Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

72) Sūrat Al-Jinn

Printed format

72) سُورَة الجِنّ

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Qul 'Ūĥiya 'Ilayya 'Annahu Astama`a Nafarun Mina Al-Jinni Faqālū 'Innā Sami`nā Qur'ānāan `Ajabāan 072-001 Waxaad Dhahdaa (Nabiyow) waxaa lay waxyooday inay Dhagaysteen Koox Jinni ah (Quraanka) Dheheen waxaan maqallay quraan layaab leh. قُ‍‍لْ ‌أ‍ُ‍‌وحِيَ ‌إِلَيَّ ‌أَنَّ‍‍هُ ‌اسْتَمَعَ نَفَر‌ٌ‌ مِنَ ‌الْجِ‍‍نِّ فَ‍‍قَ‍‍الُ‍‍و‌ا‌ ‌إِنَّ‍‍ا‌ سَمِعْنَا‌ قُ‍‍رْ‌آناً‌ عَجَباً
Yahdī 'Ilá Ar-Rushdi Fa'āmannā Bihi ۖ Wa Lan Nushrika Birabbinā 'Aĥadāan 072-002 Oo ku hanuunin xaqa waana Rumaynay waxaan Eebe cibaada la wadaajinhaynana ma jiro. يَهْدِي ‌إِلَى‌ ‌ال‍‍رُّشْدِ‌ فَآمَ‍‍نَّ‍‍ا‌ بِ‍‍هِ ۖ ‌وَلَ‍‌‍نْ نُشْ‍‍رِكَ بِ‍رَبِّنَ‍‍ا‌ ‌أَحَد‌اً
Wa 'Annahu Ta`ālá Jaddu Rabbinā Mā Attakhadha Şāĥibatan Wa Lā Waladāan 072-003 Waxaana Sarreeya sharafta Eebeheenmana yeelan haweenay iyo ilmo midna. وَ‌أَنَّ‍‍هُ تَعَالَى‌ جَدُّ‌ ‌‍رَبِّنَا‌ مَا‌ ‌اتَّ‍‍خَ‍‍ذَ‌ صَ‍‍احِبَة ً‌ ‌وَلاَ‌ ‌وَلَد‌اً
Wa 'Annahu Kāna Yaqūlu Safīhunā `Alá Allāhi Shaţaţāan 072-004 Waxay Ahaayeen kuwannagii xumaa inay ku dhaheen hadallo xadgudug ah Eebe. وَ‌أَنَّ‍‍هُ ك‍‍َ‍انَ يَ‍‍قُ‍‍ولُ سَفِيهُنَا‌ عَلَى‌ ‌اللَّ‍‍هِ شَ‍‍طَ‍‍ط‍‍اً
Wa 'Annā Žanannā 'An Lan Taqūla Al-'Insu Wa Al-Jinnu `Alá Allāhi Kadhibāan 072-005 Waxaana u Malaynaynay inuusan insi iyo Jini Midna Eebe ku beensheegaynin. وَ‌أَنَّ‍‍ا‌ ظَ‍‍نَ‍‍نَّ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ لَ‍‌‍نْ تَ‍‍قُ‍‍ولَ ‌الإِ‌ن‍‍سُ ‌وَ‌الْجِ‍‍نُّ عَلَى‌ ‌اللَّ‍‍هِ كَذِباً
Wa 'Annahu Kāna Rijālun Mina Al-'Insi Ya`ūdhūna Birijālin Mina Al-Jinni Fazādūhum Rahaqāan 072-006 Waxayna ahaayeen kuwo insiga ka mid ah inay Magangalaan kuwo Jinniga ka mida markaasna u kordhiyeen kibir (iyo xad Gudub). وَ‌أَنَّ‍‍هُ ك‍‍َ‍انَ ‌رِج‍‍َ‍الٌ‌ مِنَ ‌الإِ‌ن‍‍سِ يَعُو‌ذ‍ُ‍‌ونَ بِ‍‍رِج‍‍َ‍الٍ‌ مِنَ ‌الْجِ‍‍نّ‍ِ فَزَ‌ا‌دُ‌وهُمْ ‌‍رَهَ‍‍ق‍‍اً
Wa 'Annahum Žannū Kamā Žanantum 'An Lan Yab`atha Allāhu 'Aĥadāan 072-007 Waxayna jinnigu u maleeyeen sidaad u malayseen inaan Eebe soo Bixinhaynin Ruuxna. وَ‌أَنَّ‍‍هُمْ ظَ‍‍نُّ‍‍و‌ا‌ كَمَا‌ ظَ‍‍نَ‍‌‍ن‍‍تُمْ ‌أَ‌نْ لَ‍‌‍نْ يَ‍‍بْ‍‍عَثَ ‌اللَّ‍‍هُ ‌أَحَد‌اً
Wa 'Annā Lamasnā As-Samā'a Fawajadnāhā Muli'at Ĥarasāan Shadīdāan Wa Shuhubāan 072-008 Waxaan Doonnay samada waxaana hellay iyadoo ka buuxda Ilaalin daran iyo danabyo. وَ‌أَنَّ‍‍ا‌ لَمَسْنَا‌ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءَ‌ فَوَجَ‍‍دْنَاهَا‌ مُلِئَتْ حَ‍رَسا‌‌ ً‌ شَدِيد‌ا‌ ً‌ ‌وَشُهُباً
Wa 'Annā Kunnā Naq`udu Minhā Maqā`ida Lilssam`i ۖ Faman Yastami`i Al-'Āna Yajid Lahu Shihābāan Raşadāan 072-009 Waxaana ahayn kuwo Fadhiista xageeda meelo si aan wax uga dhagaysanno Ruuxiise Dhagaysta hadda wuxuu heli danabyo darban «la kulmi». وَ‌أَنَّ‍‍ا‌ كُ‍‍نَّ‍‍ا‌ نَ‍‍قْ‍‍عُدُ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ مَ‍‍قَ‍‍اعِدَ‌ لِلسَّمْعِ ۖ فَمَ‍‌‍نْ يَسْتَمِعِ ‌الآنَ يَجِ‍‍دْ‌ لَ‍‍هُ شِهَابا‌ ً‌ ‌‍رَصَ‍‍د‌اً
Wa 'Annā Lā Nadrī 'Asharrun 'Urīda Biman Al-'Arđi 'Am 'Arāda Bihim Rabbuhum Rashadāan 072-010 Mana ogin inay tahay shar lala Doonay dadka Dhulka ku nool ama Eebohood la Doonay hanuun (iyo khayr). وَ‌أَنَّ‍‍ا‌ لاَ‌ نَ‍‍دْ‌رِي ‌أَشَرٌّ‌ ‌أُ‌ر‍ِ‍ي‍‍دَ‌ بِمَ‍‌‍نْ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌أَمْ ‌أَ‌رَ‍‌ا‌دَ‌ بِهِمْ ‌‍رَبُّهُمْ ‌‍رَشَد‌اً
Wa 'Annā Minnā Aş-Şāliĥūna Wa Minnā Dūna Dhālika ۖ Kunnā Ţarā'iqa Qidadāan 072-011 Waxaa naga mid ah kuwo suuban iyo kuwo kalebawaxaan nahay kooxa kala duwan. وَ‌أَنَّ‍‍ا‌ مِ‍‍نَّ‍‍ا‌ ‌ال‍‍صَّ‍‍الِح‍‍ُ‍ونَ ‌وَمِ‍‍نَّ‍‍ا‌ ‌د‍ُ‍‌ونَ ‌ذَلِكَ ۖ كُ‍‍نَّ‍‍ا‌ طَ‍‍ر‍َ‍‌ائِ‍‍قَ قِ‍‍دَ‌د‌اً
Wa 'Annā Žanannā 'An Lan Nu`jiza Allāha Fī Al-'Arđi Wa Lan Nu`jizahu Harabāan 072-012 Waxaanna Ognahay Inaannaan Eebe ku daalinkarin Dhulka Dhexdiisakuna Daalinhaynin Cararid. وَ‌أَنَّ‍‍ا‌ ظَ‍‍نَ‍‍نَّ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ لَ‍‌‍نْ نُعجِزَ‌ ‌اللَّ‍‍هَ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌وَلَ‍‌‍نْ نُعْجِزَهُ هَ‍رَباً
Wa 'Annā Lammā Sami`nā Al-Hudá 'Āmannā Bihi ۖ Faman Yu'umin Birabbihi Falā Yakhāfu Bakhsāan Wa Lā Rahaqāan 072-013 Markaan Maqallay hanuunkana waan RumaynayRuuxii rumeeya Eebihiisana kama yaabo Nusqaan iyo Dulmi Midna. وَ‌أَنَّ‍‍ا‌ لَ‍‍مَّ‍‍ا‌ سَمِعْنَا‌ ‌الْهُدَ‌ى‌ ‌آمَ‍‍نَّ‍‍ا‌ بِ‍‍هِ ۖ فَمَ‍‌‍نْ يُؤْمِ‍‌‍نْ بِ‍رَبِّ‍‍هِ فَلاَ‌ يَ‍‍خَ‍‍افُ بَ‍‍خْ‍‍سا‌ ً‌ ‌وَلاَ‌ ‌‍رَهَ‍‍ق‍‍اً
Wa 'Annā Minnā Al-Muslimūna Wa Minnā Al-Qāsiţūna ۖ Faman 'Aslama Fa'ūlā'ika Taĥarraw Rashadāan 072-014 Waxaa naga mida Muslimiin iyo Kuwo xadgudbayRuusiise islaama waa mid ku dadaalay hanuun. وَ‌أَنَّ‍‍ا‌ مِ‍‍نَّ‍‍ا‌ ‌الْمُسْلِم‍‍ُ‍ونَ ‌وَمِ‍‍نَّ‍‍ا‌ ‌الْ‍‍قَ‍‍اسِ‍‍طُ‍‍ونَ ۖ فَمَ‍‌‍نْ ‌أَسْلَمَ فَأ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ تَحَ‍رَّ‌وْ‌ا‌ ‌‍رَشَد‌اً
Wa 'Ammā Al-Qāsiţūna Fakānū Lijahannama Ĥaţabāan 072-015 Kuwiise xadgudbay waxay ahaan Qoryaha Jahannamo. وَ‌أَمَّ‍‍ا‌ ‌الْ‍‍قَ‍‍اسِ‍‍طُ‍‍ونَ فَكَانُو‌ا‌ لِجَهَ‍‍نَّ‍‍مَ حَ‍‍طَ‍‍باً
Wa 'Allawi Astaqāmū `Alá Aţ-Ţarīqati L'asqaynāhum Mā'an Ghadaqāan 072-016 Hadday ku toosaan Dadku jidka (wanaagsan) waxaaan ka waraabinlahayn biyo badan. وَ‌أَلَّوِ‌ ‌اسْتَ‍‍قَ‍‍امُو‌ا‌ عَلَى‌ ‌ال‍‍طَّ‍‍رِي‍‍قَ‍‍ةِ لأَسْ‍‍قَ‍‍يْنَاهُمْ م‍‍َ‍ا‌ءً‌ غَ‍‍دَ‍ق‍‍اً
Linaftinahum Fīhi ۚ Wa Man Yu`riđ `An Dhikri Rabbihi Yasluk/hu `Adhābāan Şa`adāan 072-017 Imtixaan DartiisRuuxii ka Jeedsada Xusidda Eebihiis wuxuu galin cadaab daran. لِنَفْتِنَهُمْ ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ ۚ ‌وَمَ‍‌‍نْ يُعْ‍‍رِ‍‍ضْ عَ‍‌‍نْ ‌ذِكْ‍‍ر‍ِ‍‌ ‌‍رَبِّ‍‍هِ يَسْلُكْهُ عَذَ‌ابا‌‌ ًصَ‍‍عَد‌اً
Wa 'Anna Al-Masājida Lillāh Falā Tad`ū Ma`a Allāhi 'Aĥadāan 072-018 Masaajidda Eebaa iska leh ee ha kula baryina «caabudina» Eeb Cid kale. وَ‌أَنَّ ‌الْمَسَاجِدَ‌ لِلَّهِ فَلاَ‌ تَ‍‍دْعُو‌ا‌ مَعَ ‌اللَّ‍‍هِ ‌أَحَد‌اً
Wa 'Annahu Lammā Qāma `Abdu Allāhi Yad`ūhu Kādū Yakūnūna `Alayhi Libadāan 072-019 Markuu istaagay Addoonkii Eebe (Nabigu) isagoo Caabudi Eebe waxay Jinnigu u dhawaadeen inay korkiisa is dulfuulan. وَ‌أَنَّ‍‍هُ لَ‍‍مَّ‍‍ا‌ قَ‍‍امَ عَ‍‍بْ‍‍دُ‌ ‌اللَّ‍‍هِ يَ‍‍دْع‍‍ُ‍وهُ كَا‌دُ‌و‌ا‌ يَكُون‍‍ُ‍ونَ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ لِبَد‌اً
Qul 'Innamā 'AdRabbī Wa Lā 'Ushriku Bihi~ 'Aĥadāan 072-020 Waxaad Dhahdaa Nabiyow waxaan uun Caabudi Eebahay lana wadaajinmahayo cidna. قُ‍‍لْ ‌إِنَّ‍‍مَ‍‍ا‌ ‌أَ‌دْعُو‌ ‌‍رَبِّي ‌وَلاَ‌ ‌أُشْ‍‍رِكُ بِهِ~‍ِ ‌أَحَد‌اً
Qul 'Innī Lā 'Amliku Lakum Đaran Wa Lā Rashadāan 072-021 Waxaad dhahdaa idiin ma hanto shar iyo khayr midna. قُ‍‍لْ ‌إِنِّ‍‍ي لاَ‌ ‌أَمْلِكُ لَكُمْ ضَ‍‍رّ‌ا‌ ً‌ ‌وَلاَ‌ ‌‍رَشَد‌اً
Qul 'Innī Lan Yujīranī Mina Allāhi 'Aĥadun Wa Lan 'Ajida Min Dūnihi Multaĥadāan 072-022 Waxaad Dhahdaa cidna igama korinayso Eebemana helayo isaga ka sakow Magangalyo. قُ‍‍لْ ‌إِنِّ‍‍ي لَ‍‌‍نْ يُجِي‍رَنِي مِنَ ‌اللَّ‍‍هِ ‌أَحَد‌ٌ‌ ‌وَلَ‍‌‍نْ ‌أَجِدَ‌ مِ‍‌‍نْ ‌دُ‌ونِ‍‍هِ مُلْتَحَد‌اً
'Illā Balāghāan Mina Allāhi Wa Risālātihi ۚ Wa Man Ya`şi Allāha Wa Rasūlahu Fa'inna Lahu Nāra Jahannama Khālidīna Fīhā 'Abadāan 072-023 Hase yeeshee waxaan hantaa Gaadhsiinta xaqa Eebe iyo FarriimihiisaRuuxiise Eebe Caasiya iyo Rasuulkiisa waxaa u sugnaaday Naarta Jahannama isagoo ku waari Dhexdeeda. إِلاَّ‌ بَلاَ‍‍غ‍‍ا‌ ً‌ مِنَ ‌اللَّ‍‍هِ ‌وَ‌رِسَالاَتِ‍‍هِ ۚ ‌وَمَ‍‌‍نْ يَعْ‍‍صِ ‌اللَّ‍‍هَ ‌وَ‌‍رَسُولَ‍‍هُ فَإِنَّ لَ‍‍هُ ن‍‍َ‍ا‌‍رَ‌ جَهَ‍‍نَّ‍‍مَ خَ‍‍الِد‍ِ‍ي‍‍نَ فِيهَ‍‍ا‌ ‌أَبَد‌اً
Ĥattá 'Idhā Ra'aw Mā Yū`adūna Fasaya`lamūna Man 'Ađ`afu Nāşirāan Wa 'Aqallu `Adadāan 072-024 Markay Gaaladu Arkaan waxa loo yaboohi waxay ogaan cidda Gargaarihiisu tabaryaryahay tirana yaryahay. حَتَّ‍‍ى‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌‍رَ‌أَ‌وْ‌ا‌ مَا‌ يُوعَد‍ُ‍‌ونَ فَسَيَعْلَم‍‍ُ‍ونَ مَ‍‌‍نْ ‌أَ‍ضْ‍‍عَفُ نَاصِ‍‍ر‌ا‌ ً‌ ‌وَ‌أَ‍قَ‍‍لُّ عَدَ‌د‌اً
Qul 'In 'Adrī 'Aqarībun Mā Tū`adūna 'Am Yaj`alu Lahu Rabbī 'Amadāan 072-025 Waxaad Dhahdaa ma ogi inuu Dhawyahay waxa la idiinku Gooddin ama Eebahay waqti u yeeli. قُ‍‍لْ ‌إِ‌نْ ‌أَ‌دْ‌رِي ‌أَ‍قَ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍بٌ‌ مَا‌ تُوعَد‍ُ‍‌ونَ ‌أَمْ يَ‍‍جْ‍‍عَلُ لَ‍‍هُ ‌‍رَبِّ‍‍ي‍ ‌أَمَد‌اً
`Ālimu Al-Ghaybi Falā Yužhiru `Alá Ghaybihi~ 'Aĥadāan 072-026 Eebaa og waxa Maqanumana muujiyo waxaa maqan Ruuxna. عَالِمُ ‌الْ‍‍غَ‍‍يْ‍‍بِ فَلاَ‌ يُ‍‍ظْ‍‍هِ‍‍ر‍ُ‍‌ عَلَى‌ غَ‍‍يْبِهِ~‍ِ ‌أَحَد‌اً
'Illā Mani Artađá Min Rasūlin Fa'innahu Yasluku Min Bayni Yadayhi Wa Min Khalfihi Raşadāan 072-027 Marka laga Reebo ciduu ka raalli Noqday oo RasuulahIsagoo hor iyo gadaalba ka ilaalin. إِلاَّ‌ مَنِ ‌ا‌رْتَ‍‍ضَ‍‍ى‌ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَس‍‍ُ‍ول‌‍ٍ‌ فَإِنَّ‍‍هُ يَسْلُكُ مِ‍‌‍نْ بَ‍‍يْ‍‍نِ يَدَيْ‍‍هِ ‌وَمِ‍‌‍نْ خَ‍‍لْفِ‍‍هِ ‌‍رَصَ‍‍د‌اً
Liya`lama 'An Qad 'Ablaghū Risālāti Rabbihim Wa 'Aĥāţa Bimā Ladayhim Wa 'Aĥşá Kulla Shay'in `Adadāan 072-028 Si Eebe u muujiyo inay Gaadhsiiyeen Farriimihii EebohoodEebana waa koobay waxa Agtooda ah wayna u tirakoobanyihiin wax walba. لِيَعْلَمَ ‌أَ‌نْ قَ‍‍دْ‌ ‌أَبْ‍‍لَ‍‍غُ‍‍و‌ا‌رِسَالاَتِ ‌‍رَبِّهِمْ ‌وَ‌أَح‍‍َ‍اطَ بِمَا‌ لَدَيْهِمْ ‌وَ‌أَحْ‍‍صَ‍‍ى‌ كُلَّ شَ‍‍يْءٍ‌ عَدَ‌د‌اً
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah