Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

47) Sūrat Muĥammad

Printed format

47) سُورَة مُحَمَّد

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Al-Ladhīna Kafarū Wa Şaddū `An Sabīli Allāhi 'Ađalla 'A`mālahum 047-001 kuwii Gaaloobay oo jidka Eebana ka leexiyay Dadka Eebe waa buriyay camalkooda. الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ ‌وَ‍صَ‍‍دُّ‌و‌ا‌ عَ‍‌‍نْ سَب‍‍ِ‍ي‍‍لِ ‌اللَّ‍‍هِ ‌أَ‍ضَ‍‍لَّ ‌أَعْمَالَهُمْ
Wa Al-Ladhīna 'Āmanū Wa `Amilū Aş-Şāliĥāti Wa 'Āmanū Bimā Nuzzila `Alá Muĥammadin Wa Huwa Al-Ĥaqqu Min Rabbihim ۙ Kaffara `Anhum Sayyi'ātihim Wa 'Aşlaĥa Bālahum 047-002 kuwa rumeeyay xaqase oo camal fiican falay oo rumeeyay Quraanka lagu soo dajiyay (Nabiga) Muxammad ah ee xaqa ah Eebe wuu astuuri xumaantoodaxaalkoodana wuu wanaajin. وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ ‌وَعَمِلُو‌ا‌ال‍‍صَّ‍‍الِح‍‍َ‍اتِ ‌وَ‌آمَنُو‌ا‌ بِمَا‌ نُزِّلَ عَلَى‌ مُحَ‍‍مَّ‍‍د‌ٍ‌ ‌وَهُوَ‌ ‌الْحَ‍‍قُّ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَبِّهِمْ ۙ كَفَّ‍رَ‌ عَ‍‌‍نْ‍‍هُمْ سَيِّئ‍‍َ‍‍اتِهِمْ ‌وَ‌أَ‍صْ‍‍لَحَ بَالَهُمْ
Dhālika Bi'anna Al-Ladhīna Kafarū Attaba`ū Al-Bāţila Wa 'Anna Al-Ladhīna 'Āmanū Attaba`ū Al-Ĥaqqa Min Rabbihim ۚ Kadhālika Yađribu Allāhu Lilnnāsi 'Amthālahum 047-003 saasna waxaa ugu wacan in kuwa Gaaloobayna ay raaceen Baadhilkuwa rumeeyayna ay raaceen Baadhilkuwa rumeeyayna ay raaceen xaqa Eebesaasuuna Eebe u yeelaa tusaale. ذَلِكَ بِأَنَّ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌اتَّبَعُو‌ا‌الْبَاطِ‍‍لَ ‌وَ‌أَنَّ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌اتَّبَعُو‌ا‌الْحَ‍‍قَّ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَبِّهِمْ ۚ كَذَلِكَ يَ‍‍ضْ‍‍رِبُ ‌اللَّ‍‍هُ لِل‍‍نّ‍‍َ‍اسِ ‌أَمْثَالَهُمْ
Fa'idhā Laqītumu Al-Ladhīna Kafarū Fađarba Ar-Riqābi Ĥattá 'Idhā 'Athkhantumūhum Fashuddū Al-Wathāqa Fa'immā Mannāan Ba`du Wa 'Immā Fidā'an Ĥattá Tađa`a Al-Ĥarbu 'Awzāraۚ Dhālika Wa Law Yashā'u Allāhu Lāntaşara Minhum Wa Lakin Liyabluwa Ba`đakum Biba`đin Wa ۗ Al-Ladhīna Qutilū Fī Sabīli Allāhi Falan Yuđilla 'A`mālahum 047-004 Haddaad kula kulantaan Gaalada Dagaal Luqunta ka garaacamarkaad sugtaanna ku adkeeya xidhiddamarkaas ama iska siidaaya ama haysfurteeninta Dagaalku ka xasilixaalku waa saashadduu Eebe doonana wuu ka aarsankaraahase yeeshee wuxuu saas u falay inuu qaarkiin qaarka kale ku imtixaanokuwa Jidka Eebe lagu dilana Camalkooda Eebe ma halleeyo. فَإِ‌ذ‌ا‌ لَ‍‍قِ‍‍يتُمُ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ فَ‍‍ضَ‍‍رْبَ ‌ال‍‍رِّ‍‍قَ‍‍ابِ حَتَّ‍‍ى‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌أَثْ‍‍خَ‍‍‌‍ن‍‍تُمُوهُمْ فَشُدُّ‌و‌ا‌الْوَث‍‍َ‍اقَ فَإِمَّ‍‍ا‌ مَ‍‍نّ‍‍ا‌ ً‌ بَعْدُ‌ ‌وَ‌إِمَّ‍‍ا‌ فِد‍َ‍‌ا‌ءً‌ حَتَّى‌ تَ‍‍ضَ‍‍عَ ‌الْحَرْبُ ‌أَ‌وْ‌زَ‌ا‌‍رَهَا‌ ۚ ‌ذَلِكَ ‌وَلَوْ‌ يَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ ‌اللَّ‍‍هُ لاَ‌ن‍‍تَ‍‍صَ‍رَ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ ‌وَلَكِ‍‌‍نْ لِيَ‍‍بْ‍‍لُوَ‌ بَعْ‍‍ضَ‍‍كُمْ بِبَعْ‍‍ضٍۗ ‌وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ قُ‍‍تِلُو‌ا‌ فِي سَب‍‍ِ‍ي‍‍لِ ‌اللَّ‍‍هِ فَلَ‍‌‍نْ يُ‍‍ضِ‍‍لَّ ‌أَعْمَالَهُمْ
Sayahdīhim Wa Yuşliĥu Bālahum 047-005 Eebana wuu toosin oo hanuunin kuwaaswuuna wanaajinn xaalkooda. سَيَهْدِيهِمْ ‌وَيُ‍‍صْ‍‍لِحُ بَالَهُمْ
Wa Yudkhiluhumu Al-Jannata `Arrafahā Lahum 047-006 Wuxuuna galin Janno (uu baray) u caddeeyay. وَيُ‍‍دْ‍‍خِ‍‍لُهُمُ ‌الْجَ‍‍نَّ‍‍ةَ عَ‍رَّفَهَا‌ لَهُمْ
Yā 'Ayyuhā Al-Ladhīna 'Āmanū 'In Tanşurū Allaha Yanşurkum Wa Yuthabbit 'Aqdāmakum 047-007 Kuwa xaqa rumeeyow haddaad u gargaartaan Eebe (Diintiisa) isna wuu idiin gargaariGommadihinnana wuu sugi (Geesinnimo). ي‍‍َ‍ا‌أَيُّهَا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُ‍‍و‌ا‌ ‌إِ‌نْ تَ‍‌‍ن‍‍صُ‍‍رُ‌و‌ا‌اللَّ‍‍هَ يَ‍‌‍ن‍‍صُ‍‍رْكُمْ ‌وَيُثَبِّتْ ‌أَ‍قْ‍‍دَ‌امَكُمْ
Wa Al-Ladhīna Kafarū Fata`sāan Lahum Wa 'Ađalla 'A`mālahum 047-008 Kuwa Gaaloobayse Halaag iyo (hoos u dhac) yaa u sugnaadayCamalkoodiina Eebe wuu halleeyay. وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ فَتَعْسا‌ ً‌ لَهُمْ ‌وَ‌أَ‍ضَ‍‍لَّ ‌أَعْمَالَهُمْ
Dhālika Bi'annahum Karihū Mā 'Anzala Allāhu Fa'aĥbaţa 'A`mālahum 047-009 Saas waxaa ugu wacan inay neceen waxa Eebe soo dajiyay oo xaqa ahmarkaasuu hoobiyay Camalkoodii. ذَلِكَ بِأَنَّ‍‍هُمْ كَ‍‍رِهُو‌ا‌ مَ‍‍ا‌ ‌أَ‌ن‍‍زَلَ ‌اللَّ‍‍هُ فَأَحْبَ‍‍طَ ‌أَعْمَالَهُمْ
'Afalam Yasīrū Fī Al-'Arđi Fayanžurū Kayfa Kāna `Āqibatu Al-Ladhīna Min Qablihim ۚ Dammara Allāhu `Alayhim ۖ Wa Lilkāfirīna 'Amthāluhā 047-010 Miyayna ku soconin dhulka oo markaas ay arkaan siday noqotay Cidhibtii kuwii Gaaloobay ee Ree Maka ka horreeyayEebaa halaagayGaaladana waxaa u sugnaaday saasoo kale halaag. أَفَلَمْ يَسِيرُ‌و‌ا‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ فَيَ‍‌‍ن‍‍ظُ‍‍رُ‌و‌ا‌ كَ‍‍يْ‍‍فَ ك‍‍َ‍انَ عَاقِ‍‍بَةُ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِهِمْ ۚ ‌دَمَّ‍‍‍رَ‌اللَّ‍‍هُ عَلَيْهِمْ ۖ ‌وَلِلْكَافِ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍نَ ‌أَمْثَالُهَا
Dhālika Bi'anna Allāha Mawlá Al-Ladhīna 'Āmanū Wa 'Anna Al-Kāfirīna Lā Mawlá Lahum 047-011 Saas waxaa ugu wacan in Eebe yahay gargaaraha Mu'miniintaGaaladuna ayna gargaare lahayn. ذَلِكَ بِأَنَّ ‌اللَّ‍‍هَ مَوْلَى‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ ‌وَ‌أَنَّ ‌الْكَافِ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍نَ لاَ‌ مَوْلَى‌ لَهُمْ
'Inna Allāha Yudkhilu Al-Ladhīna 'Āmanū Wa `Amilū Aş-Şāliĥāti Jannātin Tajrī Min Taĥtihā Al-'Anhāru Wa ۖ Al-Ladhīna Kafarū Yatamatta`ūna Wa Ya'kulūna Kamā Ta'kulu Al-'An`ām Wa An-Nāru Mathwan Lahum 047-012 Eebe wuxuu galin Mu'miniinta Camalka fiicanna falay Jannooyin ay dureeri dhexdeeda Wabiyaalkuwa Gaaloobayna way raaxaysan (Addnunka) una cuni sida xooluhu wax u cunaanNaarna waa Gurigay ku hoyan. إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ يُ‍‍دْ‍‍خِ‍‍لُ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ ‌وَعَمِلُو‌ا‌ال‍‍صَّ‍‍الِح‍‍َ‍اتِ جَ‍‍نّ‍‍َ‍ات‌‍ٍ‌ تَ‍‍جْ‍‍رِي مِ‍‌‍نْ تَحْتِهَا‌ ‌الأَ‌نْ‍‍ه‍‍َ‍ا‌رُ‌ ۖ ‌وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ يَتَمَتَّع‍‍ُ‍ونَ ‌وَيَأْكُل‍‍ُ‍ونَ كَمَا‌ تَأْكُلُ ‌الأَنعَام ‌وَ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍ا‌رُ‌ مَثْو‌ى‌ ً‌ لَهُمْ
Wa Ka'ayyin Min Qaryatin Hiya 'Ashaddu Qūwatan Min Qaryatika Allatī 'Akhrajatka 'Ahlaknāhum Falā Nāşira Lahum 047-013 Imisay jirtay Magaalo ka xoog badan Magaaladaadan ku bixisay (Maka) aanna hallignaygargaarana aan helin. وَكَأَيِّ‍‌‍نْ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍رْيَةٍ هِيَ ‌أَشَدُّ‌ قُ‍‍وَّة ً‌ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍رْيَتِكَ ‌الَّتِ‍‍ي ‌أَ‍خْ‍رَجَتْكَ ‌أَهْلَكْنَاهُمْ فَلاَ‌ نَاصِ‍‍ر‍َ‍‌ لَهُمْ
'Afaman Kāna `Alá Bayyinatin Min Rabbihi Kaman Zuyyina Lahu Sū'u `Amalihi Wa Attaba`ū 'Ahwā'ahum 047-014 Ruux xaqa cad ee Eebe ku sugan ma la midbaa Ruux loo qurxiyay Camalkiisa xun oo haddana waxa naftiisu jeceshahay (ee xun) raaca. أَفَمَ‍‌‍نْ ك‍‍َ‍انَ عَلَى‌ بَيِّنَةٍ‌ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَبِّ‍‍هِ كَمَ‍‌‍نْ ‌زُيِّنَ لَ‍‍هُ س‍‍ُ‍و‌ءُ‌ عَمَلِ‍‍هِ ‌وَ‌اتَّبَعُ‍‍و‌ا‌ ‌أَهْو‍َ‍‌ا‌ءَهُمْ
Mathalu Al-Jannati Allatī Wu`ida Al-Muttaqūna ۖ Fīhā 'Anhārun Min Mā'in Ghayri 'Āsinin Wa 'Anhārun Min Labanin Lam Yataghayyar Ţa`muhu Wa 'Anhārun Min Khamrin Ladhdhatin Lilshshāribīna Wa 'Anhārun Min `Asalin Muşaffan ۖ Wa Lahum Fīhā Min Kulli Ath-Thamarāti Wa Maghfiratun Min Rabbihim ۖ Kaman Huwa Khālidun An-Nāri Wa Suqū Mā'an Ĥamīmāan Faqaţţa`a 'Am`ā'ahum 047-015 Tilmaanta Jannada loogu yaboohay mu'miniinta waa in Wabiyaal biya ah oon doorsoomaynin dhexdeeda yihiiniyo Wabiyaal Caano ah ooo iyana dhadhankoodu doorsoomayniniyo Wabiyaal Khamro (xalaal ah) oo u macaan dadka cabbiiyo Wabiyaal Malab ah oo la sifeeyaywaxayna Jannada ku leeyihiin nooc kasta ooMidho ahiyo dambidhaafka Eebe. Ma la midbaa Ruux Narta ku waari lagana waraabin Biyo kulayl daran oo Xiidmahooda gooya/ مَثَلُ ‌الْجَ‍‍نَّ‍‍ةِ ‌الَّتِي ‌وُعِدَ‌ ‌الْمُتَّ‍‍قُ‍‍ونَ ۖ فِيهَ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ‍‍ه‍‍َ‍ا‌ر‌ٌ‌ مِ‍‌‍نْ م‍‍َ‍ا‌ءٍ‌ غَ‍‍يْ‍‍ر‍ِ‍‌ ‌آسِنٍ‌ ‌وَ‌أَ‌نْ‍‍ه‍‍َ‍ا‌ر‌ٌ‌ مِ‍‌‍نْ لَبَن‍ٍ‌ لَمْ يَتَ‍‍غَ‍‍يَّرْ‌ طَ‍‍عْمُ‍‍هُ ‌وَ‌أَ‌نْ‍‍ه‍‍َ‍ا‌ر‌ٌ‌ مِ‍‌‍نْ خَ‍‍مْر‌ٍ‌ لَذَّة‍ٍ‌ لِلشَّا‌رِب‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌وَ‌أَ‌نْ‍‍ه‍‍َ‍ا‌ر‌ٌ‌ مِ‍‌‍نْ عَسَلٍ‌ مُ‍‍صَ‍‍فّى‌ ًۖ ‌وَلَهُمْ فِيهَا‌ مِ‍‌‍نْ كُلِّ ‌ال‍‍ثَّمَ‍رَ‍‌اتِ ‌وَمَ‍‍غْ‍‍فِ‍رَةٌ‌ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَبِّهِمْ ۖ كَمَ‍‌‍نْ هُوَ‌ خَ‍‍الِد‌‌ٌ‌ فِي ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍ا‌ر‍ِ‍‌ ‌وَسُ‍‍قُ‍‍و‌ا‌ م‍‍َ‍ا‌ءً‌ حَمِيما‌‌ ً‌ فَ‍‍قَ‍‍طَّ‍‍عَ ‌أَمْع‍‍َ‍ا‌ءَهُمْ
Wa Minhum Man Yastami`u 'Ilayka Ĥattá 'Idhā Kharajū Min `Indika Qālū Lilladhīna 'Ūtū Al-`Ilma Mādhā Qāla 'Ānifāan ۚ 'Ūlā'ika Al-Ladhīna Ţaba`a Allāhu `Alá Qulūbihim Wa Attaba`ū 'Ahwā'ahum 047-016 Waxaa ka mid ah Gaalada kuwo ku dhagaysan (Nabiyow)Markay agtaada ka baxaanna ku dhihi kuwa Cilmiga leh (Asxaabta) Muxuu lahaa dhawaankuwaasi waa kuwa Eebe daabacay Quluubtoodawaxay naftoodu jeclaydna (oo xunna) raacay. وَمِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ مَ‍‌‍نْ يَسْتَمِعُ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍كَ حَتَّ‍‍ى‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ خَ‍رَجُو‌ا‌ مِ‍‌‍نْ عِ‍‌‍نْ‍‍دِكَ قَ‍‍الُو‌ا‌ لِلَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌أ‍ُ‍‌وتُو‌ا‌الْعِلْمَ مَا‌ذَ‌ا‌ قَ‍‍الَ ‌آنِفاً‌ ۚ ‌أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ طَ‍‍بَعَ ‌اللَّ‍‍هُ عَلَى‌ قُ‍‍لُوبِهِمْ ‌وَ‌اتَّبَعُ‍‍و‌ا‌ ‌أَهْو‍َ‍‌ا‌ءَهُمْ
Wa Al-Ladhīna Ahtadaw Zādahum Hudan Wa 'Ātāhum Taqwhum 047-017 Kuwa hanuunay (Eebe) wuxuu u siyaadiyaa hanuunwuxuuna waafajiyaa (Eebe) kayaabiddiisa. وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌اهْتَدَ‌وْ‌ا‌ ‌زَ‌ا‌دَهُمْ هُ‍‍د‌ى‌ ً‌ ‌وَ‌آتَاهُمْ تَ‍‍قْ‍‍و‌اهُمْ
Fahal Yanžurūna 'Illā As-Sā`ata 'An Ta'tiyahum Baghtatan ۖ Faqad Jā'a 'Ashţuhā ۚ Fa'anná Lahum 'Idhā Jā'at/hum Dhikhum 047-018 Gaaladu ma waxay sugi in Qiyaamadu kado ugu timaaddowaxaase yimidba Calaamooyinkeediiee sideebay xusuus ugu sugnaan hadday Qiyaamadu timaaddo. فَهَلْ يَ‍‌‍نْ‍‍‍‍ظُ‍‍ر‍ُ‍‌ونَ ‌إِلاَّ‌ ‌ال‍‍سَّاعَةَ ‌أَ‌نْ تَأْتِيَهُمْ بَ‍‍غْ‍‍تَة‌ ًۖ فَ‍‍قَ‍‍دْ‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌أَشْ‍رَ‌اطُ‍‍هَا‌ ۚ فَأَنَّ‍‍ى‌ لَهُمْ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَتْهُمْ ‌ذِكْ‍رَ‌اهُمْ
Fā`lam 'Annahu Lā 'Ilāha 'Illā Al-Lahu Wa Astaghfir Lidhanbika Wa Lilmu'uminīna Wa Al-Mu'umināti Wa ۗ Allāhu Ya`lamu Mutaqallabakum Wa Mathwākum 047-019 Ogow (kuna sugnow Nabiyow) inaan Eebe mooyeen Ilaah kale jirinuna dambi dhaaf waydii naftaada iyo mu'miniinta Rag iyo HaweenbaEebana waa ogyahay dhaqdhqaaqiinna iyo nagaadigiinnaba. فَاعْلَمْ ‌أَنَّ‍‍هُ لاَ‌ ‌إِلَهَ ‌إِلاَّ‌ ‌اللَّ‍‍هُ ‌وَ‌اسْتَ‍‍غْ‍‍فِ‍‍رْ‌ لِذَ‌نْ‍‍بِكَ ‌وَلِلْمُؤْمِن‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌وَ‌الْمُؤْمِن‍‍َ‍اتِ ۗ ‌وَ‌اللَّهُ يَعْلَمُ مُتَ‍‍قَ‍‍لَّبَكُمْ ‌وَمَثْوَ‌اكُمْ
Wa Yaqūlu Al-Ladhīna 'Āmanū Lawlā Nuzzilat Sūratun ۖ Fa'idhā 'Unzilat Sūratun Muĥkamatun Wa Dhukira Fīhā Al-Qitālu ۙ Ra'ayta Al-Ladhīna Fī Qulūbihim Marađun Yanžurūna 'Ilayka Nažara Al-Maghshīyi `Alayhi Mina Al-Mawti ۖ Fa'awlá Lahum 047-020 Waxay kuwa xaqa rumeeyay dhahaan Maa la soo dejiyo Suuradmarkiise la soodajiyo Suurad sugan Dagaalkana (Jahaadkana) lagu sheego waxaad arkaysaa kuwa quluubta ka buka oo ku soo fiirin (Nabiyow) sida Ruux sakaraad hayo oo kalehalaag baynamutaan kuwaasi. وَيَ‍قُ‍‍ولُ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ لَوْلاَ‌ نُزِّلَتْ سُو‌‍رَة‌‍ٌۖ فَإِ‌ذَ‌ا‌ ‌أُ‌ن‍‍زِلَتْ سُو‌‍رَةٌ‌ مُحْكَمَةٌ‌ ‌وَ‌ذُكِ‍‍ر‍َ‍‌ فِيهَا‌ ‌الْ‍‍قِ‍‍ت‍‍َ‍الُ ۙ ‌‍رَ‌أَيْ‍‍تَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ فِي قُ‍‍لُوبِهِمْ مَ‍رَضٌ‌ يَ‍‌‍ن‍‍ظُ‍‍ر‍ُ‍‌ونَ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍كَ نَ‍‍ظَ‍رَ‌الْمَ‍‍غْ‍‍شِيِّ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ مِنَ ‌الْمَ‍‍وْتِ ۖ فَأَ‌وْلَى‌ لَهُمْ
Ţā`atun Wa Qawlun Ma`rūfun ۚ Fa'idhā `Azama Al-'Amru Falaw Şadaqū Allaha Lakāna Khayan Lahum 047-021 Daacadnimo iyo hadal wanaagsan yaa u khayr roonaan lahaydmarkase xaalku dhaboobo (Jahaad la galo) haday Eebe u runsheegaan yaa u khayr badan. طَ‍‍اعَةٌ‌ ‌وَ‍قَ‍‍وْلٌ‌ مَعْر‍ُ‍‌وف‌‍ٌۚ فَإِ‌ذَ‌ا‌ عَزَمَ ‌الأَمْرُ‌ فَلَوْ‌ صَ‍‍دَ‍قُ‍‍و‌ا‌اللَّ‍‍هَ لَك‍‍َ‍انَ خَ‍‍يْر‌ا‌ ً‌ لَهُمْ
Fahal `Asaytum 'In Tawallaytum 'An Tufsidū Fī Al-'Arđi Wa Tuqaţţi`ū 'Arĥāmakum 047-022 Amaad mudantihiin haddaad xaqa (Jahaadka) ka jeedsataan inaad fasaadisaan dhulkaQaraabadiinnana goysaan. فَهَلْ عَسَيْتُمْ ‌إِ‌نْ تَوَلَّيْتُمْ ‌أَ‌نْ تُفْسِدُ‌و‌ا‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌وَتُ‍‍قَ‍‍طِّ‍‍عُ‍‍و‌ا‌ ‌أَ‌رْحَامَكُمْ
'Ūlā'ika Al-Ladhīna La`anahumu Allāhu Fa'aşammahum Wa 'A`má 'Abşārahum 047-023 Kuwaasi waa kuwa Eebe lacnadaydhagaha iyo Indhahana tiray. أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ لَعَنَهُمُ ‌اللَّ‍‍هُ فَأَ‍صَ‍‍مَّ‍‍هُمْ ‌وَ‌أَعْمَ‍‍ى‌ ‌أَبْ‍‍‍‍صَ‍‍ا‌‍رَهُمْ
'Afalā Yatadabbarūna Al-Qur'āna 'Am `Alá Qulūbin 'Aqfāluhā 047-024 Miyayna Quraanka u fiirsanin (sidhab ah) mise Quluubtoodaa daboolan. أَفَلاَ‌ يَتَدَبَّر‍ُ‍‌ونَ ‌الْ‍‍قُ‍‍رْ‌آنَ ‌أَمْ عَلَى‌ قُ‍‍ل‍‍ُ‍وبٍ ‌أَ‍قْ‍‍فَالُهَا
'Inna Al-Ladhīna Artaddū `Alá 'Adrihim Min Ba`di Mā Tabayyana Lahumu Al-Hudá ۙ Ash-Shayţānu Sawwala Lahum Wa 'Amlá Lahum 047-025 Kuwa riddoobay (gaalnimo ku noqday) inta xaqu iyo hanuunku u caddaaday ka dib shaydaanbaa u qurxiyayyididiilo (been ahna) uguna yaboohay. إِنَّ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌ا‌رْتَدُّ‌و‌ا‌ عَلَ‍‍ى‌ ‌أَ‌دْبَا‌رِهِمْ مِ‍‌‍نْ بَعْدِ‌ مَا‌ تَبَيَّنَ لَهُمُ ‌الْهُدَ‌ى‌ ۙ ‌ال‍‍شَّيْ‍‍طَ‍‍انُ سَوَّلَ لَهُمْ ‌وَ‌أَمْلَى‌ لَهُمْ
Dhālika Bi'annahum Qālū Lilladhīna Karihū Mā Nazzala Allāhu Sanuţī`ukum Fī Ba`đi Al-'Amri Wa ۖ Allāhu Ya`lamu 'Israhum 047-026 Saas waxaa ugu wacan iney kuwa riddoobay ku dheheen kuwa xaqa nacay waxaan idinku (waafaqaynaa) adeecaynaa amarka qaarkiis (colnimada Nabiga)Eebana waa ogyahay waxay qarsan. ذَلِكَ بِأَنَّ‍‍هُمْ قَ‍‍الُو‌ا‌ لِلَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَ‍‍رِهُو‌ا‌ مَا‌ نَزَّلَ ‌اللَّ‍‍هُ سَنُ‍‍طِ‍‍يعُكُمْ فِي بَعْ‍‍ضِ ‌الأَمْ‍‍ر‍ِ‍‌ ۖ ‌وَ‌اللَّهُ يَعْلَمُ ‌إِسْ‍رَ‌ا‌‍رَهُمْ
Fakayfa 'Idhā Tawaffat/humu Al-Malā'ikatu Yađribūna Wujūhahum Wa 'Adrahum 047-027 Ee say noqon markay nafta ka qaadayso Malaa'igtu iyadoo ka garaaci Wajiga iyo gadaashaba. فَكَ‍‍يْ‍‍فَ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ تَوَفَّتْهُمُ ‌الْمَلاَئِكَةُ يَ‍‍ضْ‍‍رِب‍‍ُ‍ونَ ‌وُجُوهَهُمْ ‌وَ‌أَ‌دْبَا‌‍رَهُمْ
Dhālika Bi'annahumu Attaba`ū Mā 'Askhaţa Allāha Wa Karihū Riđwānahu Fa'aĥbaţa 'A`mālahum 047-028 Saas waxaa ugu wacan inay raaceen kuwaasi wax Eebe ka cadhoodoneceenna raalli ahaanshihiisamarkaasuu buriyay camalkoodii. ذَلِكَ بِأَنَّ‍‍هُمُ ‌اتَّبَعُو‌ا‌ مَ‍‍ا‌ ‌أَسْ‍‍خَ‍‍طَ ‌اللَّ‍‍هَ ‌وَكَ‍‍رِهُو‌ا‌رِ‍‍ضْ‍‍وَ‌انَ‍‍هُ فَأَحْبَ‍‍طَ ‌أَعْمَالَهُمْ
'Am Ĥasiba Al-Ladhīna Fī Qulūbihim Marađun 'An Lan Yukhrija Allāhu 'Ađghānahum 047-029 Kuwii Qalbiga ka bukay ma waxay u maleeyeen inaan Eebe soo muujinayn xumaanta (iyo xasadka) Qalbiga kaga jira. أَمْ حَسِبَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ فِي قُ‍‍لُوبِهِمْ مَ‍رَضٌ ‌أَ‌نْ لَ‍‌‍نْ يُ‍‍خْ‍‍رِجَ ‌اللَّ‍‍هُ ‌أَ‍ضْ‍‍غَ‍‍انَهُمْ
Wa Law Nashā'u La'araynākahum Fala`araftahum Bisīmāhum ۚ Wa Lata`rifannahum Fī Laĥni Al-Qawli Wa ۚ Allāhu Ya`lamu 'A`mālakum 047-030 Haddaan doonno waan ku tusin karnaa kuwaaswaxaadna ku aqoonsan Calaamadwaxaad kaloo ku oqoonsan hadalka leexsanEebana waa ohyahay camalkooda. وَلَوْ‌ نَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ لَأَ‌‍رَيْنَاكَهُمْ فَلَعَ‍رَفْتَهُمْ بِسِيمَاهُمْ ۚ ‌وَلَتَعْ‍‍رِفَ‍‍نَّ‍‍هُمْ فِي لَحْنِ ‌الْ‍‍قَ‍‍وْلِ ۚ ‌وَ‌اللَّهُ يَعْلَمُ ‌أَعْمَالَكُمْ
Wa Lanabluwannakum Ĥattá Na`lama Al-Mujāhidīna Minkum Wa Aş-Şābirīna Wa Nabluwa 'Akhrakum 047-031 waannu idin imtixaanaynaa intaan ka muujinno kuwiinna Jahaadi iyo kuwa samrawaana imtixaanaynaa Xaalkiinna. وَلَنَ‍‍بْ‍‍لُوَنَّ‍‍كُمْ حَتَّى‌ نَعْلَمَ ‌الْمُجَاهِد‍ِ‍ي‍‍نَ مِ‍‌‍نْ‍‍كُمْ ‌وَ‌ال‍‍صَّ‍‍ابِ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍نَ ‌وَنَ‍‍بْ‍‍لُوَ‌ ‌أَ‍خْ‍‍بَا‌‍رَكُمْ
'Inna Al-Ladhīna Kafarū Wa Şaddū `An Sabīli Allāhi Wa Shāqqū Ar-Rasūla Min Ba`di Mā Tabayyana Lahumu Al-Hudá Lan Yađurrū Allaha Shay'āan Wa Sayuĥbiţu 'A`mālahum 047-032 Kuwa gaaloobay ee Jidka Eebe ka leexiya dadka Rasuulkana khilaafa (lana collooba) inta xaqu u caddaaday ka dib waxba Eebe kama dhimayaan Camalkoodana wuu burrin. إِنَّ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ ‌وَ‍صَ‍‍دُّ‌و‌ا‌ عَ‍‌‍نْ سَب‍‍ِ‍ي‍‍لِ ‌اللَّ‍‍هِ ‌وَش‍‍َ‍اقُّ‍‍و‌ا‌ال‍رَّس‍‍ُ‍ولَ مِ‍‌‍نْ بَعْدِ‌ مَا‌ تَبَيَّنَ لَهُمُ ‌الهُدَ‌ى‌ لَ‍‌‍نْ يَ‍‍ضُ‍‍رُّ‌و‌ا‌اللَّ‍‍هَ شَ‍‍يْ‍‍ئا‌ ً‌ ‌وَسَيُحْبِ‍‍طُ ‌أَعْمَالَهُمْ
Yā 'Ayyuhā Al-Ladhīna 'Āmanū 'Aţī`ū Allaha Wa 'Aţī`ū Ar-Rasūla Wa Lā Tubţilū 'A`mālakum 047-033 Kuwa xaqa rumeeyow Eebe adeecaRasuukiisana adeecaCamalkiinnana hayska burrinina. ي‍‍َ‍ا‌أَيُّهَا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُ‍‍و‌ا‌ ‌أَ‍طِ‍‍يعُو‌ا‌اللَّ‍‍هَ ‌وَ‌أَ‍طِ‍‍يعُو‌ا‌ال‍رَّس‍‍ُ‍ولَ ‌وَلاَ‌ تُ‍‍بْ‍‍‍‍طِ‍‍لُ‍‍و‌ا‌ ‌أَعْمَالَكُمْ
'Inna Al-Ladhīna Kafarū Wa Şaddū `An Sabīli Allāhi Thumma Mātū Wa Hum Kuffārun Falan Yaghfira Allāhu Lahum 047-034 Kuwa gaaloobay oo Jidka Eebe ka leexiyay dadka kadibna dhinta iyagoo gaala ah Eebe uma Dambi dhaafo. إِنَّ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ ‌وَ‍صَ‍‍دُّ‌و‌ا‌ عَ‍‌‍نْ سَب‍‍ِ‍ي‍‍لِ ‌اللَّ‍‍هِ ثُ‍‍مَّ مَاتُو‌ا‌ ‌وَهُمْ كُفّ‍‍َ‍ا‌ر‌‌ٌ‌ فَلَ‍‌‍نْ يَ‍‍غْ‍‍فِ‍‍ر‍َ‍‌ ‌اللَّ‍‍هُ لَهُمْ
Falā Tahinū Wa Tad`ū 'Ilá As-Salmi Wa 'Antumu Al-'A`lawna Wa Allāhu Ma`akum Wa Lan Yatirakum 'A`mālakum 047-035 Ha tabar darraanina mu'miniintaay ood markaa heshiis u yeedhaanidinkaaba ka sarreeyee Eebana idinla jiraayeCamalkiinnana ma nusqaaminaayee. فَلاَ‌ تَهِنُو‌ا‌ ‌وَتَ‍‍دْعُ‍‍و‌ا‌ ‌إِلَى‌ ‌ال‍‍سَّلْمِ ‌وَ‌أَ‌نْ‍‍تُمُ ‌الأَعْلَ‍‍وْنَ ‌وَ‌اللَّهُ مَعَكُمْ ‌وَلَ‍‌‍نْ يَتِ‍رَكُمْ ‌أَعْمَالَكُمْ
'Innamā Al-Ĥayāatu Ad-Dunyā La`ibun Wa Lahwun ۚ Wa 'In Tu'uminū Wa Tattaqū Yu'utikum 'Ujūrakum Wa Lā Yas'alkum 'Amwālakum 047-036 Nolosha Adduunyo waa uun ciyaar iyo dheeldheelhaddaadse xaqa rumeysaan ood dhawrsataan wuxuu idin siin (Eebe) abaalkiinnaxoolihiinnana idin waydiisan maayo. إِنَّ‍‍مَا‌ ‌الحَي‍‍َ‍اةُ ‌ال‍‍دُّ‌نْ‍‍يَا‌ لَعِبٌ‌ ‌وَلَهْو‌ٌۚ ‌وَ‌إِ‌نْ تُؤْمِنُو‌ا‌ ‌وَتَتَّ‍‍قُ‍‍و‌ا‌ يُؤْتِكُمْ ‌أُجُو‌‍رَكُمْ ‌وَلاَ‌ يَسْأَلْكُمْ ‌أَمْوَ‌الَكُمْ
'In Yas'alkumūhā Fayuĥfikum Tabkhalū Wa Yukhrij 'Ađghānakum 047-037 Hadduu idin waydiiyo (Eebe) xoolihiinna (dhammaan) idinkuna celceliyo waad bakhayloobaysaanwaxaana soo bixi colnimadiinna. إِ‌نْ يَسْأَلْكُمُوهَا‌ فَيُحْفِكُمْ تَ‍‍بْ‍‍‍‍خَ‍‍لُو‌ا‌ ‌وَيُ‍‍خْ‍‍رِج‍ْ ‌أَ‍ضْ‍‍غَ‍‍انَكُمْ
Hā'antum Hā'uulā' Tud`awna Litunfiqū Fī Sabīli Allāhi Faminkum Man Yabkhalu Wa Man ۖ Yabkhal Fa'innamā Yabkhalu `An Nafsihi Wa Allāhu ۚ Al-Ghanīyu Wa 'Antumu Al-Fuqarā'u Wa 'In ۚ Tatawallaw Yastabdil Qawmāan Ghayrakum Thumma Lā Yakūnū 'Amthālakum 047-038 Kuwaas xaqa rumeeyow waxaa laydiinku yeedhi inaad jidka Eebe wax ku bixisaanwaxaase idinka mid ah kuwo ku bakhayliRuuxiise bakhayla wuxuu uun kala bakhaylay Naftiisa Eebana waa hodonidinkuna waxaad tihiin fuqarohaddaad xaqa ka jeedsataanse wuxuu Eebe idinku baddali kuwa kale oon idin lamid noqonayn. ه‍‍َ‍ا‌أَ‌نْ‍‍تُمْ ه‍‍َ‍ا‌ؤُلاَ‌ء‌ تُ‍‍دْعَ‍‍وْنَ لِتُ‍‌‍ن‍‍فِ‍‍قُ‍‍و‌ا‌ فِي سَب‍‍ِ‍ي‍‍لِ ‌اللَّ‍‍هِ فَمِ‍‌‍نْ‍‍كُمْ مَ‍‌‍نْ يَ‍‍بْ‍‍‍‍خَ‍‍لُ ‌وَمَ‍‌‍نْ ۖ يَ‍‍بْ‍‍‍‍خَ‍‍لْ فَإِنَّ‍‍مَا‌ يَ‍‍بْ‍‍‍‍خَ‍‍لُ عَ‍‌‍نْ نَفْسِ‍‍هِ ‌وَ‌اللَّهُ ۚ ‌الْ‍‍غَ‍‍نِيُّ ‌وَ‌أَ‌نْ‍‍تُمُ ‌الْفُ‍‍قَ‍‍ر‍َ‍‌ا‌ءُ‌ ‌وَ‌إِ‌نْ ۚ تَتَوَلَّوْ‌ا‌ يَسْتَ‍‍بْ‍‍دِلْ قَ‍‍وْماً‌ غَ‍‍يْ‍رَكُمْ ثُ‍‍مَّ لاَ‌ يَكُونُ‍‍و‌ا‌ ‌أَمْثَالَكُمْ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah