Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter | Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ |
Nūn Wa ۚ Al-Qalami Wa Mā Yasţurūna
| 068-001 Eebe wuxuu ku dhaartay Qalinka iyo waxa Malaa'igtu qorayso (Camalka dadka).
|
نُون ۚ وَالْقَلَمِ وَمَا يَسْطُرُونَ |
Mā 'Anta Bini`mati Rabbika Bimajnūnin
| 068-002 Ee Nabiyow Nicmada Eebe darteed lama waallid.
|
مَا أَنْتَ بِنِعْمَةِ رَبِّكَ بِمَجْنُونٍ |
Wa 'Inna Laka La'ajrāan Ghayra Mamnūnin
| 068-003 Waxaana kuu sugnaaday Ajri aan go'ayn.
|
وَإِنَّ لَكَ لَأَجْراً غَيْرَ مَمْنُونٍ |
Wa 'Innaka La`alá Khuluqin `Ažīmin
| 068-004 Waxaana kuu sugnaaday dabeeco (fiican) oo weyn.
|
وَإِنَّكَ لَعَلى خُلُقٍ عَظِيمٍ |
Fasatubşiru Wa Yubşirūna
| 068-005 Waad arki doontaa nabiyow Gaaladuna way arki doonaan.
|
فَسَتُبْصِرُ وَيُبْصِرُونَ |
Bi'ayyyikumu Al-Maftūnu
| 068-006 kinna waalan (ama la caddibo).
|
بِأَيّيِكُمُ الْمَفْتُونُ |
'Inna Rabbaka Huwa 'A`lamu Biman Đalla `An Sabīlihi Wa Huwa 'A`lamu Bil-Muhtadīna
| 068-007 Eebe waa ogyahay Cidda ka dhunta Jidkiisawaana ogyahay Cidda hanuunsan.
|
إِنَّ رَبَّكَ هُوَ أَعْلَمُ بِمَنْ ضَلَّ عَنْ سَبِيلِهِ وَهُوَ أَعْلَمُ بِالْمُهْتَدِينَ |
Falā Tuţi`i Al-Mukadhdhibīna
| 068-008 Ee Nabiyow ha maqlin xaq beeniyayaasha (Warkooda).
|
فَلاَ تُطِعِ الْمُكَذِّبِينَ |
Waddū Law Tud/hinu Fayud/hinūna
| 068-009 Waxay jecel yihiin inaad u iilato iyana kuu soo iishaan.
|
وَدُّوا لَوْ تُدْهِنُ فَيُدْهِنُونَ |
Wa Lā Tuţi` Kulla Ĥallāfin Mahīnin
| 068-010 Ha maqlin dhaar badane dhammaantiis oo dullaysan.
|
وَلاَ تُطِعْ كُلَّ حَلاَّفٍ مَهِينٍ |
Hammāzin Mashshā'in Binamīmin
| 068-011 oo Xanlow ahisku diraa ah.
|
هَمَّازٍ مَشَّاءٍ بِنَمِيمٍ |
Mannā`in Lilkhayri Mu`tadin 'Athīmin
| 068-012 Khayrka iyo Xoolahana reebtagardarrow iyo dambiile ah.
|
مَنَّاعٍ لِلْخَيْرِ مُعْتَدٍ أَثِيمٍ |
`Utullin Ba`da Dhālika Zanīmin
| 068-013 Xumaantana ku madax agad isku dhejisna ah (xumaanlow ah).
|
عُتُلّ ٍ بَعْدَ ذَلِكَ زَنِيمٍ |
'An Kāna Dhā Mālin Wa Banīna
| 068-014 inuu Xoolo iyo Wiilal uu leeyahay darteed (yuu saas u falay).
|
أَنْ كَانَ ذَا مَالٍ وَبَنِينَ |
'Idhā Tutlá `Alayhi 'Āyātunā Qāla 'Asāţīru Al-'Awwalīna
| 068-015 Marka Quraankannaga lagu akhriyana wuxuu dhahaa waa dadkii hore warkoodii.
|
إِذَا تُتْلَى عَلَيْهِ آيَاتُنَا قَالَ أَسَاطِيرُ الأَوَّلِينَ |
Sanasimuhu `Alá Al-Khurţūmi
| 068-016 wuxuuse Eebe ka calaamayn Sanqaroorka.
|
سَنَسِمُهُ عَلَى الْخُرْطُومِ |
'Innā Balawnāhum Kamā Balawnā 'Aşĥāba Al-Jannati 'Idh 'Aqsamū Layaşrimunnahā Muşbiĥīna
| 068-017 Eebe wuu Imtixaanay Gaaladii (Reer Makaad) sidii loo imtixanay kuwii beerta markay ku dhaarten inay Aroortii goostaan.
|
إِنَّا بَلَوْنَاهُمْ كَمَا بَلَوْنَا أَصْحَابَ الْجَنَّةِ إِذْ أَقْسَمُوا لَيَصْرِمُنَّهَا مُصْبِحِينَ |
Wa Lā Yastathnūna
| 068-018 Iyagoon dhihin haddii Eebe idmo.
|
وَلاَ يَسْتَثْنُونَ |
Faţāfa `Alayhā Ţā'ifun Min Rabbika Wa Hum Nā'imūna
| 068-019 Waxaase Beertii xagaa Eebe uga yimid Amar iyagoo hurda.
|
فَطَافَ عَلَيْهَا طَائِفٌ مِنْ رَبِّكَ وَهُمْ نَائِمُونَ |
Fa'aşbaĥat Kālşşarīmi
| 068-020 Waxayna noqotay wax la shafay oo kale.
|
فَأَصْبَحَتْ كَالصَّرِيمِ |
Fatanādaw Muşbiĥīna
| 068-021 wayna isu dhawaaqeen Subaxdii.
|
فَتَنَادَوا مُصْبِحِينَ |
'Ani Aghdū `Alá Ĥarthikum 'In Kuntum Şārimīna
| 068-022 iyagoo leh kallaha oo beerta goosta.
|
أَنِ اغْدُوا عَلَى حَرْثِكُمْ إِنْ كُنتُمْ صَارِمِينَ |
Fānţalaqū Wa Hum Yatakhāfatūna
| 068-023 wayna tageen iyagoo Codka hoos u dhigi.
|
فَانطَلَقُوا وَهُمْ يَتَخَافَتُونَ |
'An Lā Yadkhulannahā Al-Yawma `Alaykum Miskīnun
| 068-024 inaan Beerta maanta Miskiin soo gelin.
|
أَنْ لاَ يَدْخُلَنَّهَا الْيَوْمَ عَلَيْكُمْ مِسْكِينٌ |
Waghadaw `Alá Ĥardin Qādirīna
| 068-025 Wayna kallaheen iyagoo diidan (in Miskiin u soo galo).
|
وَغَدَوْا عَلَى حَرْدٍ قَادِرِينَ |
Falammā Ra'awhā Qālū 'Innā Lađāllūna
| 068-026 Markay ay arkeen Beertii siday tahay yey isu dhaheen waan soo dhunnay.
|
فَلَمَّا رَأَوْهَا قَالُوا إِنَّا لَضَالُّونَ |
Bal Naĥnu Maĥrūmūna
| 068-027 haddana way isgarteen waxayna dhaheen ma ehee waa la ina hoojiyey.
|
بَلْ نَحْنُ مَحْرُومُونَ |
Qāla 'Awsaţuhum 'Alam 'Aqul Lakum Lawlā Tusabbiĥūna
| 068-028 Markaas kii u fiicnaa yiri: miyaana idin dhihin war Eebe weyneeya.
|
قَالَ أَوْسَطُهُمْ أَلَمْ أَقُلْ لَكُمْ لَوْلاَ تُسَبِّحُونَ |
Qālū Subĥāna Rabbinā 'Innā Kunnā Žālimīna
| 068-029 Markaasay dheheen Eebaa weynwaan xad gudubnay.
|
قَالُوا سُبْحَانَ رَبِّنَا إِنَّا كُنَّا ظَالِمِينَ |
Fa'aqbala Ba`đuhum `Alá Ba`đin Yatalāwamūna
| 068-030 Markaasaa qaarba qaar ku jeedsaday iyagoo is dagaali.
|
فَأَقْبَلَ بَعْضُهُمْ عَلَى بَعْضٍ يَتَلاَوَمُونَ |
Qālū Yā Waylanā 'Innā Kunnā Ţāghīna
| 068-031 Waxayna dheheen Magacaana ba'ye waan xad gudubnay.
|
قَالُوا يَا وَيْلَنَا إِنَّا كُنَّا طَاغِينَ |
`Asá Rabbunā 'An Yubdilanā Khayrāan Minhā 'Innā 'Ilá Rabbinā Rāghibūna
| 068-032 Eebe wuxuu u dhow yahay inuu noogu beddelo mid ka fiican isagaan Khayr ka rajaynaynaa eh.
|
عَسَى رَبُّنَا أَنْ يُبْدِلَنَا خَيْرا ً مِنْهَا إِنَّا إِلَى رَبِّنَا رَاغِبُونَ |
Kadhālika Al-`Adhābu ۖ Wa La`adhābu Al-'Ākhirati 'Akbaru ۚ Law Kānū Ya`lamūna
| 068-033 Caddibaaddu waa saas Caddibaadda Aakharaase ka weyn haddii ay wax ogyihiin.
|
كَذَلِكَ الْعَذَابُ ۖ وَلَعَذَابُ الآخِرَةِ أَكْبَرُ ۚ لَوْ كَانُوا يَعْلَمُونَ |
'Inna Lilmuttaqīna `Inda Rabbihim Jannāti An-Na`īmi
| 068-034 Kuwa Eebe ka dhowrsada waxay Eeba agtiisa ku leeyihiin «Jannada Naciimada».
|
إِنَّ لِلْمُتَّقِينَ عِنْدَ رَبِّهِمْ جَنَّاتِ النَّعِيمِ |
'Afanaj`alu Al-Muslimīna Kālmujrimīna
| 068-035 Ma Muslimiinta yaanu kala mid dhigaynaa Dambiilayaasha.
|
أَفَنَجْعَلُ الْمُسْلِمِينَ كَالْمُجْرِمِينَ |
Mā Lakum Kayfa Taĥkumūna
| 068-036 Seed u dhihi kartaan saas.
|
مَا لَكُمْ كَيْفَ تَحْكُمُونَ |
'Am Lakum Kitābun Fīhi Tadrusūna
| 068-037 Mise Gaalooy waxaa idiin sugnaaday Kitaab aad akhrisataan.
|
أَمْ لَكُمْ كِتَابٌ فِيهِ تَدْرُسُونَ |
'Inna Lakum Fīhi Lamā Takhayyarūna
| 068-038 oo Waxaad doontaanba aad ka helaysaan.
|
إِنَّ لَكُمْ فِيهِ لَمَا تَخَيَّرُونَ |
'Am Lakum 'Aymānun `Alaynā Bālighatun 'Ilá Yawmi Al-Qiyāmati ۙ 'Inna Lakum Lamā Taĥkumūna
| 068-039 Mise ballan adag yaad naga qaadeen tan iyo Maalinta Qiyaame oo waxaad rabtaaan aad xukumaysaan.
|
أَمْ لَكُمْ أَيْمَانٌ عَلَيْنَا بَالِغَةٌ إِلَى يَوْمِ الْقِيَامَةِ ۙ إِنَّ لَكُمْ لَمَا تَحْكُمُونَ |
Salhum 'Ayyuhum Bidhālika Za`īmun
| 068-040 Weydii (Nabiyow) Gaalada Cidda damiinka ugu ah Xaalkaas.
|
سَلْهُم أَيُّهُمْ بِذَلِكَ زَعِيمٌ |
'Am Lahum Shurakā'u Falya'tū Bishurakā'ihim 'In Kānū Şādiqīna
| 068-041 mise dad la wadaaga Arrintaas yey leeyihiinha keeneen kuwaas hadday run sheegi.
|
أَمْ لَهُمْ شُرَكَاءُ فَلْيَأْتُوا بِشُرَكَائِهِمْ إِنْ كَانُوا صَادِقِينَ |
Yawma Yukshafu `An Sāqin Wa Yud`awna 'Ilá As-Sujūdi Falā Yastaţī`ūna
| 068-042 Maalinta dhudhunka la faydi doono Gaaladana loogu yeedhi doono inay sujuudaan ma karayaan Sujuud.
|
يَوْمَ يُكْشَفُ عَنْ سَاقٍ وَيُدْعَوْنَ إِلَى السُّجُودِ فَلاَ يَسْتَطِيعُونَ |
Khāshi`atan 'Abşāruhum Tarhaquhum Dhillatun ۖ Wa Qad Kānū Yud`awna 'Ilá As-Sujūdi Wa Hum Sālimūna
| 068-043 Indhaha Gaaladu Maalintaas waa dullaysan tahay waxaana ku muuqda Walbahaar iyo qoomamowaxayna ahaayeen (Adduunka) kuwa loogu yeeray Sujuud iyagoo nabad qaba.
|
خَاشِعَةً أَبْصَارُهُمْ تَرْهَقُهُمْ ذِلَّةٌ ۖ وَقَدْ كَانُوا يُدْعَوْنَ إِلَى السُّجُودِ وَهُمْ سَالِمُونَ |
Fadharnī Wa Man Yukadhdhibu Bihadhā Al-Ĥadīthi ۖ Sanastadrijuhum Min Ĥaythu Lā Ya`lamūna
| 068-044 Isu kaana daa aniga iyo kuwa beeniyey Quraanka waana sasabi iyagoon ogeyn.
|
فَذَرْنِي وَمَنْ يُكَذِّبُ بِهَذَا الْحَدِيثِ ۖ سَنَسْتَدْرِجُهُمْ مِنْ حَيْثُ لاَ يَعْلَمُونَ |
Wa 'Umlī Lahum ۚ 'Inna Kaydī Matīnun
| 068-045 Waana sugi tan iyo muddoMaamulka Eebana waa xoog badan yahay.
|
وَأُمْلِي لَهُمْ ۚ إِنَّ كَيْدِي مَتِينٌ |
'Am Tas'aluhum 'Ajrāan Fahum Min Maghramin Muthqalūna
| 068-046 Nabiyow ma waxaad weydiisatay Gaalada Ujuuro oo markaas Cuslleeyey.
|
أَمْ تَسْأَلُهُمْ أَجْرا ً فَهُمْ مِنْ مَغْرَمٍ مُثْقَلُونَ |
'Am `Indahumu Al-Ghaybu Fahum Yaktubūna
| 068-047 Mise waxa maqan yaa aktooda yaal ooy wax ka qori.
|
أَمْ عِنْدَهُمُ الْغَيْبُ فَهُمْ يَكْتُبُونَ |
Fāşbir Liĥukmi Rabbika Wa Lā Takun Kaşāĥibi Al-Ĥūti 'Idh Nādá Wa Huwa Makžūmun
| 068-048 Ku samir Xukunka Eebe hana noqonin sidii Saaxiibkii Xuudka (Mallayga Yuunus) markuu naadiyey Eebihiis isaga oo walbahaarsan.
|
فَاصْبِرْ لِحُكْمِ رَبِّكَ وَلاَ تَكُنْ كَصَاحِبِ الْحُوتِ إِذْ نَادَى وَهُوَ مَكْظُومٌ |
Lawlā 'An Tadārakahu Ni`matun Min Rabbihi Lanubidha Bil-`Arā'i Wa Huwa Madhmūmun
| 068-049 Haddan naxariista Eebe haleelin waxaa lagu tuuri lahaa Cidlo (bannaan) isagoo la dagaalay.
|
لَوْلاَ أَنْ تَدَارَكَهُ نِعْمَةٌ مِنْ رَبِّهِ لَنُبِذَ بِالْعَرَاءِ وَهُوَ مَذْمُومٌ |
Fājtabāhu Rabbuhu Faja`alahu Mina Aş-Şāliĥīna
| 068-050 Waxaase doortay Eebihiis wuxuuna ka dhigay kuwa wanaagsan.
|
فَاجْتَبَاهُ رَبُّهُ فَجَعَلَهُ مِنَ الصَّالِحِينَ |
Wa 'In Yakādu Al-Ladhīna Kafarū Layuzliqūnaka Bi'abşārihim Lammā Sami`ū Adh-Dhikra Wa Yaqūlūna 'Innahu Lamajnūnun
| 068-051 Waxay u dhow yihiin kuwi gaaloobay inay daymada kugu lagdaan markay maqlaan Qur'aanka waxayna dhihi waa waalan yahay (Nabigu).
|
وَإِنْ يَكَادُ الَّذِينَ كَفَرُوا لَيُزْلِقُونَكَ بِأَبْصَارِهِمْ لَمَّا سَمِعُوا الذِّكْرَ وَيَقُولُونَ إِنَّهُ لَمَجْنُونٌ |
Wa Mā Huwa 'Illā Dhikrun Lil`ālamīna
| 068-052 Quraanka iyo Nabiguna waa uun waanada Caalamka.
|
وَمَا هُوَ إِلاَّ ذِكْرٌ لِلْعَالَمِينَ |
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter | Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ |