mina Al-Ĥamīmi 056-054 Waxaadna ku cabbaysaan Biyo kulayl badan. فَشَا‌رِب‍‍ُ‍ونَ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ مِنَ ‌الْحَمِيمِ
Fashāribūna Shurba Al-Hīmi 056-055 Waxaadna u cabbaysaan sida Geel aad u ooman. فَشَا‌رِب‍‍ُ‍ونَ شُرْبَ ‌الْهِيمِ
dhā Nuzuluhum Yawma Ad-Dīni 056-056 Kaasina waa waxa lagu soori (Gaalada) Maalinta abaalmarinta (Qiyamada). هَذَ‌ا‌ نُزُلُهُمْ يَ‍‍وْمَ ‌ال‍‍دِّينِ
Naĥnu Khalaqnākum Falawlā Tuşaddiqūna 056-057 (Eebe wuxuu yidhi) Annagaa idin abuurraye maxaad la rumaynwaydeen (soo bixinta). نَحْنُ خَ‍‍لَ‍‍قْ‍‍نَاكُمْ فَلَوْلاَ‌ تُ‍‍صَ‍‍دِّ‍‍قُ‍‍ونَ
'Afara'aytum Mā Tumnūna 056-058 Ka warrama Dhibicda aad tuuraysan «Manida». أَفَ‍رَ‌أَيْتُمْ مَا‌ تُمْنُونَ
'A'antum Takhluqūnahu~ 'Am Naĥnu Al-Khāliqūna 056-059 Ma idinkaa abuura mase Annagaa abuurra أَ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ تَ‍‍خْ‍‍لُ‍‍قُ‍‍ونَهُ~ُ ‌أَمْ نَحْنُ ‌الْ‍‍خَ‍‍الِ‍‍قُ‍‍ونَ
Naĥnu Qaddarnā Baynakumu Al-Mawta Wa Mā Naĥnu Bimasbūqīna 056-060 Annaaa idinku eheynay GeeridaRuux naga fakanna ma jiro. نَحْنُ قَ‍‍دَّ‌رْنَا‌ بَيْنَكُمُ ‌الْمَ‍‍وْتَ ‌وَمَا‌ نَحْنُ بِمَسْبُوقِ‍‍ينَ
`Alá 'An Nubaddila 'Amthālakum Wa Nunshi'akum Fī Mā Lā Ta`lamūna 056-061 Inaan idinku baddallo kuwo idin la mid ah oon idinka ahaysiinno waxaydaan aqoon. عَلَ‍‍ى‌ ‌أَ‌نْ نُبَدِّلَ ‌أَمْثَالَكُمْ ‌وَنُ‍‌‍نْ‍‍شِئَكُمْ فِي مَا‌ لاَ‌ تَعْلَمُونَ
Wa Laqad `Alimtumu An-Nash'ata Al-'Ūlá Falawlā Tadhkkarūna 056-062 Dhabahaanbaad u ogtihiin abuuriddii horemaad wax xusuusataan. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ عَلِمْتُمُ ‌ال‍‍نَّ‍‍شْأَةَ ‌الأ‍ُ‍‌ولَى‌ فَلَوْلاَ‌ تَذكَّرُ‌ونَ
'Afara'aytum Mā Taĥruthūna 056-063 Ka warrama waxaad beereysaan. أَفَ‍رَ‌أَيْتُمْ مَا‌ تَحْرُثُونَ
'A'antum Tazra`ūnahu~ 'Am Naĥnu Az-Zāri`ūna 056-064 Ma idinkaa soo dhaliya mase Annagaa soo dhalinna. أَ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ تَزْ‌‍رَعُونَهُ~ُ ‌أَمْ نَحْنُ ‌ال‍‍زَّ‌ا‌رِعُونَ
Law Nashā'u Laja`alnāhu Ĥuţāmāan Fažalaltum Tafakkahūna 056-065 Haddaan doonno waxaan ka dhigaynaa burbur (aan wax tarin) markaasaad yaabaysaan (murugoonaysaan). لَوْ‌ نَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ لَجَعَلْن‍‍َ‍اهُ حُ‍‍طَ‍‍اما‌‌ ً‌ فَ‍‍ظَ‍‍لَلْتُمْ تَفَكَّهُونَ
'Innā Lamughramūna 056-066 (Idinkoo dhihi) Waa nala khasaariyay. إِنَّ‍‍ا‌ لَمُ‍‍غْ‍رَمُونَ
Bal Naĥnu Maĥrūmūna 056-067 Mase waa nala hoojiyay. بَلْ نَحْنُ مَحْرُ‌ومُونَ
'Afara'aytumu Al-Mā'a Al-Ladhī Tashrabūna 056-068 Ka warrama Biyahaad cabbaysaan. أَفَ‍رَ‌أَيْتُمُ ‌الْم‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌الَّذِي تَشْ‍رَبُونَ
'A'antum 'Anzaltumūhu Mina Al-Muzni 'Am Naĥnu Al-Munzilūna 056-069 Ma idinkaa ka soo dajiyay Daruurta mase annakaa soo dajinnay. أَ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ ‌أَ‌ن‍‍زَلْتُم‍‍ُ‍وهُ مِنَ ‌الْمُزْنِ ‌أَمْ نَحْنُ ‌الْمُ‍‌‍ن‍‍زِلُونَ
Law Nashā'u Ja`alnāhu 'Ujājāan Falawlā Tashkurūna 056-070 Haddaan doonno waxaan ka yeelaynaa khadhaadh (aan la hollin karin) ee maad ku mahadisaan (Eebe). لَوْ‌ نَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ جَعَلْن‍‍َ‍اهُ ‌أُجَاجا‌‌ ً‌ فَلَوْلاَ‌ تَشْكُرُ‌ونَ
'Afara'aytumu An-Nāra Allatī Tūrūna 056-071 Ka warrama Dabkaad Madagta ka shiddaan. أَفَ‍رَ‌أَيْتُمُ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍ا‌‍رَ‌الَّتِي تُو‌رُ‌ونَ
'A'antum 'Ansha'tum Shajaratahā 'Am Naĥnu Al-Munshi'ūna 056-072 Ma idinkaa ahaysiiyay Geedkeeda mase annagaa ahaysiinnay. أَ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ ‌أَ‌ن‍‍شَأْتُمْ شَجَ‍رَتَهَ‍‍ا‌ ‌أَمْ نَحْنُ ‌الْمُ‍‌‍ن‍‍شِئ‍‍ُ‍‍ونَ
Naĥnu Ja`alnāhā Tadhkiratan Wa Matā`āan Lilmuqwīna 056-073 Annagaa ka dhignay Dabka waano iyo nacfiga kuwa Safarka ah (iyo cidlada). نَحْنُ جَعَلْنَاهَا‌ تَذْكِ‍رَة ً‌ ‌وَمَتَاعا‌ ً‌ لِلْمُ‍‍قْ‍‍وِينَ
Fasabbiĥ Biāsmi Rabbika Al-`Ažīmi 056-074 Ee waynee oo u Tasbiixso Magaca Eebaha wayn. فَسَبِّحْ بِ‍‍اسْمِ ‌‍رَبِّكَ ‌الْعَ‍‍ظِ‍‍يمِ
Falā 'Uqsimu Bimawāqi`i An-Nujūmi 056-075 (Eebe wuxuu yidhi) Waxaan ku dhaartay halkay Xiddiguhu ku dhacaan (ku qarsoomaan). فَلاَ‌ ‌أُ‍قْ‍‍سِمُ بِمَوَ‌اقِ‍‍عِ ‌ال‍‍نُّ‍‍جُومِ
Wa 'Innahu Laqasamun Law Ta`lamūna `Ažīmun 056-076 Waana dhaar wayn haddaad ogtihiine. وَ‌إِنَّ‍‍هُ لَ‍‍قَ‍‍سَم ٌ‌ لَوْ‌ تَعْلَم‍‍ُ‍ونَ عَ‍‍ظِ‍‍يمٌ
'Innahu Laqur'ānun Karīmun 056-077 Quraanku waa shay sharaf leh. إِنَّ‍‍هُ لَ‍‍قُ‍‍رْ‌آن‌‍ٌ‌ كَ‍‍رِيمٌ
Fī Kitābin Maknūnin 056-078 Wuxuuna ku suganyahay Kitaab la dhawray. فِي كِت‍‍َ‍ابٍ‌ مَكْنُونٍ
Lā Yamassuhu~ 'Illā Al-Muţahharūna 056-079 Mana taabto Ruuxan Daahir ahayn. لاَ‌ يَمَسُّهُ~ُ ‌إِلاَّ‌ ‌الْمُ‍‍طَ‍‍هَّرُ‌ونَ
Tanzīlun Min Rabbi Al-`Ālamīna 056-080 Waxaana soo dajiyay Eebaha Caalamka. تَ‍‌‍ن‍‍ز‍ِ‍ي‍‍لٌ‌ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَبِّ ‌الْعَالَمِينَ
'Afabihadhā Al-Ĥadīthi 'Antum Mud/hinūna 056-081 Ee ma Quraankan yaad beeninaysaan. أَفَبِهَذَ‌ا‌ ‌الْحَد‍ِ‍ي‍‍ثِ ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ مُ‍‍دْهِنُونَ
Wa Taj`alūna Rizqakum 'Annakum Tukadhdhibūna 056-082 Ood ka yeeleysaan (mahaddii) Riqigiinna beenin (Xaqa). وَتَ‍‍جْ‍‍عَل‍‍ُ‍ونَ ‌رِ‌زْ‍قَ‍‍كُمْ ‌أَنَّ‍‍كُمْ تُكَذِّبُونَ
Falawlā 'Idhā Balaghati Al-Ĥulqūma 056-083 Maxaydaan markay Naftu dhuunta gaadho. فَلَوْلاَ‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ بَلَ‍‍غَ‍‍تِ ‌الْحُلْ‍‍قُ‍‍ومَ
Wa 'Antum Ĥīna'idhin Tanžurūna 056-084 Idinkuna aad fiirinaysaan (Ruuxa dhiman). وَ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ حِينَئِذ‌‌ٍ‌ تَ‍‌‍ن‍‍ظُ‍‍رُ‌ونَ
Wa Naĥnu 'Aqrabu 'Ilayhi Minkum Wa Lakin Lā Tubşirūna 056-085 Annaguna aan idiinka dhawnahayLaakiinse aydaan arkaynin. وَنَحْنُ ‌أَ‍قْ‍‍‍رَبُ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍هِ مِ‍‌‍نْ‍‍كُمْ ‌وَلَكِ‍‌‍نْ لاَ‌ تُ‍‍بْ‍‍‍‍صِ‍‍رُ‌ونَ
Falawlā 'In Kuntum Ghayra Madīnīna 056-086 Haddaad tihiin kuwa aan la soo bixinaynin. فَلَوْلاَ‌ ‌إِ‌نْ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ غَ‍‍يْ‍رَ‌ مَدِينِينَ
Tarji`ūnahā 'In Kuntum Şādiqīna 056-087 Maad Nafta ku celisaanhaddaad Run sheegaysaan. تَرْجِعُونَهَ‍‍ا‌ ‌إِ‌نْ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ صَ‍‍ا‌دِقِ‍‍ينَ
Fa'ammā 'In Kāna Mina Al-Muqarrabīna 056-088 Hadduu ka mid yahay (Ruuxa dhiman) kuwa Eebe dhaweeyay. فَأَمَّ‍‍ا‌ ‌إِ‌نْ ك‍‍َ‍انَ مِنَ ‌الْمُ‍‍قَ‍رَّبِينَ
Farawĥun Wa Raānun Wa Jannatu Na`īmin 056-089 Wuxuu heli naxariis iyo farax iyoJannada Naciima. فَ‍رَ‌وْحٌ‌ ‌وَ‌‍رَيْح‍‍َ‍انٌ‌ ‌وَجَ‍‍نَّ‍‍ةُ نَعِيمٍ
Wa 'Ammā 'In Kāna Min 'Aşĥābi Al-Yamīni 056-090 Hadduu yahay kuwa Midigta marina. وَ‌أَمَّ‍‍ا‌ ‌إِ‌نْ ك‍‍َ‍انَ مِ‍‌‍نْ ‌أَ‍صْ‍‍ح‍‍َ‍ابِ ‌الْيَمِينِ
Fasalāmun Laka Min 'Aşĥābi Al-Yamīni 056-091 Nabadgalyaa u sugnaatay (iyo wanaag). فَسَلاَم ٌ‌ لَكَ مِ‍‌‍نْ ‌أَ‍صْ‍‍ح‍‍َ‍ابِ ‌الْيَمِينِ
Wa 'Ammā 'In Kāna Mina Al-Mukadhdhibīna Ađ-Đāllīna 056-092 Hadduu yahay kuwa xaqa beeniyay ee dhumayna. وَ‌أَمَّ‍‍ا‌ ‌إِ‌نْ ك‍‍َ‍انَ مِنَ ‌الْمُكَذِّب‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌ال‍‍ضَّ‍‍الِّينَ
Fanuzulun Min Ĥamīmin 056-093 Wuxuu heli martiqaad iyo kulaylbadan. فَنُزُلٌ‌ مِ‍‌‍نْ حَمِيمٍ
Wa Taşliyatu Jaĥīmin 056-094 Iyo galidda Naarta Jaxiimo. وَتَ‍صْ‍‍لِيَةُ جَحِيمٍ
'Inna Hādhā Lahuwa Ĥaqqu Al-Yaqīni 056-095 Waxaad (la soo sheegay) waa run dhab ah. إِنَّ هَذَ‌ا‌ لَهُوَ‌ حَ‍‍قُّ ‌الْيَ‍‍قِ‍‍ينِ
Fasabbiĥ Biāsmi Rabbika Al-`Ažīmi 056-096 Ee tasbiixso Magaca Eebaha wayn. فَسَبِّحْ بِ‍‍اسْمِ ‌‍رَبِّكَ ‌الْعَ‍‍ظِ‍‍يمِ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah