Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter | Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ |
Wa Ađ-Đuĥá
| 093-001 Eebe wuxuu ku dhaartay Barqinka.
|
وَالضُّحَى |
Wa Al-Layli 'Idhā Sajá
| 093-002 Iyo Habeenku markuu xasilo (Madoobaado).
|
وَاللَّيْلِ إِذَا سَجَى |
Mā Wadda`aka Rabbuka Wa Mā Qalá
| 093-003 Inaan Eebe ka tagin Nabiyow kuuna cadhoonin.
|
مَا وَدَّعَكَ رَبُّكَ وَمَا قَلَى |
Wa Lal'ākhiratu Khayrun Laka Mina Al-'Ūlá
| 093-004 Aakharana kaaga khayr badan Aduunka.
|
وَلَلآخِرَةُ خَيْرٌ لَكَ مِنَ الأُولَى |
Wa Lasawfa Yu`ţīka Rabbuka Fatarđá
| 093-005 Eebaana ku siindoona (wanaag) waadna raalli noqon.
|
وَلَسَوْفَ يُعْطِيكَ رَبُّكَ فَتَرْضَى |
'Alam Yajidka Yatīmāan Fa'āwá
| 093-006 Miyuusan ku helin Eebahaa Adigoo Agoon ah oosan ku dhawaynin.
|
أَلَمْ يَجِدْكَ يَتِيما ً فَآوَى |
Wa Wajadaka Đāllāan Fahadá
| 093-007 Miyuunase ku helin Adigoo baadi ah oosan ku hanuuninin.
|
وَوَجَدَكَ ضَالّا ً فَهَدَى |
Wa Wajadaka `Ā'ilāan Fa'aghná
| 093-008 Miyuunase ku helin Adigoo caydhi ah oosna ku hodminin (kuu waxyoonin).
|
وَوَجَدَكَ عَائِلا ً فَأَغْنَى |
Fa'ammā Al-Yatīma Falā Taqhar
| 093-009 Ee Agoonta ha xoogin (hana dhihin).
|
فَأَمَّا الْيَتِيمَ فَلاَ تَقْهَرْ |
Wa 'Ammā As-Sā'ila Falā Tanhar
| 093-010 Ka wax su'aalina ha canaanan.
|
وَأَمَّا السَّائِلَ فَلاَ تَنْهَرْ |
Wa 'Ammā Bini`mati Rabbika Faĥaddith
| 093-011 Nicmada Eebahaana ka sheekee (ku mahadi).
|
وَأَمَّا بِنِعْمَةِ رَبِّكَ فَحَدِّثْ |
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter | Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ |