Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

76) Sūrat Al-'Inn

Printed format

76) سُورَة الإنسَان

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Hal 'Atá `Alá Al-'Insāni Ĥīnun Mina Ad-Dahri Lam Yakun Shay'āan Madhan 076-001 Dhab ahaan waxaa dadka soo maray waqti wax la sheego uusan ahayn (uusan jirin). هَلْ ‌أَتَى‌ عَلَى‌ ‌الإِ‌ن‍‍س‍‍َ‍انِ ح‍‍ِ‍ي‍‍نٌ‌ مِنَ ‌ال‍‍دَّهْ‍‍ر‍ِ‍‌ لَمْ يَكُ‍‌‍نْ شَ‍‍يْ‍‍ئا‌ ً‌ مَذْكُو‌ر‌اً
'Innā Khalaq Al-'Insāna Min Nuţfatin 'Amshājin Nabtalīhi Faja`alnāhu Samī`āan Başīrāan 076-002 Annagaa ka abuuray dadka dhibic isku DheehanImtixaan Dartiiswaxaana ka yeellay wax maqle wax arka ah. إِنَّ‍‍ا‌ خَ‍‍لَ‍‍قْ‍‍نَا‌ ‌الإِ‌ن‍‍س‍‍َ‍انَ مِ‍‌‍نْ نُ‍‍طْ‍‍فَةٍ ‌أَمْش‍‍َ‍اجٍ‌ نَ‍‍بْ‍‍تَل‍‍ِ‍ي‍‍هِ فَجَعَلْن‍‍َ‍اهُ سَمِيعا‌ ً‌ بَ‍‍صِ‍‍ي‍‍ر‌اً
'Innā Hadaynāhu As-Sabīla 'Immā Shākirāan Wa 'Immā Kafūan 076-003 Annagaa Dadka tusinnay Jidkawaxayna Noqdeen mid Shukriya (mahadiya) iyo mid Gaalnimo Badan. إِنَّ‍‍ا‌ هَدَيْن‍‍َ‍اهُ ‌ال‍‍سَّب‍‍ِ‍ي‍‍لَ ‌إِمَّ‍‍ا‌ شَاكِ‍‍ر‌ا‌ ً‌ ‌وَ‌إِمَّ‍‍ا‌ كَفُو‌ر‌اً
'Innā 'A`tadnā Lilkāfirīna Salāsilāan Wa 'Aghlālāan Wa Sa`īrāan 076-004 Annagaa u darabnay Gaalada silsilado iyo katinado iyo naarta Saciira. إِنَّ‍‍ا‌ ‌أَعْتَ‍‍دْنَا‌ لِلْكَافِ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍نَ سَلاَسِلا‌ ً‌ ‌وَ‌أَ‍‍غْ‍‍لاَلا‌ ً‌ ‌وَسَعِي‍‍ر‌اً
'Inna Al-'Abrāra Yashrabūna Min Ka'sin Kāna Mizājuhā Kāfūan 076-005 kuwa Baarriyiinta ah waxay ka cabbi weel Buuxa oo lagu Dheehay kaafuur. إِنَّ ‌الأَبْ‍رَ‍‌ا‌‍رَ‌ يَشْ‍رَب‍‍ُ‍ونَ مِ‍‌‍نْ كَأْس‌‍ٍ‌ ك‍‍َ‍انَ مِزَ‌اجُهَا‌ كَافُو‌ر‌اً
`Aynāan Yashrabu Bihā `Ibādu Allāhi Yufajjirūnahā Tafjīrāan 076-006 Waa il ay ka Cabbaan Addoomada Eebeayna ujiidaan say Doonaan عَيْنا‌ ً‌ يَشْ‍رَبُ بِهَا‌ عِب‍‍َ‍ا‌دُ‌ ‌اللَّ‍‍هِ يُفَجِّرُ‌ونَهَا‌ تَفْجِي‍‍ر‌اً
Yūfūna Bin-Nadhri Wa Yakhāfūna Yawmāan Kāna Sharruhu Mustaţīrāan 076-007 Wayna oofiyaan Nadarkawaxayna ka yaabi maalin sharkeedu fidi (qiyaamada). يُوف‍‍ُ‍ونَ بِ‍ال‍‍نَّ‍‍ذْ‌ر‍ِ‍‌ ‌وَيَ‍‍خَ‍‍اف‍‍ُ‍ونَ يَوْما‌‌ ً‌ ك‍‍َ‍انَ شَرُّهُ مُسْتَ‍‍طِ‍‍ي‍‍ر‌اً
Wa Yuţ`imūna Aţ-Ţa`āma `Alá Ĥubbihi Miskīnāan Wa Yatīmāan Wa 'Asīrāan 076-008 Waxayna Quudiyaan iyagoo jecel miskiinka Agoonka iyo kan xabbisan (Dhibban). وَيُ‍‍طْ‍‍عِم‍‍ُ‍ونَ ‌ال‍‍طَّ‍‍ع‍‍َ‍امَ عَلَى‌ حُبِّ‍‍هِ مِسْكِينا‌ ً‌ ‌وَيَتِيما‌ ً‌ ‌وَ‌أَسِي‍‍ر‌اً
'Innamā Nuţ`imukum Liwajhi Allāhi Lā Nurīdu Minkum Jazā'an Wa Lā Shukūan 076-009 Iyagoo Dhihi waxaan idiin quudinnay dar Eebemana idinka doonaynno Ahaalmarin iyo Mahadnaq Midna. إِنَّ‍‍مَا‌ نُ‍‍طْ‍‍عِمُكُمْ لِوَجْ‍‍هِ ‌اللَّ‍‍هِ لاَ‌ نُ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍دُ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍كُمْ جَز‍َ‍‌ا‌ء‌ ً‌ ‌وَلاَ‌ شُكُو‌ر‌اً
'Innā Nakhāfu Min Rabbinā Yawmāan `Abūsāan Qamţarīrāan 076-010 Waxaan ka Yabaynaa Eebahanno Maalin (wajigu) doorsoomi oo Daran. إِنَّ‍‍ا‌ نَ‍‍خَ‍‍افُ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَبِّنَا‌ يَوْماً‌ عَبُوسا‌‌ ًقَ‍‍مْ‍‍طَ‍‍رِي‍‍ر‌اً
Fawaqāhumu Allāhu Sharra Dhālika Al-Yawmi Wa Laqqāhum Nađratan Wa Surūan 076-011 Eebana waa ka Dhawray sharka Maalintaaswuxuuna siiyay nuur iyo Farax. فَوَ‍قَ‍‍اهُمُ ‌اللَّ‍‍هُ شَ‍رَّ‌ ‌ذَلِكَ ‌الْيَ‍‍وْمِ ‌وَلَ‍‍قَّ‍‍اهُمْ نَ‍‍ضْ‍رَة ً‌ ‌وَسُرُ‌و‌ر‌اً
Wa Jazāhum Bimā Şabarū Jannatan Wa Ĥarīrāan 076-012 Wuxuuna ku abaal Mariyay Samirkooda Dartiis jano iyo Xariir. وَجَزَ‌اهُمْ بِمَا‌ صَ‍‍بَرُ‌و‌ا‌ جَ‍‍نَّ‍‍ة ً‌ ‌وَحَ‍‍رِي‍‍ر‌اً
Muttaki'īna Fīhā `Alá Al-'Arā'iki ۖ Lā Yarawna Fīhā Shamsāan Wa Lā Zamharīrāan 076-013 Waxayna ku Dangiigsan Sariiro Sareiyagoon ku arkayn qorrax iyo Dhaxan midna. مُتَّكِئ‍‍ِ‍ي‍‍نَ فِيهَا‌ عَلَى‌ ‌الأَ‌ر‍َ‍‌ائِكِ ۖ لاَ‌ يَ‍رَ‌وْنَ فِيهَا‌ شَمْسا‌ ً‌ ‌وَلاَ‌ ‌زَمْهَ‍‍رِي‍‍ر‌اً
Wa Dāniyatan `Alayhim Žilāluhā Wa Dhullilat Quţūfuhā Tadhlīlāan 076-014 Waxaana u dhaw hooska jannadawaxaana loo soo Raariciyay Midheheeda. وَ‌دَ‌انِيَةً عَلَيْهِمْ ظِ‍‍لاَلُهَا‌ ‌وَ‌ذُلِّلَتْ قُ‍‍طُ‍‍وفُهَا‌ تَذْلِيلاً
Wa Yuţāfu `Alayhim Bi'āniyatin Min Fiđđatin Wa 'Akwābin Kānat Qawārīra 076-015 Waxaa lala kor socon weelal Fidla ah iyo Koobab Quruurado ah. وَيُ‍طَ‍‍افُ عَلَيْهِمْ بِآنِيَةٍ‌ مِ‍‌‍نْ فِ‍‍ضَّ‍‍ةٍ‌ ‌وَ‌أَكْو‍َ‍‌اب‌‍ٍ‌ كَانَتْ قَ‍‍وَ‌ا‌رِي‍رَ
Qawārīra Min Fiđđatin Qaddarūhā Taqrāan 076-016 Quruuradahaas oo fidla ah si fiicanna u Qiyaasan. قَ‍‍وَ‌ا‌ر‍ِ‍ي‍رَ‌ مِ‍‌‍نْ فِ‍‍ضَّ‍‍ة‌‍ٍقَ‍‍دَّ‌رُ‌وهَا‌ تَ‍‍قْ‍‍دِي‍‍ر‌اً
Wa Yusqawna Fīhā Ka'sāan Kāna Mizājuhā Zanjabīlāan 076-017 Waxaana laga Waraabiyaa Ehlu jannaha Sharaab macaan oo lugu Dheehay sinjibiil. وَيُسْ‍‍قَ‍‍وْنَ فِيهَا‌ كَأْسا‌‌ ً‌ ك‍‍َ‍انَ مِزَ‌اجُهَا‌ ‌زَ‌ن‍‍جَبِيلاً
`Aynāan Fīhā Tusammá Salsabīlāan 076-018 Waana il lugu Magacaabo Salsabiil (ay ka cabbi). عَيْنا‌‌ ً‌ فِيهَا‌ تُسَ‍‍مَّ‍‍ى‌ سَلْسَبِيلاً
Wa Yaţūfu `Alayhim Wildānun Mukhalladūna 'Idhā Ra'aytahum Ĥasibtahum Lu'ulu'uāan Manthūan 076-019 Waxaana u ageegi wiilal waariHaddaad Aragtana aad u malayn Jawhar la saydhay. وَيَ‍طُ‍‍وفُ عَلَيْهِمْ ‌وِلْد‍َ‍‌انٌ‌ مُ‍‍خَ‍‍لَّد‍ُ‍‌ونَ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌‍رَ‌أَيْتَهُمْ حَسِ‍‍بْ‍‍تَهُمْ لُؤْلُؤ‌ا‌ ً‌ مَ‍‌‍ن‍‍ثُو‌ر‌اً
Wa 'Idhā Ra'ayta Thamma Ra'ayta Na`īmāan Wa Mulkāan Kabīrāan 076-020 Haddaad Aragto halkaas waxaad arki nicmo iyo sharaf wayn. وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌‍رَ‌أَيْ‍‍تَ ثَ‍‍مَّ ‌‍رَ‌أَيْ‍‍تَ نَعِيما‌ ً‌ ‌وَمُلْكا‌‌ ً‌ كَبِي‍‍ر‌اً
`Āliyahum Thiyābu Sundusin Khrun Wa 'Istabraqun ۖ Wa Ĥullū 'Asāwira Min Fiđđatin Wa Saqāhum Rabbuhum Shabāan Ţahūan 076-021 Dharkooduna (Ehlu Jannaha) waa xariir Jilicsan oo cagaaran iyo Xariir adagbawaxaana loo xidhi fidlo Gacmaha la GashadoEebana wuxuu ka waraabiyaa sharaab nadiifah. عَالِيَهُمْ ثِي‍‍َ‍ابُ سُ‍‌‍ن‍‍دُسٍ خُ‍‍ضْ‍‍ر‌ٌ‌ ‌وَ‌إِسْتَ‍‍بْ‍‍‍رَقٌۖ ‌وَحُلُّ‍‍و‌ا‌ ‌أَسَا‌وِ‌ر‍َ‍‌ مِ‍‌‍نْ فِ‍‍ضَّ‍‍ةٍ‌ ‌وَسَ‍‍قَ‍‍اهُمْ ‌‍رَبُّهُمْ شَ‍رَ‌ابا‌‌ ًطَ‍‍هُو‌ر‌اً
'Inna Hādhā Kāna Lakum Jazā'an Wa Kāna Sa`yukum Mashan 076-022 Kaasi waa Abaalmarintiinii Falkiiniina wuxuu Noqday mid la Mahadiyay. إِنَّ هَذَ‌ا‌ ك‍‍َ‍انَ لَكُمْ جَز‍َ‍‌ا‌ء‌ ً‌ ‌وَك‍‍َ‍انَ سَعْيُكُمْ مَشْكُو‌ر‌اً
'Innā Naĥnu Nazzalnā `Alayka Al-Qur'āna Tanzīlāan 076-023 Annagaa Quraanka Nabiyow kugu soo Dajinnay. إِنَّ‍‍ا‌ نَحْنُ نَزَّلْنَا‌ عَلَ‍‍يْ‍‍كَ ‌الْ‍‍قُ‍‍رْ‌آنَ تَ‍‌‍نْ‍‍زِيلاً
şbir Liĥukmi Rabbika Wa Lā Tuţi` Minhumthimāan 'Aw Kafūan 076-024 Ee ku Samir Xukunka Eebehana Maqlin Dambiile iyo Gaalnima Badane (warkiis). فَاصْ‍‍بِ‍‍رْ‌ لِحُكْمِ ‌‍رَبِّكَ ‌وَلاَ‌ تُ‍‍طِ‍‍عْ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ ‌آثِماً‌ ‌أَ‌وْ‌ كَفُو‌ر‌اً
Wa Adhkur Asma Rabbika Bukratan Wa 'Aşīlāan 076-025 Xus magaca Eebe subax iyo Galabba. وَ‌ا‌ذْكُرْ‌ ‌اسْمَ ‌‍رَبِّكَ بُكْ‍رَة ً‌ ‌وَ‌أَ‍صِ‍‍يلاً
Wa Mina Al-Layli Fāsjud Lahu Wa Sabbiĥhu Laylāan Ţawīlāan 076-026 Habeenkana Eebe u sujuuduna tasbiixso Habeenkii (u tuko) waqti Dheer. وَمِنَ ‌ال‍‍لَّ‍‍يْ‍‍لِ فَاسْجُ‍‍دْ‌ لَ‍‍هُ ‌وَسَبِّحْهُ لَيْلا‌‌ ًطَ‍‍وِيلاً
'Inna Hā'uulā' Yuĥibbūna Al-`Ājilata Wa Yadharūna Warā'ahum Yawmāan Thaqīlāan 076-027 Kuwaasi waxay Jecelyihiin tan soo Dagdagaysa (Adduunyada) waxay kaga Tagayaan Gadaashoodana Maalin Culus (Qiaamada). إِنَّ ه‍‍َ‍ا‌ؤُلاَ‌ء‌ يُحِبّ‍‍ُ‍ونَ ‌الْعَاجِلَةَ ‌وَيَذَ‌ر‍ُ‍‌ونَ ‌وَ‌ر‍َ‍‌ا‌ءَهُمْ يَوْما‌‌ ً‌ ثَ‍‍قِ‍‍يلاً
Naĥnu Khalaqnāhum Wa Shadadnā 'Asrahum ۖ Wa 'Idhā Shi'nā Baddalnā 'Amthālahum Tabdīlāan 076-028 Annagaa Abuurray DadkaAdkaynayna xubnohoodaHaddaan Doonnana waxaan ku Baddalaynaa kuwa la mid ah. نَحْنُ خَ‍‍لَ‍‍قْ‍‍نَاهُمْ ‌وَشَدَ‌دْنَ‍‍ا‌ ‌أَسْ‍رَهُمْ ۖ ‌وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ شِئْنَا‌ بَدَّلْنَ‍‍ا‌ ‌أَمْثَالَهُمْ تَ‍‍بْ‍‍دِيلاً
'Inna Hadhihi Tadhkiratun ۖ Faman Shā'a Attakhadha 'Ilá Rabbihi Sabīlāan 076-029 Suuraddani waa waanoEe Ruuxii Doona ha ka yeesho Eebe Xaggiisa waddo. إِنَّ هَذِهِ تَذْكِ‍رَة‌‍ٌۖ فَمَ‍‌‍نْ ش‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌اتَّ‍‍خَ‍‍ذَ‌ ‌إِلَى‌ ‌‍رَبِّ‍‍هِ سَبِيلاً
Wa Mā Tashā'ūna 'Illā 'An Yashā'a Allāhu ۚ 'Inna Allāha Kāna `Alīmāan Ĥakīmāan 076-030 Waxna ma dooni kartaan in Eebe doona mooyeeEebana waa wax walba oge falsan. وَمَا‌ تَش‍‍َ‍ا‌ء‍ُ‍‌ونَ ‌إِلاَّ‌ ‌أَ‌نْ يَش‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌اللَّ‍‍هُ ۚ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ ك‍‍َ‍انَ عَلِيماً‌ حَكِيماً
Yudkhilu Man Yashā'u Fī Raĥmatihi Wa ۚ Až-Žālimīna 'A`adda Lahum `Adhābāan 'Alīmāan 076-031 Wuxuu galiyaa naxariistiisa ruuxuu doonodaalimiintana wuxuu u darbay cadaab daran. يُ‍‍دْ‍‍خِ‍‍لُ مَ‍‌‍نْ يَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ فِي ‌‍رَحْمَتِ‍‍هِ ۚ ‌وَ‌ال‍‍ظَّ‍‍الِم‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌أَعَدَّ‌ لَهُمْ عَذَ‌اباً‌ ‌أَلِيماً
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah