Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Al-Ĥam du Lill ā h Fāţ ir i A s-Samāwā ti Wa A l-'Arđi Jā`ili A l-Malā 'ikati Ru sulāan 'Ūlī 'Aj niĥatin Math ná Wa Th ulāth a Wa Ru bā `a ۚ Yazī du Fī A l-Kh alq i Mā Yash ā 'u ۚ 'Inn a A ll āha `Alá Kulli Sh ay 'in Q adī r un
035-001 Mahad Eebaha billaabay «abuuray» samooyinka iyo dhulka yaaleh kana yeelay Malaa'igta farriinwadeoo garbolabo labo ahiyo saddex saddex iyo afar afar ah lehwuuna siyaadiyaa Eebe abuuriduu doonoEebana wax walba uu doono wuu karaa.
ا لْحَمْدُ لِلَّهِ فَاطِ رِ ا ل سَّمَاوَا تِ وَا لأَرْضِ جَاعِلِ ا لْمَلاَئِكَةِ رُسُلاً أُ ولِي أَجْ نِحَةٍ مَثْنَى وَثُلاَثَ وَرُبَا عَ ۚ يَزِي دُ فِي ا لْخَ لْقِ مَا يَشَا ءُ ۚ إِنّ َ ا للَّ هَ عَلَى كُلِّ شَيْ ءٍ قَ دِيرٌ
Mā Yaftaĥi A ll ā hu Lilnn ā si Min Ra ĥmatin Falā Mum sika Lahā ۖ Wa Mā Yum sik Falā Mursila Lahu Min Ba`dihi ۚ Wa Huwa A l-`Azī zu A l-Ĥakī mu
035-002 Wixii Eebe dadka ugu nicmeeyo oo naxariis ah wax celin karaa majirowuxuu celiyaana wax soodayn kara ma jiro dabadiiswaana adkaade falsan.
مَا يَفْتَحِ ا للَّ هُ لِلنّ َا سِ مِن ْ رَ حْمَةٍ فَلاَ مُمْسِكَ لَهَا ۖ وَمَا يُمْسِكْ فَلاَ مُرْسِلَ لَهُ مِن ْ بَعْدِهِ ۚ وَهُوَ ا لْعَزِي زُ ا لْحَكِيمُ
Yā 'Ayyuhā A n -Nā su A dh kurū Ni`mata A ll āhi `Alaykum ۚ Hal Min Kh āliq in Gh ay ru A ll āhi Yarzuq ukum Mina A s-Samā 'i Wa A l-'Arđi ۚ Lā 'Ilā ha 'Illā Huwa ۖ Fa'ann á Tu'ufakū na
035-003 Dadow xusuusnaada nicmada Eebe korkiina ahabuure kale ma jiraa oo Eebe ka soo haday oo idinka arsuqi samada iyo dhulkaEebe mooyee ilaah kale majiro ee xaggee laydiin ka iilii xaqa.
يَا أَيُّهَا ا ل نّ َا سُ ا ذْكُرُوا نِعْمَةَ ا للَّ هِ عَلَيْكُمْ هَلْ ۚ مِن ْ خَ الِقٍ غَ يْ رُ ا للَّ هِ يَرْزُقُ كُمْ مِنَ ا ل سَّمَا ءِ وَا لأَرْضِ لاَ ۚ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ فَأَنَّ ى ۖ تُؤْفَكُونَ
Wa 'In Yukadh dh ibū ka Faq ad Kudh dh ibat Ru sulun Min Q ab lika ۚ Wa 'Ilá A ll āhi Turja`u A l-'Umū ru
035-004 Hadday ku beeniyaan waxaa dhab ahaan loo beeniyay rasuulladii kaa horeeyayEeba xagiisaana loo celin umuuraha.
وَإِن ْ يُكَذِّبُو كَ فَقَ د ْ كُذِّبَتْ رُسُلٌ مِن ْ قَ بْ لِكَ ۚ وَإِلَى ا للَّ هِ تُرْجَعُ ا لأُمُورُ
Yā 'Ayyuhā A n -Nā su 'Inn a Wa`da A ll āhi Ĥaq q un ۖ Falā Tagh urra nn akumu A l-Ĥayā A tu ۖ A d-Dun yā Wa Lā Yagh urra nn akum Bill āhi A l-Gh arū ru
035-005 Dadaw yabooha Eebe waa xaq ee yayna idindhagrin nolasha aduunyoyuuna idinkudhagrin Eebe ku dhagris badane (shaydaan).
يَا أَيُّهَا ا ل نّ َا سُ إِنّ َ وَعْدَ ا للَّ هِ حَقّ ٌ فَلاَ ۖ تَغُ رَّ نَّ كُمُ ا لْحَيَا ةُ ا ل دُّنْ يَا وَلاَ ۖ يَغُ رَّ نَّ كُمْ بِا للَّ هِ ا لْغَ رُورُ
'Inn a A sh -Sh ayţ ā na Lakum `Adū wun Fa A ttakh idh ū hu `Adūwāan ۚ 'Inn amā Yad `ū Ĥizbahu Liyakūnū Min 'Aş ĥā bi A s-Sa`ī r i
035-006 Shaydaanku waa colkiin ee idinna col ka yeeshawuxuuna idiin ku yeedhi uun xisbigiisa si ay asaxaabta Naaarta saciiro u noqdaan.
إِنّ َ ا ل شَّيْطَ ا نَ لَكُمْ عَدُوٌّ فَاتَّخِ ذُو هُ عَدُوّا ً ۚ إِنَّ مَا يَد ْعُو حِزْبَهُ لِيَكُونُوا مِن ْ أَصْ حَا بِ ا ل سَّعِير ِ
Al-Ladh ī na Kafarū Lahum `Adh ā bun Sh adī dun Wa ۖ A l-Ladh ī na 'Āmanū Wa `Amilū A ş -Ş āliĥā ti Lahum Magh fira tun Wa 'Aj ru n Kabī r un
035-007 Kuwii gaaloobay waxay mudan cadaab darabkuwii xaqa rumeeyay oo camal fiican falayna waxay mudan dambi dhaag iyo ajri wayn.
ا لَّذِي نَ كَفَرُوا لَهُمْ عَذَا بٌ شَدِي دٌ ۖ وَا لَّذِي نَ آمَنُوا وَعَمِلُوا ا ل صَّ الِحَا تِ لَهُمْ مَغْ فِرَ ةٌ وَأَجْ رٌ كَبِيرٌ
'Afaman Zuyyina Lahu Sū 'u `Amalihi Fara 'ā hu Ĥasanāan ۖ Fa'inn a A ll āha Yuđillu Man Yash ā 'u Wa Yahdī Man Yash ā 'u ۖ Falā Tadh /hab Nafsuka `Alayhim Ĥasar ā tin ۚ 'Inn a A ll āha `Alī mun Bimā Yaş na`ū na
035-008 Ruuxse loo qurxiyay camalkiisa xun oo u arkay inuu fiicanyahay (ma lamid baa kaan saas falin)Eebe cidduu doono yuu dhumiyaa Ruuxuu doonana wuu Hanuuniyaa ee yeyna Naftaadu ku tagan walbahaarkoodaEebe waa ogyahay waxay samayne.
أَفَمَن ْ زُيِّنَ لَهُ سُو ءُ عَمَلِهِ فَرَ آهُ حَسَنا ً ۖ فَإِنّ َ ا للَّ هَ يُضِ لُّ مَن ْ يَشَا ءُ وَيَهْدِي مَن ْ يَشَا ءُ ۖ فَلاَ تَذْهَب ْ نَفْسُكَ عَلَيْهِمْ حَسَرَ ا تٍ ۚ إِنّ َ ا للَّ هَ عَلِي مٌ بِمَا يَصْ نَعُونَ
Wa A ll āhu A l-Ladh ī 'Arsala A r-R iyā ĥa Fatuth ī r u Saĥābāan Fasuq nā hu 'Ilá Baladin Mayyitin Fa'aĥyaynā Bihi A l-'Arđa Ba`da Mawtihā ۚ Kadh ālika A n -Nush ū ru
035-009 Eebe waa kan diray dabaysha oy kiciso daruuro markaasaan u kaxayn magaalo dhimatay (abaarowday) markaasaan ku noolaynay roobkaas dhulka intu dhintay ka dibsaas weeye soo bixintiina.
وَا للَّ هُ ا لَّذِي أَرْسَلَ ا ل رِّيَا حَ فَتُثِي رُ سَحَابا ً فَسُقْ نَا هُ إِلَى بَلَدٍ مَيِّتٍ فَأَحْيَيْنَا بِهِ ا لأَرْضَ بَعْدَ مَوْتِهَا ۚ كَذَلِكَ ا ل نُّ شُورُ
Man Kā na Yur ī du A l-`Izzata Falill ā hi A l-`Izzatu Jamī`āan ۚ 'Ilay hi Yaş `adu A l-Kalimu A ţ -Ţ ayyibu Wa A l-`Amalu A ş -Ş āliĥu Yarfa`uhu Wa ۚ A l-Ladh ī na Yam kurū na A s-Sayyi'ā ti Lahum `Adh ā bun Sh adī dun ۖ Wa Makru 'Ūlā 'ika Huwa Yabū ru
035-010 Ruuxii dooni sharaf Eebe iska lehsharaf dhammaanteedxagiisayna u koraan kalimooyinka fiicancamalka suubanna wuu kor yeelaakuwa xumaanta ku dhagra (maamula) waxay mudan cadaab darandhagarta kuwaasna way uun halaagi.
مَن ْ كَا نَ يُر ِي دُ ا لْعِزَّةَ فَلِلَّهِ ا لْعِزَّةُ جَمِيعا ً ۚ إِلَيْ هِ يَصْ عَدُ ا لْكَلِمُ ا ل طَّ يِّبُ وَا لْعَمَلُ ا ل صَّ الِحُ يَرْفَعُهُ ۚ وَا لَّذِي نَ يَمْكُرُو نَ ا ل سَّيِّئَا تِ لَهُمْ عَذَا بٌ شَدِي دٌ ۖ وَمَكْرُ أُ وْلَا ئِكَ هُوَ يَبُورُ
Wa A ll āhu Kh alaq akum Min Tur ā bin Th umm a Min Nuţ fatin Th umm a Ja`alakum 'Azwājāan ۚ Wa Mā Taĥmilu Min 'Un th á Wa Lā Tađa`u 'Illā Bi`ilmihi ۚ Wa Mā Yu`amm aru Min Mu`amm ar in Wa Lā Yun q aş u Min `Umur ihi~ 'Illā Fī Kitā bin ۚ 'Inn a Dh ālika `Alá A ll āhi Yasī r un
035-011 Eebe waa kan idinka abuuray Carrohadana dhibicmarkaas Lab iyo dhadighaweenayna wax uurka kuma qaado mana dajiso ogaansho Eebe mooyeeruuxii cimri dhe iyo ruuxii cimri gaabanba waxay ku sugan yihiin kitaabka Eebewaana u fudud yahay.
وَا للَّ هُ خَ لَقَ كُمْ مِن ْ تُرَ ا بٍ ثُمّ َ مِن ْ نُطْ فَةٍ ثُمّ َ جَعَلَكُمْ أَزْوَاجا ً ۚ وَمَا تَحْمِلُ مِن ْ أُنْ ثَى وَلاَ تَضَ عُ إِلاَّ بِعِلْمِهِ ۚ وَمَا يُعَمَّ رُ مِن ْ مُعَمَّ رٍ وَلاَ يُنْ قَ صُ مِن ْ عُمُر ِهِ إِلاَّ فِي كِتَا بٍ ۚ إِنّ َ ذَلِكَ عَلَى ا للَّ هِ يَسِيرٌ
Wa Mā Yastawī A l-Baĥr ā ni Hādh ā `Adh bun Fur ā tun Sā 'igh un Sh arā buhu Wa Hadh ā Milĥun 'Ujā jun ۖ Wa Min Kullin Ta'kulū na Laĥmāan Ţ ar īyāan Wa Tastakh r ijū na Ĥilyatan Talbasūnahā ۖ Wa Tará A l-Fulka Fī hi Mawākh ira Litab tagh ū Min Fađlihi Wa La`allakum Tash kurū na
035-012 Ma eke labada badood taasi waa macaantahay si darantaasina waa dhanaan daran mid kastana waxaad ka cunaysaan hilib cusubwaxaadna kala baxdaan Macdan aad xidhataanwaxaadna arkaysaan doonta oo jiidhi si aad u dalabtaan fadliga Eebe iyo inaad ku mahadisaan.
وَمَا يَسْتَوِي ا لْبَحْرَ ا نِ هَذَا عَذْبٌ فُرَ ا تٌ سَا ئِغ ٌ شَرَ ابُهُ وَهَذَا مِلْحٌ أُجَا جٌ ۖ وَمِن ْ كُلٍّ تَأْكُلُو نَ لَحْما ً طَ ر ِيّا ً وَتَسْتَخْ ر ِجُو نَ حِلْيَة ً تَلْبَسُونَهَا ۖ وَتَرَ ى ا لْفُلْكَ فِي هِ مَوَاخِ ر َ لِتَبْ تَغُ وا مِن ْ فَضْ لِهِ وَلَعَلَّكُمْ تَشْكُرُونَ
Yūliju A l-Lay la Fī A n -Nahā r i Wa Yūliju A n -Nahā ra Fī A l-Lay li Wa Sakh kh ara A sh -Sh am sa Wa A l-Q amara Kullun Yaj r ī Li'jalin Musamm an ۚ Dh alikumu A ll āhu Ra bbukum Lahu A l-Mulku Wa ۚ A l-Ladh ī na Tad `ū na Min Dūnihi Mā Yam likū na Min Q iţ mī r in
035-013 Habeenka yuu Eebe dhexgaliyaa maalinta Maalintana wuxuu dhexgaliyaa HabeenkaQoraxda iyo dayaxana wuu sakhiray mid kastana wuxuu ku socda muddo magacaabansaas waxa falana waa Eebihiinisagaana xu- kunka iska lehwaxaadse baryeysaan (caabudaysaan) oo Eebe ka soo hadhay ma hantaan xuub laf timireed.
يُولِجُ ا ل لَّيْ لَ فِي ا ل نَّ هَا ر ِ وَيُولِجُ ا ل نَّ هَا رَ فِي ا ل لَّيْ لِ وَسَخَّ رَ ا ل شَّمْسَ وَا لْقَ مَرَ كُلٌّ يَجْ ر ِي لِأجَلٍ مُسَمّ ى ً ۚ ذَلِكُمُ ا للَّ هُ رَ بُّكُمْ لَهُ ا لْمُلْكُ ۚ وَا لَّذِي نَ تَد ْعُو نَ مِن ْ دُونِهِ مَا يَمْلِكُو نَ مِن ْ قِ طْ مِير ٍ
'In Tad `ūhum Lā Yasma`ū Du`ā 'akum Wa Law Sami`ū Mā A stajābū Lakum ۖ Wa Yaw ma A l-Q iyāmati Yakfurū na Bish ir kikum ۚ Wa Lā Yunabbi'uka Mith lu Kh abī r in
035-014 Hadaad u yeedhataana idin ma maqlaanhaday idinbase maqlaan wax idiima taraanQiyaamadana way diidigaalnimadoodacid wax ogsidaana wax kuugu warrama ma jiro.
إِن ْ تَد ْعُوهُمْ لاَ يَسْمَعُوا دُعَا ءَكُمْ وَلَوْ سَمِعُوا مَا ا سْتَجَابُوا لَكُمْ ۖ وَيَوْ مَ ا لْقِ يَامَةِ يَكْفُرُو نَ بِشِر ْكِكُمْ ۚ وَلاَ يُنَبِّئُكَ مِثْلُ خَ بِير ٍ
Yā 'Ayyuhā A n -Nā su 'An tumu A l-Fuq arā 'u 'Ilá A ll āhi Wa ۖ A ll āhu Huwa A l-Gh anī yu A l-Ĥamī du
035-015 Dadow idinka unbaa fuqara ah (u baahan) EebeEebena waa hodan amaanan.
يَا أَيُّهَا ا ل نّ َا سُ أَنْ تُمُ ا لْفُقَ رَا ءُ إِلَى ا للَّ هِ وَا للَّهُ ۖ هُوَ ا لْغَ نِيُّ ا لْحَمِيدُ
'In Yash a' Yudh /hib kum Wa Ya'ti Bikh alq in Jadī d in
035-016 Hadduu doono wuu idin dhamayn wuxuuna keeni kuwo cusub.
إِن ْ يَشَأْ يُذْهِبْ كُمْ وَيَأْتِ بِخَ لْق ٍ جَدِيدٍ
Wa Mā Dh ālika `Alá A ll āhi Bi`azī zin
035-017 Arrintaasna wax Eebe ku culus ma aha.
وَمَا ذَلِكَ عَلَى ا للَّ هِ بِعَزِيزٍ
Wa Lā Tazir u Wāzira tun Wizra 'Ukh rá ۚ Wa 'In Tad `u Muth q alatun 'Ilá Ĥim lihā Lā Yuĥmal Minhu Sh ay 'un Wa Law Kā na Dh ā Q urbá ۗ 'Inn amā Tun dh ir u A l-Ladh ī na Yakh sh aw na Ra bbahum Bil-Gh ay bi Wa 'Aq āmū A ş -Ş alāata ۚ Wa Man Tazakká Fa'inn amā Yatazakká Linafsihi ۚ Wa 'Ilá A ll āhi A l-Maş ī r u
035-018 Nafna naf kale dambigeed ma qaadohaddii looguyeedho Naf culusoo dambaabday inay xambaarto (danbi naf kale) lagama xambaaro waxba haba noqoto qaraabaneewaxaad uun digi kuwa ka yaabi Eebe iyagoo maqanoo ooga salaaddaruuxii isdaahiriyana wuxuu uun isudaahiriyay naftiisaxaga Eebe unbaana loo ahaan (geeri dabadeed).
وَلاَ تَزِر ُ وَازِرَ ةٌ وِزْرَ أُخْ رَ ى ۚ وَإِن ْ تَد ْعُ مُثْقَ لَةٌ إِلَى حِمْلِهَا لاَ يُحْمَلْ مِنْ هُ شَيْ ءٌ وَلَوْ كَا نَ ذَا قُ رْبَى ۗ إِنَّ مَا تُنْ ذِر ُ ا لَّذِي نَ يَخْ شَوْ نَ رَ بَّهُمْ بِا لغَ يْ بِ وَأَقَ امُوا ا ل صَّ لاَةَ ۚ وَمَن ْ تَزَكَّى فَإِنَّ مَا يَتَزَكَّى لِنَفْسِهِ ۚ وَإِلَى ا للَّ هِ ا لْمَصِ يرُ
Wa Mā Yastawī A l-'A`m á Wa A l-Baş ī r u
035-019 Ma Eka indhoole iyo wax arke.
وَمَا يَسْتَوِي ا لأَعْمَى وَا لْبَصِ يرُ
Wa Lā A ž-Ž ulumā tu Wa Lā A n -Nūr
035-020 Mana eka mugdiyo iyo iftiin.
وَلاَ ا ل ظُّ لُمَا تُ وَلاَ ا ل نُّ ور
Wa Lā A ž-Ž illu Wa Lā A l-Ĥarū ru
035-021 Mana eka hoos iyo kulayl.
وَلاَ ا ل ظِّ لُّ وَلاَ ا لْحَرُورُ
Wa Mā Yastawī A l-'Aĥyā 'u Wa Lā A l-'Am wā tu ۚ 'Inn a A ll āha Yusmi`u Man Yash ā 'u ۖ Wa Mā 'An ta Bimusmi`in Man Fī A l-Q ubū r i
035-022 Mana eka kuwa nool iyo kuwo dhintayEebana wuxuu wax maqashiiyaa cidduu doonomase maqashiin kartid cid qubuur ku sugan (gaaladuna) waa wax dhintay oo kale).
وَمَا يَسْتَوِي ا لأَحْيَا ءُ وَلاَ ا لأَمْوَا تُ ۚ إِنّ َ ا للَّ هَ يُسْمِعُ مَن ْ يَشَا ءُ ۖ وَمَا أَنْ تَ بِمُسْمِعٍ مَن ْ فِي ا لْقُ بُور ِ
'In 'An ta 'Illā Nadh ī r un
035-023 Waxaan u dige ahayn ma tihid.
إِن ْ أَنْ تَ إِلاَّ نَذِيرٌ
'Inn ā 'Arsalnā ka Bil-Ĥaq q i Bash īr āan Wa Nadh īr āan ۚ Wa 'In Min 'Umm atin 'Illā Kh alā Fīhā Nadh ī r un
035-024 Annagaa kugu dirray xaq adoo bishaarayn oo digiumadaan udige loo dirinna ma jirto.
إِنَّ ا أَرْسَلْنَا كَ بِا لْحَقِّ بَشِير ا ً وَنَذِير ا ً ۚ وَإِن ْ مِن ْ أُمَّ ةٍ إِلاَّ خَ لاَ فِيهَا نَذِيرٌ
Wa 'In Yukadh dh ibū ka Faq ad Kadh dh aba A l-Ladh ī na Min Q ab lihim Jā 'at/hum Ru suluhum Bil-Bayyinā ti Wa Biz-Zubur i Wa Bil-Kitā bi A l-Munī r i
035-025 Haday gaaladu ku beeniyaan waxaa wax beeniyay kuwii ka horreeyaywaxay ula timid rasuuladoodii xujooyin iyo kutub (waano) oo xukun leh.
وَإِن ْ يُكَذِّبُو كَ فَقَ د ْ كَذَّبَ ا لَّذِي نَ مِن ْ قَ بْ لِهِمْ جَا ءَتْهُمْ رُسُلُهُمْ بِا لْبَيِّنَا تِ وَبِالزُّبُر ِ وَبِالْكِتَا بِ ا لْمُنِير ِ
Th umm a 'Akh adh tu A l-Ladh ī na Kafarū ۖ Fakay fa Kā na Nakī r i
035-026 Markaasaan qabtay kuwii gaaloobaysayse noqotay ciqaabtaydii (aan ciqaabay kuwaas)
ثُمّ َ أَخَ ذْتُ ا لَّذِي نَ كَفَرُوا ۖ فَكَيْ فَ كَا نَ نَكِير ِ
'Alam Tará 'Ann a A ll āha 'An zala Mina A s-Samā 'i Mā 'an Fa'akh ra j nā Bihi Th amar ā tin Mukh talifāan 'Alwānuhā ۚ Wa Mina A l-Jibā li Judadun Bīđun Wa Ĥum ru n Mukh talifun 'Alwānuhā Wa Gh arā bī bu Sū d un
035-027 Miyaadan arkayn in Eebe ka soo dajiyay Samada biyo markaasna aan ku soo bixinaa Midho ay kala duwanyihiin midabkooduBuurahana waxaa ka mid ah wadooyin cad cadiyo kuwo gaduud ah oo midabo kala duwan leh iyo kuwo madow daran ah.
أَلَمْ تَرَ ى أَنّ َ ا للَّ هَ أَنْ زَلَ مِنَ ا ل سَّمَا ءِ مَا ء ً فَأَخْ رَ جْ نَا بِهِ ثَمَرَ ا تٍ مُخْ تَلِفاً أَلْوَانُهَا ۚ وَمِنَ ا لْجِبَا لِ جُدَدٌ بِي ض ٌ وَحُمْرٌ مُخْ تَلِفٌ أَلْوَانُهَا وَغَ رَ ابِي بُ سُودٌ
Wa Mina A n -Nā si Wa A d-Dawā bbi Wa A l-'An`ām Mukh talifun 'Alwānuhu Kadh ālika ۗ 'Inn amā Yakh sh á A ll āha Min `Ibādihi A l-`Ulamā 'u ۗ 'Inn a A ll āha `Azī zun Gh afū ru n
035-028 Dadka iyo dhulsocotada iyo xoolahaba waxaa ka mid ah midabo kala duwan saas oo kale.
وَمِنَ ا ل نّ َا سِ وَا ل دَّوَا بِّ وَا لأَنعَام مُخْ تَلِفٌ أَلْوَانُهُ كَذَلِكَ ۗ إِنَّ مَا يَخْ شَى ا للَّ هَ مِن ْ عِبَادِهِ ا لْعُلَمَا ءُ ۗ إِنّ َ ا للَّ هَ عَزِي زٌ غَ فُورٌ
'Inn a A l-Ladh ī na Yatlū na Kitā ba A ll āhi Wa 'Aq āmū A ş -Ş alāata Wa 'An faq ū Mimm ā Ra zaq nāhum Sir rā an Wa `Alāniyatan Yarjū na Tijāra tan Lan Tabū ra
035-029 Kuwa akhriya kitaabka Eebe oo salaadda ooga wax ka nafaqeeya (ka bixiya) waxaan ku arsaaqnay qarsoodi iyo caddaanba waxay rajayn tijaaro (ganacsi) aan baaraynin.
إِنّ َ ا لَّذِي نَ يَتْلُو نَ كِتَا بَ ا للَّ هِ وَأَقَ امُوا ا ل صَّ لاَةَ وَأَنْ فَقُ وا مِمَّ ا رَ زَقْ نَاهُمْ سِر ّا ً وَعَلاَنِيَة ً يَرْجُو نَ تِجَارَ ة ً لَن ْ تَبُورَ
Liyuwaffiyahum 'Ujūra hum Wa Yazīdahum Min Fađlihi~ ۚ 'Inn ahu Gh afū ru n Sh akū ru n
035-030 Si Eebe ugu oofiyo ajrigooda uguna siyaadiyo fadligiisailleen Eebe waa dambi dhaafe mahad badane.
لِيُوَفِّيَهُمْ أُجُورَ هُمْ وَيَزِيدَهُمْ مِن ْ فَضْ لِهِ ۚ إِنَّ هُ غَ فُو رٌ شَكُورٌ
Wa A l-Ladh ī 'Awĥaynā 'Ilay ka Mina A l-Kitā bi Huwa A l-Ĥaq q u Muş addiq āan Limā Bay na Yaday hi ۗ 'Inn a A ll āha Bi`ibādihi Lakh abī r un Baş ī r un
035-031 Kaan kuu waxyoonay ee Quraanka ah unbaa xaq ah wixii ka horreeyayna u rumayn Eebana addoomadiisa waa ogyahayarkaana.
وَالَّذِي أَوْحَيْنَا إِلَيْ كَ مِنَ ا لْكِتَا بِ هُوَ ا لْحَقُّ مُصَ دِّق ا ً لِمَا بَيْ نَ يَدَيْ هِ ۗ إِنّ َ ا للَّ هَ بِعِبَادِهِ لَخَ بِي رٌ بَصِ يرٌ
Th umm a 'Awra th nā A l-Kitā ba A l-Ladh ī na A ş ţ afaynā Min `Ibādinā ۖ Faminhum Ž ālimun Linafsihi Wa Minhum Muq taş idun Wa Minhum Sābiq un Bil-Kh ayr ā ti Bi'idh ni A ll ā hi ۚ Dh ālika Huwa A l-Fađlu A l-Kabī r u
035-032 Markaasaan dhaxalsiinay kitaabka kuwaan dooranay oo addoomadanada ka mid ahwaxaase ka mid ah mid dulmiyay naftiisaiyo mid dhexdhexaystayiyo mid ku hanuunay khayrka idanka Eebearrintaasna waa fadli weyn.
ثُمّ َ أَوْرَ ثْنَا ا لْكِتَا بَ ا لَّذِي نَ ا صْ طَ فَيْنَا مِن ْ عِبَادِنَا ۖ فَمِنْ هُمْ ظَ الِم ٌ لِنَفْسِهِ وَمِنْ هُمْ مُقْ تَصِ دٌ وَمِنْ هُمْ سَابِق ٌ بِا لْخَ يْرَ ا تِ بِإِذْنِ ا للَّ هِ ۚ ذَلِكَ هُوَ ا لْفَضْ لُ ا لْكَبِيرُ
Jann ā tu `Ad nin Yad kh ulūnahā Yuĥallaw na Fīhā Min 'Asāwir a Min Dh ahabin Wa Lu'ulu'uāan ۖ Wa Libāsuhum Fīhā Ĥar ī r un
035-033 Jannada cadnin yeyna gali iyagoo loogu xidhi dhexdeed asaawir (wax loogu xarragoodo) oo dahab iyo Jawharba lehdhar kooduna dhexdeeda waa xariir.
جَنّ َا تُ عَد ْنٍ يَد ْخُ لُونَهَا يُحَلَّوْ نَ فِيهَا مِن ْ أَسَاوِر َ مِن ْ ذَهَبٍ وَلُؤْلُؤا ً ۖ وَلِبَاسُهُمْ فِيهَا حَر ِيرٌ
Wa Q ālū A l-Ĥam du Lill ā h A l-Ladh ī 'Adh /haba `Ann ā A l-Ĥazana ۖ 'Inn a Ra bbanā Lagh afū ru n Sh akū ru n
035-034 Waxayna dhihi waxaa mahad leh Eebaha naga tagsiiyay walbahaarkailleen Eebeheen waa danbi dhaaf badane mahad badane.
وَقَ الُوا ا لْحَمْدُ لِلَّهِ ا لَّذِي أَذْهَبَ عَنَّ ا ا لْحَزَنَ ۖ إِنّ َ رَ بَّنَا لَغَ فُو رٌ شَكُورٌ
Al-Ladh ī 'Aĥallanā Dā ra A l-Muq āmati Min Fađlihi Lā Yamassunā Fīhā Naş abun Wa Lā Yamassunā Fīhā Lugh ū b un
035-035 Eebihii nadagjiyay guri nagaadi fadligiisa dartiis (janno) nagumana taabto dhexdeeda dhibnagumana taabto daal.
ا لَّذِي أَحَلَّنَا دَا رَ ا لْمُقَ امَةِ مِن ْ فَضْ لِهِ لاَ يَمَسُّنَا فِيهَا نَصَ بٌ وَلاَ يَمَسُّنَا فِيهَا لُغُ وبٌ
Wa A l-Ladh ī na Kafarū Lahum Nā ru Jahann ama Lā Yuq đá `Alayhim Fayamūtū Wa Lā Yukh affafu `Anhum Min `Adh ābihā ۚ Kadh ālika Naj zī Kulla Kafū r in
035-036 Kuwii gaaloobay waxay mudan naarta Jahannamolaguma xukumo geeri oy dhintaanlagamana fududeeyo Cadaabkeedasaasaana ku abaal marinaa mid kastoo gaalimo badan.
وَالَّذِي نَ كَفَرُوا لَهُمْ نَا رُ جَهَنَّ مَ لاَ يُقْ ضَ ى عَلَيْهِمْ فَيَمُوتُوا وَلاَ يُخَ فَّفُ عَنْ هُمْ مِن ْ عَذَابِهَا ۚ كَذَلِكَ نَجْ زِي كُلَّ كَفُورٍ
Wa Hum Yaş ţ ar ikh ū na Fīhā Ra bbanā 'Akh r ij nā Na`mal Ş āliĥāan Gh ay ra A l-Ladh ī Kunn ā Na`malu ۚ 'Awalam Nu`amm ir kum Mā Yatadh akkaru Fī hi Man Tadh akkara Wa Jā 'akumu A n -Nadh ī r u ۖ Fadh ūq ū Famā Lilžžālimī na Min Naş īr
035-037 Waxay ku qaylyi dhexdeeda Eeboownaga bixi aan camal fiican ookaan sameynjirray ka duwan falleemiyaanaan idin cimri siin muddo uu wax ku xusuusto ruuxii wax xusuusan oosan idiin imaanin dige (Nabiga) ee dhadhamiya gaaloy (ciqaabta) uma sugnaanin daalimiin gargaaree.
وَهُمْ يَصْ طَ ر ِخُ و نَ فِيهَا رَ بَّنَا أَخْ ر ِجْ نَا نَعْمَلْ صَ الِحاً غَ يْ رَ ا لَّذِي كُنَّ ا نَعْمَلُ ۚ أَوَلَمْ نُعَمِّ ر ْكُمْ مَا يَتَذَكَّرُ فِي هِ مَن ْ تَذَكَّرَ وَجَا ءَكُمُ ا ل نَّ ذِي رُ ۖ فَذُوقُ وا فَمَا لِلظَّ الِمِي نَ مِن ْ نَصِ ير
'Inn a A ll āha `Ālimu Gh ay bi A s-Samāwā ti Wa A l-'Arđi ۚ 'Inn ahu `Alī mun Bidh ā ti A ş -Ş udū r i
035-038 Eebe wuxuu ogyahay waxa ku maqan samooyinka iyo dhulkawuxuuna ogyahay waxa laabta (Qalbiga) ku sugan.
إِنّ َ ا للَّ هَ عَالِمُ غَ يْ بِ ا ل سَّمَاوَا تِ وَا لأَرْضِ ۚ إِنَّ هُ عَلِي مٌ بِذَا تِ ا ل صُّ دُور ِ
Huwa A l-Ladh ī Ja`alakum Kh alā 'ifa Fī A l-'Arđi ۚ Faman Kafara Fa`alay hi Kufru hu ۖ Wa Lā Yazī du A l-Kāfir ī na Kufru hum `In da Ra bbihim 'Illā Maq tāan ۖ Wa Lā Yazī du A l-Kāfir ī na Kufru hum 'Illā Kh asārā an
035-039 Eebe waa kan idinka dhigay kuwo dhulka iska badalaruuxii gaaloobase gaalnimadiisu isagaydhibhGaaladana uma kordhiso gaalimadoodu Eebahood agtiisa cadho mooyeeumana kordhiso gaalada gaalnimaadu khasaaro mooyee.
هُوَ ا لَّذِي جَعَلَكُمْ خَ لاَئِفَ فِي ا لأَرْضِ ۚ فَمَن ْ كَفَرَ فَعَلَيْ هِ كُفْرُهُ ۖ وَلاَ يَزِي دُ ا لْكَافِر ِي نَ كُفْرُهُمْ عِنْ دَ رَ بِّهِمْ إِلاَّ مَقْ تا ً ۖ وَلاَ يَزِي دُ ا لْكَافِر ِي نَ كُفْرُهُمْ إِلاَّ خَ سَاراً
Q ul 'Ara 'aytum Sh ura kā 'akumu A l-Ladh ī na Tad `ū na Min Dū ni A ll ā hi 'Arūnī Mādh ā Kh alaq ū Mina A l-'Arđi 'Am Lahum Sh ir kun Fī A s-Samāwā ti 'Am 'Ātaynāhum Kitābāan Fahum `Alá Bayyinatin Minhu ۚ Bal 'In Ya`idu A ž-Ž ālimū na Ba`đuhum Ba`đāan 'Illā Gh urūrā an
035-040 Ka warrama shariigyada aad baryeysaan ood (caabudaysaan) Eebe ka sokori tusiya waxay abuureendhulkaama wadaag ah oy ku leeyihiin samooyinkamise waxaan siinay Kitaab oo ay xujeesansaas ma aha ee gaalada qaarkood qaar uma yabooho waaxaan Dhagar ahayn.
قُ لْ أَرَ أَيْتُمْ شُرَ كَا ءَكُمُ ا لَّذِي نَ تَد ْعُو نَ مِن ْ دُو نِ ا للَّ هِ أَرُونِي مَاذَا خَ لَقُ وا مِنَ ا لأَرْضِ أَمْ لَهُمْ شِر ْكٌ فِي ا ل سَّمَاوَا تِ أَمْ آتَيْنَاهُمْ كِتَابا ً فَهُمْ عَلَى بَيِّنَةٍ مِنْ هُ ۚ بَلْ إِن ْ يَعِدُ ا ل ظَّ الِمُو نَ بَعْضُ هُمْ بَعْض ا ً إِلاَّ غُ رُوراً
'Inn a A ll āha Yum siku A s-Samāwā ti Wa A l-'Arđa 'An Tazūlā ۚ Wa La'in Zālatā 'In 'Am sakahumā Min 'Aĥadin Min Ba`dihi~ ۚ 'Inn ahu Kā na Ĥalīmāan Gh afūrā an
035-041 Eebaa ka haya Samooyinka iyo dhulka inay gilgishaan (oo tagaan)haday gilgishaana waxaan Eebe ahayn oo qaban ma jiroEebena waa dulbadane dhaafid badan.
إِنّ َ ا للَّ هَ يُمْسِكُ ا ل سَّمَاوَا تِ وَا لأَرْضَ أَن ْ تَزُولاَ ۚ وَلَئِن ْ زَالَتَا إِن ْ أَمْسَكَهُمَا مِن ْ أَحَدٍ مِن ْ بَعْدِهِ ۚ إِنَّ هُ كَا نَ حَلِيماً غَ فُوراً
Wa 'Aq samū Bill āhi Jahda 'Aymānihim La'in Jā 'ahum Nadh ī r un Layakūnunn a 'Ahdá Min 'Iĥdá A l-'Umami ۖ Falamm ā Jā 'ahum Nadh ī r un Mā Zādahum 'Illā Nufūrā an
035-042 Waxay ugu dhaarteen Eebe dhaar adag hadduu uyimaado udige inay noqdaan kuwa ka hanuunsan (ka toosan) umadaha kalemarkuu uyimid digihiina uma siyaadinin waxaan carar ahayn.
وَأَقْ سَمُوا بِا للَّ هِ جَهْدَ أَيْمَانِهِمْ لَئِن ْ جَا ءَهُمْ نَذِي رٌ لَيَكُونُنّ َ أَهْدَى مِن ْ إِحْدَى ا لأُمَمِ ۖ فَلَمَّ ا جَا ءَهُمْ نَذِي رٌ مَا زَادَهُمْ إِلاَّ نُفُوراً
A stikbārā an Fī A l-'Arđi Wa Makra A s-Sayyi'i ۚ Wa Lā Yaĥī q u A l-Makru A s-Sayyi'u 'Illā Bi'ahlihi ۚ Fahal Yan žurū na 'Illā Sunn ata A l-'Awwalī na ۚ Falan Tajida Lisunn ati A ll ā hi Tab dīlāan ۖ Wa Lan Tajida Lisunn ati A ll ā hi Taĥwīlāan
035-043 isku kibrin dhulka iyo dhagar xun darteeddhagarna xumaan waxaan ahayn ehelkiisa kuma dhaco ee miyaad sugaysaan waxaan wadadii kuwii hore ahaynmana helaysid sunnada Eebe wax badalama helaysid sunnada Eebe wax wareejiya. Miyeyna ku soconin dhulka ooyna dayeeynin siday noqotay cidhibtii kuwii ka horreeyey gaaladii Makaadwaxay ahaayseen kuwo ka xoogbadanEbana wax ku cajisiya (daaliya) ma jiro Samooyinka iyo dhulka dhexdooda midnawaana oge wax walba kara.
ا سْتِكْبَارا ً فِي ا لأَرْضِ وَمَكْرَ ا ل سَّيِّئِ ۚ وَلاَ يَحِي قُ ا لْمَكْرُ ا ل سَّيِّئُ إِلاَّ بِأَهْلِهِ ۚ فَهَلْ يَنْ ظُ رُو نَ إِلاَّ سُنَّ ةَ ا لأَوَّلِي نَ ۚ فَلَن ْ تَجِدَ لِسُنَّ ةِ ا للَّ هِ تَبْ دِيلا ً ۖ وَلَن ْ تَجِدَ لِسُنَّ ةِ ا للَّ هِ تَحْوِيلاً
'Awalam Yasīrū Fī A l-'Arđi Fayan žurū Kay fa Kā na `Āq ibatu A l-Ladh ī na Min Q ab lihim Wa Kānū 'Ash adda Minhum Q ūwatan ۚ Wa Mā Kā na A ll āhu Liyu`jizahu Min Sh ay 'in Fī A s-Samāwā ti Wa Lā Fī A l-'Arđi ۚ 'Inn ahu Kā na `Alīmāan Q adīr āan
035-044 Miyeyna ka soconin dhulka ooyna dayeeynin siday noqotay cidhibtii kuwii ka horreeyey gaaladii Makaadwaxay ahaayeen kuwo ka xoogbadanEebana wax ku cajisiya (daaliya) ma jiro Samooyinka iyo dhulka dhexdooda midnawaana oge wax walba kara.
أَوَلَمْ يَسِيرُوا فِي ا لأَرْضِ فَيَنْ ظُ رُوا كَيْ فَ كَا نَ عَاقِ بَةُ ا لَّذِي نَ مِن ْ قَ بْ لِهِمْ وَكَانُو ا أَشَدَّ مِنْ هُمْ قُ وَّة ً ۚ وَمَا كَا نَ ا للَّ هُ لِيُعْجِزَهُ مِن ْ شَيْ ءٍ فِي ا ل سَّمَاوَا تِ وَلاَ فِي ا لأَرْضِ ۚ إِنَّ هُ كَا نَ عَلِيما ً قَ دِير اً
Wa Law Yu'uākh idh u A ll āhu A n -Nā sa Bimā Kasabū Mā Tara ka `Alá Ž ahr ihā Min Dā bbatin Wa Lakin Yu'uakh kh iru hum 'Ilá 'Ajalin Musamm an ۖ Fa'idh ā Jā 'a 'Ajaluhum Fa'inn a A ll āha Kā na Bi`ibādihi Baş īr āan
035-045 Haddu Eebe u qaban dadka waxay kasbadeen (oo xumaan ah) kagama tageen dhulka korkiisa waxsocdalaakin wuxuu dib ugu dhigi tan iyo muddo magabaabanmarka ajashoodu (Geeridoodu) timaadana Eebe addoomadiisa wuu arkaa.
وَلَوْ يُؤَ اخِ ذُ ا للَّ هُ ا ل نّ َا سَ بِمَا كَسَبُوا مَا تَرَ كَ عَلَى ظَ هْر ِهَا مِن ْ دَا بَّةٍ وَلَكِن ْ يُؤَخِّ رُهُمْ إِلَى أَجَلٍ مُسَمّ ى ً ۖ فَإِذَا جَا ءَ أَجَلُهُمْ فَإِنّ َ ا للَّ هَ كَا نَ بِعِبَادِهِ بَصِ ير اً
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ