Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

48) Sūrat Al-Fatĥ

Printed format

48) سُورَة الفَتح

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
'Innā Fataĥnā Laka Fatĥāan Mubīnāan 048-001 Annagaa ku siinnay fatxi (gargaar) cad Nabiyow. إِنَّ‍‍ا‌ فَتَحْنَا‌ لَكَ فَتْحا‌ ً‌ مُبِيناً
Liyaghfira Laka Allāhu Mā Taqaddama Min Dhanbika Wa Mā Ta'akhkhara Wa Yutimma Ni`matahu `Alayka Wa Yahdiyaka Şirāţāan Mustaqīmāan 048-002 Si Eebe kuugu dhaafo waxaad hormarsatay iyo wixii dib maray oo gaf ahNicmadiisana kuugu taam yeeloJidka toosanna kuugu hanuuniyo لِيَ‍‍غْ‍‍فِ‍‍ر‍َ‍‌ لَكَ ‌اللَّ‍‍هُ مَا‌ تَ‍‍قَ‍‍دَّمَ مِ‍‌‍نْ ‌ذَ‌نْ‍‍بِكَ ‌وَمَا‌ تَأَ‍خَّ‍رَ‌ ‌وَيُتِ‍‍مَّ نِعْمَتَ‍‍هُ عَلَ‍‍يْ‍‍كَ ‌وَيَهْدِيَكَ صِ‍رَ‌اط‍‍ا‌ ً‌ مُسْتَ‍‍قِ‍‍يماً
Wa Yanşuraka Allāhu Naşan `Azīzāan 048-003 Kuuna gargaaro Eebe Gargaar wayn. وَيَ‍‌‍نْ‍‍‍‍صُ‍رَكَ ‌اللَّ‍‍هُ نَ‍‍صْ‍‍ر‌اً‌ عَزِيز‌اً
Huwa Al-Ladhī 'Anzala As-Sakīnata Fī Qulūbi Al-Mu'uminīna Liyazdādū 'Īmānāan Ma`a 'Īmānihim ۗ Wa Lillāh Junūdu As-Samāwāti Wa Al-'Arđi ۚ Wa Kāna Allāhu `Alīmāan Ĥakīmāan 048-004 Eebe waa kan ku dajiyay xasilloonida Quluubta mu'miniinta si ay Iimaan ugu siyaadsadaan IimaankoodiiEebaana iska leh Samaawaadka iyo dhulka Junuudda ku suganEebana waa wax walba oge falsan. هُوَ‌ ‌الَّذِي ‌أَ‌نْ‍‍زَلَ ‌ال‍‍سَّكِينَةَ فِي قُ‍‍ل‍‍ُ‍وبِ ‌الْمُؤْمِن‍‍ِ‍ي‍‍نَ لِيَزْ‌دَ‌ا‌دُ‌و‌ا‌ ‌إِيمَانا‌ ً‌ مَعَ ‌إِيمَانِهِمْ ۗ ‌وَلِلَّهِ جُن‍‍ُ‍و‌دُ‌ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ۚ ‌وَك‍‍َ‍انَ ‌اللَّ‍‍هُ عَلِيماً‌ حَكِيماً
Liyudkhila Al-Mu'uminīna Wa Al-Mu'umināti Jannātin Tajrī Min Taĥtihā Al-'Anhāru Khālidīna Fīhā Wa Yukaffira `Anhum Sayyi'ātihim ۚ Wa Kāna Dhālika `Inda Allāhi Fawzāan `Ažīmāan 048-005 si uu u galiyo mu'miniinta rag iyo haweenba Jannooyin ay dureereyso dhexdeeda Wabiyaal iyagoo ku waariDambigoodana wuu asturiarrintaasuna Eebe agtiisa waxay ku tahay Liibaan wayn. لِيُ‍‍دْ‍‍خِ‍‍لَ ‌الْمُؤْمِن‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌وَ‌الْمُؤْمِن‍‍َ‍اتِ جَ‍‍نّ‍‍َ‍ات‌‍ٍ‌ تَ‍‍جْ‍‍رِي مِ‍‌‍نْ تَحْتِهَا‌ ‌الأَ‌نْ‍‍ه‍‍َ‍ا‌رُ‌ خَ‍‍الِد‍ِ‍ي‍‍نَ فِيهَا‌ ‌وَيُكَفِّ‍‍ر‍َ‍‌ عَ‍‌‍نْ‍‍هُمْ سَيِّئ‍‍َ‍‍اتِهِمْ ۚ ‌وَك‍‍َ‍انَ ‌ذَلِكَ عِ‍‌‍نْ‍‍دَ‌ ‌اللَّ‍‍هِ فَوْ‌ز‌اً‌ عَ‍‍ظِ‍‍يماً
Wa Yu`adhdhiba Al-Munāfiqīna Wa Al-Munāfiqāti Wa Al-Mushrikīna Wa Al-Mushrikāti Až-Žānnīna Billāhi Žanna As-Saw'i ۚ `Alayhim Dā'iratu As-Saw'i ۖ Wa Ghađiba Allāhu `Alayhim Wa La`anahum Wa 'A`adda Lahum Jahannama ۖ Wa Sā'at Maşīrāan 048-006 iyo inuu caddibo munaafiqiinta Rag iyo Haweeenbaiyo mushrikiinta (gaalada) rag iyo haweenbaEebana u maleeyey mala xunxumaantu korkooda ha ku wareegtoEebana Ha u cadhoodohana lacnadohana u darbo Naarta Jahannamomeel loo ahaadana iyadaa u xun. وَيُعَذِّبَ ‌الْمُنَافِ‍‍قِ‍‍ي‍‍نَ ‌وَ‌الْمُنَافِ‍‍قَ‍‍اتِ ‌وَ‌الْمُشْ‍‍رِك‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌وَ‌الْمُشْ‍‍رِك‍‍َ‍اتِ ‌ال‍‍ظَّ‍‍انّ‍‍ِ‍ي‍‍نَ بِ‍اللَّ‍‍هِ ظَ‍‍نَّ ‌ال‍‍سَّ‍‍وْ‌ءِ‌ ۚ عَلَيْهِمْ ‌د‍َ‍‌ائِ‍رَةُ ‌ال‍‍سَّ‍‍وْ‌ءِ‌ ۖ ‌وَ‍‍غَ‍‍ضِ‍‍بَ ‌اللَّ‍‍هُ عَلَيْهِمْ ‌وَلَعَنَهُمْ ‌وَ‌أَعَدَّ‌ لَهُمْ جَهَ‍‍نَّ‍‍مَ ۖ ‌وَس‍‍َ‍ا‌ءَتْ مَ‍‍صِ‍‍ي‍‍ر‌اً
Wa Lillāh Junūdu As-Samāwāti Wa Al-'Arđi ۚ Wa Kāna Allāhu `Azīzāan Ĥakīmāan 048-007 Eebaa iska leh Junuudda ku sugan Samaawaadka iyo DhulkaEebana waa adkaade falsan. وَلِلَّهِ جُن‍‍ُ‍و‌دُ‌ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ۚ ‌وَك‍‍َ‍انَ ‌اللَّ‍‍هُ عَزِيز‌اً‌ حَكِيماً
'Innā 'Arsalnāka Shāhidāan Wa Mubashshirāan Wa Nadhīrāan 048-008 Annagaa ku dirray Nabiyow adigoo marag ahBishaareeye Digena ah. إِنَّ‍‍ا‌ ‌أَ‌رْسَلْن‍‍َ‍اكَ شَاهِد‌ا‌ ً‌ ‌وَمُبَشِّ‍‍ر‌ا‌ ً‌ ‌وَنَذِي‍‍ر‌اً
Litu'uminū Billāhi Wa Rasūlihi Wa Tu`azzirūhu Wa Tuwaqqirūhu Wa Tusabbiĥūhu Bukratan Wa 'Aşīlāan 048-009 Si aad dadow Eebe u rumaysaan iyo Rasuulkiisa uguna gargaartaanuna waynaysaanEebana ugu tasbiixsataan Aroor iyo Galabba. لِتُؤْمِنُو‌ا‌ بِ‍اللَّ‍‍هِ ‌وَ‌‍رَسُولِ‍‍هِ ‌وَتُعَزِّ‌ر‍ُ‍‌وهُ ‌وَتُوَ‍قِّ‍‍ر‍ُ‍‌وهُ ‌وَتُسَبِّح‍‍ُ‍وهُ بُكْ‍رَة ً‌ ‌وَ‌أَ‍صِ‍‍يلاً
'Inna Al-Ladhīna Yubāyi`ūnaka 'Innamā Yubāyi`ūna Allāha Yadu Allāhi Fawqa 'Aydīhim ۚ Faman Nakatha Fa'innamā Yankuthu `Alá Nafsihi ۖ Wa Man 'Awfá Bimā `Āhada `Alayhu Allāha Fasayu'utīhi 'Ajan `Ažīmāan 048-010 Kuwa Nabiyow kula ballamaya waxay la ballamayaan uun Eebeballanna ka qaadeenRuuxiise burriya Naftiisa umbuu ku buriyayRuuxii oofiyana wuxuu Eebe kula ballamay wuxuu siin Ajri wayn. إِنَّ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يُبَايِعُونَكَ ‌إِنَّ‍‍مَا‌ يُبَايِع‍‍ُ‍ونَ ‌اللَّ‍‍هَ يَدُ‌ ‌اللَّ‍‍هِ فَ‍‍وْ‍قَ ‌أَيْدِيهِمْ ۚ فَمَ‍‌‍نْ نَكَثَ فَإِنَّ‍‍مَا‌ يَ‍‌‍نْ‍‍كُثُ عَلَى‌ نَفْسِ‍‍هِ ۖ ‌وَمَ‍‌‍نْ ‌أَ‌وْفَى‌ بِمَا‌ عَاهَدَ‌ عَلَ‍‍يْ‍‍هُ ‌اللَّ‍‍هَ فَسَيُؤْت‍‍ِ‍ي‍‍هِ ‌أَجْ‍‍ر‌اً‌ عَ‍‍ظِ‍‍يماً
Sayaqūlu Laka Al-Mukhallafūna Mina Al-'A`rābi Shaghalatnā 'Amwālunā Wa 'Ahlūnā Fāstaghfir Lanā ۚ Yaqūlūna Bi'alsinatihim Mā Laysa Fī Qulūbihim ۚ Qul Faman Yamliku Lakum Mina Allāhi Shay'āan 'In 'Arāda Bikum Đaran 'Aw 'Arāda Bikum Naf`āan ۚ Bal Kāna Allāhu Bimā Ta`malūna Khabīrāan 048-011 Waxay kugu dhihi kuwii kaddib maray (Jahaadka) ee Ree-Baadiyaha (carbeed ahaa)waxaa na shuqliyay xoolahannagiiiyo ahalkannagiiee Eebe noo dambi dhaaf waydiiCarrabkooda yay ka dhihi waxaan qalbigooda jirinwaxaad ku dhahdaa yaa Eebe wasx idiinka hanankara hadduu dhib idinla doonoama gargaar idinla doono Saas ma ahaee Eebe waa ogyahay waxaad camal falaysaan. سَيَ‍قُ‍‍ولُ لَكَ ‌الْمُ‍‍خَ‍‍لَّف‍‍ُ‍ونَ مِنَ ‌الأَعْ‍رَ‍‌ابِ شَ‍‍غَ‍‍لَتْنَ‍‍ا‌ ‌أَمْوَ‌الُنَا‌ ‌وَ‌أَهْلُونَا‌ فَاسْتَ‍‍غْ‍‍فِ‍‍رْ‌ لَنَا‌ ۚ يَ‍‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ بِأَلْسِنَتِهِمْ مَا‌ لَ‍‍يْ‍‍سَ فِي قُ‍‍لُوبِهِمْ ۚ قُ‍‍لْ فَمَ‍‌‍نْ يَمْلِكُ لَكُمْ مِنَ ‌اللَّ‍‍هِ شَ‍‍يْ‍‍ئا‌‌ ً‌ ‌إِ‌نْ ‌أَ‌رَ‍‌ا‌دَ‌ بِكُمْ ضَ‍‍رّ‌اً‌ ‌أَ‌وْ‌ ‌أَ‌رَ‍‌ا‌دَ‌ بِكُمْ نَفْعا‌ ًۚ بَلْ ك‍‍َ‍انَ ‌اللَّ‍‍هُ بِمَا‌ تَعْمَل‍‍ُ‍ونَ خَ‍‍بِي‍‍ر‌اً
Bal Žanantum 'An Lan Yanqaliba Ar-Rasūlu Wa Al-Mu'uminūna 'Ilá 'Ahlīhim 'Abadāan Wa Zuyyina Dhālika Fī Qulūbikum Wa Žanantum Žanna As-Saw'i Wa Kuntum Qawmāanan 048-012 Waxaadse u malayseen inayan Rasuulka iyo Mu'miniinta u soo noqonnaynin ehelkooda waligoodsaasaana loogu qurxiyay qalbigiinnawaxaadna ahaateen kuwo halaagsamay. بَلْ ظَ‍‍نَ‍‌‍نْ‍‍تُمْ ‌أَ‌نْ لَ‍‌‍نْ يَ‍‌‍نْ‍‍‍‍قَ‍‍لِبَ ‌ال‍رَّس‍‍ُ‍ولُ ‌وَ‌الْمُؤْمِن‍‍ُ‍ونَ ‌إِلَ‍‍ى‌ ‌أَهْلِيهِمْ ‌أَبَد‌ا‌ ً‌ ‌وَ‌زُيِّنَ ‌ذَلِكَ فِي قُ‍‍لُوبِكُمْ ‌وَ‍ظَ‍‍نَ‍‌‍نْ‍‍تُمْ ظَ‍‍نَّ ‌ال‍‍سَّ‍‍وْ‌ءِ‌ ‌وَكُ‍‌‍نْ‍‍تُمْ قَ‍‍وْما‌ ً‌ بُو‌ر‌اً
Wa Man Lam Yu'umin Billāhi Wa Rasūlihi Fa'innā 'A`tadnā Lilkāfirīna Sa`īrāan 048-013 Ruuxaan Eebe rumayn iyo Rasuulkiisa waxaan Gaalo u darabnay Naarta Saciiro. وَمَ‍‌‍نْ لَمْ يُؤْمِ‍‌‍نْ بِ‍اللَّ‍‍هِ ‌وَ‌‍رَسُولِ‍‍هِ فَإِنَّ‍‍ا‌ ‌أَعْتَ‍‍دْنَا‌ لِلْكَافِ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍نَ سَعِي‍‍ر‌اً
Wa Lillāh Mulku As-Samāwāti Wa Al-'Arđi ۚ Yaghfiru Liman Yashā'u Wa Yu`adhdhibu Man Yashā'u ۚ Wa Kāna Allāhu Ghafūan Raĥīmāan 048-014 Eebaa iska leh xukunka waxa Samaawaadka iyo Dhulka ku suganwuxuuna u dambi dhaafi cidduu doonowuxuu caddibi cidduu doonowaana dambi dhaafe naxariiste ah. وَلِلَّهِ مُلْكُ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ۚ يَ‍‍غْ‍‍فِ‍‍ر‍ُ‍‌ لِمَ‍‌‍نْ يَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ ‌وَيُعَذِّبُ مَ‍‌‍نْ يَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ ۚ ‌وَك‍‍َ‍انَ ‌اللَّ‍‍هُ غَ‍‍فُو‌ر‌ا‌ ً‌ ‌‍رَحِيماً
Sayaqūlu Al-Mukhallafūna 'Idhā Anţalaqtum 'Ilá Maghānima Lita'khudhūhā Dharūnā Nattabi`kum ۖ Yurīdūna 'An Yubaddilū Kalāma Allāhi ۚ Qul Lan Tattabi`ūnā Kadhālikum Qāla Allāhu Min Qablu ۖ Fasayaqūlūna Bal Taĥsudūnanā ۚ Bal Kānū Lā Yafqahūna 'Illā Qalīlāan 048-015 Waxay idinku odhan kuwii dib maray markaad qaniimo aadaan si aad u soo qaadataan nadaaya aan idin raacneeiyagoo dooni inay baddalaan hadalka Eebewaxaad dhahdaa naraaci maysaan Eebaana sidaa yidhi mar horewaxayse dhihi waad na xasdaysaanwaase kuwo aan wax kasaynin in yar mooyeen. سَيَ‍قُ‍‍ولُ ‌الْمُ‍‍خَ‍‍لَّف‍‍ُ‍ونَ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌ان‍‍طَ‍‍لَ‍‍قْ‍‍تُمْ ‌إِلَى‌ مَ‍‍غَ‍‍انِمَ لِتَأْ‍خُ‍‍ذُ‌وهَا‌ ‌ذَ‌رُ‌ونَا‌ نَتَّبِعْكُمْ ۖ يُ‍‍رِيد‍ُ‍‌ونَ ‌أَ‌نْ يُبَدِّلُو‌ا‌ كَلاَمَ ‌اللَّ‍‍هِ ۚ قُ‍‍لْ لَ‍‌‍نْ تَتَّبِعُونَا‌ كَذَلِكُمْ قَ‍‍الَ ‌اللَّ‍‍هُ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لُ ۖ فَسَيَ‍‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ بَلْ تَحْسُدُ‌ونَنَا‌ ۚ بَلْ كَانُو‌ا‌ لاَ‌ يَفْ‍‍قَ‍‍ه‍‍ُ‍ونَ ‌إِلاَّ‌ قَ‍‍لِيلاً
Qul Lilmukhallafīna Mina Al-'A`rābi Satud`awna 'Ilá Qawmin 'Ūlī Ba'sin Shadīdin Tuqātilūnahum 'Aw Yuslimūna ۖ Fa'in Tuţī`ū Yu'utikumu Allāhu 'Ajan Ĥasanāan ۖ Wa 'In Tatawallaw Kamā Tawallaytum Min Qablu Yu`adhdhibkum `Adhābāan 'Alīmāan 048-016 Waxaad ku dhahdaa Nabiyow kuwa dib maray ee Ree baadiyaha ah waxaa laydinku yeedhi kuwa xoog badan oo daran inaad la dagaallantaan intay ka islaamaanhaddaadse addeecdaan wuxuu Eebe idin siin ajri fiicanhaddaadse jeedsataan saad horayba ugu jeedsateen wuu idin caddibi caddibaad daran. قُ‍‍لْ لِلْمُ‍‍خَ‍‍لَّف‍‍ِ‍ي‍‍نَ مِنَ ‌الأَعْ‍رَ‍‌ابِ سَتُ‍‍دْعَ‍‍وْنَ ‌إِلَى‌ قَ‍‍وْمٍ ‌أ‍ُ‍‌وْلِي بَأْس‌‍ٍ‌ شَد‍ِ‍ي‍‍د‌‌ٍ‌ تُ‍‍قَ‍‍اتِلُونَهُمْ ‌أَ‌وْ‌ يُسْلِم‍‍ُ‍ونَ ۖ فَإِ‌نْ تُ‍‍طِ‍‍يعُو‌ا‌ يُؤْتِكُمُ ‌اللَّ‍‍هُ ‌أَجْ‍‍ر‌اً‌ حَسَنا‌ ًۖ ‌وَ‌إِ‌نْ تَتَوَلَّوْ‌ا‌ كَمَا‌ تَوَلَّيْتُمْ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لُ يُعَذِّبْ‍‍كُمْ عَذَ‌اباً‌ ‌أَلِيماً
Laysa `Alá Al-'A`má Ĥarajun Wa Lā `Alá Al-'A`raji Ĥarajun Wa Lā `Alá Al-Marīđi Ĥarajun ۗ Wa Man Yuţi`i Allāha Wa Rasūlahu Yudkhilhu Jannātin Tajrī Min Taĥtihā Al-'Anhāru ۖ Wa Man Yatawalla Yu`adhdhibhu `Adhābāan 'Alīmāan 048-017 Ruux Indha la' korkiisa dhib (Jahaad) ma saarra iyo ka naafada ah iyo kan bukaRuuxiise Eebe addeeca iyo Rasuulkiisa wuxuu galin Jannooyin ay dhexdureeri WabiyaalRuuxiise jeedsada wuu caddibi caddibaad daran. لَ‍‍يْ‍‍سَ عَلَى‌ ‌الأَعْمَى‌ حَ‍رَجٌ‌ ‌وَلاَ‌ عَلَى‌ ‌الأَعْ‍رَجِ حَ‍رَجٌ‌ ‌وَلاَ‌ عَلَى‌ ‌الْمَ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍ضِ حَ‍رَجٌۗ ‌وَمَ‍‌‍نْ يُ‍‍طِ‍‍عِ ‌اللَّ‍‍هَ ‌وَ‌‍رَسُولَ‍‍هُ يُ‍‍دْ‍‍خِ‍‍لْهُ جَ‍‍نّ‍‍َ‍ات‌‍ٍ‌ تَ‍‍جْ‍‍رِي مِ‍‌‍نْ تَحْتِهَا‌ ‌الأَ‌نْ‍‍ه‍‍َ‍ا‌رُ‌ ۖ ‌وَمَ‍‌‍نْ يَتَوَلَّ يُعَذِّبْ‍‍هُ عَذَ‌اباً‌ ‌أَلِيماً
Laqad Rađiya Allāhu `Ani Al-Mu'uminīna 'Idh Yubāyi`ūnaka Taĥta Ash-Shajarati Fa`alima Mā Fī Qulūbihim Fa'anzala As-Sakīnata `Alayhim Wa 'Athābahum Fatĥāan Qarībāan 048-018 Eebe wuu ka raalli noqday mu'miniinta markay kugula ballantamayeen Nabiyow Geedka hoostiisaEebana waa ogaaday waxa Quluubtooda ku suganwuxuuna ku dajiyay xasilooniwuxuuna ku abaal marin fatxi (nasri) dhaw. لَ‍قَ‍‍دْ‌ ‌‍رَضِ‍‍يَ ‌اللَّ‍‍هُ عَنِ ‌الْمُؤْمِن‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌إِ‌ذْ‌ يُبَايِعُونَكَ تَحْتَ ‌ال‍‍شَّجَ‍رَةِ فَعَلِمَ مَا‌ فِي قُ‍‍لُوبِهِمْ فَأَ‌نْ‍‍زَلَ ‌ال‍‍سَّكِينَةَ عَلَيْهِمْ ‌وَ‌أَثَابَهُمْ فَتْحا‌‌ ًقَ‍‍رِيباً
Wa Maghānima Kathīratan Ya'khudhūnahā ۗ Wa Kāna Allāhu `Azīzāan Ĥakīmāan 048-019 Iyo Qaniimooyin badan oy qaadandoonaanEebana waa adkaade falsan. وَمَ‍‍غَ‍‍انِمَ كَثِي‍رَة ً‌ يَأْ‍خُ‍‍ذُ‌ونَهَا‌ ۗ ‌وَك‍‍َ‍انَ ‌اللَّ‍‍هُ عَزِيز‌اً‌ حَكِيماً
Wa`adakumu Allāhu Maghānima Kathīratan Ta'khudhūnahā Fa`ajjala Lakum Hadhihi Wa Kaffa 'Aydiya An-Nāsi `Ankum Wa Litakūna 'Āyatan Lilmu'uminīna Wa Yahdiyakum Şirāţāan Mustaqīmāan 048-020 Eebena wuxuu idiin yaboohay Qaniimooyin badan ood QaadanaysaanTanna wuu idiin hormariyay(qaa Qaniimadii khaybar)wuuna idinka reebay Gacmaha dadka (gaalada) si ay ugu noqoto mu'miniinta calaamo (Runta Nabiga) idiinkuna hanuuniyo jidka toosan. وَعَدَكُمُ ‌اللَّ‍‍هُ مَ‍‍غَ‍‍انِمَ كَثِي‍رَة‌ ً‌ تَأْ‍خُ‍‍ذُ‌ونَهَا‌ فَعَجَّلَ لَكُمْ هَذِهِ ‌وَكَفَّ ‌أَيْدِيَ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسِ عَ‍‌‍نْ‍‍كُمْ ‌وَلِتَك‍‍ُ‍ونَ ‌آيَة ً‌ لِلْمُؤْمِن‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌وَيَهْدِيَكُمْ صِ‍رَ‌اط‍‍ا‌ ً‌ مُسْتَ‍‍قِ‍‍يماً
Wa 'Ukhrá Lam Taqdirū `Alayhā Qad 'Aĥāţa Allāhu Bihā ۚ Wa Kāna Allāhu `Alá Kulli Shay'in Qadīrāan 048-021 Waxaa kale oo uu idiin dadajiyay Qaniimo kale oydaan awooddeenEebana wax walba waa karaa. وَ‌أُ‍خْ‍رَ‌ى‌ لَمْ تَ‍‍قْ‍‍دِ‌رُ‌و‌ا‌ عَلَيْهَا‌ قَ‍‍دْ‌ ‌أَح‍‍َ‍اطَ ‌اللَّ‍‍هُ بِهَا‌ ۚ ‌وَك‍‍َ‍انَ ‌اللَّ‍‍هُ عَلَى‌ كُلِّ شَ‍‍يْء‌‌ٍقَ‍‍دِي‍‍ر‌اً
Wa Law Qātalakumu Al-Ladhīna Kafarū Lawallaw Al-'Adbāra Thumma Lā Yajidūna Walīyāan Wa Lā Naşīrāan 048-022 Hadday idinla diriraan kuwa gaaloobay way carari (oy jabi) sokeeye iyo gargaarna heli maayaan. وَلَوْ‌ قَ‍‍اتَلَكُمُ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ لَوَلَّوْ‌ا‌ ‌الأَ‌دْب‍‍َ‍ا‌‍رَ‌ ثُ‍‍مَّ لاَ‌ يَجِد‍ُ‍‌ونَ ‌وَلِيّا‌ ً‌ ‌وَلاَ‌ نَ‍‍صِ‍‍ي‍‍ر‌اً
Sunnata Allāhi Allatī Qad Khalat Min Qablu ۖ Wa Lan Tajida Lisunnati Allāhi Tabdīlāan 048-023 Saasna waa waddadii Eebe ee u horreysay ummadihii tagaywax baddali karana ma jiro. سُ‍‍نَّ‍‍ةَ ‌اللَّ‍‍هِ ‌الَّتِي قَ‍‍دْ‌ خَ‍‍لَتْ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لُ ۖ ‌وَلَ‍‌‍نْ تَجِدَ‌ لِسُ‍‍نَّ‍‍ةِ ‌اللَّ‍‍هِ تَ‍‍بْ‍‍دِيلاً
Wa Huwa Al-Ladhī Kaffa 'Aydiyahum `Ankum Wa 'Aydiyakum `Anhum Bibaţni Makkata Min Ba`di 'An 'Ažfarakum `Alayhim ۚ Wa Kāna Allāhu Bimā Ta`malūna Başīrāan 048-024 Eebe waa kan idin kala reebay «idinna kala ilaaliyay» gaaladii markaad maka gudeheeda joogteen intuu idin makaniyay korkooda kaddibEebana waa arkaa waxaad camal falaysaan. وَهُوَ‌ ‌الَّذِي كَفَّ ‌أَيْدِيَهُمْ عَ‍‌‍نْ‍‍كُمْ ‌وَ‌أَيْدِيَكُمْ عَ‍‌‍نْ‍‍هُمْ بِبَ‍‍طْ‍‍نِ مَكَّةَ مِ‍‌‍نْ بَعْدِ‌ ‌أَ‌نْ ‌أَ‍ظْ‍‍فَ‍رَكُمْ عَلَيْهِمْ ۚ ‌وَك‍‍َ‍انَ ‌اللَّ‍‍هُ بِمَا‌ تَعْمَل‍‍ُ‍ونَ بَ‍‍صِ‍‍ي‍‍ر‌اً
Humu Al-Ladhīna Kafarū Wa Şaddūkum `Ani Al-Masjidi Al-Ĥarāmi Wa Al-Hadya Ma`kūfāan 'An Yablugha Maĥillahu ۚ Wa Lawlā Rijālun Mu'uminūna Wa Nisā'un Mu'uminātun Lam Ta`lamūhum 'An Taţa'ūhum Fatuşībakum Minhum Ma`arratun Bighayri `Ilmin ۖ Liyudkhila Allāhu Fī Raĥmatihi Man Yashā'u ۚ Law Tazayyalū La`adhdhab Al-Ladhīna Kafarū Minhum `Adhābāan 'Alīmāan 048-025 Gaaladii makaad waa kuwii masaadjidka xurmaysan idinka reebay iyadooy hadyadii darbantahay inaygaadho halkii lagu xalaalaynlahaahaddaynan jirin Rag iyo Haween mu'miniin ah (oo la nool) idinna aydaan ogayn marka aad baabi'neeysaan ayna mashaqo idin haleesho (Eebe waa idiin fasixi lahaa). Si uu u galiyo naxariistiisa cidduu doono (yuu saas u yeelay)Hadday mu'miniintu ka soocmi lahaayeen gaalada wuxuu Eebe caddibi lahaa gaalada caddibaad daran. هُمُ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ ‌وَ‍صَ‍‍دُّ‌وكُمْ عَنِ ‌الْمَسْجِدِ‌ ‌الْحَ‍رَ‍‌امِ ‌وَ‌الْهَ‍‍دْيَ مَعْكُوفاً‌ ‌أَ‌نْ يَ‍‍بْ‍‍لُ‍‍غَ مَحِلَّ‍‍هُ ۚ ‌وَلَوْلاَ‌ ‌رِج‍‍َ‍الٌ‌ مُؤْمِن‍‍ُ‍ونَ ‌وَنِس‍‍َ‍ا‌ء‌ٌ‌ مُؤْمِن‍‍َ‍ات ٌ‌ لَمْ تَعْلَمُوهُمْ ‌أَ‌نْ تَ‍‍طَ‍‍ئ‍‍ُ‍‍وهُمْ فَتُ‍‍صِ‍‍يبَكُمْ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ مَعَ‍رَّة‌‍ٌ‌ بِ‍‍غَ‍‍يْ‍‍ر‍ِ‍‌ عِلْم‍ٍۖ لِيُ‍‍دْ‍‍خِ‍‍لَ ‌اللَّ‍‍هُ فِي ‌‍رَحْمَتِ‍‍هِ مَ‍‌‍نْ يَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ ۚ لَوْ‌ تَزَيَّلُو‌ا‌ لَعَذَّبْ‍‍نَا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ عَذَ‌اباً‌ ‌أَلِيماً
'Idh Ja`ala Al-Ladhīna Kafarū Fī Qulūbihimu Al-Ĥamīyata Ĥamīyata Al-Jāhilīyati Fa'anzala Allāhu Sakīnatahu `Alá Rasūlihi Wa `Alá Al-Mu'uminīna Wa 'Alzamahum Kalimata At-Taqwá Wa Kānū 'Aĥaqqa Bihā Wa 'Ahlahā ۚ Wa Kāna Allāhu Bikulli Shay'in `Alīmāan 048-026 Xusuusta marka Eebe yeelay kuwii gaaloobay Quluubtooda islawayni iyo cadhosidii isla waynidii iyocadhadii jaahiliinta oo Eebe ku dajiyay xasilloonidiisii Rasuulkiisa korkiisa iyo mu'miniintawaafajiyayna kalimada dhawrsashada (Ashahaadada iyo ballan ku sugnaanshaha)iyagaana ugu mudan kalimadaas chelna u ahEebana wax walba waa ogyahay. إِ‌ذْ‌ جَعَلَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ فِي قُ‍‍لُوبِهِمُ ‌الْحَمِيَّةَ حَمِيَّةَ ‌الْجَاهِلِيَّةِ فَأَ‌نْ‍‍زَلَ ‌اللَّ‍‍هُ سَكِينَتَ‍‍هُ عَلَى‌ ‌‍رَسُولِ‍‍هِ ‌وَعَلَى‌ ‌الْمُؤْمِن‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌وَ‌أَلْزَمَهُمْ كَلِمَةَ ‌ال‍‍تَّ‍‍قْ‍‍وَ‌ى‌ ‌وَكَانُ‍‍و‌ا‌ ‌أَحَ‍‍قَّ بِهَا‌ ‌وَ‌أَهْلَهَا‌ ۚ ‌وَك‍‍َ‍انَ ‌اللَّ‍‍هُ بِكُلِّ شَ‍‍يْءٍ‌ عَلِيماً
Laqad Şadaqa Allāhu Rasūlahu Ar-Ru'uyā Bil-Ĥaqqi ۖ Latadkhulunna Al-Masjida Al-Ĥarāma 'In Shā'a Allāhu 'Āminīna Muĥalliqīna Ru'ūsakum Wa Muqaşşirīna Lā Takhāfūna ۖ Fa`alima Mā Lam Ta`lamū Faja`ala Min Dūni Dhālika Fatĥāan Qarībāan 048-027 Eebe waa u rumeeyay Rasuulka riyadiisii si dhab ahabaydna in mu'miniintu gali MAsjidka xurmaysan hadduu Eebe doonoiyagoo aamin ah oo Timaha xiiri ama gaabin (Xajka iyo Cumrada ka dib) iyagoon cidna ka cabsanayninwuxuuna Eebe ogyahay waxaydaan ogaynmarkaasuu yeelay galitaanka Maka ka soke Fatxi (Xudaybiya). لَ‍قَ‍‍دْ‌ صَ‍‍دَ‍قَ ‌اللَّ‍‍هُ ‌‍رَسُولَهُ ‌ال‍‍رُّ‌ؤْيَا‌ بِ‍الْحَ‍‍قِّ ۖ لَتَ‍‍دْ‍‍خُ‍‍لُ‍‍نَّ ‌الْمَسْجِدَ‌ ‌الْحَ‍رَ‍‌امَ ‌إِ‌نْ ش‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌اللَّ‍‍هُ ‌آمِن‍‍ِ‍ي‍‍نَ مُحَلِّ‍‍قِ‍‍ي‍‍نَ ‌رُ‌ء‍ُ‍‌وسَكُمْ ‌وَمُ‍‍قَ‍‍صِّ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍نَ لاَ‌ تَ‍‍خَ‍‍اف‍‍ُ‍ونَ ۖ فَعَلِمَ مَا‌ لَمْ تَعْلَمُو‌ا‌ فَجَعَلَ مِ‍‌‍نْ ‌د‍ُ‍‌ونِ ‌ذَلِكَ فَتْحا‌‌ ًقَ‍‍رِيباً
Huwa Al-Ladhī 'Arsala Rasūlahu Bil-Hudá Wa Dīni Al-Ĥaqqi Liyužhirahu `Alá Ad-Dīni Kullihi ۚ Wa Kafá Billāhi Shahīdāan 048-028 Eebe waa kan la diray Rasuulkiisa hanuun iyo diin xaq ahsi uu uga sare mariyo Diimaha oo dhanEebaana marag ku filan. هُوَ‌ ‌الَّذِي ‌أَ‌رْسَلَ ‌‍رَسُولَ‍‍هُ بِ‍الْهُدَ‌ى‌ ‌وَ‌د‍ِ‍ي‍‍نِ ‌الْحَ‍‍قِّ لِيُ‍‍ظْ‍‍هِ‍رَهُ عَلَى‌ ‌ال‍‍دّ‍ِ‍ي‍‍نِ كُلِّ‍‍هِ ۚ ‌وَكَفَى‌ بِ‍اللَّ‍‍هِ شَهِيد‌اً
Muĥammadun Rasūlu Allāhi Wa ۚ Al-Ladhīna Ma`ahu~ 'Ashiddā'u `Alá Al-Kuffāri Ruĥamā'u Baynahum ۖ Tahum Rukka`āan Sujjadāan Yabtaghūna Fađlāan Mina Allāhi Wa Riđwānāan ۖ Sīmāhum Fī Wujūhihim Min 'Athari As-Sujūdi ۚ Dhālika Mathaluhum At-Tawati ۚ Wa Mathaluhum Al-'Injīli Kazar`in 'Akhraja Shaţ'ahu Fa'āzarahu Fāstaghlaža Fāstawá `Alá Sūqihi Yu`jibu Az-Zurrā`a Liyaghīža Bihimu Al-Kuffāra ۗ Wa`ada Allāhu Al-Ladhīna 'Āmanū Wa `Amilū Aş-Şāliĥāti Minhum Maghfiratan Wa 'Ajan `Ažīmāan 048-029 Muxammad waa Rasuulkii Eebe kuwa la jirana waa ku daranyihiin gaaladadhexdoodana way isu naxariistaant waxaad arkaysaa iyagoo rukuucsan oo sujuudsan oo dalbi Deeqda Eebe iyo raalli ahaanshihiisaCalaamadooduna wajigooday ka muuqataaSujuudda raadkeeda darteedsaasaana iagu tilmaamay TawreedTilmaantooda injiilna waxay lamid yihiin Beer soo bixisay fiidda oo xoogaysatay oo si fiican u istaagtay layaabna galisay beertahasi uu Eebe ugu Cadho galiyo gaaladaEebe wuxuu u yaboohay kuwa xaqa rumeeyay مُحَ‍‍مَّ‍‍د‌ٌ‌ ‌‍رَس‍‍ُ‍ولُ ‌اللَّ‍‍هِ ۚ ‌وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ مَعَهُ~ُ ‌أَشِدّ‍َ‍‌ا‌ءُ‌ عَلَى‌ ‌الْكُفّ‍‍َ‍ا‌ر‍ِ‍‌ ‌رُحَم‍‍َ‍ا‌ءُ‌ بَيْنَهُمْ ۖ تَ‍رَ‌اهُمْ ‌رُكَّعا‌‌ ً‌ سُجَّد‌ا‌ ً‌ يَ‍‍بْ‍‍تَ‍‍غُ‍‍ونَ فَ‍‍ضْ‍‍لا‌ ً‌ مِنَ ‌اللَّ‍‍هِ ‌وَ‌رِ‍‍ضْ‍‍وَ‌انا‌‌ ًۖ سِيمَاهُمْ فِي ‌وُجُوهِهِمْ مِ‍‌‍نْ ‌أَثَ‍‍ر‍ِ‍‌ ‌ال‍‍سُّج‍‍ُ‍و‌دِ‌ ۚ ‌ذَلِكَ مَثَلُهُمْ فِي ‌ال‍‍تَّوْ‌رَ‍‌اةِ ۚ ‌وَمَثَلُهُمْ فِي ‌الإِ‌ن‍‍ج‍‍ِ‍ي‍‍لِ كَزَ‌رْعٍ ‌أَ‍خْ‍رَجَ شَ‍‍طْ‍‍أَهُ فَآ‌زَ‌‍رَهُ فَاسْتَ‍‍غْ‍‍لَ‍‍ظَ فَاسْتَوَ‌ى‌ عَلَى‌ سُوقِ‍‍هِ يُعْجِبُ ‌ال‍‍زُّ‌رّ‍َ‍‌اعَ لِيَ‍‍غِ‍‍ي‍‍ظَ بِهِمُ ‌الْكُفّ‍‍َ‍ا‌‍رَۗ ‌وَعَدَ‌ ‌اللَّ‍‍هُ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ ‌وَعَمِلُو‌ا‌ال‍‍صَّ‍‍الِح‍‍َ‍اتِ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ مَ‍‍غْ‍‍فِ‍رَة ً‌ ‌وَ‌أَجْ‍‍ر‌اً‌ عَ‍‍ظِ‍‍يماً
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah