Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

55) Sūrat Ar-Raĥmān

Printed format

55) سُورَة الرَّحمَان

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Ar-Raĥmānu 055-001 (Eebaha) Raxmaan ah. ال‍رَّحمَانُ
`Allama Al-Qur'āna 055-002 Wuxuu baray (Nabiga iyo dadka kalaba) Quraanka. عَلَّمَ ‌الْ‍‍قُ‍‍رْ‌آنَ
Khalaqa Al-'Insāna 055-003 Dadkana wuu abuuray. خَ‍‍لَ‍قَ ‌الإِ‌ن‍‍سَانَ
`Allamahu Al-Bayāna 055-004 Wuxuuna baray dadka (Hadalka). عَلَّمَهُ ‌الْبَيَانَ
Ash-Shamsu Wa Al-Qamaru Biĥusbānin 055-005 Qorraxda iyo dayaxuna waxay ku socdaan xisaab. ال‍‍شَّمْسُ ‌وَ‌الْ‍‍قَ‍‍مَرُ‌ بِحُسْبَانٍ
Wa An-Najmu Wa Ash-Shajaru Yasjudāni 055-006 Xiddigga iyo Geedkuba way Sujuudaan (Eebe Dartiis). وَ‌ال‍‍نَّ‍‍جْ‍‍مُ ‌وَ‌ال‍‍شَّجَرُ‌ يَسْجُدَ‌انِ
Wa As-Samā'a Rafa`ahā Wa Wađa`a Al-Mīzāna 055-007 Samadana Eebaa koryeelayGarsoorna wuu dajiyay. وَ‌السَّم‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌‍رَفَعَهَا‌ ‌وَ‌وَ‍ضَ‍‍عَ ‌الْمِيزَ‌انَ
'Allā Taţghaw Fī Al-Mīzāni 055-008 Si aydaan uga gudbin Caddaaladda. أَلاَّ‌ تَ‍‍طْ‍‍‍‍غَ‍‍وْ‌ا‌ فِي ‌الْمِيزَ‌انِ
Wa 'Aqīmū Al-Wazna Bil-Qisţi Wa Lā Tukhsirū Al-Mīzāna 055-009 Miisaanka ku hagaajiya Caddaaladhana nuqaamininna. وَ‌أَ‍قِ‍‍يمُو‌ا‌الْوَ‌زْنَ بِ‍الْ‍‍قِ‍‍سْ‍‍طِ ‌وَلاَ‌ تُ‍‍خْ‍‍سِرُ‌و‌ا‌الْمِيزَ‌انَ
Wa Al-'Arđa Wađa`ahā Lil'anāmi 055-010 Dhulkana Eebe wuxuu u dajiyay khalqiga. وَ‌الأَ‌رْ‍ضَ ‌وَ‍ضَ‍‍عَهَا‌ لِلأَنَامِ
Fīhā Fākihatun Wa An-Nakhlu Dhātu Al-'Akmāmi 055-011 Dhexdiisa waxaa ah Faakihad (khudaar) iyo Timir Fiido leh. فِيهَا‌ فَاكِهَةٌ‌ ‌وَ‌ال‍‍نَّ‍‍‍‍خْ‍‍لُ ‌ذ‍َ‍‌اتُ ‌الأَكْمَامِ
Wa Al-Ĥabbu Dhū Al-`Aşfi Wa Ar-Raānu 055-012 Xubuubna (midho) ball leh iyo udgoona wuu abuuray. وَ‌الْحَبُّ ‌ذُ‌و‌ ‌الْعَ‍‍صْ‍‍فِ ‌وَ‌ال‍رَّيْحَانُ
Fabi'ayyi 'Ālā'i Rabbikumā Tukadhdhibāni 055-013 Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan (Insi iyo Jinniyow). فَبِأَيِّ ‌آلاَ‌ءِ‌ ‌‍رَبِّكُمَا‌ تُكَذِّبَانِ
Khalaqa Al-'Insāna Min Şalşālin Kālfakhkhāri 055-014 Dadka Eebaa ka abuuray dhoobo Jilay oo kale ah. خَ‍‍لَ‍قَ ‌الإِ‌ن‍‍س‍‍َ‍انَ مِ‍‌‍نْ صَ‍‍لْ‍‍صَ‍‍ال‌‍ٍ‌ كَالْفَ‍‍خَّ‍‍ا‌رِ
Wa Khalaqa Al-Jānna Minrijin Min Nārin 055-015 Jaankana wuxuu ka abuuray ololka Naarta. وَ‍خَ‍‍لَ‍‍قَ ‌الْج‍‍َ‍انَّ مِ‍‌‍نْ مَا‌رِجٍ‌ مِ‍‌‍نْ نَا‌رٍ
Fabi'ayyi 'Ālā'i Rabbikumā Tukadhdhibāni 055-016 Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. فَبِأَيِّ ‌آلاَ‌ءِ‌ ‌‍رَبِّكُمَا‌ تُكَذِّبَانِ
Rabbu Al-Mashriqayni Wa Rabbu Al-Maghribayni 055-017 Ilaaheen waa Eebaha Labada Qorrax ka soo bax iyo Labada Qorrax u dhac. رَبُّ ‌الْمَشْ‍‍رِ‍‍قَ‍‍يْ‍‍نِ ‌وَ‌‍رَبُّ ‌الْمَ‍‍غْ‍‍رِبَيْنِ
Fabi'ayyi 'Ālā'i Rabbikumā Tukadhdhibāni 055-018 Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. فَبِأَيِّ ‌آلاَ‌ءِ‌ ‌‍رَبِّكُمَا‌ تُكَذِّبَانِ
Maraja Al-Baĥrayni Yaltaqiyāni 055-019 Eebe waan kan Labada Badood dariseeyey iyagoo kulmi. مَ‍رَجَ ‌الْبَحْ‍رَيْ‍‍نِ يَلْتَ‍‍قِ‍‍يَانِ
Baynahumā Barzakhun Lā Yabghiyāni 055-020 Dhexdoodana yeelay soohdin (kala reebta) iskumana xadgudbaan. بَيْنَهُمَا‌ بَرْ‌زَ‍خ‍ ٌ‌ لاَ‌ يَ‍‍بْ‍‍‍‍غِ‍‍يَانِ
Fabi'ayyi 'Ālā'i Rabbikumā Tukadhdhibāni 055-021 Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. فَبِأَيِّ ‌آلاَ‌ءِ‌ ‌‍رَبِّكُمَا‌ تُكَذِّبَانِ
Yakhruju Minhumā Al-Lu'ulu'uu Wa Al-Marjānu 055-022 Waxaa lagala baxaa Baddaas Lu'Lu'iyo Murjaan (Jawhar). يَ‍خْ‍‍رُجُ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمَا‌ ‌ال‍‍لُّؤْلُؤُ‌ ‌وَ‌الْمَرْجَانُ
Fabi'ayyi 'Ālā'i Rabbikumā Tukadhdhibāni 055-023 Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. فَبِأَيِّ ‌آلاَ‌ءِ‌ ‌‍رَبِّكُمَا‌ تُكَذِّبَانِ
Wa Lahu Al-Jawāri Al-Munsha'ātu Fī Al-Baĥri Kāl'a`lāmi 055-024 Eebe waxaa u sugnaaday Doomaha socda Badda oo Buuro la mid ah. وَلَهُ ‌الْجَو‍َ‍‌ا‌ر‍ِ‍‌ ‌الْمُ‍‌‍ن‍‍شَآتُ فِي ‌الْبَحْ‍‍ر‍ِ‍‌ كَالأَعْلاَمِ
Fabi'ayyi 'Ālā'i Rabbikumā Tukadhdhibāni 055-025 Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. فَبِأَيِّ ‌آلاَ‌ءِ‌ ‌‍رَبِّكُمَا‌ تُكَذِّبَانِ
Kullu Man `Alayhā Fānin 055-026 Dhammaan waxa (Dhulka) korkiisa ah wuu tagi. كُلُّ مَ‍‌‍نْ عَلَيْهَا‌ فَانٍ
Wa Yabqá Wajhu Rabbika Dhū Al-Jalāli Wa Al-'Ikrāmi 055-027 Waxaase hadhi Eebaha wayn ee sharafta leh. وَيَ‍‍بْ‍‍‍‍قَ‍‍ى‌ ‌وَجْ‍‍هُ ‌‍رَبِّكَ ‌ذُ‌و‌ ‌الْجَلاَلِ ‌وَ‌الإِكْ‍رَ‌امِ
Fabi'ayyi 'Ālā'i Rabbikumā Tukadhdhibāni 055-028 Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. فَبِأَيِّ ‌آلاَ‌ءِ‌ ‌‍رَبِّكُمَا‌ تُكَذِّبَانِ
Yas'aluhu Man As-Samāwāti Wa Al-'Arđi ۚ Kulla Yawmin Huwa Fī Sha'nin 055-029 Waxaa Eebe wax waydiista Samada iyo Dhulka waxa ku sugangoorwalbana wuxuu maamuli arrin. يَسْأَلُ‍‍هُ مَ‍‌‍نْ فِي ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ۚ كُلَّ يَ‍‍وْمٍ هُوَ‌ فِي شَأْنٍ
Fabi'ayyi 'Ālā'i Rabbikumā Tukadhdhibāni 055-030 Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. فَبِأَيِّ ‌آلاَ‌ءِ‌ ‌‍رَبِّكُمَا‌ تُكَذِّبَانِ
Sanafrughu Lakum 'Ayyuhā Ath-Thaqalāni 055-031 Waana idin xisaabin si dhab ah Insi iyo Jinniyow. سَنَفْرُ‍غُ لَكُمْ ‌أَيُّهَا‌ ‌ال‍‍ثَّ‍‍قَ‍‍لاَنِ
Fabi'ayyi 'Ālā'i Rabbikumā Tukadhdhibāni 055-032 Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. فَبِأَيِّ ‌آلاَ‌ءِ‌ ‌‍رَبِّكُمَا‌ تُكَذِّبَانِ
Yā Ma`shara Al-Jinni Wa Al-'Insi 'Ini Astaţa`tum 'An Tanfudhū Min 'Aqţāri As-Samāwāti Wa Al-'Arđi Fānfudhū ۚ Lā Tanfudhūna 'Illā Bisulţānin 055-033 Jinni iyo Insiyow haddaad kartaan inaad ka baxdaan Samada Hajooyinkooda iyo Dhulka ka baxakamana bixikartaan xujo la'aan. يَامَعْشَ‍رَ‌الْجِ‍‍نِّ ‌وَ‌الإِ‌ن‍‍سِ ‌إِنِ ‌اسْتَ‍‍طَ‍‍عْتُمْ ‌أَ‌نْ تَ‍‌‍ن‍‍فُذُ‌و‌ا‌ مِ‍‌‍نْ ‌أَ‍قْ‍‍‍‍طَ‍‍ا‌ر‍ِ‍‌ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ فَا‌ن‍‍فُذُ‌و‌ا‌ لاَ‌ ۚ تَ‍‌‍ن‍‍فُذ‍ُ‍‌ونَ ‌إِلاَّ‌ بِسُلْ‍‍طَ‍‍انٍ
Fabi'ayyi 'Ālā'i Rabbikumā Tukadhdhibāni 055-034 Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. فَبِأَيِّ ‌آلاَ‌ءِ‌ ‌‍رَبِّكُمَا‌ تُكَذِّبَانِ
Yursalu `Alaykumā Shuwāžun Min Nārin Wa Nuĥāsun Falā Tantaşirāni 055-035 Eebe (hadduu doono) wuxuu idinku diri Olol Naar ahiyo Maar (la dhalaaliyay) umana gargaarsanaysaan. يُرْسَلُ عَلَيْكُمَا‌ شُو‍َ‍‌اظٌ‌ مِ‍‌‍نْ ن‍‍َ‍ا‌ر‌ٍ‌ ‌وَنُح‍‍َ‍اس‌‍ٌ‌ فَلاَ‌ تَ‍‌‍ن‍‍تَ‍‍صِ‍رَ‌انِ
Fabi'ayyi 'Ālā'i Rabbikumā Tukadhdhibāni 055-036 Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. فَبِأَيِّ ‌آلاَ‌ءِ‌ ‌‍رَبِّكُمَا‌ تُكَذِّبَانِ
Fa'idhā Anshaqqati As-Samā'u Fakānat Wardatan Kālddihāni 055-037 Markay Samadu dillaacdo oy noqoto ubax guduudan oo subag la mid ah (dhalaasho) markaas dadkaa la abaalmarin). فَإِ‌ذَ‌ا‌ ‌ان‍‍شَ‍‍قَّ‍‍تِ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءُ‌ فَكَانَتْ ‌وَ‌رْ‌دَة‌ ً‌ كَال‍‍دِّهَانِ
Fabi'ayyi 'Ālā'i Rabbikumā Tukadhdhibāni 055-038 Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. فَبِأَيِّ ‌آلاَ‌ءِ‌ ‌‍رَبِّكُمَا‌ تُكَذِّبَانِ
Fayawma'idhin Lā Yus'alu `An Dhanbihi~ 'Insun Wa Lā Jānnun 055-039 Maalintaas Ruux la warsan dambigiisa Insi iyo Jinniba ma jiro. فَيَوْمَئِذ‌ٍ‌ لاَ‌ يُسْأَلُ عَ‍‌‍نْ ‌ذَ‌نْ‍‍بِهِ ‌إِ‌ن‍‍سٌ‌ ‌وَلاَ‌ ج‍‍َ‍انٌّ
Fabi'ayyi 'Ālā'i Rabbikumā Tukadhdhibāni 055-040 Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. فَبِأَيِّ ‌آلاَ‌ءِ‌ ‌‍رَبِّكُمَا‌ تُكَذِّبَانِ
Yu`rafu Al-Mujrimūna Bisīmāhum Fayu'ukhadhu Bin-Nawāşī Wa Al-'Aqdāmi 055-041 Dambiilayaasha waxaa lagu aqoonsan astaamahoodawaxaana la qaban Foodda iyo gommadaha (Naartaana lagu tuuri). يُعْ‍رَفُ ‌الْمُ‍‍جْ‍‍رِم‍‍ُ‍ونَ بِسِيمَاهُمْ فَيُؤْ‍‍خَ‍‍ذُ‌ بِ‍ال‍‍نَّ‍‍وَ‌اصِ‍‍ي ‌وَ‌الأَ‍قْ‍‍دَ‌امِ
Fabi'ayyi 'Ālā'i Rabbikumā Tukadhdhibāni 055-042 Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan فَبِأَيِّ ‌آلاَ‌ءِ‌ ‌‍رَبِّكُمَا‌ تُكَذِّبَانِ
Hadhihi Jahannamu Allatī Yukadhdhibu Bihā Al-Mujrimūna 055-043 Tani waa Jahannamadii ay beeniyeen Dambiilayaashu (yaa lagu dhihi). هَذِهِ جَهَ‍‍نَّ‍‍مُ ‌الَّتِي يُكَذِّبُ بِهَا‌ ‌الْمُ‍‍جْ‍‍رِمُونَ
Yaţūfūna Baynahā Wa Bayna Ĥamīmin 'Ānin 055-044 Waxay ku meereysan Jahannamo iyo biyo kulayl daran dhexdooda. يَ‍طُ‍‍وف‍‍ُ‍ونَ بَيْنَهَا‌ ‌وَبَ‍‍يْ‍‍نَ حَم‍‍ِ‍ي‍‍م‌‍ٍ‌ ‌آنٍ
Fabi'ayyi 'Ālā'i Rabbikumā Tukadhdhibāni 055-045 Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. فَبِأَيِّ ‌آلاَ‌ءِ‌ ‌‍رَبِّكُمَا‌ تُكَذِّبَانِ
Wa Liman Khāfa Maqāma Rabbihi Jannatāni 055-046 Ruuxii ka yaaba Eebe hor istaaggiisa wuxuu mudan Laba Janno. وَلِمَ‍‌‍نْ خَ‍‍افَ مَ‍‍قَ‍‍امَ ‌‍رَبِّ‍‍هِ جَ‍‍نَّ‍‍تَانِ
Fabi'ayyi 'Ālā'i Rabbikumā Tukadhdhibāni 055-047 Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. فَبِأَيِّ ‌آلاَ‌ءِ‌ ‌‍رَبِّكُمَا‌ تُكَذِّبَانِ
Dhawātā 'Afnānin 055-048 Jannooyinkaas oo midabyo leh (iyo Laamo). ذَ‌وَ‌اتَ‍‍ا‌ ‌أَفْنَانٍ
Fabi'ayyi 'Ālā'i Rabbikumā Tukadhdhibāni 055-049 Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. فَبِأَيِّ ‌آلاَ‌ءِ‌ ‌‍رَبِّكُمَا‌ تُكَذِّبَانِ
Fīhimā `Aynāni Tajriyāni 055-050 Waxaa laga helaa ilo socda. فِيهِمَا‌ عَيْن‍‍َ‍انِ تَ‍‍جْ‍‍رِيَانِ
Fabi'ayyi 'Ālā'i Rabbikumā Tukadhdhibāni 055-051 Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. فَبِأَيِّ ‌آلاَ‌ءِ‌ ‌‍رَبِّكُمَا‌ تُكَذِّبَانِ
Fīhimā Min Kulli Fākihatin Zawjāni 055-052 Waxaa laga helaa nooc kasta oo Faakiha ah (Khudaar ah). فِيهِمَا‌ مِ‍‌‍نْ كُلِّ فَاكِهَة‌‍ٍ‌ ‌زَ‌وْجَانِ
Fabi'ayyi 'Ālā'i Rabbikumā Tukadhdhibāni 055-053 Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. فَبِأَيِّ ‌آلاَ‌ءِ‌ ‌‍رَبِّكُمَا‌ تُكَذِّبَانِ
Muttaki'īna `Alá Furushin Baţā'inuhā Min 'Istabraqin ۚ Wa Janá Al-Jannatayni Dānin 055-054 Waxay ku dangiigsan (ehlu Jannuhu) Gogol ay tahay hoosteedo istabraq (xariir) Midhaha Jannooyinku waa u dhawyihiin. مُتَّكِئ‍‍ِ‍ي‍‍نَ عَلَى‌ فُرُش ٍ‌ بَ‍‍طَ‍‍ائِنُهَا‌ مِ‍‌‍نْ ‌إِسْتَ‍‍بْ‍‍‍رَقٍۚ ‌وَجَنَى‌ ‌الْجَ‍‍نَّ‍‍تَ‍‍يْ‍‍نِ ‌دَ‌انٍ
Fabi'ayyi 'Ālā'i Rabbikumā Tukadhdhibāni 055-055 Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. فَبِأَيِّ ‌آلاَ‌ءِ‌ ‌‍رَبِّكُمَا‌ تُكَذِّبَانِ
Fīhinna Qāşirātu Aţ-Ţarfi Lam Yaţmithhunna 'Insun Qablahum Wa Lā Jānnun 055-056 Jannooyinka iyo Firaashka waxaa ku sugan Haween Indha waawayn oo dhawrsoon oosan taabanin horay Insi iyo Jinni midna. فِيهِ‍‍نَّ قَ‍‍اصِ‍رَ‍‌اتُ ‌ال‍‍طَّ‍‍رْفِ لَمْ يَ‍‍طْ‍‍مِثْهُ‍‍نَّ ‌إِ‌نْ‍‍س‌‍ٌقَ‍‍بْ‍‍لَهُمْ ‌وَلاَ‌ ج‍‍َ‍انٌّ
Fabi'ayyi 'Ālā'i Rabbikumā Tukadhdhibāni 055-057 Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. فَبِأَيِّ ‌آلاَ‌ءِ‌ ‌‍رَبِّكُمَا‌ تُكَذِّبَانِ
Ka'annahunna Al-Yāqūtu Wa Al-Marjānu 055-058 Waxaad moodaa Haweenkaas Yaaquut iyo Murjaan (Jawhar midab leh). كَأَنَّ‍‍هُ‍‍نَّ ‌الْيَاقُ‍‍وتُ ‌وَ‌الْمَرْجَانُ
Fabi'ayyi 'Ālā'i Rabbikumā Tukadhdhibāni 055-059 Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. فَبِأَيِّ ‌آلاَ‌ءِ‌ ‌‍رَبِّكُمَا‌ تُكَذِّبَانِ
Hal Jazā'u Al-'Iĥsāni 'Illā Al-'Iĥsānu 055-060 Wanaag abaalkiisu soo wanaag ma aha. هَلْ جَز‍َ‍‌ا‌ءُ‌ ‌الإِحْس‍‍َ‍انِ ‌إِلاَّ‌ ‌الإِحْسَانُ
Fabi'ayyi 'Ālā'i Rabbikumā Tukadhdhibāni 055-061 Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. فَبِأَيِّ ‌آلاَ‌ءِ‌ ‌‍رَبِّكُمَا‌ تُكَذِّبَانِ
Wa Min Dūnihimā Jannatāni 055-062 Waxay heli Labadaas Janno ka sokow kuwa kale. وَمِ‍‌‍نْ ‌دُ‌ونِهِمَا‌ جَ‍‍نَّ‍‍تَانِ
Fabi'ayyi 'Ālā'i Rabbikumā Tukadhdhibāni 055-063 Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. فَبِأَيِّ ‌آلاَ‌ءِ‌ ‌‍رَبِّكُمَا‌ تُكَذِّبَانِ
Mud/hāmmatāni 055-064 Waana Laba Jannoo madow (cagaaran). مُ‍‍دْه‍‍َ‍امَّ‍‍تَانِ
Fabi'ayyi 'Ālā'i Rabbikumā Tukadhdhibāni 055-065 Nicmooyinka Eebe teebad beeninaysaan. فَبِأَيِّ ‌آلاَ‌ءِ‌ ‌‍رَبِّكُمَا‌ تُكَذِّبَانِ
Fīhimā `Aynāni Nađđākhatāni 055-066 Waxaa dhexdeeda ah Laba ilood oo burqan. فِيهِمَا‌ عَيْن‍‍َ‍انِ نَ‍‍ضَّ‍‍اخَ‍‍تَانِ
Fabi'ayyi 'Ālā'i Rabbikumā Tukadhdhibāni 055-067 Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. فَبِأَيِّ ‌آلاَ‌ءِ‌ ‌‍رَبِّكُمَا‌ تُكَذِّبَانِ
Fīhimā Fākihatun Wa Nakhlun Wa Rummānun 055-068 Dhexdooda waxaa ah Faakihad (khudrad) iyo Timir iyo Rummaan. فِيهِمَا‌ فَاكِهَةٌ‌ ‌وَنَ‍‍خْ‍‍لٌ‌ ‌وَ‌رُمَّ‍‍انٌ
Fabi'ayyi 'Ālā'i Rabbikumā Tukadhdhibāni 055-069 Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. فَبِأَيِّ ‌آلاَ‌ءِ‌ ‌‍رَبِّكُمَا‌ تُكَذِّبَانِ
Fīhinna Khayrātun Ĥisānun 055-070 Dhexdooda waxaa ah Haween khayr leh oo Quruxsan. فِيهِ‍‍نَّ خَ‍‍يْ‍رَ‍‌اتٌ حِسَانٌ
Fabi'ayyi 'Ālā'i Rabbikumā Tukadhdhibāni 055-071 Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. فَبِأَيِّ ‌آلاَ‌ءِ‌ ‌‍رَبِّكُمَا‌ تُكَذِّبَانِ
Ĥūrun Maqşūrātun Al-Khiyāmi 055-072 Waa Haween Indhacad oo Gurigooda jooga. ح‍‍ُ‍و‌ر‌ٌ‌ مَ‍‍قْ‍‍‍‍صُ‍‍و‌رَ‍‌ات‌‍ٌ‌ فِي ‌الْ‍‍خِ‍‍يَامِ
Fabi'ayyi 'Ālā'i Rabbikumā Tukadhdhibāni 055-073 Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. فَبِأَيِّ ‌آلاَ‌ءِ‌ ‌‍رَبِّكُمَا‌ تُكَذِّبَانِ
Lam Yaţmithhunna 'Insun Qablahum Wa Lā Jānnun 055-074 Waa Haween uusan horay u taabanin Insi iyo Jinni midna. لَمْ يَ‍‍طْ‍‍مِثْهُ‍‍نَّ ‌إِ‌ن‍‍س‌‍ٌقَ‍‍بْ‍‍لَهُمْ ‌وَلاَ‌ ج‍‍َ‍انٌّ
Fabi'ayyi 'Ālā'i Rabbikumā Tukadhdhibāni 055-075 Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. فَبِأَيِّ ‌آلاَ‌ءِ‌ ‌‍رَبِّكُمَا‌ تُكَذِّبَانِ
Muttaki'īna `Alá Rafrafin Khrin Wa `Abqarīyin Ĥisānin 055-076 Waxayna ehlu-Jannuhu ku dangiigsan Barkimo cagaaran iyo Gogol Quruxsan مُتَّكِئ‍‍ِ‍ي‍‍نَ عَلَى‌ ‌‍رَفْ‍رَفٍ خُ‍‍ضْ‍‍ر‌ٍ‌ ‌وَعَ‍‍بْ‍‍‍‍قَ‍‍رِيٍّ حِسَانٍ
Fabi'ayyi 'Ālā'i Rabbikumā Tukadhdhibāni 055-077 Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. فَبِأَيِّ ‌آلاَ‌ءِ‌ ‌‍رَبِّكُمَا‌ تُكَذِّبَانِ
Tabāraka Asmu Rabbika Dhī Al-Jalāli Wa Al-'Ikrāmi 055-078 Waxaa barakadiisu badnaatay Magaca Eebaha wayn ee shrafta leh. تَبَا‌‍رَكَ ‌اسْمُ ‌‍رَبِّكَ ‌ذِي ‌الْجَلاَلِ ‌وَ‌الإِكْ‍رَ‌امِ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah