Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

20) Sūrat Ţāhā

Printed format

20) سُورَة طَاهَا

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Ţāhā 020-001 Dhaahaa (Nabiyow) micna kalana طَ‍‍اهَا
Mā 'Anzalnā `Alayka Al-Qur'āna Litashqá 020-002 maanaan dejin korkaaga Quraanka inaad ku Dhibbooto. مَ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ‍‍زَلْنَا‌ عَلَ‍‍يْ‍‍كَ ‌الْ‍‍قُ‍‍رْ‌آنَ لِتَشْ‍‍قَ‍‍ى
'Illā Tadhkiratan Liman Yakhshá 020-003 waase waanada Ciddii cabsan. إِلاَّ‌ تَذْكِ‍رَة ً‌ لِمَ‍‌‍نْ يَ‍‍خْ‍‍شَى
Tanzīlāan Mimman Khalaqa Al-'Arđa Wa As-Samāwāti Al-`Ulā 020-004 waana soo dejinta Eebaha Abuuray Dhulka iyo Samooyinka sare. تَ‍‌‍ن‍‍زِيلا‌ ً‌ مِ‍‍مَّ‍‍‌‍نْ خَ‍‍لَ‍‍قَ ‌الأَ‌رْ‍ضَ ‌وَ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌الْعُلاَ
Ar-Raĥmānu `Alá Al-`Arshi Astawá 020-005 Eebaha Raxmaana Carshiguu ku Istawooday (si u cunanta). ال‍رَّحْمَنُ عَلَى‌ ‌الْعَرْشِ ‌اسْتَوَ‌ى
Lahu Mā Fī As-Samāwāti Wa Mā Fī Al-'Arđi Wa Mā Baynahumā Wa Mā Taĥta Ath-Thará 020-006 waxaana u sugnaaday waxa Samooyinka iyo Dhulka ku sugan iyo waxa u dhaxeeya iyo waxa ka hooseeya Dhulka. لَ‍‍هُ مَا‌ فِي ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَمَا‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌وَمَا‌ بَيْنَهُمَا‌ ‌وَمَا‌ تَحْتَ ‌ال‍‍ثَّ‍رَ‌ى
Wa 'In Tajhar Bil-Qawli Fa'innahu Ya`lamu As-Sirra Wa 'Akh 020-007 haddaad kor u Qaaddo Hadalka Eebe waa ogyahay waxa qarsoon iyo waxa la qariyey. وَ‌إِ‌نْ تَ‍‍جْ‍‍هَرْ‌ بِ‍الْ‍‍قَ‍‍وْلِ فَإِنَّ‍‍هُ يَعْلَمُ ‌ال‍‍سِّ‍‍ر‍ّ‍َ‌ ‌وَ‌أَ‍خْ‍‍فَى
Al-Lahu Lā 'Ilāha 'Illā Huwa ۖ Lahu Al-'Asmā'u Al-Ĥusná 020-008 Eebe Ilaah kale ma jiro isaga mooyewaxaana u sugnaaday Magacyo Fiican. اللَّهُ لاَ‌ ‌إِلَهَ ‌إِلاَّ‌ هُوَ‌ ۖ لَهُ ‌الأَسْم‍‍َ‍ا‌ءُ‌ ‌الْحُسْنَى
Wa Hal 'Atāka Ĥadīthu Mūsá 020-009 ma ku soo Gaadhay warkii (Nabi) Muuse. وَهَلْ ‌أَت‍‍َ‍اكَ حَد‍ِ‍ي‍‍ثُ مُوسَى
'Idh Ra'āan Faqāla Li'hlihi Amkuthū 'Innī 'Ānastu Nāan La`allī 'Ātīkum Minhā Biqabasin 'Aw 'Ajidu `Alá An-Nāri Hudan 020-010 markuu arkay Dab oo u yidhi Ehelkiisa Nagaada (suga) Anigu waxaan Arkaa Dabewaxaana u dhawahay inaan idiinka keeno Dhuxul ama aan ka helo Dabka korkiisa Cid wax tusisa. إِ‌ذْ‌ ‌‍رَ‌ء‍َ‍‌ا‌ نَا‌ر‌ا‌‌ ً‌ فَ‍‍قَ‍‍الَ لِأهْلِهِ ‌امْكُثُ‍‍و‌ا‌ ‌إِنِّ‍‍ي ‌آنَسْتُ نَا‌ر‌ا‌ ً‌ لَعَلِّ‍‍ي ‌آتِيكُمْ مِ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ بِ‍‍قَ‍‍بَسٍ ‌أَ‌وْ‌ ‌أَجِدُ‌ عَلَى‌ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍ا‌ر‍ِ‍‌ هُ‍‍د‌ىً
Falammā 'Atāhā Nūdī Yā Mūsá 020-011 markuu yimid (Muuse) Dabkii waxa loogu Dhawaaqay Muusow. فَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ‌أَتَاهَا‌ نُو‌دِي يَامُوسَى
'Innī 'Anā Rabbuka Fākhla` Na`layka ۖ 'Innaka Bil-Wādi Al-Muqaddasi Ţuwan 020-012 anigu waxan ahay Eebahaa ee Siib Kabahaaga Adigu waxaad ku sugantahay Toggii Daahirnaa ee Dhuwa. إِنِّ‍‍ي ‌أَنَا‌ ‌‍رَبُّكَ فَاخْ‍‍لَعْ نَعْلَ‍‍يْ‍‍كَ ۖ ‌إِنَّ‍‍كَ بِ‍الْو‍َ‍‌ا‌دِ‌ ‌الْمُ‍‍قَ‍‍دَّسِ طُ‍‍و‌ىً
Wa 'Anā Akhtartuka Fāstami` Limā Yūĥá 020-013 anaana ku doortay ee maqal waxa laguu waxyoon. وَ‌أَنَا‌ ‌اخْ‍‍تَرْتُكَ فَاسْتَمِعْ لِمَا‌ يُوحَى
'Innanī 'Anā Al-Lahu Lā 'Ilāha 'Illā 'Anā Fā`budnī Wa 'Aqimi Aş-Şalāata Lidhikrī 020-014 Anigu waxaan ahay Alle Ilaah (kalana) ma jiro Ani mooyee ina CaabudaOogna Salaadda Xuskayga. إِنَّ‍‍نِ‍‍ي ‌أَنَا‌ ‌اللَّهُ لاَ‌ ‌إِلَهَ ‌إِلاَّ‌ ‌أَنَا‌ فَاعْبُ‍‍دْنِي ‌وَ‌أَ‍قِ‍‍مِ ‌ال‍‍صَّ‍‍لاَةَ لِذِكْ‍‍رِي
'Inna As-Sā`ata 'Ātiyatun 'Akādu 'Ukhfīhā Litujzá Kullu Nafsin Bimā Tas`á 020-015 Saacadda (Qiyaame) way imaan waxaana u Dhawayahy inaan Qariyo in laga Abaal mariyo Naf kasta waxay Camal Fashay. إِنَّ ‌ال‍‍سَّاعَةَ ‌آتِيَةٌ ‌أَك‍‍َ‍ا‌دُ‌ ‌أُ‍خْ‍‍فِيهَا‌ لِتُ‍‍جْ‍‍زَ‌ى‌ كُلُّ نَفْس ٍ‌ بِمَا‌ تَسْعَى
Falā Yaşuddannaka `Anhā Man Lā Yu'uminu Bihā Wa Attaba`a Hawāhu Fatardá 020-016 ee Yuusan kaa lilin Xaggeeda Ruuxaan Rumeyn Saacaddaraacayna Hawadiisa (Xun) ood Halaagsanto. فَلاَ‌ يَ‍‍صُ‍‍دَّنَّ‍‍كَ عَ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ مَ‍‌‍نْ لاَ‌ يُؤْمِنُ بِهَا‌ ‌وَ‌اتَّبَعَ هَو‍َ‍‌اهُ فَتَرْ‌دَ‌ى
Wa Mā Tilka Biyamīnika Yā Mūsá 020-017 waa maxay Taas midigtaada ku Jirta Muusow (ogaal waydiin). وَمَا‌ تِلْكَ بِيَمِينِكَ يَامُوسَى
Qāla Hiya `Aşāya 'Atawakka'u `Alayhā Wa 'Ahushshu Bihā `Alá Ghanamī Wa Liya Fīhā Ma'āribu 'Ukh 020-018 wuxuu yidhi iyada waa Ushaydii waa Cuskadaa Korkeeda waxna waan ugu Lulaa Adhigayga Dana kalana waa iigu sugnaadeen. قَ‍‍الَ هِيَ عَ‍‍صَ‍‍ايَ ‌أَتَوَكَّأُ‌ عَلَيْهَا‌ ‌وَ‌أَهُشُّ بِهَا‌ عَلَى‌ غَ‍‍نَمِي ‌وَلِيَ فِيهَا‌ مَآ‌رِبُ ‌أُ‍خْ‍رَ‌ى
Qāla 'Alqihā Yā Mūsá 020-019 wuxuu yidhi (Eebe) Tuur Usha Muusow. قَ‍‍الَ ‌أَلْ‍‍قِ‍‍هَا‌ يَامُوسَى
Fa'alqāhā Fa'idhā Hiya Ĥayyatun Tas`á 020-020 wuuna Tuuray waayna soo baxday Mas Ordi. فَأَلْ‍‍قَ‍‍اهَا‌ فَإِ‌ذَ‌ا‌ هِيَ حَيَّة‌‍ٌ‌ تَسْعَى
Qāla Khudh/hā Wa Lā Takhaf ۖ Sanu`īduhā Sīratahā Al-'Ūlá 020-021 wuxuuna yidhi (Eebe) Qaad hana Cabsanin waxaannu ku celin Xaalkeedii Horce. قَ‍‍الَ خُ‍‍ذْهَا‌ ‌وَلاَ‌ تَ‍‍خَ‍‍فْ ۖ سَنُعِيدُهَا‌ سِي‍رَتَهَا‌ ‌الأ‍ُ‍‌ولَى
Wa Ađmum Yadaka 'Ilá Janāĥika Takhruj Bayđā'a Min Ghayri Sū'in 'Āyatan 'Ukh 020-022 U Dum Gacantaada Garabkaaga waxay soo Bixi iyadoo Cad Xumaan la'aanwaana Calaamad kale. وَ‌اضْ‍‍مُمْ يَدَكَ ‌إِلَى‌ جَنَاحِكَ تَ‍‍خْ‍‍رُجْ بَيْ‍‍ضَ‍‍ا‌ءَ‌ مِ‍‌‍نْ غَ‍‍يْ‍‍ر‍ِ‍‌ س‍‍ُ‍و‌ء‌‌ٍ‌ ‌آيَةً ‌أُ‍خْ‍رَ‌ى
Linuriyaka Min 'Āyātinā Al-Kub 020-023 Inaan ku tusinno Aayaadkanaga wey. لِنُ‍‍رِيَكَ مِ‍‌‍نْ ‌آيَاتِنَا‌ ‌الْكُ‍‍بْ‍‍‍رَ‌ى
Adh/hab 'Ilá Fir`awna 'Innahu Ţaghá 020-024 ee Aad xagga Fircoon wuu Xadgudbaye (Kibray). ا‌ذْهَ‍‍بْ ‌إِلَى‌ فِ‍‍رْعَ‍‍وْنَ ‌إِنَّ‍‍هُ طَ‍‍غَ‍‍ى
Qāla Rabbi Ashraĥ Lī Şadrī 020-025 wuxuu yidhi (Muuse Eebow ii waasici Laabta. قَ‍‍الَ ‌‍رَبِّ ‌اشْ‍رَحْ لِي صَ‍‍دْ‌رِي
Wa Yassir Lī 'Amrī 020-026 iina Sahal (fududee) Amarkayga. وَيَسِّ‍‍رْ‌ لِ‍‍ي ‌أَمْ‍‍رِي
Wa Aĥlul `Uqdatan Min Lisānī 020-027 Furna Guntinta Carrabkayga. وَ‌احْلُلْ عُ‍‍قْ‍‍دَة ً‌ مِ‍‌‍نْ لِسَانِي
Yafqahū Qawlī 020-028 ha Kaseen Hadalkeygee. يَفْ‍قَ‍‍هُو‌اقَ‍‍وْلِي
Wa Aj`al Lī Wazīrāan Min 'Ahlī 020-029 Iina yeel Wasiir Ehelkeyga ah. وَ‌اجْ‍‍عَلْ لِي ‌وَ‌زِي‍‍ر‌ا‌ ً‌ مِ‍‌‍نْ ‌أَهْلِي
Hārūna 'Akhī 020-030 Haaruun Walaalkay. هَا‌ر‍ُ‍‌ونَ ‌أَ‍خِ‍‍ي
Ashdud Bihi~ 'Azrī 020-031 Kuna adkee «Xooji» Tabartayda (Dhabarkayga). ‍اشْدُ‌دْ‌ بِهِ ‌أَ‌زْ‌رِي
Wa 'Ashrik/hu Fī 'Amrī 020-032 Lana wadaaji Amarkayga. وَ‌أَشْ‍‍رِكْهُ فِ‍‍ي ‌أَمْ‍‍رِي
Kay Nusabbiĥaka Kathīrāan 020-033 Inaan kugu Tasbiixsanno wax badan. كَيْ نُسَبِّحَكَ كَثِي‍‍ر‌اً
Wa Nadhkuraka Kathīrāan 020-034 oon ku Xusno wax badan. وَنَذْكُ‍رَكَ كَثِي‍‍ر‌اً
'Innaka Kunta Binā Başīrāan 020-035 Adugu waxaad tahay mid na Arkee. إِنَّ‍‍كَ كُ‍‌‍نْ‍‍تَ بِنَا‌ بَ‍‍صِ‍‍ي‍‍ر‌اً
Qāla Qad 'Ūtīta Su'ulaka Yā Mūsá 020-036 Wuxuu yidhi (Eebe) waa lagu siiyey Warsigaagii Muusow. قَ‍‍الَ قَ‍‍دْ‌ ‌أ‍ُ‍‌وت‍‍ِ‍ي‍‍تَ سُؤْلَكَ يَامُوسَى
Wa Laqad Manannā `Alayka Marratan 'Ukh 020-037 Waana kugu Mannaysannay Wanaag (ku siinay) korkaaga markale. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ مَنَ‍‍نَّ‍‍ا‌ عَلَ‍‍يْ‍‍كَ مَ‍رَّةً ‌أُ‍خْ‍رَ‌ى
'Idh 'Awĥaynā 'Ilá 'Ummika Mā Yūĥá 020-038 markaan u waxyoonay Hooyadaa (ku ilhaamay) wixii lagu ilhaameeye. إِ‌ذْ‌ ‌أَ‌وْحَيْنَ‍‍ا‌ ‌إِلَ‍‍ى‌ ‌أُمِّ‍‍كَ مَا‌ يُوحَى
'Ani Aqdhifīhi Fī At-Tābūti Fāqdhifīhi Fī Al-Yammi Falyulqihi Al-Yammu Bis-Sāĥili Ya'khudh/hu `Adūwun Lī Wa`adūwun Lahu ۚ Wa 'Alqaytu `Alayka Maĥabbatan Minnī Wa Lituşna`a `Alá `Ayni 020-039 ku Tuur Muuse Taabudkuna tuur Taabuudka Hirka BaddaHirkuna ha ku rido Xeebtawaxaa qaadan Colkayga iyo Colkiisa (Fircoon)waxaana kugu tuuray Jeceylkeyga korkaaga iyo in lagu barbaariyo Ilaalintayda. أَنِ ‌ا‍قْ‍‍ذِف‍‍ِ‍ي‍‍هِ فِي ‌ال‍‍تَّاب‍‍ُ‍وتِ فَا‍قْ‍‍ذِف‍‍ِ‍ي‍‍هِ فِي ‌الْيَ‍‍مِّ فَلْيُلْ‍‍قِ‍‍هِ ‌الْيَ‍‍مُّ بِ‍ال‍‍سَّاحِلِ يَأْ‍خُ‍‍ذْهُ عَدُ‌وّ‌ٌ‌ لِي ‌وَعَدُ‌وّ‌ٌ‌ لَ‍‍هُ ۚ ‌وَ‌أَلْ‍‍قَ‍‍يْ‍‍تُ عَلَ‍‍يْ‍‍كَ مَحَبَّة ً‌ مِ‍‍نِّ‍‍ي ‌وَلِتُ‍‍صْ‍‍نَعَ عَلَى‌ عَيْنِ
'Idh Tamshī 'Ukhtuka Fataqūlu Hal 'Adullukum `Alá Man Yakfuluhu ۖ Faraja`nāka 'Ilá 'Ummika Kay Taqarra `Aynuhā Wa Lā Taĥzana ۚ Wa Qatalta Nafsāan Fanajjaynāka Mina Al-Ghammi Wa Fatannāka Futūnāan ۚ Falabithta Sinīna Fī 'Ahli Madyana Thumma Ji'ta `Alá Qadarin Yā Mūsá 020-040 (waxaan kugu Mannaysanay) markay Socotay Walaashaa oy lahayd maydin tusiyaa Ruux idiin Dhaqaalayn waxaana Kugu eelinay Hooyadaa si ay u qabowdo isheeduoyna Murugoonwaxaadna Dishay Naf waana kaa korinay walbahaarwaana ku Imtixaanay Imtixaanwaxaadna ku nagaatay Sanooyin Ehelkii Madyanmarkaasaad ku timid Qaddar (Eebe) Muusow. إِ‌ذْ‌ تَمْشِ‍‍ي ‌أُ‍خْ‍‍تُكَ فَتَ‍‍قُ‍‍ولُ هَلْ ‌أَ‌دُلُّكُمْ عَلَى‌ مَ‍‌‍نْ يَكْفُلُ‍‍هُ ۖ فَ‍رَجَعْن‍‍َ‍اكَ ‌إِلَ‍‍ى‌ ‌أُمِّ‍‍كَ كَيْ تَ‍‍قَ‍رَّ‌ عَيْنُهَا‌ ‌وَلاَ‌ تَحْزَنَ ۚ ‌وَ‍قَ‍‍تَلْتَ نَفْسا‌‌ ً‌ فَنَجَّيْن‍‍َ‍اكَ مِنَ ‌الْ‍‍غَ‍‍مِّ ‌وَفَتَ‍‍نّ‍‍َ‍اكَ فُتُونا‌‌ ًۚ فَلَبِثْتَ سِن‍‍ِ‍ي‍‍نَ فِ‍‍ي ‌أَهْلِ مَ‍‍دْيَنَ ثُ‍‍مَّ جِئْتَ عَلَى‌ قَ‍‍دَ‌ر‌ٍ‌ يَامُوسَى
Wa Aşţana`tuka Linafsī 020-041 waxaana kuu doortay Naftayda. وَ‌اصْ‍‍طَ‍‍نَعْتُكَ لِنَفْسِي
Adh/hab 'Anta Wa 'Akhūka Bi'āyātī Wa Lā Taniyā Fī Dhikrī 020-042 ee La taga Adiga iyo Walaalkaa Aayaadkayga hana ka daalina Xuskayga. ا‌ذْهَ‍‍بْ ‌أَ‌نْ‍‍تَ ‌وَ‌أَ‍خُ‍‍وكَ بِآيَاتِي ‌وَلاَ‌ تَنِيَا‌ فِي ‌ذِكْ‍‍رِي
Adh/habā 'Ilá Fir`awna 'Innahu Ţaghá 020-043 Aad Xagga Fircoon wuu Xadgudbaye. ا‌ذْهَبَ‍‍ا‌ ‌إِلَى‌ فِ‍‍رْعَ‍‍وْنَ ‌إِنَّ‍‍هُ طَ‍‍غَ‍‍ى
Faqūlā Lahu Qawlāan Layyināan La`allahu Yatadhakkaru 'Aw Yakhshá 020-044 una dhaha Hadal Jilicsan bal inuu waxa xusuusto ama Cabsado. فَ‍قُ‍‍ولاَ‌ لَ‍‍هُ قَ‍‍وْلا‌ ً‌ لَيِّنا‌ ً‌ لَعَلَّ‍‍هُ يَتَذَكَّرُ‌ ‌أَ‌وْ‌ يَ‍‍خْ‍‍شَى
Qālā Rabbanā 'Innanā Nakhāfu 'An Yafruţa `Alaynā 'Aw 'An Yaţghá 020-045 waxay dheheen Eebow waxaannu ka Cabsan inuu nagu degdego ama nagu xadgudbo. قَ‍‍الاَ‌ ‌‍رَبَّنَ‍‍ا‌ ‌إِنَّ‍‍نَا‌ نَ‍‍خَ‍‍افُ ‌أَ‌نْ يَفْرُ‍طَ عَلَيْنَ‍‍ا‌ ‌أَ‌وْ‌ ‌أَ‌نْ يَ‍‍طْ‍‍‍‍غَ‍‍ى
Qāla Lā Takhāfā ۖ 'Innanī Ma`akumā 'Asma`u Wa 'Ará 020-046 wuxuu yidhi (Eebe) ha Cabsanina anaa idinla jira waana Maqli oon Arkaa. قَ‍‍الَ لاَ‌ تَ‍‍خَ‍‍افَ‍‍اۖ ‌إِنَّ‍‍نِي مَعَكُمَ‍‍ا‌ ‌أَسْمَعُ ‌وَ‌أَ‌‍رَ‌ى
Fa'tiyāhu Faqūlā 'Innā Rasūlā Rabbika Fa'arsil Ma`anā Banī 'Isrā'īla Wa Lā Tu`adhdhibhum ۖ Qad Ji'nāka Bi'āyatin Min Rabbika Wa ۖ As-Salāmu `Alá Mani Attaba`a Al-Hudá 020-047 ee u Taga (Fircoon) una dhaha annagu waxaan nahay Rasuulladii Eebahaa ee Dir (u daa) Banii Israa'iil hanala jireenehana Cadaabin (Ciqaabin) waxaan kuula nimid Aayad xagga Eebahaanabadgalyana ha ahaato Tuuxii raaca Hanuunka. فَأْتِي‍‍َ‍اهُ فَ‍‍قُ‍‍ولاَ‌ ‌إِنَّ‍‍ا‌ ‌‍رَسُولاَ‌ ‌‍رَبِّكَ فَأَ‌رْسِلْ مَعَنَا‌ بَنِ‍‍ي ‌إِسْر‍َ‍‌ائ‍‍ِ‍ي‍‍لَ ‌وَلاَ‌ تُعَذِّبْ‍‍هُمْ ۖ قَ‍‍دْ‌ جِئْن‍‍َ‍اكَ بِآيَةٍ‌ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَبِّكَ ۖ ‌وَ‌ال‍‍سَّلاَمُ عَلَى‌ مَنِ ‌اتَّبَعَ ‌الْهُدَ‌ى
'Innā Qad 'Ūĥiya 'Ilaynā 'Anna Al-`Adhāba `Alá Man Kadhdhaba Wa Tawallá 020-048 Annaga waxaa Naloo Waxyooday in Cadaab u Sugnaaday Ruuxii Beeniya (Xaqa) oo Jeedsada. إِنَّ‍‍ا‌ قَ‍‍دْ‌ ‌أ‍ُ‍‌وحِيَ ‌إِلَيْنَ‍‍ا‌ ‌أَنَّ ‌الْعَذ‍َ‍‌ابَ عَلَى‌ مَ‍‌‍نْ كَذَّبَ ‌وَتَوَلَّى
Qāla Faman Rabbukumā Yā Mūsá 020-049 Wuxuu Yidhi (Fircoon) waayo Eebihiin Muusow. قَ‍‍الَ فَمَ‍‌‍نْ ‌‍رَبُّكُمَا‌ يَامُوسَى
Qāla Rabbunā Al-Ladhī 'A`ţá Kulla Shay'in Khalqahu Thumma Hadá 020-050 Wuxuu yidhi (Muuse) Eebahanno waa kan Siiya wax kasta Abuurkiisa oo Toosiyey. قَ‍‍الَ ‌‍رَبُّنَا‌ ‌الَّذِي ‌أَعْ‍‍طَ‍‍ى‌ كُلَّ شَ‍‍يْءٍ‌ خَ‍‍لْ‍‍قَ‍‍هُ ثُ‍‍مَّ هَدَ‌ى
Qāla Famā Bālu Al-Qurūni Al-'Ūlá 020-051 Wuxuu yidhi (Fircoon) Sidee Yahay Xaalkii Quruumihii hore. قَ‍‍الَ فَمَا‌ ب‍‍َ‍الُ ‌الْ‍‍قُ‍‍ر‍ُ‍‌ونِ ‌الأ‍ُ‍‌ولَى
Qāla `Ilmuhā `Inda Rabbī Fī Kitābin ۖ Lā Yađillu Rabbī Wa Lā Yan 020-052 Wuxuu Yidhi (Muuse) Cilmigoodu waa Eebe Agtiis Kitaab aan ka dhumeyn Eebe uuna Halmaameyn. قَ‍‍الَ عِلْمُهَا‌ عِ‍‌‍نْ‍‍دَ‌ ‌‍رَبِّي فِي كِت‍‍َ‍اب‍ٍۖ لاَ‌ يَ‍‍ضِ‍‍لُّ ‌‍رَبِّي ‌وَلاَ‌ يَ‍‌‍ن‍‍سَى
Al-Ladhī Ja`ala Lakumu Al-'Arđa Mahdāan Wa Salaka Lakum Fīhā Subulāan Wa 'Anzala Mina As-Samā'i Mā'an Fa'akhrajnā Bihi~ 'Azwājāan Min Nabātin Shattá 020-053 Waa Eebaha ka yeelay Dhulka Gogoloo idinka bixiyey Dhexdeeda Waddooyin oo idiinka soo Dejiyey Samada Biyo oon ku soo Bixinay Noocyo Doog ah oo kala Tagsan. الَّذِي جَعَلَ لَكُمُ ‌الأَ‌رْ‍ضَ مَهْد‌ا‌ ً‌ ‌وَسَلَكَ لَكُمْ فِيهَا‌ سُبُلا‌ ً‌ ‌وَ‌أَ‌ن‍‍زَلَ مِنَ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ م‍‍َ‍ا‌ء‌‌ ً‌ فَأَ‍خْ‍رَجْ‍‍نَا‌ بِهِ ‌أَ‌زْ‌وَ‌اجا‌ ً‌ مِ‍‌‍نْ نَب‍‍َ‍ات‌‍ٍ‌ شَتَّى
Kulū Wa Ar`aw 'An`āmakum ۗ 'Inna Fī Dhālika La'āyātin Li'wlī An-Nuhá 020-054 ee Cuna oo Daajiya XoolihiinnaArrintaasna Calaamooyin yaa ugu Sugan kuwa Caqliga leh. كُلُو‌ا‌ ‌وَ‌ا‌رْعَوْ‌ا‌ ‌أَ‌نْ‍‍عَامَكُمْ ۗ ‌إِنَّ فِي ‌ذَلِكَ لَآي‍‍َ‍ات‍ٍ‌ لِأ‌و‍ْ‍لِي ‌ال‍‍نُّ‍‍هَى
Minhā Khalaqnākum Wa Fīhā Nu`īdukum Wa Minhā Nukhrijukumratan 'Ukh 020-055 Xaggeedaan (Dhulka) idinka AbuurayDhexdeedana idinku CelinXaggeedaana Laydinka soo Bixin Mar Kale. مِ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ خَ‍‍لَ‍‍قْ‍‍نَاكُمْ ‌وَفِيهَا‌ نُعِيدُكُمْ ‌وَمِ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ نُ‍‍خْ‍‍رِجُكُمْ تَا‌‍رَةً ‌أُ‍خْ‍رَ‌ى
Wa Laqad 'Araynāhu 'Āyātinā Kullahā Fakadhdhaba Wa 'Abá 020-056 Waxaan Dhab ahaan u Tusinay (Fircoon) Aayaadkanaga Dhamaanwuuna Beeniyey oo Diiday. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ ‌أَ‌‍رَيْن‍‍َ‍اهُ ‌آيَاتِنَا‌ كُلَّهَا‌ فَكَذَّبَ ‌وَ‌أَبَى
Qāla 'Aji'tanā Litukhrijanā Min 'Arđinā Bisiĥrika Yā Mūsá 020-057 Wuxuu yidhi (Fircoon) Ma waxaad noola timid Inaad nagaga Bixiso Dhulkanaga Sixirkaaga Muusow. قَ‍‍الَ ‌أَجِئْتَنَا‌ لِتُ‍‍خْ‍‍رِجَنَا‌ مِ‍‌‍نْ ‌أَ‌رْ‍ضِ‍‍نَا‌ بِسِحْ‍‍رِكَ يَامُوسَى
Falana'tiyannaka Bisiĥrin Mithlihij`al Baynanā Wa Baynaka Maw`idāan Lā Nukhlifuhu Naĥnu Wa Lā 'Anta Makānāan Suwan 020-058 Waxaannu kuula imaanaynaa Sixir la mid ah ee mooyeel Dhexdeenna Balaan aynaan Baajinayn anaga iyo AdiguMeel eg (La yaqaan). فَلَنَأْتِيَ‍‍نَّ‍‍كَ بِسِحْر‌ٍ‌ مِثْلِ‍‍هِ فَاجْ‍‍عَلْ بَيْنَنَا‌ ‌وَبَيْنَكَ مَوْعِد‌ا‌ ً‌ لاَ‌ نُ‍‍خْ‍‍لِفُ‍‍هُ نَحْنُ ‌وَلاَ‌ ‌أَ‌نْ‍‍تَ مَكَانا‌‌ ً‌ سُو‌ىً
Qāla Maw`idukum Yawmu Az-Zīnati Wa 'An Yuĥshara An-Nāsu Đuĥan 020-059 Wuxuu yidhi (Nabi Muuse) Ballankeennu waa Maalinta Quruxda (Kulankooda) waana in la soo kulmiyo Dadka Barqin. قَ‍‍الَ مَوْعِدُكُمْ يَ‍‍وْمُ ‌ال‍‍زِّينَةِ ‌وَ‌أَ‌نْ يُحْشَ‍رَ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسُ ضُ‍‍حىً
Fatawallá Fir`awnu Fajama`a Kaydahu Thumma 'Atá 020-060 Wuuna jeedsaday Fircoon wuxuuna kulmiyey Dhagartiisii wuuna yimid. فَتَوَلَّى‌ فِ‍‍رْعَ‍‍وْنُ فَجَمَعَ كَيْدَهُ ثُ‍‍مَّ ‌أَتَى
Qāla Lahum Mūsá Waylakum Lā Taftarū `Alá Allāhi Kadhibāan Fayusĥitakum Bi`adhābin ۖ Wa Qad Khāba Mani Aftará 020-061 Wuxuu ku yidhi Muuse Magaciin be ha ku Abuuranina Eebaha korkiisa Been oos idinku Halaago Cadaabwaxaana Khasaaray Ruuxii Been Abuurta. قَ‍‍الَ لَهُمْ مُوسَى‌ ‌وَيْلَكُمْ لاَ‌ تَفْتَرُ‌و‌ا‌ عَلَى‌ ‌اللَّ‍‍هِ كَذِبا‌‌ ً‌ فَيُسْحِتَكُمْ بِعَذ‍َ‍‌ابٍۖ ‌وَ‍قَ‍‍دْ‌ خَ‍‍ابَ مَنِ ‌افْتَ‍رَ‌ى
Fatanāza`ū 'Amrahum Baynahum Wa 'Asarrū An-Naj 020-062 Waxayna ku Doodeen amarkooda dhexdooda wayna faqeen. فَتَنَا‌زَعُ‍‍و‌ا‌ ‌أَمْ‍رَهُمْ بَيْنَهُمْ ‌وَ‌أَسَرُّ‌و‌ا‌ال‍‍نَّ‍‍جْ‍‍وَ‌ى
Qālū 'In Hadhāni Lasāĥirāni Yurīdāni 'An Yukhrijākum Min 'Arđikum Bisiĥrihimā Wa Yadh/habā Biţarīqatikumu Al-Muth 020-063 Waxayna dheheen Labadani waa Saaxirro waxayna dooni inay Idinkaga Bixiyaan Dhulkiinna Sixirkooda oy la tagaan Dariiqadiinna (Sharaftiinna) Fiican. قَ‍‍الُ‍‍و‌ا‌ ‌إِ‌نْ هَذ‍َ‍‌انِ لَسَاحِرَ‍‌انِ يُ‍‍رِيد‍َ‍‌انِ ‌أَ‌نْ يُ‍‍خْ‍‍رِجَاكُمْ مِ‍‌‍نْ ‌أَ‌رْ‍ضِ‍‍كُمْ بِسِحْ‍‍رِهِمَا‌ ‌وَيَذْهَبَا‌ بِ‍‍طَ‍‍رِي‍‍قَ‍‍تِكُمُ ‌الْمُثْلَى
Fa'ajmi`ū Kaydakum Thumma A'tū Şaffāan ۚ Wa Qad 'Aflaĥa Al-Yawma Mani Asta`lá 020-064 ee Kulmiya Dhagar (tiinna) Imaadana idinkoo Saf ah waxaa Liibaanay Maanta Ciddii Sarreysee. فَأَجْ‍‍مِعُو‌ا‌ كَيْدَكُمْ ثُ‍‍مَّ ‌ائْتُو‌اصَ‍‍فّا‌ ًۚ ‌وَ‍قَ‍‍دْ‌ ‌أَفْلَحَ ‌الْيَ‍‍وْمَ مَنِ ‌اسْتَعْلَى
Qālū Yā Mūsá 'Immā 'An Tulqiya Wa 'Immā 'An Nakūna 'Awwala Man 'Alqá 020-065 waxay dheheen Muusow ama Tuur Usha ama aan anagu ahaanno kuwa hor tuura. قَ‍‍الُو‌ا‌ يَامُوسَ‍‍ى‌ ‌إِمَّ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ تُلْ‍‍قِ‍‍يَ ‌وَ‌إِمَّ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ نَك‍‍ُ‍ونَ ‌أَ‌وَّلَ مَ‍‌‍نْ ‌أَلْ‍‍قَ‍‍ى
Qāla Bal 'Alqū ۖ Fa'idhā Ĥibāluhum Wa `Işīyuhum Yukhayyalu 'Ilayhi Min Siĥrihim 'Annahā Tas`á 020-066 wuxuu yidhi (Muuse) bal Tuura waxaana soo baxay xadhkahoodii iyo Ulahoodii oo loogu ekeysiiyey sixirkoodii inay ordi. قَ‍‍الَ بَلْ ‌أَلْ‍‍قُ‍‍و‌اۖ فَإِ‌ذَ‌ا‌ حِبَالُهُمْ ‌وَعِ‍‍صِ‍‍يُّهُمْ يُ‍‍خَ‍‍يَّلُ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍هِ مِ‍‌‍نْ سِحْ‍‍رِهِمْ ‌أَنَّ‍‍هَا‌ تَسْعَى
Fa'awjasa Fī Nafsihi Khīfatan Mūsá 020-067 wuxuuna ka kasay naftiisa Cabsi Muuse. فَأَ‌وْجَسَ فِي نَفْسِ‍‍هِ خِ‍‍يفَة ً‌ مُوسَى
Qulnā Lā Takhaf 'Innaka 'Anta Al-'A`lá 020-068 waxaana nidhi ha Cabsan adigu adaa Sarreyne. قُ‍‍لْنَا‌ لاَ‌ تَ‍‍خَ‍‍فْ ‌إِنَّ‍‍كَ ‌أَ‌نْ‍‍تَ ‌الأَعْلَى
Wa 'Alqi Mā Fī Yamīnika Talqaf Mā Şana`ū ۖ 'Innamā Şana`ū Kaydu Sāĥirin ۖ Wa Lā Yufliĥu As-Sāĥiru Ĥaythu 'Atá 020-069 Tuur waxa midigtaada ku jira ha gurato waxay sameeyeenewaxay uun sameeyeen Dhagar sixirmana Liibaano Sixirrow meejuu yimaaddo. وَ‌أَلْ‍‍قِ مَا‌ فِي يَمِينِكَ تَلْ‍‍قَ‍‍فْ مَا‌ صَ‍‍نَعُ‍‍و‌اۖ ‌إِنَّ‍‍مَا‌ صَ‍‍نَعُو‌ا‌ كَ‍‍يْ‍‍دُ‌ سَاحِ‍‍ر‌ٍۖ ‌وَلاَ‌ يُفْلِحُ ‌ال‍‍سَّاحِ‍‍ر‍ُ‍‌ حَ‍‍يْ‍‍ثُ ‌أَتَى
Fa'ulqiya As-Saĥaratu Sujjadāan Qālū 'Āmannā Birabbi Hārūna Wa Mūsá 020-070 waxaa la riday Saaxiriintii iyagoo Sujuudiwaxayna dheheen waxaan rumeynay Eebaha Haaruun iyo Muuse. فَأُلْ‍‍قِ‍‍يَ ‌ال‍‍سَّحَ‍رَةُ سُجَّد‌ا‌‌ ًقَ‍‍الُ‍‍و‌ا‌ ‌آمَ‍‍نَّ‍‍ا‌ بِ‍رَبِّ هَا‌ر‍ُ‍‌ونَ ‌وَمُوسَى
Qāla 'Āmantum Lahu Qabla 'An 'Ādhana Lakum ۖ 'Innahu Lakabīrukumu Al-Ladhī `Allamakumu As-Siĥra ۖ Fala'uqaţţi`anna 'Aydiyakum Wa 'Arjulakum Min Khilāfin Wa La'uşallibannakum Fī Judhū`i An-Nakhli Wa Lata`lamunna 'Ayyunā 'Ashaddu `Adhābāan Wa 'Abqá 020-071 wuxuuna yidhi (Fircoon) miyaad u rumeyseen ka hor idankayga isagu waa kan idinku wayn ee idin baray Sixirka waxaaan goyn Gacmihiinna iyo Lugihiinna si isdhaaf ah waxaana idinku (daldali) wadhi Jirrid Timirwaxaadna ogaanaysaan midkanaga daran cadaab hadhidna badan. قَ‍‍الَ ‌آمَ‍‌‍نْ‍‍تُمْ لَ‍‍هُ قَ‍‍بْ‍‍لَ ‌أَ‌نْ ‌آ‌ذَنَ لَكُمْ ۖ ‌إِنَّ‍‍هُ لَكَبِيرُكُمُ ‌الَّذِي عَلَّمَكُمُ ‌ال‍‍سِّحْ‍رَۖ فَلَأُ‍قَ‍‍طِّ‍‍عَ‍‍نَّ ‌أَيْدِيَكُمْ ‌وَ‌أَ‌رْجُلَكُمْ مِ‍‌‍نْ خِ‍‍لاَفٍ‌ ‌وَلَأُ‍صَ‍‍لِّبَ‍‍نَّ‍‍كُمْ فِي جُذ‍ُ‍‌وعِ ‌ال‍‍نَّ‍‍‍‍خْ‍‍لِ ‌وَلَتَعْلَمُ‍‍نَّ ‌أَيُّنَ‍‍ا‌ ‌أَشَدُّ‌ عَذَ‌ابا‌ ً‌ ‌وَ‌أَبْ‍‍‍‍قَ‍‍ى
Qālū Lan Nu'uthiraka `Alá Mā Jā'anā Mina Al-Bayyināti Wa Al-Ladhī Faţaraۖqđi Mā 'Anta Qāđin ۖ 'Innamā Taqđī Hadhihi Al-Ĥayāata Ad-Dun 020-072 waxay dhaheen ka dooran meyno waxa noo yimid oo xujo ah iyo Eebaha na abuurayee xukmi waxaad xukumiwaxaad uun xukumi nolosha adduunyo. قَ‍‍الُو‌ا‌ لَ‍‌‍نْ نُؤْثِ‍رَكَ عَلَى‌ مَا‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَنَا‌ مِنَ ‌الْبَيِّن‍‍َ‍اتِ ‌وَ‌الَّذِي فَ‍‍طَ‍رَنَا‌ ۖ فَا‍قْ‍‍‍‍ضِ مَ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ‍‍تَ قَ‍‍اضٍۖ ‌إِنَّ‍‍مَا‌ تَ‍‍قْ‍‍‍‍ضِ‍‍ي هَذِهِ ‌الْحَي‍‍َ‍اةَ ‌ال‍‍دُّ‌نْ‍‍يَا
'Innā 'Āmannā Birabbinā Liyaghfira Lanā Khaţāyānā Wa Mā 'Akrahtanā `Alayhi Mina As-Siĥri Wa ۗ Allāhu Khayrun Wa 'Abqá 020-073 annagu waxaan rumeeynay Eebahanno inuu noo dhaafo gafafkanaga iyo waxaad nagu qasabtay (fircoon) oo Sixira Eebaa Khayrroon oo hadhi. إِنَّ‍‍ا‌ ‌آمَ‍‍نَّ‍‍ا‌ بِ‍رَبِّنَا‌ لِيَ‍‍غْ‍‍فِ‍‍ر‍َ‍‌ لَنَا‌ خَ‍‍طَ‍‍ايَانَا‌ ‌وَمَ‍‍ا‌ ‌أَكْ‍رَهْتَنَا‌ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ مِنَ ‌ال‍‍سِّحْ‍‍ر‍ِ‍‌ ۗ ‌وَ‌اللَّهُ خَ‍‍يْ‍‍ر‌ٌ‌ ‌وَ‌أَبْ‍‍‍‍قَ‍‍ى
'Innahu Man Ya'ti Rabbahu Mujrimāan Fa'inna Lahu Jahannama Lā Yamūtu Fīhā Wa Lā Yaĥyā 020-074 ruuxii u yimaadda Eebihiis (aakharo) isagoo dambiile ah waxaa u sugnaaday jahannamo kumana dhinto dhexdeeda kumana noolaado. إِنَّ‍‍هُ مَ‍‌‍نْ يَأْتِ ‌‍رَبَّ‍‍هُ مُ‍‍جْ‍‍رِما‌‌ ً‌ فَإِنَّ لَ‍‍هُ جَهَ‍‍نَّ‍‍مَ لاَ‌ يَم‍‍ُ‍وتُ فِيهَا‌ ‌وَلاَ‌ يَحْيَا
Wa Man Ya'tihi Mu'umināan Qad `Amila Aş-Şāliĥāti Fa'ūlā'ika Lahumu Ad-Darajātu Al-`Ulā 020-075 ruuxiise u yimaadda isagoo Mu'min ah oo falay camal fiican kuwaas waxaa u sugnaaday Jannooyinka sare. وَمَ‍‌‍نْ يَأْتِ‍‍هِ مُؤْمِنا‌‌ ًقَ‍‍دْ‌ عَمِلَ ‌ال‍‍صَّ‍‍الِح‍‍َ‍اتِ فَأ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ لَهُمُ ‌ال‍‍دَّ‌‍رَج‍‍َ‍اتُ ‌الْعُلاَ
Jannātu `Adnin Tajrī Min Taĥtihā Al-'Anhāru Khālidīna Fīhā ۚ Wa Dhalika Jazā'u Man Tazakká 020-076 Jannooyinka nagaadiga (yey gali) ooy socoto dhexdeeda Wabiyaal iyagoo kuwaari dhexdeedataasina waa abaalmarinta Ciddii nadiif noqota. جَ‍‍نّ‍‍َ‍اتُ عَ‍‍دْن‌‍ٍ‌ تَ‍‍جْ‍‍رِي مِ‍‌‍نْ تَحْتِهَا‌ ‌الأَ‌نْ‍‍ه‍‍َ‍ا‌رُ‌ خَ‍‍الِد‍ِ‍ي‍‍نَ فِيهَا‌ ۚ ‌وَ‌ذَلِكَ جَز‍َ‍‌ا‌ءُ‌ مَ‍‌‍نْ تَزَكَّى
Wa Laqad 'Awĥaynā 'Ilá Mūsá 'An 'Asri Bi`ibādī Fāđrib Lahum Ţarīqāan Al-Baĥri Yabasāan Lā Takhāfu Darakāan Wa Lā Takhshá 020-077 waxaan dhab ugu waxyoonay (Nabi) Muuse guuri Addoomahayga uguna yeel waddo Badda oo ingagan hana ka cabsan haleelhana cabsan (Badda). وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ ‌أَ‌وْحَيْنَ‍‍ا‌ ‌إِلَى‌ مُوسَ‍‍ى‌ ‌أَ‌نْ ‌أَسْ‍‍ر‍ِ‍‌ بِعِبَا‌دِي فَاضْ‍‍رِبْ لَهُمْ طَ‍‍رِي‍‍ق‍‍ا‌‌ ً‌ فِي ‌الْبَحْ‍‍ر‍ِ‍‌ يَبَسا‌ ً‌ لاَ‌ تَ‍‍خَ‍‍افُ ‌دَ‌‍رَكا‌ ً‌ ‌وَلاَ‌ تَ‍‍خْ‍‍شَى
Fa'atba`ahum Fir`awnu Bijunūdihi Faghashiyahum Mina Al-Yammi Mā Ghashiyahum 020-078 waxaana raacay Fircoon (oo wata) Colkiisii waxaana ka daboolay hirka Xaggiisa wax daboolay. فَأَتْبَعَهُمْ فِ‍‍رْعَ‍‍وْنُ بِجُنُو‌دِهِ فَ‍‍غَ‍‍شِيَهُمْ مِنَ ‌الْيَ‍‍مّ‍ِ مَا‌ غَ‍‍شِيَهُمْ
Wa 'Ađalla Fir`awnu Qawmahu Wa Mā Hadá 020-079 wuxuuna dhumiyey Fircoon Qoomkiisii mana hanuunin. وَ‌أَ‍ضَ‍‍لَّ فِ‍‍رْعَ‍‍وْنُ قَ‍‍وْمَ‍‍هُ ‌وَمَا‌ هَدَ‌ى
Yā Banī 'Isrā'īla Qad 'Anjaynākum Min `Adūwikum Wa Wā`adnākum Jāniba Aţ-Ţūri Al-'Aymana Wa Nazzalnā `Alaykumu Al-Manna Wa As-Salwá 020-080 Banii Israa'iilow waxaan idinka korinay Cadawgiinnawaxaana idinkula yaboohtanay (ballari) dhinieii buurta ee midigwaxaana ku soo dejinay kor kiinna Macaan iyo Shimbir. يَابَنِ‍‍ي ‌إِسْر‍َ‍‌ائ‍‍ِ‍ي‍‍لَ قَ‍‍دْ‌ ‌أَ‌ن‍‍جَيْنَاكُمْ مِ‍‌‍نْ عَدُ‌وِّكُمْ ‌وَ‌وَ‌اعَ‍‍دْنَاكُمْ جَانِبَ ‌ال‍‍طُّ‍‍و‌ر‍ِ‍‌ ‌الأَيْمَنَ ‌وَنَزَّلْنَا‌ عَلَيْكُمُ ‌الْمَ‍‍نَّ ‌وَ‌ال‍‍سَّلْوَ‌ى
Kulū Min Ţayyibāti Mā Razaqnākum Wa Lā Taţghaw Fīhi Fayaĥilla `Alaykum Ghađabī ۖ Wa Man Yaĥlil `Alayhi Ghađabī Faqad Hawá 020-081 ka cuna wanaaggaan idinku Arsuqay hana ku xadgudbina dhexdiisaoo idinku dhaco cadhadayduruuxay ku dhaedo cadhadaydu dhabbuu u Hoobtay (halaagmay). كُلُو‌ا‌ مِ‍‌‍نْ طَ‍‍يِّب‍‍َ‍اتِ مَا‌ ‌‍رَ‌زَ‍قْ‍‍نَاكُمْ ‌وَلاَ‌ تَ‍‍طْ‍‍‍‍غَ‍‍وْ‌ا‌ ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ فَيَحِلَّ عَلَيْكُمْ غَ‍‍ضَ‍‍بِي ۖ ‌وَمَ‍‌‍نْ يَحْلِلْ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ غَ‍‍ضَ‍‍بِي فَ‍‍قَ‍‍دْ‌ هَوَ‌ى
Wa 'Innī Laghaffārun Liman Tāba Wa 'Āmana Wa `Amila Şāliĥāan Thumma Ahtadá 020-082 anigu waan u dhaafid badanahay ruuxii Toobad keena oo rumeeya oo fala wanaaga oo hanuuna. وَ‌إِنِّ‍‍ي لَ‍‍غَ‍‍فّ‍‍َ‍ا‌ر‌ٌ‌ لِمَ‍‌‍نْ ت‍‍َ‍ابَ ‌وَ‌آمَنَ ‌وَعَمِلَ صَ‍‍الِحا‌‌ ً‌ ثُ‍‍مَّ ‌اهْتَدَ‌ى
Wa Mā 'A`jalaka `An Qawmika Yā Mūsá 020-083 maxaa kaa soo dedejiyey Qoomkaagii Muusow. وَمَ‍‍ا‌ ‌أَعْجَلَكَ عَ‍‌‍نْ قَ‍‍وْمِكَ يَامُوسَى
Qāla Hum 'Ūlā'i `Alá 'Atharī Wa `Ajiltu 'Ilayka Rabbi Litarđá 020-084 wuxuu yidhi (Muuse) iyagu waa kuwan raadkaygay ku soo joogaanwaana kuu soo dag degay Eebow inaad iga raalli noqoto. قَ‍‍الَ هُمْ ‌أ‍ُ‍‌ولاَ‌ءِ‌ عَلَ‍‍ى‌ ‌أَثَ‍‍رِي ‌وَعَجِلْتُ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍كَ ‌‍رَبِّ لِتَرْ‍ضَ‍‍ى
Qāla Fa'innā Qad Fatannā Qawmaka Min Ba`dika Wa 'Ađallahumu As-Sāmirīyu 020-085 wuxuu yidhi (Eebe) Annagu waxaan imtixaannay qoomkaagii gadaashaa waxaana dhumiyey Saamiri. قَ‍‍الَ فَإِنَّ‍‍ا‌ قَ‍‍دْ‌ فَتَ‍‍نَّ‍‍ا‌ قَ‍‍وْمَكَ مِ‍‌‍نْ بَعْدِكَ ‌وَ‌أَ‍ضَ‍‍لَّهُمُ ‌ال‍‍سَّامِ‍‍رِيُّ
Faraja`a Mūsá 'Ilá Qawmihi Ghađbāna 'Asifāan ۚ Qāla Yā Qawmi 'Alam Ya`idkum Rabbukum Wa`dāan Ĥasanāan ۚ 'Afaţāla `Alaykumu Al-`Ahdu 'Am 'Aradtum 'An Yaĥilla `Alaykum Ghađabun Min Rabbikum Fa'akhlaftum Maw`idī 020-086 markaasuu u noqday (Nabi Muuse) qoomkiisii isagoo cadhaysan oo walbahaarsan wuxuuna yidhi qoomkayow miyuuna idiin yaboohiin Eebihiin yabooh wanaagsanma waxaa idinku dheeraaday korkiinna ballankii mise waxaad doonteen inay idinku dhaedo Cadhada Eebe ood u baajiseen ballankaygii. فَ‍رَجَعَ مُوسَ‍‍ى‌ ‌إِلَى‌ قَ‍‍وْمِ‍‍هِ غَ‍‍ضْ‍‍ب‍‍َ‍انَ ‌أَسِفا‌‌ ًۚ قَ‍‍الَ يَاقَ‍‍وْمِ ‌أَلَمْ يَعِ‍‍دْكُمْ ‌‍رَبُّكُمْ ‌وَعْد‌اً‌ حَسَناً‌ ‌أَفَ‍‍طَ‍‍الَ ۚ عَلَيْكُمُ ‌الْعَهْدُ‌ ‌أَمْ ‌أَ‌‍رَ‌دْتُمْ ‌أَ‌نْ يَحِلَّ عَلَيْكُمْ غَ‍‍ضَ‍‍بٌ‌ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَبِّكُمْ فَأَ‍خْ‍‍لَفْتُمْ مَوْعِدِي
Qālū Mā 'Akhlafnā Maw`idaka Bimalkinā Wa Lakinnā Ĥummilnā 'Awzāan Min Zīnati Al-Qawmi Faqadhafnāhā Fakadhalika 'Alqá As-Sāmirīyu 020-087 waxay dheheen maanaan u baajin ballankaaga awooddanada waxaase nala saaray culaysyo Alaab oo ah waxa qoomku isku qurxinjireen waana tuurray siduu u tuuray Saamiri. قَ‍‍الُو‌ا‌ مَ‍‍ا‌ ‌أَ‍خْ‍‍لَفْنَا‌ مَوْعِدَكَ بِمَلْكِنَا‌ ‌وَلَكِ‍‍نَّ‍‍ا‌ حُ‍‍مِّ‍‍لْنَ‍‍ا‌ ‌أَ‌وْ‌زَ‌ا‌ر‌ا‌ ً‌ مِ‍‌‍نْ ‌زِينَةِ ‌الْ‍‍قَ‍‍وْمِ فَ‍‍قَ‍‍ذَفْنَاهَا‌ فَكَذَلِكَ ‌أَلْ‍‍قَ‍‍ى‌ ‌ال‍‍سَّامِ‍‍رِيُّ
Fa'akhraja Lahum `Ijlāan Jasadāan Lahu Khuwārun Faqālū Hādhā 'Ilahukum Wa 'Ilahu Mūsá Fanasiya 020-088 wuxuuna u soo bixiyey dibi muuqal ah oo ood lehwaxayna dhaheen kani waa Ilaahiin iyo Ilaahii Muuse wuuna halmaamay. فَأَ‍خْ‍رَجَ لَهُمْ عِ‍‍جْ‍‍لا‌‌ ً‌ جَسَد‌ا‌ ً‌ لَ‍‍هُ خُ‍‍و‍َ‍‌ا‌ر‌‌ٌ‌ فَ‍‍قَ‍‍الُو‌ا‌ هَذَ‌ا‌ ‌إِلَهُكُمْ ‌وَ‌إِلَ‍‍هُ مُوسَى‌ فَنَسِيَ
'Afalā Yarawna 'Allā Yarji`u 'Ilayhim Qawlāan Wa Lā Yamliku Lahum Đaran Wa Lā Naf`āan 020-089 miyeyna arkay inuusan u soo Celinayn Hadal una hananayn dhib iyo Nacfi (midna). أَفَلاَ‌ يَ‍رَ‌وْنَ ‌أَلاَّ‌ يَرْجِعُ ‌إِلَيْهِمْ قَ‍‍وْلا‌ ً‌ ‌وَلاَ‌ يَمْلِكُ لَهُمْ ضَ‍‍رّ‌ا‌ ً‌ ‌وَلاَ‌ نَفْعاً
Wa Laqad Qāla Lahum Hārūnu Min Qablu Yā Qawmi 'Innamā Futintum Bihi ۖ Wa 'Inna Rabbakumu Ar-Raĥmānu Fa Attabi`ūnī Wa 'Aţī`ū 'Amrī 020-090 wuxuunau yidhi Haaruun mar hore qoomkayow waa uun laydinku fidmeeyeyEebihiinna waa Raxmaan ee i raacaadeecana amarkayga. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ قَ‍‍الَ لَهُمْ هَا‌ر‍ُ‍‌ونُ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لُ يَاقَ‍‍وْمِ ‌إِنَّ‍‍مَا‌ فُتِ‍‌‍ن‍‍تُمْ بِ‍‍هِ ‌وَ‌إِنَّ ۖ ‌‍رَبَّكُمُ ‌ال‍رَّحْمَنُ فَاتَّبِعُونِي ‌وَ‌أَ‍طِ‍‍يعُ‍‍و‌ا‌ ‌أَمْ‍‍رِي
Qālū Lan Nabraĥa `Alayhi `Ākifīna Ĥattá Yarji`a 'Ilaynā Mūsá 020-091 waxay dhaheen kama tagayno korkiisa inaan ku nagaanno intuu nooga soo noqon muuse. قَ‍‍الُو‌ا‌ لَ‍‌‍نْ نَ‍‍بْ‍‍‍رَحَ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ عَاكِف‍‍ِ‍ي‍‍نَ حَتَّى‌ يَرْجِعَ ‌إِلَيْنَا‌ مُوسَى
Qāla Yā Hārūnu Mā Mana`aka 'Idh Ra'aytahum Đallū 020-092 wuxuu yidhi (muuse) Haaruunow maxaa kuu diiday markaad aragtay inay dhumeen. قَ‍‍الَ يَاهَا‌ر‍ُ‍‌ونُ مَا‌ مَنَعَكَ ‌إِ‌ذْ‌ ‌‍رَ‌أَيْتَهُمْ ضَ‍‍لُّو‌ا
'Allā Tattabi`anī ۖ 'Afa`aşayta 'Amrī 020-093 inaadan raacin ma waxaad caasiday Amarkeygii. أَلاَّ‌ تَتَّبِعَنِ‍‍ي ۖ ‌أَفَعَ‍‍صَ‍‍يْ‍‍تَ ‌أَمْ‍‍رِي
Qāla Yabna'uumma Lā Ta'khudh Biliĥyatī Wa Lā Bira'sī 'Innī Khashītu ۖ 'An Taqūla Farraqta Bayna Banī 'Isrā'īla Wa Lam Tarqub Qawlī 020-094 wuxuu yidhi (Haaruun) ina hooyow hayqabanin Gadhka iyo madaxaanigu waxaan ka cabsaday inaad dhahdo waxaad kala gaysay Banii israa'iil dhexdooda oodan maqlin hadalkayga. قَ‍‍الَ يَ‍‍بْ‍‍نَؤُمّ‍َ لاَ‌ تَأْ‍خُ‍‍ذْ‌ بِلِحْيَتِي ‌وَلاَ‌ بِ‍رَ‌أْسِ‍‍ي ‌إِنِّ‍‍ي خَ‍‍ش‍‍ِ‍ي‍‍تُ ۖ ‌أَ‌نْ تَ‍‍قُ‍‍ولَ فَ‍رَّ‍قْ‍‍تَ بَ‍‍يْ‍‍نَ بَنِ‍‍ي ‌إِسْر‍َ‍‌ائ‍‍ِ‍ي‍‍لَ ‌وَلَمْ تَرْ‍قُ‍‍ب‍ْ قَ‍‍وْلِي
Qāla Famā Khaţbuka Yā Sāmirīyu 020-095 wuxuu yidhi (muuse) xaalkaagu muxuu yahay Saamiriyow. قَ‍‍الَ فَمَا‌ خَ‍‍طْ‍‍بُكَ يَاسَامِ‍‍رِيُّ
Qāla Başurtu Bimā Lam Yabşurū Bihi Faqabađtu Qabđatan Min 'Athari Ar-Rasūli Fanabadhtuhā Wa Kadhalika Sawwalat Lī Nafsī 020-096 wuxuuna yidhi waxaan arkay waxayna arkinwaxaana qaatay wax ka mid ah raad rasuul (malaga) waana tuuray saasayna ii qurxisay naftaydu. قَ‍‍الَ بَ‍‍صُ‍‍رْتُ بِمَا‌ لَمْ يَ‍‍بْ‍‍‍‍صُ‍‍رُ‌و‌ا‌ بِ‍‍هِ فَ‍‍قَ‍‍بَ‍‍ضْ‍‍تُ قَ‍‍بْ‍‍‍‍ضَ‍‍ة ً‌ مِ‍‌‍نْ ‌أَثَ‍‍ر‍ِ‍‌ ‌ال‍رَّس‍‍ُ‍ولِ فَنَبَذْتُهَا‌ ‌وَكَذَلِكَ سَوَّلَتْ لِي نَفْسِي
Qāla Fādh/hab Fa'inna Laka Fī Al-Ĥayāati 'An Taqūla Lā Misāsa ۖ Wa 'Inna Laka Maw`idāan Lan Tukhlafahu ۖ Wa Anžur 'Ilá 'Ilahika Al-Ladhī Žalta `Alayhi `Ākifāan ۖ Lanuĥarriqannahu Thumma Lanansifannahu Fī Al-Yammi Nasfāan 020-097 wuxuu yidhi (Muuse) tagwaxaa kuu sugnaaday nolosha inaad dhahdo taabasho ma jirtowaxaana kuu sugnaaday waqti aadan baajinaynday ilaahaagii aad ahayd mid ku kor nagi (caabudi) waanu gubi markaas waxaana ku firdhin mowjadda (badda) firdhin. قَ‍‍الَ فَا‌ذْهَ‍‍بْ فَإِنَّ لَكَ فِي ‌الْحَي‍‍َ‍اةِ ‌أَ‌نْ تَ‍‍قُ‍‍ولَ لاَ‌ مِس‍‍َ‍اسَ ۖ ‌وَ‌إِنَّ لَكَ مَوْعِد‌ا‌ ً‌ لَ‍‌‍نْ تُ‍‍خْ‍‍لَفَ‍‍هُ ۖ ‌وَ‌ان‍‍ظُ‍‍رْ‌ ‌إِلَ‍‍ى‌ ‌إِلَهِكَ ‌الَّذِي ظَ‍‍لْتَ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ عَاكِفا‌ ًۖ لَنُحَرِّ‍‍قَ‍‍نَّ‍‍هُ ثُ‍‍مَّ لَنَ‍‌‍ن‍‍سِفَ‍‍نَّ‍‍هُ فِي ‌الْيَ‍‍مّ‍ِ نَسْفاً
'Innamā 'Ilahukumu Allāhu Al-Ladhī Lā 'Ilāha 'Illā Huwa ۚ Wasi`a Kulla Shay'in `Ilmāan 020-098 Eebihiin waa uun Ilaahiinna ah kaan Eebe jirin isaga mooyeewuuna u waasac noqday wax kasta ogaansho. إِنَّ‍‍مَ‍‍ا‌ ‌إِلَهُكُمُ ‌اللَّ‍‍هُ ‌الَّذِي لاَ‌ ‌إِلَهَ ‌إِلاَّ‌ هُوَ‌ ۚ ‌وَسِعَ كُلَّ شَ‍‍يْءٍ‌ عِلْماً
Kadhālika Naquşşu `Alayka Min 'Anbā'i Mā Qad Sabaqa ۚ Wa Qad 'Ātaynāka Min Ladunnā Dhikan 020-099 saasaan kuugu qisoon (sheegi) warkii hor maraywaxaana kaa siinay agtanada quraan. كَذَلِكَ نَ‍‍قُ‍‍صُّ عَلَ‍‍يْ‍‍كَ مِ‍‌‍نْ ‌أَ‌نْ‍‍ب‍‍َ‍ا‌ءِ‌ مَا‌ قَ‍‍دْ‌ سَبَ‍‍قَ ۚ ‌وَ‍قَ‍‍دْ‌ ‌آتَيْن‍‍َ‍اكَ مِ‍‌‍نْ لَدُنَّ‍‍ا‌ ‌ذِكْر‌اً
Man 'A`rađa `Anhu Fa'innahu Yaĥmilu Yawma Al-Qiyāmati Wizan 020-100 ciddii ka jeedsata xaggiisa waxay xambaari maalinta qiyaame culays (dambi). مَ‍‌‍نْ ‌أَعْ‍رَضَ عَ‍‌‍نْ‍‍هُ فَإِنَّ‍‍هُ يَحْمِلُ يَ‍‍وْمَ ‌الْ‍‍قِ‍‍يَامَةِ ‌وِ‌زْ‌ر‌اً
Khālidīna Fīhi ۖ Wa Sā'a Lahum Yawma Al-Qiyāmati Ĥimlāan 020-101 iyagoo ku waari (ciqaabta) dhexdeeda waxaana u xumaaday iyaga maalinta qiyaame rar. خَ‍‍الِد‍ِ‍ي‍‍نَ ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ ۖ ‌وَس‍‍َ‍ا‌ءَ‌ لَهُمْ يَ‍‍وْمَ ‌الْ‍‍قِ‍‍يَامَةِ حِمْلاً
Yawma Yunfakhu Fī Aş-Şūri ۚ Wa Naĥshuru Al-Mujrimīna Yawma'idhin Zurqāan 020-102 waa maalinta la afuufi suurkaoon soona kulmineyno dambiilayaasha maalintaas iyagoo indho cawlan. يَ‍‍وْمَ يُ‍‌‍نْ‍‍فَ‍‍خُ فِي ‌ال‍‍صُّ‍‍و‌ر‍ِ‍‌ ۚ ‌وَنَحْشُرُ‌ ‌الْمُ‍‍جْ‍‍رِم‍‍ِ‍ي‍‍نَ يَوْمَئِذ‌‌ٍ‌ ‌زُ‌رْ‍ق‍‍اً
Yatakhāfatūna Baynahum 'In Labithtum 'Illā `Ashan 020-103 wayna is warsan (xansan) dhexdooda maydaan ku nagaanin (adduunyada) Toban mooyee (maahmood) يَتَ‍خَ‍‍افَت‍‍ُ‍ونَ بَيْنَهُمْ ‌إِ‌نْ لَبِثْتُمْ ‌إِلاَّ‌ عَشْر‌اً
Naĥnu 'A`lamu Bimā Yaqūlūna 'Idh Yaqūlu 'Amthaluhum Ţarīqatan 'In Labithtum 'Illā Yawmāan 020-104 anagaa og waxay dhihimarkuu dhihi kooda ugu jid leh maydaan nagaanin maalin mooyee. نَحْنُ ‌أَعْلَمُ بِمَا‌ يَ‍‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ ‌إِ‌ذْ‌ يَ‍‍قُ‍‍ولُ ‌أَمْثَلُهُمْ طَ‍‍رِي‍‍قَ‍‍ة‌ ً‌ ‌إِ‌نْ لَبِثْتُمْ ‌إِلاَّ‌ يَوْماً
Wa Yas'alūnaka `Ani Al-Jibāli Faqul Yansifuhā Rabbī Nasfāan 020-105 waxay ku warsan Buuraha waxaad dhahdaa waxaa burburin Eebahay burburin. وَيَسْأَلُونَكَ عَنِ ‌الْجِب‍‍َ‍الِ فَ‍‍قُ‍‍لْ يَ‍‌‍ن‍‍سِفُهَا‌ ‌‍رَبِّي نَسْفاً
FayadharuQā`āan Şafşafāan 020-106 wuxuuna ka yeeli meel siman oo ebar ah. فَيَذَ‌رُهَا‌ قَ‍‍اعا‌‌ ًصَ‍‍فْ‍‍صَ‍‍فاً
Lā Tará Fīhā `Iwajāan Wa Lā 'Amtāan 020-107 ku arki maysid qallooc iyo taag midna. لاَ‌ تَ‍رَ‌ى‌ فِيهَا‌ عِوَجا‌ ً‌ ‌وَلاَ‌ ‌أَمْتاً
Yawma'idhin Yattabi`ūna Ad-Dā`ī Lā `Iwaja Lahu ۖ Wa Khasha`ati Al-'Aşwātu Lilrraĥmani Falā Tasma`u 'Illā Hamsāan 020-108 maalintaas waxay raaci dhawaaqahakamana leexdaan waxayna u xasishay Cododku Eebaha Raxmaana mana maqashid shanqadh mooyee. يَوْمَئِذ‌ٍ‌ يَتَّبِع‍‍ُ‍ونَ ‌ال‍‍دَّ‌اعِي لاَ‌ عِوَجَ لَ‍‍هُ ۖ ‌وَ‍خَ‍‍شَعَتِ ‌الأَ‍صْ‍‍و‍َ‍‌اتُ لِ‍‍ل‍رَّحْمَنِ فَلاَ‌ تَسْمَعُ ‌إِلاَّ‌ هَمْساً
Yawma'idhin Lā Tanfa`u Ash-Shafā`atu 'Illā Man 'Adhina Lahu Ar-Raĥmānu Wa Rađiya Lahu Qawlāan 020-109 maalintaas ma anfacdo shafeeco cid Eebaha Raxmaana idmo oo ka raalli noqday hadalkiisa mooyee. يَوْمَئِذ‌ٍ‌ لاَ‌ تَ‍‌‍ن‍‍فَعُ ‌ال‍‍شَّفَاعَةُ ‌إِلاَّ‌ مَ‍‌‍نْ ‌أَ‌ذِنَ لَهُ ‌ال‍رَّحْمَنُ ‌وَ‌‍رَضِ‍‍يَ لَ‍‍هُ قَ‍‍وْلاً
Ya`lamu Mā Bayna 'Aydīhim Wa Mā Khalfahum Wa Lā Yuĥīţūna Bihi `Ilmāan 020-110 Wuxuu ogyahay Eebe waxa hortaada ah iyo waxa ka dambeeya mana ku koobayaan Eebe ogaansho. يَعْلَمُ مَا‌ بَ‍‍يْ‍‍نَ ‌أَيْدِيهِمْ ‌وَمَا‌ خَ‍‍لْفَهُمْ ‌وَلاَ‌ يُحِي‍‍طُ‍‍ونَ بِ‍‍هِ عِلْماً
Wa `Anati Al-Wujūhu Lilĥayyi Al-Qayyūmi ۖ Wa Qad Khāba Man Ĥamala Žulmāan 020-111 waxay u khuduucday Wajiyadu Eebaha nool ee wax maamulawaxaana khasaaray ruuxii xambaara dulmi. وَعَنَتِ ‌الْوُج‍‍ُ‍وهُ لِلْحَيِّ ‌الْ‍‍قَ‍‍يّ‍‍ُ‍ومِ ۖ ‌وَ‍قَ‍‍دْ‌ خَ‍‍ابَ مَ‍‌‍نْ حَمَلَ ظُ‍‍لْماً
Wa Man Ya`mal Mina Aş-Şāliĥāti Wa Huwa Mu'uminun Falā Yakhāfu Žulmāan Wa Lā Hađmāan 020-112 ruuxii fala wanaag isagoo rumeeyey kama Cabsado dulmi iyo nusqaamin midna. وَمَ‍‌‍نْ يَعْمَلْ مِنَ ‌ال‍‍صَّ‍‍الِح‍‍َ‍اتِ ‌وَهُوَ‌ مُؤْمِن‌‍ٌ‌ فَلاَ‌ يَ‍‍خَ‍‍افُ ظُ‍‍لْما‌ ً‌ ‌وَلاَ‌ هَ‍‍ضْ‍‍ماً
Wa Kadhalika 'Anzalnāhu Qur'ānāan `Arabīyāan Wa Şarrafnā Fīhi Mina Al-Wa`īdi La`allahum Yattaqūna 'Aw Yuĥdithu Lahum Dhikan 020-113 saasaanu kugu soo dejinnay Quraan Carabi ah uguna caddaynay ((celcelinay) dhexdiisa Gooddi inay dhawrsadaan darteed ama u timaado xusuus (waano). وَكَذَلِكَ ‌أَ‌ن‍‍زَلْن‍‍َ‍اهُ قُ‍‍رْ‌آناً‌ عَ‍رَبِيّا‌ ً‌ ‌وَ‍صَ‍رَّفْنَا‌ ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ مِنَ ‌الْوَع‍‍ِ‍ي‍‍دِ‌ لَعَلَّهُمْ يَتَّ‍‍قُ‍‍ونَ ‌أَ‌وْ‌ يُحْدِثُ لَهُمْ ‌ذِكْر‌اً
Fata`ālá Allāhu Al-Maliku Al-Ĥaqqu ۗ Wa Lā Ta`jal Bil-Qur'āni Min Qabli 'An Yuqđá 'Ilayka Waĥyuhu ۖ Wa Qul Rabbi Zidnī `Ilmāan 020-114 waxaa sarreeya Eebaha xaakimka xaqa ahhana ku degdein quraanka ka hor dhamayn waxyigiisa xaggaagawaxaadna dhahdaa Eebow ii kordhi Cilmi. فَتَعَالَى‌ ‌اللَّ‍‍هُ ‌الْمَلِكُ ‌الْحَ‍‍قُّ ۗ ‌وَلاَ‌ تَعْجَلْ بِ‍الْ‍‍قُ‍‍رْ‌آنِ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِ ‌أَ‌نْ يُ‍‍قْ‍‍‍‍ضَ‍‍ى‌ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍كَ ‌وَحْيُ‍‍هُ ۖ ‌وَ‍قُ‍‍لْ ‌‍رَبِّ ‌زِ‌دْنِي عِلْماً
Wa Laqad `Ahidnā 'Ilá 'Ādama Min Qablu Fanasiya Wa Lam Najid Lahu `Azmāan 020-115 dhab ahaan yaan ula Ballantannay Aadan mar hore wuuna halmaamay kama aanaan helin niyo Adag. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ عَهِ‍‍دْنَ‍‍ا‌ ‌إِلَ‍‍ى‌ ‌آ‌دَمَ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لُ فَنَسِيَ ‌وَلَمْ نَجِ‍‍دْ‌ لَ‍‍هُ عَزْماً
Wa 'Idh Qulnā Lilmalā'ikati Asjudū Li'dama Fasajadū 'Illā 'Iblīsa 'Abá 020-116 xusuuso markaan ku nidhi Malaa'igta u Sujuuda Aadam wayna Sujuudeen Ibliis mooyee oo diiday. وَ‌إِ‌ذْ‌ قُ‍‍لْنَا‌ لِلْمَلاَئِكَةِ ‌اسْجُدُ‌و‌ا‌ لِأ‌دَمَ فَسَجَدُ‌و‌ا‌ ‌إِلاَّ‌ ‌إِبْ‍‍ل‍‍ِ‍ي‍‍سَ ‌أَبَى
Faqulnā Yā 'Ādamu 'Inna Hādhā `Adūwun Laka Wa Lizawjika Falā Yukhrijannakumā Mina Al-Jannati Fatashqá 020-117 waxaana nidhi Aadamow kani (Ibliis) waa Colkaaga iyo colka Haweeneydaada ee yuusan idinka bixinin janada ood dhibbooto. فَ‍قُ‍‍لْنَا‌ يَا‌آ‌دَمُ ‌إِنَّ هَذَ‌ا‌ عَدُ‌وّ‌ٌ‌ لَكَ ‌وَلِزَ‌وْجِكَ فَلاَ‌ يُ‍‍خْ‍‍رِجَ‍‍نَّ‍‍كُمَا‌ مِنَ ‌الْجَ‍‍نَّ‍‍ةِ فَتَشْ‍‍قَ‍‍ى
'Inna Laka 'Allā Tajū`a Fīhā Wa Lā Ta`rá 020-118 waxaa kuu sugnaaday inaadan ku gaajoon dhexdeeda kuna arradin. إِنَّ لَكَ ‌أَلاَّ‌ تَج‍‍ُ‍وعَ فِيهَا‌ ‌وَلاَ‌ تَعْ‍رَ‌ى
Wa 'Annaka Lā Tažma'u Fīhā Wa Lā Tađĥá 020-119 waxaana kuugu sugnaaday inaadan ku oomin dhexdeeda kuna Qorroxoobin. وَ‌أَنَّ‍‍كَ لاَ‌ تَ‍‍ظْ‍‍مَأُ‌ فِيهَا‌ ‌وَلاَ‌ تَ‍‍ضْ‍‍حَى
Fawaswasa 'Ilayhi Ash-Shayţānu Qāla Yā 'Ādamu Hal 'Adulluka `Alá Shajarati Al-Khuldi Wa Mulkin Lā Yab 020-120 waxaase waswaasiyey shaydaan wuxuuna yidhi Aadamow ma ku tusiyaa Geedda waaridda iyo xukun aan gaboobayn. فَوَسْوَسَ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍هِ ‌ال‍‍شَّيْ‍‍طَ‍‍انُ قَ‍‍الَ يَا‌آ‌دَمُ هَلْ ‌أَ‌دُلُّكَ عَلَى‌ شَجَ‍رَةِ ‌الْ‍‍خُ‍‍لْدِ‌ ‌وَمُلْك‍ٍ‌ لاَ‌ يَ‍‍بْ‍‍لَى
Fa'akalā Minhā Fabadat Lahumā Saw'ātuhumā Wa Ţafiqā Yakhşifāni `Alayhimā Min Waraqi Al-Jannati ۚ Wa `Aşá 'Ādamu Rabbahu Faghawá 020-121 wayna cuneen xaggeeda waxaana u muuqday Cawradoodiiwaxayna noqdeen kuwa isku dhejiya korkooda caleenta jannadam wuu caasiyey Aadan Eebihiis wuuna leexday. فَأَكَلاَ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ فَبَدَتْ لَهُمَا‌ سَوْ‌آتُهُمَا‌ ‌وَ‍طَ‍‍فِ‍‍قَ‍‍ا‌ يَ‍‍خْ‍‍صِ‍‍ف‍‍َ‍انِ عَلَيْهِمَا‌ مِ‍‌‍نْ ‌وَ‌‍رَقِ ‌الْجَ‍‍نَّ‍‍ةِ ۚ ‌وَعَ‍‍صَ‍‍ى‌ ‌آ‌دَمُ ‌‍رَبَّ‍‍هُ فَ‍‍غَ‍‍وَ‌ى
Thumma Ajtabāhu Rabbuhu Fatāba `Alayhi Wa Hadá 020-122 waxaase doortay Eebihiis wuuna ka Toobadaqbalay oo hanuuniyey. ثُ‍‍مَّ ‌اجْ‍‍تَب‍‍َ‍اهُ ‌‍رَبُّ‍‍هُ فَت‍‍َ‍ابَ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ ‌وَهَدَ‌ى
Qāla Ahbiţā Minhā Jamī`āan ۖ Ba`đukum Liba`đin `Adūwun ۖ Fa'immā Ya'tiyannakum Minnī Hudan Famani Attaba`a Hudāya Falā Yađillu Wa Lā Yashqá 020-123 wuxuu yidhi (Eebe) ka hoobta Jannada dhammaantiin qaarkiin qaar colbuu u yahayehadduu xaggayga idiinka yimaaddo hanuun ruuxii raaca hanuunkeyga ma dhumo (adduunka) mana xumaado (aakhiro). قَ‍‍الَ ‌اهْبِ‍‍طَ‍‍ا‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ جَمِيعا‌ ًۖ بَعْ‍‍ضُ‍‍كُمْ لِبَعْ‍‍ضٍ عَدُ‌وّ‌‌ٌۖ فَإِمَّ‍‍ا‌ يَأْتِيَ‍‍نَّ‍‍كُمْ مِ‍‍نِّ‍‍ي هُ‍‍د‌ى‌‌ ً‌ فَمَنِ ‌اتَّبَعَ هُد‍َ‍‌ايَ فَلاَ‌ يَ‍‍ضِ‍‍لُّ ‌وَلاَ‌ يَشْ‍‍قَ‍‍ى
Wa Man 'A`rađa `An Dhikrī Fa'inna Lahu Ma`īshatan Đankāan Wa Naĥshuruhu Yawma Al-Qiyāmati 'A`má 020-124 ruuxisa ka jeedsada xuskeyga (Quraanka) waxaa u sugnaaday nolol cidhiidhi ahwaxaana soo kulminaynaa maalinta qiyaame isagoo arag La'. وَمَ‍‌‍نْ ‌أَعْ‍رَضَ عَ‍‌‍نْ ‌ذِكْ‍‍رِي فَإِنَّ لَ‍‍هُ مَعِيشَة‌ ًضَ‍‍‌‍ن‍‍كا‌ ً‌ ‌وَنَحْشُرُهُ يَ‍‍وْمَ ‌الْ‍‍قِ‍‍يَامَةِ ‌أَعْمَى
Qāla Rabbi Lima Ĥashartanī 'A`má Wa Qad Kuntu Başīrāan 020-125 wuxuuna dhihi Eebow maxaad ii soo kulmisay (keentay) anoo arag la' oona ahaa arke (adduunkii). قَ‍‍الَ ‌‍رَبِّ لِمَ حَشَرْتَنِ‍‍ي ‌أَعْمَى‌ ‌وَ‍قَ‍‍دْ‌ كُ‍‌‍ن‍‍تُ بَ‍‍صِ‍‍ي‍‍ر‌اً
Qāla Kadhālika 'Atatka 'Āyātunā Fanasītahā ۖ Wa Kadhalika Al-Yawma Tun 020-126 wuxuu yidhaa (Eebe) waa saas waxaa kuu timid aayadahanaga waadna halmaantay saasaana maanta lagaaga tagi (sida halmaan). قَ‍‍الَ كَذَلِكَ ‌أَتَتْكَ ‌آيَاتُنَا‌ فَنَسِيتَهَا‌ ۖ ‌وَكَذَلِكَ ‌الْيَ‍‍وْمَ تُ‍‌‍ن‍‍سَى
Wa Kadhalika Najzī Man 'Asrafa Wa Lam Yu'umin Bi'āyāti Rabbihi ۚ Wa La`adhābu Al-'Ākhirati 'Ashaddu Wa 'Abqá 020-127 saasaan ku abaal marinaa ciddii xadgudubta oon rumayn aayaadka Eebihiis cadaabka aakhiraana daran oo hadhid badan. وَكَذَلِكَ نَ‍‍جْ‍‍زِي مَ‍‌‍نْ ‌أَسْ‍رَفَ ‌وَلَمْ يُؤْمِ‍‌‍نْ بِآي‍‍َ‍اتِ ‌‍رَبِّ‍‍هِ ۚ ‌وَلَعَذ‍َ‍‌ابُ ‌الآ‍‍خِ‍رَةِ ‌أَشَدُّ‌ ‌وَ‌أَبْ‍‍‍‍قَ‍‍ى
'Afalam Yahdi Lahum Kam 'Ahlaknā Qablahum Mina Al-Qurūni Yamshūna Fī Masākinihim ۗ 'Inna Fī Dhālika La'āyātin Li'wlī An-Nuhá 020-128 miyuuna u caddayn Gaalada intaan halaagnay hortood quruumo iyagoo ku socda guryahoodataasna calaamaa ugu sugan kuwa caqliga leh. أَفَلَمْ يَهْدِ‌ لَهُمْ كَمْ ‌أَهْلَكْنَا‌ قَ‍‍بْ‍‍لَهُمْ مِنَ ‌الْ‍‍قُ‍‍ر‍ُ‍‌ونِ يَمْش‍‍ُ‍ونَ فِي مَسَاكِنِهِمْ ۗ ‌إِنَّ فِي ‌ذَلِكَ لَآي‍‍َ‍ات‍ٍ‌ لِأ‌و‍ْ‍لِي ‌ال‍‍نُّ‍‍هَى
Wa Lawlā Kalimatun Sabaqat Min Rabbika Lakāna Lizāmāan Wa 'Ajalun Musamman 020-129 haddayna jirin kalimad u hor martay Eebahaa iyo muddo maga caaban wuxuu ahaan lahaa cadaabku mid ku soo deg dega. وَلَوْلاَ‌ كَلِمَة‌‍ٌ‌ سَبَ‍‍قَ‍‍تْ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَبِّكَ لَك‍‍َ‍انَ لِزَ‌اما‌ ً‌ ‌وَ‌أَجَلٌ‌ مُسَ‍‍مّ‍‍ىً
şbir `Alá Mā Yaqūlūna Wa Sabbiĥ Biĥamdi Rabbika Qabla Ţulū`i Ash-Shamsi Wa Qabla Ghurūbihā ۖ Wa Min 'Ānā'i Al-Layli Fasabbiĥ Wa 'Aţrāfa An-Nahāri La`allaka Tarđá 020-130 ee ku samir waxay sheegi kuna tasbiixso adoo mahadda Eebahaa ku dheehan ka hor qorrax soo bax iyo ka hor dhiciddasaacadaha habeenkiina tasbiixso (Tuko) iyo darfaha maalinta inaad raalli noqoto. فَاصْ‍‍بِ‍‍رْ‌ عَلَى‌ مَا‌ يَ‍‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ ‌وَسَبِّحْ بِحَمْدِ‌ ‌‍رَبِّكَ قَ‍‍بْ‍‍لَ طُ‍‍ل‍‍ُ‍وعِ ‌ال‍‍شَّمْسِ ‌وَ‍قَ‍‍بْ‍‍لَ غُ‍‍رُ‌وبِهَا‌ ۖ ‌وَمِ‍‌‍نْ ‌آن‍‍َ‍ا‌ءِ‌ ‌ال‍‍لَّ‍‍يْ‍‍لِ فَسَبِّحْ ‌وَ‌أَ‍طْ‍رَ‍‌افَ ‌ال‍‍نَّ‍‍ه‍‍َ‍ا‌ر‍ِ‍‌ لَعَلَّكَ تَرْ‍ضَ‍‍ى
Wa Lā Tamuddanna `Aynayka 'Ilá Mā Matta`nā Bihi~ 'Azwājāan Minhum Zahrata Al-Ĥayāati Ad-Dunyā Linaftinahum Fīhi ۚ Wa Rizqu Rabbika Khayrun Wa 'Abqá 020-131 hawtaagin indhahaaga waxaan ugu raaxaynay nooc ka mid ah oo quraxda nolashaa adduun si aan ugu fidnaynorizqiga Eebahaa yaase khayrroon oo hadhid badan. وَلاَ‌ تَمُدَّنَّ عَيْنَ‍‍يْ‍‍كَ ‌إِلَى‌ مَا‌ مَتَّعْنَا‌ بِهِ ‌أَ‌زْ‌وَ‌اجا‌ ً‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ ‌زَهْ‍رَةَ ‌الْحَي‍‍َ‍اةِ ‌ال‍‍دُّن‍‍يَا‌ لِنَفْتِنَهُمْ ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ ۚ ‌وَ‌رِ‌زْ‍قُ ‌‍رَبِّكَ خَ‍‍يْ‍‍ر‌ٌ‌ ‌وَ‌أَبْ‍‍‍‍قَ‍‍ى
Wa 'Mur 'Ahlaka Biş-Şalāati Wa Aşţabir `Alayhā ۖ Lā Nas'aluka Rizqāan ۖ Naĥnu Narzuquka Wa ۗ Al-`Āqibatu Lilttaq 020-132 far ehelkaaga salaadda kuna samir korkeeda ku warsanmayno rizqiye annagaa ku arzuqi cidhibta (fiicana) waxaa iska leh dhawrsashada. وَ‌أْمُرْ‌ ‌أَهْلَكَ بِ‍ال‍‍صَّ‍‍لاَةِ ‌وَ‌اصْ‍‍طَ‍‍بِ‍‍رْ‌ عَلَيْهَا‌ ۖ لاَ‌ نَسْأَلُكَ ‌رِ‌زْ‍ق‍‍ا‌ ًۖ نَحْنُ نَرْ‌زُ‍قُ‍‍كَ ۗ ‌وَ‌الْعَاقِ‍‍بَةُ لِلتَّ‍‍قْ‍‍وَ‌ى
Wa Qālū Lawlā Ya'tīnā Bi'āyatin Min Rabbihi~ ۚ 'Awalam Ta'tihim Bayyinatu Mā Fī Aş-Şuĥufi Al-'Ūlá 020-133 waxay dheheen gaaladii muu noola yimaaddo aayad xagga Eebihiis ka timidmiyuuna u imaanin Maraggii wixii ku sugnaa Kutubihii hore. وَ‍قَ‍‍الُو‌ا‌ لَوْلاَ‌ يَأْتِينَا‌ بِآيَةٍ‌ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَبِّهِ ۚ ‌أَ‌وَلَمْ تَأْتِهِمْ بَيِّنَةُ مَا‌ فِي ‌ال‍‍صُّ‍‍حُفِ ‌الأ‍ُ‍‌ولَى
Wa Law 'Annā 'Ahlaknāhum Bi`adhābin Min Qablihi Laqālū Rabbanā Lawlā 'Arsalta 'Ilaynā Rasūlāan Fanattabi`a 'Āyātika Min Qabli 'An Nadhilla Wa Nakh 020-134 haddaan ku halaagno Cadaab Rasuulka (iyo Quraanka) ka hor waxay dhihilahaayeen Eebahannow maxaad noogu diri wayday rasuul oon raacno aayaadkaaga ka hor dullowganaga iyo khasaarahanaga. وَلَوْ‌ ‌أَنَّ‍‍ا‌ ‌أَهْلَكْنَاهُمْ بِعَذ‍َ‍‌ابٍ‌ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِ‍‍هِ لَ‍‍قَ‍‍الُو‌ا‌ ‌‍رَبَّنَا‌ لَوْلاَ‌ ‌أَ‌رْسَلْتَ ‌إِلَيْنَا‌ ‌‍رَسُولا‌‌ ً‌ فَنَتَّبِعَ ‌آيَاتِكَ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِ ‌أَ‌نْ نَذِلَّ ‌وَنَ‍‍خْ‍‍زَ‌ى
Qul Kullun Mutarabbişun Fatarabbaşū ۖ Fasata`lamūna Man 'Aşĥābu Aş-Şirāţi As-Sawīyi Wa Mani Ahtadá 020-135 waxaad dhahdaa (Nabiyow) dhammaan way sugi ee sugawaxaad ogaan doontaan cidda jidka toosan iyo cidda hanuunsane. قُ‍‍لْ كُلٌّ‌ مُتَ‍رَبِّ‍‍ص‌‍ٌ‌ فَتَ‍رَبَّ‍‍صُ‍‍و‌اۖ فَسَتَعْلَم‍‍ُ‍ونَ مَ‍‌‍نْ ‌أَ‍صْ‍‍ح‍‍َ‍ابُ ‌ال‍‍صِّ‍رَ‍‌اطِ ‌ال‍‍سَّوِيِّ ‌وَمَنِ ‌اهْتَدَ‌ى
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah