Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

38) Sūrat Şād

Printed format

38) سُورَة صَاد

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Şād Wa ۚ Al-Qur'āni Dhī Adh-Dhikri 038-001 Xarafka hore wuxuu kutusin mucjisada (Quraanka)Quraanka sharafta leh yaan kudhaaranay (waalaydin soo bixin). صَ‍‍ا‌دۚ ‌وَ‌الْ‍‍قُ‍‍رْ‌آنِ ‌ذِي ‌ال‍‍ذِّكْ‍‍رِ
Bali Al-Ladhīna Kafarū Fī `Izzatin Wa Shiqāqin 038-002 Kuwii gaaloobay waxay kusuganyihiin isla wayni iyo khilaaf (xaqdiido). بَلِ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ فِي عِزَّةٍ‌ ‌وَشِ‍‍قَ‍‍اقٍ
Kam 'Ahlaknā Min Qablihim Min Qarnin Fanādaw Walāta Ĥīna Manāşin 038-003 Imisaan halaagnay hortood qarni ay markaas dhawaaqeen waqti aan dhawaaq waxba tareynin. كَمْ ‌أَهْلَكْنَا‌ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِهِمْ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍رْن‌‍ٍ‌ فَنَا‌دَ‌وْ‌ا‌ ‌وَلاَتَ ح‍‍ِ‍ي‍‍نَ مَنَاصٍ
Wa `Ajibū 'An Jā'ahum Mundhirun Minhum ۖ Wa Qāla Al-Kāfirūna Hādhā Sāĥirun Kadhdhābun 038-004 Waxayna layaabeen gaaladii inuu uyimaado dige ka mid ah waxayna dhaheen gaaladii kani waa sixirroow beenaale ah. وَعَجِبُ‍‍و‌ا‌ ‌أَ‌نْ ج‍‍َ‍ا‌ءَهُمْ مُ‍‌‍نْ‍‍ذِ‌ر‌ٌ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ ۖ ‌وَ‍قَ‍‍الَ ‌الْكَافِر‍ُ‍‌ونَ هَذَ‌ا‌ سَاحِر‌‌ٌ‌ كَذَّ‌ابٌ
'Aja`ala Al-'Ālihata 'Ilahāan Wāĥidāan ۖ 'Inna Hādhā Lashay'un `Ujābun 038-005 Ma wuxuu ka dhigay ilaahyadii ilaah kaliyaarrintaasi waa wax lala yaabo. أَجَعَلَ ‌الآلِهَةَ ‌إِلَها‌ ً‌ ‌وَ‌احِد‌ا‌‌ ًۖ ‌إِنَّ هَذَ‌ا‌ لَشَ‍‍يْءٌ‌ عُجَابٌ
Wa Anţalaqa Al-Mala'u Minhum 'Ani Amshū Wa Aşbirū `Alá 'Ālihatikum ۖ 'Inna Hādhā Lashay'un Yurādu 038-006 Wuu kala tagay shirkii (madaxdii) kamidka ahaydwaxayna isu dhahen war socda oo ku samra (kusugnaada) Ilaahyaalkiinaarrintani waa wax laynala dooni. وَ‌ا‌ن‍‍طَ‍‍لَ‍‍قَ ‌الْمَلَأُ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ ‌أَنِ ‌امْشُو‌ا‌ ‌وَ‌اصْ‍‍بِرُ‌و‌ا‌ عَلَ‍‍ى‌ ‌آلِهَتِكُمْ ۖ ‌إِنَّ هَذَ‌ا‌ لَشَ‍‍يْء‌ٌ‌ يُ‍رَ‌ا‌دُ
Mā Sami`nā Bihadhā Fī Al-Millati Al-'Ākhirati 'In Hādhā 'Illā Akhtilāqun 038-007 Manaan kumaqlin tanoo kale diintii kale (Nasraaniyada) arintan Eebe kaliya waa wax la been abuurtay. مَا‌ سَمِعْنَا‌ بِهَذَ‌ا‌ فِي ‌الْمِلَّةِ ‌الآ‍‍خِ‍رَةِ ‌إِ‌نْ هَذَ‌ا‌ ‌إِلاَّ‌ ‌اخْ‍‍تِلاَ‍قٌ
'A'uunzila `Alayhi Adh-Dhikru Min Bayninā ۚ Bal HumShakkin Min Dhikrī ۖ Bal Lammā Yadhūqū `Adhābi 038-008 Ma quraankaa lagudajiyey isagoo na dhexjooga (anagaa ka mudan) waxayse kaga sugan yihiin Quraankayga shaki walina mayan dhahdhamin Cadaabkayga. أَ‌ؤُ‌ن‍‍زِلَ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ ‌ال‍‍ذِّكْرُ‌ مِ‍‌‍نْ بَيْنِنَا‌ ۚ بَلْ هُمْ فِي شَكٍّ‌ مِ‍‌‍نْ ‌ذِكْ‍‍رِي ۖ بَلْ لَ‍‍مَّ‍‍ا‌ يَذُ‌وقُ‍‍و‌ا‌ عَذَ‌ابِ
'Am `Indahum Khazā'inu Raĥmati Rabbika Al-`Azīzi Al-Wahhābi 038-009 Ma agtaadaa khasnadaha naxariista Eebehaaga adkaada ee bixinta badan (khayrka) yahay. أَمْ عِ‍‌‍نْ‍‍دَهُمْ خَ‍‍ز‍َ‍‌ائِنُ ‌‍رَحْمَةِ ‌‍رَبِّكَ ‌الْعَز‍ِ‍ي‍‍زِ‌ ‌الْوَهَّابِ
'Am Lahum Mulku As-Samāwāti Wa Al-'Arđi Wa Mā Baynahumā ۖ Falyartaqū Fī Al-'Asbābi 038-010 Mise waxaa u sugnaaday xukunka Samooyinka iyo dhulka iyo waxa u dhaxeeyaha uu koreen sallaanno xagga (samada). أَمْ لَهُمْ مُلْكُ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌وَمَا‌ بَيْنَهُمَا‌ ۖ فَلْيَرْتَ‍‍قُ‍‍و‌ا‌ فِي ‌الأَسْبَابِ
Jundun Mā Hunālika Mahzūmun Mina Al-'Aĥzābi 038-011 Junuuda (Colka) halkaas joogaana (Gaalada) waa xisbiyo la jabin (laga adkaan). جُ‍‌‍ن‍‍د‌ٌ‌ مَا‌ هُنَالِكَ مَهْز‍ُ‍‌ومٌ‌ مِنَ ‌الأَحْزَ‌ابِ
Kadhdhabat Qablahum Qawmu Nūĥin Wa `Ādun Wa Fir`awnu Dhū Al-'Awtādi 038-012 Waxaa beeniyey xaqan iyaga ka hor qoomkii (Nabi) Nuux iyo (reer) caad iyo Fircoonkii tiirarka lahaa. كَذَّبَتْ قَ‍‍بْ‍‍لَهُمْ قَ‍‍وْمُ ن‍‍ُ‍وحٍ‌ ‌وَع‍‍َ‍ا‌د‌ٌ‌ ‌وَفِ‍‍رْعَ‍‍وْنُ ‌ذُ‌و‌ ‌الأَ‌وْتَا‌دِ
Wa Thamūdu Wa Qawmu Lūţin Wa 'Aşĥābu Al-'Aykati ۚ 'Ūlā'ika Al-'Aĥzābu 038-013 Iyo Reer Thamuud iyo qoomkii (Nabi) Luudh iyo Asaxaabtii kaynta (Qoomkii) Nabi Shucaybkuwaas waa xisbiyadii (Xaqa beeniyey). وَثَم‍‍ُ‍و‌دُ‌ ‌وَ‍قَ‍‍وْمُ ل‍‍ُ‍و‍طٍ‌ ‌وَ‌أَ‍صْ‍‍ح‍‍َ‍ابُ ‌الأَيْكَةِ ۚ ‌أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ ‌الأَحْزَ‌ابُ
'In Kullun 'Illā Kadhdhaba Ar-Rusula Faĥaqqa `Iqābi 038-014 Midaan Rasuullada beenin majiromarkaasay ciqaabtaydii ku dhacday. إِ‌نْ كُلّ‌‍ٌ‌ ‌إِلاَّ‌ كَذَّبَ ‌ال‍‍رُّسُلَ فَحَ‍‍قَّ عِ‍‍قَ‍‍ابِ
Wa Mā Yanžuru Hā'uulā' 'Illā Şayĥatan Wāĥidatan Mā Lahā Min Fawāqin 038-015 Kuwaasuna (Gaaladii Makaad) ma sugayaan waxaan hal qaylo ahaynmana laha cilmi iyo sugid midna. وَمَا‌ يَ‍‌‍ن‍‍ظُ‍‍رُ‌ ه‍‍َ‍ا‌ؤُلاَ‌ء‌ ‌إِلاَّ‌ صَ‍‍يْحَة ً‌ ‌وَ‌احِدَة ً‌ مَا‌ لَهَا‌ مِ‍‌‍نْ فَوَ‌اقٍ
Wa Qālū Rabbanā `Ajjil Lanā Qiţţanā Qabla Yawmi Al-Ĥisābi 038-016 Waxayna dhaheen Gaaladii Eebow noo dadaji qaybtanada (Ciqaabtanada) Maalinta xisaabta ka hor(Qiyaamada). وَ‍قَ‍‍الُو‌ا‌ ‌‍رَبَّنَا‌ عَجِّلْ لَنَا‌ قِ‍‍طَّ‍‍نَا‌ قَ‍‍بْ‍‍لَ يَ‍‍وْمِ ‌الْحِسَابِ
Aşbir `Alá Mā Yaqūlūna Wa Adhkur `Abdanā Dāwūda Dhā Al-'Aydi ۖ 'Innahu~ 'Awwābun 038-017 Ku samir (u adkayso) waxay sheegi xusuusana addoonkaygii Daa'uud ahaa ee xoogga lahaawuxuuna ahaa noqosho (Toobad keen) badane. اصْ‍‍بِ‍‍رْ‌ عَلَى‌ مَا‌ يَ‍‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ ‌وَ‌ا‌ذْكُرْ‌ عَ‍‍بْ‍‍دَنَا‌ ‌دَ‌ا‌و‍ُ‍‌و‌دَ‌ ‌ذَ‌ا‌ ‌الأَيْ‍‍دِ‌ ۖ ‌إِنَّ‍‍هُ ‌أَ‌وَّ‌ابٌ
'Innā Sakhkharnā Al-Jibāla Ma`ahu Yusabbiĥna Bil-`Ashīyi Wa Al-'Ishrāqi 038-018 Annagaa u sakhirray (u fudaynay) Buurahawayna la tasbiixsadaan Galab iyo Subaxba. إِنَّ‍‍ا‌ سَ‍‍خَّ‍‍رْنَا‌ ‌الْجِب‍‍َ‍الَ مَعَ‍‍هُ يُسَبِّحْنَ بِ‍الْعَشِيِّ ‌وَ‌الإِشْ‍رَ‌اقِ
Wa Aţ-Ţayra Maĥshūratan ۖ Kullun Lahu~ 'Awwābun 038-019 Shimbirahana waa loo kulmiyeydhammaantoodna waxay u noqdaan (Adeecaan) Eebe. وَ‌ال‍‍طَّ‍‍يْ‍رَ‌ مَحْشُو‌‍رَة‌ ًۖ كُلّ ٌ‌ لَهُ ‌أَ‌وَّ‌ابٌ
Wa Shadadnā Mulkahu Wa 'Ātaynāhu Al-Ĥikmata Wa Faşla Al-Khiţābi 038-020 Waana adkaynay xukunkiisa (Daa'uud) waxaana siiney xigmad (Nabinimo) iyo fahmo iyo hadal cadday (iyo garsoorid). وَشَدَ‌دْنَا‌ مُلْكَ‍‍هُ ‌وَ‌آتَيْن‍‍َ‍اهُ ‌الْحِكْمَةَ ‌وَفَ‍‍صْ‍‍لَ ‌الْ‍‍خِ‍‍طَ‍‍ابِ
Wa Hal 'Atāka Naba'u Al-Khaşmi 'Idh Tasawwarū Al-Miĥrāba 038-021 Ma ku soo gaadhay warkii kuwii doodayeymarkey Mixraabka ugu soo dheceen. وَهَلْ ‌أَت‍‍َ‍اكَ نَبَأُ‌ ‌الْ‍‍خَ‍‍صْ‍‍مِ ‌إِ‌ذْ‌ تَسَوَّ‌رُ‌و‌ا‌الْمِحْ‍رَ‌ابَ
'Idh Dakhalū `Alá Dāwūda Fafazi`a Minhum ۖ Qālū Lā Takhaf ۖ Khaşmāni Baghá Ba`đunā `Alá Ba`đin Fāĥkum Baynanā Bil-Ĥaqqi Wa Lā Tushţiţ Wa Ahdinā 'Ilá Sawā'i Aş-Şirāţi 038-022 una soo galeen Daa'uud markaas uu ka argagaxayayna ku dhaheen ha cabsanwaxaan nahay doodayaal qaarkanno qaarkakale dulmiyeyee si ah noo kala xukunhana joowrfalinnaguna hanuuni jidka toosan (xaqa). إِ‌ذْ‌ ‌دَ‍خَ‍‍لُو‌ا‌ عَلَى‌ ‌دَ‌ا‌و‍ُ‍‌و‌دَ‌ فَفَزِعَ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ ۖ قَ‍‍الُو‌ا‌ لاَ‌ تَ‍‍خَ‍‍فْ ۖ خَ‍‍صْ‍‍م‍‍َ‍انِ بَ‍‍غَ‍‍ى‌ بَعْ‍‍ضُ‍‍نَا‌ عَلَى‌ بَعْ‍‍ضٍ‌ فَاحْكُمْ بَيْنَنَا‌ بِ‍الْحَ‍‍قِّ ‌وَلاَ‌ تُشْ‍‍طِ‍‍ط‍ْ ‌وَ‌اهْدِنَ‍‍ا‌ ‌إِلَى‌ سَو‍َ‍‌ا‌ءِ‌ ‌ال‍‍صِّ‍رَ‌اطِ
'Inna Hādhā 'Akhī Lahu Tis`un Wa Tis`ūna Na`jatan Wa Liya Na`jatun Wāĥidatun Faqāla 'Akfilnīhā Wa `Azzanī Fī Al-Khiţābi 038-023 (Waxayna dheheen) kani waa walaalkay wuxuuna leeyahay sagaal iyo sagaashan Ido ahanna waxaan leeyahay mid kaliyawuxuuna sheegtay inaan siiyo hadalkiina wuu igaga adkaaday. إِنَّ هَذَ‌ا‌ ‌أَ‍خِ‍‍ي لَ‍‍هُ تِسْعٌ‌ ‌وَتِسْع‍‍ُ‍ونَ نَعْجَة ً‌ ‌وَلِيَ نَعْجَةٌ‌ ‌وَ‌احِدَة‌‍ٌ‌ فَ‍‍قَ‍‍الَ ‌أَكْفِلْنِيهَا‌ ‌وَعَزَّنِي فِي ‌الْ‍‍خِ‍‍طَ‍‍ابِ
Qāla Laqad Žalamaka Bisu'uāli Na`jatika 'Ilá Ni`ājihi ۖ Wa 'Inna Kathīrāan Mina Al-Khulaţā'i Layabghī Ba`đuhum `Alá Ba`đin 'Illā Al-Ladhīna 'Āmanū Wa `Amilū Aş-Şāliĥāti Wa Qalīlun Mā Hum ۗ Wa Žanna Dāwūdu 'Annamā Fatannāhu Fāstaghfara Rabbahu Wa Kharra ki`āan Wa 'Anāba 038-024 Wuxuuna yidhi «Daa'uud» wuu kugu dulmiyey warsashada Laxdaada (inuu ku biiriyo) Idihiisain badan oo ka mid ah kuwa wax isku darsadana qaarkood waxay ku xadgudbaan (dulmiyaan) qaarka kalemarka laga reebo kuwa xaqa rumeeyey ee camalka wanaagsan falaywayna yaryihiin kuwaasiDaa'uudna wuxuu umaleeyey inaan ibtileynay wuyxuuna ka dambidhaaf dalbay Eebihiisrukuuc (sujuudbuuna) la dhacay wuuna noday. قَ‍‍الَ لَ‍‍قَ‍‍دْ‌ ظَ‍‍لَمَكَ بِسُؤ‍َ‍‌الِ نَعْجَتِكَ ‌إِلَى‌ نِعَاجِ‍‍هِ ۖ ‌وَ‌إِنَّ كَثِي‍‍ر‌ا‌ ً‌ مِنَ ‌الْ‍‍خُ‍‍لَ‍‍طَ‍‍ا‌ءِ‌ لَيَ‍‍بْ‍‍‍‍غِ‍‍ي بَعْ‍‍ضُ‍‍هُمْ عَلَى‌ بَعْ‍‍ضٍ‌ ‌إِلاَّ‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ ‌وَعَمِلُو‌ا‌ال‍‍صَّ‍‍الِح‍‍َ‍اتِ ‌وَ‍قَ‍‍ل‍‍ِ‍ي‍‍لٌ‌ مَا‌ هُمْ ۗ ‌وَ‍ظَ‍‍نَّ ‌دَ‌ا‌و‍ُ‍‌و‌دُ‌ ‌أَنَّ‍‍مَا‌ فَتَ‍‍نّ‍‍َ‍اهُ فَاسْتَ‍‍غْ‍‍فَ‍رَ‌ ‌‍رَبَّ‍‍هُ ‌وَ‍خَ‍رَّ‌ ‌‍رَ‌اكِعا‌ ً‌ ‌وَ‌أَنَابَ
Faghafarnā Lahu Dhālika ۖ Wa 'Inna Lahu `Indanā Lazulfá Wa Ĥusna Ma'ābin 038-025 Markaasaan u dambi dhaafnayagtanada wuxuu ku leeyahay dhawaansho iyo noqosho fiican (darajo sare). فَ‍‍غَ‍‍فَرْنَا‌ لَ‍‍هُ ‌ذَلِكَ ۖ ‌وَ‌إِنَّ لَ‍‍هُ عِ‍‌‍نْ‍‍دَنَا‌ لَزُلْفَى‌ ‌وَحُسْنَ مَآبٍ
Yā Dāwūdu 'Innā Ja`alnāka Khalīfatan Al-'Arđi Fāĥkum Bayna An-Nāsi Bil-Ĥaqqi Wa Lā Tattabi`i Al-Hawá Fayuđillaka `An Sabīli Allāhi ۚ 'Inna Al-Ladhīna Yađillūna `An Sabīli Allāhi Lahum `Adhābun Shadīdun Bimā Nasū Yawma Al-Ĥisābi 038-026 (Eebe wuxuu yidhi): Daa'uudow annagaa kaa yeeley khaliifka dhulka ee dadka kukala xikun xaqa hana raacin hawada (xun) oo kolkaas uu kaa dhumiyo jidka Eebe kuwa ka dhuma jidka Eebe waxaa u sugnaaday cadaabdaran halmaankoodii Maalinta xisaabta (Qiyaamada) darteed. يَا‌دَ‌ا‌و‍ُ‍‌و‌دُ‌ ‌إِنَّ‍‍ا‌ جَعَلْن‍‍َ‍اكَ خَ‍‍لِيفَة‌ ً‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ فَاحْكُمْ بَ‍‍يْ‍‍نَ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسِ بِ‍الْحَ‍‍قِّ ‌وَلاَ‌ تَتَّبِعِ ‌الْهَوَ‌ى‌ فَيُ‍‍ضِ‍‍لَّكَ عَ‍‌‍نْ سَب‍‍ِ‍ي‍‍لِ ‌اللَّ‍‍هِ ‌إِنَّ ۚ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يَ‍‍ضِ‍‍لّ‍‍ُ‍ونَ عَ‍‌‍نْ سَب‍‍ِ‍ي‍‍لِ ‌اللَّ‍‍هِ لَهُمْ عَذ‍َ‍‌اب‌‍ٌ‌ شَد‍ِ‍ي‍‍د‌ٌ‌ بِمَا‌ نَسُو‌ا‌ يَ‍‍وْمَ ‌الْحِسَابِ
Wa Mā Khalaq As-Samā'a Wa Al-'Arđa Wa Mā Baynahumā Bāţilāan ۚ Dhālika Žannu Al-Ladhīna Kafarū ۚ Fawaylun Lilladhīna Kafarū Mina An-Nāri 038-027 Maanaan u abuurin Samada iyo Dhulka iyo waxa u dhaxeeya dana laan (Ciyaar). taasina waa siday maleeyeen kuwii Gaaloobay halaaguna wuxuu ugu sugnaaday kuwii Gaaloobey Naar. وَمَا‌ خَ‍‍لَ‍‍قْ‍‍نَا‌ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضَ ‌وَمَا‌ بَيْنَهُمَا‌ بَاطِ‍‍لا‌‌ ًۚ ‌ذَلِكَ ظَ‍‍نُّ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌اۚ فَوَيْ‍‍ل ٌ‌ لِلَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ مِنَ ‌ال‍‍نَّ‍‍ا‌رِ
'Am Naj`alu Al-Ladhīna 'Āmanū Wa `Amilū Aş-Şāliĥāti Kālmufsidīna Fī Al-'Arđi 'Am Naj`alu Al-Muttaqīna Kālfujjāri 038-028 Miyaan ka yeeleynaa kuwii xaqa rumeeyey oo camal fiican falay sida kuwa hallayn dhulkamise waxaan kala mid dhigaynaa kuwa dhowrsada kuwa xun oo kale (Gaalada). أَمْ نَ‍‍جْ‍‍عَلُ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ ‌وَعَمِلُو‌ا‌ال‍‍صَّ‍‍الِح‍‍َ‍اتِ كَالْمُفْسِد‍ِ‍ي‍‍نَ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌أَمْ نَ‍‍جْ‍‍عَلُ ‌الْمُتَّ‍‍قِ‍‍ي‍‍نَ كَالْفُجَّا‌رِ
Kitābun 'Anzalnāhu 'Ilayka Mubārakun Liyaddabbarū 'Āyātihi Wa Liyatadhakkara 'Ūlū Al-'Albābi 038-029 (Quraanku) waa kitaab aan kugu soo dajinay oo barakeysansi ay u fiiriyaan dadku aayaadkiisa iyo inay waantoobaan kuwa caqliga leh كِت‍‍َ‍ابٌ ‌أَ‌ن‍‍زَلْن‍‍َ‍اهُ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍كَ مُبَا‌‍رَك ٌ‌ لِيَدَّبَّرُ‌و‌ا‌ ‌آيَاتِ‍‍هِ ‌وَلِيَتَذَكَّ‍رَ‌ ‌أ‍ُ‍‌وْلُو‌ا‌الأَلْبَابِ
Wa Wahabnā Lidāwūda Sulaymāna ۚ Ni`ma Al-`Abdu ۖ 'Innahu~ 'Awwābun 038-030 Waxaan siinnay Nabi Daa'uud (wiikiisii) Suleymaan ahaaa wuxuuna ahaa adeec (Eebe) oo fiican toobad keen badan. وَ‌وَهَ‍‍بْ‍‍نَا‌ لِدَ‌ا‌و‍ُ‍‌و‌دَ‌ سُلَيْم‍‍َ‍انَ ۚ نِعْمَ ‌الْعَ‍‍بْ‍‍دُ‌ ۖ ‌إِنَّ‍‍هُ ‌أَ‌وَّ‌ابٌ
'Idh `Uriđa `Alayhi Bil-`Ashīyi Aş-Şāfinātu Al-Jiyādu 038-031 Xusuuso marka loo bandhigay Casarkii Fardo oradbadan oo fiiefiican. إِ‌ذْ‌ عُ‍‍رِ‍‍ضَ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ بِ‍الْعَشِيِّ ‌ال‍‍صَّ‍‍افِن‍‍َ‍اتُ ‌الْجِيَا‌دُ
Faqāla 'Innī 'Aĥbabtu Ĥubba Al-Khayri `An Dhikri Rabbī Ĥattá Tawārat Bil-Ĥijābi 038-032 Oo markaas uu yidhi ma waxaan ka jeclaan xusidda Eebe xoolointa Qorraxdu ka dhacdo. فَ‍قَ‍‍الَ ‌إِنِّ‍‍ي ‌أَحْبَ‍‍بْ‍‍تُ حُبَّ ‌الْ‍‍خَ‍‍يْ‍‍ر‍ِ‍‌ عَ‍‌‍نْ ‌ذِكْ‍‍ر‍ِ‍‌ ‌‍رَبِّي حَتَّى‌ تَوَ‌ا‌‍رَتْ بِ‍الْحِجَابِ
Ruddūhā `Alayya ۖ Faţafiqa Masĥāan Bis-Sūqi Wa Al-'A`nāqi 038-033 ii soo celiya wuxuuna bilaabay inuu ka taabto Dhudhumade iyo Luqunta (uu gawraco sadaqo darteed). رُ‌دُّ‌وهَا‌ عَلَيَّ ۖ فَ‍‍طَ‍‍فِ‍‍قَ مَسْحا‌ ً‌ بِ‍ال‍‍سّ‍‍ُ‍و‍قِ ‌وَ‌الأَعْنَاقِ
Wa Laqad Fatannā Sulaymāna Wa 'Alqaynā `Alá Kursīyihi Jasadāan Thumma 'Anāba 038-034 Dhabahaan yaan u fidmeynay (imtixaanay) Nabi Suleymaanwaxaana ku tuuray kursigiisii jasad markaasuu toobad keeney. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ فَتَ‍‍نَّ‍‍ا‌ سُلَيْم‍‍َ‍انَ ‌وَ‌أَلْ‍‍قَ‍‍يْنَا‌ عَلَى‌ كُرْسِيِّ‍‍هِ جَسَد‌ا‌‌ ً‌ ثُ‍‍مَّ ‌أَنَابَ
Qāla Rabbi Aghfir Lī Wa Hab Lī Mulkāan Lā Yanbaghī Li'ĥadin Min Ba`dī ۖ 'Innaka 'Anta Al-Wahhābu 038-035 Wuxuuna yidhi Eebow ii dambi dhaaf ina sii xukun aan ku habooneyn cid igadambeeysa adaa bixin badane ahe. قَ‍‍الَ ‌‍رَبِّ ‌اغْ‍‍فِ‍‍رْ‌ لِي ‌وَهَ‍‍بْ لِي مُلْكا‌ ً‌ لاَ‌ يَ‍‌‍نْ‍‍بَ‍‍غِ‍‍ي لِأحَد‌ٍ‌ مِ‍‌‍نْ بَعْدِي ۖ ‌إِنَّ‍‍كَ ‌أَ‌نْ‍‍تَ ‌الْوَهَّابُ
Fasakhkharnā Lahu Ar-Rīĥa Tajrī Bi'amrihi Rukhā'an Ĥaythu 'Aşāba 038-036 Waxaana u sakhirrey daheysha iyadoo ku socota amarkiisa iyadoo jilicsan meeshuu doono. فَسَ‍خَّ‍‍رْنَا‌ لَهُ ‌ال‍‍رّ‍ِ‍ي‍‍حَ تَ‍‍جْ‍‍رِي بِأَمْ‍‍رِهِ ‌رُ‍خَ‍‍ا‌ءً‌ حَ‍‍يْ‍‍ثُ ‌أَ‍صَ‍‍ابَ
Wa Ash-Shayāţīna Kulla Bannā'in Wa Ghawwāşin 038-037 Shayaadiinta (Waxaan usakhirey) mid wax dhisid iyo mid dhunbasho badanba. وَ‌الشَّيَاطِ‍‍ي‍‍نَ كُلَّ بَ‍‍نّ‍‍َ‍ا‌ء‌ٍ‌ ‌وَ‍‍غَ‍‍وَّ‌اصٍ
Wa 'Ākharīna Muqarranīna Fī Al-'Aşfādi 038-038 Iyo kuwo kale oo ku xidhxidhan silsilado. وَ‌آ‍‍خَ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍نَ مُ‍‍قَ‍رَّن‍‍ِ‍ي‍‍نَ فِي ‌الأَ‍صْ‍‍فَا‌دِ
dhā `Aţā'uunā Fāmnun 'Aw 'Amsik Bighayri Ĥisābin 038-039 (Waxaan ku nidhi) tan waa siismada ee bixi ama hayso xisaab la'aan. هَذَ‌ا‌ عَ‍‍طَ‍‍ا‌ؤُنَا‌ فَامْنُ‍‌‍نْ ‌أَ‌وْ‌ ‌أَمْسِكْ بِ‍‍غَ‍‍يْ‍‍ر‍ِ‍‌ حِسَابٍ
Wa 'Inna Lahu `Indanā Lazulfá Wa Ĥusna Ma'ābin 038-040 Wuxuuna ku leeyahay agtanada dhawaansho iyo noqosho fiican. وَ‌إِنَّ لَ‍‍هُ عِ‍‌‍نْ‍‍دَنَا‌ لَزُلْفَى‌ ‌وَحُسْنَ مَآبٍ
Wa Adhkur `Abdanā 'Ayyūba 'Idh Nādá Rabbahu~ 'Annī Massanī Ash-Shayţānu Binuşbin Wa `Adhābin 038-041 Xusuuso addoonkeygii Ayuub ahaa markuu u dhawaaqay (baryey) Eebihiis isagoo dhihi wuxuu itaabsiiyey shaydaan dhib iyo Cadaab. وَ‌ا‌ذْكُرْ‌ عَ‍‍بْ‍‍دَنَ‍‍ا‌ ‌أَيّ‍‍ُ‍وبَ ‌إِ‌ذْ‌ نَا‌دَ‌ى‌ ‌‍رَبَّهُ~ُ ‌أَنِّ‍‍ي مَسَّنِي ‌ال‍‍شَّيْ‍‍طَ‍‍انُ بِنُ‍‍صْ‍‍بٍ‌ ‌وَعَذَ‌ابٍ
Arkuđ Birijlika ۖdhā Mughtasalunridun Wa Sharābun 038-042 Waxaana ku nidhi ku garaac Lugtaada (dhulka) waxaana ku nidhi kani waa Biyo meydhi ah qabowna lana cabdo. ‍ا‌رْكُ‍‍ضْ بِ‍‍رِجْ‍‍لِكَ ۖ هَذَ‌ا‌ مُ‍‍غْ‍‍تَسَل‌‍ٌ‌ بَا‌رِ‌د‌ٌ‌ ‌وَشَ‍رَ‌ابٌ
Wa Wahabnā Lahu~ 'Ahlahu Wa Mithlahum Ma`ahum Raĥmatan Minnā Wa Dhikrá Li'wlī Al-'Albābi 038-043 Waxaana siinnay Caruurtiisii iyo kuwo kale oo lamid ah naxariis xagganaga ka ahaatay iyo xusuus kuwa caqliga lch. وَ‌وَهَ‍‍بْ‍‍نَا‌ لَهُ~ُ ‌أَهْلَ‍‍هُ ‌وَمِثْلَهُمْ مَعَهُمْ ‌‍رَحْمَة ً‌ مِ‍‍نَّ‍‍ا‌ ‌وَ‌ذِكْ‍رَ‌ى‌ لِأ‌و‍ْ‍لِي ‌الأَلْبَابِ
Wa Khudh Biyadika Đighthāan Fāđrib Bihi Wa Lā Taĥnath ۗ 'Innā Wa Jadnāhu Şābirāan ۚ Ni`ma Al-`Abdu ۖ 'Innahu~ 'Awwābun 038-044 Kuna qabo gacantaada xidhmo laamo ah kuna garaac hana jabinin dhaarta waxaana ku ognahay inuu yahay samre addoon fiican ah toobadkeenna badan. وَ‍خُ‍‍ذْ‌ بِيَدِكَ ضِ‍‍غْ‍‍ثا‌‌ ً‌ فَاضْ‍‍رِبْ بِ‍‍هِ ‌وَلاَ‌ تَحْنَثْ ۗ ‌إِنَّ‍‍ا‌ ‌وَجَ‍‍دْن‍‍َ‍اهُ صَ‍‍ابِ‍‍ر‌ا‌ ًۚ نِعْمَ ‌الْعَ‍‍بْ‍‍دُ‌ ۖ ‌إِنَّ‍‍هُ ‌أَ‌وَّ‌ابٌ
Wa Adhkur `Ibādanā 'Ibhīma Wa 'Isĥāqa Wa Ya`qūba 'Ūlī Al-'Aydī Wa Al-'Abşāri 038-045 Xusuuso addoomadannadii (Nabi) Ibraahim iyo Nabi Isxaaq iyo Nabi Yacquub ee ku xoog badnaa cibaadada kuna aragdheeraa (xaqa). وَ‌ا‌ذْكُرْ‌ عِبَا‌دَنَ‍‍ا‌ ‌إبْ‍‍‍رَ‌اه‍‍ِ‍ي‍‍مَ ‌وَ‌إِسْح‍‍َ‍اقَ ‌وَيَعْ‍‍قُ‍‍وبَ ‌أ‍ُ‍‌وْلِي ‌الأَيْدِي ‌وَ‌الأَبْ‍‍‍‍صَ‍‍ا‌رِ
'Innā 'Akhlaşnāhum Bikhālişatin Dhikrá Ad-Dāri 038-046 Anagaa u dooranay xusidda aakhiro. إِنَّ‍‍ا‌ ‌أَ‍خْ‍‍لَ‍‍صْ‍‍نَاهُمْ بِ‍‍خَ‍‍الِ‍‍صَ‍‍ة‌‍ٍ‌ ‌ذِكْ‍رَ‌ى‌ ‌ال‍‍دَّ‌ا‌رِ
Wa 'Innahum `Indanā Lamina Al-Muşţafayna Al-'Akhyāri 038-047 Waxayna ka yihiin agtanada kuwo la doortay oo wanaagsan. وَ‌إِنَّ‍‍هُمْ عِ‍‌‍نْ‍‍دَنَا‌ لَمِنَ ‌الْمُ‍‍صْ‍‍طَ‍‍فَ‍‍يْ‍‍نَ ‌الأَ‍خْ‍‍يَا‌رِ
Wa Adhkur 'Ismā`īla Wa Al-Yasa`a Wa Dhā Al-Kifli ۖ Wa Kullun Mina Al-'Akhyāri 038-048 Xusuusana Nabi IsmaaciilAlyasac iyo Dul kifli dhamaanna waxay ahaayeen kuwo wanaagsan. وَ‌ا‌ذْكُرْ‌ ‌إِسْمَاع‍‍ِ‍ي‍‍لَ ‌وَ‌الْيَسَعَ ‌وَ‌ذَ‌ا‌ ‌الْكِفْلِ ۖ ‌وَكُلٌّ‌ مِنَ ‌الأَ‍خْ‍‍يَا‌رِ
dhā Dhikrun ۚ Wa 'Inna Lilmuttaqīna Laĥusna Ma'ābin 038-049 Waxaas la soo sheegay waa xusuuskuwa dhowrsadana waxaa u sugnaaday noqosho fiican. هَذَ‌ا‌ ‌ذِكْر‌ٌۚ ‌وَ‌إِنَّ لِلْمُتَّ‍‍قِ‍‍ي‍‍نَ لَحُسْنَ مَآبٍ
Jannāti `Adnin Mufattaĥatan Lahumu Al-'Abwābu 038-050 Janada cadnimo loo furay albaabada yey mudan. جَ‍‍نّ‍‍َ‍اتِ عَ‍‍دْنٍ‌ مُفَتَّحَة ً‌ لَهُمُ ‌الأَبْ‍‍وَ‌ابُ
Muttaki'īna Fīhā Yad`ūna Fīhā Bifākihatin Kathīratin Wa Sharābin 038-051 Waxayna ku dangiigsan dhexdeeda (sariiro) waxayna u yeedhaan faakhihad badan iyo Cabbid. مُتَّكِئ‍‍ِ‍ي‍‍نَ فِيهَا‌ يَ‍‍دْع‍‍ُ‍ونَ فِيهَا‌ بِفَاكِهَة‌‍ٍ‌ كَثِي‍رَةٍ‌ ‌وَشَ‍رَ‌ابٍ
Wa `Indahum Qāşirātu Aţ-Ţarfi 'Atrābun 038-052 Waxaana agtooda ahaan Haween indhahoodu ku koobanyahay Ragooda (dhowrsoon) oo Isla eg. وَعِ‍‌‍نْ‍‍دَهُمْ قَ‍‍اصِ‍رَ‍‌اتُ ‌ال‍‍طَّ‍‍رْفِ ‌أَتْ‍رَ‌ابٌ
dhā Mā Tū`adūna Liyawmi Al-Ĥisābi 038-053 Kaas waxa leydiin yaboohay Maalinta Xisaabta (qiyaamada). هَذَ‌ا‌ مَا‌ تُوعَد‍ُ‍‌ونَ لِيَ‍‍وْمِ ‌الْحِسَابِ
'Inna Hādhā Larizqunā Mā Lahu Min Nafādin 038-054 Kaasuna waa Rizqigannaga mana dhamaado. إِنَّ هَذَ‌ا‌ لَ‍‍رِ‌زْ‍قُ‍‍نَا‌ مَا‌ لَ‍‍هُ مِ‍‌‍نْ نَفَا‌دٍ
dhā ۚ Wa 'Inna Lilţţāghīna Lasharra Ma'ābin 038-055 Xaalku waa sidaasGaalana waxaa u sugnaadey noqosho xun. هَذَ‌ا‌ ۚ ‌وَ‌إِنَّ لِل‍‍طَّ‍‍اغِ‍‍ي‍‍نَ لَشَ‍رَّ‌ مَآبٍ
Jahannama Yaşlawnahā Fabi'sa Al-Mihādu 038-056 Jahannamo yeyna gali iyadaana u xun Gogol. جَهَ‍‍نَّ‍‍مَ يَ‍‍صْ‍‍لَوْنَهَا‌ فَبِئْسَ ‌الْمِهَا‌دُ
dhā Falyadhūqūhu Ĥamīmun Wa Ghassāqun 038-057 Kaas waa Cadaabee dhadhamiyaisagoo ah Biyo kulul iyo Dhaacaanka ehelu Naarka. هَذَ‌ا‌ فَلْيَذُ‌وقُ‍‍وهُ حَم‍‍ِ‍ي‍‍مٌ‌ ‌وَ‍‍غَ‍‍سَّاقٌ
Wa 'Ākharu Min Shaklihi~ 'Azwājun 038-058 Iyo mid kale oo Cadaab ah oo mooeya ah. وَ‌آ‍‍خَ‍‍رُ‌ مِ‍‌‍نْ شَكْلِهِ~‍ِ ‌أَ‌زْ‌وَ‌اجٌ
dhā Fawjun Muqtaĥimun Ma`akum ۖ Lā Marĥabāan Bihim ۚ 'Innahum Şālū An-Nāri 038-059 Malaa'igtuna waxay dhihi kani waa koox idinla gali Cadaabka waxayna ku dhihi ha soo dhawaaninawaxayna galaan Naarta. هَذَ‌ا‌ فَ‍‍وْجٌ‌ مُ‍‍قْ‍‍تَحِمٌ‌ مَعَكُمْ ۖ لاَ‌ مَرْحَبا‌ ً‌ بِهِمْ ۚ ‌إِنَّ‍‍هُمْ صَ‍‍الُو‌ا‌ال‍‍نَّ‍‍ا‌رِ
Qālū Bal 'Antum Lā Marĥabāan Bikum ۖ 'Antum Qaddamtumūhu Lanā ۖ Fabi'sa Al-Qarāru 038-060 Waxay ku dhaheen kuwii raacay kuwii madaxda ahaa ha soo dhawaanina (wanaag halla kulmina) idinkaa na soo galiyey Cadaabkan isagaana uxun meel lagu nagaado. قَ‍‍الُو‌ا‌ بَلْ ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ لاَ‌ مَرْحَبا‌ ً‌ بِكُمْ ۖ ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ قَ‍‍دَّمْتُم‍‍ُ‍وهُ لَنَا‌ ۖ فَبِئْسَ ‌الْ‍‍قَ‍رَ‌ا‌رُ
Qālū Rabbanā Man Qaddama Lanā Hādhā Fazid/hu `Adhābāan Đi`fāan An-Nāri 038-061 Waxayna dheheen kuwii wax raacay Eebow ruuxii nasoo galiyey Cadaabkan u siyaadi laban laab Naarta. قَ‍‍الُو‌ا‌ ‌‍رَبَّنَا‌ مَ‍‌‍نْ قَ‍‍دَّمَ لَنَا‌ هَذَ‌ا‌ فَزِ‌دْهُ عَذَ‌ابا‌‌ ًضِ‍‍عْفا‌‌ ً‌ فِي ‌ال‍‍نَّ‍‍ا‌رِ
Wa Qālū Mā Lanā Lā Nará Rijālāan Kunnā Na`udduhum Mina Al-'Ashr 038-062 Waxayna dhaheen (Madaxdii) Gaalada maxaan la arkiweyney rag aan ku tirinay kuwo xun xun وَ‍قَ‍‍الُو‌ا‌ مَا‌ لَنَا‌ لاَ‌ نَ‍رَ‌ى‌ ‌رِجَالا‌‌ ً‌ كُ‍‍نَّ‍‍ا‌ نَعُدُّهُمْ مِنَ ‌الأَشْ‍رَ‌ا‌ر
'Āttakhadhnāhum Sikhrīyāan 'Amghat `Anhumu Al-'Abşāru 038-063 Ma waxaan ka yeelanay (adduunkuu) Jees jees mise waxaa ka iishey xaggooda Araggii. أ‍َ‍‌اتَّ‍‍خَ‍‍ذْنَاهُمْ سِ‍‍خْ‍‍رِيّاً‌ ‌أَمْ ‌زَ‌اغَ‍‍تْ عَ‍‌‍نْ‍‍هُمُ ‌الأَبْ‍‍‍‍صَ‍‍ا‌رُ
'Inna Dhālika Laĥaqqun Takhāşumu 'Ahli An-Nāri 038-064 Kaasina (doodaas) waa xaq sugan oo ah dooda ehelu naarka. إِنَّ ‌ذَلِكَ لَحَ‍‍قّ‌‍ٌ‌ تَ‍‍خَ‍‍اصُ‍‍مُ ‌أَهْلِ ‌ال‍‍نَّ‍‍ا‌رِ
Qul 'Innamā 'Anā Mundhirun ۖ Wa Mā Min 'Ilahin 'Illā Al-Lahu Al-Wāĥidu Al-Qahhāru 038-065 Waxaad dhahdaa Nabiyow waxaan uun ahay digeEebe aan Eebe ahayna ma jiro ee kaliga ah awoodana badnaa. قُ‍‍لْ ‌إِنَّ‍‍مَ‍‍ا‌ ‌أَنَا‌ مُ‍‌‍ن‍‍ذِ‌ر‌ٌۖ ‌وَمَا‌ مِ‍‌‍نْ ‌إِلَه‌‍ٍ‌ ‌إِلاَّ‌ ‌اللَّ‍‍هُ ‌الْوَ‌احِدُ‌ ‌الْ‍‍قَ‍‍هَّا‌رُ
Rabbu As-Samāwāti Wa Al-'Arđi Wa Mā Baynahumā Al-`Azīzu Al-Ghaffāru 038-066 Ee ah Eebaha samooyinja iyo dhulka iyo waxa udhaxeeyabaahna adkaade dambidhaaf badan. رَبُّ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌وَمَا‌ بَيْنَهُمَا‌ ‌الْعَز‍ِ‍ي‍‍زُ‌ ‌الْ‍‍غَ‍‍فَّا‌رُ
Qul Huwa Naba'un `Ažīmun 038-067 Waxaad dhahdaa Nabiyow Quraanku waa war weyn. قُ‍‍لْ هُوَ‌ نَبَأٌ‌ عَ‍‍ظِ‍‍يمٌ
'Antum `Anhu Mu`rūna 038-068 Ood idinku ka jeedsaneysaan. أَ‌نْ‍‍تُمْ عَ‍‌‍نْ‍‍هُ مُعْ‍‍رِ‍‍ضُ‍‍ونَ
Mā Kāna Liya Min `Ilmin Bil-Mala'i Al-'A`lá 'Idh Yakhtaşimūna 038-069 mana ogayn shirka sare (malaa'igtu) markey doodayaan (Haddaan waxyi jirin). مَا‌ ك‍‍َ‍انَ لِيَ مِ‍‌‍نْ عِلْم ٍ‌ بِ‍الْمَلَإِ‌ ‌الأَعْلَ‍‍ى‌ ‌إِ‌ذْ‌ يَ‍‍خْ‍‍تَ‍‍صِ‍‍مُونَ
'In Yūĥá 'Ilayya 'Illā 'Annamā 'Anā Nadhīrun Mubīnun 038-070 waxaa uun leywaxyoodey inaan ahaydige muuqda. إِ‌نْ يُوحَ‍‍ى‌ ‌إِلَيَّ ‌إِلاَّ‌ ‌أَنَّ‍‍مَ‍‍ا‌ ‌أَنَا‌ نَذ‍ِ‍ي‍‍ر‌ٌ‌ مُبِينٌ
'Idh Qāla Rabbuka Lilmalā'ikati 'Innī Khāliqun Bashaan Min Ţīnin 038-071 Xusuuso markuu Eebe ku yidhi malaa'igta anigu waxaan ka abuuri dadka (Aadam) Dhoobo. إِ‌ذْ‌ قَ‍‍الَ ‌‍رَبُّكَ لِلْمَلاَئِكَةِ ‌إِنِّ‍‍ي خَ‍‍الِ‍‍ق‍‍‌‍ٌ‌ بَشَر‌ا‌ ً‌ مِ‍‌‍نْ طِ‍‍ينٍ
Fa'idhā Sawwaytuhu Wa Nafakhtu Fīhi Min Rūĥī Faqa`ū Lahu Sājidīna 038-072 Ee markaan ejeeyo oon ku afuufo Ruuxdeyda ugu dhaca sujuud (salaan). فَإِ‌ذَ‌ا‌ سَوَّيْتُ‍‍هُ ‌وَنَفَ‍‍خْ‍‍تُ ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ مِ‍‌‍نْ ‌رُ‌وحِي فَ‍‍قَ‍‍عُو‌ا‌ لَ‍‍هُ سَاجِدِينَ
Fasajada Al-Malā'ikatu Kulluhum 'Ajma`ūna 038-073 Wayna sujuudey malaa'igtii dhamaantood oo idil. فَسَجَدَ‌ ‌الْمَلاَئِكَةُ كُلُّهُمْ ‌أَجْ‍‍مَعُونَ
'Illā 'Iblīsa Astakbara Wa Kāna Mina Al-Kāfirīna 038-074 Ibliss mooyee oo is kibriyey kana mid noqday gaalada. إِلاَّ‌ ‌إِبْ‍‍ل‍‍ِ‍ي‍‍سَ ‌اسْتَكْبَ‍رَ‌ ‌وَك‍‍َ‍انَ مِنَ ‌الْكَافِ‍‍رِينَ
Qāla Yā 'Iblīsu Mā Mana`aka 'An Tasjuda Limā Khalaqtu Biyadayya ۖ 'Āstakbarta 'Am Kunta Mina Al-`Ālīna 038-075 Eebe wuxuu yidhi Ibliisow maxaa kaa reebay inaad u sujuuddo kaan ku abuuray yaddayda ma iskibrisey mise waxaad ka mid noqotay kuwa islasareeya. قَ‍‍الَ يَا‌إِبْ‍‍ل‍‍ِ‍ي‍‍سُ مَا‌ مَنَعَكَ ‌أَ‌نْ تَسْجُدَ‌ لِمَا‌ خَ‍‍لَ‍‍قْ‍‍تُ بِيَدَيَّ ‌أ‍َ‍‌اسْتَكْبَرْتَ ۖ ‌أَمْ كُ‍‌‍ن‍‍تَ مِنَ ‌الْعَالِينَ
Qāla 'Anā Khayrun Minhu ۖ Khalaqtanī Min Nārin Wa Khalaqtahu Min Ţīnin 038-076 Wuxuuna yidhi anaa ka kheyroon isaga (aadam)waxaad iga abuurtey naar isagana waxaad ka abuurtey dhoobo. قَ‍‍الَ ‌أَنَا‌ خَ‍‍يْ‍‍ر‌ٌ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُ ۖ خَ‍‍لَ‍‍قْ‍‍تَنِي مِ‍‌‍نْ ن‍‍َ‍ا‌ر‌ٍ‌ ‌وَ‍خَ‍‍لَ‍‍قْ‍‍تَ‍‍هُ مِ‍‌‍نْ طِ‍‍ينٍ
Qāla Fākhruj Minhā Fa'innaka Rajīmun 038-077 Eebe wuxuu ku yidhi iiga bax samadeydawaxaad tahay mid la dheereeyeye. قَ‍‍الَ فَاخْ‍‍رُجْ مِ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ فَإِنَّ‍‍كَ ‌‍رَجِيمٌ
Wa 'Inna `Alayka La`natī 'Ilá Yawmi Ad-Dīni 038-078 Korkaagana ha ahaato lacanade tan iyo maalinta abaalmarinta. وَ‌إِنَّ عَلَ‍‍يْ‍‍كَ لَعْنَتِ‍‍ي ‌إِلَى‌ يَ‍‍وْمِ ‌ال‍‍دِّينِ
Qāla Rabbi Fa'anžirnī 'Ilá Yawmi Yub`athūna 038-079 Wuxuu yidhi (ibliis) Eebow i sugtan iyo maalinta la soo bixin dadka. قَ‍‍الَ ‌‍رَبِّ فَأَ‌ن‍‍ظِ‍‍رْنِ‍‍ي ‌إِلَى‌ يَ‍‍وْمِ يُ‍‍بْ‍‍عَثُونَ
Qāla Fa'innaka Mina Al-Munžarīna 038-080 Eebe wuxuu yidhi waxaad ka midtahay kuwa la sugi. قَ‍‍الَ فَإِنَّ‍‍كَ مِنَ ‌الْمُ‍‌‍ن‍‍ظَ‍‍رِينَ
'Ilá Yawmi Al-Waqti Al-Ma`lūmi 038-081 Tan iyo maalinta waqtiga layqaan ah. إِلَى‌ يَ‍‍وْمِ ‌الْوَ‍قْ‍‍تِ ‌الْمَعْلُومِ
Qāla Fabi`izzatika La'ughwiyannahum 'Ajma`īna 038-082 Wuxuuna yidhi waxaan ku dhaartey sharaftaadee waan baadiyeyn dhamaantood. قَ‍‍الَ فَبِعِزَّتِكَ لَأُ‍غْ‍‍وِيَ‍‍نَّ‍‍هُمْ ‌أَجْ‍‍مَعِينَ
'Illā `Ibādaka Minhumu Al-Mukhlaşīna 038-083 marka laga reebo addomadaada suuban. إِلاَّ‌ عِبَا‌دَكَ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمُ ‌الْمُ‍‍خْ‍‍لَ‍‍صِ‍‍ينَ
Qāla Fālĥaqqu Wa Al-Ĥaqqa 'Aqūlu 038-084 Eebe wuxuu yidhi dhabtaan kusifoobaadhabtaana uhadlaa. قَ‍‍الَ فَالْحَ‍‍قُّ ‌وَ‌الْحَ‍‍قَّ ‌أَ‍قُ‍‍ولُ
La'amla'anna Jahannama Minka Wa Mimman Tabi`aka Minhum 'Ajma`īna 038-085 Waxaana ku dhaaran inaan kabuuxiyo Jahannamo adiga iyo inta kuraacda oo ka midah dadka dhamaan. لَأَمْلَأَنَّ جَهَ‍‍نَّ‍‍مَ مِ‍‌‍نْ‍‍كَ ‌وَمِ‍‍مَّ‍‍‌‍نْ تَبِعَكَ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ ‌أَجْ‍‍مَعِينَ
Qul Mā 'As'alukum `Alayhi Min 'Ajrin Wa Mā 'Anā Mina Al-Mutakallifīna 038-086 Waxaad dhahdaa Nabiyow idin kama warsanaayo xaqa ujuuromana ibi kuwa is dhiba (isku dhibawaxaan la firin). قُ‍‍لْ مَ‍‍ا‌ ‌أَسْأَلُكُمْ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ مِ‍‌‍نْ ‌أَجْ‍‍ر‌ٍ‌ ‌وَمَ‍‍ا‌ ‌أَنَا‌ مِنَ ‌الْمُتَكَلِّفِينَ
'In Huwa 'Illā Dhikrun Lil`ālamīna 038-087 Waxyiguna waxaan waanada caalamka ahayn ma aha. إِ‌نْ هُوَ‌ ‌إِلاَّ‌ ‌ذِكْر‌ٌ‌ لِلْعَالَمِينَ
Wa Lata`lamunna Naba'ahu Ba`da Ĥīnin 038-088 Dhab ahaanna waxaad u ogaan doontaan warkiisa muddo ka dib. وَلَتَعْلَمُ‍‍نَّ نَبَأَهُ بَعْدَ‌ حِينٍ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah