Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

22) Sūrat Al-Ĥaj

Printed format

22) سُورَة الحَج

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Yā 'Ayyuhā An-Nāsu Attaqū ۚ Rabbakum 'Inna Zalzalata As-Sā`ati Shay'un `Ažīmun 022-001 Dadaw ka Dhawrsada Eebihiin Maxaayeelay Gilgilashada Saacadda (Qiyaame) waa wax wayn (Daran). ي‍‍َ‍ا‌أَيُّهَا‌ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسُ ‌اتَّ‍‍قُ‍‍و‌ا‌ ‌‍رَبَّكُمْ ۚ ‌إِنَّ ‌زَلْزَلَةَ ‌ال‍‍سَّاعَةِ شَ‍‍يْءٌ‌ عَ‍‍ظِ‍‍يمٌ
Yawma Tarawnahā Tadh/halu Kullu Murđi`atin `Ammā 'Arđa`at Wa Tađa`u Kullu Dhāti Ĥamlin Ĥamlahā Wa Tará An-Nāsa Sukārá Wa Mā Hum Bisukārá Wa Lakinna `Adhāba Allāhi Shadīdun 022-002 Waana Maalintaad Arkaysaan Iyadooy Halmaami Mid wax Nuujisa Dhammaanteed waxay Nuujinaysayooy Dejin (Tuuri) mid Kastoo Uur leh Uurkeedawaxaadna Arkaysaa Dadkoo Waalanmana aha kuwo (dhab) u Waalan ee Cadaabka Eebaa Daran. يَ‍‍وْمَ تَ‍رَ‌وْنَهَا‌ تَذْهَلُ كُلُّ مُرْ‍ضِ‍‍عَةٍ عَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ‌أَ‌رْ‍ضَ‍‍عَتْ ‌وَتَ‍‍ضَ‍‍عُ كُلُّ ‌ذ‍َ‍‌اتِ حَمْلٍ حَمْلَهَا‌ ‌وَتَ‍رَ‌ى‌ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسَ سُكَا‌‍رَ‌ى‌ ‌وَمَا‌ هُمْ بِسُكَا‌‍رَ‌ى‌ ‌وَلَكِ‍‍نَّ عَذ‍َ‍‌ابَ ‌اللَّ‍‍هِ شَدِيدٌ
Wa Mina An-Nāsi Man Yujādilu Fī Al-Lahi Bighayri `Ilmin Wa Yattabi`u Kulla Shayţānin Marīdin 022-003 Dadka waxaa ka mid ah Ruux ku Murmi Eebe Cilmi la'aan oo raaci Shaydaan kastoo Madax Adag. وَمِنَ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسِ مَ‍‌‍نْ يُجَا‌دِلُ فِي ‌اللَّهِ بِ‍‍غَ‍‍يْ‍‍ر‍ِ‍‌ عِلْمٍ‌ ‌وَيَتَّبِعُ كُلَّ شَيْ‍‍طَ‍‍انٍ‌ مَ‍‍رِيدٍ
Kutiba `Alayhi 'Annahu Man Tawallāhu Fa'annahu Yuđilluhu Wa Yahdīhi 'Ilá `Adhābi As-Sa`īri 022-004 Waxa loo Qoray (Shaydaan) Ruuxii Talada u Dhiibta (Raaca) inuu Baadiyeeyo kuna Toosiyo Cadaabka كُتِبَ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ ‌أَنَّ‍‍هُ مَ‍‌‍نْ تَوَلاَّهُ فَأَنَّ‍‍هُ يُ‍‍ضِ‍‍لُّ‍‍هُ ‌وَيَهْد‍ِ‍ي‍‍هِ ‌إِلَى‌ عَذ‍َ‍‌ابِ ‌ال‍‍سَّعِي‍‍رِ
Yā 'Ayyuhā An-Nāsu 'In KuntumRaybin Mina Al-Ba`thi Fa'innā Khalaqnākum Min Turābin Thumma Min Nuţfatin Thumma Min `Alaqatin Thumma Min Muđghatin Mukhallaqatin Wa Ghayri Mukhallaqatin Linubayyina Lakum ۚ Wa Nuqirru Al-'Arĥāmi Mā Nashā'u 'Ilá 'Ajalin Musamman Thumma Nukhrijukum Ţiflāan Thumma Litablughū 'Ashuddakum ۖ Wa Minkum Man Yutawaffá Wa Minkum Man Yuraddu 'Ilá 'Ardhali Al-`Umuri Likaylā Ya`lama Min Ba`di `Ilmin Shay'āan ۚ Wa Tará Al-'Arđa Hāmidatan Fa'idhā 'Anzalnā `Alayhā Al-Mā'a Ahtazzat Wa Rabat Wa 'Anbatat Min Kulli Zawjin Bahījin 022-005 Dadow haddaad Tihiin kuwo Shakisan oo Bixinta Annagaa idinka Abuurray CarroHadaana Dhibic Haddana CalaqoHadaana Goosin la Abuuray iyo Midaan la Abuurin si aan idiinku Caddayno (Qudrada Eebe) waxaana ku sugnaa Makaanka waxaan Doono Tan iyo Muddo Magacaabanmarkaasaan idin soo Bixinaynaa Idinkoo Yarmarkaas inaad Gaadhaan Xooggiinna: waxaa idinka mid ah Cid la oofsan (Dhiman) waxaana idinka mid ah kuwo loo celin Cimri Liita (Gabow) si ayna u Garanin intay wax Yaqiineen ka dib waxbawaxaad Arkaysaa Dhuloo Abaar (Dhimaad) ah markaan ku soo Dejinno Korkeeda Biyana way Gilgilataa wayna Kortaawaxayna soo Bixisaa Nooc kastoo Quruxsan. ي‍‍َ‍ا‌أَيُّهَا‌ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسُ ‌إِ‌نْ كُ‍‌‍نْ‍‍تُمْ فِي ‌‍رَيْ‍‍بٍ‌ مِنَ ‌الْبَعْثِ فَإِنَّ‍‍ا‌ خَ‍‍لَ‍‍قْ‍‍نَاكُمْ مِ‍‌‍نْ تُ‍رَ‍‌اب‌‍ٍ‌ ثُ‍‍مَّ مِ‍‌‍نْ نُ‍‍طْ‍‍فَة‌‍ٍ‌ ثُ‍‍مَّ مِ‍‌‍نْ عَلَ‍‍قَ‍‍ة‌‍ٍ‌ ثُ‍‍مَّ مِ‍‌‍نْ مُ‍‍ضْ‍‍غَ‍‍ةٍ‌ مُ‍‍خَ‍‍لَّ‍‍قَ‍‍ةٍ‌ ‌وَ‍‍غَ‍‍يْ‍‍ر‍ِ‍‌ مُ‍‍خَ‍‍لَّ‍‍قَ‍‍ة‍ٍ‌ لِنُبَيِّنَ لَكُمْ ‌وَنُ‍‍قِ‍‍ر‍ّ‍ُ‌ ۚ فِي ‌الأَ‌رْح‍‍َ‍امِ مَا‌ نَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ ‌إِلَ‍‍ى‌ ‌أَجَلٍ‌ مُسَ‍‍مّ‍‍ى‌‌ ً‌ ثُ‍‍مَّ نُ‍‍خْ‍‍رِجُكُمْ طِ‍‍فْلا‌‌ ً‌ ثُ‍‍مَّ لِتَ‍‍بْ‍‍لُ‍‍غُ‍‍و‌ا‌ ‌أَشُدَّكُمْ ‌وَمِ‍‌‍نْ‍‍كُمْ ۖ مَ‍‌‍نْ يُتَوَفَّى‌ ‌وَمِ‍‌‍نْ‍‍كُمْ مَ‍‌‍نْ يُ‍رَ‌دُّ‌ ‌إِلَ‍‍ى‌ ‌أَ‌رْ‌ذَلِ ‌الْعُمُ‍‍ر‍ِ‍‌ لِكَيْلاَ‌ يَعْلَمَ مِ‍‌‍نْ بَعْدِ‌ عِلْم‌‍ٍ‌ شَ‍‍يْ‍‍ئا‌ ً‌ ‌وَتَ‍رَ‌ى‌ ۚ ‌الأَ‌رْ‍ضَ هَامِدَة‌ ً‌ فَإِ‌ذَ‌ا‌ ‌أَ‌ن‍‍زَلْنَا‌ عَلَيْهَا‌ ‌الْم‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌اهْتَزَّتْ ‌وَ‌‍رَبَتْ ‌وَ‌أَ‌نْ‍‍بَتَتْ مِ‍‌‍نْ كُلِّ ‌زَ‌وْج ٍ‌ بَهِيجٍ
Dhālika Bi'anna Allāha Huwa Al-Ĥaqqu Wa 'Annahu Yuĥyī Al-Mawtá Wa 'Annahu `Alá Kulli Shay'in Qadīrun 022-006 Tassna waxaa ugu Wacan in Eebe uun Xaq yahay uuna Nooleeyo waxa Dhintay iyo inuu wax walba Karo. ذَلِكَ بِأَنَّ ‌اللَّ‍‍هَ هُوَ‌ ‌الْحَ‍‍قُّ ‌وَ‌أَنَّ‍‍هُ يُحْيِي ‌الْمَوْتَى‌ ‌وَ‌أَنَّ‍‍هُ عَلَى‌ كُلِّ شَ‍‍يْء‌‌ٍقَ‍‍دِيرٌ
Wa 'Anna As-Sā`ata 'ĀtiyatunRayba Fīhā Wa 'Anna Allāha Yab`athu Man Al-Qubūri 022-007 Iyo in Saacadda Qiyaame iman Shaki la'aanEebana wuxuu soo Bixin waxa Qubuuraha ku Sugan. وَ‌أَنَّ ‌ال‍‍سَّاعَةَ ‌آتِيَة ٌ‌ لاَ‌ ‌‍رَيْ‍‍بَ فِيهَا‌ ‌وَ‌أَنَّ ‌اللَّ‍‍هَ يَ‍‍بْ‍‍عَثُ مَ‍‌‍نْ فِي ‌الْ‍‍قُ‍‍بُو‌رِ
Wa Mina An-Nāsi Man Yujādilu Fī Al-Lahi Bighayri `Ilmin Wa Lā Hudan Wa Lā Kitābin Munīrin 022-008 Dadka waxaa ka mid ah mid ku Dloodi Eebe Cilmi La'aan iyo Hanuun La'aan iyo Kitaab wax Nuurin la'aantiis. وَمِنَ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسِ مَ‍‌‍نْ يُجَا‌دِلُ فِي ‌اللَّهِ بِ‍‍غَ‍‍يْ‍‍ر‍ِ‍‌ عِلْمٍ‌ ‌وَلاَ‌ هُ‍‍د‌ى‌ ً‌ ‌وَلاَ‌ كِت‍‍َ‍ابٍ‌ مُنِي‍‍ر‍ٍ‍
Thāniya `Iţfihi Liyuđilla `An Sabīli Allāhi ۖ Lahu Fī Ad-DunKhizyun ۖ Wa Nudhīquhu Yawma Al-Qiyāmati `Adhāba Al-Ĥarīqi 022-009 oo Dadbi Luqunta (Iskibrin) inuu ka Dhumiyo Jidka Eebewuxuu Mudan Adduunyada Dulli waxaana Dhadhansiin Maalinta Qiyaame Cadaab wax Guba. ثَانِيَ عِ‍‍طْ‍‍فِ‍‍هِ لِيُ‍‍ضِ‍‍لَّ عَ‍‌‍نْ سَب‍‍ِ‍ي‍‍لِ ‌اللَّ‍‍هِ ۖ لَ‍‍هُ فِي ‌ال‍‍دُّ‌نْ‍‍يَا‌ خِ‍‍زْيٌۖ ‌وَنُذِي‍‍قُ‍‍هُ يَ‍‍وْمَ ‌الْ‍‍قِ‍‍يَامَةِ عَذ‍َ‍‌ابَ ‌الْحَ‍‍رِي‍‍قِ
Dhālika Bimā Qaddamat Yadāka Wa 'Anna Allāha Laysa Bižallāmin Lil`abīdi 022-010 Taasna waa waxay Ilor marsatay GacmahaaguEebana ma aha Dulmiyaha Addoomada. ذَلِكَ بِمَا‌ قَ‍‍دَّمَتْ يَد‍َ‍‌اكَ ‌وَ‌أَنَّ ‌اللَّ‍‍هَ لَ‍‍يْ‍‍سَ بِ‍‍ظَ‍‍لاَّم‍ٍ‌ لِلْعَبِيدِ
Wa Mina An-Nāsi Man Ya`budu Allāha `Alá Ĥarfin ۖ Fa'in 'Aşābahu Khayrun Aţma'anna Bihi ۖ Wa 'In 'Aşābat/hu Fitnatun Anqalaba `Alá Wajhihi Khasira Ad-Dunyā Wa Al-'Ākhirata Dhālika ۚ Huwa Al-Khusrānu Al-Mubīnu 022-011 Waxaa ka mid ah Dadka mid u Caabudi (Eebe) Dhinac (Shaki) Hadduu soo Gaadho Khayra XasiliHadduu soo Gaadho Imtixaan (Dhibna) u Gabdooma Wajigiisa (Gaalooba) wuxuu Khasaariyey Adduun iyo Aakhiraba Kaasina waa Khasaaraha Cad uun. وَمِنَ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسِ مَ‍‌‍نْ يَعْبُدُ‌ ‌اللَّ‍‍هَ عَلَى‌ حَرْف‌‍ٍۖ فَإِ‌نْ ‌أَ‍صَ‍‍ابَ‍‍هُ خَ‍‍يْ‍‍ر‌‌ٌ‌ا‍طْ‍‍مَأَنَّ بِ‍‍هِ ۖ ‌وَ‌إِ‌نْ ‌أَ‍صَ‍‍ابَتْهُ فِتْنَة‌‍ٌ‌ان‍‍قَ‍‍لَبَ عَلَى‌ ‌وَجْ‍‍هِ‍‍هِ خَ‍‍سِ‍‍ر‍َ‍‌ ‌ال‍‍دُّ‌نْ‍‍يَا‌ ‌وَ‌الآ‍‍خِ‍رَةَ ۚ ‌ذَلِكَ هُوَ‌ ‌الْ‍‍خُ‍‍سْ‍رَ‍‌انُ ‌الْمُبِينُ
Yad`ū Min Dūni Allāhi Mā Lā Yađurruhu Wa Mā Lā Yanfa`uhu ۚ Dhālika Huwa Ađ-Đalālu Al-Ba`īdu 022-012 Wuxuu Caabudi (Baryina) Eebe ka Sokow waxaan Dhibayn Anfacaynna Kaasina waa uun Baadida Fog. يَ‍‍دْعُو‌ا‌ مِ‍‌‍نْ ‌د‍ُ‍‌ونِ ‌اللَّ‍‍هِ مَا‌ لاَ‌ يَ‍‍ضُ‍‍رُّهُ ‌وَمَا‌ لاَ‌ يَ‍‌‍نْ‍‍فَعُ‍‍هُ ۚ ‌ذَلِكَ هُوَ‌ ‌ال‍‍ضَّ‍‍لاَلُ ‌الْبَعِيدُ
Yad`ū Laman Đarruhu~ 'Aqrabu Min Naf`ihi ۚ Labi'sa Al-Mawlá Wa Labi'sa Al-`Ashīru 022-013 Wuxuu Caabudi wax Dhibkiisu ka Dhawyahay Naefigiisuisagaa u Xun Sokeeye una Xun la noolaadi. يَ‍‍دْعُو‌ا‌ لَمَ‍‌‍نْ ضَ‍‍رُّهُ~ُ ‌أَ‍قْ‍‍‍رَبُ مِ‍‌‍نْ نَفْعِ‍‍هِ ۚ لَبِئْسَ ‌الْمَوْلَى‌ ‌وَلَبِئْسَ ‌الْعَشِيرُ
'Inna Allāha Yudkhilu Al-Ladhīna 'Āmanū Wa `Amilū Aş-Şāliĥāti Jannātin Tajrī Min Taĥtihā Al-'Anhāru ۚ 'Inna Allāha Yaf`alu Mā Yurīdu 022-014 Ilaahay wuxuu Galiyaa kuwa Rumeeyey (Xaqa) oo Falay Camal Fiican Jannooyin ay Socoto Dhexdeeda WabiyaalEebana wuxuu Falaa wuxuu Doono. إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ يُ‍‍دْ‍‍خِ‍‍لُ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ ‌وَعَمِلُو‌ا‌ال‍‍صَّ‍‍الِح‍‍َ‍اتِ جَ‍‍نّ‍‍َ‍ات‌‍ٍ‌ تَ‍‍جْ‍‍رِي مِ‍‌‍نْ تَحْتِهَا‌ ‌الأَ‌نْ‍‍ه‍‍َ‍ا‌رُ‌ ۚ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ يَفْعَلُ مَا‌ يُ‍‍رِيدُ
Man Kāna Yažunnu 'An Lan Yanşurahu Allāhu Fī Ad-Dunyā Wa Al-'Ākhirati Falyamdud Bisababin 'Ilá As-Samā'i Thumma Liyaqţa` Falyanžur Hal Yudh/hibanna Kayduhu Mā Yaghīžu 022-015 Ciddii u Malayn Inuusan u Gargaarayn Eebe Nabigiisa Adduun iyo Aakhiraba ha u Fidiyo Xadhig Xagga Samada hana isku Gooyo (Marjiyo) hana dayo inay Dhagartiisu Tegiiso waxa Cadho Galin. مَ‍‌‍نْ ك‍‍َ‍انَ يَ‍‍ظُ‍‍نُّ ‌أَ‌نْ لَ‍‌‍نْ يَ‍‌‍ن‍‍صُ‍رَهُ ‌اللَّ‍‍هُ فِي ‌ال‍‍دُّ‌نْ‍‍يَا‌ ‌وَ‌الآ‍‍خِ‍رَةِ فَلْيَمْدُ‌دْ‌ بِسَبَب‌‍ٍ‌ ‌إِلَى‌ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ ثُ‍‍مَّ لِيَ‍‍قْ‍‍‍‍طَ‍‍عْ فَلْيَ‍‌‍ن‍‍ظُ‍‍رْ‌ هَلْ يُذْهِبَ‍‍نَّ كَيْدُهُ مَا‌ يَ‍‍غِ‍‍ي‍‍ظُ
Wa Kadhalika 'Anzalnāhu 'Āyātin Bayyinātin Wa 'Anna Allāha Yahdī Man Yurīdu 022-016 Saasaana kuugu soo Dejinay Aayaad Cad Eebana wuxuu Hanuuniyaa Cidduu Doono. وَكَذَلِكَ ‌أَ‌ن‍‍زَلْن‍‍َ‍اهُ ‌آي‍‍َ‍ات ٍ‌ بَيِّن‍‍َ‍اتٍ‌ ‌وَ‌أَنَّ ‌اللَّ‍‍هَ يَهْدِي مَ‍‌‍نْ يُ‍‍رِيدُ
'Inna Al-Ladhīna 'Āmanū Wa Al-Ladhīna Hādū Wa Aş-Şābi'īna Wa An-Naşārá Wa Al-Majūsa Wa Al-Ladhīna 'Ashrakū 'Inna Allāha Yafşilu Baynahum Yawma Al-Qiyāmati ۚ 'Inna Allāha `Alá Kulli Shay'in Shahīdun 022-017 Kuwa Rumeeyey (Xaqa) iyo Kuwa Yuhuudoobay iyo Saabi'inta (Xiddigaha Caabuda) iyo Nasaarada iyo Majuusiga iyo Mushrikiinta Eebaa kala bixin Dhexdooda Maalinta QiyaameEebana wax kasta wuu Arkaa. إِنَّ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ ‌وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ هَا‌دُ‌و‌ا‌ ‌وَ‌ال‍‍صَّ‍‍ابِئ‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌وَ‌ال‍‍نَّ‍‍‍‍صَ‍‍ا‌‍رَ‌ى‌ ‌وَ‌الْمَج‍‍ُ‍وسَ ‌وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌أَشْ‍رَكُ‍‍و‌ا‌ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ يَفْ‍‍صِ‍‍لُ بَيْنَهُمْ يَ‍‍وْمَ ‌الْ‍‍قِ‍‍يَامَةِ ۚ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ عَلَى‌ كُلِّ شَ‍‍يْء‌‌ٍ‌ شَهِيدٌ
'Alam Tará 'Anna Allāha Yasjudu Lahu Man As-Samāwāti Wa Man Al-'Arđi Wa Ash-Shamsu Wa Al-Qamaru Wa An-Nujūmu Wa Al-Jibālu Wa Ash-Shajaru Wa Ad-Dawābbu Wa Kathīrun Mina An-Nāsi ۖ Wa Kathīrun Ĥaqqa `Alayhi Al-`Adhābu ۗ Wa Man Yuhini Allāhu Famā Lahu Min Mukrimin ۚ 'Inna Allāha Yaf`alu Mā Yashā'u 022-018 Miyaadan Arkayn inay Eebe u Sujuudi waxa Samooyinka iyo Dhulka iyo Qorraxda iyo Dayaxa iyo Xidigaha iyo Buuraha iyo Geedaha iyo Xayawaanka iyo Waxbadan oo Dadka ahwax badanna waxaa ku sugnaaday Korkooda CadaabRuuxuu Ihaaneeyo Eebana ma laha wax SharrifiEebana wuxuu Falaa wuxuu Doono. أَلَمْ تَ‍رَ‌ى‌ ‌أَنَّ ‌اللَّ‍‍هَ يَسْجُدُ‌ لَ‍‍هُ مَ‍‌‍نْ فِي ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَمَ‍‌‍نْ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌وَ‌ال‍‍شَّمْسُ ‌وَ‌الْ‍‍قَ‍‍مَرُ‌ ‌وَ‌ال‍‍نُّ‍‍ج‍‍ُ‍ومُ ‌وَ‌الْجِب‍‍َ‍الُ ‌وَ‌ال‍‍شَّجَرُ‌ ‌وَ‌ال‍‍دَّ‌و‍َ‍‌ابُّ ‌وَكَث‍‍ِ‍ي‍‍ر‌ٌ‌ مِنَ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسِ ۖ ‌وَكَث‍‍ِ‍ي‍‍رٌ‌ حَ‍‍قَّ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ ‌الْعَذ‍َ‍‌ابُ ۗ ‌وَمَ‍‌‍نْ يُهِنِ ‌اللَّ‍‍هُ فَمَا‌ لَ‍‍هُ مِ‍‌‍نْ مُكْ‍‍رِم‌‍ٍۚ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ يَفْعَلُ مَا‌ يَش‍‍َ‍ا‌ء‍ُ
Hadhāni Khaşmāni Akhtaşamū Fī Rabbihim ۖ Fa-Al-Ladhīna Kafarū Quţţi`at Lahum Thiyābun Min Nārin Yuşabbu Min Fawqi Ru'ūsihimu Al-Ĥamīmu 022-019 Labadani waa Doodayaalwaxayna ku Doodeen Eebahoodkuwa Gaaloobay waxaa loo Goyn Maryo Naar ah waxaana Lagu Shubi Korkooda Biyo Kulul. هَذ‍َ‍‌انِ خَ‍‍صْ‍‍م‍‍َ‍انِ ‌اخْ‍‍تَ‍‍صَ‍‍مُو‌ا‌ فِي ‌‍رَبِّهِمْ ۖ فَالَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌اقُ‍‍طِّ‍‍عَتْ لَهُمْ ثِي‍‍َ‍ابٌ‌ مِ‍‌‍نْ ن‍‍َ‍ا‌ر‌ٍ‌ يُ‍‍صَ‍‍بُّ مِ‍‌‍نْ فَ‍‍وْ‍قِ ‌رُ‌ء‍ُ‍‌وسِهِمُ ‌الْحَمِيمُ
Yuşharu Bihi Mā Fī Buţūnihim Wa Al-Julūdu 022-020 Waxaana lagu Gubaa (Lagu Dhalaaliyaa) waxa Caloosha ku Jira iyo Jidhka (Haraga). يُ‍صْ‍‍هَرُ‌ بِ‍‍هِ مَا‌ فِي بُ‍‍طُ‍‍ونِهِمْ ‌وَ‌الْجُلُو‌دُ
Wa Lahum Maqāmi`u Min Ĥadīdin 022-021 waxay Mudan Budhadh Bir ah. وَلَهُمْ مَ‍‍قَ‍‍امِعُ مِ‍‌‍نْ حَدِيدٍ
Kullamā 'Adū 'An Yakhrujū Minhā Min Ghammin 'U`īdū Fīhā Wa Dhūqū `Adhāba Al-Ĥarīqi 022-022 Markastooy Doonaan inay ka Baxaan Xaggeeda Walbahaar Dartiis waa lagu Celiyaa Dhexdeeda (waxaana la Dhahaa) Dhadhamiya Cadaabka Gubidda. كُلَّمَ‍‍ا‌ ‌أَ‌‍رَ‌ا‌دُ‌و‌ا‌ ‌أَ‌نْ يَ‍‍خْ‍‍رُجُو‌ا‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ مِ‍‌‍نْ غَ‍‍مّ‍ٍ ‌أُعِيدُ‌و‌ا‌ فِيهَا‌ ‌وَ‌ذُ‌وقُ‍‍و‌ا‌ عَذ‍َ‍‌ابَ ‌الْحَ‍‍رِي‍‍قِ
'Inna Allāha Yudkhilu Al-Ladhīna 'Āmanū Wa `Amilū Aş-Şāliĥāti Jannātin Tajrī Min Taĥtihā Al-'Anhāru Yuĥallawna Fīhā Min 'Asāwira Min Dhahabin Wa Lu'ulu'uāan ۖ Wa Libāsuhum Fīhā Ĥarīrun 022-023 Eebana wuxuu Galiya kuwa Rumeeyey (Xaqa) oo Fala Camal Fiican Jannooyin ay Dureeri Dhexdeeda WabiyaalwaxaanaLoogu Xidhaa Dhexdeeda Jinjimo Dahab ah iyo JawharDharkooduna Dhexdeeda waa Xariir. إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ يُ‍‍دْ‍‍خِ‍‍لُ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ ‌وَعَمِلُو‌ا‌ال‍‍صَّ‍‍الِح‍‍َ‍اتِ جَ‍‍نّ‍‍َ‍ات‌‍ٍ‌ تَ‍‍جْ‍‍رِي مِ‍‌‍نْ تَحْتِهَا‌ ‌الأَ‌نْ‍‍ه‍‍َ‍ا‌رُ‌ يُحَلَّ‍‍وْنَ فِيهَا‌ مِ‍‌‍نْ ‌أَسَا‌وِ‌ر‍َ‍‌ مِ‍‌‍نْ ‌ذَهَبٍ‌ ‌وَلُؤْلُؤ‌ا‌ ًۖ ‌وَلِبَاسُهُمْ فِيهَا‌ حَ‍‍رِيرٌ
Wa Hudū 'Ilá Aţ-Ţayyibi Mina Al-Qawli Wa Hudū 'Ilá Şirāţi Al-Ĥamīdi 022-024 Waxaana lagu Hanuuniyey Wanaagga Hadalka waxaana lagu Hanuuniyey Jidka la Mahdiyo/ وَهُدُ‌و‌ا‌ ‌إِلَى‌ ‌ال‍‍طَّ‍‍يِّبِ مِنَ ‌الْ‍‍قَ‍‍وْلِ ‌وَهُدُ‌و‌ا‌ ‌إِلَى‌ صِ‍رَ‍‌اطِ ‌الْحَمِيدِ
'Inna Al-Ladhīna Kafarū Wa Yaşuddūna `An Sabīli Allāhi Wa Al-Masjidi Al-Ĥarāmi Al-Ladhī Ja`alnāhu Lilnnāsi Sawā'an Al-`Ākifu Fīhi Wa Al-Bādi ۚ Wa Man Yurid Fīhi Bi'ilĥādin Bižulmin Nudhiqhu Min `Adhābin 'Alīmin 022-025 kuwa Gaaloobay oo ka Celiya Jidka Eebe iyo Masaajidka Xurmaysan ee looga Yeelay Dadka Sinnaan mid ku Nagi iyo mid Meel ka yimidba cidii la Doonta Dhexdiisa Leexin Dulmi ah (Xumaan) waxaanni Dhadhansiin Cadaab Daran. إِنَّ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ ‌وَيَ‍‍صُ‍‍دّ‍ُ‍‌ونَ عَ‍‌‍نْ سَب‍‍ِ‍ي‍‍لِ ‌اللَّ‍‍هِ ‌وَ‌الْمَسْجِدِ‌ ‌الْحَ‍رَ‍‌امِ ‌الَّذِي جَعَلْن‍‍َ‍اهُ لِل‍‍نّ‍‍َ‍اسِ سَو‍َ‍‌ا‌ء‌‌ ً‌الْعَاكِفُ ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ ‌وَ‌الْب‍‍َ‍ا‌دِ‌ ۚ ‌وَمَ‍‌‍نْ يُ‍‍رِ‌دْ‌ ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ بِإِلْح‍‍َ‍ا‌د‌ٍ‌ بِ‍‍ظُ‍‍لْمٍ‌ نُذِ‍قْ‍‍هُ مِ‍‌‍نْ عَذ‍َ‍‌ابٍ ‌أَلِيمٍ
Wa 'Idh Bawwa'nā Li'ibhīma Makāna Al-Bayti 'An Lā Tushrik Bī Shay'āan Wa Ţahhir Baytiya Lilţţā'ifīna Wa Al-Qā'imīna Wa Ar-Rukka`i As-Sujūdi 022-026 (Xusuuso) markaan u Muujinay Nabi Ibraahim Meeja Baytja (Kacbada) Annagoo ku Dhihi Ha la Wadaajin Eebe (Cibaadada) waxbau Daahirina Gurigayga kuwa Dhawaafi iyo kuwa Taagan iyo kuwa ku Rukuucsan ee Sujuudsan. وَ‌إِ‌ذْ‌ بَوَّ‌أْنَا‌ لِإبْ‍‍‍رَ‌اه‍‍ِ‍ي‍‍مَ مَك‍‍َ‍انَ ‌الْبَ‍‍يْ‍‍تِ ‌أَ‌نْ لاَ‌ تُشْ‍‍رِكْ بِي شَ‍‍يْ‍‍ئا‌ ً‌ ‌وَ‍طَ‍‍هِّ‍‍رْ‌ بَيْتِيَ لِل‍‍طَّ‍‍ائِف‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌وَ‌الْ‍‍قَ‍‍ائِم‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌وَ‌ال‍‍رُّكَّعِ ‌ال‍‍سُّجُو‌دِ
Wa 'Adhdhin An-Nāsi Bil-Ĥajji Ya'tūka Rijālāan Wa `Alá Kulli Đāmirin Ya'tīna Min Kulli Fajjin `Amīqin 022-027 Ogaysiina Dadka Xajka ha kuu Yimaaddeen iyagoo Lugayn iyo mid Bog Dheer Dhammaanteed oo ka iman Jaha kasta oo Dheer. وَ‌أَ‌ذِّ‌نْ فِي ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسِ بِ‍الْحَجِّ يَأْت‍‍ُ‍وكَ ‌رِجَالا‌ ً‌ ‌وَعَلَى‌ كُلِّ ضَ‍‍امِ‍‍ر‌ٍ‌ يَأْت‍‍ِ‍ي‍‍نَ مِ‍‌‍نْ كُلِّ فَجٍّ عَمِي‍‍قٍ
Liyash/hadū Manāfi`a Lahum Wa Yadhkurū Asma Allāhi Fī 'Ayyāmin Ma`lūmātin `Alá Mā Razaqahum Min Bahīmati Al-'An`ām ۖ Fakulū Minhā Wa 'Aţ`imū Al-Bā'isa Al-Faqīra 022-028 inay Joogaan (u yimaadaan) Nacfigooda Dartiisoy xusaan Magaca Eebe Maalmo la Yaqaanwaxa Eebe ku Arzaaqay oo ah Xayawaanka nicmoolaydaca Cuna Xaggeeda Quudiyana kan Dhibaataysan ee Faqiirka ah. لِيَشْهَدُ‌و‌ا‌ مَنَافِعَ لَهُمْ ‌وَيَذْكُرُ‌و‌ا‌اسْمَ ‌اللَّ‍‍هِ فِ‍‍ي ‌أَيّ‍‍َ‍امٍ‌ مَعْلُوم‍‍َ‍اتٍ عَلَى‌ مَا‌ ‌‍رَ‌زَ‍قَ‍‍هُمْ مِ‍‌‍نْ بَهِيمَةِ ‌الأَنعَام ۖ فَكُلُو‌ا‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ ‌وَ‌أَ‍طْ‍‍عِمُو‌ا‌الْب‍‍َ‍ائِسَ ‌الْفَ‍‍قِ‍‍ي‍رَ
Thumma Liyaqđū Tafathahum Wa Līūfū Nudhūrahum Wa Līaţţawwafū Bil-Bayti Al-`Atīqi 022-029 markaas ha Dhammeeyeen hasaastoodahana Oofiyeen nadorkoodahana Dhawaafeen Baydka Horeeyey. ثُ‍‍مَّ لِيَ‍‍قْ‍‍‍‍ضُ‍‍و‌ا‌ تَفَثَهُمْ ‌وَلْيُوفُو‌ا‌ نُذُ‌و‌‍رَهُمْ ‌وَلْيَ‍‍طَّ‍‍وَّفُو‌ا‌ بِ‍الْبَ‍‍يْ‍‍تِ ‌الْعَتِي‍‍قِ
Dhālika Wa Man Yu`ažžim Ĥurumāti Allāhi Fahuwa Khayrun Lahu `Inda Rabbihi ۗ Wa 'Uĥillat Lakumu Al-'An`ām 'Illā Mā Yutlá `Alaykum ۖjtanibū Ar-Rijsa Mina Al-'Awthāni Wa Ajtanibū Qawla Az-Zūri 022-030 Waa SaasRuuxii Wayneeya wuxuu Reebay Eebe Saasaa u Khayrroon Eebihiis Agtiisawaxaana laydiin banneeyey Nicmoolayda waxa Laydinku akhriyo Mooyeeee ka Dheeraada Xumaanta ah Sanamyada kana Dheeraada Hadalka Beenta ah. ذَلِكَ ‌وَمَ‍‌‍نْ يُعَ‍‍ظِّ‍‍مْ حُرُم‍‍َ‍اتِ ‌اللَّ‍‍هِ فَهُوَ‌ خَ‍‍يْ‍‍ر‌ٌ‌ لَ‍‍هُ عِ‍‌‍نْ‍‍دَ‌ ‌‍رَبِّ‍‍هِ ۗ ‌وَ‌أُحِلَّتْ لَكُمُ ‌الأَنعَام ‌إِلاَّ‌ مَا‌ يُتْلَى‌ عَلَيْكُمْ ۖ فَاجْ‍‍تَنِبُو‌ا‌ال‍‍رِّجْ‍‍سَ مِنَ ‌الأَ‌وْث‍‍َ‍انِ ‌وَ‌اجْ‍‍تَنِبُو‌اقَ‍‍وْلَ ‌ال‍‍زُّ‌و‌رِ
Ĥunafā'a Lillāh Ghayra Mushrikīna Bihi ۚ Wa Man Yushrik Billāhi Faka'annamā Kharra Mina As-Samā'i Fatakhţafuhu Aţ-Ţayru 'Aw Tahwī Bihi Ar-Rīĥu Fī Makānin Saĥīqin 022-031 Idinkoo u Toosan Eebe oon Mushrikiin ahaynRuuxii u Shariig yeela Eebe wuxuu la mid yahay mid ka Soo Dhacay Samada oy Dafi Shimbirtu ama ay ku Tuuri Dabaysho Meel Dheer oo halaag ah. حُنَف‍‍َ‍ا‌ءَ‌ لِلَّهِ غَ‍‍يْ‍رَ‌ مُشْ‍‍رِك‍‍ِ‍ي‍‍نَ بِ‍‍هِ ۚ ‌وَمَ‍‌‍نْ يُشْ‍‍رِكْ بِ‍اللَّ‍‍هِ فَكَأَنَّ‍‍مَا‌ خَ‍رَّ‌ مِنَ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ فَتَ‍‍خْ‍‍طَ‍‍فُهُ ‌ال‍‍طَّ‍‍يْ‍‍رُ‌ ‌أَ‌وْ‌ تَهْوِي بِهِ ‌ال‍‍رّ‍ِ‍ي‍‍حُ فِي مَك‍‍َ‍ان‌‍ٍ‌ سَحِي‍‍قٍ
Dhālika Wa Man Yu`ažžim Sha`ā'ira Allāhi Fa'innahā Min Taq Al-Qulūbi 022-032 waa Saas Ruuxii wayneeya Amarada Eebe (Sharcigiisa) taasi waa dhawrsashada Quluubta. ذَلِكَ ‌وَمَ‍‌‍نْ يُعَ‍‍ظِّ‍‍مْ شَع‍‍َ‍ائِ‍‍ر‍َ‍‌ ‌اللَّ‍‍هِ فَإِنَّ‍‍هَا‌ مِ‍‌‍نْ تَ‍‍قْ‍‍وَ‌ى‌ ‌الْ‍‍قُ‍‍لُوبِ
Lakum Fīhā Manāfi`u 'Ilá 'Ajalin Musamman Thumma Maĥilluhā 'Ilá Al-Bayti Al-`Atīqi 022-033 waxaa idiinku Sugnaaday (hadiyada) Nacfi Tan iyo Muddo Markaas. waxay ku Dhammaan Baydka Horeeyey. لَكُمْ فِيهَا‌ مَنَافِعُ ‌إِلَ‍‍ى‌ ‌أَجَلٍ‌ مُسَ‍‍مّ‍‍ى‌‌ ً‌ ثُ‍‍مَّ مَحِلُّهَ‍‍ا‌ ‌إِلَى‌ ‌الْبَ‍‍يْ‍‍تِ ‌الْعَتِي‍‍قِ
Wa Likulli 'Ummatin Ja`alnā Mansakāan Liyadhkurū Asma Allāhi `Alá Mā Razaqahum Min Bahīmati Al-'An`āmi ۗ Fa'ilahukum 'Ilahun Wāĥidun Falahu~ 'Aslimū ۗ Wa Bashshiri Al-Mukhbitīna 022-034 Ummad kasta waxaan u yeellay Cibaado (Ciid) inay ku Xusaan Eebe wuxuu ku Arzaaqay oo Xayawaanka Nicmoolayda ahIlaahiinna waa Ilaah kaliya ee u Hogaansama una Bishaareekuwa Xasilloon (ee Cabsada) ee ah. وَلِكُلِّ ‌أُمَّ‍‍ة‌‍ٍ‌ جَعَلْنَا‌ مَ‍‌‍نْ‍‍سَكا‌ ً‌ لِيَذْكُرُ‌و‌ا‌اسْمَ ‌اللَّ‍‍هِ عَلَى‌ مَا‌ ‌‍رَ‌زَ‍قَ‍‍هُمْ مِ‍‌‍نْ بَهِيمَةِ ‌الأَنع‍‍َ‍امِ ۗ فَإِلَهُكُمْ ‌إِلَهٌ‌ ‌وَ‌احِد‌‌ٌ‌ فَلَهُ~ُ ‌أَسْلِمُو‌اۗ ‌وَبَشِّرِ‌ ‌الْمُ‍‍خْ‍‍بِتِينَ
Al-Ladhīna 'Idhā Dhukira Allāhu Wajilat Qulūbuhum Wa Aş-Şābirīna `Alá Mā 'Aşābahum Wa Al-Muqīmī Aş-Şalāati Wa Mimmā Razaqnāhum Yunfiqūna 022-035 Kuwa marka la Xuso Eebe ay Cabsato Quluubtoodukuna Samra waxa ku Dhaca ee Ooga Salaaddawaxaan ku Arzaaqnayna wax ka Bixiya. الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌ذُكِ‍‍ر‍َ‍‌ ‌اللَّ‍‍هُ ‌وَجِلَتْ قُ‍‍لُوبُهُمْ ‌وَ‌ال‍‍صَّ‍‍ابِ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍نَ عَلَى‌ مَ‍‍ا‌ ‌أَ‍صَ‍‍ابَهُمْ ‌وَ‌الْمُ‍‍قِ‍‍يمِي ‌ال‍‍صَّ‍‍لاَةِ ‌وَمِ‍‍مَّ‍‍ا‌ ‌‍رَ‌زَ‍قْ‍‍نَاهُمْ يُ‍‌‍نْ‍‍فِ‍‍قُ‍‍ونَ
Wa Al-Budna Ja`alnāhā Lakum Min Sha`ā'iri Allāhi Lakum Fīhā Khayrun ۖdhkurū Asma Allāhi `Alayhā Şawāffa ۖ Fa'idhā Wajabat Junūbuhā Fakulū Minhā Wa 'Aţ`imū Al-Qāni`a Wa Al-Mu`tarra ۚ Kadhālika Sakhkharnāhā Lakum La`allakum Tashkurūna 022-036 Loogga (Hadyada) waxaan idiinka Yeellay Sharciga Calaamooyinka Eebe waxaana idiinku Sugan Dhexdeeda Khayr ee ku Xusa Magaca Eebe Korkeeda iyadoo Jilib Xidhanmarkay U dhacdo Dhinacna wax ka Cunakana Quudiya kan Dhawrsoon iyo kan WarsanbaSaasaana idiinka Fududaynaainaad Mahdisaan. وَ‌الْبُ‍‍دْنَ جَعَلْنَاهَا‌ لَكُمْ مِ‍‌‍نْ شَع‍‍َ‍ائِرِ‌ ‌اللَّ‍‍هِ لَكُمْ فِيهَا‌ خَ‍‍يْ‍‍ر‌‌ٌۖ فَا‌ذْكُرُ‌و‌ا‌اسْمَ ‌اللَّ‍‍هِ عَلَيْهَا‌ صَ‍‍و‍َ‍‌افَّ ۖ فَإِ‌ذَ‌ا‌ ‌وَجَبَتْ جُنُوبُهَا‌ فَكُلُو‌ا‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ ‌وَ‌أَ‍طْ‍‍عِمُو‌ا‌الْ‍‍قَ‍‍انِعَ ‌وَ‌الْمُعْتَ‍رَّۚ كَذَلِكَ سَ‍‍خَّ‍‍رْنَاهَا‌ لَكُمْ لَعَلَّكُمْ تَشْكُرُ‌ونَ
Lan Yanāla Allāha Luĥūmuhā Wa Lā Dimā'uuhā Wa Lakin Yanāluhu At-Taqwá Minkum ۚ Kadhālika Sakhkharahā Lakum Litukabbirū Allaha `Alá Mā Hadākum ۗ Wa Bashshiri Al-Muĥsinīna 022-037 Ma gaadho Eebe Hilibkeedu iyo Dhiiggeedu waxaase Gaadha ka DhawrsoonidiinnaSaasaana Eebe idiinku Fududeeyaa inaad ku Waynaysaan wuxuu idinku Hanuuniyey una Bishaaree kuwa Wanaagga Fala. لَ‍‌‍نْ يَن‍‍َ‍الَ ‌اللَّ‍‍هَ لُحُومُهَا‌ ‌وَلاَ‌ ‌دِم‍‍َ‍ا‌ؤُهَا‌ ‌وَلَكِ‍‌‍نْ يَنَالُهُ ‌ال‍‍تَّ‍‍قْ‍‍وَ‌ى‌ مِ‍‌‍نْ‍‍كُمْ ۚ كَذَلِكَ سَ‍‍خَّ‍رَهَا‌ لَكُمْ لِتُكَبِّرُ‌و‌ا‌اللَّ‍‍هَ عَلَى‌ مَا‌ هَدَ‌اكُمْ ۗ ‌وَبَشِّرِ‌ ‌الْمُحْسِنِينَ
'Inna Allāha Yudāfi`u `Ani Al-Ladhīna 'Āmanū ۗ 'Inna Allāha Lā Yuĥibbu Kulla Khawwānin Kafūrin 022-038 Eebana wuu Daafacaa kuwa Rumeeyey (Xaqa) Eebana ma Jecla mid kastoo Khayaamo Badan oo Gaalimo Badan. إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ يُدَ‌افِعُ عَنِ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُ‍‍و‌اۗ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ لاَ‌ يُحِبُّ كُلَّ خَ‍‍وّ‍َ‍‌ان‌‍ٍ‌ كَفُو‌رٍ
'Udhina Lilladhīna Yuqātalūna Bi'annahum Žulimū ۚ Wa 'Inna Allāha `Alá Naşrihim Laqadīrun 022-039 waxaa loo Idmay kuwa lala Dagaallami (inay Dagaalamaan) maxaayeelay waa la Dulmiyey Eebena Gargaarkooda wuu Karaa. أُ‌ذِنَ لِلَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يُ‍‍قَ‍‍اتَل‍‍ُ‍ونَ بِأَنَّ‍‍هُمْ ظُ‍‍لِمُو‌اۚ ‌وَ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ عَلَى‌ نَ‍‍صْ‍‍رِهِمْ لَ‍‍قَ‍‍دِيرٌ
Al-Ladhīna 'Ukhrijū Min Diyārihim Bighayri Ĥaqqin 'Illā 'An Yaqūlū Rabbunā Al-Lahu ۗ Wa Lawlā Daf`u Allāhi An-Nāsa Ba`đahum Biba`đin Lahuddimat Şawāmi`u Wa Biya`un Wa Şalawātun Wa Masājidu Yudhkaru Fīhā Asmu Allāhi Kathīrāan ۗ Wa Layanşuranna Allāhu Man Yanşuruhu~ ۗ 'Inna Allāha Laqawīyun `Azīzun 022-040 waana kuwa laga Bixiyey Guryahoodii xaq Darro iyo Inay Dheheen Eebahanno waa Ilaahayhaddayna Jirin ku Daficidda Eebe Dadka Qaarkood Qaar waxaa la Dumin lahaa Macaabidda Yuhuudiyo Biyac Kaniisadahaiyo Kaniisadda Dad kaleiyo Masaajidda lagu Xuso Dhexdeeda magaca Eebe wax badanwuuna u Gargaari Eebe Cidii u Gargaarta (Diintiisa) Eebana waa Xoog Badane Adkaada. الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌أُ‍خْ‍‍رِجُو‌ا‌ مِ‍‌‍نْ ‌دِيَا‌رِهِمْ بِ‍‍غَ‍‍يْ‍‍ر‍ِ‍‌ حَ‍‍قّ‌‍‌‍ٍ‌ ‌إِلاَّ‌ ‌أَ‌نْ يَ‍‍قُ‍‍ولُو‌ا‌ ‌‍رَبُّنَا‌ ‌اللَّهُ ۗ ‌وَلَوْلاَ‌ ‌دَفْعُ ‌اللَّ‍‍هِ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسَ بَعْ‍‍ضَ‍‍هُمْ بِبَعْ‍‍ض‍‍ٍ‌ لَهُدِّمَتْ صَ‍‍وَ‌امِعُ ‌وَبِيَعٌ‌ ‌وَ‍صَ‍‍لَو‍َ‍‌اتٌ‌ ‌وَمَسَاجِدُ‌ يُذْكَرُ‌ فِيهَا‌ ‌اسْمُ ‌اللَّ‍‍هِ كَثِي‍‍ر‌ا‌ ًۗ ‌وَلَيَ‍‌‍ن‍‍صُ‍رَنَّ ‌اللَّ‍‍هُ مَ‍‌‍نْ يَ‍‌‍ن‍‍صُ‍‍رُهُ~ُ ۗ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ لَ‍‍قَ‍‍وِيٌّ عَزِيزٌ
Al-Ladhīna 'In Makkannāhum Al-'Arđi 'Aqāmū Aş-Şalāata Wa 'Ātaw Az-Zakāata Wa 'Amarū Bil-Ma`rūfi Wa Nahaw `Ani Al-Munkari ۗ Wa Lillāh `Āqibatu Al-'Umūri 022-041 waana kuwa Haddaan Makanino Dhulka Ooga Salaadda oo Bixiya Zakada oo Fara Wanaagga oo ka Reeba XumaantaEebaana iskale Cidhibta Arrimaha. الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌إِ‌نْ مَكَّ‍‍نَّ‍‍اهُمْ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌أَ‍قَ‍‍امُو‌ا‌ال‍‍صَّ‍‍لاَةَ ‌وَ‌آتَوْ‌ا‌ ‌ال‍‍زَّك‍‍َ‍اةَ ‌وَ‌أَمَرُ‌و‌ا‌ بِ‍الْمَعْر‍ُ‍‌وفِ ‌وَنَهَوْ‌ا‌ عَنِ ‌الْمُ‍‌‍نْ‍‍كَ‍‍ر‍ِ‍‌ ۗ ‌وَلِلَّهِ عَاقِ‍‍بَةُ ‌الأُمُو‌رِ
Wa 'In Yukadhdhibūka Faqad Kadhdhabat Qablahum Qawmu Nūĥin Wa `Ādun Wa Thamūdu 022-042 Hadday ku Beeniyaan waxaa Beeniyey Ilortood Qoomkii (Nabi) Nuux iyo Caad iyo Thamuud. وَ‌إِ‌نْ يُكَذِّب‍‍ُ‍وكَ فَ‍‍قَ‍‍دْ‌ كَذَّبَتْ قَ‍‍بْ‍‍لَهُمْ قَ‍‍وْمُ ن‍‍ُ‍وحٍ‌ ‌وَع‍‍َ‍ا‌د‌ٌ‌ ‌وَثَمُو‌دُ
Wa Qawmu 'Ibhīma Wa Qawmu Lūţin 022-043 iyo Qoomkii (Nabi) Ibraahim iyo Qoomkii (Nabi) Luudh. وَ‍قَ‍‍وْمُ ‌إِبْ‍‍‍رَ‌اه‍‍ِ‍ي‍‍مَ ‌وَ‍قَ‍‍وْمُ لُوطٍ
Wa 'Aşĥābu Madyana ۖ Wa Kudhdhiba Mūsá Fa'amlaytu Lilkāfirīna Thumma 'Akhadhtuhum ۖ Fakayfa Kāna Nakīri 022-044 iyo Ehelkii Madyanwaana la Beeniyey (Nabi) Muusewaana Sugay Gaalada markaasaan Qabtay ee see noqday Ciqaabkii. وَ‌أَ‍صْ‍‍ح‍‍َ‍ابُ مَ‍‍دْيَنَ ۖ ‌وَكُذِّبَ مُوسَى‌ فَأَمْلَ‍‍يْ‍‍تُ لِلْكَافِ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍نَ ثُ‍‍مَّ ‌أَ‍خَ‍‍ذْتُهُمْ ۖ فَكَ‍‍يْ‍‍فَ ك‍‍َ‍انَ نَكِي‍‍رِ
Faka'ayyin Min Qaryatin 'Ahlaknāhā Wa Hiya Žālimatun Fahiya Khāwiyatun `Alá `Urūshihā Wa Bi'rin Mu`aţţalatin Wa Qaşrin Mashīdin 022-045 maxay Badantahay Magaalo aan Halaagnay iyadoo Gardaran iyaduna u Dhacday Darbiyadeedii iyo Ceel la Halleeyey iyo Daar wayn (markii la Halaagay Dadkii). فَكَأَيِّ‍‌‍نْ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍رْيَةٍ ‌أَهْلَكْنَاهَا‌ ‌وَهِيَ ظَ‍‍الِمَة‌‍ٌ‌ فَهِيَ خَ‍‍ا‌وِيَةٌ عَلَى‌ عُرُ‌وشِهَا‌ ‌وَبِئْر‌ٍ‌ مُعَ‍‍طَّ‍‍لَةٍ‌ ‌وَ‍قَ‍‍صْ‍‍ر‌ٍ‌ مَشِيدٍ
'Afalam Yasīrū Fī Al-'Arđi Fatakūna Lahum Qulūbun Ya`qilūna Bihā 'Aw 'Ādhānun Yasma`ūna Bihā ۖ Fa'innahā Lā Ta`má Al-'Abşāru Wa Lakin Ta`má Al-Qulūbu Allatī Fī Aş-Şudūri 022-046 Miyeyna ku Soconin Dhulka oy u Ahaato Quluub ay wax ku Kasaan ama Dhago oy wax ku MaqlaanIndha Beelka Dhabta ahna waa Indho Beelka Quluubta ku Sugan Laabta. أَفَلَمْ يَسِيرُ‌و‌ا‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ فَتَك‍‍ُ‍ونَ لَهُمْ قُ‍‍ل‍‍ُ‍وبٌ‌ يَعْ‍‍قِ‍‍ل‍‍ُ‍ونَ بِهَ‍‍ا‌ ‌أَ‌وْ‌ ‌آ‌ذ‍َ‍‌انٌ‌ يَسْمَع‍‍ُ‍ونَ بِهَا‌ ۖ فَإِنَّ‍‍هَا‌ لاَ‌ تَعْمَى‌ ‌الأَبْ‍‍‍‍صَ‍‍ا‌رُ‌ ‌وَلَكِ‍‌‍نْ تَعْمَى‌ ‌الْ‍‍قُ‍‍ل‍‍ُ‍وبُ ‌الَّتِي فِي ‌ال‍‍صُّ‍‍دُ‌و‌رِ
Wa Yasta`jilūnaka Bil-`Adhābi Wa Lan Yukhlifa Allāhu Wa`dahu ۚ Wa 'Inna Yawmāan `Inda Rabbika Ka'alfi Sanatin Mimmā Ta`uddūna 022-047 waxay Dedejisan Cadaab mana Baajinaayo Eebe YaboohiisaMaalin Eebe Agtiisana waxay la mid tahay kun Sano oo waxaad Tirinaysaan. وَيَسْتَعْجِلُونَكَ بِ‍الْعَذ‍َ‍‌ابِ ‌وَلَ‍‌‍نْ يُ‍‍خْ‍‍لِفَ ‌اللَّ‍‍هُ ‌وَعْدَهُ ۚ ‌وَ‌إِنَّ يَوْماً‌ عِ‍‌‍نْ‍‍دَ‌ ‌‍رَبِّكَ كَأَلْفِ سَنَةٍ‌ مِ‍‍مَّ‍‍ا‌ تَعُدُّ‌ونَ
Wa Ka'ayyin Min Qaryatin 'Amlaytu Lahā Wa Hiya Žālimatun Thumma 'Akhadhtuhā Wa 'Ilayya Al-Maşīru 022-048 Badanaa Magaalo aan u Sugnay iyadoo Daalimad ahMarkaas aan Qabtay Xaggayga Umbaana loo Ahaan. وَكَأَيِّ‍‌‍نْ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍رْيَةٍ ‌أَمْلَ‍‍يْ‍‍تُ لَهَا‌ ‌وَهِيَ ظَ‍‍الِمَة‌‍ٌ‌ ثُ‍‍مَّ ‌أَ‍خَ‍‍ذْتُهَا‌ ‌وَ‌إِلَيَّ ‌الْمَ‍‍صِ‍‍يرُ
Qul Yā 'Ayyuhā An-Nāsu 'Innamā 'Anā Lakum Nadhīrun Mubīnun 022-049 waxaad Dhahdaa Dadow waxaan uun Anigu idiin ahay Dige Cad. قُ‍‍لْ ي‍‍َ‍ا‌أَيُّهَا‌ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسُ ‌إِنَّ‍‍مَ‍‍ا‌ ‌أَنَا‌ لَكُمْ نَذ‍ِ‍ي‍‍ر‌ٌ‌ مُبِينٌ
Fa-Al-Ladhīna 'Āmanū Wa `Amilū Aş-Şāliĥāti Lahum Maghfiratun Wa Rizqun Karīmun 022-050 kuwa Rumeeyey (Xaqa) oo falay Camal Fiican waxay mudan Dambi Dhaaf iyo Rizqi Sharaf leh (Janno). فَالَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ ‌وَعَمِلُو‌ا‌ال‍‍صَّ‍‍الِح‍‍َ‍اتِ لَهُمْ مَ‍‍غْ‍‍فِ‍رَةٌ‌ ‌وَ‌رِ‌زْ‍ق‌‍ٌ‌ كَ‍‍رِيمٌ
Wa Al-Ladhīna Sa`aw Fī 'Āyātinā Mu`ājizīna 'Ūlā'ika 'Aşĥābu Al-Jaĥīmi 022-051 kuwa u Socda (Xumaanta) Aayaadkanaga iyo (isku dayi) inay na daaliyaan kuwaasu waa Ehelka Jaxiimo. وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ سَعَوْ‌ا‌ فِ‍‍ي ‌آيَاتِنَا‌ مُعَاجِز‍ِ‍ي‍‍نَ ‌أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ ‌أَ‍صْ‍‍ح‍‍َ‍ابُ ‌الْجَحِيمِ
Wa Mā 'Arsalnā Min Qablika Min Rasūlin Wa Lā Nabīyin 'Illā 'Idhā Tamanná 'Alqá Ash-Shayţānu Fī 'Umnīyatihi Fayansakhu Allāhu Mā Yulqī Ash-Shayţānu Thumma Yuĥkimu Allāhu 'Āyātihi Wa ۗ Allāhu `Alīmun Ĥakīmun 022-052 Rasuulkastoon Dirray ama Nabi Hortaamarkuu wax Akhrin waxbuu ku Tuuraa Shaydaanku Akhriskiisamarkaasuu Baabi'yaa Eebe wuxuu Tuuri Shaydaanku wuxuuna Sugaa AayaadkiisaEebana waa Ogaade Falsan. وَمَ‍‍ا‌ ‌أَ‌رْسَلْنَا‌ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِكَ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَس‍‍ُ‍ولٍ‌ ‌وَلاَ‌ نَبِيّ‌‍ٍ‌ ‌إِلاَّ‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ تَمَ‍‍نَّ‍‍ى‌ ‌أَلْ‍‍قَ‍‍ى‌ ‌ال‍‍شَّيْ‍‍طَ‍‍انُ فِ‍‍ي ‌أُمْنِيَّتِ‍‍هِ فَيَ‍‌‍نْ‍‍سَ‍‍خُ ‌اللَّ‍‍هُ مَا‌ يُلْ‍‍قِ‍‍ي ‌ال‍‍شَّيْ‍‍طَ‍‍انُ ثُ‍‍مَّ يُحْكِمُ ‌اللَّ‍‍هُ ‌آيَاتِ‍‍هِ ۗ ‌وَ‌اللَّهُ عَل‍‍ِ‍ي‍‍مٌ حَكِيمٌ
Liyaj`ala Mā Yulqī Ash-Shayţānu Fitnatan Lilladhīna Fī Qulūbihim Marađun Wa Al-Qāsiyati Qulūbuhum ۗ Wa 'Inna Až-Žālimīna Lafī Shiqāqin Ba`īdin 022-053 si uu uga yeelo waxa Shaydaanku Tuuri Fidmo kuwa Quluubtoodu Bugto ee ka Ingagan Quluubta Daalimiintuna waxay ku Suganyihiin Khilaaf (Baadi) Fog. لِيَ‍‍جْ‍‍عَلَ مَا‌ يُلْ‍‍قِ‍‍ي ‌ال‍‍شَّيْ‍‍طَ‍‍انُ فِتْنَة ً‌ لِلَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ فِي قُ‍‍لُوبِهِمْ مَ‍رَضٌ‌ ‌وَ‌الْ‍‍قَ‍‍اسِيَةِ قُ‍‍لُوبُهُمْ ۗ ‌وَ‌إِنَّ ‌ال‍‍ظَّ‍‍الِم‍‍ِ‍ي‍‍نَ لَفِي شِ‍‍قَ‍‍اق‍ ٍ‌ بَعِيدٍ
Wa Liya`lama Al-Ladhīna 'Ūtū Al-`Ilma 'Annahu Al-Ĥaqqu Min Rabbika Fayu'uminū Bihi Fatukhbita Lahu Qulūbuhum ۗ Wa 'Inna Allāha Lahādi Al-Ladhīna 'Āmanū 'Ilá Şirāţin Mustaqīmin 022-054 inay Ogaadaan kuwa Cilmiga la siiyey «Mu'miniintu» innu yahay Xaq Eebe ka yimid (Quraanka) oy Rumeeyaanoy u Khushuucdo Dartiis Quluubtoodu Eebana wuu ku hanuunin kuwa Rumeeyey (xaqa) Jid Toosan. وَلِيَعْلَمَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌أ‍ُ‍‌وتُو‌ا‌الْعِلْمَ ‌أَنَّ‍‍هُ ‌الْحَ‍‍قُّ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَبِّكَ فَيُؤْمِنُو‌ا‌ بِ‍‍هِ فَتُ‍‍خْ‍‍بِتَ لَ‍‍هُ قُ‍‍لُوبُهُمْ ۗ ‌وَ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ لَه‍‍َ‍ا‌دِ‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُ‍‍و‌ا‌ ‌إِلَى‌ صِ‍رَ‍‌اطٍ‌ مُسْتَ‍‍قِ‍‍يمٍ
Wa Lā Yazālu Al-Ladhīna Kafarū Fī Miryatin Minhu Ĥattá Ta'tiyahumu As-Sā`atu Baghtatan 'Aw Ya'tiyahum `Adhābu Yawmin `Aqīmin 022-055 kana tagaan kuwa gaaloobay Shaki intay ugu Timaaddo Saacaddu Kado ama u yimaaddo cadaab Maalin daran. وَلاَ‌ يَز‍َ‍‌الُ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ فِي مِ‍‍رْيَةٍ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُ حَتَّى‌ تَأْتِيَهُمُ ‌ال‍‍سَّاعَةُ بَ‍‍غْ‍‍تَةً ‌أَ‌وْ‌ يَأْتِيَهُمْ عَذ‍َ‍‌ابُ يَ‍‍وْمٍ عَ‍‍قِ‍‍يمٍ
Al-Mulku Yawma'idhin Lillāh Yaĥkumu Baynahum ۚ Fa-Al-Ladhīna 'Āmanū Wa `Amilū Aş-Şāliĥāti Fī Jannāti An-Na`īmi 022-056 Xukunka Maalintaas Eebaa iska lehwuuna kala Xukmin Dhexdoodakuwa Rumeeyey (Xaqa) oo falay Camal Fiican waxay Gali Janada Naciimo. الْمُلْكُ يَوْمَئِذ‌ٍلِلَّهِ يَحْكُمُ بَيْنَهُمْ ۚ فَالَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ ‌وَعَمِلُو‌ا‌ال‍‍صَّ‍‍الِح‍‍َ‍اتِ فِي جَ‍‍نّ‍‍َ‍اتِ ‌ال‍‍نَّ‍‍عِيمِ
Wa Al-Ladhīna Kafarū Wa Kadhdhabū Bi'āyātinā Fa'ūlā'ika Lahum `Adhābun Muhīnun 022-057 kuwa Gaaloobay oo beeniyey Aayaadkanagana kuwaas waxaa u Sugnaaday Cadaab wax Dulleeya. وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ ‌وَكَذَّبُو‌ا‌ بِآيَاتِنَا‌ فَأ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ لَهُمْ عَذ‍َ‍‌ابٌ‌ مُهِينٌ
Wa Al-Ladhīna Hājarū Fī Sabīli Allāhi Thumma Qutilū 'Aw Mātū Layarzuqannahumu Allāhu Rizqāan Ĥasanāan ۚ Wa 'Inna Allāha Lahuwa Khayru Ar-ziqīna 022-058 kuwa ku Hijrooday Jidka Eebe Haddana la Dilo ama dhinta wuxuu ku Arzaaqi kuwaas Eebe Rizqi WanaagsanEebana waa ku Khayrroon yahay Rizqigiisu. وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ هَاجَرُ‌و‌ا‌ فِي سَب‍‍ِ‍ي‍‍لِ ‌اللَّ‍‍هِ ثُ‍‍مَّ قُ‍‍تِلُ‍‍و‌ا‌ ‌أَ‌وْ‌ مَاتُو‌ا‌ لَيَرْ‌زُ‍قَ‍‍نَّ‍‍هُمُ ‌اللَّ‍‍هُ ‌رِ‌زْ‍ق‍‍اً‌ حَسَنا‌ ًۚ ‌وَ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ لَهُوَ‌ خَ‍‍يْ‍‍رُ‌ ‌ال‍رَّ‌ا‌زِقِ‍‍ينَ
Layudkhilannahum Mudkhalāan Yarđawnahu ۗ Wa 'Inna Allāha La`alīmun Ĥalīmun 022-059 wuxuuna Galin Meel ay ka Raalli Noqon (Janno) Eebana waa Oge Dhulbadan. لَيُ‍‍دْ‍‍خِ‍‍لَ‍‍نَّ‍‍هُمْ مُ‍‍دْ‍‍خَ‍‍لا‌ ً‌ يَرْ‍ضَ‍‍وْنَ‍‍هُ ۗ ‌وَ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ لَعَل‍‍ِ‍ي‍‍مٌ حَلِيمٌ
Dhālika Wa Man `Āqaba Bimithli Mā `Ūqiba Bihi Thumma Bughiya `Alayhi Layanşurannahu Allāhu ۗ 'Inna Allāha La`afūwun Ghafūrun 022-060 waa saasRuuxii Ciqaaba inta la Ciqaabay oo kale Markaas la gardaraysto wuu u Gargaari EebeEebana waa Cafiye Dhaafa. ذَلِكَ ‌وَمَ‍‌‍نْ عَاقَ‍‍بَ بِمِثْلِ مَا‌ عُوقِ‍‍بَ بِ‍‍هِ ثُ‍‍مَّ بُ‍‍غِ‍‍يَ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ لَيَ‍‌‍ن‍‍صُ‍رَنَّ‍‍هُ ‌اللَّ‍‍هُ ۗ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ لَعَفُوٌّ‌ غَ‍‍فُو‌رٌ
Dhālika Bi'anna Allāha Yūliju Al-Layla Fī An-Nahāri Wa Yūliju An-Nahāra Al-Layli Wa 'Anna Allāha Samī`un Başīrun 022-061 waxaana ugu wacan in Eebe Galiyo Habeenka Maalinta Galiyana Maalinta HabeenkaEebana waa Maqle Arka. ذَلِكَ بِأَنَّ ‌اللَّ‍‍هَ يُولِجُ ‌ال‍‍لَّ‍‍يْ‍‍لَ فِي ‌ال‍‍نَّ‍‍ه‍‍َ‍ا‌ر‍ِ‍‌ ‌وَيُولِجُ ‌ال‍‍نَّ‍‍ه‍‍َ‍ا‌‍رَ‌ فِي ‌ال‍‍لَّ‍‍يْ‍‍لِ ‌وَ‌أَنَّ ‌اللَّ‍‍هَ سَم‍‍ِ‍ي‍‍ع‌‍ٌ‌ بَ‍‍صِ‍‍يرٌ
Dhālika Bi'anna Allāha Huwa Al-Ĥaqqu Wa 'Anna Mā Yad`ūna Min Dūnihi Huwa Al-Bāţilu Wa 'Anna Allāha Huwa Al-`Alīyu Al-Kabīru 022-062 waxana ugu Wacan Taas in Eebe Xaq (Sugan) yahaywaxay Caabudi oo ka soo Hadhayna Baadil yahayEebana yahay Sarreeye Weyn. ذَلِكَ بِأَنَّ ‌اللَّ‍‍هَ هُوَ‌ ‌الْحَ‍‍قُّ ‌وَ‌أَنَّ مَا‌ يَ‍‍دْع‍‍ُ‍ونَ مِ‍‌‍نْ ‌دُ‌ونِ‍‍هِ هُوَ‌ ‌الْبَاطِ‍‍لُ ‌وَ‌أَنَّ ‌اللَّ‍‍هَ هُوَ‌ ‌الْعَلِيُّ ‌الْكَبِيرُ
'Alam Tará 'Anna Allāha 'Anzala Mina As-Samā'i Mā'an Fatuşbiĥu Al-'Arđu Mukhđarratan ۗ 'Inna Allāha Laţīfun Khabīrun 022-063 Miyeydaan Ogayn in Eebe ka soo Dejiyo Samada Biyo oo ahaado Dhulku CagaarEebana waa Oge Xeel Dheer. أَلَمْ تَ‍رَ‌ى‌ ‌أَنَّ ‌اللَّ‍‍هَ ‌أَ‌ن‍‍زَلَ مِنَ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ م‍‍َ‍ا‌ء‌‌ ً‌ فَتُ‍‍صْ‍‍بِحُ ‌الأَ‌رْ‍ضُ مُ‍‍خْ‍‍ضَ‍رَّة‌ ًۗ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ لَ‍‍طِ‍‍ي‍‍فٌ خَ‍‍بِيرٌ
Lahu Mā Fī As-Samāwāti Wa Mā Fī Al-'Arđi ۗ Wa 'Inna Allāha Lahuwa Al-Ghanīyu Al-Ĥamīdu 022-064 Waxaa u Sugnaaday Eebe waxa Samaawaadka ku Sugan iyo waxa Dhulku ku SugaEebana waa Hodan Mahadsan. لَ‍‍هُ مَا‌ فِي ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَمَا‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ۗ ‌وَ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ لَهُوَ‌ ‌الْ‍‍غَ‍‍نِيُّ ‌الْحَمِيدُ
'Alam Tará 'Anna Allāha Sakhkhara Lakum Mā Fī Al-'Arđi Wa Al-Fulka Tajrī Fī Al-Baĥri Bi'amrihi Wa Yumsiku As-Samā'a 'An Taqa`a `Alá Al-'Arđi 'Illā Bi'idhnihi~ ۗ 'Inna Allāha Bin-Nāsi Lara'ūfun Raĥīmun 022-065 Miyeydaan ogayn in Eebe idiin Sakhiray waxa ku sugan Dhulka iyo Markabka Socda Badda Dhexdeeda Amarka Eebewuxuuna ka Hayaa Samada inay ku dhacdo Dhulka Idinka Eebe mooyeeEebana Dadka waa u Naxariis badane. أَلَمْ تَ‍رَ‌ى‌ ‌أَنَّ ‌اللَّ‍‍هَ سَ‍‍خَّ‍رَ‌ لَكُمْ مَا‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌وَ‌الْفُلْكَ تَ‍‍جْ‍‍رِي فِي ‌الْبَحْ‍‍ر‍ِ‍‌ بِأَمْ‍‍رِهِ ‌وَيُمْسِكُ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌أَ‌نْ تَ‍‍قَ‍‍عَ عَلَى‌ ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌إِلاَّ‌ بِإِ‌ذْنِهِ ۗ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ بِ‍ال‍‍نّ‍‍َ‍اسِ لَ‍رَ‌ء‍ُ‍‌وف ٌ‌ ‌‍رَحِيمٌ
Wa Huwa Al-Ladhī 'Aĥyākum Thumma Yumītukum Thumma Yuĥyīkum ۗ 'Inna Al-'Insāna Lakafūrun 022-066 Eebana waa kan idin NooleeyaHaddana idin Dila haddana idin Nooleeya Dadkuna waa Diidmo badane (Nicmada Eebe). وَهُوَ‌ ‌الَّذِي ‌أَحْيَاكُمْ ثُ‍‍مَّ يُمِيتُكُمْ ثُ‍‍مَّ يُحْيِيكُمْ ۗ ‌إِنَّ ‌الإِ‌ن‍‍س‍‍َ‍انَ لَكَفُو‌رٌ
Likulli 'Ummatin Ja`alnā Mansakāan Hum Nāsikūhu ۖ Falā Yunāzi`unnaka Fī Al-'Amri ۚ Wa Ad`u 'Ilá Rabbika ۖ 'Innaka La`alá Hudan Mustaqīmin 022-067 Umaad kasta waxaan u yeellay Hab Cibaado oy ku Cibaadaysan ee yeyna kugula Doodin Amarka (Xaqa) uguna yeedh Xagga Eebahaa Adigu waxaad ku Sugantahay Hanuun Toosane. لِكُلِّ ‌أُمَّ‍‍ة‌‍ٍ‌ جَعَلْنَا‌ مَ‍‌‍ن‍‍سَكاً‌ هُمْ نَاسِك‍‍ُ‍وهُ ۖ فَلاَ‌ يُنَا‌زِعُ‍‍نَّ‍‍كَ فِي ‌الأَمْ‍‍ر‍ِ‍‌ ۚ ‌وَ‌ا‌دْعُ ‌إِلَى‌ ‌‍رَبِّكَ ۖ ‌إِنَّ‍‍كَ لَعَلَى‌ هُ‍‍د‌ى‌ ً‌ مُسْتَ‍‍قِ‍‍يمٍ
Wa 'In Jādalūka Faquli Allāhu 'A`lamu Bimā Ta`malūna 022-068 Hadday kula Doodaan waxaad dhahdaa Eebaa Og waxaad Falaysaan. وَ‌إِ‌نْ جَا‌دَل‍‍ُ‍وكَ فَ‍‍قُ‍‍لِ ‌اللَّ‍‍هُ ‌أَعْلَمُ بِمَا‌ تَعْمَلُونَ
Al-Lahu Yaĥkumu Baynakum Yawma Al-Qiyāmati Fīmā Kuntum Fīhi Takhtalifūna 022-069 Eebana wuu kala Xugmin Dhexdooda Maalinta Qiyaame waxay isku Khilaafsanaayeen. اللَّهُ يَحْكُمُ بَيْنَكُمْ يَ‍‍وْمَ ‌الْ‍‍قِ‍‍يَامَةِ فِيمَا‌ كُ‍‌‍نْ‍‍تُمْ ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ تَ‍‍خْ‍‍تَلِفُونَ
'Alam Ta`lam 'Anna Allāha Ya`lamu Mā Fī As-Samā'i Wa Al-'Arđi ۗ 'Inna Dhālika Fī Kitābin ۚ 'Inna Dhālika `Alá Allāhi Yasīrun 022-070 Miyaadan Ogayn in Eebe Ogyahay waxa ku Sugan Samada iyo DhulkaArrintaasna waxay ku Sugantahay KitaabArrintaasuna Eebe waa u Fududahay. أَلَمْ تَعْلَمْ ‌أَنَّ ‌اللَّ‍‍هَ يَعْلَمُ مَا‌ فِي ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ۗ ‌إِنَّ ‌ذَلِكَ فِي كِت‍‍َ‍اب‌‍ٍۚ ‌إِنَّ ‌ذَلِكَ عَلَى‌ ‌اللَّ‍‍هِ يَسِيرٌ
Wa Ya`budūna Min Dūni Allāhi Mā Lam Yunazzil Bihi Sulţānāan Wa Mā Laysa Lahum Bihi `Ilmun ۗ Wa Mā Lilžžālimīna Min Naşīrin 022-071 Waxay Caabudi Eebe ka sokow Wuxuusan u soo Dejini Xujo oyna u Lahayn cilmiumana Sugna Daalimiinta Gargaare. وَيَعْبُد‍ُ‍‌ونَ مِ‍‌‍نْ ‌د‍ُ‍‌ونِ ‌اللَّ‍‍هِ مَا‌ لَمْ يُنَزِّلْ بِ‍‍هِ سُلْ‍‍طَ‍‍انا‌ ً‌ ‌وَمَا‌ لَ‍‍يْ‍‍سَ لَهُمْ بِ‍‍هِ عِلْمٌۗ ‌وَمَا‌ لِل‍‍ظَّ‍‍الِم‍‍ِ‍ي‍‍نَ مِ‍‌‍نْ نَ‍‍صِ‍‍ي‍‍ر‍ٍ‍
Wa 'Idhā Tutlá `Alayhim 'Āyātunā Bayyinātin Ta`rifu Fī Wujūhi Al-Ladhīna Kafarū Al-Munkara ۖ Yakādūna Yasţūna Bial-Ladhīna Yatlūna `Alayhim 'Āyātinā ۗ Qul 'Afa'unabbi'ukum Bisharrin Min Dhalikumu ۗ An-Nāru Wa`adahā Al-Lahu Al-Ladhīna Kafarū ۖ Wa Bi'sa Al-Maşīru 022-072 Marka lagu Akhriyo korkooda Aayaadkanaga oo Cad cad waxaad ka Garataa Wajiyada kuwa Gaaloobay Diidowaxayna u Dhawyihiin inay ku Boodaan (Dhibaan) kuwa ku Akhrin Aayaadkanagawaxaad Dhahdaa Maydiinka Warramaa wax ka Shar badan Taaswaa Naar u Darbay Eebe kuwa GaaloobayIyadaana u Xun Meel Loo Ahaado. وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ تُتْلَى‌ عَلَيْهِمْ ‌آيَاتُنَا‌ بَيِّن‍‍َ‍ات‌‍ٍ‌ تَعْ‍‍رِفُ فِي ‌وُج‍‍ُ‍وهِ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌الْمُ‍‌‍نْ‍‍كَ‍رَۖ يَكَا‌د‍ُ‍‌ونَ يَسْ‍‍طُ‍‍ونَ بِ‍الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يَتْل‍‍ُ‍ونَ عَلَيْهِمْ ‌آيَاتِنَا‌ ۗ قُ‍‍لْ ‌أَفَأُنَبِّئُكُمْ بِشَرّ‌ٍ‌ مِ‍‌‍نْ ‌ذَلِكُمُ ۗ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍ا‌رُ‌ ‌وَعَدَهَا‌ ‌اللَّهُ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌اۖ ‌وَبِئْسَ ‌الْمَ‍‍صِ‍‍يرُ
Yā 'Ayyuhā An-Nāsu Đuriba Mathalun Fāstami`ū Lahu~ ۚ 'Inna Al-Ladhīna Tad`ūna Min Dūni Allāhi Lan Yakhluqū Dhubābāan Wa Lawi Ajtama`ū Lahu ۖ Wa 'In Yaslubhumu Adh-Dhubābu Shay'āan Lā Yastanqidhūhu Minhu ۚ Đa`ufa Aţ-Ţālibu Wa Al-Maţlūbu 022-073 Dadow waxaa layeelay Tusaale ee Dhagaystakuwaad Baryeysaan (Caabudaysaan) Eebe ka Sokow ma Abuuraan Daqsi haba u KulmeeneHadduu ka Qaato Daqsi waxna kama Ceshadaan waxaa Tabar yar kan wax Dooni iyo kan la Dooni. ي‍‍َ‍ا‌أَيُّهَا‌ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسُ ضُ‍‍رِبَ مَثَل‌‍ٌ‌ فَاسْتَمِعُو‌ا‌ لَهُ~ُ ‌إِنَّ ۚ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ تَ‍‍دْع‍‍ُ‍ونَ مِ‍‌‍نْ ‌د‍ُ‍‌ونِ ‌اللَّ‍‍هِ لَ‍‌‍نْ يَ‍‍خْ‍‍لُ‍‍قُ‍‍و‌ا‌ ‌ذُبَابا‌ ً‌ ‌وَلَوِ‌ ‌اجْ‍‍تَمَعُو‌ا‌ لَ‍‍هُ ‌وَ‌إِ‌نْ ۖ يَسْلُ‍‍بْ‍‍هُمُ ‌ال‍‍ذُّب‍‍َ‍ابُ شَ‍‍يْ‍‍ئا‌ ً‌ لاَ‌ يَسْتَ‍‌‍ن‍‍قِ‍‍ذ‍ُ‍‌وهُ مِ‍‌‍نْ‍‍هُ ضَ‍‍عُفَ ۚ ‌ال‍‍طَّ‍‍الِبُ ‌وَ‌الْمَ‍‍طْ‍‍لُوبُ
Qadarū Allaha Ĥaqqa Qadrihi~ ۗ 'Inna Allāha Laqawīyun `Azīzun 022-074 Mayna Waynayn Eebe Mudnida WeynidiisaEebana waa Xoog Badane Adkaada. مَا‌ قَ‍‍دَ‌رُ‌و‌ا‌اللَّ‍‍هَ حَ‍‍قَّ قَ‍‍دْ‌رِهِ ۗ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ لَ‍‍قَ‍‍وِيٌّ عَزِيزٌ
Al-Lahu Yaşţafī Mina Al-Malā'ikati Rusulāan Wa Mina An-Nāsi ۚ 'Inna Allāha Samī`un Başīrun 022-075 Eebe wuxuu ka Doortaa Malaa'igta Rasuullo Dadkana (Rasuullo) Eebana waa Maqle Arka. اللَّهُ يَ‍‍صْ‍‍طَ‍‍فِي مِنَ ‌الْمَلاَئِكَةِ ‌رُسُلا‌ ً‌ ‌وَمِنَ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسِ ۚ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ سَم‍‍ِ‍ي‍‍ع‌‍ٌ‌ بَ‍‍صِ‍‍يرٌ
Ya`lamu Mā Bayna 'Aydīhim Wa Mā Khalfahum ۗ Wa 'Ilá Allāhi Turja`u Al-'Umūru 022-076 Wuxuuna Ogyahay waxa Hortooda ah iyo waxa gadaashooda ah Zagga Eebaana loo Celin Umuuraha. يَعْلَمُ مَا‌ بَ‍‍يْ‍‍نَ ‌أَيْدِيهِمْ ‌وَمَا‌ خَ‍‍لْفَهُمْ ۗ ‌وَ‌إِلَى‌ ‌اللَّ‍‍هِ تُرْجَعُ ‌الأُمُو‌رُ
Yā 'Ayyuhā Al-Ladhīna 'Āmanū Arka`ū Wa Asjudū Wa A`budū Rabbakum Wa Af`alū Al-Khayra La`allakum Tufliĥūna 022-077 kuwa (Xaqa) Rumeeyow Rukuuca oo Sujuuda oo Caabuda Eebihiin Falana Khayrja waxaad u Dhawdihiin inaad Liibaantaane. ي‍‍َ‍ا‌أَيُّهَا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ا‌رْكَعُو‌ا‌ ‌وَ‌اسْجُدُ‌و‌ا‌ ‌وَ‌اعْبُدُ‌و‌ا‌ ‌‍رَبَّكُمْ ‌وَ‌افْعَلُو‌ا‌الْ‍‍خَ‍‍يْ‍رَ‌ لَعَلَّكُمْ تُفْلِحُونَ
Wa Jāhidū Fī Al-Lahi Ĥaqqa Jihādihi ۚ Huwa Ajtabākum Wa Mā Ja`ala `Alaykum Ad-Dīni Min Ĥarajin ۚ Millata 'Abīkum 'Ibhīma ۚ Huwa Sammākumu Al-Muslimyna Min Qablu Wa Fī Hādhā Liyakūna Ar-Rasūlu Shahīdāan `Alaykum Wa Takūnū Shuhadā'a `Alá An-Nāsi ۚ Fa'aqīmū Aş-Şalāata Wa 'Ātū Az-Zakāata Wa A`taşimū Billāhi Huwa Mawlākum ۖ Fani`ma Al-Mawlá Wa Ni`ma An-Naşīru 022-078 kuna Dadaala dar Eebe Dadaal Dhab ahIsagaana idin Doortaymana yeelin Diinta Dhibwaa Milladdii Aabihiin Ibraahimisagaana (Eebe) Idiinku Magacaabay Muslimiin horay iyo Quraankan si Rasuulku marag korkiina ugu Noqdoidinkuna aad Marag u ahaataan Dadkaee Ooga Salaadda oo Bixiya Xakada oo Qabsada Eebe isagaa Gargaarihiina ah isagaana u Fii can Sayid isagaana u Fiican Gargaare. وَجَاهِدُ‌و‌ا‌ فِي ‌اللَّهِ حَ‍‍قَّ جِهَا‌دِهِ ۚ هُوَ‌ ‌اجْ‍‍تَبَاكُمْ ‌وَمَا‌ جَعَلَ عَلَيْكُمْ فِي ‌ال‍‍دّ‍ِ‍ي‍‍نِ مِ‍‌‍نْ حَ‍رَجٍۚ مِلَّةَ ‌أَبِيكُمْ ‌إِبْ‍‍‍رَ‌اه‍‍ِ‍ي‍‍مَ ۚ هُوَ‌ سَ‍‍مَّ‍‍اكُمُ ‌الْمُسْلِمينَ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لُ ‌وَفِي هَذَ‌ا‌ لِيَك‍‍ُ‍ونَ ‌ال‍رَّس‍‍ُ‍ولُ شَهِيد‌اً‌ عَلَيْكُمْ ‌وَتَكُونُو‌ا‌ شُهَد‍َ‍‌ا‌ءَ‌ عَلَى‌ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسِ ۚ فَأَ‍قِ‍‍يمُو‌ا‌ال‍‍صَّ‍‍لاَةَ ‌وَ‌آتُو‌ا‌ال‍‍زَّك‍‍َ‍اةَ ‌وَ‌اعْتَ‍‍صِ‍‍مُو‌ا‌ بِ‍اللَّ‍‍هِ هُوَ‌ مَوْلاَكُمْ ۖ فَنِعْمَ ‌الْمَوْلَى‌ ‌وَنِعْمَ ‌ال‍‍نَّ‍‍‍‍صِ‍‍يرُ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah