Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

34) Sūrat Saba'

Printed format

34) سُورَة سَبَأ

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Al-Ĥamdu Lillāh Al-Ladhī Lahu Mā Fī As-Samāwāti Wa Mā Fī Al-'Arđi Wa Lahu Al-Ĥamdu Fī Al-'Ākhirati ۚ Wa Huwa Al-Ĥakīmu Al-Khabīru 034-001 mahad Eebaa iska leh ay awooddiisa kujiraan waxa samooyinka iyo dhulka ku suganmahadna isagaa muta aakharo iyo aduunbawaana falsame xeel dheer (waxwalba oge). الْحَمْدُ‌ لِلَّهِ ‌الَّذِي لَ‍‍هُ مَا‌ فِي ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَمَا‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌وَلَهُ ‌الْحَمْدُ‌ فِي ‌الآ‍‍خِ‍رَةِ ۚ ‌وَهُوَ‌ ‌الْحَك‍‍ِ‍ي‍‍مُ ‌الْ‍‍خَ‍‍بِيرُ
Ya`lamu Mā Yaliju Fī Al-'Arđi Wa Mā Yakhruju Minhā Wa Mā Yanzilu Mina As-Samā'i Wa Mā Ya`ruju Fīhā ۚ Wa Huwa Ar-Raĥīmu Al-Ghafūru 034-002 wuxuuna ogyahay waxa dhulka gali iyo waxa ka soobixi iyo waxa ka soodagi samada iyo waxa u koriwaana naxariiste dambidhaafa ah. يَعْلَمُ مَا‌ يَلِجُ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌وَمَا‌ يَ‍‍خْ‍‍رُجُ مِ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ ‌وَمَا‌ يَ‍‌‍ن‍‍زِلُ مِنَ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ ‌وَمَا‌ يَعْرُجُ فِيهَا‌ ۚ ‌وَهُوَ‌ ‌ال‍رَّح‍‍ِ‍ي‍‍مُ ‌الْ‍‍غَ‍‍فُو‌رُ
Wa Qāla Al-Ladhīna Kafarū Lā Ta'tīnā As-Sā`atu ۖ Qul Balá Wa Rabbī Lata'tiyannakum `Ālimi Al-Ghaybi ۖ Lā Ya`zubu `Anhu Mithqālu Dharratin As-Samāwāti Wa Lā Fī Al-'Arđi Wa Lā 'Aşgharu Min Dhālika Wa Lā 'Akbaru 'Illā Fī Kitābin Mubīnin 034-003 kuwii gaaloobay waxay dhaheen nooma imaaneyso saacadda (Qiyaame)waxaad dhahdaa saas ma aha ee Eebahay baan ku dhartey way idiin imaanEebahay waa wax maqan ogewax darro la egna kagama qarsoona samooyinka iyo dhulka dhexdooda iyo wax waxaas ka yar iyo wax la weyn midnawax walbana kitaab cad bey ku suganyihiin. وَ‍قَ‍‍الَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ لاَ‌ تَأْتِينَا‌ ‌ال‍‍سَّاعَةُ ۖ قُ‍‍لْ بَلَى‌ ‌وَ‌‍رَبِّي لَتَأْتِيَ‍‍نَّ‍‍كُمْ عَالِمِ ‌الْ‍‍غَ‍‍يْ‍‍بِ ۖ لاَ‌ يَعْزُبُ عَ‍‌‍نْ‍‍هُ مِثْ‍‍قَ‍‍الُ ‌ذَ‌‍رَّة‌‍ٍ‌ فِي ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَلاَ‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌وَلاَ‌ ‌أَ‍صْ‍‍غَ‍‍رُ‌ مِ‍‌‍نْ ‌ذَلِكَ ‌وَلاَ‌ ‌أَكْبَرُ‌ ‌إِلاَّ‌ فِي كِت‍‍َ‍ابٍ‌ مُبِينٍ
Liyajziya Al-Ladhīna 'Āmanū Wa `Amilū Aş-Şāliĥāti ۚ 'Ūlā'ika Lahum Maghfiratun Wa Rizqun Karīmun 034-004 Si Eebe u abaal mariyo kuwa rumeeyey (xaqa) oo camal fiican Falay kuwaasna waxay mudan dambi dhaaf iyo risqi wanaagsan. لِيَ‍‍جْ‍‍زِيَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ ‌وَعَمِلُو‌ا‌ال‍‍صَّ‍‍الِح‍‍َ‍اتِ ۚ ‌أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ لَهُمْ مَ‍‍غْ‍‍فِ‍رَةٌ‌ ‌وَ‌رِ‌زْ‍ق‌‍ٌ‌ كَ‍‍رِيمٌ
Wa Al-Ladhīna Sa`aw Fī 'Āyātinā Mu`ājizīna 'Ūlā'ika Lahum `Adhābun Min Rijzin 'Alīmun 034-005 Kuwa u socda iney aayaadkanaga (kaleexdaan) iyagoo u maleyn iney daalin (Eebe) kuwaasi waxay mudan cadaab daran oo xun. وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ سَعَوْ‌ا‌ فِ‍‍ي ‌آيَاتِنَا‌ مُعَاجِز‍ِ‍ي‍‍نَ ‌أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ لَهُمْ عَذ‍َ‍‌ابٌ‌ مِ‍‌‍نْ ‌رِجْ‍‍زٍ‌ ‌أَلِيمٌ
Wa Yará Al-Ladhīna 'Ūtū Al-`Ilma Al-Ladhī 'Unzila 'Ilayka Min Rabbika Huwa Al-Ĥaqqa Wa Yahdī 'Ilá Şirāţi Al-`Azīzi Al-Ĥamīdi 034-006 Waxey arki kuwii cilmiga la siiyeyna (mu'miniinta) in waxa laga soo dajiyey xagga Eebe xaq yahey kuna hanuunin jidka Eebaha adkaada ee la mahdiyo. وَيَ‍رَ‌ى‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌أ‍ُ‍‌وتُو‌ا‌الْعِلْمَ ‌الَّذِي ‌أُ‌ن‍‍زِلَ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍كَ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَبِّكَ هُوَ‌ ‌الْحَ‍‍قَّ ‌وَيَهْدِي ‌إِلَى‌ صِ‍رَ‍‌اطِ ‌الْعَز‍ِ‍ي‍‍زِ‌ ‌الْحَمِيدِ
Wa Qāla Al-Ladhīna Kafarū Hal Nadullukum `Alá Rajulin Yunabbi'ukum 'Idhā Muzziqtum Kulla Mumazzaqin 'Innakum Lafī Khalqin Jadīdin 034-007 Waxey dhaheen kuwii gaaloobey maydin tusinaa nin idiin ka warrami in marka laydinkala geeyo (jidkiina) kala gayn dhamaanteed in abuur cusub leydin abuuri. وَ‍قَ‍‍الَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ هَلْ نَدُلُّكُمْ عَلَى‌ ‌‍رَجُلٍ‌ يُنَبِّئُكُمْ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ مُزِّ‍قْ‍‍تُمْ كُلَّ مُمَزَّ‍‍ق‍ٍ‌ ‌إِنَّ‍‍كُمْ لَفِي خَ‍‍لْ‍‍ق‍ٍ‌ جَدِيدٍ
'Āftará `Alá Allāhi Kadhibāan 'Am Bihi Jinnatun ۗ Bali Al-Ladhīna Lā Yu'uminūna Bil-'Ākhirati Fī Al-`Adhābi Wa Ađ-Đalāli Al-Ba`īdi 034-008 Ma Eebuu ku been abuuran mase wuu waalanyahaysaas ma aha ee kuwaan rumeynin aakhiro waxay ku sugnaan cadaab iyo baadi fog. أ‍َ‍‌افْتَ‍رَ‌ى‌ عَلَى‌ ‌اللَّ‍‍هِ كَذِباً‌ ‌أَمْ بِ‍‍هِ جِ‍‍نَّ‍‍ة‌‍ٌۗ بَلِ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ لاَ‌ يُؤْمِن‍‍ُ‍ونَ بِ‍الآ‍‍خِ‍رَةِ فِي ‌الْعَذ‍َ‍‌ابِ ‌وَ‌ال‍‍ضَّ‍‍لاَلِ ‌الْبَعِيدِ
'Afalam Yaraw 'Ilá Mā Bayna 'Aydīhim Wa Mā Khalfahum Mina As-Samā'i Wa Al-'Arđi ۚ 'In Nasha' Nakhsif Bihimu Al-'Arđa 'Aw Nusqiţ `Alayhim Kisafāan Mina As-Samā'i ۚ 'Inna Fī Dhālika La'āyatan Likulli `Abdin Munībin 034-009 Miyeyna arkaynin waxa hortooda ah iyo waxa gadaashooda ah oo samo iyo dhul ah hadaan doono waxaanu la goyn dhulkamise waxaan ku soo rideynaa goosimo samada kamid ah arintaasna aayadbaa ugu sugan adoonkastoo towbadkeen badan. أَفَلَمْ يَ‍رَ‌وْ‌ا‌ ‌إِلَى‌ مَا‌ بَ‍‍يْ‍‍نَ ‌أَيْدِيهِمْ ‌وَمَا‌ خَ‍‍لْفَهُمْ مِنَ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ۚ ‌إِ‌نْ نَشَأْ‌ نَ‍‍خْ‍‍سِفْ بِهِمُ ‌الأَ‌رْ‍ضَ ‌أَ‌وْ‌ نُسْ‍‍قِ‍‍ط‍ْ عَلَيْهِمْ كِسَفا‌ ً‌ مِنَ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ ۚ ‌إِنَّ فِي ‌ذَلِكَ لَآيَة ً‌ لِكُلِّ عَ‍‍بْ‍‍د‌ٍ‌ مُنِيبٍ
Wa Laqad 'Ātaynā Dāwūda Minnā Fađlāan ۖ Yā Jibālu 'Awwibī Ma`ahu Wa Aţ-Ţayra ۖ Wa 'Alannā Lahu Al-Ĥadīda 034-010 Dhab ahaanbaan u siinay Nabi Daawuud fadli (dheeraad) xaganaga ahwaxaana nidhi buurahoow ka celceliya tasbiixdashimbirahoowna (la celceliya tasbiixda) waxaana u jilcincy birta. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ ‌آتَيْنَا‌ ‌دَ‌ا‌و‍ُ‍‌و‌دَ‌ مِ‍‍نَّ‍‍ا‌ فَ‍‍ضْ‍‍لا‌ ًۖ يَاجِب‍‍َ‍الُ ‌أَ‌وِّبِي مَعَ‍‍هُ ‌وَ‌ال‍‍طَّ‍‍يْ‍رَ‌ ‌وَ‌أَلَ‍‍نَّ‍‍ا‌ ۖ لَهُ ‌الْحَدِيدَ
'Ani A`mal Sābighātin Wa Qaddir As-Sardi ۖ Wa A`malū Şāliĥāan ۖ 'Innī Bimā Ta`malūna Başīrun 034-011 Waxaana ku nidhi ka samce dirieyada (dharka dagaalka) sugna tixiddeeda wanaagna falawaxaad faleeysaana waan arkaa. أَنِ ‌اعْمَلْ سَابِ‍‍غَ‍‍اتٍ‌ ‌وَ‍قَ‍‍دِّ‌ر‍ْ‍‌ فِي ‌ال‍‍سَّرْ‌دِ‌ ۖ ‌وَ‌اعْمَلُو‌اصَ‍‍الِحا‌‌ ًۖ ‌إِنِّ‍‍ي بِمَا‌ تَعْمَل‍‍ُ‍ونَ بَ‍‍صِ‍‍يرٌ
Wa Lisulaymāna Ar-Rīĥa Ghudūwuhā Shahrun Wa Rawāĥuhā Shahrun ۖ Wa 'Asalnā Lahu `Ayna Al-Qiţri ۖ Wa Mina Al-Jinni Man Ya`malu Bayna Yadayhi Bi'idhni Rabbihi ۖ Wa Man Yazigh Minhum `An 'Amrinā Nudhiqhu Min `Adhābi As-Sa`īri 034-012 Nabi suleymaanna waxaan u Sakhirray dabeyshakallahaadeedu waabilcarraabaheeduna waa bilwaxaan u dureeriney il Nuxaad ah (maar) Jinigana waxaa ka mid ah kuwo ku hor shaqeeya idanka Eeberuuxii ka mid ah oo ka iilata amarkanaga waxaan dhadhansiineeynaa cadaabka saciiro. وَلِسُلَيْم‍‍َ‍انَ ‌ال‍‍رّ‍ِ‍ي‍‍حَ غُ‍‍دُ‌وُّهَا‌ شَهْر‌ٌ‌ ‌وَ‌‍رَ‌وَ‌احُهَا‌ شَهْر‌ٌۖ ‌وَ‌أَسَلْنَا‌ لَ‍‍هُ عَ‍‍يْ‍‍نَ ‌الْ‍‍قِ‍‍طْ‍‍ر‍ِ‍‌ ۖ ‌وَمِنَ ‌الْجِ‍‍نِّ مَ‍‌‍نْ يَعْمَلُ بَ‍‍يْ‍‍نَ يَدَيْ‍‍هِ بِإِ‌ذْنِ ‌‍رَبِّ‍‍هِ ۖ ‌وَمَ‍‌‍نْ يَزِغْ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ عَ‍‌‍نْ ‌أَمْ‍‍رِنَا‌ نُذِ‍قْ‍‍هُ مِ‍‌‍نْ عَذ‍َ‍‌ابِ ‌ال‍‍سَّعِي‍‍رِ
Ya`malūna Lahu Mā Yashā'u Min Maĥārība Wa Tamāthīla Wa Jifānin Kāljawābi Wa Qudūrin siyātin ۚ A`malū 'Āla Dāwūda Shukan ۚ Wa Qalīlun Min `Ibādiya Ash-Shakūru 034-013 Waxay u sameyn suleymaan wuxuu doono oo mixraabyo (Fooqaq) iyo suurooyiniyo xeedhooyin dar oo kale ahiyo dharyo suganwaxaana ku nidhi fala ehelka Daawuudow mahadnaqwaxaana yar adoomadayda shugriga badan. يَعْمَل‍‍ُ‍ونَ لَ‍‍هُ مَا‌ يَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ مِ‍‌‍نْ مَحَا‌ر‍ِ‍ي‍‍بَ ‌وَتَمَاث‍‍ِ‍ي‍‍لَ ‌وَجِف‍‍َ‍ان‌‍ٍ‌ كَالْجَو‍َ‍‌ابِ ‌وَ‍قُ‍‍د‍ُ‍‌و‌ر‌ٍ‌ ‌‍رَ‌اسِي‍‍َ‍ات‌‍ٍۚ ‌اعْمَلُ‍‍و‌ا‌ ‌آلَ ‌دَ‌ا‌و‍ُ‍‌و‌دَ‌ شُكْر‌ا‌ ًۚ ‌وَ‍قَ‍‍ل‍‍ِ‍ي‍‍لٌ‌ مِ‍‌‍نْ عِبَا‌دِيَ ‌ال‍‍شَّكُو‌رُ
Falammā Qađaynā `Alayhi Al-Mawta Mā Dallahum `Alá Mawtihi~ 'Illā Dābbatu Al-'Arđi Ta'kulu Minsa'atahu ۖ Falammā Kharra Tabayyanati Al-Jinnu 'An Law Kānū Ya`lamūna Al-Ghayba Mā Labithū Fī Al-`Adhābi Al-Muhīni 034-014 Markaan geerida ku xukunay Nabi suleymaan wax tusiyey geeridiisa ma jiro oon ahayn aboorka cunay ushiisamarkuu dhacay yaa waxaa u cadaaday jinigii hadey waxa maqan ogyihiin ineyna ku nagaadeen cadaab wax duleeya (shaqadiisa darteed). فَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ قَ‍‍ضَ‍‍يْنَا‌ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ ‌الْمَ‍‍وْتَ مَا‌ ‌دَلَّهُمْ عَلَى‌ مَوْتِهِ ‌إِلاَّ‌ ‌د‍َ‍‌ابَّةُ ‌الأَ‌رْ‍ضِ تَأْكُلُ مِ‍‌‍ن‍‍سَأَتَ‍‍هُ ۖ فَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ خَ‍رَّ‌ تَبَيَّنَتِ ‌الْجِ‍‍نُّ ‌أَ‌نْ لَوْ‌ كَانُو‌ا‌ يَعْلَم‍‍ُ‍ونَ ‌الْ‍‍غَ‍‍يْ‍‍بَ مَا‌ لَبِثُو‌ا‌ فِي ‌الْعَذ‍َ‍‌ابِ ‌الْمُهِينِ
Laqad Kāna Lisaba'iin Fī Maskanihim 'Āyatun ۖ Jannatāni `An Yamīnin Wa Shimālin ۖ Kulū Min Rizqi Rabbikum Wa Ashkurū Lahu ۚ Baldatun Ţayyibatun Wa Rabbun Ghafūrun 034-015 Guryihii reer sabaad waxaa ku sugnayd calaamoBeeraana ka xigay xaga midig iyo xagga bidixbawaxaana Eebe ku yidhi cuna risqiga Eebihiin kuna mahadiyawaa balad wanaagsan iyo Eebe dambi dhaafbadane. لَ‍قَ‍‍دْ‌ ك‍‍َ‍انَ لِسَبَإ‌‌ٍ‌ فِي مَسْكَنِهِمْ ‌آيَة‌‍ٌۖ جَ‍‍نَّ‍‍ت‍‍َ‍انِ عَ‍‌‍نْ يَم‍‍ِ‍ي‍‍نٍ‌ ‌وَشِم‍‍َ‍ال‌‍ٍۖ كُلُو‌ا‌ مِ‍‌‍نْ ‌رِ‌زْ‍قِ ‌‍رَبِّكُمْ ‌وَ‌اشْكُرُ‌و‌ا‌ لَ‍‍هُ ۚ بَلْدَة‌‍ٌطَ‍‍يِّبَةٌ‌ ‌وَ‌‍رَبٌّ غَ‍‍فُو‌رٌ
Fa'a`rađū Fa'arsalnā `Alayhim Sayla Al-`Arimi Wa Baddalnāhum Bijannatayhim Jannatayni Dhawātá 'Ukulin Khamţin Wa 'Athlin Wa Shay'in Min Sidrin Qalīlin 034-016 Wayse jeedsadeenwaxaana ku diray daad daranwaxaana ku badaley labadoodii beerood beero kale oo geedo khadhaadh iyo qoryo iyo sidri yar ah. فَأَعْ‍رَضُ‍‍و‌ا‌ فَأَ‌رْسَلْنَا‌ عَلَيْهِمْ سَ‍‍يْ‍‍لَ ‌الْعَ‍‍رِمِ ‌وَبَدَّلْنَاهُمْ بِجَ‍‍نَّ‍‍تَيْهِمْ جَ‍‍نَّ‍‍تَ‍‍يْ‍‍نِ ‌ذَ‌وَ‌اتَ‍‍ى‌ ‌أُكُلٍ خَ‍‍مْ‍‍طٍ‌ ‌وَ‌أَثْلٍ‌ ‌وَشَ‍‍يْء‌ٍ‌ مِ‍‌‍نْ سِ‍‍دْ‌ر‌‌ٍقَ‍‍لِيلٍ
Dhālika Jazaynāhum Bimā Kafarū ۖ Wa Hal Nujāzī 'Illā Al-Kafūra 034-017 Sidaasaana ku abaalmarinay gaalnimadoodii darteedabaalmarin xunna waxaan abaal marinaa kuwa gaalnimada badan. ذَلِكَ جَزَيْنَاهُمْ بِمَا‌ كَفَرُ‌و‌اۖ ‌وَهَلْ نُجَا‌زِي ‌إِلاَّ‌ ‌الْكَفُو‌‍رَ
Wa Ja`alnā Baynahum Wa Bayna Al-Qurá Allatī Bāraknā Fīhā Quran Žāhiratan Wa Qaddarnā Fīhā As-Sayra ۖ Sīrū Fīhā Layāliya Wa 'Ayyāmāan 'Āminīna 034-018 Waxaana yeeley dhexdooda iyo magaalooyinkii barakeysnaa (Yaman iyo Qudus) magaalooyin muuqdo waxaana qadaray socodkoodawaxaana ku nidhi ku socda dhexdeeda habeen iyo maalinba idinkoo aamin ah. وَجَعَلْنَا‌ بَيْنَهُمْ ‌وَبَ‍‍يْ‍‍نَ ‌الْ‍‍قُ‍رَ‌ى‌ ‌الَّتِي بَا‌‍رَكْنَا‌ فِيهَا‌ قُ‍‍ر‌ى‌‌ ًظَ‍‍اهِ‍رَة ً‌ ‌وَ‍قَ‍‍دَّ‌رْنَا‌ فِيهَا‌ ‌ال‍‍سَّ‍‍يْ‍رَۖ سِيرُ‌و‌ا‌ فِيهَا‌ لَيَالِيَ ‌وَ‌أَيَّاما‌‌ ً‌ ‌آمِنِينَ
Faqālū Rabbanā Bā`id Bayna 'Asfārinā Wa Žalamū 'Anfusahum Faja`alnāhum 'Aĥādītha Wa Mazzaqnāhum Kulla Mumazzaqin ۚ 'Inna Fī Dhālika La'āyātin Likulli Şabbārin Shakūrin 034-019 Waxayse dhaheen Eebow noo kala fogee socodkawayna dulmiyeen naftoodawaxaana ka yeelay wax lagu sheekeysto. waana kala goyneysidaasna waxaa ugu sugan calaamo ruux kastoo Samirbadanoo Mahadin badan. فَ‍قَ‍‍الُو‌ا‌ ‌‍رَبَّنَا‌ بَاعِ‍‍دْ‌ بَ‍‍يْ‍‍نَ ‌أَسْفَا‌رِنَا‌ ‌وَ‍ظَ‍‍لَمُ‍‍و‌ا‌ ‌أَ‌ن‍‍فُسَهُمْ فَجَعَلْنَاهُمْ ‌أَحَا‌د‍ِ‍ي‍‍ثَ ‌وَمَزَّ‍قْ‍‍نَاهُمْ كُلَّ مُمَزَّ‍‍ق‍ٍۚ ‌إِنَّ فِي ‌ذَلِكَ لَآي‍‍َ‍ات‍ٍ‌ لِكُلِّ صَ‍‍بّ‍‍َ‍ا‌ر‌‌ٍ‌ شَكُو‌رٍ
Wa Laqad Şaddaqa `Alayhim 'Iblīsu Žannahu Fa Attaba`ūhu 'Illā Farīqāan Mina Al-Mu'uminīna 034-020 Dhab ahaan waxaa ku rumoobey gaalada korkooda Ibliis Malihiisiiwayna raaceen wax yar oo ka mid ah oo mu'min ah mooyee. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ صَ‍‍دَّ‍‍قَ عَلَيْهِمْ ‌إِبْ‍‍ل‍‍ِ‍ي‍‍سُ ظَ‍‍نَّ‍‍هُ فَاتَّبَع‍‍ُ‍وهُ ‌إِلاَّ‌ فَ‍‍رِي‍‍ق‍‍ا‌ ً‌ مِنَ ‌الْمُؤْمِنِينَ
Wa Mā Kāna Lahu `Alayhim Min Sulţānin 'Illā Lina`lama Man Yu'uminu Bil-'Ākhirati Mimman Huwa Minhā Fī Shakkin ۗ Wa Rabbuka `Alá Kulli Shay'in Ĥafīžun 034-021 Mu'miniinta awood kuma laha ibliis wax kalana uma aanaan yeelin inay kala muuqato ruuxa rumeeyey Aakhiro iyo kan ka shakisan xaggeeda. Eebahaana wax walba waa ilaaliye. وَمَا‌ ك‍‍َ‍انَ لَ‍‍هُ عَلَيْهِمْ مِ‍‌‍نْ سُلْ‍‍طَ‍‍ان‌‍ٍ‌ ‌إِلاَّ‌ لِنَعْلَمَ مَ‍‌‍نْ يُؤْمِنُ بِ‍الآ‍‍خِ‍رَةِ مِ‍‍مَّ‍‍‌‍نْ هُوَ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ فِي شَكٍّۗ ‌وَ‌‍رَبُّكَ عَلَى‌ كُلِّ شَ‍‍يْءٍ‌ حَفِي‍‍ظٌ
Qul Ad Al-Ladhīna Za`amtum Min Dūni Allāhi ۖ Lā Yamlikūna Mithqāla Dharratin As-Samāwāti Wa Lā Fī Al-'Arđi Wa Mā Lahum Fīhimā Min Shirkin Wa Mā Lahu Minhum Min Žahīrin 034-022 Waxaad dhahdaa u yeedha kuwaad sheegateen Eebe ka sokow (iney ilaahyihiin) kuma hantaan darro wax la eb samooyinka iyo dhulka midnawax wadaag ahna «shirkadna» kumalch dhexdooda Eebe wax u kaalmeeyana kuma laha khaliqiga. قُ‍‍لْ ‌ا‌دْعُو‌ا‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌زَعَمْتُمْ مِ‍‌‍نْ ‌د‍ُ‍‌ونِ ‌اللَّ‍‍هِ ۖ لاَ‌ يَمْلِك‍‍ُ‍ونَ مِثْ‍‍قَ‍‍الَ ‌ذَ‌‍رَّة‌‍ٍ‌ فِي ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَلاَ‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌وَمَا‌ لَهُمْ فِيهِمَا‌ مِ‍‌‍نْ شِ‍‍رْكٍ‌ ‌وَمَا‌ لَ‍‍هُ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ مِ‍‌‍نْ ظَ‍‍هِي‍‍ر‍ٍ‍
Wa Lā Tanfa`u Ash-Shafā`atu `Indahu~ 'Illā Liman 'Adhina Lahu ۚ Ĥattá 'Idhā Fuzzi`a `An Qulūbihim Qālū Mādhā Qāla Rabbukum ۖ Qālū Al-Ĥaqqa ۖ Wa Huwa Al-`Alīyu Al-Kabīru 034-023 Kumana anfacdo shafeeco Eebe agtiisaruuxuusan idmin. Markase laga faydo argagaxa quluubtooda waxay dhihi muxuuyidhi Eebihiinmarkaasay dhihi kuwa shafeeci wuxuu yidhi xaq waana Eebaha sarreeya. ee weyn. وَلاَ‌ تَ‍‌‍ن‍‍فَعُ ‌ال‍‍شَّفَاعَةُ عِ‍‌‍نْ‍‍دَهُ~ُ ‌إِلاَّ‌ لِمَ‍‌‍نْ ‌أَ‌ذِنَ لَ‍‍هُ ۚ حَتَّ‍‍ى‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ فُزِّعَ عَ‍‌‍نْ قُ‍‍لُوبِهِمْ قَ‍‍الُو‌ا‌ مَا‌ذَ‌ا‌ قَ‍‍الَ ‌‍رَبُّكُمْ ۖ قَ‍‍الُو‌ا‌الْحَ‍‍قَّ ۖ ‌وَهُوَ‌ ‌الْعَلِيُّ ‌الْكَبِيرُ
Qul Man Yarzuqukum Mina As-Samāwāti Wa Al-'Arđi ۖ Quli Allāhu ۖ Wa 'Innā 'Aw 'Īyākum La`alá Hudan 'Aw Fī Đalālin Mubīnin 034-024 Waxaad dhahdaa yaa idinka arsaaqa samooyinka iyo dhulkawaxaad dhahdaa Eebeanaga iyo idinka mid unbaa hanuunsan ama baadicad ku sugan. قُ‍‍لْ مَ‍‌‍نْ يَرْ‌زُ‍قُ‍‍كُمْ مِنَ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ۖ قُ‍‍لِ ‌اللَّ‍‍هُ ۖ ‌وَ‌إِنَّ‍‍ا‌ ‌أَ‌وْ‌ ‌إِيَّاكُمْ لَعَلَى‌ هُ‍‍د‌ىً‌ ‌أَ‌وْ‌ فِي ضَ‍‍لاَلٍ‌ مُبِينٍ
Qul Lā Tus'alūna `Ammā 'Ajramnā Wa Lā Nus'alu `Ammā Ta`malūna 034-025 Waxaad dhahdaa laydin warsan mahayo waxaan dambaabney anagana nalama warsado waxaad camalfaleysaan. قُ‍‍لْ لاَ‌ تُسْأَل‍‍ُ‍ونَ عَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ‌أَجْ‍‍‍رَمْنَا‌ ‌وَلاَ‌ نُسْأَلُ عَ‍‍مَّ‍‍ا‌ تَعْمَلُونَ
Qul Yajma`u Baynanā Rabbunā Thumma Yaftaĥu Baynanā Bil-Ĥaqqi Wa Huwa Al-Fattāĥu Al-`Alīmu 034-026 Waxaad dhahdaa waxaa ina kulmin Eebaheenmarkaasuu ina kala xukumin si xaqa ah. waana caadil wax walba og. قُ‍‍لْ يَ‍‍جْ‍‍مَعُ بَيْنَنَا‌ ‌‍رَبُّنَا‌ ثُ‍‍مَّ يَفْتَحُ بَيْنَنَا‌ بِ‍الْحَ‍‍قِّ ‌وَهُوَ‌ ‌الْفَتّ‍‍َ‍احُ ‌الْعَلِيمُ
Qul 'Arūniya Al-Ladhīna 'Alĥaqtum Bihi Shurakā'a ۖ Kallā ۚ Bal Huwa Allāhu Al-`Azīzu Al-Ĥakīmu 034-027 waxaad dhahdaa i tusiya kuwaas Eebe haleeshiiseen oo shurako ah (wax la wadaago) saas ma aha ee Eebe waa adkaade falsan. قُ‍‍لْ ‌أَ‌رُ‌ونِيَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌أَلْحَ‍‍قْ‍‍تُمْ بِ‍‍هِ شُ‍رَك‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ۖ كَلاَّ‌ ۚ بَلْ هُوَ‌ ‌اللَّ‍‍هُ ‌الْعَز‍ِ‍ي‍‍زُ‌ ‌الْحَكِيمُ
Wa Mā 'Arsalnāka 'Illā Kāffatan Lilnnāsi Bashīrāan Wa Nadhīrāan Wa Lakinna 'Akthara An-Nāsi Lā Ya`lamūna 034-028 Kuu maanaan dirin waxaan dadkoo dhan ahaynadoo u bishaaraynaya Mu'miniintauna digi gaaladalaakiin dadka badidiisu ma oga. وَمَ‍‍ا‌ ‌أَ‌رْسَلْن‍‍َ‍اكَ ‌إِلاَّ‌ كَافَّة ً‌ لِل‍‍نّ‍‍َ‍اسِ بَشِي‍‍ر‌ا‌ ً‌ ‌وَنَذِي‍‍ر‌ا‌ ً‌ ‌وَلَكِ‍‍نَّ ‌أَكْثَ‍رَ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسِ لاَ‌ يَعْلَمُونَ
Wa Yaqūlūna Matá Hādhā Al-Wa`du 'In Kuntum Şādiqīna 034-029 Waxayna dhihi waa goorma yaboohaasi (soobixinta) hadaad run sheegaysaan. وَيَ‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ مَتَى‌ هَذَ‌ا‌ ‌الْوَعْدُ‌ ‌إِ‌نْ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ صَ‍‍ا‌دِقِ‍‍ينَ
Qul Lakum Mī`ādu Yawmin Lā Tasta'khirūna `Anhu Sā`atan Wa Lā Tastaqdimūna 034-030 Waxuud dhahdaa waxaa idiin sugnaaday Waqti aydaan saacad ka dib dhacaynin kana hor dhacaynin. قُ‍‍لْ لَكُمْ مِيع‍‍َ‍ا‌دُ‌ يَ‍‍وْم‍ٍ‌ لاَ‌ تَسْتَأْ‍خِ‍‍ر‍ُ‍‌ونَ عَ‍‌‍نْ‍‍هُ سَاعَة ً‌ ‌وَلاَ‌ تَسْتَ‍‍قْ‍‍دِمُونَ
Wa Qāla Al-Ladhīna Kafarū Lan Nu'umina Bihadhā Al-Qur'āni Wa Lā Bial-Ladhī Bayna Yadayhi ۗ Wa Law Tará 'Idhi Až-Žālimūna Mawqūfūna `Inda Rabbihim Yarji`u Ba`đuhum 'Ilá Ba`đin Al-Qawla Yaqūlu Al-Ladhīna Astuđ`ifū Lilladhīna Astakbarū Lawlā 'Antum Lakunnā Mu'uminīna 034-031 Waxay dheheenna kuwii galoobay rumeynmayno quraankan iyo kuwii ka horreeyey midnahadaad arki labayd daalimiinta oo taagan Eebe agtiisa (qiyaamada) oo qaarkood qaarka kale hadal u celin ooy ku dhihi kuwii raaciyadda ahaa kuwii madaxda ahaa ee isla waynahadaydaan jirin waxaan ahaan laheyn Mu'miniin. (waxaad arki laheyd arin weyn oo lala yaabo). وَ‍قَ‍‍الَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ لَ‍‌‍نْ نُؤْمِنَ بِهَذَ‌ا‌ ‌الْ‍‍قُ‍‍رْ‌آنِ ‌وَلاَ‌ بِ‍الَّذِي بَ‍‍يْ‍‍نَ يَدَيْ‍‍هِ ۗ ‌وَلَوْ‌ تَ‍رَ‌ى‌ ‌إِ‌ذِ‌ ‌ال‍‍ظَّ‍‍الِم‍‍ُ‍ونَ مَوْ‍قُ‍‍وف‍‍ُ‍ونَ عِ‍‌‍نْ‍‍دَ‌ ‌‍رَبِّهِمْ يَرْجِعُ بَعْ‍‍ضُ‍‍هُمْ ‌إِلَى‌ بَعْ‍‍ضٍ‌الْ‍‍قَ‍‍وْلَ يَ‍‍قُ‍‍ولُ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌اسْتُ‍‍ضْ‍‍عِفُو‌ا‌ لِلَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌اسْتَكْبَرُ‌و‌ا‌ لَوْلاَ‌ ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ لَكُ‍‍نَّ‍‍ا‌ مُؤْمِنِينَ
Qāla Al-Ladhīna Astakbarū Lilladhīna Astuđ`ifū 'Anaĥnu Şadadnākum `Ani Al-Hudá Ba`da 'Idh Jā'akum ۖ Bal Kuntum Mujrimīna 034-032 Kuwii iskibriyey (Madaxdii) waxay ku dhaheen kuwii tabarta yaraa (Raaciyaddii) ma anagaa idinka celinay hanuunka markuu idiinyimid saas ma ah ee idinkaa danbiilayaal ahaa. قَ‍‍الَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌اسْتَكْبَرُ‌و‌ا‌ لِلَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌اسْتُ‍‍ضْ‍‍عِفُ‍‍و‌ا‌ ‌أَنَحْنُ صَ‍‍دَ‌دْنَاكُمْ عَنِ ‌الْهُدَ‌ى‌ بَعْدَ‌ ‌إِ‌ذْ‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَكُمْ ۖ بَلْ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ مُ‍‍جْ‍‍رِمِينَ
Wa Qāla Al-Ladhīna Astuđ`ifū Lilladhīna Astakbarū Bal Makru Al-Layli Wa An-Nahāri 'Idh Ta'murūnanā 'An Nakfura Billāhi Wa Naj`ala Lahu~ 'Andādāan ۚ Wa 'Asarrū An-Nadāmata Lammā Ra'aw Al-`Adhāba Wa Ja`alnā Al-'Aghlāla Fī 'A`nāqi Al-Ladhīna Kafarū ۚ Hal Yujzawna 'Illā Mā Kānū Ya`malūna 034-033 Kuwii tabarta yaraa (raaciyaddii) waxay ku dhaheen kuwii iskibriyay (Madaxdii) saas ma aha ee waxaa hanuunka naga celiyay dhagartii Habeen iyo Maalinba markaad nafarayseen inaan Eebe ka gaalowno una yeelo shariigyoWaxay qarsadeen qoomarno markay arkeen cadaabkaWaxaana yeelay kuwii gaaloobay luquntooda Biro Naar ah. Miyaa laga abaalmarinin gaaladu waxay camal faleen mooyee. وَ‍قَ‍‍الَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌اسْتُ‍‍ضْ‍‍عِفُو‌ا‌ لِلَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌اسْتَكْبَرُ‌و‌ا‌ بَلْ مَكْرُ‌ ‌ال‍‍لَّ‍‍يْ‍‍لِ ‌وَ‌ال‍‍نَّ‍‍ه‍‍َ‍ا‌ر‍ِ‍‌ ‌إِ‌ذْ‌ تَأْمُرُ‌ونَنَ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ نَكْفُ‍رَ‌ بِ‍اللَّ‍‍هِ ‌وَنَ‍‍جْ‍‍عَلَ لَهُ~ُ ‌أَ‌ن‍‍دَ‌ا‌د‌ا‌ ًۚ ‌وَ‌أَسَرُّ‌و‌ا‌ال‍‍نَّ‍‍دَ‌امَةَ لَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ‌‍رَ‌أَ‌وْ‌ا‌ ‌الْعَذ‍َ‍‌ابَ ‌وَجَعَلْنَا‌ ‌الأَ‍‍غْ‍‍لاَلَ فِ‍‍ي ‌أَعْن‍‍َ‍اقِ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌اۚ هَلْ يُ‍‍جْ‍‍زَ‌وْنَ ‌إِلاَّ‌ مَا‌ كَانُو‌ا‌ يَعْمَلُونَ
Wa Mā 'Arsalnā Fī Qaryatin Min Nadhīrin 'Illā Qāla Mutrafūhā 'Innā Bimā 'Ursiltum Bihi Kāfirūna 034-034 Magaalo kasta oo aan dige (Nabi) u dirro waxay dhahaan kuwoodii loo nicmeeyay anagu waxa laydiinku soo diray waan ka gaalownay. وَمَ‍‍ا‌ ‌أَ‌رْسَلْنَا‌ فِي قَ‍‍رْيَةٍ‌ مِ‍‌‍نْ نَذ‍ِ‍ي‍‍ر‌ٍ‌ ‌إِلاَّ‌ قَ‍‍الَ مُتْ‍رَفُوهَ‍‍ا‌ ‌إِنَّ‍‍ا‌ بِمَ‍‍ا‌ ‌أُ‌رْسِلْتُمْ بِ‍‍هِ كَافِرُ‌ونَ
Wa Qālū Naĥnu 'Aktharu 'Amwālāan Wa 'Awlādāan Wa Mā Naĥnu Bimu`adhdhabīna 034-035 Waxayna dhaheen anagaa xoolo iyo Caruurba idinka badannalamana cadaabayo. وَ‍قَ‍‍الُو‌ا‌ نَحْنُ ‌أَكْثَرُ‌ ‌أَمْوَ‌الا‌ ً‌ ‌وَ‌أَ‌وْلاَ‌د‌ا‌ ً‌ ‌وَمَا‌ نَحْنُ بِمُعَذَّبِينَ
Qul 'Inna Rabbī Yabsuţu Ar-Rizqa Liman Yashā'u Wa Yaqdiru Wa Lakinna 'Akthara An-Nāsi Lā Ya`lamūna 034-036 Waxaad dhahdaa Eebehay wuxuu u fidiyaa rizqiga ruxuu doonowuuna ku cidhidhhiyaa ruxuu doonolaakiin dadka badankiisu ma oga. قُ‍‍لْ ‌إِنَّ ‌‍رَبِّي يَ‍‍بْ‍‍سُ‍‍طُ ‌ال‍‍رِّ‌زْ‍قَ لِمَ‍‌‍نْ يَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ ‌وَيَ‍‍قْ‍‍دِ‌ر‍ُ‍‌ ‌وَلَكِ‍‍نَّ ‌أَكْثَ‍رَ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسِ لاَ‌ يَعْلَمُونَ
Wa Mā 'Amwālukum Wa Lā 'Awlādukum Bi-Atī Tuqarribukum `Indanā Zulfá 'Illā Man 'Āmana Wa `Amila Şāliĥāan Fa'ūlā'ika Lahum Jazā'u Ađ-Đi`fi Bimā `Amilū Wa Hum Al-Ghurufāti 'Āminūna 034-037 Ma aha xoolahiinnu iyo caruurtiinnu kuwii noo kiin dhaweeyahase yeeshee ruuxii rumeeya (xaqa) oo camal fiican calakuwaas waxaa u sugnaaday abaalmarin labalaab ah camalkooda dartiiswaxayna ku aamin noqdaan qawlado janno. وَمَ‍‍ا‌ ‌أَمْوَ‌الُكُمْ ‌وَلاَ‌ ‌أَ‌وْلاَ‌دُكُمْ بِ‍الَّتِي تُ‍‍قَ‍‍رِّبُكُمْ عِ‍‌‍نْ‍‍دَنَا‌ ‌زُلْفَ‍‍ى‌ ‌إِلاَّ‌ مَ‍‌‍نْ ‌آمَنَ ‌وَعَمِلَ صَ‍‍الِحا‌‌ ً‌ فَأ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ لَهُمْ جَز‍َ‍‌ا‌ءُ‌ ‌ال‍‍ضِّ‍‍عْفِ بِمَا‌ عَمِلُو‌ا‌ ‌وَهُمْ فِي ‌الْ‍‍غُ‍‍رُف‍‍َ‍اتِ ‌آمِنُونَ
Wa Al-Ladhīna Yas`awna Fī 'Āyātinā Mu`ājizīna 'Ūlā'ika Fī Al-`Adhābi Muĥđarūna 034-038 Kuwa u socda ka (reebidda) aayaadkanaga iyagoo isleh Eebe daaliyakuwaas waxaa lagu kulmin cadaab. وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يَسْعَ‍‍وْنَ فِ‍‍ي ‌آيَاتِنَا‌ مُعَاجِز‍ِ‍ي‍‍نَ ‌أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ فِي ‌الْعَذ‍َ‍‌ابِ مُحْ‍‍ضَ‍‍رُ‌ونَ
Qul 'Inna Rabbī Yabsuţu Ar-Rizqa Liman Yashā'u Min `Ibādihi Wa Yaqdiru Lahu ۚ Wa Mā 'Anfaqtum Min Shay'in Fahuwa Yukhlifuhu ۖ Wa Huwa Khayru Ar-ziqīna 034-039 Waxaad dhahdaa Eebehay wuxuu risqiga u fidiyaa cidduu doono oo addoomadiisa ka mid ahkuu doonana wuu ku cidhiidhyaawaxaad bixisaan oo kastana Eebaa idiin bedeliEebena isagaa u khayroon wax wax arsaaqa. قُ‍‍لْ ‌إِنَّ ‌‍رَبِّي يَ‍‍بْ‍‍سُ‍‍طُ ‌ال‍‍رِّ‌زْ‍قَ لِمَ‍‌‍نْ يَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ مِ‍‌‍نْ عِبَا‌دِهِ ‌وَيَ‍‍قْ‍‍دِ‌ر‍ُ‍‌ لَ‍‍هُ ۚ ‌وَمَ‍‍ا‌ ‌أَ‌ن‍‍فَ‍‍قْ‍‍تُمْ مِ‍‌‍نْ شَ‍‍يْء‌‌ٍ‌ فَهُوَ‌ يُ‍‍خْ‍‍لِفُ‍‍هُ ۖ ‌وَهُوَ‌ خَ‍‍يْ‍‍رُ‌ ‌ال‍رَّ‌ا‌زِقِ‍‍ينَ
Wa Yawma Yaĥshuruhum Jamī`āan Thumma Yaqūlu Lilmalā'ikati 'Ahā'uulā' 'Īyākum Kānū Ya`budūna 034-040 Xusuuso maalinta uu Eebe kulmin dhamaan gaaladamarkaas uu ku odhan malaa'igtiisa kuwani ma idinkay idin caabudi jireen. وَيَ‍‍وْمَ يَحْشُرُهُمْ جَمِيعا‌‌ ً‌ ثُ‍‍مَّ يَ‍‍قُ‍‍ولُ لِلْمَلاَئِكَةِ ‌أَه‍‍َ‍ا‌ؤُلاَ‌ء‌ ‌إِيَّاكُمْ كَانُو‌ا‌ يَعْبُدُ‌ونَ
Qālū Subĥānaka 'Anta Walīyunā Min Dūnihim ۖ Bal Kānū Ya`budūna Al-Jinna ۖ 'Aktharuhum Bihim Mu'uminūna 034-041 Markaas ay dhihi adaa ceeb ka fog Eebowadaa gargaarahanaga ah iyaga ka sokaywaxayse caabudi jireen Jinni badidoodna isagay rumaysnaayeen. قَ‍‍الُو‌ا‌ سُ‍‍بْ‍‍حَانَكَ ‌أَ‌نْ‍‍تَ ‌وَلِيُّنَا‌ مِ‍‌‍نْ ‌دُ‌ونِهِمْ ۖ بَلْ كَانُو‌ا‌ يَعْبُد‍ُ‍‌ونَ ‌الْجِ‍‍نَّ ۖ ‌أَكْثَرُهُمْ بِهِمْ مُؤْمِنُونَ
Fālyawma Lā Yamliku Ba`đukum Liba`đin Naf`āan Wa Lā Đaran Wa Naqūlu Lilladhīna Žalamū Dhūqū `Adhāba An-Nāri Allatī Kuntum Bihā Tukadhdhibūn 034-042 Maantase «Qiyaamada» uma hanato qaarkiin qaarkakale naefi iyo dhib midna. waxaana ku dhahaynaa kuwii dulmi falay dhadhamiya cadaabka naartaad beeninayseen. فَالْيَ‍‍وْمَ لاَ‌ يَمْلِكُ بَعْ‍‍ضُ‍‍كُمْ لِبَعْ‍‍ضٍ‌ نَفْعا‌ ً‌ ‌وَلاَ‌ ضَ‍‍رّ‌ا‌ ً‌ ‌وَنَ‍‍قُ‍‍ولُ لِلَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ظَ‍‍لَمُو‌ا‌ ‌ذُ‌وقُ‍‍و‌ا‌ عَذ‍َ‍‌ابَ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍ا‌ر‍ِ‍‌ ‌الَّتِي كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ بِهَا‌ تُكَذِّبُ‍‍ون
Wa 'Idhā Tutlá `Alayhim 'Āyātunā Bayyinātin Qālū Mā Hādhā 'Illā Rajulun Yurīdu 'An Yaşuddakum `Ammā Kāna Ya`budu 'Ābā'uukum Wa Qālū Mā Hādhā 'Illā 'Ifkun Muftaran ۚ Wa Qāla Al-Ladhīna Kafarū Lilĥaqqi Lammā Jā'ahum 'In Hādhā 'Illā Siĥrun Mubīnun 034-043 Marka lagu akhriyo korkooda aayaadkanaga waxay dhahayaan kani ma aha mid dooni inuu idinka iilo waxay Aabbayowgiin caabudijireen mooyeewaxayna dheheen kan (quraanku) ma aha waxaan beenabuurasho ahaynwaxayna dhaheen kuwii Gaaloobay Xaqu markuu u yimid kani waxaan sixir muuqda ahayn ma aha. وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ تُتْلَى‌ عَلَيْهِمْ ‌آيَاتُنَا‌ بَيِّن‍‍َ‍ات‌‍ٍقَ‍‍الُو‌ا‌ مَا‌ هَذَ‌ا‌ ‌إِلاَّ‌ ‌‍رَجُلٌ‌ يُ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍دُ‌ ‌أَ‌نْ يَ‍‍صُ‍‍دَّكُمْ عَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ك‍‍َ‍انَ يَعْبُدُ‌ ‌آب‍‍َ‍ا‌ؤُكُمْ ‌وَ‍قَ‍‍الُو‌ا‌ مَا‌ هَذَ‌ا‌ ‌إِلاَّ‌ ‌إِفْكٌ‌ مُفْتَر‌ى‌ ًۚ ‌وَ‍قَ‍‍الَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ لِلْحَ‍‍قِّ لَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَهُمْ ‌إِ‌نْ هَذَ‌ا‌ ‌إِلاَّ‌ سِحْر‌ٌ‌ مُبِينٌ
Wa Mā 'Ātaynāhum Min Kutubin Yadrusūnahā ۖ Wa Mā 'Arsalnā 'Ilayhim Qablaka Min Nadhīrin 034-044 Ma aanaan siinin Kutubo ay akhriyaanumana aanaan dirin xagooda dige kaa horreeyay (Carabta). وَمَ‍‍ا‌ ‌آتَيْنَاهُمْ مِ‍‌‍نْ كُتُبٍ‌ يَ‍‍دْ‌رُسُونَهَا‌ ۖ ‌وَمَ‍‍ا‌ ‌أَ‌رْسَلْنَ‍‍ا‌ ‌إِلَيْهِمْ قَ‍‍بْ‍‍لَكَ مِ‍‌‍نْ نَذِي‍‍ر‍ٍ‍
Wa Kadhdhaba Al-Ladhīna Min Qablihim Wa Mā Balaghū Mi`shāra Mā 'Ātaynāhum Fakadhdhabū Rusulī ۖ Fakayfa Kāna Nakīri 034-045 Waxay beeniyeen (xaqa) kuwii ka horreeeyaynamana gaadhin (kuwii Nabiga beeniyay) Toban meelood meel waxaan siinay kuwaaswaxayna beeniyeen RasuuladaydiiSayse noqotay ciqaabtaydii (aan ciqaabay kuwaas xaqa beeniyay). وَكَذَّبَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِهِمْ ‌وَمَا‌ بَلَ‍‍غُ‍‍و‌ا‌ مِعْش‍‍َ‍ا‌‍رَ‌ مَ‍‍ا‌ ‌آتَيْنَاهُمْ فَكَذَّبُو‌ا‌ ‌رُسُلِي ۖ فَكَ‍‍يْ‍‍فَ ك‍‍َ‍انَ نَكِي‍‍رِ
Qul 'Innamā 'A`ižukum Biwāĥidatin ۖ 'An Taqūmū Lillāh Mathná Wa FuThumma Tatafakkarū ۚ Mā Bişāĥibikum Min Jinnatin ۚ 'In Huwa 'Illā Nadhīrun Lakum Bayna Yaday `Adhābin Shadīdin 034-046 Waxaad dhahdaa Nabiyow mid kaliya yaan idinku waanin inaad u jahaysataan Eebe laba labo iyo mid mid markaasna aad fikirtaan inaan saaxiibkiin «Nabiga Muxamed ah» uusan waallaynuu digihiinna cadaab daran hortiisna uu yahay قُ‍‍لْ ‌إِنَّ‍‍مَ‍‍ا‌ ‌أَعِ‍‍ظُ‍‍كُمْ بِوَ‌احِدَةٍ ۖ ‌أَ‌نْ تَ‍‍قُ‍‍ومُو‌الِلَّهِ مَثْنَى‌ ‌وَفُ‍رَ‌ا‌دَ‌ى‌ ثُ‍‍مَّ تَتَفَكَّرُ‌و‌اۚ مَا‌ بِ‍‍صَ‍‍احِبِكُمْ مِ‍‌‍نْ جِ‍‍نَّ‍‍ة‌‍ٍۚ ‌إِ‌نْ هُوَ‌ ‌إِلاَّ‌ نَذ‍ِ‍ي‍‍ر‌ٌ‌ لَكُمْ بَ‍‍يْ‍‍نَ يَدَيْ عَذ‍َ‍‌اب‌‍ٍ‌ شَدِيدٍ
Qul Mā Sa'altukum Min 'Ajrin Fahuwa Lakum ۖ 'In 'Ajriya 'Illā `Alá Allāhi ۖ Wa Huwa `Alá Kulli Shay'in Shahīdun 034-047 Waxaad dhahdaa Nabiyow idiinma warsanin ujuuro idinkaase iskalch (haii laydin warsado)Ujuuradayda Eebe unbaa isiinwax walbana Eebe wuu daalacan. قُ‍‍لْ مَا‌ سَأَلْتُكُمْ مِ‍‌‍نْ ‌أَجْ‍‍ر‌‌ٍ‌ فَهُوَ‌ لَكُمْ ۖ ‌إِ‌نْ ‌أَجْ‍‍رِيَ ‌إِلاَّ‌ عَلَى‌ ‌اللَّ‍‍هِ ۖ ‌وَهُوَ‌ عَلَى‌ كُلِّ شَ‍‍يْء‌‌ٍ‌ شَهِيدٌ
Qul 'Inna Rabbī Yaqdhifu Bil-Ĥaqqi `Allāmu Al-Ghuyūbi 034-048 Waxaad dhahdaa Eebehay xaquu soo dajiyaan (Xumaanta ku baaabi'iyaa) waana wax maqan oge badane. قُ‍‍لْ ‌إِنَّ ‌‍رَبِّي يَ‍‍قْ‍‍ذِفُ بِ‍الْحَ‍‍قِّ عَلاَّمُ ‌الْ‍‍غُ‍‍يُوبِ
Qul Jā'a Al-Ĥaqqu Wa Mā Yubdi'u Al-Bāţilu Wa Mā Yu`īdu 034-049 Waxaad dhahdaa xaqii waa yimidbaadhilna wa tirtirmay قُ‍‍لْ ج‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌الْحَ‍‍قُّ ‌وَمَا‌ يُ‍‍بْ‍‍دِئُ ‌الْبَاطِ‍‍لُ ‌وَمَا‌ يُعِيدُ
Qul 'In Đalaltu Fa'innamā 'Ađillu `Alá Nafsī ۖ Wa 'Ini Ahtadaytu Fabimā Yūĥī 'Ilayya Rabbī ۚ 'Innahu Samī`un Qarībun 034-050 Waxaad dhahdaa haddaandhumo waxaad uun u dhumay naftaydahadaan hanuunana waa wixii Eebe ii waxyoodaysababtiisa Eebe waa maqli dhawe. قُ‍‍لْ ‌إِ‌نْ ضَ‍‍لَلْتُ فَإِنَّ‍‍مَ‍‍ا‌ ‌أَ‍ضِ‍‍لُّ عَلَى‌ نَفْسِي ۖ ‌وَ‌إِنِ ‌اهْتَدَيْ‍‍تُ فَبِمَا‌ يُوحِ‍‍ي ‌إِلَيَّ ‌‍رَبِّ‍‍ي ۚ ‌إِنَّ‍‍هُ سَم‍‍ِ‍ي‍‍ع‌‍ٌقَ‍‍رِيبٌ
Wa Law Tará 'Idh Fazi`ū Falā Fawta Wa 'Ukhidhū Min Makānin Qarībin 034-051 Hadaad arki lahayd Nabiyow markay argagaxaan gaaladu oo meeley u cararaan jirin oo meel dhaw laga qabto(waxaad arki lahayd arrin wayn). وَلَوْ‌ تَ‍رَ‌ى‌ ‌إِ‌ذْ‌ فَزِعُو‌ا‌ فَلاَ‌ فَ‍‍وْتَ ‌وَ‌أُ‍خِ‍‍ذُ‌و‌ا‌ مِ‍‌‍نْ مَك‍‍َ‍ان‌‍ٍقَ‍‍رِيبٍ
Wa Qālū 'Āmannā Bihi Wa 'Anná Lahumu At-Tanāwushu Min Makānin Ba`īdin 034-052 Waxay dhihi markaas waxaan rumaynay (xaqa) xagay uga ahaan inay meel fog wax ku qaataan (rumayn). وَ‍قَ‍‍الُ‍‍و‌ا‌ ‌آمَ‍‍نَّ‍‍ا‌ بِ‍‍هِ ‌وَ‌أَنَّ‍‍ى‌ لَهُمُ ‌ال‍‍تَّنَا‌وُشُ مِ‍‌‍نْ مَك‍‍َ‍ان ٍ‌ بَعِيدٍ
Wa Qad Kafarū Bihi Min Qablu ۖ Wa Yaqdhifūna Bil-Ghaybi Min Makānin Ba`īdin 034-053 Dhab ahaanna waa iyagii uga gaaloobay xaqahorray ay ka tuurayeen waxayan ogayn meel fog. وَ‍قَ‍‍دْ‌ كَفَرُ‌و‌ا‌ بِ‍‍هِ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لُ ۖ ‌وَيَ‍‍قْ‍‍ذِف‍‍ُ‍ونَ بِ‍الْ‍‍غَ‍‍يْ‍‍بِ مِ‍‌‍نْ مَك‍‍َ‍ان ٍ‌ بَعِيدٍ
Wa Ĥīla Baynahum Wa Bayna Mā Yashtahūna Kamā Fu`ila Bi'ashyā`ihim Min Qablu ۚ 'Innahum Kānū Fī Shakkin Murībin 034-054 Waana la kala ooday iyaga iyo waxay doonayeen sidii lagu falay kuwii la midka ahaa ee ka horeeyaywaxayna ahaayeen kuwo shaki daran ku sugan. وَح‍‍ِ‍ي‍‍لَ بَيْنَهُمْ ‌وَبَ‍‍يْ‍‍نَ مَا‌ يَشْتَه‍‍ُ‍ونَ كَمَا‌ فُعِلَ بِأَشْيَاعِهِمْ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لُ ۚ ‌إِنَّ‍‍هُمْ كَانُو‌ا‌ فِي شَكٍّ‌ مُ‍‍رِيبٍ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah