Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

74) Sūrat Al-Muddaththir

Printed format

74) سُورَة المُدَّثِّر

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Yā 'Ayyuhā Al-Muddaththiru 074-001 (Nabiga) Isadadayow. ي‍‍َ‍ا‌أَيُّهَا‌ ‌الْمُدَّثِّرُ
Qum Fa'andhir 074-002 Istaag oo dig. قُ‍‍مْ فَأَ‌ن‍‍ذِ‌ر‍ْ‍
Wa Rabbaka Fakabbir 074-003 Eebahaana waynee. وَ‌‍رَبَّكَ فَكَبِّ‍‍رْ
Wa Thiyābaka Faţahhir 074-004 Dharkaagana daahiri. وَثِيَابَكَ فَ‍‍طَ‍‍هِّ‍‍رْ
Wa Ar-Rujza Fāhjur 074-005 Xumuuntana ka hijroo (iyo Sanamyada). وَ‌ال‍‍رُّجْ‍‍زَ‌ فَاهْ‍‍جُ‍‍رْ
Wa Lā Tamnun Tastakthiru 074-006 Hana ku mannaysan Adoo Badsan (waxaad Bixisay). وَلاَ‌ تَمْنُ‍‌‍نْ تَسْتَكْثِرُ
Wa Lirabbika Fāşbir 074-007 Eebahaa Dartiisna u Samir. وَلِ‍رَبِّكَ فَاصْ‍‍بِ‍‍رْ
Fa'idhā Nuqira An-Nāqūri 074-008 Marka Suurka (yiaame) la Afuufo. فَإِ‌ذَ‌ا‌ نُ‍‍قِ‍‍ر‍َ‍‌ فِي ‌ال‍‍نَّ‍‍اقُ‍‍و‌رِ
Fadhālika Yawma'idhin Yawmun `Asīrun 074-009 Maalintaasu waa maalin ku Daran. فَذَلِكَ يَوْمَئِذ‌ٍ‌ يَ‍‍وْمٌ عَسِيرٌ
`Alá Al-Kāfirīna Ghayru Yasīrin 074-010 Gaalada oon u Fududayn. عَلَى‌ ‌الْكَافِ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍نَ غَ‍‍يْ‍‍رُ‌ يَسِي‍‍ر‍ٍ‍
Dharnī Wa Man Khalaqtu Waĥīdāan 074-011 Isukaanna daa Aniga iyo kaan Abuuray isaga oo kaligiisa. ذَ‌رْنِي ‌وَمَ‍‌‍نْ خَ‍‍لَ‍‍قْ‍‍تُ ‌وَحِيد‌اً
Wa Ja`altu Lahu Mālāan Mamdūdāan 074-012 Una yeelay Xoolo Badan. وَجَعَلْتُ لَ‍‍هُ مَالا‌ ً‌ مَمْدُ‌و‌د‌اً
Wa Banīna Shuhūdāan 074-013 Iyo Wilaal Jooga oo «Darban». وَبَن‍‍ِ‍ي‍‍نَ شُهُو‌د‌اً
Wa Mahhadtu Lahu Tamhīdāan 074-014 Aan una waasiciyay Risqiga. وَمَهَّ‍‍دْتُ لَ‍‍هُ تَمْهِيد‌اً
Thumma Yaţma`u 'An 'Azīda 074-015 Oo haddana sii damci inaan u Badiyo. ثُ‍‍مَّ يَ‍‍طْ‍‍مَعُ ‌أَ‌نْ ‌أَ‌زِيدَ
Kallā ۖ 'Innahu Kāna Li'yātinā `Anīdāan 074-016 Saas ma ahaee kaas wuxuu diiday Aayaadkannaga. كَلاَّ‌ ۖ ‌إِنَّ‍‍هُ ك‍‍َ‍انَ لِأيَاتِنَا‌ عَنِيد‌اً
Sa'urhiquhu Şa`ūdāan 074-017 Waxaana ku kalligi (Ku Dhibi) Cadaab daran. سَأُ‌رْهِ‍‍قُ‍‍هُ صَ‍‍عُو‌د‌اً
'Innahu Fakkara Wa Qaddara 074-018 Gaalkaasu wuu Fikiray waxbuuna Goostay. إِنَّ‍‍هُ فَكَّ‍رَ‌ ‌وَ‍قَ‍‍دَّ‌‍رَ
Faqutila Kayfa Qaddara 074-019 Waxaana loo Lacnaday Siduu wax u goostay. فَ‍قُ‍‍تِلَ كَ‍‍يْ‍‍فَ قَ‍‍دَّ‌‍رَ
Thumma Qutila Kayfa Qaddara 074-020 Haddana waxaa loo Lacnaday siduu wax u goostay. ثُ‍‍مَّ قُ‍‍تِلَ كَ‍‍يْ‍‍فَ قَ‍‍دَّ‌‍رَ
Thumma Nažara 074-021 Kadib wuxuu eebay (si uu Quraanka u wax yeeleeyo). ثُ‍‍مَّ نَ‍‍ظَ‍رَ
Thumma `Abasa Wa Basara 074-022 Wuuna Waji Macbuusay oo Uruuriyay. ثُ‍‍مَّ عَبَسَ ‌وَبَسَ‍رَ
Thumma 'Adbara Wa Astakbara 074-023 Markaasuu jeedsaday oo is Kibriyay. ثُ‍‍مَّ ‌أَ‌دْبَ‍رَ‌ ‌وَ‌اسْتَكْ‍‍بَ‍‍‍رَ
Faqāla 'In Hādhā 'Illā Siĥrun Yu'utharu 074-024 Isagoo Dhihi quraankani ma aha waxaan sixir la soo Guuriyay ahayn. فَ‍قَ‍‍الَ ‌إِ‌نْ هَذَ‌ا‌ ‌إِلاَّ‌ سِحْر‌ٌ‌ يُؤْثَرُ
'In Hādhā 'Illā Qawlu Al-Bashari 074-025 quraankani ma aha waxaan hadal Bashar ahayn. إِ‌نْ هَذَ‌ا‌ ‌إِلاَّ‌ قَ‍‍وْلُ ‌الْبَشَ‍‍رِ
Sa'uşlīhi Saqara 074-026 waxaannu galin kaas (Naarta) saqara. سَأُ‍صْ‍‍ل‍‍ِ‍ي‍‍هِ سَ‍‍ق‍‍َ‍‍‍رَ
Wa Mā 'Adrāka Mā Saqaru 074-027 Ma taqaannaa Naarta Saqara. وَمَ‍‍ا‌ ‌أَ‌دْ‌رَ‍‌اكَ مَا‌ سَ‍‍ق‍‍َ‍‍رُ
Lā Tubqī Wa Lā Tadharu 074-028 Hilib iyo laf midna ma Reebto. لاَ‌ تُ‍‍بْ‍‍‍‍قِ‍‍ي ‌وَلاَ‌ تَذَ‌رُ
Lawwāĥatun Lilbashari 074-029 waxayna Doorisaa jidhka (oy Gubtaa). لَوَّ‌احَة ٌ‌ لِلْبَشَ‍‍رِ
`Alayhā Tis`ata `Ashara 074-030 waxaana kor jooga (ka shaqeeya) sagaal iyo toban malag (ama saf). عَلَيْهَا‌ تِسْعَةَ عَشَ‍رَ
Wa Mā Ja`alnā 'Aşĥāba An-Nāri 'Illā Malā'ikatan ۙ Wa Mā Ja`alnā `Iddatahum 'Illā Fitnatan Lilladhīna Kafarū Liyastayqina Al-Ladhīna 'Ūtū Al-Kitāba Wa Yazdāda Al-Ladhīna 'Āmanū 'Īmānāan ۙ Wa Lā Yartāba Al-Ladhīna 'Ūtū Al-Kitāba Wa Al-Mu'uminūna ۙ Wa Liyaqūla Al-Ladhīna Fī Qulūbihim Marađun Wa Al-Kāfirūna Mādhā 'Arāda Allāhu Bihadhā Mathalāan ۚ Kadhālika Yuđillu Allāhu Man Yashā'u Wa Yahdī Man Yashā'u ۚ Wa Mā Ya`lamu Junūda Rabbika 'Illā Huwa ۚ Wa Mā Hiya 'Illā Dhikrá Lilbashari 074-031 Ugama Aannaan yeelin naarta kuwa ka shaqeeya malaa'igtirana uma aannaan yeelin inay Gaaladu ku fidnoobaan Mooyeeniyo inay yaqiin sadaan kuwa Kitaabka la siiyayiyo inay kordhistaan kuwii xaqa Rumeeyay Iimaanayna shakiyiinna kuwii Kitaab- ka la siiyay iyo Mu'miniintuiyo inay Dhahaan kuwa Qalbiga ka buka iyo Gaaladu Eebe muxuu uga Jeedaa Tusaalahansaasaa Eebe u dhumiyaa Ruuxuu Doonouna Hanuuniyaa Ruuxuu Doonowax og junuuda Eebe oon isaga Ahaynna ma jirowaxaan la soo Sheegayna ma aha waano Dadka Mooyee. وَمَا‌ جَعَلْنَ‍‍ا‌ ‌أَ‍صْ‍‍ح‍‍َ‍ابَ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍ا‌ر‍ِ‍‌ ‌إِلاَّ‌ مَلاَئِكَة ًۙ ‌وَمَا‌ جَعَلْنَا‌ عِدَّتَهُمْ ‌إِلاَّ‌ فِتْنَة ً‌ لِلَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ لِيَسْتَيْ‍‍قِ‍‍نَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌أ‍ُ‍‌وتُو‌ا‌الْكِت‍‍َ‍ابَ ‌وَيَزْ‌د‍َ‍‌ا‌دَ‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُ‍‍و‌ا‌ ‌إِيمَانا‌ ًۙ ‌وَلاَ‌ يَرْت‍‍َ‍ابَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌أ‍ُ‍‌وتُو‌ا‌الْكِت‍‍َ‍ابَ ‌وَ‌الْمُؤْمِن‍‍ُ‍ونَ ۙ ‌وَلِيَ‍‍قُ‍‍ولَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ فِي قُ‍‍لُوبِهِمْ مَ‍رَضٌ‌ ‌وَ‌الْكَافِر‍ُ‍‌ونَ مَا‌ذَ‌ا‌ ‌أَ‌رَ‍‌ا‌دَ‌ ‌اللَّ‍‍هُ بِهَذَ‌ا‌ مَثَلا‌‌ ًۚ كَذَلِكَ يُ‍‍ضِ‍‍لُّ ‌اللَّ‍‍هُ مَ‍‌‍نْ يَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ ‌وَيَهْدِي مَ‍‌‍نْ يَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ ۚ ‌وَمَا‌ يَعْلَمُ جُن‍‍ُ‍و‌دَ‌ ‌‍رَبِّكَ ‌إِلاَّ‌ هُوَ‌ ۚ ‌وَمَا‌ هِيَ ‌إِلاَّ‌ ‌ذِكْ‍رَ‌ى‌ لِلْبَشَ‍‍رِ
Kallā Wa Al-Qamari 074-032 Waxaa sugan dayaxa ku Dhaartaye. كَلاَّ‌ ‌وَ‌الْ‍‍قَ‍‍مَ‍‍رِ
Wa Al-Layli 'Idh 'Adbara 074-033 Iyo Habeenku Markuu Jeedsado. وَ‌اللَّ‍‍يْ‍‍لِ ‌إِ‌ذْ‌ ‌أَ‌دْبَ‍‍‍رَ
Wa Aş-Şubĥi 'Idhā 'Asfara 074-034 Iyo Subaxu markuu iftiimo. وَ‌ال‍‍صُّ‍‍بْ‍‍حِ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌أَسْفَ‍رَ
'Innahā La'iĥdá Al-Kubari 074-035 Ee Naarta Saqara waa waxyaalaha waawayn Midkood (Balaayooyinka). إِنَّ‍‍هَا‌ لَإِحْدَ‌ى‌ ‌الْكُ‍‍بَ‍‍رِ
Nadhīrāan Lilbashari 074-036 Waana Digniinta Dadka. نَذِي‍‍ر‌ا‌ ً‌ لِلْبَشَ‍‍رِ
Liman Shā'a Minkum 'An Yataqaddama 'Aw Yata'akhkhara 074-037 Ruuxii Doona inuu Hormaroiyo Ruuxii Doona inuu dib dhaco(waa Loodigay). لِمَ‍‌‍نْ ش‍‍َ‍ا‌ءَ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍كُمْ ‌أَ‌نْ يَتَ‍‍قَ‍‍دَّمَ ‌أَ‌وْ‌ يَتَأَ‍خَّ‍رَ
Kullu Nafsin Bimā Kasabat Rahīnatun 074-038 Naf walba waxay u xidhantahay waxay Camal fashay. كُلُّ نَفْس ٍ‌ بِمَا‌ كَسَبَتْ ‌‍رَهِينَةٌ
'Illā 'Aşĥāba Al-Yamīni 074-039 Hase yeeshee kuwa Midigta mari (Ehlu khayrka). إِلاَّ‌ ‌أَ‍صْ‍‍ح‍‍َ‍ابَ ‌الْيَمِينِ
Fī Jannātin Yatasā'alūna 074-040 Waxay gali Jannooyinwaxayna iswaydiin. فِي جَ‍‍نّ‍‍َ‍اتٍ‌ يَتَس‍‍َ‍ا‌ءَلُونَ
`Ani Al-Mujrimīna 074-041 Dambiilayaasha. عَنِ ‌الْمُ‍‍جْ‍‍رِمِينَ
Mā Salakakum Fī Saqara 074-042 Iyagoo ku dhihi Maxaa idin Galiyay Naarta saqara. مَا‌ سَلَكَكُمْ فِي سَ‍‍ق‍‍َ‍‍‍رَ
Qālū Lam Naku Mina Al-Muşallīna 074-043 Waxayna ugu Jawabi ka mid ma'aannaan ahayn kuwa Tukada. قَ‍‍الُو‌ا‌ لَمْ نَكُ مِنَ ‌الْمُ‍‍صَ‍‍لِّينَ
Wa Lam Naku Nuţ`imu Al-Miskīna 074-044 Mana aannaan ahayn kuwa Quudiya Miskiinka. وَلَمْ نَكُ نُ‍‍طْ‍‍عِمُ ‌الْمِسْكِينَ
Wa Kunnā Nakhūđu Ma`a Al-Khā'iđīna 074-045 Waxaana ahayn kuwa la dhumbada kuwa xumaanta Dumban. وَكُ‍‍نَّ‍‍ا‌ نَ‍‍خُ‍‍و‍ضُ مَعَ ‌الْ‍‍خَ‍‍ائِ‍‍ضِ‍‍ينَ
Wa Kunnā Nukadhdhibu Biyawmi Ad-Dīni 074-046 Waxaana ahayn kuwa beeniya Maalinta Abaalmarinta (Qiyaamada). وَكُ‍‍نَّ‍‍ا‌ نُكَذِّبُ بِيَ‍‍وْمِ ‌ال‍‍دِّينِ
Ĥattá 'Atānā Al-Yaqīnu 074-047 Ilaa ay Dhabtu Nooga Timaado (Geeridu). حَتَّ‍‍ى‌ ‌أَتَانَا‌ ‌الْيَ‍‍قِ‍‍ينُ
Famā Tanfa`uhum Shafā`atu Ash-Shāfi`īna 074-048 Ma anfacayso kuwaas Shafeecada kuwa Shafeeca. فَمَا‌ تَ‍‌‍نْ‍‍فَعُهُمْ شَفَاعَةُ ‌ال‍‍شَّافِعِينَ
Famā Lahum `Ani At-Tadhkirati Mu`rīna 074-049 Maxaase u sugnaaday iy waanada uga Jeedsadaan. فَمَا‌ لَهُمْ عَنِ ‌ال‍‍تَّذْكِ‍رَةِ مُعْ‍‍رِ‍‍ضِ‍‍ينَ
Ka'annahum Ĥumurun Mustanfiratun 074-050 ood u moodaa Dameero Diday. كَأَنَّ‍‍هُمْ حُمُر‌ٌ‌ مُسْتَ‍‌‍نْ‍‍فِ‍رَةٌ
Farrat Min Qaswaratin 074-051 oo ka Cararay libaax. فَ‍رَّتْ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍سْوَ‌‍رَةٍ
Bal Yurīdu Kullu Amri'in Minhum 'An Yu'utá Şuĥufāan Munashsharatan 074-052 Haddana wuxuu dooni midkasta oo ka mida warqado Qoran (kitaab). بَلْ يُ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍دُ‌ كُلُّ ‌امْ‍‍رِئٍ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ ‌أَ‌نْ يُؤْتَى‌ صُ‍‍حُفا‌ ً‌ مُنَشَّ‍رَةً
Kallā ۖ Bal Lā Yakhāfūna Al-'Ākhirata 074-053 Saas ma aha Ee kama yaabayaan Aakhiro. كَلاَّ‌ ۖ بَلْ لاَ‌ يَ‍‍خَ‍‍اف‍‍ُ‍ونَ ‌الآ‍‍خِ‍رَةَ
Kallā 'Innahu Tadhkiratun 074-054 Waxaa sugan in Quraanku waana yahay. كَلاَّ‌ ‌إِنَّ‍‍هُ تَذْكِ‍رَةٌ
Faman Shā'a Dhakarahu 074-055 Ruuxii Doona yaana waantoobi. فَمَ‍‌‍نْ ش‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌ذَكَ‍رَهُ
Wa Mā Yadhkurūna 'Illā 'An Yashā'a Allāhu ۚ Huwa 'Ahlu At-Taqwá Wa 'Ahlu Al-Maghfirati 074-056 Mana Waantoobayaan in Eebe Doona MooyeeEebana wuxuu mutaa in laga Dhawrsadowuxuuna Ehel u yahay inii Dambi Dhaafo. وَمَا‌ يَذْكُر‍ُ‍‌ونَ ‌إِلاَّ‌ ‌أَ‌نْ يَش‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌اللَّ‍‍هُ ۚ هُوَ‌ ‌أَهْلُ ‌ال‍‍تَّ‍‍قْ‍‍وَ‌ى‌ ‌وَ‌أَهْلُ ‌الْمَ‍‍غْ‍‍فِ‍رَةِ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah