Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

31) Sūrat Luqn

Printed format

31) سُورَة لُقْمَان

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
'Alif-Lām-Mīm 031-001 waxay ku tusin mucjisada Quraanka (sida soo hormartay). أَلِف-لَام-مِيم
Tilka 'Āyātu Al-Kitābi Al-Ĥakīmi 031-002 tan waa aayaadka Kitaabka (Quraanka) xigmada leh. تِلْكَ ‌آي‍‍َ‍اتُ ‌الْكِت‍‍َ‍ابِ ‌الْحَكِيمِ
Hudan Wa Raĥmatan Lilmuĥsinīna 031-003 waana hanuunka iyo naxariista samalfalayaasha. هُ‍‍د‌ى‌ ً‌ ‌وَ‌‍رَحْمَة ً‌ لِلْمُحْسِنِينَ
Al-Ladhīna Yuqīmūna Aş-Şalāata Wa Yu'utūna Az-Zakāata Wa Hum Bil-'Ākhirati Humqinūna 031-004 kuwa salaadda oogaZakadana bixiyaiyagoo aakhiro yaqiinsan. الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يُ‍‍قِ‍‍يم‍‍ُ‍ونَ ‌ال‍‍صَّ‍‍لاَةَ ‌وَيُؤْت‍‍ُ‍ونَ ‌ال‍‍زَّك‍‍َ‍اةَ ‌وَهُمْ بِ‍الآ‍‍خِ‍رَةِ هُمْ يُوقِ‍‍نُونَ
'Ūlā'ika `Alá Hudan Min Rabbihim ۖ Wa 'Ūlā'ika Humu Al-Mufliĥūna 031-005 kuwaasi waxay ku suganyihiin hanuun Eebekuwaasina waa kuwa liibaanay. أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ عَلَى‌ هُ‍‍د‌ى‌ ً‌ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَبِّهِمْ ۖ ‌وَ‌أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ هُمُ ‌الْمُفْلِحُونَ
Wa Mina An-Nāsi Man Yashtarī Lahwa Al-Ĥadīthi Liyuđilla `An Sabīli Allāhi Bighayri `Ilmin Wa Yattakhidhahā Huzūan ۚ 'Ūla'ika Lahum `Adhābun Muhīnun 031-006 Dadka waxaa ka mid ah kuwo gadan hadal wax shuqliya si uu uga dhumiyo (Dadka) Jidka Eebe iyagoon wax ogaynJidka Eebene ku Jees jeesakuwaasi waxay mudan Cadaab Dulleeya. وَمِنَ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسِ مَ‍‌‍نْ يَشْتَ‍‍رِي لَهْوَ‌ ‌الْحَد‍ِ‍ي‍‍ثِ لِيُ‍‍ضِ‍‍لَّ عَ‍‌‍نْ سَب‍‍ِ‍ي‍‍لِ ‌اللَّ‍‍هِ بِ‍‍غَ‍‍يْ‍‍ر‍ِ‍‌ عِلْمٍ‌ ‌وَيَتَّ‍‍خِ‍‍ذَهَا‌ هُز‍ُ‍‌و‌اً‌ ۚ ‌أ‍ُ‍‌ولَئِكَ لَهُمْ عَذ‍َ‍‌ابٌ‌ مُهِينٌ
Wa 'Idhā Tutlá `Alayhi 'Āyātunā Wallá Mustakbirāan Ka'an Lam Yasma`hā Ka'anna Fī 'Udhunayhi Waqan Fabashshirhu ۖ Bi`adhābin 'Alīmin 031-007 marka lagu akhriyo aayadkanaga wuu jeedsadaa isagoo iskibrinsidii isagoon maqaloo dhagihiisu culusyihiinugu bishaaree Cadaab daran. وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ تُتْلَى‌ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ ‌آيَاتُنَا‌ ‌وَلَّى‌ مُسْتَكْبِ‍‍ر‌ا‌‌ ً‌ كَأَ‌نْ لَمْ يَسْمَعْهَا‌ كَأَنَّ فِ‍‍ي ‌أُ‌ذُنَ‍‍يْ‍‍هِ ‌وَ‍قْ‍‍ر‌ا‌‌ ًۖ فَبَشِّ‍‍رْهُ بِعَذ‍َ‍‌ابٍ ‌أَلِيمٍ
'Inna Al-Ladhīna 'Āmanū Wa `Amilū Aş-Şāliĥāti Lahum Jannātu An-Na`īmi 031-008 kuwa rumeeyey (xaqa) camal wanaagsanna falay waxay mudan Janatu Naciima. إِنَّ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ ‌وَعَمِلُو‌ا‌ال‍‍صَّ‍‍الِح‍‍َ‍اتِ لَهُمْ جَ‍‍نّ‍‍َ‍اتُ ‌ال‍‍نَّ‍‍عِيمِ
Khālidīna Fīhā ۖ Wa`da Allāhi Ĥaqqāan ۚ Wa Huwa Al-`Azīzu Al-Ĥakīmu 031-009 iyagoo ku waari dhexdeeda waana yabooh Eebe oo xaq ahEebana waa adkaade falsan. خَ‍‍الِد‍ِ‍ي‍‍نَ فِيهَا‌ ۖ ‌وَعْدَ‌ ‌اللَّ‍‍هِ حَ‍‍قّ‍‍ا‌ ًۚ ‌وَهُوَ‌ ‌الْعَز‍ِ‍ي‍‍زُ‌ ‌الْحَكِيمُ
Khalaqa As-Samāwāti Bighayri `Amadin Tarawnahā ۖ Wa 'Alqá Fī Al-'Arđi Rawāsiya 'An Tamīda Bikum Wa Baththa Fīhā Min Kulli Dābbatin ۚ Wa 'Anzalnā Mina As-Samā'i Mā'an Fa'anbatnā Fīhā Min Kulli Zawjin Karīmin 031-010 isaga abuuray Samooyinka Tiir aad aragtaan la'aantiisdhulkana wuxuu ku tuuray Buuro (suga) inayan dhaqdhaqaaqinwuxuuna ku fidiyey dhexdiisa daabad kastaSamadana waxaan ka soo dejinay Biyowaxaana ku soo bixiney nooc kasta oo quruxsan. خَ‍‍لَ‍قَ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ بِ‍‍غَ‍‍يْ‍‍ر‍ِ‍‌ عَمَد‌‌ٍ‌ تَ‍رَ‌وْنَهَا‌ ۖ ‌وَ‌أَلْ‍‍قَ‍‍ى‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌‍رَ‌وَ‌اسِيَ ‌أَ‌نْ تَم‍‍ِ‍ي‍‍دَ‌ بِكُمْ ‌وَبَثَّ فِيهَا‌ مِ‍‌‍نْ كُلِّ ‌د‍َ‍‌ابَّةٍۚ ‌وَ‌أَ‌ن‍‍زَلْنَا‌ مِنَ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ م‍‍َ‍ا‌ء‌‌ ً‌ فَأَ‌نْ‍‍بَتْنَا‌ فِيهَا‌ مِ‍‌‍نْ كُلِّ ‌زَ‌وْج‌‍ٍ‌ كَ‍‍رِيمٍ
dhā Khalqu Allāhi Fa'arūnī Mādhā Khalaqa Al-Ladhīna Min Dūnihi ۚ Bali Až-Žālimūna Fī Đalālin Mubīnin 031-011 kaasi waa abuurkii Eebeee i tusiya waxay abuureen kuwa ka soo hadhay Eebesaas ma ahaee dulmi falayaashu waxay ku suganyihiin baadi Cad. هَذَ‌ا‌ خَ‍‍لْ‍‍قُ ‌اللَّ‍‍هِ فَأَ‌رُ‌ونِي مَا‌ذَ‌ا‌ خَ‍‍لَ‍‍قَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ مِ‍‌‍نْ ‌دُ‌ونِ‍‍هِ ۚ بَلِ ‌ال‍‍ظَّ‍‍الِم‍‍ُ‍ونَ فِي ضَ‍‍لاَلٍ‌ مُبِينٍ
Wa Laqad 'Ātaynā Luqmāna Al-Ĥikmata 'Ani Ashkur Lillāh ۚ Wa Man Yashkur Fa'innamā Yashkuru Linafsihi ۖ Wa Man Kafara Fa'inna Allāha Ghanīyun Ĥamīdun 031-012 dhab dhaan ayaan luqmaan u siinay Xigmad iyo inuu Eebe ku mahdiyoruuxii mahdiya wuxuu uun u mahdiyey naftiisaruuxii Gaaloobana Eebe waa ka kaaftoonyahay waana amaananyahay. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ ‌آتَيْنَا‌ لُ‍‍قْ‍‍م‍‍َ‍انَ ‌الْحِكْمَةَ ‌أَنِ ‌اشْكُرْ‌ لِلَّهِ ۚ ‌وَمَ‍‌‍نْ يَشْكُرْ‌ فَإِنَّ‍‍مَا‌ يَشْكُرُ‌ لِنَفْسِ‍‍هِ ۖ ‌وَمَ‍‌‍نْ كَفَ‍رَ‌ فَإِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ غَ‍‍نِيٌّ حَمِيدٌ
Wa 'Idh Qāla Luqmānu Liābnihi Wa Huwa Ya`ižuhu Yā Bunayya Lā Tushrik Billāhi~ ۖ 'Inna Ash-Shirka Lažulmun `Ažīmun 031-013 (xusuuso) markuu ku yidhi Luqmaan Wiilkiisa isagoo waanin Wiilkayow Eebe hawshariigyeelinshirkigu waa dulmi weyne. وَ‌إِ‌ذْ‌ قَ‍‍الَ لُ‍‍قْ‍‍م‍‍َ‍انُ لِابْ‍‍نِ‍‍هِ ‌وَهُوَ‌ يَعِ‍‍ظُ‍‍هُ يَابُنَيَّ لاَ‌ تُشْ‍‍رِكْ بِ‍اللَّ‍‍هِ ‌إِنَّ ۖ ‌ال‍‍شِّ‍‍رْكَ لَ‍‍ظُ‍‍لْمٌ عَ‍‍ظِ‍‍يمٌ
Wa Waşşaynā Al-'Insāna Biwālidayhi Ĥamalat/hu 'Ummuhu Wahnāan `Alá Wahnin Wa Fişāluhu Fī `Āmayni 'Ani Ashkur Lī Wa Liwālidayka 'Ilayya Al-Maşīru 031-014 waxaan u dardaaranay dadka labadiisii Waalidway sidday Hooyadis iyadoo tabaryar tabar yari kalana ku suganGudhidiisuna waa Labo sano ee ku mahadi ani iyo Labadaadii Waalidxagaygaana loo ahaan. وَ‌وَ‍صَّ‍‍يْنَا‌ ‌الإِ‌ن‍‍س‍‍َ‍انَ بِوَ‌الِدَيْ‍‍هِ حَمَلَتْهُ ‌أُمُّ‍‍هُ ‌وَهْناً‌ عَلَى‌ ‌وَهْنٍ‌ ‌وَفِ‍‍صَ‍‍الُ‍‍هُ فِي عَامَ‍‍يْ‍‍نِ ‌أَنِ ‌اشْكُرْ‌ لِي ‌وَلِوَ‌الِدَيْ‍‍كَ ‌إِلَيَّ ‌الْمَ‍‍صِ‍‍يرُ
Wa 'In Jāhadāka `Alá 'An Tushrika Bī Mā Laysa Laka Bihi `Ilmun Falā Tuţi`humā ۖ Wa Şāĥibhumā Fī Ad-Dunyā Ma`rūfāan ۖ Wa Attabi` Sabīla Man 'Anāba 'Ilayya ۚ Thumma 'Ilayya Marji`ukum Fa'unabbi'ukum Bimā Kuntum Ta`malūna 031-015 hadday kugula dadaalaan (Labada waalid) inaad ii shariig yeesho (ila wadaajiso) waxaadan aqoon u lahayn ha ku adeecin kulana noolow adduunka si fiicanraacna Jidka kuwa ii noqdaxagayga yaa laydiin soo celin waxaana idiinka warami waxaad camalfali jirteen. وَ‌إِ‌نْ جَاهَد‍َ‍‌اكَ عَل‍‍ى‌ ‌أَ‌نْ تُشْ‍‍رِكَ بِي مَا‌ لَ‍‍يْ‍‍سَ لَكَ بِ‍‍هِ عِلْم‌‍ٌ‌ فَلاَ‌ تُ‍‍طِ‍‍عْهُمَا‌ ۖ ‌وَ‍صَ‍‍احِ‍‍بْ‍‍هُمَا‌ فِي ‌ال‍‍دُّ‌نْ‍‍يَا‌ مَعْرُ‌وفا‌ ًۖ ‌وَ‌اتَّبِعْ سَب‍‍ِ‍ي‍‍لَ مَ‍‌‍نْ ‌أَن‍‍َ‍ابَ ‌إِلَيَّ ۚ ثُ‍‍مَّ ‌إِلَيَّ مَرْجِعُكُمْ فَأُنَبِّئُكُمْ بِمَا‌ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ تَعْمَلُونَ
Yā Bunayya 'Innahā 'In Takun Mithqāla Ĥabbatin Min Khardalin FatakunŞakhratin 'Aw Fī As-Samāwāti 'Aw Fī Al-'Arđi Ya'ti Bihā Al-Lahu ۚ 'Inna Allāha Laţīfun Khabīrun 031-016 Wiilkayow hadday xumaantu tahay Xabbad Khardal ah oo kale (wax yar) oo sallax dhexdii ku sugnaato ama samooyinka dhexdooda ama Dhulka dhexdiisa wuu keeni EebeEebana waa oge xeeldheer. يَابُنَيَّ ‌إِنَّ‍‍هَ‍‍ا‌ ‌إِ‌نْ تَكُ‍‌‍نْ مِثْ‍‍قَ‍‍الَ حَبَّةٍ‌ مِ‍‌‍نْ خَ‍‍رْ‌دَل‌‍ٍ‌ فَتَكُ‍‌‍نْ فِي صَ‍‍خْ‍رَةٍ ‌أَ‌وْ‌ فِي ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌أَ‌وْ‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ يَأْتِ بِهَا‌ ‌اللَّهُ ‌إِنَّ ۚ ‌اللَّ‍‍هَ لَ‍‍طِ‍‍ي‍‍فٌ خَ‍‍بِيرٌ
Yā Bunayya 'Aqimi Aş-Şalāata Wa 'Mur Bil-Ma`rūfi Wa Anha `Ani Al-Munkari Wa Aşbir `Alá Mā 'Aşābaka ۖ 'Inna Dhālika Min `Azmi Al-'Umūri 031-017 Wiilkayow oog Salaaddaoo far waanaagga oo reeb waxa lanaco kuna Samir waxa ku gaadhaarrintaasu waxay ka midtahay umuuraha wanaagsane. يَابُنَيَّ ‌أَ‍قِ‍‍مِ ‌ال‍‍صَّ‍‍لاَةَ ‌وَ‌أْمُرْ‌ بِ‍الْمَعْر‍ُ‍‌وفِ ‌وَ‌انْ‍‍هَ عَنِ ‌الْمُ‍‌‍ن‍‍كَ‍‍ر‍ِ‍‌ ‌وَ‌اصْ‍‍بِ‍‍رْ‌ عَلَى‌ مَ‍‍ا‌ ‌أَ‍صَ‍‍ابَكَ ‌إِنَّ ۖ ‌ذَلِكَ مِ‍‌‍نْ عَزْمِ ‌الأُمُو‌رِ
Wa Lā Tuşa``ir Khaddaka Lilnnāsi Wa Lā Tamshi Fī Al-'Arđi Maraĥāan ۖ 'Inna Allāha Lā Yuĥibbu Kulla Mukhtālin Fakhūrin 031-018 hana ka jeedin Wajiga dadka hana ugu socon dhulka kibirEebana ma jeela mid kastoo isla weyn oo faanbadane. وَلاَ‌ تُ‍‍صَ‍‍عِّ‍‍رْ‌ خَ‍‍دَّكَ لِل‍‍نّ‍‍َ‍اسِ ‌وَلاَ‌ تَمْشِ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ مَ‍رَحا‌‌ ًۖ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ لاَ‌ يُحِبُّ كُلَّ مُ‍‍خْ‍‍ت‍‍َ‍ال‌‍ٍ‌ فَ‍‍خُ‍‍و‌رٍ
qşid Fī Mashyika Wa Aghđuđ Min Şawtika ۚ 'Inna 'Ankara Al-'Aşwāti Laşawtu Al-Ĥamīri 031-019 socodkaagana ku dhexdhexaysohoosna u dhig CodkaagaCod waxaa ugu xun Codka Dameerahee. وَ‌ا‍قْ‍‍‍‍صِ‍‍دْ‌ فِي مَشْيِكَ ‌وَ‌اغْ‍‍ضُ‍‍ضْ مِ‍‌‍نْ صَ‍‍وْتِكَ ۚ ‌إِنَّ ‌أَ‌ن‍‍كَ‍رَ‌الأَ‍صْ‍‍و‍َ‍‌اتِ لَ‍‍صَ‍‍وْتُ ‌الْحَمِي‍‍رِ
'Alam Taraw 'Anna Allāha Sakhkhara Lakum Mā Fī As-Samāwāti Wa Mā Fī Al-'Arđi Wa 'Asbagha `Alaykum Ni`amahu Žāhiratan Wa Bāţinatan ۗ Wa Mina An-Nāsi Man Yujādilu Fī Al-Lahi Bighayri `Ilmin Wa Lā Hudan Wa Lā Kitābin Munīrin 031-020 miyeydaan arkayn in Eebe idiin sakhiray waxa Samooyinka iyo Dhulka ku sugan oo idin mid qarsoonbaDadkana waxaa ka mid ah kuwo Eebe ku murmi Cilmi iyo hanuun iyo Kitaab nuuriya la'aantiis. أَلَمْ تَ‍رَ‌وْ‌ا‌ ‌أَنَّ ‌اللَّ‍‍هَ سَ‍‍خَّ‍رَ‌ لَكُمْ مَا‌ فِي ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَمَا‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌وَ‌أَسْبَ‍‍غَ عَلَيْكُمْ نِعَمَ‍‍هُ ظَ‍‍اهِ‍رَة ً‌ ‌وَبَاطِ‍‍نَة ًۗ ‌وَمِنَ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسِ مَ‍‌‍نْ يُجَا‌دِلُ فِي ‌اللَّهِ بِ‍‍غَ‍‍يْ‍‍ر‍ِ‍‌ عِلْمٍ‌ ‌وَلاَ‌ هُ‍‍د‌ى‌ ً‌ ‌وَلاَ‌ كِت‍‍َ‍ابٍ‌ مُنِي‍‍ر‍ٍ‍
Wa 'Idhā Qīla Lahumu Attabi`ū Mā 'Anzala Allāhu Qālū Bal Nattabi`u Mā Wajadnā `Alayhi 'Ābā'anā ۚ 'Awalaw Kāna Ash-Shayţānu Yad`ūhum 'Ilá `Adhābi As-Sa`īri 031-021 marka loodhaho raaca waxa Eebe soo dajiyeyna waxay dhahaan waxaannu raaci waxaan ka helay Aabayaalkannohaduu Shaydaan ugu yeedho Cadaabka Saciirana (miyey raaci). وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ قِ‍‍ي‍‍لَ لَهُمُ ‌اتَّبِعُو‌ا‌ مَ‍‍ا‌ ‌أَ‌ن‍‍زَلَ ‌اللَّ‍‍هُ قَ‍‍الُو‌ا‌ بَلْ نَتَّبِعُ مَا‌ ‌وَجَ‍‍دْنَا‌ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ ‌آب‍‍َ‍ا‌ءَنَ‍‍اۚ ‌أَ‌وَلَوْ‌ ك‍‍َ‍انَ ‌ال‍‍شَّيْ‍‍طَ‍‍انُ يَ‍‍دْعُوهُمْ ‌إِلَى‌ عَذ‍َ‍‌ابِ ‌ال‍‍سَّعِي‍‍رِ
Wa Man Yuslim Wajhahu~ 'Ilá Allāhi Wa Huwa Muĥsinun Faqadi Astamsaka Bil-`Urwati Al-Wuthqá Wa 'Ilá ۗ Allāhi `Āqibatu Al-'Umūri 031-022 ruuxii u jeediya Wajigiisa xagga Eebe isagoo samo fali wuxuu qabsaday guntin (Ballan adag)xagga Eebaana Cihdhibta arrimuhu u noqon. وَمَ‍‌‍نْ يُسْلِمْ ‌وَجْ‍‍هَهُ~ُ ‌إِلَى‌ ‌اللَّ‍‍هِ ‌وَهُوَ‌ مُحْسِن‌‍ٌ‌ فَ‍‍قَ‍‍دِ‌ ‌اسْتَمْسَكَ بِ‍الْعُرْ‌وَةِ ‌الْوُثْ‍‍قَ‍‍ى‌ ۗ ‌وَ‌إِلَى‌ ‌اللَّ‍‍هِ عَاقِ‍‍بَةُ ‌الأُمُو‌رِ
Wa Man Kafara Falā Yaĥzunka Kufruhu~ ۚ 'Ilaynā Marji`uhum Fanunabbi'uhum Bimā `Amilū ۚ 'Inna Allāha `Alīmun Bidhāti Aş-Şudūri 031-023 Ciddiise Gaalowda yuuna ku walbahaar galin Gaalimadiisuxagganagay u soo noqon waxaana uga warramaynaa waxay camalfali jireenilleen Eebaa og waxa laabta ku sugane. وَمَ‍‌‍نْ كَفَ‍رَ‌ فَلاَ‌ يَحْزُ‌نْ‍‍كَ كُفْرُهُ~ُ ۚ ‌إِلَيْنَا‌ مَرْجِعُهُمْ فَنُنَبِّئُهُمْ بِمَا‌ عَمِلُ‍‍و‌اۚ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ عَل‍‍ِ‍ي‍‍م‌‍ٌ‌ بِذ‍َ‍‌اتِ ‌ال‍‍صُّ‍‍دُ‌و‌رِ
Numatti`uhum Qalīlāan Thumma Nađţarruhum 'Ilá `Adhābin Ghalīžin 031-024 waanu u raaxayn wax yarmarkaasaannu u dhibaatayn (u iili) Cadaab adag. نُمَتِّعُهُمْ قَ‍‍لِيلا‌‌ ً‌ ثُ‍‍مَّ نَ‍‍ضْ‍‍طَ‍‍رُّهُمْ ‌إِلَى‌ عَذ‍َ‍‌ابٍ غَ‍‍لِي‍‍ظٍ
Wa La'in Sa'altahum Man Khalaqa As-Samāwāti Wa Al-'Arđa Layaqūlunna Allāhu ۚ Quli Al-Ĥamdu Lillāh ۚ Bal 'Aktharuhum Lā Ya`lamūna 031-025 haddaad waydiisid yaa abuuray samooyinka iyo dhulka waay odhan ilaahaywaxaad dhahdaa mahad Eebaa iska lehhadankoodse ma oga. وَلَئِ‍‌‍نْ سَأَلْتَهُمْ مَ‍‌‍نْ خَ‍‍لَ‍‍قَ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضَ لَيَ‍‍قُ‍‍ولُ‍‍نَّ ‌اللَّ‍‍هُ ۚ قُ‍‍لِ ‌الْحَمْدُ‌ لِلَّهِ ۚ بَلْ ‌أَكْثَرُهُمْ لاَ‌ يَعْلَمُونَ
Lillāh Mā Fī As-Samāwāti Wa Al-'Arđi ۚ 'Inna Allāha Huwa Al-Ghanīyu Al-Ĥamīdu 031-026 Eebaa iska leh waxa samooyinka iyo Dhulka ku suganEebana waa hodan amaanan. ‍لِلَّهِ مَا‌ فِي ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ۚ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ هُوَ‌ ‌الْ‍‍غَ‍‍نِيُّ ‌الْحَمِيدُ
Wa Law 'Annamā Fī Al-'Arđi Min Shajaratin 'Aqlāmun Wa Al-Baĥru Yamudduhu Min Ba`dihi Sab`atu 'Abĥurin Mā Nafidat Kalimātu Allāhi ۗ 'Inna Allāha `Azīzun Ĥakīmun 031-027 hadday waxa dhulka ku sugan oo geeda ah Qalimo noqdaan Badduna khadayso oo gadaasheeda Todobo badood yihiin madhamaateen Kalimooyinka EebeEebana waa adkaade falsan. وَلَوْ‌ ‌أَنَّ‍‍مَا‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ مِ‍‌‍نْ شَجَ‍رَةٍ ‌أَ‍قْ‍‍لاَمٌ‌ ‌وَ‌الْبَحْرُ‌ يَمُدُّهُ مِ‍‌‍نْ بَعْدِهِ سَ‍‍بْ‍‍عَةُ ‌أَبْ‍‍حُر‌ٍ‌ مَا‌ نَفِدَتْ كَلِم‍‍َ‍اتُ ‌اللَّ‍‍هِ ۗ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ عَز‍ِ‍ي‍‍زٌ‌ حَكِيمٌ
Khalqukum Wa Lā Ba`thukum 'Illā Kanafsin Wāĥidatin ۗ 'Inna Allāha Samī`un Başīrun 031-028 abuurkiinna iyo soobixintiinu ma aha sida Nafkaliya mooyee (Fudaydka)Eebana waa maqle arke ah. مَا‌ خَ‍‍لْ‍‍قُ‍‍كُمْ ‌وَلاَ‌ بَعْثُكُمْ ‌إِلاَّ‌ كَنَفْسٍ‌ ‌وَ‌احِدَة‌‍ٍۗ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ سَم‍‍ِ‍ي‍‍ع‌‍ٌ‌ بَ‍‍صِ‍‍يرٌ
'Alam Tará 'Anna Allāha Yūliju Al-Layla Fī An-Nahāri Wa Yūliju An-Nahāra Al-Layli Wa Sakhkhara Ash-Shamsa Wa Al-Qamara Kullun Yajrī 'Ilá 'Ajalin Musamman Wa 'Anna Allāha Bimā Ta`malūna Khabīrun 031-029 miyeydaan ogayn in Eebe Habeenka dhex galiyo MaalintaMaalintana dhexgaliyo Habeenka sakhirayna Qoraxda iyo Dayaxa midkastana uu u socdo muddo magacaabanEebana waxaad Camalfalaysaan waa ogyahay. أَلَمْ تَ‍رَ‌ى‌ ‌أَنَّ ‌اللَّ‍‍هَ يُولِجُ ‌ال‍‍لَّ‍‍يْ‍‍لَ فِي ‌ال‍‍نَّ‍‍ه‍‍َ‍ا‌ر‍ِ‍‌ ‌وَيُولِجُ ‌ال‍‍نَّ‍‍ه‍‍َ‍ا‌‍رَ‌ فِي ‌ال‍‍لَّ‍‍يْ‍‍لِ ‌وَسَ‍‍خَّ‍رَ‌ال‍‍شَّمْسَ ‌وَ‌الْ‍‍قَ‍‍مَ‍رَ‌ كُلٌّ‌ يَ‍‍جْ‍‍رِي ‌إِلَ‍‍ى‌ ‌أَجَلٍ‌ مُسَ‍‍مّ‍‍ى‌ ً‌ ‌وَ‌أَنَّ ‌اللَّ‍‍هَ بِمَا‌ تَعْمَل‍‍ُ‍ونَ خَ‍‍بِيرٌ
Dhālika Bi'anna Allāha Huwa Al-Ĥaqqu Wa 'Anna Mā Yad`ūna Min Dūnihi Al-Bāţilu Wa 'Anna Allāha Huwa Al-`Alīyu Al-Kabīru 031-030 Taasna wa in Eebe xaq yahay waxay caabudi ee ka soohadhayna baadil yahay iyo in Eebe yahay Sareeye wayn. ذَلِكَ بِأَنَّ ‌اللَّ‍‍هَ هُوَ‌ ‌الْحَ‍‍قُّ ‌وَ‌أَنَّ مَا‌ يَ‍‍دْع‍‍ُ‍ونَ مِ‍‌‍نْ ‌دُ‌ونِهِ ‌الْبَاطِ‍‍لُ ‌وَ‌أَنَّ ‌اللَّ‍‍هَ هُوَ‌ ‌الْعَلِيُّ ‌الْكَبِيرُ
'Alam Tará 'Anna Al-Fulka Tajrī Fī Al-Baĥri Bini`mati Allāhi Liyuriyakum Min 'Āyātihi~ ۚ 'Inna Fī Dhālika La'āyātin Likulli Şabbārin Shakūrin 031-031 miyeydaan ogayn in Doontu dhexsocoto Badda Nicmada Eebe darteed si uu idiin tusiyo aayaadkiisaarrintaasna aayaadbaa ugu sugan Samirbadane shugri badan oo dhan. أَلَمْ تَ‍رَ‌ى‌ ‌أَنَّ ‌الْفُلْكَ تَ‍‍جْ‍‍رِي فِي ‌الْبَحْ‍‍ر‍ِ‍‌ بِنِعْمَةِ ‌اللَّ‍‍هِ لِيُ‍‍رِيَكُمْ مِ‍‌‍نْ ‌آيَاتِهِ ۚ ‌إِنَّ فِي ‌ذَلِكَ لَآي‍‍َ‍ات‍ٍ‌ لِكُلِّ صَ‍‍بّ‍‍َ‍ا‌ر‌‌ٍ‌ شَكُو‌رٍ
Wa 'Idhā Ghashiyahum Mawjun Kālžžulali Da`aw Al-Laha Mukhlişīna Lahu Ad-Dīna Falammā Najjāhum 'Ilá Al-Barri Faminhum Muqtaşidun ۚ Wa Mā Yajĥadu Bi'āyātinā 'Illā Kullu Khattārin Kafūrin 031-032 marka hirku daboolo dadka oo Hoos la moodo waxay baryaan Eebe iyagoo u kali yeeli Diinta (Cibaadada) markuu u koriyo xagga Barrigana waxaa ka mid noqon Dadka mid dhexdexeysanmana diido aayadkanaga mid khaa'in ah oo gaalimo badan mooyee. وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ غَ‍‍شِيَهُمْ مَ‍‍وْج‌‍ٌ‌ كَال‍‍ظُّ‍‍لَلِ ‌دَعَوْ‌ا‌ ‌اللَّ‍‍هَ مُ‍‍خْ‍‍لِ‍‍صِ‍‍ي‍‍نَ لَهُ ‌ال‍‍دّ‍ِ‍ي‍‍نَ فَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ نَجَّاهُمْ ‌إِلَى‌ ‌الْبَرِّ‌ فَمِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ مُ‍‍قْ‍‍تَ‍‍صِ‍‍د‌ٌۚ ‌وَمَا‌ يَ‍‍جْ‍‍حَدُ‌ بِآيَاتِنَ‍‍ا‌ ‌إِلاَّ‌ كُلُّ خَ‍‍تّ‍‍َ‍ا‌ر‌‌ٍ‌ كَفُو‌رٍ
Yā 'Ayyuhā An-Nāsu Attaqū Rabbakum Wa Akhshaw Yawmāan Lā Yajzī Wa A-Dun `An Waladihi Wa Lā Mawlūdun Huwa Jāzin `An Wa A-Dihi Shay'āan ۚ 'Inna Wa`da Allāhi Ĥaqqun ۖ Falā Taghurrannakumu Al-Ĥayā Atu Ad-Dunyā Wa Lā Yaghurrannakum Billāhi Al-Gharūru 031-033 Dadow ka dhawrsada Eebihiin oo ka Cabsada Maalin uusan ka abaalmarinayn Waalid IlmihiisaIlmuhuna Waalidka waxbayabooha Eebana waa Xaqee yeyna idinku dhagrin nolosha adduunyoyuuna idinku dhagrin Eebe dhagar badane (shaydaan). ي‍‍َ‍ا‌أَيُّهَا‌ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسُ ‌اتَّ‍‍قُ‍‍و‌ا‌ ‌‍رَبَّكُمْ ‌وَ‌اخْ‍‍شَوْ‌ا‌ يَوْما‌ ً‌ لاَ‌ يَ‍‍جْ‍‍زِي ‌وَ‌الِدٌ‌ عَ‍‌‍نْ ‌وَلَدِهِ ‌وَلاَ‌ مَوْل‍‍ُ‍و‌دٌ‌ هُوَ‌ ج‍‍َ‍ا‌زٍ‌ عَ‍‌‍نْ ‌وَ‌الِدِهِ شَ‍‍يْ‍‍ئا‌‌ ً‌ ‌إِنَّ ۚ ‌وَعْدَ‌ ‌اللَّ‍‍هِ حَ‍‍قّ‌‍ٌ‌ فَلاَ‌ ۖ تَ‍‍غُ‍رَّنَّ‍‍كُمُ ‌الْحَي‍‍َ‍اةُ ‌ال‍‍دُّ‌نْ‍‍يَا‌ ‌وَلاَ‌ يَ‍‍غُ‍رَّنَّ‍‍كُمْ بِ‍اللَّ‍‍هِ ‌الْ‍‍غَ‍‍رُ‌و‌رُ
'Inna Allāha `Indahu `Ilmu As-Sā`ati Wa Yunazzilu Al-Ghaytha Wa Ya`lamu Mā Fī Al-'Arĥāmi ۖ Wa Mā Tadrī Nafsundhā Taksibu Ghadāan ۖ Wa Mā Tadrī Nafsun Bi'ayyi 'Arđin Tamūtu ۚ 'Inna Allāha `Alīmun Khabīrun 031-034 Eebe agtiisuu yahay ogaanshaha Saacadda (Qiyaame) iyo Roob di'idduwuxuuna ogyahay waxa makaanka (Ilma galeenka) ku sugannafna ma oga waxay mudan BarriNafna ma oga Dhulkay ku dhimanEebaa og xeelna dheer. إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ عِ‍‌‍نْ‍‍دَهُ عِلْمُ ‌ال‍‍سَّاعَةِ ‌وَيُنَزِّلُ ‌الْ‍‍غَ‍‍يْ‍‍ثَ ‌وَيَعْلَمُ مَا‌ فِي ‌الأَ‌رْح‍‍َ‍امِ ۖ ‌وَمَا‌ تَ‍‍دْ‌رِي نَفْسٌ‌ مَا‌ذَ‌ا‌ تَكْسِبُ غَ‍‍د‌ا‌ ًۖ ‌وَمَا‌ تَ‍‍دْ‌رِي نَفْس‌‍ٌ‌ بِأَيِّ ‌أَ‌رْ‍ض‌‍‌‍ٍ‌ تَم‍‍ُ‍وتُ ۚ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ عَل‍‍ِ‍ي‍‍مٌ خَ‍‍بِيرٌ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah