Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

42) Sūrat Ash-Shūrá

Printed format

42) سُورَة الشُّورَى

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Ĥā-Mīm 042-001 Waxay ku tusin mucjisada Quraanka. حَا-مِيم
`Sq 042-002 Sidoo kale. عسق
Kadhālika Yūĥī 'Ilayka Wa 'Ilá Al-Ladhīna Min Qablika Allāhu Al-`Azīzu Al-Ĥakīmu 042-003 Sida waxyiga laguugu soodajiyey Nabiyoow yaa Nabiyadii horana loogu waxyoodaywaxaana waxyooda Eebaha adkaada ee falka san. كَذَلِكَ يُوحِ‍‍ي ‌إِلَ‍‍يْ‍‍كَ ‌وَ‌إِلَى‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِكَ ‌اللَّ‍‍هُ ‌الْعَز‍ِ‍ي‍‍زُ‌ ‌الْحَكِيمُ
Lahu Mā Fī As-Samāwāti Wa Mā Fī Al-'Arđi ۖ Wa Huwa Al-`Alīyu Al-`Ažīmu 042-004 Waxaa u sugnaaday waxa Samada iyo Dhulka ku suganEebana waa sarreeyaha weyn. لَ‍‍هُ مَا‌ فِي ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَمَا‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ۖ ‌وَهُوَ‌ ‌الْعَلِيُّ ‌الْعَ‍‍ظِ‍‍يمُ
Takādu As-Samāwātu Yatafaţţarna Min Fawqihinna Wa ۚ Al-Malā'ikatu Yusabbiĥūna Biĥamdi Rabbihim Wa Yastaghfirūna Liman Al-'Arđi ۗ 'Alā 'Inna Allāha Huwa Al-Ghafūru Ar-Raĥīmu 042-005 Waxay u dhawdahay Samooyinku inay ku dildillaacaan korkoodaMalaa'igtuna waxau ku tasbiixsan mahadda Eebahoodwaxayna u dambidhaaf warsan kuwadhulka ku sugan (Dadka) Eebana waa dambidhaafe Naxariista. تَك‍‍َ‍ا‌دُ‌ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتُ يَتَفَ‍‍طَّ‍‍رْنَ مِ‍‌‍نْ فَوْ‍قِ‍‍هِ‍‍نَّ ۚ ‌وَ‌الْمَلاَئِكَةُ يُسَبِّح‍‍ُ‍ونَ بِحَمْدِ‌ ‌‍رَبِّهِمْ ‌وَيَسْتَ‍‍غْ‍‍فِر‍ُ‍‌ونَ لِمَ‍‌‍نْ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ۗ ‌أَلاَ‌ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ هُوَ‌ ‌الْ‍‍غَ‍‍ف‍‍ُ‍و‌رُ‌ ‌ال‍رَّحِيمُ
Wa Al-Ladhīna Attakhadhū Min Dūnihi~ 'Awliyā'a Allāhu Ĥafīžun `Alayhim Wa Mā 'Anta `Alayhim Biwakīlin 042-006 Kuwa yeeshay Eebe ka sokoow owliyo Eebe waa ogyahay korkooda (wuu daalacay) adiguna kama tihid wakiil. وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌اتَّ‍‍خَ‍‍ذُ‌و‌ا‌ مِ‍‌‍نْ ‌دُ‌ونِهِ ‌أَ‌ولِي‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌اللَّ‍‍هُ حَف‍‍ِ‍ي‍‍ظٌ عَلَيْهِمْ ‌وَمَ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ‍‍تَ عَلَيْهِمْ بِوَكِيلٍ
Wa Kadhalika 'Awĥaynā 'Ilayka Qur'ānāan `Arabīyāan Litundhira 'Umma Al-Qurá Wa Man Ĥawlahā Wa Tundhira Yawma Al-Jam`i Lā Rayba Fīhi ۚ Farīqun Al-Jannati Wa Farīqun As-Sa`īri 042-007 (Sidaan ugu waxyoonay Nabiyadii hore) yaan adigana Nabiyow kuugu waxyoonay Quraan Carabi ah saad ugu digtid Ree Makaad iyo wax ka hareereeya (dadka kale) ugana digtid maalinta kulanka (Qiyaamada) shaki male Maalintaaskooxi Jannay gali kooxna Jaxiimo. وَكَذَلِكَ ‌أَ‌وْحَيْنَ‍‍ا‌ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍كَ قُ‍‍رْ‌آناً‌ عَ‍رَبِيّا‌ ً‌ لِتُ‍‌‍نْ‍‍ذِ‌ر‍َ‍‌ ‌أُمّ‍َ ‌الْ‍‍قُ‍رَ‌ى‌ ‌وَمَ‍‌‍نْ حَوْلَهَا‌ ‌وَتُ‍‌‍نْ‍‍ذِ‌ر‍َ‍‌ يَ‍‍وْمَ ‌الْجَمْعِ لاَ‌ ‌‍رَيْ‍‍بَ ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ ۚ فَ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍ق‌‍ٌ‌ فِي ‌الْجَ‍‍نَّ‍‍ةِ ‌وَفَ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍ق‌‍ٌ‌ فِي ‌ال‍‍سَّعِي‍‍رِ
Wa Law Shā'a Allāhu Laja`alahum 'Ummatan Wāĥidatan Wa Lakin Yudkhilu Man Yashā'u Fī Raĥmatihi Wa ۚ Až-Žālimūna Mā Lahum Min Wa Līyin Wa Lā Naşīrin 042-008 Hadduu doono Eebe wuxuu ka yeeli lahaa dadka umad kaliyalaakiin wuxuu galiyaa cidduu doono naxariistiisadaalimiintuna ma helaan sokeeye iyo Gargaare midna. وَلَوْ‌ ش‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌اللَّ‍‍هُ لَجَعَلَهُمْ ‌أُمَّ‍‍ة ً‌ ‌وَ‌احِدَة ً‌ ‌وَلَكِ‍‌‍نْ يُ‍‍دْ‍‍خِ‍‍لُ مَ‍‌‍نْ يَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ فِي ‌‍رَحْمَتِ‍‍هِ ۚ ‌وَ‌ال‍‍ظَّ‍‍الِم‍‍ُ‍ونَ مَا‌ لَهُمْ مِ‍‌‍نْ ‌وَلِيٍّ‌ ‌وَلاَ‌ نَ‍‍صِ‍‍ي‍‍ر‍ٍ‍
'Am Attakhadhū Min Dūnihi~ 'Awliyā'a ۖ Fa-Allāhu Huwa Al-Walīyu Wa Huwa Yuĥyī Al-Mawtá Wa Huwa `Alá Kulli Shay'in Qadīrun 042-009 Mise waxay yeesheen Gaaladii Eebe ka sokow awliyo (ay caabudaan) Eebe umbaa wali ahisagaana nooleeya wixii dhintayisagaana wax walba kara. أَمْ ‌اتَّ‍‍خَ‍‍ذُ‌و‌ا‌ مِ‍‌‍نْ ‌دُ‌ونِهِ ‌أَ‌وْلِي‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ۖ فَاللَّهُ هُوَ‌ ‌الْوَلِيُّ ‌وَهُوَ‌ يُحْيِي ‌المَوْتَى‌ ‌وَهُوَ‌ عَلَى‌ كُلِّ شَ‍‍يْء‌‌ٍقَ‍‍دِيرٌ
Wa Mā Akhtalaftum Fīhi Min Shay'in Faĥukmuhu~ 'Ilá Allāhi ۚ Dhalikumu Allāhu Rabbī `Alayhi Tawakkaltu Wa 'Ilayhi 'Unību 042-010 Waxaad isku khilaaftaan oo shay ah Eebaa leh xukunkiisa (loo celin) kaasina waa Eebaha i barbaariyaisagaana tala saartaaxaggiisaana u noqon. وَمَا‌ ‌اخْ‍‍تَلَفْتُمْ ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ مِ‍‌‍نْ شَ‍‍يْء‌‌ٍ‌ فَحُكْمُهُ~ُ ‌إِلَى‌ ‌اللَّ‍‍هِ ۚ ‌ذَلِكُمُ ‌اللَّ‍‍هُ ‌‍رَبِّي عَلَ‍‍يْ‍‍هِ تَوَكَّلْتُ ‌وَ‌إِلَ‍‍يْ‍‍هِ ‌أُنِيبُ
ţiru As-Samāwāti Wa Al-'Arđi ۚ Ja`ala Lakum Min 'Anfusikum 'Azwājāan Wa Mina Al-'An`ām 'Azwājāan ۖ Yadhra'uukum Fīhi ۚ Laysa Kamithlihi Shay'un ۖ Wa Huwa As-Samī`u Al-Başīru 042-011 Isagaa abuuray Samooyinka iyo dhulka idiinkana yeelay naftiinna noocyo (Lab iyo Dhaddig) xoolahana idiinka yeelay Noocyowuuna idin abuuraa wax la mid ahna ma jirowaana maqle arka. فَاطِ‍‍ر‍ُ‍‌ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ۚ جَعَلَ لَكُمْ مِ‍‌‍نْ ‌أَ‌نْ‍‍فُسِكُمْ ‌أَ‌زْ‌وَ‌اجا‌ ً‌ ‌وَمِنَ ‌الأَنعَام ‌أَ‌زْ‌وَ‌اجا‌ ًۖ يَذْ‌‍رَ‌ؤُكُمْ ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ ۚ لَ‍‍يْ‍‍سَ كَمِثْلِ‍‍هِ شَ‍‍يْء‌ٌۖ ‌وَهُوَ‌ ‌ال‍‍سَّم‍‍ِ‍ي‍‍عُ ‌البَ‍‍صِ‍‍يرُ
Lahu Maqālīdu As-Samāwāti Wa Al-'Arđi ۖ Yabsuţu Ar-Rizqa Liman Yashā'u Wa Yaqdiru ۚ 'Innahu Bikulli Shay'in `Alīmun 042-012 Isagaa iska leh xukunka Samooyinka iyo Dhulkawuuna u fidiyaa Rizqiga ruuxuu doonowuxuuna ku cidhiidhyaa Cidduu doonowax walbana waa ogyahay. لَ‍‍هُ مَ‍‍قَ‍‍ال‍‍ِ‍ي‍‍دُ‌ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ۖ يَ‍‍بْ‍‍سُ‍‍طُ ‌ال‍‍رِّ‌زْ‍قَ لِمَ‍‌‍نْ يَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ ‌وَيَ‍‍قْ‍‍دِ‌ر‍ُ‍‌ ۚ ‌إِنَّ‍‍هُ بِكُلِّ شَ‍‍يْءٍ‌ عَلِيمٌ
Shara`a Lakum Mina Ad-Dīni Mā Waşşá Bihi Nūĥāan Wa Al-Ladhī 'Awĥaynā 'Ilayka Wa Mā Waşşaynā Bihi~ 'Ibhīma Wa Mūsá Wa `Īsá ۖ 'An 'Aqīmū Ad-Dīna Wa Lā Tatafarraqū Fīhi ۚ Kabura `Alá Al-Mushrikīna Mā Tad`ūhum 'Ilayhi ۚ Allāhu Yajtabī 'Ilayhi Man Yashā'u Wa Yahdī 'Ilayhi Man Yunību 042-013 Wuxuuna idiin jideeyey xagga Diinta wuxuu u dardaarmay (Nabi) Nuux iyo kaan kuu Waxyoonay adiga iyo waxaan u dardaaranay (Nabi) Ibrahiim (Nabi) Muuse iyo (Nabi) Ciise inay oogaan Diinta aydaan kuna kala tagin dhexdiisawaxaa ku waynaaday Gaalada waxaad ugu yeedhiEebaa u doorta xaggiisa Cidduu doono una hanuuniya xaggiisa cidduu hanuunin. شَ‍رَعَ لَكُمْ مِنَ ‌ال‍‍دّ‍ِ‍ي‍‍نِ مَا‌ ‌وَ‍صَّ‍‍ى‌ بِ‍‍هِ نُوحا‌ ً‌ ‌وَ‌الَّذِي ‌أَ‌وْحَيْنَ‍‍ا‌ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍كَ ‌وَمَا‌ ‌وَ‍صَّ‍‍يْنَا‌ بِهِ ‌إِبْ‍‍‍رَ‌اه‍‍ِ‍ي‍‍مَ ‌وَمُوسَى‌ ‌وَعِيسَ‍‍ىۖ ‌أَ‌نْ ‌أَ‍قِ‍‍يمُو‌ا‌ال‍‍دّ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌وَلاَ‌ تَتَفَ‍رَّ‍قُ‍‍و‌ا‌ ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ ۚ كَبُ‍رَ‌ عَلَى‌ ‌الْمُشْ‍‍رِك‍‍ِ‍ي‍‍نَ مَا‌ تَ‍‍دْعُوهُمْ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍هِ ۚ ‌اللَّ‍‍هُ يَ‍‍جْ‍‍تَبِ‍‍ي ‌إِلَ‍‍يْ‍‍هِ مَ‍‌‍نْ يَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ ‌وَيَهْدِي ‌إِلَ‍‍يْ‍‍هِ مَ‍‌‍نْ يُنِيبُ
Wa Mā Tafarraqū 'Illā Min Ba`di Mā Jā'ahumu Al-`Ilmu Baghyāan Baynahum ۚ Wa Lawlā Kalimatun Sabaqat Min Rabbika 'Ilá 'Ajalin Musamman Laquđiya Baynahum ۚ Wa 'Inna Al-Ladhīna 'Ūrithū Al-Kitāba Min Ba`dihim Lafī Shakkin Minhu Murībin 042-014 Mana kala tagin markuu u yimid cilmigu ka dib mooyeedulmi iyo xasad dartiishadayana jirin kalimo Eebahaa ka hormartay oo tan iyo muddo magacaaban (in lasugo) waxaa lakala xukmin lahaa dhexdoodakuwii la dhaxalsiiyey Kitaabka kadib waxay ku suganyihiin shaki daran. وَمَا‌ تَفَ‍رَّ‍قُ‍‍و‌ا‌ ‌إِلاَّ‌ مِ‍‌‍نْ بَعْدِ‌ مَا‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَهُمُ ‌الْعِلْمُ بَ‍‍غْ‍‍يا‌ ً‌ بَيْنَهُمْ ۚ ‌وَلَوْلاَ‌ كَلِمَة‌‍ٌ‌ سَبَ‍‍قَ‍‍تْ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَبِّكَ ‌إِلَ‍‍ى‌ ‌أَجَلٍ‌ مُسَ‍‍مّ‍‍ى‌ ً‌ لَ‍‍قُ‍‍ضِ‍‍يَ بَيْنَهُمْ ۚ ‌وَ‌إِنَّ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌أ‍ُ‍‌و‌رِثُو‌ا‌الْكِت‍‍َ‍ابَ مِ‍‌‍نْ بَعْدِهِمْ لَفِي شَكٍّ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُ مُ‍‍رِيبٍ
Falidhalika Fād`u ۖ Wa Astaqim Kamā 'Umirta ۖ Wa Lā Tattabi` 'Ahwā'ahum ۖ Wa Qul 'Āmantu Bimā 'Anzala Allāhu Min Kitābin ۖ Wa 'Umirtu Li'`dila Baynakumu ۖ Allāhu Rabbunā Wa Rabbukum ۖ Lanā 'A`mālunā Wa Lakum 'A`mālukum ۖ Lā Ĥujjata Baynanā Wa Baynakumu ۖ Allāhu Yajma`u Baynanā ۖ Wa 'Ilayhi Al-Maşīru 042-015 Waxaas dartiis ugu yeedh Dadkautoosnawna sidii lagu farayhana raacin hawadoodawaxaadna dhahdaa waxaan rumeeyey waxa Eebe soo dajiyey oo Kitaab ahwaxaana lay faray inaan u caddaalo falo dhexdiinaEebana waa Rabbiganno iyo Rabbigiinwaxaa noo sugnaaday waxaan camal falloidinkana waxaa idiinsugnaaday waxaad camal fashaandoodina inama dhextaallo Eebaa kulmin dhexdeena xaggiisaana loo ahaan. فَلِذَلِكَ فَا‌دْعُ ۖ ‌وَ‌اسْتَ‍‍قِ‍‍مْ كَمَ‍‍ا‌ ‌أُمِ‍‍رْتَ ۖ ‌وَلاَ‌ تَتَّبِعْ ‌أَهْو‍َ‍‌ا‌ءَهُمْ ۖ ‌وَ‍قُ‍‍لْ ‌آمَ‍‌‍نْ‍‍تُ بِمَ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ‍‍زَلَ ‌اللَّ‍‍هُ مِ‍‌‍نْ كِت‍‍َ‍ابٍۖ ‌وَ‌أُمِ‍‍رْتُ لِأعْدِلَ بَيْنَكُمُ ۖ ‌اللَّ‍‍هُ ‌‍رَبُّنَا‌ ‌وَ‌‍رَبُّكُمْ ۖ لَنَ‍‍ا‌ ‌أَعْمَالُنَا‌ ‌وَلَكُمْ ‌أَعْمَالُكُمْ ۖ لاَ‌ حُجَّةَ بَيْنَنَا‌ ‌وَبَيْنَكُمُ ۖ ‌اللَّ‍‍هُ يَ‍‍جْ‍‍مَعُ بَيْنَنَا‌ ۖ ‌وَ‌إِلَ‍‍يْ‍‍هِ ‌الْمَ‍‍صِ‍‍يرُ
Wa Al-Ladhīna Yuĥājjūna Fī Al-Lahi Min Ba`di Mā Astujība Lahu Ĥujjatuhum Dāĥiđatun `Inda Rabbihim Wa `Alayhim Ghađabun Wa Lahum `Adhābun Shadīdun 042-016 Kuwa ku doodaya Eebe intaa la ajiibay kadib xujadoodu waa baadil Eebe agtiisakorkoodana cadhaa ahwaxaana usugnaaday Cadaab daran وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يُح‍‍َ‍اجّ‍‍ُ‍ونَ فِي ‌اللَّهِ مِ‍‌‍نْ بَعْدِ‌ مَا‌ ‌اسْتُج‍‍ِ‍ي‍‍بَ لَ‍‍هُ حُجَّتُهُمْ ‌دَ‌احِ‍‍ضَ‍‍ةٌ عِ‍‌‍نْ‍‍دَ‌ ‌‍رَبِّهِمْ ‌وَعَلَيْهِمْ غَ‍‍ضَ‍‍بٌ‌ ‌وَلَهُمْ عَذ‍َ‍‌اب‌‍ٌ‌ شَدِيدٌ
Al-Lahu Al-Ladhī 'Anzala Al-Kitāba Bil-Ĥaqqi Wa Al-Mīzāna ۗ Wa Mā Yudrīka La`alla As-Sā`ata Qarībun 042-017 Eebe waa kan u dajiyey Kitaabka si xaq ah iyo miisaan. (caddaalada) mana ogid waxay mudantahay in sacaadda (Qiyaame) dhawdahay. اللَّهُ ‌الَّذِي ‌أَ‌نْ‍‍زَلَ ‌الْكِت‍‍َ‍ابَ بِ‍الْحَ‍‍قِّ ‌وَ‌الْمِيز‍َ‍‌انَ ۗ ‌وَمَا‌ يُ‍‍دْ‌ر‍ِ‍ي‍‍كَ لَعَلَّ ‌ال‍‍سَّاعَةَ قَ‍‍رِيبٌ
Yasta`jilu Bihā Al-Ladhīna Lā Yu'uminūna Bihā Wa ۖ Al-Ladhīna 'Āmanū Mushfiqūna Minhā Wa Ya`lamūna 'Annahā Al-Ĥaqqu ۗ 'Alā 'Inna Al-Ladhīna Yumārūna Fī As-Sā`ati Lafī Đalālin Ba`īdin 042-018 Waxaa dadajista saacadda kuwaan rumeynin iyafakuwa rumeeyayna way ka cabsadaan xaggeeda waxayna ogyihiin inay xaq tahay kuwa ku murmi saacaddana waxay ku suganyihiin baadi cad. يَسْتَعْجِلُ بِهَا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ لاَ‌ يُؤْمِن‍‍ُ‍ونَ بِهَا‌ ۖ ‌وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ مُشْفِ‍‍قُ‍‍ونَ مِ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ ‌وَيَعْلَم‍‍ُ‍ونَ ‌أَنَّ‍‍هَا‌ ‌الْحَ‍‍قُّ ۗ ‌أَلاَ‌ ‌إِنَّ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يُمَا‌ر‍ُ‍‌ونَ فِي ‌ال‍‍سَّاعَةِ لَفِي ضَ‍‍لاَل ٍ‌ بَعِيدٍ
Al-Lahu Laţīfun Bi`ibādihi Yarzuqu Man Yashā'u ۖ Wa Huwa Al-Qawīyu Al-`Azīzu 042-019 Eebe waa u naxariisbadanaha addoomadiisa wuxuuna arzuqaa cidduu doonowaana xoogbadane adkaade ah. اللَّهُ لَ‍‍طِ‍‍ي‍‍ف‌‍ٌ‌ بِعِبَا‌دِهِ يَرْ‌زُ‍قُ مَ‍‌‍نْ يَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ ۖ ‌وَهُوَ‌ ‌الْ‍‍قَ‍‍وِيُّ ‌العَزِيزُ
Man Kāna Yurīdu Ĥartha Al-'Ākhirati Nazid Lahu Fī Ĥarthihi ۖ Wa Man Kāna Yurīdu Ĥartha Ad-Dunyā Nu'utihi Minhā Wa Mā Lahu Fī Al-'Ākhirati Min Naşībin 042-020 Ruuxii dooni camalka aakhiro waan u siyadinaa camalkiisaRuuxiise ah mid dooni camal adduunyo waan ka siinaa xaggeedakumana leh aakhiro wax nasiib ah. مَ‍‌‍نْ ك‍‍َ‍انَ يُ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍دُ‌ حَرْثَ ‌الآ‍‍خِ‍رَةِ نَزِ‌دْ‌ لَ‍‍هُ فِي حَرْثِ‍‍هِ ۖ ‌وَمَ‍‌‍نْ ك‍‍َ‍انَ يُ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍دُ‌ حَرْثَ ‌ال‍‍دُّ‌نْ‍‍يَا‌ نُؤتِ‍‍هِ مِ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ ‌وَمَا‌ لَ‍‍هُ فِي ‌الآ‍‍خِ‍رَةِ مِ‍‌‍نْ نَ‍‍صِ‍‍يبٍ
'Am Lahum Shurakā'u Shara`ū Lahum Mina Ad-Dīni Mā Lam Ya'dhan Bihi Allāhu ۚ Wa Lawlā Kalimatu Al-Faşli Laquđiya Baynahum ۗ Wa 'Inna Až-Žālimīna Lahum `Adhābun 'Alīmun 042-021 Mise waxay leeyihiin Gaaladu shurako Eebe oo u Jideeyey diin iyo (xukun) aan Eebe idmin haddayna jirin kalimadda kala bixinta (qiyaamada) waa la kala xukumi lahaa dhexdoodadaalimiintana waxaa u sugnaaday cadaab daran. أَمْ لَهُمْ شُ‍رَك‍‍َ‍ا‌ءُ‌ شَ‍رَعُو‌ا‌ لَهُمْ مِنَ ‌ال‍‍دّ‍ِ‍ي‍‍نِ مَا‌ لَمْ يَأْ‌ذَ‌نْ بِهِ ‌اللَّ‍‍هُ ۚ ‌وَلَوْلاَ‌ كَلِمَةُ ‌الْفَ‍‍صْ‍‍لِ لَ‍‍قُ‍‍ضِ‍‍يَ بَيْنَهُمْ ۗ ‌وَ‌إِنَّ ‌ال‍‍ظَّ‍‍الِم‍‍ِ‍ي‍‍نَ لَهُمْ عَذ‍َ‍‌ابٌ ‌أَلِيمٌ
Tará Až-Žālimīna Mushfiqīna Mimmā Kasabū Wa Huwa Wāqi`un Bihim Wa ۗ Al-Ladhīna 'Āmanū Wa `Amilū Aş-Şāliĥāti Fī Raāti Al-Jannāti ۖ Lahum Mā Yashā'ūna `Inda Rabbihim ۚ Dhālika Huwa Al-Fađlu Al-Kabīru 042-022 Waxaad arkeysaa daalimiinta oo ka cabsan waxay kasbadeenwuuna ku dhici korkoodakuwa rumeeyey xaqse oo camalfiican falay waxay gali Beero Jannowaxayna ku leeyihiin waxay doonaan Eebe agtiisataasina waa fadli weyn. تَ‍رَ‌ى‌ ‌ال‍‍ظَّ‍‍الِم‍‍ِ‍ي‍‍نَ مُشْفِ‍‍قِ‍‍ي‍‍نَ مِ‍‍مَّ‍‍ا‌ كَسَبُو‌ا‌ ‌وَهُوَ‌ ‌وَ‌اقِ‍‍ع‌‍ٌ‌ بِهِمْ ۗ ‌وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ ‌وَعَمِلُو‌ا‌ال‍‍صَّ‍‍الِح‍‍َ‍اتِ فِي ‌‍رَ‌وْ‍ضَ‍‍اتِ ‌الْجَ‍‍نّ‍‍َ‍اتِ ۖ لَهُمْ مَا‌ يَش‍‍َ‍ا‌ء‍ُ‍‌ونَ عِ‍‌‍نْ‍‍دَ‌ ‌‍رَبِّهِمْ ۚ ‌ذَلِكَ هُوَ‌ ‌الْفَ‍‍ضْ‍‍لُ ‌الكَبِيرُ
Dhālika Al-Ladhī Yubashshiru Allāhu `Ibādahu Al-Ladhīna 'Āmanū Wa `Amilū Aş-Şāliĥāti ۗ Qul Lā 'As'alukum `Alayhi 'Ajan 'Illā Al-Mawaddata Fī Al-Qurbá ۗ Wa Man Yaqtarif Ĥasanatan Nazid Lahu Fīhā Ĥusnāan ۚ 'Inna Allāha Ghafūrun Shakūrun 042-023 kaasi waa midka ugu bishaareyn Eebe addoomihiisa ah kuwa rumeeyey (xaqa) camal fiicanna falaywaxaadna dhahdaa Nabiyooy maydin warsanaayo ujuuro xaqa gaadhsiintiisa oon ahayn jacayl qaraabanimoruuxii kasbada wanaagna waxaannu u siyaadin wanaagEebana waa dambidhaafe mahdiyo. ذَلِكَ ‌الَّذِي يُبَشِّ‍‍ر‍ُ‍‌ ‌اللَّ‍‍هُ عِبَا‌دَهُ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ ‌وَعَمِلُو‌ا‌ال‍‍صَّ‍‍الِح‍‍َ‍اتِ ۗ قُ‍‍لْ لاَ‌ ‌أَسْأَلُكُمْ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ ‌أَجْ‍‍ر‌ا‌‌ ً‌ ‌إِلاَّ‌ ‌الْمَوَ‌دَّةَ فِي ‌الْ‍‍قُ‍‍رْبَى‌ ۗ ‌وَمَ‍‌‍نْ يَ‍‍قْ‍‍تَ‍‍رِفْ حَسَنَة ً‌ نَزِ‌دْ‌ لَ‍‍هُ فِيهَا‌ حُسْنا‌‌ ًۚ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ غَ‍‍ف‍‍ُ‍و‌ر‌‌ٌ‌ شَكُو‌رٌ
'Am Yaqūlūna Aftará `Alá Allāhi Kadhibāan ۖ Fa'in Yasha'i Allāhu Yakhtim `Alá Qalbika ۗ Wa Yamĥu Allāhu Al-Bāţila Wa Yuĥiqqu Al-Ĥaqqa Bikalimātihi~ ۚ 'Innahu `Alīmun Bidhāti Aş-Şudūri 042-024 mise waxay dhihi wuxuu ku been abuurtay Eebehadduu doono Eebe wuxuu dabooli lahaa qalbigaagawuxuuna tiraa Eebe xumaanta xaqana wuxuu ku sugaa kalimadiisa (quraanka) Eebana waa ogyahay waxa laabta kusugan. أَمْ يَ‍‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ ‌افْتَ‍رَ‌ى‌ عَلَى‌ ‌اللَّ‍‍هِ كَذِبا‌‌ ًۖ فَإِ‌نْ يَشَأِ‌ ‌اللَّ‍‍هُ يَ‍‍خْ‍‍تِمْ عَلَى‌ قَ‍‍لْبِكَ ۗ ‌وَيَمْحُ ‌اللَّ‍‍هُ ‌الْبَاطِ‍‍لَ ‌وَيُحِ‍‍قُّ ‌الْحَ‍‍قَّ بِكَلِمَاتِهِ ۚ ‌إِنَّ‍‍هُ عَل‍‍ِ‍ي‍‍م‌‍ٌ‌ بِذ‍َ‍‌اتِ ‌ال‍‍صُّ‍‍دُ‌و‌رِ
Wa Huwa Al-Ladhī Yaqbalu At-Tawbat `An `Ibādihi Wa Ya`fū `Ani As-Sayyi'āti Wa Ya`lamu Mā Taf`alūna 042-025 Eebana waa kan aqbala loobada addoomadiisakana dhaafa xumaanta ogna Waxaad falaysaan. وَهُوَ‌ ‌الَّذِي يَ‍‍قْ‍‍بَلُ ‌ال‍‍تَّوبَة عَ‍‌‍نْ عِبَا‌دِهِ ‌وَيَعْفُو‌ عَنِ ‌ال‍‍سَّيِّئ‍‍َ‍اتِ ‌وَيَعْلَمُ مَا‌ تَفْعَلُونَ
Wa Yastajību Al-Ladhīna 'Āmanū Wa `Amilū Aş-Şāliĥāti Wa Yazīduhum Min Fađlihi Wa ۚ Al-Kāfirūna Lahum `Adhābun Shadīdun 042-026 Ee (Eebana) wuxuu ajiibaa kuwa rumeeyey xaqa oo camal fiican falay wuxuuna u siyaadiyaa fadligiisagaalana waxaa usugnaaday cadaab daran. وَيَسْتَج‍‍ِ‍ي‍‍بُ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ ‌وَعَمِلُو‌ا‌ال‍‍صَّ‍‍الِح‍‍َ‍اتِ ‌وَيَزِيدُهُمْ مِ‍‌‍نْ فَ‍‍ضْ‍‍لِ‍‍هِ ۚ ‌وَ‌الْكَافِر‍ُ‍‌ونَ لَهُمْ عَذ‍َ‍‌اب‌‍ٌ‌ شَدِيدٌ
Wa Law Basaţa Allāhu Ar-Rizqa Li`ibādihi Labaghaw Fī Al-'Arđi Wa Lakin Yunazzilu Biqadarin Mā Yashā'u ۚ 'Innahu Bi`ibādihi Khabīrun Başīrun 042-027 Hadduu Eebe ufidiyo (waasiciyo) rizqiga addoomadiisa waxay ku kibri lahaayeen dhulka wuxuuse u soodajin qadarkuu doonoEebana addoomadiisa wuu ogyahay uu arkaa. وَلَوْ‌ بَسَ‍‍طَ ‌اللَّ‍‍هُ ‌ال‍‍رِّ‌زْ‍قَ لِعِبَا‌دِهِ لَبَ‍‍غَ‍‍وْ‌ا‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌وَلَكِ‍‌‍نْ يُنَزِّلُ بِ‍‍قَ‍‍دَ‌ر‌ٍ‌ مَا‌ يَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ ۚ ‌إِنَّ‍‍هُ بِعِبَا‌دِهِ خَ‍‍ب‍‍ِ‍ي‍‍ر‌ٌ‌ بَ‍‍صِ‍‍يرٌ
Wa Huwa Al-Ladhī Yunazzilu Al-Ghaytha Min Ba`di Mā Qanaţū Wa Yanshuru Raĥmatahu ۚ Wa Huwa Al-Walīyu Al-Ĥamīdu 042-028 Eebana waa kan soo dajiya Roobka intay quustaan kadib fidiyana naxariistiisawaana Eebaha waliga ah (gargare) ee la mahdiyo. وَهُوَ‌ ‌الَّذِي يُنَزِّلُ ‌الْ‍‍غَ‍‍يْ‍‍ثَ مِ‍‌‍نْ بَعْدِ‌ مَا‌ قَ‍‍نَ‍‍طُ‍‍و‌ا‌ ‌وَيَ‍‌‍ن‍‍شُرُ‌ ‌‍رَحْمَتَ‍‍هُ ۚ ‌وَهُوَ‌ ‌الْوَلِيُّ ‌الْحَمِيدُ
Wa Min 'Āyātihi Khalqu As-Samāwāti Wa Al-'Arđi Wa Mā Baththa Fīhimā Min Dābbatin ۚ Wa Huwa `Alá Jam`ihim 'Idhā Yashā'u Qadīrun 042-029 Calaamooyinkiisa waxaa ka mid ah Abuuridda Samooyinka iyo Dhulka iyo wuxuu ku fidiyay (ku abuuray) dhexdooda oo socdaEebana inuu soo kulmiyo dhammaantood markuu doono wuu karaa. وَمِ‍‌‍نْ ‌آيَاتِ‍‍هِ خَ‍‍لْ‍‍قُ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌وَمَا‌ بَثَّ فِيهِمَا‌ مِ‍‌‍نْ ‌د‍َ‍‌ابَّةٍۚ ‌وَهُوَ‌ عَلَى‌ جَمْعِهِمْ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ يَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ قَ‍‍دِيرٌ
Wa Mā 'Aşābakum Min Muşībatin Fabimā Kasabat 'Aydīkum Wa Ya`fū `An Kathīrin 042-030 Wixii idinku dhaca oo musiiba ah (dhib ah) waa waxay kasbadeen Gacmihiinuwuxuuna idinka cafiyaa (Eebe) wax badan. وَمَ‍‍ا‌ ‌أَ‍صَ‍‍ابَكُمْ مِ‍‌‍نْ مُ‍‍صِ‍‍يبَة‌‍ٍ‌ فَبِمَا‌ كَسَبَتْ ‌أَيْدِيكُمْ ‌وَيَعْفُو‌ عَ‍‌‍نْ كَثِي‍‍ر‍ٍ‍
Wa Mā 'Antum Bimu`jizīna Fī Al-'Arđi ۖ Wa Mā Lakum Min Dūni Allāhi Min Wa Līyin Wa Lā Naşīrin 042-031 Mana tihidin kuwo Eebe ku daaliya dhulka dhexdiisaidiimana sugnaanin isaga ka sokoow Wali iyo Gargaare midna. وَمَ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ بِمُعْجِز‍ِ‍ي‍‍نَ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ۖ ‌وَمَا‌ لَكُمْ مِ‍‌‍نْ ‌د‍ُ‍‌ونِ ‌اللَّ‍‍هِ مِ‍‌‍نْ ‌وَلِيٍّ‌ ‌وَلاَ‌ نَ‍‍صِ‍‍ي‍‍ر‍ٍ‍
Wa Min 'Āyātihi Al-Jawāri Fī Al-Baĥri Kāl'a`lāmi 042-032 Calaamooyinka Eebe waxaa ka mid ah Maraakiibta (socota) Badda iyadood moodo buuro. وَمِ‍‌‍نْ ‌آيَاتِهِ ‌الْجَو‍َ‍‌ا‌ر‍ِ‍‌ فِي ‌الْبَحْ‍‍ر‍ِ‍‌ كَالأَعْلاَمِ
'In Yasha' Yuskini Ar-Rīĥa Fayažlalna Rawākida `Alá Žahrihi~ ۚ 'Inna Fī Dhālika La'āyātin Likulli Şabbārin Shakūrin 042-033 Hadduu doono (Eebe) wuxuu xasiliyaa (joojiyaa) Dabaysha markaasay fadhiistaan Biyaha korkoodataasina waxaa ugu sugan calaamo ruux kastoo samir iyo mahad badan. إِ‌نْ يَشَأْ‌ يُسْكِنِ ‌ال‍‍رّ‍ِ‍ي‍‍حَ فَيَ‍‍ظْ‍‍لَلْنَ ‌‍رَ‌وَ‌اكِدَ‌ عَلَى‌ ظَ‍‍هْ‍‍رِهِ ۚ ‌إِنَّ فِي ‌ذَلِكَ لَآي‍‍َ‍ات‍ٍ‌ لِكُلِّ صَ‍‍بّ‍‍َ‍ا‌ر‌‌ٍ‌ شَكُو‌رٍ
'Aw Yūbiqhunna Bimā Kasabū Wa Ya`fu `An Kathīrin 042-034 Hadduu doonana (Eebe) wuu halaaga Doomaha waxay kasbadeen darteed wax badanna wuu ka cafiyaa. أَ‌وْ‌ يُوبِ‍‍قْ‍‍هُ‍‍نَّ بِمَا‌ كَسَبُو‌ا‌ ‌وَيَعْفُ عَ‍‌‍نْ كَثِي‍‍ر‍ٍ‍
Wa Ya`lama Al-Ladhīna Yujādilūna Fī 'Āyātinā Mā Lahum Min Maĥīşin 042-035 Waxayna ogaan kuwa ku murmi aayaadkanaga inuusan u sugnaanin meeley magan galaan. وَيَعْلَمَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يُجَا‌دِل‍‍ُ‍ونَ فِ‍‍ي ‌آيَاتِنَا‌ مَا‌ لَهُمْ مِ‍‌‍نْ مَحِي‍‍صٍ
Famā 'Ūtītum Min Shay'in Famatā`u Al-Ĥayāati Ad-Dunۖ Wa Mā `Inda Allāhi Khayrun Wa 'Abqá Lilladhīna 'Āmanū Wa `Alá Rabbihim Yatawakkalūna 042-036 Wixii laydiin siiyo oo wax ah waa uun nolasha dhaw raaxadeeda waxa Eebe agtiisa ah yaase u khayrbadan una hadhid badan kuwa rumeeyey (xaqa) Eebehoodna tala saarta. فَمَ‍‍ا‌ ‌أ‍ُ‍‌وتِيتُمْ مِ‍‌‍نْ شَ‍‍يْء‌‌ٍ‌ فَمَت‍‍َ‍اعُ ‌الْحَي‍‍َ‍اةِ ‌ال‍‍دُّ‌نْ‍‍يَا‌ ۖ ‌وَمَا‌ عِ‍‌‍نْ‍‍دَ‌ ‌اللَّ‍‍هِ خَ‍‍يْ‍‍ر‌ٌ‌ ‌وَ‌أَبْ‍‍‍‍قَ‍‍ى‌ لِلَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ ‌وَعَلَى‌ ‌‍رَبِّهِمْ يَتَوَكَّلُونَ
Wa Al-Ladhīna Yajtanibūna Kabā'ira Al-'Ithmi Wa Al-Fawāĥisha Wa 'Idhā Mā Ghađibū Hum Yaghfirūna 042-037 kuwaasi waa kuwa ka fogaada dambiga waaweyn iyo xumaantamarkey cadhoodaanna u Cafiya (u dhaafa). وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يَ‍‍جْ‍‍تَنِب‍‍ُ‍ونَ كَب‍‍َ‍ائِ‍‍ر‍َ‍‌ ‌الإِثْمِ ‌وَ‌الْفَوَ‌احِشَ ‌وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ مَا‌ غَ‍‍ضِ‍‍بُو‌ا‌ هُمْ يَ‍‍غْ‍‍فِرُ‌ونَ
Wa Al-Ladhīna Astajābū Lirabbihim Wa 'Aqāmū Aş-Şalāata Wa 'Amruhum Shūrá Baynahum Wa Mimmā Razaqnāhum Yunfiqūna 042-038 Waana kuwa ajiibay (maqlay) Eebahood oogayna Salaadda amarkooduna tashi yahay dhexdooda waxaan ku arzaaqnayna wax ka bixiya. وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌اسْتَجَابُو‌ا‌ لِ‍رَبِّهِمْ ‌وَ‌أَ‍قَ‍‍امُو‌ا‌ال‍‍صَّ‍‍لاَةَ ‌وَ‌أَمْرُهُمْ شُو‌‍رَ‌ى‌ بَيْنَهُمْ ‌وَمِ‍‍مَّ‍‍ا‌ ‌‍رَ‌زَ‍قْ‍‍نَاهُمْ يُ‍‌‍نْ‍‍فِ‍‍قُ‍‍ونَ
Wa Al-Ladhīna 'Idhā 'Aşābahumu Al-Baghyu Hum Yantaşirūna 042-039 Waana kuwa marka gardarro (iyo dulmi) ku dhaco gargaarta (iska celiya). وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌أَ‍صَ‍‍ابَهُمُ ‌الْبَ‍‍غْ‍‍يُ هُمْ يَ‍‌‍نْ‍‍تَ‍‍صِ‍‍رُ‌ونَ
Wa Jazā'u Sayyi'atin Sayyi'atun Mithluhā ۖ Faman `Afā Wa 'Aşlaĥa Fa'ajruhu `Alá Allāhi ۚ 'Innahu Lā Yuĥibbu Až-Žālimīna 042-040 Xumaan abaalkeeduna waa ku abaal marin mid lamid ah Ruuxiise iska cafiya oo wanaajiya ajrigiisa Eebaa siinEebana ma jecla daalimiinta. وَجَز‍َ‍‌ا‌ءُ‌ سَيِّئَة‌‍ٍ‌ سَيِّئَةٌ‌ مِثْلُهَا‌ ۖ فَمَ‍‌‍نْ عَفَا‌ ‌وَ‌أَ‍صْ‍‍لَحَ فَأَجْ‍‍رُهُ عَلَى‌ ‌اللَّ‍‍هِ ۚ ‌إِنَّ‍‍هُ لاَ‌ يُحِبُّ ‌ال‍‍ظَّ‍‍الِمِينَ
Wa Lamani Antaşara Ba`da Žulmihi Fa'ūlā'ika Mā `Alayhim Min Sabīlin 042-041 Ruuxiigargaarta inta la dulmiyey ka dib kuwaas korkooda wax masaarro (jid lagumaleh). وَلَمَنِ ‌ان‍‍تَ‍‍صَ‍رَ‌ بَعْدَ‌ ظُ‍‍لْمِ‍‍هِ فَأ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ مَا‌ عَلَيْهِمْ مِ‍‌‍نْ سَبِيلٍ
'Innamā As-Sabīlu `Alá Al-Ladhīna Yažlimūna An-Nāsa Wa Yabghūna Fī Al-'Arđi Bighayri Al-Ĥaqqi ۚ 'Ūlā'ika Lahum `Adhābun 'Alīmun 042-042 Waxaase dhib saaranyahay uun (jid laguleeyahay) kuwa dulmiya Dadka kuna kibra Dhulka xaq darokuwaas waxaa u sugnaaday cadaabdaran. إِنَّ‍‍مَا‌ ‌ال‍‍سَّب‍‍ِ‍ي‍‍لُ عَلَى‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يَ‍‍ظْ‍‍لِم‍‍ُ‍ونَ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسَ ‌وَيَ‍‍بْ‍‍‍‍غُ‍‍ونَ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ بِ‍‍غَ‍‍يْ‍‍ر‍ِ‍‌ ‌الْحَ‍‍قِّ ۚ ‌أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ لَهُمْ عَذ‍َ‍‌ابٌ ‌أَلِيمٌ
Wa Laman Şabara Wa Ghafara 'Inna Dhālika Lamin `Azmi Al-'Umūri 042-043 Ruuxii samra oo iska cafiya taasi waa arrin loo qasdo (la jecelyahay). وَلَمَ‍‌‍نْ صَ‍‍بَ‍رَ‌ ‌وَ‍‍غَ‍‍فَ‍رَ‌ ‌إِنَّ ‌ذَلِكَ لَمِ‍‌‍نْ عَزْمِ ‌الأُمُو‌رِ
Wa Man Yuđlili Allāhu Famā Lahu Min Wa Līyin Min Ba`dihi ۗ Wa Tará Až-Žālimīna Lammā Ra'aw Al-`Adhāba Yaqūlūna Hal 'Ilá Maraddin Min Sabīlin 042-044 Ruxii Eebe dhumiyo ma helo sokeeye gadaashiiswaxaadna arkeysaa daalimiintu markey arkaan cadaabka iyagoo leh ma suroobi karaa waddo (hab) loogu noqdo adduunkii. وَمَ‍‌‍نْ يُ‍‍ضْ‍‍لِلِ ‌اللَّ‍‍هُ فَمَا‌ لَ‍‍هُ مِ‍‌‍نْ ‌وَلِيٍّ‌ مِ‍‌‍نْ بَعْدِهِ ۗ ‌وَتَ‍رَ‌ى‌ ‌ال‍‍ظَّ‍‍الِم‍‍ِ‍ي‍‍نَ لَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ‌‍رَ‌أَ‌وْ‌ا‌ ‌الْعَذ‍َ‍‌ابَ يَ‍‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ هَلْ ‌إِلَى‌ مَ‍رَ‌دّ‌ٍ‌ مِ‍‌‍نْ سَبِيلٍ
Wa Tahum Yu`rađūna `Alayhā Khāshi`īna Mina Adh-Dhulli Yanžurūna Min Ţarfin Khafīyin ۗ Wa Qāla Al-Ladhīna 'Āmanū 'Inna Al-Khāsirīna Al-Ladhīna Khasirū 'Anfusahum Wa 'Ahlīhim Yawma Al-Qiyāmati ۗ 'Alā 'Inna Až-Žālimīna Fī `Adhābin Muqīmin 042-045 Waxadna arkeysaa iyagoo loo bandhigi Naartaoo la khushuucsan dullikana dayi wax si Qarsoonwaxayna dhaheen kuwii rumeeyey (xaqa) kuwa khasaaray waa kuwa khasaariyey naftooda iyo ehelkooda Maalinta Qiyaamedaalimiintuna waxay gali cadaab joogta ah. وَتَ‍رَ‌اهُمْ يُعْ‍رَضُ‍‍ونَ عَلَيْهَا‌ خَ‍‍اشِع‍‍ِ‍ي‍‍نَ مِنَ ‌ال‍‍ذُّلِّ يَ‍‌‍نْ‍‍‍‍ظُ‍‍ر‍ُ‍‌ونَ مِ‍‌‍نْ طَ‍‍رْفٍ خَ‍‍فِيٍّۗ ‌وَ‍قَ‍‍الَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُ‍‍و‌ا‌ ‌إِنَّ ‌الْ‍‍خَ‍‍اسِ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍نَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ خَ‍‍سِرُ‌و‌ا‌ ‌أَ‌ن‍‍فُسَهُمْ ‌وَ‌أَهْلِيهِمْ يَ‍‍وْمَ ‌الْ‍‍قِ‍‍يَامَةِ ۗ ‌أَلاَ‌ ‌إِنَّ ‌ال‍‍ظَّ‍‍الِم‍‍ِ‍ي‍‍نَ فِي عَذ‍َ‍‌ابٍ‌ مُ‍‍قِ‍‍يمٍ
Wa Mā Kāna Lahum Min 'Awliyā'a Yanşurūnahum Min Dūni Allāhi ۗ Wa Man Yuđlili Allāhu Famā Lahu Min Sabīlin 042-046 Umana sugnaan awliyo (sokeeye) ugargaara Eeve ka sokoow ruux Eebe qaddaray dhumidiisana jid uma sugnaanin (uu ku tooso). وَمَا‌ ك‍‍َ‍انَ لَهُمْ مِ‍‌‍نْ ‌أَ‌وْلِي‍‍َ‍ا‌ءَ‌ يَ‍‌‍ن‍‍صُ‍‍رُ‌ونَهُمْ مِ‍‌‍نْ ‌د‍ُ‍‌ونِ ‌اللَّ‍‍هِ ۗ ‌وَمَ‍‌‍نْ يُ‍‍ضْ‍‍لِلِ ‌اللَّ‍‍هُ فَمَا‌ لَ‍‍هُ مِ‍‌‍نْ سَبِيلٍ
Astajībū Lirabbikum Min Qabli 'An Ya'tiya Yawmun Lā Maradda Lahu Mina Allāhi ۚ Mā Lakum Min Malja'iin Yawma'idhin Wa Mā Lakum Min Nakīrin 042-047 Ajiiba (maqla) Eebihiin ka hor imaatin maalin aan laga celinkarin Eebeidiinmama sugnaanayo wax la magangaloMaalintaasidiinmana sugna gargaare. اسْتَجِيبُو‌ا‌ لِ‍رَبِّكُمْ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِ ‌أَ‌نْ يَأْتِيَ يَ‍‍وْم ٌ‌ لاَ‌ مَ‍رَ‌دَّ‌ لَ‍‍هُ مِنَ ‌اللَّ‍‍هِ ۚ مَا‌ لَكُمْ مِ‍‌‍نْ مَلْجَإ‌ٍ‌ يَوْمَئِذ‌ٍ‌ ‌وَمَا‌ لَكُمْ مِ‍‌‍نْ نَكِي‍‍ر‍ٍ‍
Fa'in 'A`rađū Famā 'Arsalnāka `Alayhim Ĥafīžāan ۖ 'In `Alayka 'Illā Al-Balāghu ۗ Wa 'Innā 'Idhā 'Adhaq Al-'Insāna Minnā Raĥmatan Fariĥa Bihā ۖ Wa 'In Tuşibhum Sayyi'atun Bimā Qaddamat 'Aydīhim Fa'inna Al-'Insāna Kafūrun 042-048 Haday jeedsadaane kuuma aanaan dirin inaad ilaaliso korkoodakorkaaga ma aha waxaan gaadhsiin ahaynmarkaan dhadhansiino Dadkana naxariis way farxaan «si kibir ah»hadday ku dhacdo xumaan waxay Gacmahoodu hor marsadeen darteed dadkii aadbuu u Gaaloobaa. فَإِ‌نْ ‌أَعْ‍رَضُ‍‍و‌ا‌ فَمَ‍‍ا‌ ‌أَ‌رْسَلْن‍‍َ‍اكَ عَلَيْهِمْ حَفِي‍‍ظ‍‍ا‌‌ ًۖ ‌إِ‌نْ عَلَ‍‍يْ‍‍كَ ‌إِلاَّ‌ ‌الْبَلاَ‍‍غُ ۗ ‌وَ‌إِنَّ‍‍ا‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌أَ‌ذَ‍قْ‍‍نَا‌ ‌الإِ‌ن‍‍س‍‍َ‍انَ مِ‍‍نَّ‍‍ا‌ ‌‍رَحْمَة‌ ً‌ فَ‍‍رِحَ بِهَا‌ ۖ ‌وَ‌إِ‌نْ تُ‍‍صِ‍‍بْ‍‍هُمْ سَيِّئَة‌‍ٌ‌ بِمَا‌ قَ‍‍دَّمَتْ ‌أَيْدِيهِمْ فَإِنَّ ‌الإِ‌ن‍‍س‍‍َ‍انَ كَفُو‌رٌ
Lillāh Mulku As-Samāwāti Wa Al-'Arđi ۚ Yakhluqu Mā Yashā'u ۚ Yahabu Liman Yashā'u 'Ināthāan Wa Yahabu Liman Yashā'u Adh-Dhukūra 042-049 Eebaa iska leh xukunka Samooyinka iyo Dhulkawuxuuna abuuraa wuxuu doonowuxuu siiyaa cidduu doono gabdhocidna wuxuu siiyaa Wiilal. ‍لِلَّهِ مُلْكُ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ۚ يَ‍‍خْ‍‍لُ‍‍قُ مَا‌ يَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ ۚ يَهَبُ لِمَ‍‌‍نْ يَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ ‌إِنَاثا‌ ً‌ ‌وَيَهَبُ لِمَ‍‌‍نْ يَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ ‌ال‍‍ذُّكُو‌‍رَ
'Aw Yuzawwijuhum Dhuknāan Wa 'Ināthāan ۖ Wa Yaj`alu Man Yashā'u `Aqīmāan ۚ 'Innahu `Alīmun Qadīrun 042-050 Ama wuu isku lamaaneeyaa Wiilal iyo Gabdhoruuxuu doonana wuxuu ka yeelaa Mandhaleys Eebana wax ogkarana. أَ‌وْ‌ يُزَ‌وِّجُهُمْ ‌ذُكْ‍رَ‌انا‌ ً‌ ‌وَ‌إِنَاثا‌ ًۖ ‌وَيَ‍‍جْ‍‍عَلُ مَ‍‌‍نْ يَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ عَ‍‍قِ‍‍يما‌‌ ًۚ ‌إِنَّ‍‍هُ عَل‍‍ِ‍ي‍‍م‌‍ٌقَ‍‍دِيرٌ
Wa Mā Kāna Libasharin 'An Yukallimahu Allāhu 'Illā Waĥyāan 'Aw Min Warā'i Ĥijābin 'Aw Yursila Rasūlāan Fayūĥiya Bi'idhnihi Mā Yashā'u ۚ 'Innahu `Alīyun Ĥakīmun 042-051 Uma suurawdo Dad inuu Eebe la hadlo waxyi mooyeeama kala hadlo xijaab gadaashiisama uu u soo diro farriin (Malag)oo markaas ugu waxyooda idamka Eebe wuxuu doonoEebana waa sarreeye falsan. وَمَا‌ ك‍‍َ‍انَ لِبَشَرٍ‌ ‌أَ‌نْ يُكَلِّمَهُ ‌اللَّ‍‍هُ ‌إِلاَّ‌ ‌وَحْياً‌ ‌أَ‌وْ‌ مِ‍‌‍نْ ‌وَ‌ر‍َ‍‌ا‌ءِ‌ حِج‍‍َ‍ابٍ ‌أَ‌وْ‌ يُرْسِلَ ‌‍رَسُولا‌‌ ً‌ فَيُوحِيَ بِإِ‌ذْنِ‍‍هِ مَا‌ يَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ ۚ ‌إِنَّ‍‍هُ عَلِيٌّ حَكِيمٌ
Wa Kadhalika 'Awĥaynā 'Ilayka Rūĥāan Min 'Amrinā ۚ Mā Kunta Tadrī Mā Al-Kitābu Wa Lā Al-'Īmānu Wa Lakin Ja`alnāhu Nūan Nahdī Bihi Man Nashā'u Min `Ibādinā ۚ Wa 'Innaka Latahdī 'Ilá Şirāţin Mustaqīmin 042-052 Saasaannu kuugu waxyoonay nolol amarkanaga ah (Quraanka) maadan aqoonin Kitaab wuxuu yahay iyo Iimaan midnalaakiin waxaan ka yeellay Nuur aannu ku hanuunino ciddaan doono oo addoomadanada ka mid ahadiguna Nabiyow waxaad ku hanuunin jidka toosan. وَكَذَلِكَ ‌أَ‌وْحَيْنَ‍‍ا‌ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍كَ ‌رُ‌وحا‌ ً‌ مِ‍‌‍نْ ‌أَمْ‍‍رِنَا‌ ۚ مَا‌ كُ‍‌‍نْ‍‍تَ تَ‍‍دْ‌رِي مَا‌ ‌الْكِت‍‍َ‍ابُ ‌وَلاَ‌ ‌الإِيم‍‍َ‍انُ ‌وَلَكِ‍‌‍نْ جَعَلْن‍‍َ‍اهُ نُو‌ر‌ا‌ ً‌ نَهْدِي بِ‍‍هِ مَ‍‌‍نْ نَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ مِ‍‌‍نْ عِبَا‌دِنَا‌ ۚ ‌وَ‌إِنَّ‍‍كَ لَتَهْدِي ‌إِلَى‌ صِ‍رَ‍‌اطٍ‌ مُسْتَ‍‍قِ‍‍يمٍ
Şirāţi Allāhi Al-Ladhī Lahu Mā Fī As-Samāwāti Wa Mā Fī Al-'Arđi ۗ 'Alā 'Ilá Allāhi Taşīru Al-'Umūru 042-053 Jidka Eebaha iska leh xukunka waxa Samooyinka iyo Dhulka ku sugan xagga Eebeyna u ahaan umuuruhu. صِ‍رَ‍‌اطِ ‌اللَّ‍‍هِ ‌الَّذِي لَ‍‍هُ مَا‌ فِي ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَمَا‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ۗ ‌أَلاَ‌ ‌إِلَى‌ ‌اللَّ‍‍هِ تَ‍‍صِ‍‍ي‍‍رُ‌ ‌الأُمُو‌رُ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah