Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

43) Sūrat Az-Zukhruf

Printed format

43) سُورَة الزُّخرُف

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Ĥā-Mīm 043-001 Mucjisada Quraankay ku tusin. حَا-مِيم
Wa Al-Kitābi Al-Mubīni 043-002 Waxaan ku dhaartay Kitaabka (Quraanka) cade (muuqda) ee. وَ‌الْكِت‍‍َ‍ابِ ‌الْمُبِينِ
'Innā Ja`alnāhu Qur'ānāan `Arabīyāan La`allakum Ta`qilūna 043-003 annagaa ka yeelley Quraan Carabi ku soo dagayinaad kastaan darteed. إِنَّ‍‍ا‌ جَعَلْن‍‍َ‍اهُ قُ‍‍رْ‌آناً‌ عَ‍رَبِيّا‌ ً‌ لَعَلَّكُمْ تَعْ‍‍قِ‍‍لُونَ
Wa 'Innahu Fī 'Ummi Al-Kitābi Ladaynā La`alīyun Ĥakīmun 043-004 Wuxuuna ku suganyahay Kitaabka asalkiisa (Looxul maxfuudka) agtiisawaana sarreeyaa Quraanku falna sanyahay. وَ‌إِنَّ‍‍هُ فِ‍‍ي ‌أُمِّ ‌الْكِت‍‍َ‍ابِ لَدَيْنَا‌ لَعَلِيٌّ حَكِيمٌ
'Afanađribu `Ankumu Adh-Dhikra Şafĥāan 'An Kuntum Qawmāan Musrifīna 043-005 Ma waxaan Quraanka idiinka haysanaynaa (daysanayna) inaad tihiin qoom ku xadgudbay xumaanta. أَفَنَ‍‍ضْ‍‍رِبُ عَ‍‌‍ن‍‍كُمُ ‌ال‍‍ذِّكْ‍رَصَ‍‍فْحاً‌ ‌أَ‌نْ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ قَ‍‍وْما‌ ً‌ مُسْ‍‍رِفِينَ
Wa Kam 'Arsalnā Min Nabīyin Al-'Awwalīna 043-006 Badanaa intaan udiray Nabi kuwii hore. وَكَمْ ‌أَ‌رْسَلْنَا‌ مِ‍‌‍نْ نَبِيّ‌‍ٍ‌ فِي ‌الأَ‌وَّلِينَ
Wa Mā Ya'tīhim Min Nabīyin 'Illā Kānū Bihi Yastahzi'ūn 043-007 Nabi uma yimaado Gaaladii hadii kale way ku jees jeesi jireen. وَمَا‌ يَأْتِيهِمْ مِ‍‌‍نْ نَبِيّ‌‍ٍ‌ ‌إِلاَّ‌ كَانُو‌ا‌ بِ‍‍هِ يَسْتَهْزِئ‍‍ُ‍‍ون
Fa'ahlaknā 'Ashadda Minhum Baţshāan Wa Mađá Mathalu Al-'Awwalīna 043-008 Waxaana halaagnay kuwo ka xoogbadan qabasho waxaana tagay (hor maray) tusaalihii kuwii horreeyey (ee halaaga ahaa). فَأَهْلَكْنَ‍‍ا‌ ‌أَشَدَّ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ بَ‍‍طْ‍‍شا‌ ً‌ ‌وَمَ‍‍ضَ‍‍ى‌ مَثَلُ ‌الأَ‌وَّلِينَ
Wa La'in Sa'altahum Man Khalaqa As-Samāwāti Wa Al-'Arđa Layaqūlunna Khalaqahunna Al-`Azīzu Al-`Alīmu 043-009 Haddaad warsato Gaalada yaa abuuray Samooyinka iyo dhulka waxay odhan waxaa abuuray Eebaha adkaada ee wax walba og. وَلَئِ‍‌‍نْ سَأَلْتَهُمْ مَ‍‌‍نْ خَ‍‍لَ‍‍قَ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضَ لَيَ‍‍قُ‍‍ولُ‍‍نَّ خَ‍‍لَ‍‍قَ‍‍هُ‍‍نَّ ‌الْعَز‍ِ‍ي‍‍زُ‌ ‌الْعَلِيمُ
Al-Ladhī Ja`ala Lakumu Al-'Arđa Mahdāan Wa Ja`ala Lakum Fīhā Subulāan La`allakum Tahtadūna 043-010 Waana Eebaha idiin kayeeley dhulka gogol idiinkana yeeleydhexdiisa Wadooyin si aad ugu hanuuntaan (toostaan). الَّذِي جَعَلَ لَكُمُ ‌الأَ‌رْ‍ضَ مَهْد‌ا‌ ً‌ ‌وَجَعَلَ لَكُمْ فِيهَا‌ سُبُلا‌ ً‌ لَعَلَّكُمْ تَهْتَدُ‌ونَ
Wa Al-Ladhī Nazzala Mina As-Samā'i Mā'an Biqadarin Fa'ansharnā Bihi Baldatan Maytāan ۚ Kadhālika Tukhrajūna 043-011 Waana Eebaha ka soo dajiyey Samada Biyo qadaran oon ku noolayno Magaalo dhimataysaasaana leydiin soobixin. وَ‌الَّذِي نَزَّلَ مِنَ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ م‍‍َ‍ا‌ء‌ ً‌ بِ‍‍قَ‍‍دَ‌ر‌‌ٍ‌ فَأَ‌ن‍‍شَرْنَا‌ بِ‍‍هِ بَلْدَة ً‌ مَيْتا‌‌ ًۚ كَذَلِكَ تُ‍‍خْ‍رَجُونَ
Wa Al-Ladhī Khalaqa Al-'Azwāja Kullahā Wa Ja`ala Lakum Mina Al-Fulki Wa Al-'An`ām Mā Tarkabūna 043-012 Waana Eebaha abuuray noocyada dhamaantood idiinkana yeeley Maraakiibta iyo Xoolaha waxaad kortaan. وَ‌الَّذِي خَ‍‍لَ‍‍قَ ‌الأَ‌زْ‌و‍َ‍‌اجَ كُلَّهَا‌ ‌وَجَعَلَ لَكُمْ مِنَ ‌الْفُلْكِ ‌وَ‌الأَنعَام‍ مَا‌ تَرْكَبُونَ
Litastawū `Alá Žuhūrihi Thumma Tadhkurū Ni`mata Rabbikum 'Idhā Astawaytum `Alayhi Wa Taqūlū Subĥāna Al-Ladhī Sakhkhara Lanā Hādhā Wa Mā Kunnā Lahu Muqrinīna 043-013 Inaad ku ekaataan dhabarkeeda markaas aad xusuusataan Nicmada Eebihiin markaad ku ekaataan ood dhahdaan waxaa nasahan Eebaha noosahley tan mana nihin kuwo kara leyligeeda. لِتَسْتَوُ‌و‌ا‌ عَلَى‌ ظُ‍‍هُو‌رِهِ ثُ‍‍مَّ تَذْكُرُ‌و‌ا‌ نِعْمَةَ ‌‍رَبِّكُمْ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌اسْتَوَيْتُمْ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ ‌وَتَ‍‍قُ‍‍ولُو‌ا‌ سُ‍‍بْ‍‍حانَ ‌الَّذِي سَ‍‍خَّ‍رَ‌ لَنَا‌ هَذَ‌ا‌ ‌وَمَا‌ كُ‍‍نَّ‍‍ا‌ لَ‍‍هُ مُ‍‍قْ‍‍رِنِينَ
Wa 'Innā 'Ilá Rabbinā Lamunqalibūna 043-014 Anaguna xagga Eebahanno yaannu u gadoomeynaa. وَ‌إِنَّ‍‍ا‌ ‌إِلَى‌ ‌‍رَبِّنَا‌ لَمُ‍‌‍ن‍‍قَ‍‍لِبُونَ
Wa Ja`alū Lahu Min `Ibādihi Juz'āan ۚ 'Inna Al-'Insāna Lakafūrun Mubīnun 043-015 Waxay uga yeeleen Eebe addoomadiisa qaybDadkuna waa gaaloow badane cad. وَجَعَلُو‌ا‌ لَ‍‍هُ مِ‍‌‍نْ عِبَا‌دِهِ جُزْ‌ء‌ا‌‌ ًۚ ‌إِنَّ ‌الإِ‌ن‍‍س‍‍َ‍انَ لَكَف‍‍ُ‍و‌ر‌ٌ‌ مُبِينٌ
'Am Attakhadha Mimmā Yakhluqu Banātin Wa 'Aşfākum Bil-Banīna 043-016 Miyuu ka yeeshay Eebe wuxuu abuuray qarkood Gabdhooo idiin doorey Wiilal. أَمْ ‌اتَّ‍‍خَ‍‍ذَ‌ مِ‍‍مَّ‍‍ا‌ يَ‍‍خْ‍‍لُ‍‍قُ بَن‍‍َ‍اتٍ‌ ‌وَ‌أَ‍صْ‍‍فَاكُمْ بِ‍الْبَنِينَ
Wa 'Idhā Bushshira 'Aĥaduhum Bimā Đaraba Lilrraĥmani Mathalāan Žalla Wajhuhu Muswaddāan Wa Huwa Kažīmun 043-017 Marka loogu bishaareeyo midkood wuxuu Eebaha Raxmaana uga yeeley tusaalewuxuu noqdaa wajigiisu mid madow oo walbahaarsan. وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ بُشِّ‍‍ر‍َ‍‌ ‌أَحَدُهُمْ بِمَا‌ ضَ‍رَبَ لِ‍‍ل‍رَّحْمَنِ مَثَلا‌‌ ًظَ‍‍لَّ ‌وَجْ‍‍هُ‍‍هُ مُسْوَ‌دّ‌ا‌ ً‌ ‌وَهُوَ‌ كَ‍‍ظِ‍‍يمٌ
'Awaman Yunashsha'u Fī Al-Ĥilyati Wa Huwa Fī Al-Khişāmi Ghayru Mubīnin 043-018 Ma Eebey u yeeleen wax ku barbaara isqurxinoon doodna caddayn karin. أَ‌وَمَ‍‌‍نْ يُنَشَّأُ‌ فِي ‌الْحِلْيَةِ ‌وَهُوَ‌ فِي ‌الْ‍‍خِ‍‍صَ‍‍امِ غَ‍‍يْ‍‍رُ‌ مُبِينٍ
Wa Ja`alū Al-Malā'ikata Al-Ladhīna Hum `Ibādu Ar-Raĥmāni 'Ināthāan ۚ 'Ashahidū Khalqahum ۚ Satuktabu Shahādatuhum Wa Yus'alūna 043-019 Waxay ka yeeleen Malaa'igta ah addoomada Eebaha Raxmaan ah dhadigmiyey joogeen abuurkoodiiwaan qoreynaa maragooda waana la warsan (waxaas). وَجَعَلُو‌ا‌الْمَلاَئِكَةَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ هُمْ عِب‍‍َ‍ا‌دُ‌ ‌ال‍رَّحْمَنِ ‌إِنَاثاً‌ ۚ ‌أَشَهِدُ‌و‌اخَ‍‍لْ‍‍قَ‍‍هُمْ ۚ سَتُكْتَبُ شَهَا‌دَتُهُمْ ‌وَيُسْأَلُونَ
Wa Qālū Law Shā'a Ar-Raĥmānu Mā `Abadnāhum ۗ Mā Lahum Bidhālika Min `Ilmin ۖ 'In Hum 'Illā Yakhruşūna 043-020 Waxay dhaheen hadduu doono Eebaha Raxmaan ah maanaan caabudneen waxkale ugumana sugnaanin wax cilmi ah arrintaaswaxaan beensheegayaal ahayna ma aha. وَ‍قَ‍‍الُو‌ا‌ لَوْ‌ ش‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌ال‍رَّحْمَنُ مَا‌ عَبَ‍‍دْنَاهُمْ ۗ مَا‌ لَهُمْ بِذَلِكَ مِ‍‌‍نْ عِلْم‌‍ٍۖ ‌إِ‌نْ هُمْ ‌إِلاَّ‌ يَ‍‍خْ‍‍رُ‍صُ‍‍ونَ
'Am 'Ātaynāhum Kitābāan Min Qablihi Fahum Bihi Mustamsikūna 043-021 Mise waxaan siinay Kitaab ka horreyey (quraanka) oy haystaan isagaas. أَمْ ‌آتَيْنَاهُمْ كِتَابا‌ ً‌ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِ‍‍هِ فَهُمْ بِ‍‍هِ مُسْتَمْسِكُونَ
Bal Qālū 'Innā Wajadnā 'Ābā'anā `Alá 'Ummatin Wa 'Innā `Aláthārihim Muhtadūna 043-022 Waxaybase dhaheen waxaan bellay Abbayowganoo jid ku socda anaguna iyaga raadkoodii yaan ku hanuunsanahay. بَلْ قَ‍‍الُ‍‍و‌ا‌ ‌إِنَّ‍‍ا‌ ‌وَجَ‍‍دْنَ‍‍ا‌ ‌آب‍‍َ‍ا‌ءَنَا‌ عَلَ‍‍ى‌ ‌أُمَّ‍‍ةٍ‌ ‌وَ‌إِنَّ‍‍ا‌ عَلَ‍‍ى‌ ‌آثَا‌رِهِمْ مُهْتَدُ‌ونَ
Wa Kadhalika Mā 'Arsalnā Min Qablika Fī Qaryatin Min Nadhīrin 'Illā Qāla Mutrafūhā 'Innā Wajadnā 'Ābā'anā `Alá 'Ummatin Wa 'Innā `Aláthārihim Muqtadūna 043-023 Waa saasoo kale umaanaandirin Magaalo hortaa u dige haddii kale waxa dhihi Jireen kuwa raaxaystay anagu waxaan hellay Aabayoowganoo jid ku sugan anaguna raadkooda yaan ku dayanaynaa. وَكَذَلِكَ مَ‍‍ا‌ ‌أَ‌رْسَلْنَا‌ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِكَ فِي قَ‍‍رْيَةٍ‌ مِ‍‌‍نْ نَذ‍ِ‍ي‍‍ر‌ٍ‌ ‌إِلاَّ‌ قَ‍‍الَ مُتْ‍رَفُوهَ‍‍ا‌ ‌إِنَّ‍‍ا‌ ‌وَجَ‍‍دْنَ‍‍ا‌ ‌آب‍‍َ‍ا‌ءَنَا‌ عَلَ‍‍ى‌ ‌أُمَّ‍‍ةٍ‌ ‌وَ‌إِنَّ‍‍ا‌ عَلَ‍‍ى‌ ‌آثَا‌رِهِمْ مُ‍‍قْ‍‍تَدُ‌ونَ
Qāla 'Awalaw Ji'tukum Bi'ahdá Mimmā Wajadtum `Alayhi 'Ābā'akum ۖ Qālū 'Innā Bimā 'Ursiltum Bihi Kāfirūna 043-024 Waxaad dhahdaa (ma waxaad raaxaysaan waxaas) haddaan idiinla imaado wax ka hanuunsan waxaad ka hesheen Aabayaalkiin (oo ku sugan) waxay dhihi annagu waxa laydiin ku soo diray waannu ka Gaalownay. قَ‍‍الَ ‌أَ‌وَلَوْ‌ جِئْتُكُمْ بِأَهْدَ‌ى‌ مِ‍‍مَّ‍‍ا‌ ‌وَجَ‍‍دْتُمْ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ ‌آب‍‍َ‍ا‌ءَكُمْ ۖ قَ‍‍الُ‍‍و‌ا‌ ‌إِنَّ‍‍ا‌ بِمَ‍‍ا‌ ‌أُ‌رْسِلْتُمْ بِ‍‍هِ كَافِرُ‌ونَ
ntaqamnā Minhum ۖnžur Kayfa Kāna `Āqibatu Al-Mukadhdhibīna 043-025 Markaasaan ka aarsanaybal day siday noqotay cidhibtii beeniyayaasha (xaqa). فَا‌ن‍‍تَ‍‍قَ‍‍مْنَا‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ ۖ فَا‌ن‍‍ظُ‍‍رْ‌ كَ‍‍يْ‍‍فَ ك‍‍َ‍انَ عَاقِ‍‍بَةُ ‌الْمُكَذِّبِينَ
Wa 'Idh Qāla 'Ibhīmu Li'abīhi Wa Qawmihi~ 'Innanī Barā'un Mimmā Ta`budūna 043-026 Xusa Markuu ku yidhi (nabi) Ibraahim Aabihiis iyo Qoomkiisii anigu waxaan bari ka ahay waxaad caabudaysaan. وَ‌إِ‌ذْ‌ قَ‍‍الَ ‌إِبْ‍‍‍رَ‌اه‍‍ِ‍ي‍‍مُ لِأَب‍‍ِ‍ي‍‍هِ ‌وَ‍قَ‍‍وْمِهِ ‌إِنَّ‍‍نِي بَر‍َ‍‌ا‌ء‌ٌ‌ مِ‍‍مَّ‍‍ا‌ تَعْبُدُ‌ونَ
'Illā Al-Ladhī Faţaranī Fa'innahu Sayahdīni 043-027 Waxaanse caabudi Eebaha I abuuray isagaana i hanuunin. إِلاَّ‌ ‌الَّذِي فَ‍‍طَ‍رَنِي فَإِنَّ‍‍هُ سَيَهْدِينِ
Wa Ja`alahā Kalimatanqiyatan Fī `Aqibihi La`allahum Yarji`ūna 043-028 Wuxuuna kayeelay Kalimada (tawxiidka) tii ku baaqi ah Faraca Ibraahiim si ay xaqa ugu noqdaan. وَجَعَلَهَا‌ كَلِمَة ً‌ بَاقِ‍‍يَة‌ ً‌ فِي عَ‍‍قِ‍‍بِ‍‍هِ لَعَلَّهُمْ يَرْجِعُونَ
Bal Matta`tu Hā'uulā' Wa 'Ābā'ahum Ĥattá Jā'ahumu Al-Ĥaqqu Wa Rasūlun Mubīnun 043-029 Saas ma aha ee waan u raaxeeyey kuwaas iyo Aabbayaalkood intuu uga yimaado xaqu iyo Rasuul cad (oo muuqda). بَلْ مَتَّعْتُ ه‍‍َ‍ا‌ؤُلاَ‌ء‌ ‌وَ‌آب‍‍َ‍ا‌ءَهُمْ حَتَّى‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَهُمُ ‌الْحَ‍‍قُّ ‌وَ‌‍رَس‍‍ُ‍ولٌ‌ مُبِينٌ
Wa Lammā Jā'ahumu Al-Ĥaqqu Qālū Hādhā Siĥrun Wa 'Innā Bihi Kāfirūna 043-030 Markuu u yimid xaqii waxay dhaheen kan waa sixir annaguna waannu ka Gaalownay. وَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَهُمُ ‌الْحَ‍‍قُّ قَ‍‍الُو‌ا‌ هَذَ‌ا‌ سِحْر‌ٌ‌ ‌وَ‌إِنَّ‍‍ا‌ بِ‍‍هِ كَافِرُ‌ونَ
Wa Qālū Lawlā Nuzzila Hādhā Al-Qur'ānu `Alá Rajulin Mina Al-Qaryatayni `Ažīmin 043-031 Waxay dhaheen gaaladii maxaa loogu dajin waayey Quraankan mid ka mid ah labada Magaalo ee weyn. وَ‍قَ‍‍الُو‌ا‌ لَوْلاَ‌ نُزِّلَ هَذَ‌ا‌ ‌الْ‍‍قُ‍‍رْ‌آنُ عَلَى‌ ‌‍رَجُلٍ‌ مِنَ ‌الْ‍‍قَ‍‍رْيَتَ‍‍يْ‍‍نِ عَ‍‍ظِ‍‍يمٍ
'Ahum Yaqsimūna Raĥmata Rabbika ۚ Naĥnu Qasamnā Baynahum Ma`īshatahum Al-Ĥayāati Ad-Dunۚ Wa Rafa`nā Ba`đahum Fawqa Ba`đin Darajātin Liyattakhidha Ba`đuhum Ba`đāan Sukhrīyāan ۗ Wa Raĥmatu Rabbika Khayrun Mimmā Yajma`ūna 043-032 Miyagaa qaybin Naxariista Eebahaa anagaa u qaybina dhexdeeda rizqigooda nolosha adduunyo waana ka kor yeelay qaarkood qaarka kale darajooyinsi leysugu shaqeeyoNaxariista Eebahaa yaa ka khayrbadan waxay kulmin. أَهُمْ يَ‍‍قْ‍‍سِم‍‍ُ‍ونَ ‌‍رَحْمَةَ ‌‍رَبِّكَ ۚ نَحْنُ قَ‍‍سَمْنَا‌ بَيْنَهُمْ مَعِيشَتَهُمْ فِي ‌الْحَي‍‍َ‍اةِ ‌ال‍‍دُّ‌نْ‍‍يَا‌ ۚ ‌وَ‌‍رَفَعْنَا‌ بَعْ‍‍ضَ‍‍هُمْ فَ‍‍وْ‍قَ بَعْ‍‍ضٍ‌ ‌دَ‌‍رَج‍‍َ‍ات‍ٍ‌ لِيَتَّ‍‍خِ‍‍ذَ‌ بَعْ‍‍ضُ‍‍هُمْ بَعْ‍‍ض‍‍ا‌‌ ً‌ سُ‍‍خْ‍‍رِيّا‌ ًۗ ‌وَ‌‍رَحْمَةُ ‌‍رَبِّكَ خَ‍‍يْ‍‍ر‌ٌ‌ مِ‍‍مَّ‍‍ا‌ يَ‍‍جْ‍‍مَعُونَ
Wa Lawlā 'An Yakūna An-Nāsu 'Ummatan Wāĥidatan Laja`alnā Liman Yakfuru Bir-Raĥmani Libuyūtihim Suqufāan Min Fađđatin Wa Ma`ārija `Alayhā Yažharūna 043-033 Hadduusan Dadku noqoneyn umad kaliya (Gaalimada) waxaan uga yeelilahayn kuwa ka Gaalooba Eebe guryahooda Saanqaag Fidlo ah iyo Sallaano Fidla ahoy ku koraan. وَلَوْلاَ‌ ‌أَ‌نْ يَك‍‍ُ‍ونَ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسُ ‌أُمَّ‍‍ة ً‌ ‌وَ‌احِدَة ً‌ لَجَعَلْنَا‌ لِمَ‍‌‍نْ يَكْفُرُ‌ بِ‍ال‍رَّحْمَنِ لِبُيُوتِهِمْ سُ‍‍قُ‍‍فا‌ ً‌ مِ‍‌‍نْ فَ‍‍ضَّ‍‍ةٍ‌ ‌وَمَعَا‌رِجَ عَلَيْهَا‌ يَ‍‍ظْ‍‍هَرُ‌ونَ
Wa Libuyūtihim 'Abwābāan Wa Suruan `Alayhā Yattaki'ūna 043-034 Guryhoodana waxaan uga yeeli lahayn Albaabyo iyo Sariiro ay ku dangiigsadaan oo fidla ah. وَلِبُيُوتِهِمْ ‌أَبْ‍‍وَ‌ابا‌ ً‌ ‌وَسُرُ‌ر‌اً‌ عَلَيْهَا‌ يَتَّكِئ‍‍ُ‍‍ونَ
Wa Zukhrufāan ۚ Wa 'In Kullu Dhālika Lammā Matā`u Al-Ĥayāati Ad-Dunyā Wa ۚ Al-'Ākhiratu `Inda Rabbika Lilmuttaqīna 043-035 Iyo Dahabwaxaas dhamaantiisana waxaan raaxada nolasha dhaw ahayn ma ahaaakhiraase u ah Eebe agtiisa kuwa dhawrsada. وَ‌زُ‍خْ‍‍رُفا‌ ًۚ ‌وَ‌إِ‌نْ كُلُّ ‌ذَلِكَ لَ‍‍مَّ‍‍ا‌ مَت‍‍َ‍اعُ ‌الْحَي‍‍َ‍اةِ ‌ال‍‍دُّ‌نْ‍‍يَا‌ ۚ ‌وَ‌الآ‍‍خِ‍رَةُ عِ‍‌‍نْ‍‍دَ‌ ‌‍رَبِّكَ لِلْمُتَّ‍‍قِ‍‍ينَ
Wa Man Ya`shu `An Dhikri Ar-Raĥmāni Nuqayyiđ Lahu Shayţānāan Fahuwa Lahu Qarīnun 043-036 Ruuxii ka jeedsada «aragheela» xuska Eebahaa Raxmaan ah (Quraanka) waxaannu la xidhiidhinaa shaydaan oo saaxiib u noqon. وَمَ‍‌‍نْ يَعْشُ عَ‍‌‍نْ ‌ذِكْ‍‍ر‍ِ‍‌ ‌ال‍رَّحْمَنِ نُ‍‍قَ‍‍يِّ‍‍ضْ لَ‍‍هُ شَيْ‍‍طَ‍‍انا‌‌ ً‌ فَهُوَ‌ لَ‍‍هُ قَ‍‍رِينٌ
Wa 'Innahum Layaşuddūnahum `Ani As-Sabīli Wa Yaĥsabūna 'Annahum Muhtadūna 043-037 Shayaadiintuna waxay ka leexin Jidka (xaqa) waxayna isu maleyn inay hanuunsanyihiin (toosan yihiin). وَ‌إِنَّ‍‍هُمْ لَيَ‍‍صُ‍‍دُّ‌ونَهُمْ عَنِ ‌ال‍‍سَّب‍‍ِ‍ي‍‍لِ ‌وَيَحْسَب‍‍ُ‍ونَ ‌أَنَّ‍‍هُمْ مُهْتَدُ‌ونَ
Ĥattá 'Idhā Jā'anā Qāla Yā Layta Baynī Wa Baynaka Bu`da Al-Mashriqayni Fabi'sa Al-Qarīnu 043-038 Markuu nooyimaaddo (Gaalku Qiyaamada) waxuu ku dhahaa (Shaydaanku) shaleytee mey dhexdeenna ahaato «wax la mid ah» fogaanshaha qorrax ka soobax iyo u dhacaadaana u xun Saaxiib. حَتَّ‍‍ى‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَنَا‌ قَ‍‍الَ يَالَ‍‍يْ‍‍تَ بَيْنِي ‌وَبَيْنَكَ بُعْدَ‌ ‌الْمَشْ‍‍رِ‍‍قَ‍‍يْ‍‍نِ فَبِئْسَ ‌الْ‍‍قَ‍‍رِينُ
Wa Lan Yanfa`akumu Al-Yawma 'Idh Žalamtum 'Annakum Al-`Adhābi Mushtarikūna 043-039 Wax idiinma tarayso Maanta haddaad dulmi fasheen inaad cadaab wadaagtaan (ku kulantaan). وَلَ‍‌‍نْ يَ‍‌‍ن‍‍فَعَكُمُ ‌الْيَ‍‍وْمَ ‌إِ‌ذْ‌ ظَ‍‍لَمْتُمْ ‌أَنَّ‍‍كُمْ فِي ‌الْعَذ‍َ‍‌ابِ مُشْتَ‍‍رِكُونَ
'Afa'anta Tusmi`u Aş-Şumma 'Aw Tahdī Al-`Umya Wa Man Kāna Fī Đalālin Mubīnin 043-040 Ma adaa wax maqashiin kara wax ma maqlema adaase hanuunin Kara (toosin kara) wax ma arke iyo cid ku sugan baadi cad. أَفَأَ‌نْ‍‍تَ تُسْمِعُ ‌ال‍‍صُّ‍‍مَّ ‌أَ‌وْ‌ تَهْدِي ‌الْعُمْيَ ‌وَمَ‍‌‍نْ ك‍‍َ‍انَ فِي ضَ‍‍لاَلٍ‌ مُبِينٍ
Fa'immā Nadh/habanna Bika Fa'innā Minhum Muntaqimūna 043-041 Haddaan kulatagno adiga ku (oofsano) anaga uunbaa ka aarsan Gaalada. فَإِمَّ‍‍ا‌ نَذْهَبَ‍‍نَّ بِكَ فَإِنَّ‍‍ا‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ مُ‍‌‍نْ‍‍تَ‍‍قِ‍‍مُونَ
'Aw Nuriyannaka Al-Ladhī Wa`adnāhum Fa'innā `Alayhim Muqtadirūna 043-042 Haddaan ku tusino waxaan u yaboohnayoo cadaab ahwaanu karraa korkooda. أَ‌وْ‌ نُ‍‍رِيَ‍‍نَّ‍‍كَ ‌الَّذِي ‌وَعَ‍‍دْنَاهُمْ فَإِنَّ‍‍ا‌ عَلَيْهِمْ مُ‍‍قْ‍‍تَدِ‌رُ‌ونَ
Fāstamsik Bial-Ladhī 'Ūĥiya 'Ilayka ۖ 'Innaka `Alá Şirāţin Mustaqīmin 043-043 Ee qabso waxa laguu waxyooday Nabiyow waxaad ku sugantahay Jid toosan. فَاسْتَمْسِكْ بِ‍الَّذِي ‌أ‍ُ‍‌وحِيَ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍كَ ۖ ‌إِنَّ‍‍كَ عَلَى‌ صِ‍رَ‍‌اطٍ‌ مُسْتَ‍‍قِ‍‍يمٍ
Wa 'Innahu Ladhikrun Laka Wa Liqawmika ۖ Wa Sawfa Tus'alūna 043-044 Quraankuna sharaf buu u yahay adiga iyo qoomkaagabawaana leydin warsan doonaa. وَ‌إِنَّ‍‍هُ لَذِكْر‌ٌ‌ لَكَ ‌وَلِ‍‍قَ‍‍وْمِكَ ۖ ‌وَسَ‍‍وْفَ تُسْأَلُونَ
Wa As'al Man 'Arsalnā Min Qablika Min Rusulinā 'Aja`alnā Min Dūni Ar-Raĥmāni 'Ālihatan Yu`badūna 043-045 Warso kuwaan dirray ee kaa horeeyey oo Rasuuladanada ka mid ahaa inaan yeellay Eebaha Raxmaana Kasoboow Ilaahyaal la caabudo. وَ‌اسْأَلْ مَ‍‌‍نْ ‌أَ‌رْسَلْنَا‌ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِكَ مِ‍‌‍نْ ‌رُسُلِنَ‍‍ا‌ ‌أَجَعَلْنَا‌ مِ‍‌‍نْ ‌د‍ُ‍‌ونِ ‌ال‍رَّحْمَنِ ‌آلِهَة ً‌ يُعْبَدُ‌ونَ
Wa Laqad 'Arsalnā Mūsá Bi'āyātinā 'Ilá Fir`awna Wa Mala'ihi Faqāla 'Innī Rasūlu Rabbi Al-`Ālamīna 043-046 Dhab ahaan yaan ugu dirray Nabi Muuse isagoo wata aayaadkanaga xaga Fircoon iyo Jamaacadiisawuxuu yidhi anigu waxaan ahay Rasuulkii Eebaha Caalamka. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ ‌أَ‌رْسَلْنَا‌ مُوسَى‌ بِآيَاتِنَ‍‍ا‌ ‌إِلَى‌ فِ‍‍رْعَ‍‍وْنَ ‌وَمَلَئِ‍‍هِ فَ‍‍قَ‍‍الَ ‌إِنِّ‍‍ي ‌‍رَس‍‍ُ‍ولُ ‌‍رَبِّ ‌الْعَالَمِينَ
Falammā Jā'ahum Bi'āyātinā 'Idhā Hum Minhā Yađĥakūna 043-047 Markuu ulayimid aayadkanaga waxay noqdeen kuwo ku qosla. فَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَهُمْ بِآيَاتِنَ‍‍ا‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ هُمْ مِ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ يَ‍‍ضْ‍‍حَكُونَ
Wa Mā Nurīhim Min 'Āyatin 'Illā Hiya 'Akbaru Min 'Ukhtihā ۖ Wa 'Akhadhnāhum Bil-`Adhābi La`allahum Yarji`ūna 043-048 Ma tusino aayad haddii kale wey ka weyntahay walaasheed (tan kale) waxaana ku qabanay cadaab inay noqdaan darteed. وَمَا‌ نُ‍‍رِيهِمْ مِ‍‌‍نْ ‌آيَة‌‍ٍ‌ ‌إِلاَّ‌ هِيَ ‌أَكْبَرُ‌ مِ‍‌‍نْ ‌أُ‍خْ‍‍تِهَا‌ ۖ ‌وَ‌أَ‍خَ‍‍ذْنَاهُمْ بِ‍الْعَذ‍َ‍‌ابِ لَعَلَّهُمْ يَرْجِعُونَ
Wa Qālū Yā 'Ayyuhā As-Sāĥiru Ad`u Lanā Rabbaka Bimā `Ahida `Indaka 'Innanā Lamuhtadūn 043-049 Waxay dhaheen kan Saaxirka (Caalimka) ahaw (Muuse) noo bari Eebahaa wuxuu kugula ballantamay wanagu waan hanuuneynaaye. وَ‍قَ‍‍الُو‌ا‌ ي‍‍َ‍ا‌أَيُّهَا‌ ‌ال‍‍سَّاحِ‍‍ر‍ُ‍‌ ‌ا‌دْعُ لَنَا‌ ‌‍رَبَّكَ بِمَا‌ عَهِدَ‌ عِ‍‌‍نْ‍‍دَكَ ‌إِنَّ‍‍نَا‌ لَمُهْتَ‍‍د‍ُ‍‌ون
Falammā Kashafnā `Anhumu Al-`Adhāba 'Idhā Hum Yankuthūna 043-050 Markaan ka faydnay xaggooda cadaabkii waxay soo bexeen kuwo buriya (ballankii). فَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ كَشَفْنَا‌ عَ‍‌‍نْ‍‍هُمُ ‌الْعَذ‍َ‍‌ابَ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ هُمْ يَ‍‌‍ن‍‍كُثُونَ
Wa Nādá Fir`awnu Fī Qawmihi Qāla Yā Qawmi 'Alaysa Lī Mulku Mişra Wa Hadhihi Al-'Anhāru Tajrī Min Taĥtī ۖ 'Afalā Tubşirūna 043-051 Wuu u dhawaaqay Fircoon Qoomkiisii wuxuu yidhi miyuusan ii sugnaan xukunka Masariyo Wabiyadan socota hoostaydamiyeydaan wax arkaynin. وَنَا‌دَ‌ى‌ فِ‍‍رْعَ‍‍وْنُ فِي قَ‍‍وْمِ‍‍هِ قَ‍‍الَ يَاقَ‍‍وْمِ ‌أَلَ‍‍يْ‍‍سَ لِي مُلْكُ مِ‍‍صْ‍رَ‌ ‌وَهَذِهِ ‌الأَ‌نْ‍‍ه‍‍َ‍ا‌رُ‌ تَ‍‍جْ‍‍رِي مِ‍‌‍نْ تَحْتِ‍‍ي ‌أَفَلاَ‌ ۖ تُ‍‍بْ‍‍‍‍صِ‍‍رُ‌ونَ
'Am 'Anā Khayrun Min Hādhā Al-Ladhī Huwa Mahīnun Wa Lā Yakādu Yubīnu 043-052 Saw anagu kama khayroonin kan dulleysan een karayn waxcaddayn (Nabi Muuse). أَمْ ‌أَنَا‌ خَ‍‍يْ‍‍ر‌ٌ‌ مِ‍‌‍نْ هَذَ‌ا‌ ‌الَّذِي هُوَ‌ مَه‍‍ِ‍ي‍‍نٌ‌ ‌وَلاَ‌ يَك‍‍َ‍ا‌دُ‌ يُبِينُ
Falawlā 'Ulqiya `Alayhi 'Aswiratun Min Dhahabin 'Aw Jā'a Ma`ahu Al-Malā'ikatu Muqtarinīna 043-053 Maxaa loogu soo tuuriwaayey Jijimooyin Dahab ahama maxay ula imaan wayday Malaa'ig israac raacsan. فَلَوْلاَ‌ ‌أُلْ‍‍قِ‍‍يَ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ ‌أَسْوِ‌‍رَةٌ‌ مِ‍‌‍نْ ‌ذَهَبٍ ‌أَ‌وْ‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَ‌ مَعَهُ ‌الْمَلاَئِكَةُ مُ‍‍قْ‍‍تَ‍‍رِنِينَ
Fāstakhaffa Qawmahu Fa'aţā`ūhu ۚ 'Innahum Kānū Qawmāan Fāsiqīna 043-054 Wuxuu fudaysaday (Fircoon) qoomkiisii wayna adeeceen waxayna ahaayeen Qoom faasiqiin ah. فَاسْتَ‍‍خَ‍‍فَّ قَ‍‍وْمَ‍‍هُ فَأَ‍طَ‍‍اع‍‍ُ‍وهُ ۚ ‌إِنَّ‍‍هُمْ كَانُو‌اقَ‍‍وْما‌‌ ً‌ فَاسِ‍‍قِ‍‍ينَ
Falammā 'Āsafūnā Antaqamnā Minhum Fa'aghraqnāhum 'Ajma`īna 043-055 Markey nacadha galiyeenna waan ka aarsanay xaggoodawaana maanshaynay dhamaan. فَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ‌آسَفُونَا‌ ‌ان‍‍تَ‍‍قَ‍‍مْنَا‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ فَأَ‍‍غْ‍رَ‍قْ‍‍نَاهُمْ ‌أَجْ‍‍مَعِينَ
Faja`alnāhum Salafāan Wa Mathalāan Lil'ākhirīna 043-056 Waxaan ka yeeley waano iyo tusaaale Dadka dambe. فَجَعَلْنَاهُمْ سَلَفا‌ ً‌ ‌وَمَثَلا‌ ً‌ لِلآ‍‍خِ‍‍رِينَ
Wa Lammā Đuriba Abnu Maryama Mathalāan 'Idhā Qawmuka Minhu Yaşiddūna 043-057 Markaan uga yeellay ina maryama (Ciise) tusaalemarkaasay qoomkaagu Nabiyow ka jeedsadaan. وَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ضُ‍‍رِبَ ‌ابْ‍‍نُ مَرْيَمَ مَثَلا‌‌ ً‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ قَ‍‍وْمُكَ مِ‍‌‍نْ‍‍هُ يَ‍‍صِ‍‍دُّ‌ونَ
Wa Qālū 'A'ālihatunā Khayrun 'Am Huwa ۚĐarabūhu Laka 'Illā Jadalāan ۚ Bal Hum Qawmun Khaşimūna 043-058 Waxayna dheheen ma Ilaahyadanaa khayr roon mise isagamayna kuugu qadarin tusaale muran mooyeewaana qoom dood badan. وَ‍قَ‍‍الُ‍‍و‌ا‌ ‌أَ‌آلِهَتُنَا‌ خَ‍‍يْ‍‍رٌ‌ ‌أَمْ هُوَ‌ ۚ مَا‌ ضَ‍رَب‍‍ُ‍وهُ لَكَ ‌إِلاَّ‌ جَدَلا‌ ًۚ بَلْ هُمْ قَ‍‍وْمٌ خَ‍‍صِ‍‍مُونَ
'In Huwa 'Illā `Abdun 'An`amnā `Alayhi Wa Ja`alnāhu Mathalāan Libanī 'Isrā'īla 043-059 Wax kale ma aha Ciise ee waa uun addoon aan u Nicmaynay ugana yeellay tusaale ree Bani Israa'iil. إِ‌نْ هُوَ‌ ‌إِلاَّ‌ عَ‍‍بْ‍‍دٌ‌ ‌أَ‌نْ‍‍عَمْنَا‌ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ ‌وَجَعَلْن‍‍َ‍اهُ مَثَلا‌ ً‌ لِبَنِ‍‍ي ‌إِسْر‍َ‍‌ائ‍‍ِ‍‍يلَ
Wa Law Nashā'u Laja`alnā Minkum Malā'ikatan Al-'Arđi Yakhlufūna 043-060 Haddaan doono waxaan idiinka yeelilahayn Malaa'ig badalkiina Dhulka u hadha. وَلَوْ‌ نَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ لَجَعَلْنَا‌ مِ‍‌‍نْ‍‍كُمْ مَلاَئِكَة‌ ً‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ يَ‍‍خْ‍‍لُفُونَ
Wa 'Innahu La`ilmun Lilssā`ati Falā Tamtarunna Bihā Wa Attabi`ūnī ۚdhā Şirāţun Mustaqīmun 043-061 Nabi Ciisana waa calaamadda Saacadda (Qiyaame) ee ha shakiyinaina raaca kaasaa ah jidka toosane. وَ‌إِنَّ‍‍هُ لَعِلْم ٌ‌ لِلسَّاعَةِ فَلاَ‌ تَمْتَرُنَّ بِهَا‌ ‌وَ‌اتَّبِعُونِي ۚ هَذَ‌ا‌ صِ‍رَ‍‌اطٌ‌ مُسْتَ‍‍قِ‍‍يمٌ
Wa Lā Yaşuddannakumu Ash-Shayţānu ۖ 'Innahu Lakum `Adūwun Mubīnun 043-062 Yuuna idinka leexinin Shaydaan (Jidka) wuxuu idiin yahay Col cade. وَلاَ‌ يَ‍‍صُ‍‍دَّنَّ‍‍كُمُ ‌ال‍‍شَّيْ‍‍طَ‍‍انُ ۖ ‌إِنَّ‍‍هُ لَكُمْ عَدُ‌وّ‌ٌ‌ مُبِينٌ
Wa Lammā Jā'a `Īsá Bil-Bayyināti Qāla Qad Ji'tukum Bil-Ĥikmati Wa Li'abayyina Lakum Ba`đa Al-Ladhī Takhtalifūna Fīhi Fa ۖ Attaqū Allaha Wa 'Aţī`ūni 043-063 Markuu ulayimid Ciise xujooyin wuxuu ku yidhi waxaan idiin la imid xikmad iyo inaan idiin cadeeyo waxaad isku diidantihiin qaarkiis ee ka dhawrsada Eebe ina adeeca. وَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَ‌ عِيسَى‌ بِ‍الْبَيِّن‍‍َ‍اتِ قَ‍‍الَ قَ‍‍دْ‌ جِئْتُكُمْ بِ‍الْحِكْمَةِ ‌وَلِأَبَيِّنَ لَكُمْ بَعْ‍‍ضَ ‌الَّذِي تَ‍‍خْ‍‍تَلِف‍‍ُ‍ونَ ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ ۖ فَاتَّ‍‍قُ‍‍و‌ا‌اللَّ‍‍هَ ‌وَ‌أَ‍طِ‍‍يعُونِ
'Inna Allāha Huwa Rabbī Wa Rabbukum Fā`budūhu ۚdhā Şirāţun Mustaqīmun 043-064 Eebe isagaa ah Eebahay iyo Eebihiinba ee caabuda taasaa ah jidka toosane. إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ هُوَ‌ ‌‍رَبِّي ‌وَ‌‍رَبُّكُمْ فَاعْبُد‍ُ‍‌وهُ ۚ هَذَ‌ا‌ صِ‍رَ‍‌اطٌ‌ مُسْتَ‍‍قِ‍‍يمٌ
khtalafa Al-'Aĥzābu Min Baynihim ۖ Fawaylun Lilladhīna Žalamū Min `Adhābi Yawmin 'Alīmin 043-065 Wayse is khilaafeen Xisbiyadii dhexdooda halaagna wuxuu u sugnaaday kuwii dulmi falay Cadaab Maalin daran xageed. فَاخْ‍‍تَلَفَ ‌الأَحْز‍َ‍‌ابُ مِ‍‌‍نْ بَيْنِهِمْ ۖ فَوَيْ‍‍ل ٌ‌ لِلَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ظَ‍‍لَمُو‌ا‌ مِ‍‌‍نْ عَذ‍َ‍‌ابِ يَ‍‍وْمٍ ‌أَلِيمٍ
Hal Yanžurūna 'Illā As-Sā`ata 'An Ta'tiyahum Baghtatan Wa Hum Lā Yash`urūna 043-066 Miyey sugi (Gaaladaasi) waxaan saacadda (qiyaame) ahayn inay ugu timaado si kado ah iyagoon ogayn. هَلْ يَ‍‌‍ن‍‍ظُ‍‍ر‍ُ‍‌ونَ ‌إِلاَّ‌ ‌ال‍‍سَّاعَةَ ‌أَ‌نْ تَأْتِيَهُمْ بَ‍‍غْ‍‍تَة ً‌ ‌وَهُمْ لاَ‌ يَشْعُرُ‌ونَ
Al-'Akhillā'u Yawma'idhin Ba`đuhum Liba`đin `Adūwun 'Illā Al-Muttaqīna 043-067 Saaxiibadu Maalinta Qiyaame qaarkood qaarka (kale) waa u col kuwa dhawrsaday mooyee (Mu'miniinta). الأَ‍خِ‍‍لاَّ‌ءُ‌ يَوْمَئِذ‌ٍ‌ بَعْ‍‍ضُ‍‍هُمْ لِبَعْ‍‍ضٍ عَدُ‌وّ‌‌ٌ‌ ‌إِلاَّ‌ ‌الْمُتَّ‍‍قِ‍‍ينَ
Yā `Ibādi Lā Khawfun `Alaykumu Al-Yawma Wa Lā 'Antum Taĥzanūna 043-068 (Waxaana loo odhon) addoomadaydoow korkiina cabsi ma aha Maanta mana murugoonaysaan. يَاعِب‍‍َ‍ا‌دِ‌ لاَ‌ خَ‍‍وْفٌ عَلَيْكُمُ ‌الْيَ‍‍وْمَ ‌وَلاَ‌ ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ تَحْزَنُونَ
Al-Ladhīna 'Āmanū Bi'āyātinā Wa Kānū Muslimīna 043-069 Waana kuwa rumeeyey Aayaadkanaga oo ahaa Muslimiinta. الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ بِآيَاتِنَا‌ ‌وَكَانُو‌ا‌ مُسْلِمِينَ
Adkhulū Al-Jannata 'Antum Wa 'Azwājukum Tuĥbarūna 043-070 (Waxaana lagu dhihi) gala Janada idinkiyo Haweenkiinna (iyo kuwa idin la midka ah) idinkoo laydiin Nicmeeyey (laydin kana farxin). ‍ا‌دْ‍‍خُ‍‍لُو‌ا‌الْجَ‍‍نَّ‍‍ةَ ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ ‌وَ‌أَ‌زْ‌وَ‌اجُكُمْ تُحْبَرُ‌ونَ
Yuţāfu `Alayhim Bişāfin Min Dhahabin Wa 'Akwābin ۖ Wa Fīhā Mā Tashtahīhi Al-'Anfusu Wa Taladhdhu Al-'A`yunu ۖ Wa 'Antum Fīhā Khālidūna 043-071 Waxaana lala korsocon Weelal (Saxamo) Dahab ah iyo Koobabwaxayna ka heli (Jannada) dhexdeeda waxay doonto Naftu kuna raaxaystaan Indhuhu idinkoo dhexdeeda ku waari. يُ‍طَ‍‍افُ عَلَيْهِمْ بِ‍‍صِ‍‍ح‍‍َ‍افٍ‌ مِ‍‌‍نْ ‌ذَهَبٍ‌ ‌وَ‌أَكْو‍َ‍‌ابٍۖ ‌وَفِيهَا‌ مَا‌ تَشْتَه‍‍ِ‍ي‍‍هِ ‌الأَ‌ن‍‍فُسُ ‌وَتَلَذُّ‌ ‌الأَعْيُنُ ۖ ‌وَ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ فِيهَا‌ خَ‍‍الِدُ‌ونَ
Wa Tilka Al-Jannatu Allatīrithtumūhā Bimā Kuntum Ta`malūna 043-072 Taasina waa janadii aad ku dhaxasheen waxaad camalfalayseen. وَتِلْكَ ‌الْجَ‍‍نَّ‍‍ةُ ‌الَّتِ‍‍ي ‌أ‍ُ‍‌و‌رِثْتُمُوهَا‌ بِمَا‌ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ تَعْمَلُونَ
Lakum Fīhā Fākihatun Kathīratun Minhā Ta'kulūna 043-073 Waxaadna ku leedihiin dhexdeeda Faakiho badan ood xaggeeda wax ka cuntaan. لَكُمْ فِيهَا‌ فَاكِهَة‌‍ٌ‌ كَثِي‍رَةٌ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ تَأْكُلُونَ
'Inna Al-Mujrimīna Fī `Adhābi Jahannama Khālidūn 043-074 Dambiilayaashu waxay gali cadaabka jahanamo iyagoo ku waari. إِنَّ ‌الْمُ‍‍جْ‍‍رِم‍‍ِ‍ي‍‍نَ فِي عَذ‍َ‍‌ابِ جَهَ‍‍نَّ‍‍مَ خَ‍‍الِ‍‍د‍ُ‍‌ون
Lā Yufattaru `Anhum Wa Hum Fīhi Mublisūna 043-075 Lagamana fudaydiyo dhexdiiseyna ku quustaan (aamusaanna). لاَ‌ يُفَتَّرُ‌ عَ‍‌‍نْ‍‍هُمْ ‌وَهُمْ ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ مُ‍‍بْ‍‍لِسُونَ
Wa Mā Žalamnāhum Wa Lakin Kānū Humu Až-Žālimīna 043-076 Manaan dulmiyin hasa yeeshee iyagaa dulmiilayaal ahaa. وَمَا‌ ظَ‍‍لَمْنَاهُمْ ‌وَلَكِ‍‌‍نْ كَانُو‌ا‌ هُمُ ‌ال‍‍ظَّ‍‍الِمِينَ
Wa Nādaw Yā Māliku Liyaqđi `Alaynā Rabbuka ۖ Qāla 'Innakum Mākithūna 043-077 Waxayna u dhawaaqi Maalig (Malaga Naarta) iyagoo dhihi Eebahaa ha nadilo markaasuu dhahaa idinku waas kuwaaraysaan (naarta). وَنَا‌دَ‌وْ‌ا‌ يَامَالِكُ لِيَ‍‍قْ‍‍‍‍ضِ عَلَيْنَا‌ ‌‍رَبُّكَ قَ‍‍الَ ۖ ‌إِنَّ‍‍كُمْ مَاكِثُونَ
Laqad Ji'nākum Bil-Ĥaqqi Wa Lakinna 'Aktharakum Lilĥaqqi Kārihūna 043-078 Dhab ahaanbaan idiin la nimid xaq hasa yeeshee badankiin xaquu nacay. لَ‍قَ‍‍دْ‌ جِئْنَاكُمْ بِ‍الْحَ‍‍قِّ ‌وَلَكِ‍‍نَّ ‌أَكْثَ‍رَكُمْ لِلْحَ‍‍قِّ كَا‌رِهُونَ
'Am 'Abramū 'Aman Fa'innā Mubrimūna 043-079 Ma waxbayse gooyeen Gaaladu oo amar ah (dhibka Nabiga) anaguna waxbaan goynaynaa (ciqaabtooda). أَمْ ‌أَبْ‍‍‍رَمُ‍‍و‌ا‌ ‌أَمْر‌ا‌‌ ً‌ فَإِنَّ‍‍ا‌ مُ‍‍بْ‍‍رِمُونَ
'Am Yaĥsabūna 'Annā Lā Nasma`u Sirrahum Wa Najwāhum ۚ Balá Wa Rusulunā Ladayhim Yaktubūna 043-080 Mise waxay umaleeyeen inaanaan maqlayn qarsoodigooda iyo muujintoodabasaas ma ah ee Mala'igtanadaa agtooda wax ku qoro. أَمْ يَحْسَب‍‍ُ‍ونَ ‌أَنَّ‍‍ا‌ لاَ‌ نَسْمَعُ سِ‍‍ر‍ّ‍َهُمْ ‌وَنَ‍‍جْ‍‍وَ‌اهُمْ ۚ بَلَى‌ ‌وَ‌رُسُلُنَا‌ لَدَيْهِمْ يَكْتُبُونَ
Qul 'In Kāna Lilrraĥmani Waladun Fa'anā 'Awwalu Al-`Ābidīna 043-081 Waxaad dhahdaa Nabiyow haddii Eebaha Raxmaan ah usugnaado Ilmo anaa u hor caabudilahaa. قُ‍‍لْ ‌إِ‌نْ ك‍‍َ‍انَ لِ‍‍ل‍رَّحْمَنِ ‌وَلَد‌‌ٌ‌ فَأَنَ‍‍ا‌ ‌أَ‌وَّلُ ‌الْعَابِدِينَ
Subĥāna Rabbi As-Samāwāti Wa Al-'Arđi Rabbi Al-`Arshi `Ammā Yaşifūna 043-082 Waxaa ka nasahan Eebaha Samooyinka iyo Dhulka ee Eebaha Carshiga ah waxay ku timaamaan. سُ‍‍بْ‍‍ح‍‍َ‍انَ ‌‍رَبِّ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌‍رَبِّ ‌الْعَرْشِ عَ‍‍مَّ‍‍ا‌ يَ‍‍صِ‍‍فُونَ
Fadharhum Yakhūđū Wa Yal`abū Ĥattá Yulāqū Yawmahumu Al-Ladhī Yū`adūna 043-083 Ee katag ha dhunbadeen (xumaanta) hana ciyaareen intay kala kulmaan maalintoodii loo yaboohaye. فَذَ‌رْهُمْ يَ‍‍خُ‍‍وضُ‍‍و‌ا‌ ‌وَيَلْعَبُو‌ا‌ حَتَّى‌ يُلاَ‍قُ‍‍و‌ا‌ يَوْمَهُمُ ‌الَّذِي يُوعَدُ‌ونَ
Wa Huwa Al-Ladhī Fī As-Samā'i 'Ilahun Wa Fī Al-'Arđi 'Ilahun ۚ Wa Huwa Al-Ĥakīmu Al-`Alīmu 043-084 Eebe waa macbuudka Samada iyo macbuudka Dhulkawaana falsame wax og. وَهُوَ‌ ‌الَّذِي فِي ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ ‌إِلَهٌ‌ ‌وَفِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌إِلَهٌۚ ‌وَهُوَ‌ ‌الْحَك‍‍ِ‍ي‍‍مُ ‌الْعَلِيمُ
Wa Tabāraka Al-Ladhī Lahu Mulku As-Samāwāti Wa Al-'Arđi Wa Mā Baynahumā Wa `Indahu `Ilmu As-Sā`ati Wa 'Ilayhi Turja`ūna 043-085 Waxaana barako badnaaday (sarreeyeyna) Eebaha iska leh xukunka Samooyinka iyo dhulka iyo waxa u dhaxeeyaagtiisaana ah ogaanshaha Saacadda (Qiyaame) xaggiisaana laydiin celin. وَتَبَا‌‍رَكَ ‌الَّذِي لَ‍‍هُ مُلْكُ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌وَمَا‌ بَيْنَهُمَا‌ ‌وَعِ‍‌‍نْ‍‍دَهُ عِلْمُ ‌ال‍‍سَّاعَةِ ‌وَ‌إِلَ‍‍يْ‍‍هِ تُرْجَعُونَ
Wa Lā Yamliku Al-Ladhīna Yad`ūna Min Dūnihi Ash-Shafā`ata 'Illā Man Shahida Bil-Ĥaqqi Wa Hum Ya`lamūna 043-086 Mana hantaan kuway caabudeen Eebe ka sokow wax shafeeca ah hasayeeshee ciddii xaqa qirta iyagoo og (waxbay ushafeeci idanka Eebe ka dib). وَلاَ‌ يَمْلِكُ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يَ‍‍دْع‍‍ُ‍ونَ مِ‍‌‍نْ ‌دُ‌ونِهِ ‌ال‍‍شَّفَاعَةَ ‌إِلاَّ‌ مَ‍‌‍نْ شَهِدَ‌ بِ‍الْحَ‍‍قِّ ‌وَهُمْ يَعْلَمُونَ
Wa La'in Sa'altahum Man Khalaqahum Layaqūlunna Allāhu ۖ Fa'anná Yu'ufakūna 043-087 Haddaad warsato Gaalada yaa abuuray waxay dhihi Eebe ee xaggee loo iili. وَلَئِ‍‌‍نْ سَأَلْتَهُمْ مَ‍‌‍نْ خَ‍‍لَ‍‍قَ‍‍هُمْ لَيَ‍‍قُ‍‍ولُ‍‍نَّ ‌اللَّ‍‍هُ ۖ فَأَنَّ‍‍ى‌ يُؤْفَكُونَ
Wa QīlihiRabbi 'Inna Hā'uulā' Qawmun Lā Yu'uminūna 043-088 Nabiguna wuxuu yidhi: Eeboow kuwani waa qoom aan rumaynayn (xaqa). وَ‍قِ‍‍يلِ‍‍هِ يَا‌‍رَبِّ ‌إِنَّ ه‍‍َ‍ا‌ؤُلاَ‌ء‌ قَ‍‍وْم ٌ‌ لاَ‌ يُؤْمِنُونَ
şfaĥ `Anhum Wa Qul Salāmun ۚ Fasawfa Ya`lamūna 043-089 Iska saamax waxaadna dhahdaa Nabadgalyoway ogaandoonaan (waxa ku dhacee). فَاصْ‍‍فَحْ عَ‍‌‍نْ‍‍هُمْ ‌وَ‍قُ‍‍لْ سَلاَم‌‍ٌۚ فَسَ‍‍وْفَ يَعْلَمُونَ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah