Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

28) Sūrat Al-Qaşaş

Printed format

28) سُورَة القَصَص

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Ţā-Sīn-Mīm 028-001 Wuxuu ku Tusin Mucjisada Quraanka. طَ‍‍ا-سِي‍‌‍ن‍‍-مِيم
Tilka 'Āyātu Al-Kitābi Al-Mubīni 028-002 Taasina waa Aayaadka Kitaabka (Quraanka) ee Cad. تِلْكَ ‌آي‍‍َ‍اتُ ‌الْكِت‍‍َ‍ابِ ‌الْمُبِينِ
Natlū `Alayka Min Naba'i Mūsá Wa Fir`awna Bil-Ĥaqqi Liqawmin Yu'uminūna 028-003 Waxaannu kugu Akhrin Korkaaga Warkii (Nabi) Muuse iyo Fircoon si Xaq ah Qoomkii Rumayn. نَتْلُو‌ عَلَ‍‍يْ‍‍كَ مِ‍‌‍نْ نَبَإِ‌ مُوسَى‌ ‌وَفِ‍‍رْعَ‍‍وْنَ بِ‍الْحَ‍‍قِّ لِ‍‍قَ‍‍وْمٍ‌ يُؤْمِنُونَ
'Inna Fir`awna `Alā Fī Al-'Arđi Wa Ja`ala 'Ahlahā Shiya`āan Yastađ`ifu Ţā'ifatan Minhum Yudhabbiĥu 'Abnā'ahum Wa Yastaĥyī Nisā'ahum ۚ 'Innahu Kāna Mina Al-Mufsidīna 028-004 Fircoon wuu Isku Kibriyey Dhulka (Masar) wuxuuna ka Yeelay Ehelkiisii KooxoIsagoo Yaraysan (Dullayn) Koox ka Mid ah Gawricina Wiilashooda oo Dayn Haweenkooda wuxuuna ka mid ahaa kuwa wax Fasaadiya. إِنَّ فِ‍‍رْعَ‍‍وْنَ عَلاَ‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌وَجَعَلَ ‌أَهْلَهَا‌ شِيَعا‌ ً‌ يَسْتَ‍‍ضْ‍‍عِفُ طَ‍‍ائِفَة ً‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ يُذَبِّحُ ‌أَبْ‍‍ن‍‍َ‍ا‌ءَهُمْ ‌وَيَسْتَحْيِي نِس‍‍َ‍ا‌ءَهُمْ ۚ ‌إِنَّ‍‍هُ ك‍‍َ‍انَ مِنَ ‌الْمُفْسِدِينَ
Wa Nurīdu 'An Namunna `Alá Al-Ladhīna Astuđ`ifū Fī Al-'Arđi Wa Naj`alahum 'A'immatan Wa Naj`alahumu Al-Wārithīna 028-005 Waxaanu Dooni inaan ku Mannaysanno (Waxsiino) kuwii lagu Dullaysanayay Dhulka kana yeello Imaamyokana Yeello kuwa Dhaxli Dhulka. وَنُ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍دُ‌ ‌أَ‌نْ نَمُ‍‍نَّ عَلَى‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌اسْتُ‍‍ضْ‍‍عِفُو‌ا‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌وَنَ‍‍جْ‍‍عَلَهُمْ ‌أَئِ‍‍مَّ‍‍ة ً‌ ‌وَنَ‍‍جْ‍‍عَلَهُمُ ‌الْوَ‌ا‌رِثِينَ
Wa Numakkina Lahum Al-'Arđi Wa Nuriya Fir`awna Wa Hāmāna Wa Junūdahumā Minhum Mā Kānū Yaĥdharūna 028-006 Oon Makansiinno DhulkaTusinana Fircoon iyo Haamaan iyo Januuddooda waxay ka Digtoonaayeen (Halaagooda). وَنُمَكِّنَ لَهُمْ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌وَنُ‍‍رِيَ فِ‍‍رْعَ‍‍وْنَ ‌وَهَام‍‍َ‍انَ ‌وَجُنُو‌دَهُمَا‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ مَا‌ كَانُو‌ا‌ يَحْذَ‌رُ‌ونَ
Wa 'Awĥaynā 'Ilá 'Ummi Mūsá 'An 'Arđi`īhi ۖ Fa'idhā Khifti `Alayhi Fa'alqīhi Fī Al-Yammi Wa Lā Takhāfī Wa Lā Taĥzanī ۖ 'Innā Rāddūhu 'Ilayki Wa Jā`ilūhu Mina Al-Mursalīna 028-007 Waxaan u Waxyoonay ku (Ilhaamaynay) Muuse Hooyadiis Nuujimarkaad u Cabsatana ku Tuur Hirka (Badda) hana Cabsan hana Murugoon anagaa kugu soo Celine kana Yeeli kuwa la Diro (Rasuul). وَ‌أَ‌وْحَيْنَ‍‍ا‌ ‌إِلَ‍‍ى‌ ‌أُمِّ مُوسَ‍‍ى‌ ‌أَ‌نْ ‌أَ‌رْ‍ضِ‍‍ع‍‍ِ‍ي‍‍هِ ۖ فَإِ‌ذَ‌ا‌ خِ‍‍فْتِ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ فَأَلْ‍‍قِ‍‍ي‍‍هِ فِي ‌الْيَ‍‍مِّ ‌وَلاَ‌ تَ‍‍خَ‍‍افِي ‌وَلاَ‌ تَحْزَنِ‍‍ي ۖ ‌إِنَّ‍‍ا‌ ‌ر‍َ‍‌ا‌دّ‍ُ‍‌وهُ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍كِ ‌وَجَاعِل‍‍ُ‍وهُ مِنَ ‌الْمُرْسَلِينَ
Fāltaqaţahu~ 'Ālu Fir`awna Liyakūna Lahum `Adūwāan Wa Ĥazanāan ۗ 'Inna Fir`awna Wa Hāmāna Wa Junūdahumā Kānū Khāţi'īna 028-008 Waxaana Qaalay Fircoon Dadkiisii Isagoo u Noqon doona Col iyo WalbahaarFircoon iyo Haamaan iyo Colkoodiina waxay Ahaayeen kuwo Gefay. فَالْتَ‍‍قَ‍‍طَ‍‍هُ~ُ ‌آلُ فِ‍‍رْعَ‍‍وْنَ لِيَك‍‍ُ‍ونَ لَهُمْ عَدُ‌وّ‌ا‌ ً‌ ‌وَحَزَنا‌‌ ًۗ ‌إِنَّ فِ‍‍رْعَ‍‍وْنَ ‌وَهَام‍‍َ‍انَ ‌وَجُنُو‌دَهُمَا‌ كَانُو‌اخَ‍‍اطِ‍‍ئ‍‍ِ‍‍ينَ
Wa Qālat Amra'atu Fir`awna Qurratu `Aynin Lī Wa Laka ۖ Lā Taqtulūhu `Asá 'An Yanfa`anā 'Aw Nattakhidhahu Waladāan Wa Hum Lā Yash`urūna 028-009 Waxayna Tidhi Haweenaydii Fircoon waa Raaxada Ishayda iyo taada ee ha Dilinawaxay u Dhawdahay inuu ina Anfaco ama aan ka yeelanno Wiilemana Oga Iyagu (Dhabta). وَ‍قَ‍‍الَتْ ‌امْ‍رَ‌أَةُ فِ‍‍رْعَ‍‍وْنَ قُ‍رَّةُ عَ‍‍يْ‍‍ن‍ٍ‌ لِي ‌وَلَكَ ۖ لاَ‌ تَ‍‍قْ‍‍تُل‍‍ُ‍وهُ عَسَ‍‍ى‌ ‌أَ‌نْ يَ‍‌‍ن‍‍فَعَنَ‍‍ا‌ ‌أَ‌وْ‌ نَتَّ‍‍خِ‍‍ذَهُ ‌وَلَد‌ا‌ ً‌ ‌وَهُمْ لاَ‌ يَشْعُرُ‌ونَ
Wa 'Aşbaĥa Fu'uādu 'Ummi Mūsá Fārighāan ۖ 'In Kādat Latubdī Bihi Lawlā 'An Rabaţnā `Alá Qalbihā Litakūna Mina Al-Mu'uminīna 028-010 Wuxuu Ahaaday Qalbigii Muuse Hooyadiis mid Madhan waxayna u Dhawaatay inay Muujiso Haddaanaan Adkaynin Qalbigeeda inay ahaato Mu'miniinta. وَ‌أَ‍صْ‍‍بَحَ فُؤ‍َ‍‌ا‌دُ‌ ‌أُمِّ مُوسَى‌ فَا‌رِ‍‍غ‍‍ا‌‌ ًۖ ‌إِ‌نْ كَا‌دَتْ لَتُ‍‍بْ‍‍دِي بِ‍‍هِ لَوْلاَ‌ ‌أَ‌نْ ‌‍رَبَ‍‍طْ‍‍نَا‌ عَلَى‌ قَ‍‍لْبِهَا‌ لِتَك‍‍ُ‍ونَ مِنَ ‌الْمُؤْمِنِينَ
Wa Qālat Li'khtihi Quşşīhi ۖ Fabaşurat Bihi `An Junubin Wa Hum Lā Yash`urūna 028-011 Waxayna ku Tidhi Walaashiis Raacwaxayna ka eegaysay Dhinac Fogiyagoon ogayn. وَ‍قَ‍‍الَتْ لِأخْ‍‍تِ‍‍هِ قُ‍‍صِّ‍‍ي‍‍هِ ۖ فَبَ‍‍صُ‍رَتْ بِ‍‍هِ عَ‍‌‍نْ جُنُبٍ‌ ‌وَهُمْ لاَ‌ يَشْعُرُ‌ونَ
Wa Ĥarramnā `Alayhi Al-Mađi`a Min Qablu Faqālat Hal 'Adullukum `Alá 'Ahli Baytin Yakfulūnahu Lakum Wa Hum Lahuşūna 028-012 Waxaana ka Reebnay Korkiisa Nuugmada Horaywaxayna Tidhi Gabadhii Maydin Tusiyaa Qoys idiin Dhaqaalayn una Samo Fali. وَحَ‍رَّمْنَا‌ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ ‌الْمَ‍رَ‌اضِ‍‍عَ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لُ فَ‍‍قَ‍‍الَتْ هَلْ ‌أَ‌دُلُّكُمْ عَلَ‍‍ى‌ ‌أَهْلِ بَ‍‍يْ‍‍تٍ‌ يَكْفُلُونَ‍‍هُ لَكُمْ ‌وَهُمْ لَ‍‍هُ نَاصِ‍‍حُونَ
Faradadnāhu 'Ilá 'Ummihi Kay Taqarra `Aynuhā Wa Lā Taĥzana Wa Lita`lama 'Anna Wa`da Allāhi Ĥaqqun Wa Lakinna 'Aktharahum Lā Ya`lamūna 028-013 Waxaana ku soo Celinay Hooyadiissi ay u Raaxaysato Isheedu una MurginOgaatana in Yabooha Eebe Yahay Xaq Laakiin Dadka Badankiisu ma Oga. فَ‍رَ‌دَ‌دْن‍‍َ‍اهُ ‌إِلَ‍‍ى‌ ‌أُمِّ‍‍هِ كَيْ تَ‍‍قَ‍رَّ‌ عَيْنُهَا‌ ‌وَلاَ‌ تَحْزَنَ ‌وَلِتَعْلَمَ ‌أَنَّ ‌وَعْدَ‌ ‌اللَّ‍‍هِ حَ‍‍قٌّ‌ ‌وَلَكِ‍‍نَّ ‌أَكْثَ‍رَهُمْ لاَ‌ يَعْلَمُونَ
Wa Lammā Balagha 'Ashuddahu Wa Astawá 'Ātaynāhu Ĥukmāan Wa `Ilmāan ۚ Wa Kadhalika Naj Al-Muĥsinīna 028-014 Markuu Gaadhay (Nabi) muuse Xooggiisa oo Ekaaday Yaan siinay Xigmo iyo CilmiSaasaana ku abal Marinaa Sama Falayaasha. وَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ بَلَ‍‍غَ ‌أَشُدَّهُ ‌وَ‌اسْتَوَ‌ى‌ ‌آتَيْن‍‍َ‍اهُ حُكْما‌ ً‌ ‌وَعِلْما‌ ًۚ ‌وَكَذَلِكَ نَ‍‍جْ‍‍زِي ‌الْمُحْسِنِينَ
Wa Dakhala Al-Madīnata `Alá Ĥīni Ghaflatin Min 'Ahlihā Fawajada Fīhā Rajulayni Yaqtatilāni Hādhā Min Shī`atihi Wa Hadhā Min `Adūwihi ۖ Fāstaghāthahu Al-Ladhī Min Shī`atihi `Alá Al-Ladhī Min `Adūwihi Fawakazahu Mūsá Faqađá `Alayhi ۖ Qāla Hādhā Min `Amali Ash-Shayţāni ۖ 'Innahu `Adūwun Muđillun Mubīnun 028-015 Wuxuuna Galay Magaaladii Waqti aan Dadkeedu ogaynwuxuuna Helay Labo Nin oo Dagaallamioo Kaasi Yahay Qaraabadiisa kaasna Yahay Colkiisawaxaana u Kaalmo warsaday kii Qaraabadiisa ahaa Colkiisa (Korkiisa) wuuna Feedhay Muuse wuuna Dilaywuxuuna Yidhi waa Camal ShaydaanIsaguna waa Col Baadiyeeya oo Cad. وَ‌دَ‍خَ‍‍لَ ‌الْمَدِينَةَ عَلَى‌ ح‍‍ِ‍ي‍‍نِ غَ‍‍فْلَةٍ‌ مِ‍‌‍نْ ‌أَهْلِهَا‌ فَوَجَدَ‌ فِيهَا‌ ‌‍رَجُلَ‍‍يْ‍‍نِ يَ‍‍قْ‍‍تَتِلاَنِ هَذَ‌ا‌ مِ‍‌‍نْ شِيعَتِ‍‍هِ ‌وَهَذَ‌ا‌ مِ‍‌‍نْ عَدُ‌وِّهِ ۖ فَاسْتَ‍‍غَ‍‍اثَهُ ‌الَّذِي مِ‍‌‍نْ شِيعَتِ‍‍هِ عَلَى‌ ‌الَّذِي مِ‍‌‍نْ عَدُ‌وِّهِ فَوَكَزَهُ مُوسَى‌ فَ‍‍قَ‍‍ضَ‍‍ى‌ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ ۖ قَ‍‍الَ هَذَ‌ا‌ مِ‍‌‍نْ عَمَلِ ‌ال‍‍شَّيْ‍‍طَ‍‍انِ ۖ ‌إِنَّ‍‍هُ عَدُ‌وّ‌ٌ‌ مُ‍‍ضِ‍‍لٌّ‌ مُبِينٌ
Qāla Rabbi 'Innī Žalamtu Nafsī Fāghfir Lī Faghafara Lahu~ ۚ 'Innahu Huwa Al-Ghafūru Ar-Raĥīmu 028-016 Wuxuu Yidhi Eebow Anigu waxaan Dulmiyey Naftayda ee ii Dambi Dhaaf wuuna u Dambi Dhaafay Illeen Ilaahay waa Dambi Dhaafe Naxariistee. قَ‍‍الَ ‌‍رَبِّ ‌إِنِّ‍‍ي ظَ‍‍لَمْتُ نَفْسِي فَاغْ‍‍فِ‍‍رْ‌ لِي فَ‍‍غَ‍‍فَ‍رَ‌ لَهُ~ُ ۚ ‌إِنَّ‍‍هُ هُوَ‌ ‌الْ‍‍غَ‍‍ف‍‍ُ‍و‌رُ‌ ‌ال‍رَّحِيمُ
Qāla Rabbi Bimā 'An`amta `Alayya Falan 'Akūna Žahīrāan Lilmujrimīna 028-017 Wuxuuna Yidhi Eebow Nicmadaad ii Nicmaysay Darteed Yaanan Noqonin mid u Kaalmeeya Dambiilayaasha. قَ‍‍الَ ‌‍رَبِّ بِمَ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ‍‍عَمْتَ عَلَيَّ فَلَ‍‌‍نْ ‌أَك‍‍ُ‍ونَ ظَ‍‍هِي‍‍ر‌ا‌ ً‌ لِلْمُ‍‍جْ‍‍رِمِينَ
Fa'aşbaĥa Fī Al-Madīnati Khā'ifāan Yataraqqabu Fa'idhā Al-Ladhī Astanşarahu Bil-'Amsi Yastaşrikhuhu ۚ Qāla Lahu Mūsá 'Innaka Laghawīyun Mubīnun 028-018 Wuxuu ku Waabariistay Magaaladii Isagoo Cabsan oo Sugi (Dhib) Markasuu ku soo Baxay kii Gargaarka Warsaday Shalay oo Qaylyiwuxuuna ku yidhi Muuse Adugu waxaad tahay baadi cad. فَأَ‍صْ‍‍بَحَ فِي ‌الْمَدِينَةِ خَ‍‍ائِفا‌ ً‌ يَتَ‍رَقَّ‍‍بُ فَإِ‌ذَ‌ا‌ ‌الَّذِي ‌اسْتَ‍‌‍ن‍‍صَ‍رَهُ بِ‍الأَمْسِ يَسْتَ‍‍صْ‍‍رِ‍‍خُ‍‍هُ ۚ قَ‍‍الَ لَ‍‍هُ مُوسَ‍‍ى‌ ‌إِنَّ‍‍كَ لَ‍‍غَ‍‍وِيٌّ‌ مُبِينٌ
Falammā 'An 'Arāda 'An Yabţisha Bial-Ladhī Huwa `Adūwun Lahumā Qāla Yā Mūsá 'Aturīdu 'An Taqtulanī Kamā Qatalta Nafsāan Bil-'Amsi ۖ 'In Turīdu 'Illā 'An Takūna Jabbāan Al-'Arđi Wa Mā Turīdu 'An Takūna Mina Al-Muşliĥīna 028-019 Markuu Doonay inuu Qabto (Wax yeelo) kii Colka u ahaana wuxuu yidhi (kii loo gargaarayey) Muusow ma waxaad dooni inaad I disho Sidaad u Dishay Naf (Kale) Shalayma Doonaysid waxaan Jabbaar (Kibir badane) ahayn Dhulka ku Noqotomana Doonaysid inaad Noqoto kuwa wax Wanaajiya. فَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ ‌أَ‌رَ‍‌ا‌دَ‌ ‌أَ‌نْ يَ‍‍بْ‍‍‍‍طِ‍‍شَ بِ‍الَّذِي هُوَ‌ عَدُ‌وّ‌ٌ‌ لَهُمَا‌ قَ‍‍الَ يَامُوسَ‍‍ى‌ ‌أَتُ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍دُ‌ ‌أَ‌نْ تَ‍‍قْ‍‍تُلَنِي كَمَا‌ قَ‍‍تَلْتَ نَفْسا‌ ً‌ بِ‍الأَمْسِ ‌إِ‌نْ ۖ تُ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍دُ‌ ‌إِلاَّ‌ ‌أَ‌نْ تَك‍‍ُ‍ونَ جَبَّا‌ر‌ا‌‌ ً‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌وَمَا‌ تُ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍دُ‌ ‌أَ‌نْ تَك‍‍ُ‍ونَ مِنَ ‌الْمُ‍‍صْ‍‍لِحِينَ
Wa Jā'a Rajulun Min 'Aqşá Al-Madīnati Yas`á Qāla Yā Mūsá 'Inna Al-Mala'a Ya'tamirūna Bika Liyaqtulūka Fākhruj 'Innī Laka Mina An-Nāşīna 028-020 Waxaana ka Yimid Magaalada Xageeda God Nin Ordi oo leh MuusowQoomku waxay ku Tashanayaan inay ku Dilaan ee Bax Anuguna waan kuu Naseexayne. وَج‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌‍رَجُلٌ‌ مِ‍‌‍نْ ‌أَ‍قْ‍‍‍‍صَ‍‍ى‌ ‌الْمَدِينَةِ يَسْعَى‌ قَ‍‍الَ يَامُوسَ‍‍ى‌ ‌إِنَّ ‌الْمَلَأَ‌ يَأْتَمِر‍ُ‍‌ونَ بِكَ لِيَ‍‍قْ‍‍تُل‍‍ُ‍وكَ فَاخْ‍‍رُجْ ‌إِنِّ‍‍ي لَكَ مِنَ ‌ال‍‍نَّ‍‍اصِ‍‍حِينَ
Fakharaja Minhā Khā'ifāan Yataraqqabu ۖ Qāla Rabbi Najjinī Mina Al-Qawmi Až-Žālimīna 028-021 Wuuna ka Baxay (Magaaladii) Isagoo Cabsan oo Filan (waxyeello) wuxuuna yidhi Eebow iga Kori Qoomka Daalimiinta ah. فَ‍خَ‍رَجَ مِ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ خَ‍‍ائِفا‌ ً‌ يَتَ‍رَقَّ‍‍بُ ۖ قَ‍‍الَ ‌‍رَبِّ نَجِّنِي مِنَ ‌الْ‍‍قَ‍‍وْمِ ‌ال‍‍ظَّ‍‍الِمِينَ
Wa Lammā Tawajjaha Tilqā'a Madyana Qāla `Asá Rabbī 'An Yahdiyanī Sawā'a As-Sabīl 028-022 Markuu U jahaystay madyan Xaggeedana wuxuu yidhi wuxuu u Dhawyahay Eebahay inuu igu (Hanuuniyo) jidka Toosan. وَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ تَوَجَّهَ تِلْ‍‍قَ‍‍ا‌ءَ‌ مَ‍‍دْيَنَ قَ‍‍الَ عَسَى‌ ‌‍رَبِّ‍‍ي ‌أَ‌نْ يَهْدِيَنِي سَو‍َ‍‌ا‌ءَ‌ ‌ال‍‍سَّ‍‍بِ‍‍يل
Wa Lammā Warada Mā'a Madyana Wajada `Alayhi 'Ummatan Mina An-Nāsi Yasqūna Wa Wajada Min Dūnihimu Amra'tayni Tadhūdāni ۖ Qāla Mā Khaţbukumā ۖ Qālatā Lā Nasqī Ĥattá Yuşdira Ar-Ri`ā'u ۖ Wa 'Abūnā Shaykhun Kabīrun 028-023 Markuu Gaadhay Biyaha Madyanna wuxuu ku Helay Ummad Dad ahoo Waraabinaysa wuxuuna ka helay Sokodooda Labo Haweena oo Reebi (Adhigooda) wuxuuna yidhi muxuu Xaalkiinu yahaywaxayna Dheheen Ma Waraabinno intay ka Fulaan Xoola jirkuAabbahanana waa Oday Wayn. وَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ‌وَ‌‍رَ‌دَ‌ م‍‍َ‍ا‌ءَ‌ مَ‍‍دْيَنَ ‌وَجَدَ‌ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ ‌أُمَّ‍‍ة ً‌ مِنَ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسِ يَسْ‍‍قُ‍‍ونَ ‌وَ‌وَجَدَ‌ مِ‍‌‍نْ ‌دُ‌ونِهِمُ ‌امْ‍رَ‌أتَ‍‍يْ‍‍نِ تَذُ‌و‌د‍َ‍‌انِ ۖ قَ‍‍الَ مَا‌ خَ‍‍طْ‍‍بُكُمَا‌ ۖ قَ‍‍الَتَا‌ لاَ‌ نَسْ‍‍قِ‍‍ي حَتَّى‌ يُ‍‍صْ‍‍دِ‌ر‍َ‍‌ ‌ال‍‍رِّع‍‍َ‍ا‌ءُ‌ ۖ ‌وَ‌أَبُونَا‌ شَ‍‍يْ‍‍خ‌‍ٌ‌ كَبِيرٌ
Fasaqá Lahumā Thumma Tawallá 'Ilá Až-Žilli Faqāla Rabbi 'Innī Limā 'Anzalta 'Ilayya Min Khayrin Faqīrun 028-024 Markaasuu u Waraabiyey wuxuuna u Jeedsaday Xagga Hooska wuxuuna Yidhi Eebow waxaad ii soo Dejiso (Isiiso) oo Khayra waan u Baahnahay. فَسَ‍قَ‍‍ى‌ لَهُمَا‌ ثُ‍‍مَّ تَوَلَّ‍‍ى‌ ‌إِلَى‌ ‌ال‍‍ظِّ‍‍لِّ فَ‍‍قَ‍‍الَ ‌‍رَبِّ ‌إِنِّ‍‍ي لِمَ‍‍ا‌ ‌أَ‌ن‍‍زَلْتَ ‌إِلَيَّ مِ‍‌‍نْ خَ‍‍يْ‍‍ر‌‌ٍ‌ فَ‍‍قِ‍‍يرٌ
Fajā'at/hu 'Iĥdāhumā Tamshī `Alá Astiĥyā'in Qālat 'Inna 'Abī Yad`ūka Liyajziyaka 'Ajra Mā Saqayta Lanā ۚ Falammā Jā'ahu Wa Qaşşa `Alayhi Al-Qaşaşa Qāla Lā Takhaf ۖ Najawta Mina Al-Qawmi Až-Žālimīna 028-025 Markaasay u Timid Gabdhihii Middood Iyadoo Xishoon waxayna ku Tidhi Aabahay wuu kuu Yeedhi inuu kaa Abaal Mariyo Ujuuradii Waraabintaada Annagamarkuu u Yimid oos Uga Warramay Qisadii yuu ku yidhi ha Cabsan Waad ka Kortay Qoomkii Daalimiinta ahaa. فَج‍‍َ‍ا‌ءَتْهُ ‌إِحْدَ‌اهُمَا‌ تَمْشِي عَلَى‌ ‌اسْتِحْي‍‍َ‍ا‌ء‌‌ٍقَ‍‍الَتْ ‌إِنَّ ‌أَبِي يَ‍‍دْع‍‍ُ‍وكَ لِيَ‍‍جْ‍‍زِيَكَ ‌أَجْ‍‍‍رَ‌ مَا‌ سَ‍‍قَ‍‍يْ‍‍تَ لَنَا‌ ۚ فَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَهُ ‌وَ‍قَ‍‍صَّ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ ‌الْ‍‍قَ‍‍صَ‍‍صَ قَ‍‍الَ لاَ‌ تَ‍‍خَ‍‍فْ ۖ نَجَ‍‍وْتَ مِنَ ‌الْ‍‍قَ‍‍وْمِ ‌ال‍‍ظَّ‍‍الِمِينَ
Qālat 'Iĥdāhumā Yā 'Abati Asta'jirhu ۖ 'Inna Khayra Mani Asta'jarta Al-Qawīyu Al-'Amīnu 028-026 Waxayna Tidhi Middood Aabbow noo IjaarIlleen waxaa u Khayr roon Cid la Ijaarto Mid Xoog Badan oo Aamin ah. قَ‍‍الَتْ ‌إِحْدَ‌اهُمَا‌ ي‍‍َ‍ا‌أَبَتِ ‌اسْتَأْجِ‍‍رْهُ ‌إِنَّ ۖ خَ‍‍يْ‍رَ‌ مَنِ ‌اسْتَأْجَرْتَ ‌الْ‍‍قَ‍‍وِيُّ ‌الأَمِينُ
Qāla 'Innī 'Urīdu 'An 'Unkiĥaka 'Iĥdá Abnatayya Hātayni `Alá 'An Ta'juraThamāniyata Ĥijajin ۖ Fa'in 'Atmamta `Ashan Famin `Indika ۖ Wa Mā 'Urīdu 'An 'Ashuqqa `Alayka ۚ Satajidunī 'In Shā'a Allāhu Mina Aş-Şāliĥīna 028-027 Wuxuuna ku Yidhi Anugu waxaan dooni inaan kuu Guuriyo Labadaydan Gabdhood Middood inaan ku Ijaarto Siddeed Sano Haddaad Dhamayso Tobankana waa Adiga Agtaadamana Doonayo inaan ku Dhibo waxaana igu Ogaan Hadduu Eebe Doono kuwa Wanaagsan. قَ‍‍الَ ‌إِنِّ‍‍ي ‌أُ‌ر‍ِ‍ي‍‍دُ‌ ‌أَ‌نْ ‌أُ‌ن‍‍كِحَكَ ‌إِحْدَ‌ى‌ ‌ابْ‍‍نَتَيَّ هَاتَ‍‍يْ‍‍نِ عَلَ‍‍ى‌ ‌أَ‌نْ تَأْجُ‍رَنِي ثَمَانِيَةَ حِجَج‌‍ٍۖ فَإِ‌نْ ‌أَتْمَمْتَ عَشْر‌ا‌‌ ً‌ فَمِ‍‌‍نْ عِ‍‌‍نْ‍‍دِكَ ۖ ‌وَمَ‍‍ا‌ ‌أُ‌ر‍ِ‍ي‍‍دُ‌ ‌أَ‌نْ ‌أَشُ‍‍قَّ عَلَ‍‍يْ‍‍كَ ۚ سَتَجِدُنِ‍‍ي ‌إِ‌نْ ش‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌اللَّ‍‍هُ مِنَ ‌ال‍‍صَّ‍‍الِحِينَ
Qāla Dhālika Baynī Wa Baynaka ۖ 'Ayyamā Al-'Ajalayni Qađaytu Falā `Udwāna `Alayya Wa ۖ Allāhu `Alá Mā Naqūlu Wa Kīlun 028-028 Wuxuuna Yidhi Kaasi waa Ballan Dhexdeenna ahLabada muddo Kaan Dhammaystana dhib iguma ahaEebana waxaan Sheegayno waa u Wakiil. قَ‍‍الَ ‌ذَلِكَ بَيْنِي ‌وَبَيْنَكَ ۖ ‌أَيَّمَا‌ ‌الأَجَلَ‍‍يْ‍‍نِ قَ‍‍ضَ‍‍يْ‍‍تُ فَلاَ‌ عُ‍‍دْ‌و‍َ‍‌انَ عَلَيَّ ۖ ‌وَ‌اللَّهُ عَلَى‌ مَا‌ نَ‍‍قُ‍‍ولُ ‌وَكِيلٌ
Falammā Qađá Mūsá Al-'Ajala Wa Sāra Bi'ahlihi~ 'Ānasa Min Jānibi Aţ-Ţūri Nāan Qāla Li'hlihi Amkuthū 'Innī 'Ānastu Nāan La`allī 'Ātīkum Minhā Bikhabarin 'Aw Jadhwatin Mina An-Nāri La`allakum Taşţalūna 028-029 Markuu Dhammeeyey (Nabi) Muuse Muddadii oo la Tegay Ehelkiisii wuxuu ku Arkay Dhinaca Dhuur Dabwuxuuna ku Yidhi Ehelkiisii Suga waxaan Arkaa Dabe waxaan u Dhawahay inaan Idiinka Keeno War ama Dhuxul Daba inaad Kulaashaan. فَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ قَ‍‍ضَ‍‍ى‌ مُوسَى‌ ‌الأَجَلَ ‌وَس‍‍َ‍ا‌‍رَ‌ بِأَهْلِهِ ‌آنَسَ مِ‍‌‍نْ جَانِبِ ‌ال‍‍طُّ‍‍و‌ر‍ِ‍‌ نَا‌ر‌ا‌‌ ًقَ‍‍الَ لِأهْلِهِ ‌امْكُثُ‍‍و‌ا‌ ‌إِنِّ‍‍ي ‌آنَسْتُ نَا‌ر‌ا‌ ً‌ لَعَلِّ‍‍ي ‌آتِيكُمْ مِ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ بِ‍‍خَ‍‍بَرٍ‌ ‌أَ‌وْ‌ جَذْ‌وَةٍ‌ مِنَ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍ا‌ر‍ِ‍‌ لَعَلَّكُمْ تَ‍‍صْ‍‍طَ‍‍لُونَ
Falammā 'Atāhā Nūdī Min Shāţi'i Al-Wādī Al-'Aymani Fī Al-Buq`ati Al-Mubārakati Mina Ash-Shajarati 'An Yā Mūsá 'Innī 'Anā Al-Lahu Rabbu Al-`Ālamīna 028-030 Markuu Yimidna waxaaa Looga Dhawaaqay Togga Dhiniciisa MidigMeejii Barakaysnayd oo Geedka (Isagoo la Yidhi) Anugu Ilaahay Baan ahay Eebaha Caalamka ah. فَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ‌أَتَاهَا‌ نُو‌دِي مِ‍‌‍نْ شَاطِ‍‍ئِ ‌الْوَ‌ا‌دِي ‌الأَيْمَنِ فِي ‌الْبُ‍‍قْ‍‍عَةِ ‌الْمُبَا‌‍رَكَةِ مِنَ ‌ال‍‍شَّجَ‍رَةِ ‌أَ‌نْ يَامُوسَ‍‍ى‌ ‌إِنِّ‍‍ي ‌أَنَا‌ ‌اللَّهُ ‌‍رَبُّ ‌الْعَالَمِينَ
Wa 'An 'Alqi `Aşāka ۖ Falammā Ra'āhā Tahtazzu Ka'annahā Jānnun Wallá Mudbirāan Wa Lam Yu`aqqib ۚ Yā Mūsá 'Aqbil Wa Lā Takhaf ۖ 'Innaka Mina Al-'Āminīna 028-031 Ee Tuur Ushaada Markuu Arkay iyadoo Gilgilanna ood Mooddo Mas wuu Jeedsaday Isagpp Cararimana soo Jeedan(waxaana lagu Yidhi) Muusow soo Qaabil (soo Noqo)hana Cabsan Adugu Aaminbaad tahay (waad nabadgali). وَ‌أَ‌نْ ‌أَلْ‍‍قِ عَ‍‍صَ‍‍اكَ ۖ فَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ‌‍رَ‌آهَا‌ تَهْتَزُّ‌ كَأَنَّ‍‍هَا‌ ج‍‍َ‍انٌّ‌ ‌وَلَّى‌ مُ‍‍دْبِ‍‍ر‌ا‌ ً‌ ‌وَلَمْ يُعَ‍‍قِّ‍‍بْ ۚ يَامُوسَ‍‍ى‌ ‌أَ‍قْ‍‍بِلْ ‌وَلاَ‌ تَ‍‍خَ‍‍فْ ‌إِنَّ‍‍كَ ۖ مِنَ ‌الآمِنِينَ
Asluk Yadaka Fī Jaybika Takhruj Bayđā'a Min Ghayri Sū'in Wa Ađmum 'Ilayka Janāĥaka Mina Ar-Rahbi ۖ Fadhānika Burhānāni Min Rabbika 'Ilá Fir`awna Wa Mala'ihi~ ۚ 'Innahum Kānū Qawmāan Fāsiqīna 028-032 Gali Gacantaada Jeebkaaga waxay so Bixi Iyadoo Cad Xumaan (cudur) La'aanIskuna Dhaji Garabkaaga Argagaxa Dartiis taasina waa Xujooyin Eebe ka ahaatay oo Fircoon iyo Qoomkiisa (Loo diray) waana Qoom Faasiqiina. ‍اسْلُكْ يَدَكَ فِي جَيْبِكَ تَ‍‍خْ‍‍رُجْ بَيْ‍‍ضَ‍‍ا‌ءَ‌ مِ‍‌‍نْ غَ‍‍يْ‍‍ر‍ِ‍‌ س‍‍ُ‍و‌ء‌ٍ‌ ‌وَ‌اضْ‍‍مُمْ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍كَ جَنَاحَكَ مِنَ ‌ال‍رَّهْبِ ۖ فَذَ‌انِكَ بُرْهَان‍‍َ‍انِ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَبِّكَ ‌إِلَى‌ فِ‍‍رْعَ‍‍وْنَ ‌وَمَلَئِهِ ۚ ‌إِنَّ‍‍هُمْ كَانُو‌اقَ‍‍وْما‌‌ ً‌ فَاسِ‍‍قِ‍‍ينَ
Qāla Rabbi 'Innī Qataltu Minhum Nafsāan Fa'akhāfu 'An Yaqtulūni 028-033 Wuxuu Yidhi Eebow waxaan ka Dilay Naf waxaana ka Cabsan inay I dilaan. قَ‍‍الَ ‌‍رَبِّ ‌إِنِّ‍‍ي قَ‍‍تَلْتُ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ نَفْسا‌‌ ً‌ فَأَ‍خَ‍‍افُ ‌أَ‌نْ يَ‍‍قْ‍‍تُلُونِ
Wa 'Akhī Hārūnu Huwa 'Afşaĥu Minnī Lisānāan Fa'arsilhu Ma`iya Rid'āan Yuşaddiqunī ۖ 'Innī 'Akhāfu 'An Yukadhdhibūni 028-034 Walaalkay Haaruunbaana iga Fasiixsan Carrabka (Hadalka)ee Ila Dir Xoojin ha ii Rumeeyeewaxaan ka Cabsan inay I beeniyaan. وَ‌أَ‍خِ‍‍ي هَا‌ر‍ُ‍‌ونُ هُوَ‌ ‌أَفْ‍‍صَ‍‍حُ مِ‍‍نِّ‍‍ي لِسَانا‌‌ ً‌ فَأَ‌رْسِلْهُ مَعِيَ ‌رِ‌دْ‌ء‌ا‌ ً‌ يُ‍‍صَ‍‍دِّ‍‍قُ‍‍نِ‍‍ي ۖ ‌إِنِّ‍‍ي ‌أَ‍خَ‍‍افُ ‌أَ‌نْ يُكَذِّبُونِ
Qāla Sanashuddu `Ađudaka Bi'akhīka Wa Naj`alu Lakumā Sulţānāan Falā Yaşilūna 'Ilaykumā ۚ Bi'āyātinā 'Antumā Wa Mani Attaba`akumā Al-Ghālibūna 028-035 Wuxuu yidhi (Eebe) waannu ku Xoojin Cududdaada Walaalkaa waxaana idiin yeeli Xujo Idimana Gaadhayaan (Dhibkiinna) aayaadkanaga DartoodIdinka iyo Inta idin Raacday yaana Adkaan. قَ‍‍الَ سَنَشُدُّ‌ عَ‍‍ضُ‍‍دَكَ بِأَ‍خِ‍‍ي‍‍كَ ‌وَنَ‍‍جْ‍‍عَلُ لَكُمَا‌ سُلْ‍‍طَ‍‍انا‌‌ ً‌ فَلاَ‌ يَ‍‍صِ‍‍ل‍‍ُ‍ونَ ‌إِلَيْكُمَا‌ ۚ بِآيَاتِنَ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ‍‍تُمَا‌ ‌وَمَنِ ‌اتَّبَعَكُمَا‌ ‌الْ‍‍غَ‍‍الِبُونَ
Falammā Jā'ahum Mūsá Bi'āyātinā Bayyinātin Qālū Mā Hādhā 'Illā Siĥrun Muftaran Wa Mā Sami`nā Bihadhā Fī 'Ābā'inā Al-'Awwalīna 028-036 Markuu Ula Yimid muuse Aayaadkanaga oo Cad Cad waxay Dheheen kani waa Sixir la Abuurtay mana Aanaan ku maqal kan (oo kale) Aabbayaalkannagii horreeyey. فَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَهُمْ مُوسَى‌ بِآيَاتِنَا‌ بَيِّن‍‍َ‍ات‌‍ٍقَ‍‍الُو‌ا‌ مَا‌ هَذَ‌ا‌ ‌إِلاَّ‌ سِحْر‌ٌ‌ مُفْتَر‌ى‌ ً‌ ‌وَمَا‌ سَمِعْنَا‌ بِهَذَ‌ا‌ فِ‍‍ي ‌آب‍‍َ‍ائِنَا‌ ‌الأَ‌وَّلِينَ
Wa Qāla Mūsá Rabbī 'A`lamu Biman Jā'a Bil-Hudá Min `Indihi Wa Man Takūnu Lahuqibatu Ad-Dāri ۖ 'Innahu Lā Yufliĥu Až-Žālimūna 028-037 Wuxuuna yidhi Nabi Muuse Eebahaybaa og Cidda kala Timid Hanuun Agtiisa iyo Cidda kala Timid Hanuun Agtiisa iyo Cidday u ahaan Cidhibta dambe illeen ma Liibaano daalime. وَ‍قَ‍‍الَ مُوسَى‌ ‌‍رَبِّ‍‍ي ‌أَعْلَمُ بِمَ‍‌‍نْ ج‍‍َ‍ا‌ءَ‌ بِ‍الْهُدَ‌ى‌ مِ‍‌‍نْ عِ‍‌‍نْ‍‍دِهِ ‌وَمَ‍‌‍نْ تَك‍‍ُ‍ونُ لَ‍‍هُ عَاقِ‍‍بَةُ ‌ال‍‍دّ‍َ‍‌ا‌ر‍ِ‍‌ ۖ ‌إِنَّ‍‍هُ لاَ‌ يُفْلِحُ ‌ال‍‍ظَّ‍‍الِمُونَ
Wa Qāla Fir`awnu Yā 'Ayyuhā Al-Mala'u Mā `Alimtu Lakum Min 'Ilahin Ghayrī Fa'awqid Lī Yā Hāmānu `Alá Aţ-Ţīni Fāj`alŞarĥāan La`allī 'Aţţali`u 'Ilá 'Ilahi Mūsá Wa 'Innī La'ažunnuhu Mina Al-Kādhibīna 028-038 Wuxuu Yidhi Fircoon Maxaxeey Idiinma Ogi Eebe Iga soo Hadhay ee ii Huri Haamaanow Dhoobada iina Yeel Daar (dheer) inaan Daalacdo Ilaaha Muuse waxaan u Malayn inuu Beenaale yahaye. وَ‍قَ‍‍الَ فِ‍‍رْعَ‍‍وْنُ ي‍‍َ‍ا‌أَيُّهَا‌ ‌الْمَلَأُ‌ مَا‌ عَلِمْتُ لَكُمْ مِ‍‌‍نْ ‌إِلَهٍ غَ‍‍يْ‍‍رِي فَأَ‌وْ‍قِ‍‍دْ‌ لِي يَاهَام‍‍َ‍انُ عَلَى‌ ‌ال‍‍طِّ‍‍ي‍‍نِ فَاجْ‍‍عَ‍‍ل لِي صَ‍‍رْحا‌ ً‌ لَعَلِّ‍‍ي ‌أَ‍طَّ‍‍لِعُ ‌إِلَ‍‍ى‌ ‌إِلَ‍‍هِ مُوسَى‌ ‌وَ‌إِنِّ‍‍ي لَأَ‍ظُ‍‍نُّ‍‍هُ مِنَ ‌الْكَا‌ذِبِينَ
Wa Astakbara Huwa Wa Junūduhu Fī Al-'Arđi Bighayri Al-Ĥaqqi Wa Žannū 'Annahum 'Ilaynā Lā Yurja`ūna 028-039 Waxay Isku Kibriyeen isaga iyo Colkiisiiba Dhulka Xaq Darro waxayna u Maleeyeen inaan Xagganaga loo soo Celinayn. وَ‌اسْتَكْبَ‍رَ‌ هُوَ‌ ‌وَجُنُو‌دُهُ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ بِ‍‍غَ‍‍يْ‍‍ر‍ِ‍‌ ‌الْحَ‍‍قِّ ‌وَ‍ظَ‍‍نُّ‍‍و‌ا‌ ‌أَنَّ‍‍هُمْ ‌إِلَيْنَا‌ لاَ‌ يُرْجَعُونَ
Fa'akhadhnāhu Wa Junūdahu Fanabadhnāhum Al-Yammi ۖnžur Kayfa Kāna `Āqibatu Až-Žālimīna 028-040 Waana Qabanay Isaga iyo Colkiisii waxaana ku Turray Badda ee Day Siday Noqotay Cidhibtii Daalimiinta. فَأَ‍خَ‍‍ذْن‍‍َ‍اهُ ‌وَجُنُو‌دَهُ فَنَبَذْنَاهُمْ فِي ‌الْيَ‍‍مِّ ۖ فَا‌ن‍‍ظُ‍‍رْ‌ كَ‍‍يْ‍‍فَ ك‍‍َ‍انَ عَاقِ‍‍بَةُ ‌ال‍‍ظَّ‍‍الِمِينَ
Wa Ja`alnāhum 'A'immatan Yad`ūna 'Ilá An-Nāri ۖ Wa Yawma Al-Qiyāmati Lā Yunşarūna 028-041 waxaana ka Yeellay Madax ugu Yeedha NaartaMaalinta Qiyaamana looma Gargaaro. وَجَعَلْنَاهُمْ ‌أَئِ‍‍مَّ‍‍ة ً‌ يَ‍‍دْع‍‍ُ‍ونَ ‌إِلَى‌ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍ا‌ر‍ِ‍‌ ۖ ‌وَيَ‍‍وْمَ ‌الْ‍‍قِ‍‍يَامَةِ لاَ‌ يُ‍‌‍ن‍‍صَ‍‍رُ‌ونَ
Wa 'Atba`nāhum Fī Hadhihi Ad-Dunyā La`natan ۖ Wa Yawma Al-Qiyāmati Hum Mina Al-Maqbūĥīna 028-042 Waxaana Raacinay Adduunayadan LacnadMaalinta Qiyaamana waxay noqon kuwa la dheereeyey (La halaagay). وَ‌أَتْبَعْنَاهُمْ فِي هَذِهِ ‌ال‍‍دُّ‌نْ‍‍يَا‌ لَعْنَة ًۖ ‌وَيَ‍‍وْمَ ‌الْ‍‍قِ‍‍يَامَةِ هُمْ مِنَ ‌الْمَ‍‍قْ‍‍بُوحِينَ
Wa Laqad 'Ātaynā Mūsá Al-Kitāba Min Ba`di Mā 'Ahlaknā Al-Qurūna Al-'Ūlá Başā'ira Lilnnāsi Wa Hudan Wa Raĥmatan La`allahum Yatadhakkarūna 028-043 Waxaan Siinay (Nabi) Muuse Kitaabka ka Dib Intaan halaagnay Quruumihii horeIsagoo Aragti u ah Dadka iyo Hanuun iyo Naxariis inay Xusuustaan Darteed. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ ‌آتَيْنَا‌ مُوسَى‌ ‌الْكِت‍‍َ‍ابَ مِ‍‌‍نْ بَعْدِ‌ مَ‍‍ا‌ ‌أَهْلَكْنَا‌ ‌الْ‍‍قُ‍‍ر‍ُ‍‌ونَ ‌الأ‍ُ‍‌ولَى‌ بَ‍‍صَ‍‍ائِ‍‍ر‍َ‍‌ لِل‍‍نّ‍‍َ‍اسِ ‌وَهُ‍‍د‌ى‌ ً‌ ‌وَ‌‍رَحْمَة ً‌ لَعَلَّهُمْ يَتَذَكَّرُ‌ونَ
Wa Mā Kunta Bijānibi Al-Gharbīyi 'Idh Qađaynā 'Ilá Mūsá Al-'Amra Wa Mā Kunta Mina Ash-Shāhidīn 028-044 Maadan ahayn Dhinaca Galbeed ee Buurta markaan Sinnaynay Muuse Amarka «Nabinimada» mana aadan ahay Kuwii Joogay. وَمَا‌ كُ‍‌‍ن‍‍تَ بِجَانِبِ ‌الْ‍‍غَ‍‍رْبِيِّ ‌إِ‌ذْ‌ قَ‍‍ضَ‍‍يْنَ‍‍ا‌ ‌إِلَى‌ مُوسَى‌ ‌الأَمْ‍رَ‌ ‌وَمَا‌ كُ‍‌‍ن‍‍تَ مِنَ ‌ال‍‍شَّاهِ‍‍د‍ِ‍ين
Wa Lakinnā 'Ansha'nā Qurūnāan Fataţāwala `Alayhimu Al-`Umuru ۚ Wa Mā Kunta Thāwīāan Fī 'Ahli Madyana Tatlū `Alayhim 'Āyātinā Wa Lakinnā Kunnā Mursilīna 028-045 Laakiin waxaan ahaysiinay Quruumo waxaana ku dheeraday Cimrigiimana aadan ahayn mid ku nagaa Ehelkii Madyan Adoo ku Akhrin Korkooda Aayaadkanaga Laakiin anagaa ku Dirray. وَلَكِ‍‍نَّ‍‍ا‌ ‌أَ‌ن‍‍شَأْنَا‌ قُ‍‍رُ‌ونا‌‌ ً‌ فَتَ‍‍طَ‍‍ا‌وَلَ عَلَيْهِمُ ‌الْعُمُرُ‌ ۚ ‌وَمَا‌ كُ‍‌‍ن‍‍تَ ثَا‌و‍ِ‍ي‍‍ا‌‌ ً‌ فِ‍‍ي ‌أَهْلِ مَ‍‍دْيَنَ تَتْلُو‌ا‌ عَلَيْهِمْ ‌آيَاتِنَا‌ ‌وَلَكِ‍‍نَّ‍‍ا‌ كُ‍‍نَّ‍‍ا‌ مُرْسِلِينَ
Wa Mā Kunta Bijānibi Aţ-Ţūri 'Idh Nādaynā Wa Lakin Raĥmatan Min Rabbika Litundhira Qawmāan Mā 'Atāhum Min Nadhīrin Min Qablika La`allahum Yatadhakkarūna 028-046 Mana aadan ahayn Dhinicii (Buurta) Dhuur markaan u Dhawaaqnay Laakiin waa naxariista Eebahaa Inaad u Digto qoom uusan u Imaan Dige kaa Horreeyey inay Waantoobaan. وَمَا‌ كُ‍‌‍ن‍‍تَ بِجَانِبِ ‌ال‍‍طُّ‍‍و‌ر‍ِ‍‌ ‌إِ‌ذْ‌ نَا‌دَيْنَا‌ ‌وَلَكِ‍‌‍نْ ‌‍رَحْمَة ً‌ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَبِّكَ لِتُ‍‌‍ن‍‍ذِ‌ر‍َ‍‌ قَ‍‍وْما‌ ً‌ مَ‍‍ا‌ ‌أَتَاهُمْ مِ‍‌‍نْ نَذ‍ِ‍ي‍‍ر‌ٍ‌ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِكَ لَعَلَّهُمْ يَتَذَكَّرُ‌ونَ
Wa Lawlā 'An Tuşībahum Muşībatun Bimā Qaddamat 'Aydīhim Fayaqūlū Rabbanā Lawlā 'Arsalta 'Ilaynā Rasūlāan Fanattabi`a 'Āyātika Wa Nakūna Mina Al-Mu'uminīna 028-047 Hadday markay ku Dhacdo Musiibo (Dhib) waxay hormarsadeen Gacmahoodu Darteed oo Markaas ay Dhahaan Eebow Maxaad noogu soo Diri wayday Rasuul oo Raacno Aayaadkaaga Noqonnana Mu'miniinta «waa la Ciqaabi lahaa». وَلَوْلاَ‌ ‌أَ‌نْ تُ‍‍صِ‍‍يبَهُمْ مُ‍‍صِ‍‍يبَة‌‍ٌ‌ بِمَا‌ قَ‍‍دَّمَتْ ‌أَيْدِيهِمْ فَيَ‍‍قُ‍‍ولُو‌ا‌ ‌‍رَبَّنَا‌ لَوْلاَ‌ ‌أَ‌رْسَلْتَ ‌إِلَيْنَا‌ ‌‍رَسُولا‌‌ ً‌ فَنَتَّبِعَ ‌آيَاتِكَ ‌وَنَك‍‍ُ‍ونَ مِنَ ‌الْمُؤْمِنِينَ
Falammā Jā'ahumu Al-Ĥaqqu Min `Indinā Qālū Lawlā 'Ūtiya Mithla Mā 'Ūtiya Mūsá ۚ 'Awalam Yakfurū Bimā 'Ūtiya Mūsá Min Qablu ۖ Qālū Siĥrāni Tažāha Wa Qālū 'Innā Bikullin Kāfirūna 028-048 Markuu uga yimid Xaqii Xagganaga yey Dheheen maa la Siiyo wixii la Siiyey (Nabi) Muuse oo kalemiyeyna ka Gaaloobin wixii la Siyyey Muuse Horayoyna Dhihin waa Labo Sixir oo Iskaalmaystay waxayna dheheen Annagu Dhammaan waan ka Gaalownay. فَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَهُمُ ‌الْحَ‍‍قُّ مِ‍‌‍نْ عِ‍‌‍نْ‍‍دِنَا‌ قَ‍‍الُو‌ا‌ لَوْلاَ‌ ‌أ‍ُ‍‌وتِيَ مِثْلَ مَ‍‍ا‌ ‌أ‍ُ‍‌وتِيَ مُوسَ‍‍ىۚ ‌أَ‌وَلَمْ يَكْفُرُ‌و‌ا‌ بِمَ‍‍ا‌ ‌أ‍ُ‍‌وتِيَ مُوسَى‌ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لُ ۖ قَ‍‍الُو‌ا‌ سِحْ‍رَ‍‌انِ تَ‍‍ظَ‍‍اهَ‍رَ‌ا‌ ‌وَ‍قَ‍‍الُ‍‍و‌ا‌ ‌إِنَّ‍‍ا‌ بِكُلّ‌‍ٍ‌ كَافِرُ‌ونَ
Qul Fa'tū Bikitābin Min `Indi Allāhi Huwa 'Ahdá Minhumā 'Attabi`hu 'In Kuntum Şādiqīna 028-049 Waxaad Dhahdaa ka Keena Kitaab Xagga Eebe ka Hanuun badan Labadooda aan raacnee haddaad Run Sheegaysaan. قُ‍‍لْ فَأْتُو‌ا‌ بِكِت‍‍َ‍ابٍ‌ مِ‍‌‍نْ عِ‍‌‍نْ‍‍دِ‌ ‌اللَّ‍‍هِ هُوَ‌ ‌أَهْدَ‌ى‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمَ‍‍ا‌ ‌أَتَّبِعْهُ ‌إِ‌نْ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ صَ‍‍ا‌دِقِ‍‍ينَ
Fa'in Lam Yastajībū Laka Fā`lam 'Annamā Yattabi`ūna 'Ahwā'ahum ۚ Wa Man 'Ađallu Mimmani Attaba`a Hawāhu Bighayri Hudan Mina Allāhi ۚ 'Inna Allāha Lā Yahdī Al-Qawma Až-Žālimīna 028-050 Haddayna ku Ajiibin (Maqlin) Ogow inay uun Raacayaan Hawadoodawax ka Dhumid badanna ma jirto cid Raacday Hawadeeda Hanuun Eebe La'aantiisEebana ma Hanuuniyo Qoom Daalimiin ah. فَإِ‌نْ لَمْ يَسْتَجِيبُو‌ا‌ لَكَ فَاعْلَمْ ‌أَنَّ‍‍مَا‌ يَتَّبِع‍‍ُ‍ونَ ‌أَهْو‍َ‍‌ا‌ءَهُمْ ۚ ‌وَمَ‍‌‍نْ ‌أَ‍ضَ‍‍لُّ مِ‍‍مَّ‍‍نِ ‌اتَّبَعَ هَو‍َ‍‌اهُ بِ‍‍غَ‍‍يْ‍‍ر‍ِ‍‌ هُ‍‍د‌ى‌ ً‌ مِنَ ‌اللَّ‍‍هِ ۚ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ لاَ‌ يَهْدِي ‌الْ‍‍قَ‍‍وْمَ ‌ال‍‍ظَّ‍‍الِمِينَ
Wa Laqad Waşşalnā Lahumu Al-Qawla La`allahum Yatadhakkarūna 028-051 Dhah ahaanbaan ugu Xidhiidhinay (ugu Caddayn) Hadalka inay Waantoobaan. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ ‌وَ‍صَّ‍‍لْنَا‌ لَهُمُ ‌الْ‍‍قَ‍‍وْلَ لَعَلَّهُمْ يَتَذَكَّرُ‌ونَ
Al-Ladhīna 'Ātaynāhumu Al-Kitāba Min Qablihi Hum Bihi Yu'uminūna 028-052 Kuwaannu Siinay Kitaabka Hortiis way Rumayn isaga. الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آتَيْنَاهُمُ ‌الْكِت‍‍َ‍ابَ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِ‍‍هِ هُمْ بِ‍‍هِ يُؤْمِنُونَ
Wa 'Idhā Yutlá `Alayhim Qālū 'Āmannā Bihi~ 'Innahu Al-Ĥaqqu Min Rabbinā 'Innā Kunnā Min Qablihi Muslimīna 028-053 Marka lagu Akhriyo Korkoodana waxay Dhahaan waan Rumaynay Quraanka inuu Xaq Eebaheen ka Yimid yahay Annaguna waxaan ahayn hortiis Muslimiin. وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ يُتْلَى‌ عَلَيْهِمْ قَ‍‍الُ‍‍و‌ا‌ ‌آمَ‍‍نَّ‍‍ا‌ بِهِ ‌إِنَّ‍‍هُ ‌الْحَ‍‍قُّ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَبِّنَ‍‍ا‌ ‌إِنَّ‍‍ا‌ كُ‍‍نَّ‍‍ا‌ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِ‍‍هِ مُسْلِمِينَ
'Ūlā'ika Yu'utawna 'Ajrahum Marratayni Bimā Şabarū Wa Yadra'ūna Bil-Ĥasanati As-Sayyi'ata Wa Mimmā Razaqnāhum Yunfiqūna 028-054 Kuwaas waxaa la Siiyey Ajrigooda Labo mar Samirkoodii Dartiiswaxayna Raaciyaan Xumaanta Wanaag waxaan ku Arzugnayna waxbay ka Bixiyaan. أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ يُؤْتَ‍‍وْنَ ‌أَجْ‍‍‍رَهُمْ مَ‍رَّتَ‍‍يْ‍‍نِ بِمَا‌ صَ‍‍بَرُ‌و‌ا‌ ‌وَيَ‍‍دْ‌‍رَ‌ء‍ُ‍‌ونَ بِ‍الْحَسَنَةِ ‌ال‍‍سَّيِّئَةَ ‌وَمِ‍‍مَّ‍‍ا‌ ‌‍رَ‌زَ‍قْ‍‍نَاهُمْ يُ‍‌‍ن‍‍فِ‍‍قُ‍‍ونَ
Wa 'Idhā Sami`ū Al-Laghwa 'A`rađū `Anhu Wa Qālū Lanā 'A`mālunā Wa Lakum 'A`mālukum Salāmun `Alaykum Lā Nabtaghī Al-Jāhilīna 028-055 Markay Maqlaan hadal Macno Darrana way ka Jeedsadaan waxayna Dhahaan Annagu Camalkanaga yaan leenahay idinna Camalkiinna Waad Salaamantihiin ma Rabno Jaahiliin (Waddadooda). وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ سَمِعُو‌ا‌ال‍‍لَّ‍‍غْ‍‍وَ‌ ‌أَعْ‍رَضُ‍‍و‌ا‌ عَ‍‌‍نْ‍‍هُ ‌وَ‍قَ‍‍الُو‌ا‌ لَنَ‍‍ا‌ ‌أَعْمَالُنَا‌ ‌وَلَكُمْ ‌أَعْمَالُكُمْ سَلاَمٌ عَلَيْكُمْ لاَ‌ نَ‍‍بْ‍‍تَ‍‍غِ‍‍ي ‌الْجَاهِلِينَ
'Innaka Lā Tahdī Man 'Aĥbabta Wa Lakinna Allāha Yahdī Man Yashā'u ۚ Wa Huwa 'A`lamu Bil-Muhtadīna 028-056 Adugu ma Hanuunisid Ciddaad Jeceshahay laakiin Eebaa Hanuuniya Cidduu Doono Isagaana Og kuwa Hanuunsan. إِنَّ‍‍كَ لاَ‌ تَهْدِي مَ‍‌‍نْ ‌أَحْبَ‍‍بْ‍‍تَ ‌وَلَكِ‍‍نَّ ‌اللَّ‍‍هَ يَهْدِي مَ‍‌‍نْ يَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ ۚ ‌وَهُوَ‌ ‌أَعْلَمُ بِ‍الْمُهْتَدِينَ
Wa Qālū 'In Nattabi`i Al-Hudá Ma`aka Nutakhaţţaf Min 'Arđinā ۚ 'Awalam Numakkin Lahum Ĥaramāan 'Āmināan Yujbá 'Ilayhi Thamarātu Kulli Shay'in Rizqāan Min Ladunnā Wa Lakinna 'Aktharahum Lā Ya`lamūna 028-057 Waxay Dheheen Gaaladii (Maxaad) Haddaan Raacno Hanuunka waxaa Nalaga Dafi DhulkannagaMiyaanaan Siinin Xaram Aamina oo la Keeno Midhaha wax Kasta quudin Darteed oo Xagganaga ahLaakiin Badankood ma Oga. وَ‍قَ‍‍الُ‍‍و‌ا‌ ‌إِ‌نْ نَتَّبِعِ ‌الْهُدَ‌ى‌ مَعَكَ نُتَ‍‍خَ‍‍طَّ‍‍فْ مِ‍‌‍نْ ‌أَ‌رْ‍ضِ‍‍نَ‍‍اۚ ‌أَ‌وَلَمْ نُمَكِّ‍‌‍نْ لَهُمْ حَ‍رَما‌‌ ً‌ ‌آمِنا‌ ً‌ يُ‍‍جْ‍‍بَ‍‍ى‌ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍هِ ثَمَ‍رَ‍‌اتُ كُلِّ شَ‍‍يْء‌ٍ‌رِ‌زْ‍ق‍‍ا‌ ً‌ مِ‍‌‍نْ لَدُنَّ‍‍ا‌ ‌وَلَكِ‍‍نَّ ‌أَكْثَ‍رَهُمْ لاَ‌ يَعْلَمُونَ
Wa Kam 'Ahlaknā Min Qaryatin Baţirat Ma`īshatahā ۖ Fatilka Masākinuhum Lam Tuskan Min Ba`dihim 'Illā Qalīlāan ۖ Wa Kunnā Naĥnu Al-Wārithīna 028-058 Badanaa intaan Halaagnay Magaalo ku Kibirtay Nolasheeda waana Taas Guryahoodii lamana Degin Gadaashood wax yar mooyeeAnagaana ah kuwo Dhaxla (Hadha). وَكَمْ ‌أَهْلَكْنَا‌ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍رْيَة ٍ‌ بَ‍‍طِ‍رَتْ مَعِيشَتَهَا‌ ۖ فَتِلْكَ مَسَاكِنُهُمْ لَمْ تُسْكَ‍‌‍نْ مِ‍‌‍نْ بَعْدِهِمْ ‌إِلاَّ‌ قَ‍‍لِيلا‌ ًۖ ‌وَكُ‍‍نَّ‍‍ا‌ نَحْنُ ‌الْوَ‌ا‌رِثِينَ
Wa Mā Kāna Rabbuka Muhlika Al-Qurá Ĥattá Yab`atha Fī 'Ummihā Rasūlāan Yatlū `Alayhim 'Āyātinā ۚ Wa Mā Kunnā Muhlikī Al-Qurá 'Illā Wa 'Ahluhā Žālimūna 028-059 Mana aha Eebahaa mid Halaaga Magaalo intuu uga Bixiyo Tan Hooyada u ah «Caasimaadda» Rasuul ku Akhriya Korkooda Aayaadkanaga mana nihin kuwo Halaaga Magaalo aan Ehelkeedu Daalimiin ahayn. وَمَا‌ ك‍‍َ‍انَ ‌‍رَبُّكَ مُهْلِكَ ‌الْ‍‍قُ‍رَ‌ى‌ حَتَّى‌ يَ‍‍بْ‍‍عَثَ فِ‍‍ي ‌أُمِّ‍‍هَا‌ ‌‍رَسُولا‌ ً‌ يَتْلُو‌ا‌ عَلَيْهِمْ ‌آيَاتِنَا‌ ۚ ‌وَمَا‌ كُ‍‍نَّ‍‍ا‌ مُهْلِكِي ‌الْ‍‍قُ‍رَ‌ى‌ ‌إِلاَّ‌ ‌وَ‌أَهْلُهَا‌ ظَ‍‍الِمُونَ
Wa Mā 'Ūtītum Min Shay'in Famatā`u Al-Ĥayāati Ad-Dunyā Wa Zīnatuhā ۚ Wa Mā `Inda Allāhi Khayrun Wa 'Abqá ۚ 'Afalā Ta`qilūna 028-060 Wixii Laydin Siiyey oo Wax ah waa uun Raaxada Nolasha Dhaw iyo Quruxdeed waxase Eebe Agtiisa ah yaa Khayr Roon oo Hadhid badan ee Miyeydaan wax Kasayn. وَمَ‍‍ا‌ ‌أ‍ُ‍‌وتِيتُمْ مِ‍‌‍نْ شَ‍‍يْء‌‌ٍ‌ فَمَت‍‍َ‍اعُ ‌الْحَي‍‍َ‍اةِ ‌ال‍‍دُّ‌نْ‍‍يَا‌ ‌وَ‌زِينَتُهَا‌ ۚ ‌وَمَا‌ عِ‍‌‍نْ‍‍دَ‌ ‌اللَّ‍‍هِ خَ‍‍يْ‍‍ر‌ٌ‌ ‌وَ‌أَبْ‍‍‍‍قَ‍‍ىۚ ‌أَفَلاَ‌ تَعْ‍‍قِ‍‍لُونَ
'Afaman Wa`adnāhu Wa`dāan Ĥasanāan Fahuwa Lāqīhi Kaman Matta`nāhu Matā`a Al-Ĥayāati Ad-DunThumma Huwa Yawma Al-Qiyāmati Mina Al-Muĥđarīna 028-061 Ruuxan u Yaboohnay Yabooh Fiican oo La Kulmi ma la Midbaa Ruuxaan ugu Raaxaynay Nolosha Dhaw markaas noqon Maalinta Qiyaame kuwa la Soo Joojin (La Cadaabi). أَفَمَ‍‌‍نْ ‌وَعَ‍‍دْن‍‍َ‍اهُ ‌وَعْد‌اً‌ حَسَنا‌‌ ً‌ فَهُوَ‌ لاَ‍قِ‍‍ي‍‍هِ كَمَ‍‌‍نْ مَتَّعْن‍‍َ‍اهُ مَت‍‍َ‍اعَ ‌الْحَي‍‍َ‍اةِ ‌ال‍‍دُّ‌نْ‍‍يَا‌ ثُ‍‍مَّ هُوَ‌ يَ‍‍وْمَ ‌الْ‍‍قِ‍‍يَامَةِ مِنَ ‌الْمُحْ‍‍ضَ‍‍رِينَ
Wa Yawma Yunādīhim Fayaqūlu 'Ayna Shurakā'iya Al-Ladhīna Kuntum Taz`umūna 028-062 Xusuuso Maalinta Eebe u Yeedhi Gaalada oo ku Dhihi Aaway kuwaad ila Wadaajiseen ah kuwaad Sheeganayseen (Caabudayseen). وَيَ‍‍وْمَ يُنَا‌دِيهِمْ فَيَ‍‍قُ‍‍ولُ ‌أَيْ‍‍نَ شُ‍رَك‍‍َ‍ائ‍‍ِ‍‍يَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ تَزْعُمُونَ
Qāla Al-Ladhīna Ĥaqqa `Alayhimu Al-Qawlu Rabbanā Hā'uulā' Al-Ladhīna 'Aghwaynā 'Aghwaynāhum Kamā Ghawaynā ۖ Tabarra'nā 'Ilayka ۖ Mā Kānū 'Īyānā Ya`budūna 028-063 Kuwii waxay Dheheen uu ku Sugnaaday Hadalkii Eebe (Ciqaabtii) Eebow kuwaasu waa kuwaan Baadinyeynaywaana Baadiyeynay sidaan u Baadiyoownay waana isagakaa Baryeelay mana ahayn kuwo Anaga Nacaabuda. قَ‍‍الَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ حَ‍‍قَّ عَلَيْهِمُ ‌الْ‍‍قَ‍‍وْلُ ‌‍رَبَّنَا‌ ه‍‍َ‍ا‌ؤُلاَ‌ء‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌أَ‍‍غْ‍‍وَيْنَ‍‍ا‌ ‌أَ‍‍غْ‍‍وَيْنَاهُمْ كَمَا‌ غَ‍‍وَيْنَا‌ ۖ تَبَ‍رَّ‌أْنَ‍‍ا‌ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍كَ ۖ مَا‌ كَانُ‍‍و‌ا‌ ‌إِيَّانَا‌ يَعْبُدُ‌ونَ
Wa Qīla AdShurakā'akum Fada`awhum Falam Yastajībū Lahum Wa Ra'aw Al-`Adhāba ۚ Law 'Annahum Kānū Yahtadūna 028-064 Waxaana loo Odhan Uyeedha Shurukadiinna markaasay u Yeedhaan mase Ajiibaan (Maqlaan) waxayna arkaan Cadaabka Markaasay Qoomamoodaan Hadday Hanuunilahaayeen. وَ‍قِ‍‍ي‍‍لَ ‌ا‌دْعُو‌ا‌ شُ‍رَك‍‍َ‍ا‌ءَكُمْ فَدَعَوْهُمْ فَلَمْ يَسْتَجِيبُو‌ا‌ لَهُمْ ‌وَ‌‍رَ‌أَ‌وْ‌ا‌ ‌الْعَذ‍َ‍‌ابَ ۚ لَوْ‌ ‌أَنَّ‍‍هُمْ كَانُو‌ا‌ يَهْتَدُ‌ونَ
Wa Yawma Yunādīhim Fayaqūlu Mādhā 'Ajabtumu Al-Mursalīna 028-065 Xusuuso Maalintaan u Yeedhayno Gaalada oos ku Odhan Eebe Maxaad ugu Jawaabteen Rasuulladii. وَيَ‍‍وْمَ يُنَا‌دِيهِمْ فَيَ‍‍قُ‍‍ولُ مَا‌ذَ‌ا‌ ‌أَجَ‍‍بْ‍‍تُمُ ‌الْمُرْسَلِينَ
Fa`amiyat `Alayhimu Al-'Anbā'u Yawma'idhin Fahum Lā Yatasā'alūna 028-066 Markaasay ku Indho Beeshay korkooda Xujadii (Waayeen Xujo) Maalintaaswaxna Isma Warsadaan. فَعَمِيَتْ عَلَيْهِمُ ‌الأَ‌نْ‍‍ب‍‍َ‍ا‌ءُ‌ يَوْمَئِذ‌‌ٍ‌ فَهُمْ لاَ‌ يَتَس‍‍َ‍ا‌ءَلُونَ
Fa'ammā Man Tāba Wa 'Āmana Wa `Amila Şāliĥāan Fa`asá 'An Yakūna Mina Al-Mufliĥīna 028-067 Ruuxiise Toobadkeena oo Rumeeya oo Fala Camal Fiican wuxuu u Dhawyahay inuu Noqdo kuwa Liibaanay. فَأَمَّ‍‍ا‌ مَ‍‌‍نْ ت‍‍َ‍ابَ ‌وَ‌آمَنَ ‌وَعَمِلَ صَ‍‍الِحا‌‌ ً‌ فَعَسَ‍‍ى‌ ‌أَ‌نْ يَك‍‍ُ‍ونَ مِنَ ‌الْمُفْلِحِينَ
Wa Rabbuka Yakhluqu Mā Yashā'u Wa Yakhtāru ۗ Mā Kāna Lahumu Al-Khiyaratu ۚ Subĥāna Allāhi Wa Ta`ālá `Ammā Yushrikūna 028-068 Eebahaa wuxuu Abuuraa wuxuu Doono oo DoortoDoorasho ma Leh Iyagu (Dadku) waa ka Nasahanyahay Eebe waana ka Sarreeyaa waxay la Wadaajin. وَ‌‍رَبُّكَ يَ‍‍خْ‍‍لُ‍‍قُ مَا‌ يَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ ‌وَيَ‍‍خْ‍‍ت‍‍َ‍ا‌رُ‌ ۗ مَا‌ ك‍‍َ‍انَ لَهُمُ ‌الْ‍‍خِ‍‍يَ‍رَةُ ۚ سُ‍‍بْ‍‍ح‍‍َ‍انَ ‌اللَّ‍‍هِ ‌وَتَعَالَى‌ عَ‍‍مَّ‍‍ا‌ يُشْ‍‍رِكُونَ
Wa Rabbuka Ya`lamu Mā Tukinnu Şudūruhum Wa Mā Yu`linūna 028-069 Eebahaana waa Ogyahay waxay qarin Laabtoodu iyo waxay Muujinba. وَ‌‍رَبُّكَ يَعْلَمُ مَا‌ تُكِ‍‍نُّ صُ‍‍دُ‌و‌رُهُمْ ‌وَمَا‌ يُعْلِنُونَ
Wa Huwa Allāhu Lā 'Ilāha 'Illā Huwa ۖ Lahu Al-Ĥamdu Fī Al-'Ūlá Wa Al-'Ākhirati ۖ Wa Lahu Al-Ĥukmu Wa 'Ilayhi Turja`ūna 028-070 Eebana waa Ilaaha isaga mooyee aan Ilaah kale JirinMahad buu mutaa Adduun iyo AakhirabaXukunkana isagaa iska leh Xaggiisaana loo Noqon. وَهُوَ‌ ‌اللَّ‍‍هُ لاَ‌ ‌إِلَهَ ‌إِلاَّ‌ هُوَ‌ ۖ لَهُ ‌الْحَمْدُ‌ فِي ‌الأ‍ُ‍‌ولَى‌ ‌وَ‌الآ‍‍خِ‍رَةِ ۖ ‌وَلَهُ ‌الْحُكْمُ ‌وَ‌إِلَ‍‍يْ‍‍هِ تُرْجَعُونَ
Qul 'Ara'aytum 'In Ja`ala Allāhu `Alaykumu Al-Layla Sarmadāan 'Ilá Yawmi Al-Qiyāmati Man 'Ilahun Ghayru Allāhi Ya'tīkum Biđiyā'in ۖ 'Afalā Tasma`ūna 028-071 Waxaad Dhahdaa bal Warrama Hadduu ka Yeelo Eebe Korkiinna Habeen Joogta ah tan iyo Qiyaamada waa Kee Eebaha ka soo Hadhay Ilaahay ee idiin keeni Nuur miyaydaan wax Maqlayn. قُ‍‍لْ ‌أَ‌‍رَ‌أَيْتُمْ ‌إِ‌نْ جَعَلَ ‌اللَّ‍‍هُ عَلَيْكُمُ ‌ال‍‍لَّ‍‍يْ‍‍لَ سَرْمَد‌ا‌‌ ً‌ ‌إِلَى‌ يَ‍‍وْمِ ‌الْ‍‍قِ‍‍يَامَةِ مَ‍‌‍نْ ‌إِلَهٌ غَ‍‍يْ‍‍رُ‌ ‌اللَّ‍‍هِ يَأْتِيكُمْ بِ‍‍ضِ‍‍ي‍‍َ‍ا‌ءٍ‌ ۖ ‌أَفَلاَ‌ تَسْمَعُونَ
Qul 'Ara'aytum 'In Ja`ala Allāhu `Alaykumu An-Nahāra Sarmadāan 'Ilá Yawmi Al-Qiyāmati Man 'Ilahun Ghayru Allāhi Ya'tīkum Bilaylin Taskunūna Fīhi ۖ 'Afalā Tubşirūna 028-072 Waxaadna Dhahdaa bal Warrama Hadduu ka Yeelo Eebe Korkiinna Maalin Joogta ah tan iyo Qiyaamada waa kee Eebaha ka soo Hadhay Ilaahay ee idiin keeni Habeen aad ku Xasishaan Dhexdiisa miyeydaan wax arkayn. قُ‍‍لْ ‌أَ‌‍رَ‌أَيْتُمْ ‌إِ‌نْ جَعَلَ ‌اللَّ‍‍هُ عَلَيْكُمُ ‌ال‍‍نَّ‍‍ه‍‍َ‍ا‌‍رَ‌ سَرْمَد‌ا‌‌ ً‌ ‌إِلَى‌ يَ‍‍وْمِ ‌الْ‍‍قِ‍‍يَامَةِ مَ‍‌‍نْ ‌إِلَهٌ غَ‍‍يْ‍‍رُ‌ ‌اللَّ‍‍هِ يَأْتِيكُمْ بِلَ‍‍يْ‍‍ل‌‍ٍ‌ تَسْكُن‍‍ُ‍ونَ ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ ۖ ‌أَفَلاَ‌ تُ‍‍بْ‍‍‍‍صِ‍‍رُ‌ونَ
Wa Min Raĥmatihi Ja`ala Lakumu Al-Layla Wa An-Nahāra Litaskunū Fīhi Wa Litabtaghū Min Fađlihi Wa La`allakum Tashkurūna 028-073 Naxariistiisa waxaa ka mid ah inuu idiin yeelay Habeen iyo Dharaarba inaad Xasishaan dhexdiisa Dalabtaanna Fadligiisa iyo inaad ku Shugridaan. وَمِ‍‌‍نْ ‌‍رَحْمَتِ‍‍هِ جَعَلَ لَكُمُ ‌ال‍‍لَّ‍‍يْ‍‍لَ ‌وَ‌ال‍‍نَّ‍‍ه‍‍َ‍ا‌‍رَ‌ لِتَسْكُنُو‌ا‌ ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ ‌وَلِتَ‍‍بْ‍‍تَ‍‍غُ‍‍و‌ا‌ مِ‍‌‍نْ فَ‍‍ضْ‍‍لِ‍‍هِ ‌وَلَعَلَّكُمْ تَشْكُرُ‌ونَ
Wa Yawma Yunādīhim Fayaqūlu 'Ayna Shurakā'iya Al-Ladhīna Kuntum Taz`umūna 028-074 Xusuuso Maalintaan u Yeedhayno Gaalada oo Eebe odhana Aaway Shurakadaydii ah kuwaad Sheeganayseen. وَيَ‍‍وْمَ يُنَا‌دِيهِمْ فَيَ‍‍قُ‍‍ولُ ‌أَيْ‍‍نَ شُ‍رَك‍‍َ‍ائ‍‍ِ‍‍يَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ تَزْعُمُونَ
Wa Naza`nā Min Kulli 'Ummatin Shahīdāan Faqulnā Hātū Burhānakum Fa`alimū 'Anna Al-Ĥaqqa Lillāh Wa Đalla `Anhum Mā Kānū Yaftarūna 028-075 Waxaana ka soo Siibnaa ummad kasta Markhaati waxaana ku nidhi keena Xujadiinna waxayna Ogaadaan in Xaqa Eebe Leeyahay waxaana ka Dhumay Xagooda waxay Been Abuuran Jireen. وَنَزَعْنَا‌ مِ‍‌‍نْ كُلِّ ‌أُمَّ‍‍ة‌‍ٍ‌ شَهِيد‌ا‌‌ ً‌ فَ‍‍قُ‍‍لْنَا‌ هَاتُو‌ا‌ بُرْهَانَكُمْ فَعَلِمُ‍‍و‌ا‌ ‌أَنَّ ‌الْحَ‍‍قَّ لِلَّهِ ‌وَ‍ضَ‍‍لَّ عَ‍‌‍نْ‍‍هُمْ مَا‌ كَانُو‌ا‌ يَفْتَرُ‌ونَ
'Inna Qārūna Kāna Min Qawmi Mūsá Fabaghá `Alayhim ۖ Wa 'Ātaynāhu Mina Al-Kunūzi Mā 'Inna Mafātiĥahu Latanū'u Bil-`Uşbati 'Ūlī Al-Qūwati 'Idh Qāla Lahu Qawmuhu Lā Tafraĥ ۖ 'Inna Allāha Lā Yuĥibbu Al-Farīna 028-076 Qaaruunna wuxuu ka mid ahaa qoomkii (Nabi) muusewuuna ku Kibray Korkoodawaxaana Siinay wax Furayaalkiisu ku Culustahay Koox Xoog badanmarkay ku Dheheen qoomkiisii ha Farxin (Kibrin) Eebe ma Jeela kuwa Farxa «Kibree». إِنَّ قَ‍‍ا‌ر‍ُ‍‌ونَ ك‍‍َ‍انَ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍وْمِ مُوسَى‌ فَبَ‍‍غَ‍‍ى‌ عَلَيْهِمْ ۖ ‌وَ‌آتَيْن‍‍َ‍اهُ مِنَ ‌الْكُن‍‍ُ‍و‌زِ‌ مَ‍‍ا‌ ‌إِنَّ مَفَاتِحَ‍‍هُ لَتَن‍‍ُ‍و‌ءُ‌ بِ‍الْعُ‍‍صْ‍‍بَةِ ‌أ‍ُ‍‌ولِي ‌الْ‍‍قُ‍‍وَّةِ ‌إِ‌ذْ‌ قَ‍‍الَ لَ‍‍هُ قَ‍‍وْمُ‍‍هُ لاَ‌ تَفْ‍رَحْ ۖ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ لاَ‌ يُحِبُّ ‌الْفَ‍‍رِحِينَ
Wa Abtaghi Fīmā 'Ātāka Allāhu Ad-Dāra Al-'Ākhirata ۖ Wa Lā Tansa Naşībaka Mina Ad-Dunۖ Wa 'Aĥsin Kamā 'Aĥsana Allāhu 'Ilayka ۖ Wa Lā Tabghi Al-Fasāda Fī Al-'Arđi ۖ 'Inna Allāha Lā Yuĥibbu Al-Mufsidīna 028-077 Kuna doon waxa Eebe ku siiyey Guriga Aakhiro hana Halmaamin qaybtaada Adduunka Samana Fal sida Eebe kuugu Samo Falay hana La doonin Fasaad DhulkaEebe ma Jeela Fasaadiyaashee. وَ‌ابْ‍‍تَ‍‍غِ فِيمَ‍‍ا‌ ‌آت‍‍َ‍اكَ ‌اللَّ‍‍هُ ‌ال‍‍دّ‍َ‍‌ا‌‍رَ‌الآ‍‍خِ‍رَةَ ۖ ‌وَلاَ‌ تَ‍‌‍ن‍‍سَ نَ‍‍صِ‍‍يبَكَ مِنَ ‌ال‍‍دُّ‌نْ‍‍يَا‌ ۖ ‌وَ‌أَحْسِ‍‌‍نْ كَمَ‍‍ا‌ ‌أَحْسَنَ ‌اللَّ‍‍هُ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍كَ ۖ ‌وَلاَ‌ تَ‍‍بْ‍‍‍‍غِ ‌الْفَس‍‍َ‍ا‌دَ‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ۖ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ لاَ‌ يُحِبُّ ‌الْمُفْسِدِينَ
Qāla 'Innamā 'Ūtītuhu `Alá `Ilmin `Indī ۚ 'Awalam Ya`lam 'Anna Allāha Qad 'Ahlaka Min Qablihi Mina Al-Qurūni Man Huwa 'Ashaddu Minhu Qūwatan Wa 'Aktharu Jam`āan ۚ Wa Lā Yus'alu `An Dhunūbihimu Al-Mujrimūna 028-078 Wuxuuna Yidhi waxaa uun La ii siiyey Xoolaha OgaanshahaygaMiyuusan ogayn in Eebe Halaagay Hortiis Quruumihii kuwo ka daran Xagiisa Xoogga kana Badan Kulanlamana Warsado Dambigooda Dambiilayaasha. قَ‍‍الَ ‌إِنَّ‍‍مَ‍‍ا‌ ‌أ‍ُ‍‌وتِيتُ‍‍هُ عَلَى‌ عِلْمٍ عِ‍‌‍ن‍‍دِي ۚ ‌أَ‌وَلَمْ يَعْلَمْ ‌أَنَّ ‌اللَّ‍‍هَ قَ‍‍دْ‌ ‌أَهْلَكَ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِ‍‍هِ مِنَ ‌ال‍‍قُ‍‍ر‍ُ‍‌ونِ مَ‍‌‍نْ هُوَ‌ ‌أَشَدُّ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُ قُ‍‍وَّة ً‌ ‌وَ‌أَكْثَرُ‌ جَمْعا‌ ًۚ ‌وَلاَ‌ يُسْأَلُ عَ‍‌‍نْ ‌ذُنُوبِهِمُ ‌الْمُ‍‍جْ‍‍رِمُونَ
Fakharaja `Alá Qawmihi Fī Zīnatihi ۖ Qāla Al-Ladhīna Yurīdūna Al-Ĥayāata Ad-Dunyā Yālayta Lanā Mithla Mā 'Ūtiya Qārūnu 'Innahu Ladhū Ĥažžin `Ažīmin 028-079 Markaasuu u soo Baxay Qoomkiisii isagoo Xarragoon waxayna Dheheen kuwa Dooni Nolosha Dhaw Shallaytee Hadaan leenahay waxa la siiyey Qaaruun oo kale waa Nasiib wayn. فَ‍خَ‍رَجَ عَلَى‌ قَ‍‍وْمِ‍‍هِ فِي ‌زِينَتِ‍‍هِ ۖ قَ‍‍الَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يُ‍‍رِيد‍ُ‍‌ونَ ‌الْحَي‍‍َ‍اةَ ‌ال‍‍دُّن‍‍يَا‌ يَالَ‍‍يْ‍‍تَ لَنَا‌ مِثْلَ مَ‍‍ا‌ ‌أ‍ُ‍‌وتِيَ قَ‍‍ا‌ر‍ُ‍‌ونُ ‌إِنَّ‍‍هُ لَذُ‌و‌ حَ‍‍ظٍّ عَ‍‍ظِ‍‍يمٍ
Wa Qāla Al-Ladhīna 'Ūtū Al-`Ilma Waylakum Thawābu Allāhi Khayrun Liman 'Āmana Wa `Amila Şāliĥāan Wa Lā Yulaqqāhā 'Illā Aş-Şābirūna 028-080 Waxayna Dheheen kuwii la Siiyey Cilmiga Magaciinba'ee Abaal marinta Eebaa u Khayr roon Ciddii Rumaysa oo Fasha Camal fiican lamana Waafajiyo hadalkaas Saabiriinta Mooyee. وَ‍قَ‍‍الَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌أ‍ُ‍‌وتُو‌ا‌الْعِلْمَ ‌وَيْلَكُمْ ثَو‍َ‍‌ابُ ‌اللَّ‍‍هِ خَ‍‍يْ‍‍ر‌ٌ‌ لِمَ‍‌‍نْ ‌آمَنَ ‌وَعَمِلَ صَ‍‍الِحا‌ ً‌ ‌وَلاَ‌ يُلَ‍‍قَّ‍‍اهَ‍‍ا‌ ‌إِلاَّ‌ ‌ال‍‍صَّ‍‍ابِرُ‌ونَ
Fakhasafnā Bihi Wa Bidārihi Al-'Arđa Famā Kāna Lahu Min Fi'atin Yanşurūnahu Min Dūni Allāhi Wa Mā Kāna Mina Al-Muntaşirīna 028-081 Markaasaan la Goynay Isagii iyo Xoolihiisiiba Dhulka mana Helin Koox uga Gargaarta Eebe ka Sokowmana Noqonin mid Gargaarta. فَ‍خَ‍‍سَفْنَا‌ بِ‍‍هِ ‌وَبِدَ‌ا‌رِهِ ‌الأَ‌رْ‍ضَ فَمَا‌ ك‍‍َ‍انَ لَ‍‍هُ مِ‍‌‍نْ فِئَةٍ‌ يَ‍‌‍ن‍‍صُ‍‍رُ‌ونَ‍‍هُ مِ‍‌‍نْ ‌د‍ُ‍‌ونِ ‌اللَّ‍‍هِ ‌وَمَا‌ ك‍‍َ‍انَ مِنَ ‌المُ‍‌‍نْ‍‍تَ‍‍صِ‍‍رِينَ
Wa 'Aşbaĥa Al-Ladhīna Tamannaw Makānahu Bil-'Amsi Yaqūlūna Wayka'anna Allāha Yabsuţu Ar-Rizqa Liman Yashā'u Min `Ibādihi Wa Yaqdiru ۖ Lawlā 'An Manna Allāhu `Alaynā Lakhasafa Binā ۖ Wayka'annahu Lā Yufliĥu Al-Kāfirūna 028-082 Waxayna ahaadeen kuwii Doonayey Meejiisa Shalay inay Dhahaan. waa Yaabe Illeen Eebaa u Waasiciyey Rizqiga Cidduu Doono oo Addoomadiisa ah kuna CidhiidhyaHadduusan Eebe Nagu Galladaysan wuxuu nala Goynlahaa (Dhulka) waa Yaab ma Liibaanto Gaalo. وَ‌أَ‍صْ‍‍بَحَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ تَمَ‍‍نَّ‍‍وْ‌ا‌ مَكَانَ‍‍هُ بِ‍الأَمْسِ يَ‍‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ ‌وَيْكَأَنَّ ‌اللَّ‍‍هَ يَ‍‍بْ‍‍سُ‍‍طُ ‌ال‍‍رِّ‌زْ‍قَ لِمَ‍‌‍نْ يَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ مِ‍‌‍نْ عِبَا‌دِهِ ‌وَيَ‍‍قْ‍‍دِ‌ر‍ُ‍‌ ۖ لَوْلاَ‌ ‌أَ‌نْ مَ‍‍نَّ ‌اللَّ‍‍هُ عَلَيْنَا‌ لَ‍‍خَ‍‍سَفَ بِنَا‌ ۖ ‌وَيْكَأَنَّ‍‍هُ لاَ‌ يُفْلِحُ ‌الْكَافِرُ‌ونَ
Tilka Ad-Dāru Al-'Ākhiratu Naj`aluhā Lilladhīna Lā Yurīdūna `Ulūwāan Al-'Arđi Wa Lā Fasādāan Wa ۚ Al-`Āqibatu Lilmuttaqīna 028-083 Taasi waa Daartii Aakhiro waxaana u Yeelay kuwaan Doonayn isla Sarraynta (Kibirka) Dhulka iyo Fasaadcidhibta (Fiicanna) waxaa leh kuwa Dhawrsada. تِلْكَ ‌ال‍‍دّ‍َ‍‌ا‌رُ‌ ‌الآ‍‍خِ‍رَةُ نَ‍‍جْ‍‍عَلُهَا‌ لِلَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ لاَ‌ يُ‍‍رِيد‍ُ‍‌ونَ عُلُوّ‌ا‌‌ ً‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌وَلاَ‌ فَسَا‌د‌ا‌ ًۚ ‌وَ‌الْعَاقِ‍‍بَةُ لِلْمُتَّ‍‍قِ‍‍ينَ
Man Jā'a Bil-Ĥasanati Falahu Khayrun Minhā ۖ Wa Man Jā'a Bis-Sayyi'ati Falā Yuj Al-Ladhīna `Amilū As-Sayyi'āti 'Illā Mā Kānū Ya`malūna 028-084 Ciddii la Timaadda Wanaag wuxuu Mudan wax ka khayr roon Ciddiise la Timaadda Xumaan lagama Abaal mariyo kuwa Xumaanta Sameeyawaxaan waxay faleen ahayn. مَ‍‌‍نْ ج‍‍َ‍ا‌ءَ‌ بِ‍الْحَسَنَةِ فَلَ‍‍هُ خَ‍‍يْ‍‍ر‌ٌ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ ۖ ‌وَمَ‍‌‍نْ ج‍‍َ‍ا‌ءَ‌ بِ‍ال‍‍سَّيِّئَةِ فَلاَ‌ يُ‍‍جْ‍‍زَ‌ى‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ عَمِلُو‌ا‌ال‍‍سَّيِّئ‍‍َ‍اتِ ‌إِلاَّ‌ مَا‌ كَانُو‌ا‌ يَعْمَلُونَ
'Inna Al-Ladhī Farađa `Alayka Al-Qur'āna Larādduka 'Ilá Ma`ādin ۚ Qul Rabbī 'A`lamu Man Jā'a Bil-Hudá Wa Man Huwa Fī Đalālin Mubīnin 028-085 Eebaha kugu Faral yeelay Quraanka wuxuu kuu soo Celin Meejii Ballanka (Qiyaamada ama Maka)waxaad Dhahdaa Eebahaybaa og ruuxii la Yimid Hanuun iyo kan ku Sugan Baadi Cad. إِنَّ ‌الَّذِي فَ‍رَضَ عَلَ‍‍يْ‍‍كَ ‌الْ‍‍قُ‍‍رْ‌آنَ لَر‍َ‍‌ا‌دُّكَ ‌إِلَى‌ مَع‍‍َ‍ا‌د‌‌ٍۚ قُ‍‍لْ ‌‍رَبِّ‍‍ي ‌أَعْلَمُ مَ‍‌‍نْ ج‍‍َ‍ا‌ءَ‌ بِ‍الْهُدَ‌ى‌ ‌وَمَ‍‌‍نْ هُوَ‌ فِي ضَ‍‍لاَلٍ‌ مُبِينٍ
Wa Mā Kunta Tarjū 'An Yulqá 'Ilayka Al-Kitābu 'Illā Raĥmatan Min Rabbika ۖ Falā Takūnanna Žahīrāan Lilkāfirīna 028-086 Mana Aadan ahayn mid Rajayn in lagugu soo dejiyo KitaabkaHasayeeshee waa Naxariista Eebahaa ee ha Noqonin mid u Kaalmeeya Gaalada. وَمَا‌ كُ‍‌‍ن‍‍تَ تَرْجُ‍‍و‌ا‌ ‌أَ‌نْ يُلْ‍‍قَ‍‍ى‌ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍كَ ‌الْكِت‍‍َ‍ابُ ‌إِلاَّ‌ ‌‍رَحْمَة ً‌ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَبِّكَ ۖ فَلاَ‌ تَكُونَ‍‍نَّ ظَ‍‍هِي‍‍ر‌ا‌ ً‌ لِلْكَافِ‍‍رِينَ
Wa Lā Yaşuddunnaka `An 'Āyāti Allāhi Ba`da 'Idh 'Unzilat 'Ilayka ۖ Wa Ad`u 'Ilá Rabbika ۖ Wa Lā Takūnanna Mina Al-Mushrikīna 028-087 Yeyna kaa leexin Aayaadka Eebe intii lagugu soo Dejiyey ka Dib uguna Yeedh Xagga Eebahaahana ka mid noqonin Mushrikiinta. وَلاَ‌ يَ‍‍صُ‍‍دُّنَّ‍‍كَ عَ‍‌‍نْ ‌آي‍‍َ‍اتِ ‌اللَّ‍‍هِ بَعْدَ‌ ‌إِ‌ذْ‌ ‌أُ‌ن‍‍زِلَتْ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍كَ ۖ ‌وَ‌ا‌دْعُ ‌إِلَى‌ ‌‍رَبِّكَ ۖ ‌وَلاَ‌ تَكُونَ‍‍نَّ مِنَ ‌الْمُشْ‍‍رِكِينَ
Wa Lā Tad`u Ma`a Allāhi 'Ilahāan 'Ākhara ۘ Lā 'Ilāha 'Illā Huwa ۚ Kullu Shay'in Hālikun 'Illā Wajhahu Lahu ۚ Al-Ĥukmu Wa 'Ilayhi Turja`ūna 028-088 Hana Caabudin Eebe la Jirkiisa Ilaah kale Eebbe mooyee Ilaah (kalana) ma Jirowax kasta wuu Halaagsami (Tagi) Eebe mooyee Xukunkana Isagaa iska lehXaggiisaana laydiin Celin. وَلاَ‌ تَ‍‍دْعُ مَعَ ‌اللَّ‍‍هِ ‌إِلَها‌‌ ً‌ ‌آ‍‍خَ‍رَۘ لاَ‌ ‌إِلَهَ ‌إِلاَّ‌ هُوَ‌ ۚ كُلُّ شَ‍‍يْءٍ‌ هَالِك‌‍ٌ‌ ‌إِلاَّ‌ ‌وَجْ‍‍هَ‍‍هُ ۚ لَهُ ‌الْحُكْمُ ‌وَ‌إِلَ‍‍يْ‍‍هِ تُرْجَعُونَ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah