Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

63) Sūrat Al-Munāfiqūn

Printed format

63) سُورَة المُنَافِقُون

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
'Idhā Jā'aka Al-Munāfiqūna Qālū Nash/hadu 'Innaka Larasūlu Allāhi Wa ۗ Allāhu Ya`lamu 'Innaka Larasūluhu Wa Allāhu Yash/hadu 'Inna Al-Munāfiqīna Lakādhibūna 063-001 Markay kuu timaadaan (Nabiyow) munaafiqiintu waxay dhihi waxaan marag ka nahay inaad tahay Rasuul EebeIlaahayna waa ogyahay inaad tahayrasuulkiisii Eebana wuxuu marag ka yahay inay Munaafiqiintu beenaalayaal yihiin (xaqa niyada). إِ‌ذَ‌ا‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَكَ ‌الْمُنَافِ‍‍قُ‍‍ونَ قَ‍‍الُو‌ا‌ نَشْهَدُ‌ ‌إِنَّ‍‍كَ لَ‍رَس‍‍ُ‍ولُ ‌اللَّ‍‍هِ ۗ ‌وَ‌اللَّهُ يَعْلَمُ ‌إِنَّ‍‍كَ لَ‍رَسُولُ‍‍هُ ‌وَ‌اللَّهُ يَشْهَدُ‌ ‌إِنَّ ‌الْمُنَافِ‍‍قِ‍‍ي‍‍نَ لَكَا‌ذِبُونَ
Attakhadhū 'Aymānahum Junnatan Faşaddū `An Sabīli Allāhi ۚ 'Innahum Sā'a Mā Kānū Ya`malūna 063-002 Dhaartooda (beenta ah) yey ka dhigteen gaashaandadkane waxay ka iileen Jidkii Eebewaxay samayna aad buu u xunyahay. اتَّ‍‍خَ‍‍ذُ‌و‌ا‌ ‌أَيْمَانَهُمْ جُ‍‍نَّ‍‍ة‌ ً‌ فَ‍‍صَ‍‍دُّ‌و‌ا‌ عَ‍‌‍نْ سَب‍‍ِ‍ي‍‍لِ ‌اللَّ‍‍هِ ۚ ‌إِنَّ‍‍هُمْ س‍‍َ‍ا‌ءَ‌ مَا‌ كَانُو‌ا‌ يَعْمَلُونَ
Dhālika Bi'annahum 'Āmanū Thumma Kafarū Faţubi`a `Alá Qulūbihim Fahum Lā Yafqahūna 063-003 Saas waxaa ugu wacan inay (xaga muuqda) rumeeyeen haddana (hoosta) ka gaaloobeenQuluubtoodana waa la daabacay (la daboolay) wax xaq ahna ma kasayaan. ذَلِكَ بِأَنَّ‍‍هُمْ ‌آمَنُو‌ا‌ ثُ‍‍مَّ كَفَرُ‌و‌ا‌ فَ‍‍طُ‍‍بِعَ عَلَى‌ قُ‍‍لُوبِهِمْ فَهُمْ لاَ‌ يَفْ‍‍قَ‍‍هُونَ
Wa 'Idhā Ra'aytahum Tu`jibuka 'Ajsāmuhum ۖ Wa 'In Yaqūlū Tasma` Liqawlihim ۖ Ka'annahum Khushubun Musannadatun ۖ Yaĥsabūna Kulla Şayĥatin `Alayhim ۚ Humu Al-`Adūwu Fāĥdharhum ۚ Qātalahumu Allāhu ۖ 'Anná Yu'ufakūna 063-004 Haddaad aragto Munaafiqiinta waad la yaabi Jidhkoodamuuqoodahadday hadlaanna waad dhagaysan hadalkoodawaxaadse moodaa dogobyo la tiirtiiriyeyqayladii yeedhabana way ka cabsadaanwaa Col kuwaasiEebena ha lacnado ee xagee loo duufsan. وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌‍رَ‌أَيْتَهُمْ تُعْجِبُكَ ‌أَجْ‍‍سَامُهُمْ ۖ ‌وَ‌إِ‌نْ يَ‍‍قُ‍‍ولُو‌ا‌ تَسْمَعْ لِ‍‍قَ‍‍وْلِهِمْ ۖ كَأَنَّ‍‍هُمْ خُ‍‍شُبٌ‌ مُسَ‍‍نَّ‍‍دَةٌۖ يَحْسَب‍‍ُ‍ونَ كُلَّ صَ‍‍يْحَةٍ عَلَيْهِمْ ۚ هُمُ ‌الْعَدُ‌وُّ‌ فَاحْذَ‌رْهُمْ ۚ قَ‍‍اتَلَهُمُ ‌اللَّ‍‍هُ ۖ ‌أَنَّ‍‍ى‌ يُؤْفَكُونَ
Wa 'Idhā Qīla Lahum Ta`ālaw Yastaghfir Lakum Rasūlu Allāhi Lawwaw Ru'ūsahum Wa Ra'aytahum Yaşuddūna Wa Hum Mustakbirūna 063-005 Marka lagu dhaho Munaafiqiinta kaalaya ha idiin dambi dhaaf weydiiye Rasuulka Eebe waxay ruxaan Madaxa (diico darteed) waxaad aragtaa iyagoo jeedsan oo iskibrin. وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ قِ‍‍ي‍‍لَ لَهُمْ تَعَالَوْ‌ا‌ يَسْتَ‍‍غْ‍‍فِ‍‍رْ‌ لَكُمْ ‌‍رَس‍‍ُ‍ولُ ‌اللَّ‍‍هِ لَوَّ‌وْ‌ا‌ ‌رُ‌ء‍ُ‍‌وسَهُمْ ‌وَ‌‍رَ‌أَيْتَهُمْ يَ‍‍صُ‍‍دّ‍ُ‍‌ونَ ‌وَهُمْ مُسْتَكْبِرُ‌ونَ
Sawā'un `Alayhim 'Āstaghfarta Lahum 'Am Lam Tastaghfir Lahum Lan Yaghfira Allāhu Lahum ۚ 'Inna Allāha Lā Yahdī Al-Qawma Al-Fāsiqīna 063-006 Waa isku mid haddaad u dambi dhaaf weydiisid (Nabiyow) iyo haddii kalemarnaba Eebe u dambi dhaafi mahayomaxaa yeelay Eebe ma hanuuniyo dad Faasiqiin ah. سَو‍َ‍‌ا‌ءٌ‌ عَلَيْهِمْ ‌أ‍َ‍‌اسْتَ‍‍غْ‍‍فَرْتَ لَهُمْ ‌أَمْ لَمْ تَسْتَ‍‍غْ‍‍فِ‍‍رْ‌ لَهُمْ لَ‍‌‍نْ يَ‍‍غْ‍‍فِ‍‍ر‍َ‍‌ ‌اللَّ‍‍هُ لَهُمْ ۚ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ لاَ‌ يَهْدِي ‌الْ‍‍قَ‍‍وْمَ ‌الْفَاسِ‍‍قِ‍‍ينَ
Humu Al-Ladhīna Yaqūlūna Lā Tunfiqū `Alá Man `Inda Rasūli Allāhi Ĥattá Yanfađđū ۗ Wa Lillāh Khazā'inu As-Samāwāti Wa Al-'Arđi Wa Lakinna Al-Munāfiqīna Lā Yafqahūna 063-007 Waa kuwa dhihi (Munaafiqiintu) ha quudinina kuwa Rasuulka la jooga intay ka kala tagaanEebaa iska leh khasnadaha Samaawaatka iyo Dhulkahaseyeeshee Munaafiqiintu ma fahansana. هُمُ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يَ‍‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ لاَ‌ تُ‍‌‍نْ‍‍فِ‍‍قُ‍‍و‌ا‌ عَلَى‌ مَ‍‌‍نْ عِ‍‌‍نْ‍‍دَ‌ ‌‍رَس‍‍ُ‍ولِ ‌اللَّ‍‍هِ حَتَّى‌ يَ‍‌‍نْ‍‍فَ‍‍ضُّ‍‍و‌اۗ ‌وَلِلَّهِ خَ‍‍ز‍َ‍‌ائِنُ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌وَلَكِ‍‍نَّ ‌الْمُنَافِ‍‍قِ‍‍ي‍‍نَ لاَ‌ يَفْ‍‍قَ‍‍هُونَ
Yaqūlūna La'in Raja`nā 'Ilá Al-Madīnati Layukhrijanna Al-'A`azzu Minhā Al-'Adhalla ۚ Wa Lillāh Al-`Izzatu Wa Lirasūlihi Wa Lilmu'uminīna Wa Lakinna Al-Munāfiqīna Lā Ya`lamūna 063-008 Munaafiqiintu waa kuwa dhihi haddaan Madiino u noqonno waa in kuwa tabarta lihi ka bixiyaan Magaalada kuwa dullaysantabar iyo Sharaf Eebaa iska leh Rasuulkiisa iyo Mu'miniintahaseyeeshee Munaafiqiintu ma oga. يَ‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ لَئِ‍‌‍نْ ‌‍رَجَعْنَ‍‍ا‌ ‌إِلَى‌ ‌الْمَدِينَةِ لَيُ‍‍خْ‍‍رِجَ‍‍نَّ ‌الأَعَزُّ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ ‌الأَ‌ذَلَّ ۚ ‌وَلِلَّهِ ‌الْعِزَّةُ ‌وَلِ‍رَسُولِ‍‍هِ ‌وَلِلْمُؤْمِن‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌وَلَكِ‍‍نَّ ‌الْمُنَافِ‍‍قِ‍‍ي‍‍نَ لاَ‌ يَعْلَمُونَ
Yā 'Ayyuhā Al-Ladhīna 'Āmanū Lā Tulhikum 'Amwālukum Wa Lā 'Awlādukum `An Dhikri Allāhi ۚ Wa Man Yaf`al Dhālika Fa'ūlā'ika Humu Al-Khāsirūna 063-009 Kuwa xaqa rumeeyow yaanay idin ka shuqlinin Xoolihiinnu iyo Caruurtiinnu xuska Eebe (daacaddiisa) Ciddii saas fashaana waa mid khasaartay. ي‍‍َ‍ا‌أَيُّهَا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ لاَ‌ تُلْهِكُمْ ‌أَمْوَ‌الُكُمْ ‌وَلاَ‌ ‌أَ‌وْلاَ‌دُكُمْ عَ‍‌‍نْ ‌ذِكْ‍‍ر‍ِ‍‌ ‌اللَّ‍‍هِ ‌وَمَ‍‌‍نْ ۚ يَفْعَلْ ‌ذَلِكَ فَأ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ هُمُ ‌الْ‍‍خَ‍‍اسِرُ‌ونَ
Wa 'Anfiqū MinRazaqnākum Min Qabli 'An Ya'tiya 'Aĥadakumu Al-Mawtu Fayaqūla Rabbi Lawlā 'Akhkhartanī 'Ilá 'Ajalin Qarībin Fa'aşşaddaqa Wa 'Akun Mina Aş-Şāliĥīna 063-010 Bixiyana wax ka mid ah waxa Eebe idinku arsuqay geerida horteeda oo markaas uu yiraahdo (ruuxaan wax baxsan) Eebow maad muddo dhow dib ii dhigtid oon sadaqaysto kuwa suubanna aan ka mid noqdee. وَ‌أَ‌نْ‍‍فِ‍‍قُ‍‍و‌ا‌ مِ‍‌‍نْ مَا‌ ‌‍رَ‌زَ‍قْ‍‍نَاكُمْ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِ ‌أَ‌نْ يَأْتِيَ ‌أَحَدَكُمُ ‌الْمَ‍‍وْتُ فَيَ‍‍قُ‍‍ولَ ‌‍رَبِّ لَوْلاَ‌ ‌أَ‍خَّ‍‍رْتَنِ‍‍ي ‌إِلَ‍‍ى‌ ‌أَجَل‌‍ٍقَ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍ب‌‍ٍ‌ فَأَ‍صَّ‍‍دَّ‍‍قَ ‌وَ‌أَكُ‍‌‍نْ مِنَ ‌ال‍‍صَّ‍‍الِحِينَ
Wa Lan Yu'uakhkhira Allāhu Nafsāan 'Idhā Jā'a 'Ajaluhā Wa ۚ Allāhu Khabīrun Bimā Ta`malūna 063-011 Naf malageed galayna Eebe dib uma dhigoIlaahayna waa ogyahay waxaad Camal falaysaan. وَلَ‍‌‍نْ يُؤَ‍‍خِّ‍‍ر‍َ‍‌ ‌اللَّ‍‍هُ نَفْسا‌‌ ً‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌أَجَلُهَا‌ ۚ ‌وَ‌اللَّهُ خَ‍‍ب‍‍ِ‍ي‍‍ر‌ٌ‌ بِمَا‌ تَعْمَلُونَ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah