Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

18) Sūrat Al-Kahf

Printed format

18) سُورَة الكَهف

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Al-Ĥamdu Lillāh Al-Ladhī 'Anzala `Alá `Abdihi Al-Kitāba Wa Lam Yaj`al Llahu `Iwajā ۜ 018-001 Mahad Eebaa iska leh Eebaha ku soo Dejiyey Addoonkiisa (Nabi Muxamad ah) Kitaabka (Quraanka) oon yeelinna Dhexdiisa Qallooc. الْحَمْدُ‌ لِلَّهِ ‌الَّذِي ‌أَ‌ن‍‍زَلَ عَلَى‌ عَ‍‍بْ‍‍دِهِ ‌الْكِت‍‍َ‍ابَ ‌وَلَمْ يَ‍‍جْ‍‍عَلْ لَّ‍‍هُ عِوَجَا
Qayyimāan Liyundhira Ba'sāan Shadīdāan Min Ladunhu Wa Yubashshira Al-Mu'uminīna Al-Ladhīna Ya`malūna Aş-Şāliĥāti 'Anna Lahum 'Ajan Ĥasanāan 018-002 Waana Toosanyahay si uu ugaga Digo Ciqaab daran oo Eebe Xaggiisa ka ahaatayuguna Bishaareeyo Mu'miniinta fala Wanaagga inay Muteen Ajir Fiican. قَ‍‍يِّما‌ ً‌ لِيُ‍‌‍ن‍‍ذِ‌ر‍َ‍‌ بَأْسا‌‌ ً‌ شَدِيد‌ا‌ ً‌ مِ‍‌‍نْ لَدُ‌نْ‍‍هُ ‌وَيُبَشِّ‍‍ر‍َ‍‌ ‌الْمُؤْمِن‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يَعْمَل‍‍ُ‍ونَ ‌ال‍‍صَّ‍‍الِح‍‍َ‍اتِ ‌أَنَّ لَهُمْ ‌أَجْ‍‍ر‌اً‌ حَسَناً
Mākithīna Fīhi 'Abadāan 018-003 Kuna Nagaanayaan (janada) Waligood. مَاكِث‍‍ِ‍ي‍‍نَ ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ ‌أَبَد‌اً
Wa Yundhira Al-Ladhīna Qālū Attakhadha Allāhu Waladāan 018-004 Ugana Digo kuwa Yidhi wuxuu yeeshey Eebe Ilmo. وَيُ‍‌‍ن‍‍ذِ‌ر‍َ‍‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ قَ‍‍الُو‌ا‌اتَّ‍‍خَ‍‍ذَ‌ ‌اللَّ‍‍هُ ‌وَلَد‌اً
Mmā Lahum Bihi Min `Ilmin Wa Lā Li'ābā'ihim ۚ Kaburat Kalimatan Takhruju Min 'Afwāhihim ۚ 'In Yaqūlūna 'Illā Kadhibāan 018-005 Uma laha wax Cilmi ah iyaga iyo Aabayaalkood midnawaxaana waynaatay Kalimad ka soo Baxday Afafkoodamana dhahayaan waxaan Been ahayn. ‍مَّ‍‍ا‌ لَهُمْ بِ‍‍هِ مِ‍‌‍نْ عِلْمٍ‌ ‌وَلاَ‌ لِآب‍‍َ‍ائِهِمْ ۚ كَبُ‍رَتْ كَلِمَة‌ ً‌ تَ‍‍خْ‍‍رُجُ مِ‍‌‍نْ ‌أَفْوَ‌اهِهِمْ ۚ ‌إِ‌نْ يَ‍‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ ‌إِلاَّ‌ كَذِباً
Fala`allaka Bākhi`un Nafsaka `Aláthārihim 'In Lam Yu'uminū Bihadhā Al-Ĥadīthi 'Asafāan 018-006 Waxaad u Dhawdahay inaad ku (Halaagto) Naftaada Nabiyow Raadkooda (gadaashooda) haddayna rumeyn Quraankanwalbahaar dartiis. فَلَعَلَّكَ بَاخِ‍‍عٌ‌ نَفْسَكَ عَلَ‍‍ى‌ ‌آثَا‌رِهِمْ ‌إِ‌نْ لَمْ يُؤْمِنُو‌ا‌ بِهَذَ‌ا‌ ‌الْحَد‍ِ‍ي‍‍ثِ ‌أَسَفاً
'Innā Ja`alnā Mā `Alá Al-'Arđi Zīnatan Lahā Linabluwahum 'Ayyuhum 'Aĥsanu `Amalāan 018-007 Waxaan ka yeellay waxa Dhulka Korkiisa ah Quruxdiisasi aan u Imtixaanno Midkooda Fiican-Camal. إِنَّ‍‍ا‌ جَعَلْنَا‌ مَا‌ عَلَى‌ ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌زِينَة ً‌ لَهَا‌ لِنَ‍‍بْ‍‍لُوَهُمْ ‌أَيُّهُمْ ‌أَحْسَنُ عَمَلاً
Wa 'Innā Lajā`ilūna Mā `Alayhā Şa`īdāan Juruzāan 018-008 Waxaana ka yeelaynaa waxa korkeeda ah Bannaan aan wax ka soo Bixin. وَ‌إِنَّ‍‍ا‌ لَجَاعِل‍‍ُ‍ونَ مَا‌ عَلَيْهَا‌ صَ‍‍عِيد‌ا‌‌ ً‌ جُرُ‌ز‌اً
'Am Ĥasibta 'Anna 'Aşĥāba Al-Kahfi Wa Ar-Raqīmi Kānū Min 'Āyātinā `Ajabāan 018-009 Ma waxaad u malaysay Nabiyow Godkii Asaxaabtiisii (Dadkiisii) iyo Kitaabkii (iyo Looxii) inay ugu yaab badantahay Aayaadkanaga. أَمْ حَسِ‍‍بْ‍‍تَ ‌أَنَّ ‌أَ‍صْ‍‍ح‍‍َ‍ابَ ‌الْكَهْفِ ‌وَ‌ال‍رَّ‍قِ‍‍ي‍‍مِ كَانُو‌ا‌ مِ‍‌‍نْ ‌آيَاتِنَا‌ عَجَباً
'Idh 'Awá Al-Fityatu 'Ilá Al-Kahfi Faqālū Rabbanā 'Ātinā Min Ladunka Raĥmatan Wa Hayyi' Lanā Min 'Amrinā Rashadāan 018-010 Waa markay u Dummeen Dhallinyaradu Godka oy dhaheen Eebow naga sii Agtaada Naxariis noona Darab Amarkanaga Hanuun. إِ‌ذْ‌ ‌أَ‌وَ‌ى‌ ‌الْفِتْيَةُ ‌إِلَى‌ ‌الْكَهْفِ فَ‍‍قَ‍‍الُو‌ا‌ ‌‍رَبَّنَ‍‍ا‌ ‌آتِنَا‌ مِ‍‌‍نْ لَدُ‌نْ‍‍كَ ‌‍رَحْمَة ً‌ ‌وَهَيِّئْ لَنَا‌ مِ‍‌‍نْ ‌أَمْ‍‍رِنَا‌ ‌‍رَشَد‌اً
Fađarabnā `Aládhānihim Al-Kahfi Sinīna `Adadāan 018-011 Markaasaan ku Siidaynay Hurdo Godka dhexdiisa Sanooyin Badan. فَ‍ضَ‍رَبْ‍‍نَا‌ عَلَ‍‍ى‌ ‌آ‌ذَ‌انِهِمْ فِي ‌الْكَهْفِ سِن‍‍ِ‍ي‍‍نَ عَدَ‌د‌اً
Thumma Ba`athnāhum Lina`lama 'Ayyu Al-Ĥizbayni 'Aĥşá Limā Labithū 'Amadāan 018-012 Markaasaan soo Bixinnay si aan u Muujinno Labada Xizbi midkooda Kobid Badan intay Nagaadeen Muddo. ثُ‍‍مَّ بَعَثْنَاهُمْ لِنَعْلَمَ ‌أَيُّ ‌الْحِزْبَ‍‍يْ‍‍نِ ‌أَحْ‍‍صَ‍‍ى‌ لِمَا‌ لَبِثُ‍‍و‌ا‌ ‌أَمَد‌اً
Naĥnu Naquşşu `Alayka Naba'ahum Bil-Ĥaqqi ۚ 'Innahum Fityatun 'Āmanū Birabbihim Wa Zidnāhum Hudan 018-013 Anagaa kaaga Qisoon warkooda si Xaq ahwaxay ahaayeen Dhallinyaro rumeeyey Eebehoodwaxaana u siyaadinay hanuun. نَحْنُ نَ‍‍قُ‍‍صُّ عَلَ‍‍يْ‍‍كَ نَبَأَهُمْ بِ‍الْحَ‍‍قِّ ۚ ‌إِنَّ‍‍هُمْ فِتْيَة‌‍ٌ‌ ‌آمَنُو‌ا‌ بِ‍رَبِّهِمْ ‌وَ‌زِ‌دْنَاهُمْ هُ‍‍د‌ىً
Wa Rabaţnā `Alá Qulūbihim 'Idh Qāmū Faqālū Rabbunā Rabbu As-Samāwāti Wa Al-'Arđi Lan Nad`uwa Min Dūnihi~ 'Ilahāan ۖ Laqad Qulnā 'Idhāan Shaţaţāan 018-014 waxaan xoojinay (oon adkayna) quluubtoodaoyna dhaheen Eebehanno waa Eebeha Samaawaadka iyo Dhulkabaryinamayno (Caabudimayno) Ilaah ka soo hadhaywaxaan ku hadalay markaas hadal Xun (oo baadil ah). وَ‌‍رَبَ‍‍طْ‍‍نَا‌ عَلَى‌ قُ‍‍لُوبِهِمْ ‌إِ‌ذْ‌ قَ‍‍امُو‌ا‌ فَ‍‍قَ‍‍الُو‌ا‌ ‌‍رَبُّنَا‌ ‌‍رَبُّ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ لَ‍‌‍نْ نَ‍‍دْعُوَ‌ مِ‍‌‍نْ ‌دُ‌ونِهِ ‌إِلَها‌ ًۖ لَ‍‍قَ‍‍دْ‌ قُ‍‍لْنَ‍‍ا‌ ‌إِ‌ذ‌ا‌‌ ً‌ شَ‍‍طَ‍‍ط‍‍اً
Hā'uulā' Qawmunā Attakhadhū Min Dūnihi~ 'Ālihatan ۖ Lawlā Ya'tūna `Alayhim Bisulţānin Bayyinin ۖ Faman 'Ažlamu Mimmani Aftará `Alá Allāhi Kadhibāan 018-015 Kuwaasu waa qoomkanagii waxay yeesheen Eebe ka sokow ilaahyomey u keenaan korkooda wax xujo cad ahyaase ka dulmi badan ruux ku abuurtay Eebe dushiisa been. ه‍‍َ‍ا‌ؤُلاَ‌ء‌ قَ‍‍وْمُنَا‌ ‌اتَّ‍‍خَ‍‍ذُ‌و‌ا‌ مِ‍‌‍نْ ‌دُ‌ونِهِ ‌آلِهَة ًۖ لَوْلاَ‌ يَأْت‍‍ُ‍ونَ عَلَيْهِمْ بِسُلْ‍‍طَ‍‍ان ٍ‌ بَيِّن‌‍ٍۖ فَمَ‍‌‍نْ ‌أَ‍ظْ‍‍لَمُ مِ‍‍مَّ‍‍نِ ‌افْتَ‍رَ‌ى‌ عَلَى‌ ‌اللَّ‍‍هِ كَذِباً
Wa 'Idh A`tazaltumūhum Wa Mā Ya`budūna 'Illā Al-Laha Fa'wū 'Ilá Al-Kahfi Yanshur Lakum Rabbukum Min Raĥmatihi Wa Yuhayyi' Lakum Min 'Amrikum Mirfaqāan 018-016 markaad ka fogaataan gaalada iyo waxay caabudi oo Eebe ka soo hadhay u dunma godka wuxuu idiin fidin Eebihiin naxariise idinkanadarbi amarkiinna waxaad ku istareexdaan kuna kala saartaan xumaanta iyo wanaagga. وَ‌إِ‌ذْ‌ ‌اعْتَزَلْتُمُوهُمْ ‌وَمَا‌ يَعْبُد‍ُ‍‌ونَ ‌إِلاَّ‌ ‌اللَّ‍‍هَ فَأْ‌وُ‌و‌ا‌ ‌إِلَى‌ ‌الْكَهْفِ يَ‍‌‍ن‍‍شُرْ‌ لَكُمْ ‌‍رَبُّكُمْ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَحْمَتِ‍‍هِ ‌وَيُهَيِّئْ لَكُمْ مِ‍‌‍نْ ‌أَمْ‍‍رِكُمْ مِ‍‍رفَ‍‍ق‍‍اً
Wa Tará Ash-Shamsa 'Idhā Ţala`at Tazāwaru `An Kahfihim Dhāta Al-Yamīni Wa 'Idhā Gharabat Taqriđuhum Dhāta Ash-Shimāli Wa Hum Fī Fajwatin Minhu ۚ Dhālika Min 'Āyāti Allāhi ۗ Man Yahdi Allāhu Fahuwa Al-Muhtadi ۖ Wa Man Yuđlil Falan Tajida Lahu Walīyāan Murshidāan 018-017 waxaad arkaysaa Qorraxda oo markay Dhalato uga iilan Godkooda xagga Midigmarkay dhicina ka Gooyn xagga bidix iyagoo ku sugan Meel Waasac ah oo Godkataasina waxay ka mid tahay Aayaadka EebeRuuxuu hanuuniyo Eebe unbaa hanuunsanRuuxuu Dhumiyana u helimaysid Gargaare hanuuniya. وَتَ‍رَ‌ى‌ ‌ال‍‍شَّمْسَ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ طَ‍‍لَعَتْ تَزَ‌ا‌وَ‌رُ‌ عَ‍‌‍نْ كَهْفِهِمْ ‌ذ‍َ‍‌اتَ ‌الْيَم‍‍ِ‍ي‍‍نِ ‌وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ غَ‍رَبَتْ تَ‍‍قْ‍‍رِ‍‍ضُ‍‍هُمْ ‌ذ‍َ‍‌اتَ ‌ال‍‍شِّم‍‍َ‍الِ ‌وَهُمْ فِي فَ‍‍جْ‍‍وَةٍ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُ ۚ ‌ذَلِكَ مِ‍‌‍نْ ‌آي‍‍َ‍اتِ ‌اللَّ‍‍هِ ۗ مَ‍‌‍نْ يَهْدِ‌ ‌اللَّ‍‍هُ فَهُوَ‌ ‌الْمُهْتَدِ‌ ۖ ‌وَمَ‍‌‍نْ يُ‍‍ضْ‍‍لِلْ فَلَ‍‌‍نْ تَجِدَ‌ لَ‍‍هُ ‌وَلِيّا‌ ً‌ مُرْشِد‌اً
Wa Taĥsabuhum 'Ayqāžāan Wa Hum Ruqūdun ۚ Wa Nuqallibuhum Dhāta Al-Yamīni Wa Dhāta Ash-Shimāli ۖ Wa Kalbuhum Bāsiţun Dhirā`ayhi Bil-Waşīdi ۚ Lawi Aţţala`ta `Alayhim Lawallayta Minhum Firāan Wa Lamuli'ta Minhum Ru`bāan 018-018 Waxaad u malayn inay soo jeedaan iyagoo Jiifawaxaana u gagadin Midig iyo BidixEygoodiina wuxuu ku fidin Dhudhumadiisa Albaabkahaddaad aragto waad ka jeedsanlahaydadoocarari waxaana lagaa buuxinlahaa Xagooda Argagax. وَتَحْسَبُهُمْ ‌أَيْ‍‍قَ‍‍اظ‍‍ا‌ ً‌ ‌وَهُمْ ‌رُ‍قُ‍‍و‌د‌ٌۚ ‌وَنُ‍‍قَ‍‍لِّبُهُمْ ‌ذ‍َ‍‌اتَ ‌الْيَم‍‍ِ‍ي‍‍نِ ‌وَ‌ذ‍َ‍‌اتَ ‌ال‍‍شِّم‍‍َ‍الِ ۖ ‌وَكَلْبُهُمْ بَاسِ‍‍ط‌‍ٌ‌ ‌ذِ‌‍رَ‌اعَ‍‍يْ‍‍هِ بِ‍الْوَ‍صِ‍‍ي‍‍دِ‌ ۚ لَوِ‌ ‌اطَّ‍‍لَعْتَ عَلَيْهِمْ لَوَلَّ‍‍يْ‍‍تَ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ فِ‍رَ‌ا‌ر‌ا‌ ً‌ ‌وَلَمُلِئْتَ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ ‌رُعْباً
Wa Kadhalika Ba`athnāhum Liyatasā'alū Baynahum ۚ Qāla Qā'ilun Minhum Kam Labithtum ۖ Qālū Labithnā Yawmāan 'Aw Ba`đa Yawmin ۚ Qālū Rabbukum 'A`lamu Bimā Labithtumb`athū 'Aĥadakum Biwariqikum Hadhihi~ 'Ilá Al-Madīnati Falyanžur 'Ayyuhā 'Azká Ţa`āmāan Falya'tikum Birizqin Minhu Wa Līatalaţţaf Wa Lā Yush`iranna Bikum 'Aĥadāan 018-019 Saasaana u soo bixinay inay is warsadaan dhexdoodawuxuu yidhi mid ka mid ah imisaad nagaateenwaxay dhaheen waxaan nagaannay Maalin ama maalin qaarkeedwaxay dhaheen Eebeheenbaa og waxaad nagaateen ee ladira midkiin lacagtan xagga Magaaladahana soo fiiriyo Cid Cunno xalaalaysan * hana idiinka Keeno Rizqi hana isqariyo (oo istartiibiyo) yuuna idin ogeeysiin xaggooda ruuxna. وَكَذَلِكَ بَعَثْنَاهُمْ لِيَتَس‍‍َ‍ا‌ءَلُو‌ا‌ بَيْنَهُمْ ۚ قَ‍‍الَ قَ‍‍ائِلٌ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ كَمْ لَبِثْتُمْ ۖ قَ‍‍الُو‌ا‌ لَبِثْنَا‌ يَوْماً‌ ‌أَ‌وْ‌ بَعْ‍‍ضَ يَ‍‍وْم‌‍ٍۚ قَ‍‍الُو‌ا‌ ‌‍رَبُّكُمْ ‌أَعْلَمُ بِمَا‌ لَبِثْتُمْ فَابْ‍‍عَثُ‍‍و‌ا‌ ‌أَحَدَكُمْ بِوَ‌رِ‍‍قِ‍‍كُمْ هَذِهِ ‌إِلَى‌ ‌الْمَدِينَةِ فَلْيَ‍‌‍ن‍‍ظُ‍‍رْ‌ ‌أَيُّهَ‍‍ا‌ ‌أَ‌زْكَى‌ طَ‍‍عَاما‌‌ ً‌ فَلْيَأْتِكُمْ بِ‍‍رِ‌زْ‍قٍ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُ ‌وَلْيَتَلَ‍‍طَّ‍‍فْ ‌وَلاَ‌ يُشْعِ‍رَنَّ بِكُمْ ‌أَحَد‌اً
'Innahum 'In Yažharū `Alaykum Yarjumūkum 'Aw Yu`īdūkum Fī Millatihim Wa Lan Tufliĥū 'Idhāan 'Abadāan 018-020 iyagu hadday idin arkaan way idin dhagaxyeynama idinku Celin diintooda mana Liibaanaysaan markaas waligiin. إِنَّ‍‍هُمْ ‌إِ‌نْ يَ‍‍ظْ‍‍هَرُ‌و‌ا‌ عَلَيْكُمْ يَرْجُمُوكُمْ ‌أَ‌وْ‌ يُعِيدُ‌وكُمْ فِي مِلَّتِهِمْ ‌وَلَ‍‌‍نْ تُفْلِحُ‍‍و‌ا‌ ‌إِ‌ذ‌اً‌ ‌أَبَد‌اً
Wa Kadhalika 'A`tharnā `Alayhim Liya`lamū 'Anna Wa`da Allāhi Ĥaqqun Wa 'Anna As-Sā`ata Lā Rayba Fīhā 'Idh Yatanāza`ūna Baynahum 'Amrahum ۖ Faqālū Abnū `Alayhim Bunyānāan ۖ Rabbuhum 'A`lamu Bihim ۚ Qāla Al-Ladhīna Ghalabū `Alá 'Amrihim Lanattakhidhanna `Alayhim Masjidāan 018-021 Saasaan u daalacsiinay (u tusinay) Dadka si ay u ogaadaan in yabooha Eebe Xaq yahaysaacadda (qiyaamana) aan shaki ku jirin (waxaan tusinay) markay ku murmeen dhexdooda amarkoodaoy (isku) dhaheen ka dhisa korkooda dhismoEebahood baa og iyageewaxay dhaheen kuwii ku reeyey amarkooda aan ka yeelano korkooda Masaajid. وَكَذَلِكَ ‌أَعْثَرْنَا‌ عَلَيْهِمْ لِيَعْلَمُ‍‍و‌ا‌ ‌أَنَّ ‌وَعْدَ‌ ‌اللَّ‍‍هِ حَ‍‍قٌّ‌ ‌وَ‌أَنَّ ‌ال‍‍سَّاعَةَ لاَ‌ ‌‍رَيْ‍‍بَ فِيهَ‍‍ا‌ ‌إِ‌ذْ‌ يَتَنَا‌زَع‍‍ُ‍ونَ بَيْنَهُمْ ‌أَمْ‍رَهُمْ ۖ فَ‍‍قَ‍‍الُو‌ا‌ابْ‍‍نُو‌ا‌ عَلَيْهِمْ بُ‍‌‍نْ‍‍يَانا‌ ًۖ ‌‍رَبُّهُمْ ‌أَعْلَمُ بِهِمْ ۚ قَ‍‍الَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ غَ‍‍لَبُو‌ا‌ عَلَ‍‍ى‌ ‌أَمْ‍‍رِهِمْ لَنَتَّ‍‍خِ‍‍ذَنَّ عَلَيْهِمْ مَسْجِد‌اً
Sayaqūlūna Thalāthatun bi`uhum Kalbuhum Wa Yaqūlūna Khamsatun Sādisuhum Kalbuhum Rajmāan Bil-Ghaybi ۖ Wa Yaqūlūna Sab`atun Wa Thāminuhum Kalbuhum ۚ Qul Rabbī 'A`lamu Bi`iddatihim Mā Ya`lamuhum 'Illā Qalīlun ۗ Falā Tumāri Fīhim 'Illā Mirā'an Žāhirāan Wa Lā Tastafti Fīhim Minhum 'Aĥadāan 018-022 waxay dhihi waxay ahaayeen saddex waxaana afreeyey Eygoodiiwaxay dhihi waxay ahaayeen shan waxaana lixeeyey eygoodii iyagoo iska gani wax maqan (iska dhihi cilmi la'aan) waxay dhihi waxay ahaayeen todobo waxaana siddeedeeyey eygoodiiwaxaad dhahdaa Eebahay baa og tiradoodamana oga wax yar mooyeeee ha kula murmin xaalkooda muran muuqda oo fudud mooyeehana waydiin xaggooda Ruuxna. سَيَ‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ ثَلاَثَة ٌ‌ ‌‍رَ‌ابِعُهُمْ كَلْبُهُمْ ‌وَيَ‍‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ خَ‍‍مْسَة‌‍ٌ‌ سَا‌دِسُهُمْ كَلْبُهُمْ ‌‍رَجْ‍‍ما‌ ً‌ بِ‍الْ‍‍غَ‍‍يْ‍‍بِ ۖ ‌وَيَ‍‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ سَ‍‍بْ‍‍عَةٌ‌ ‌وَثَامِنُهُمْ كَلْبُهُمْ ۚ قُ‍‍لْ ‌‍رَبِّ‍‍ي ‌أَعْلَمُ بِعِدَّتِهِمْ مَا‌ يَعْلَمُهُمْ ‌إِلاَّ‌ قَ‍‍ل‍‍ِ‍ي‍‍ل‌‍ٌۗ فَلاَ‌ تُم‍‍َ‍ا‌ر‍ِ‍‌ فِيهِمْ ‌إِلاَّ‌ مِر‍َ‍‌ا‌ء‌‌ ًظَ‍‍اهِ‍‍ر‌ا‌ ً‌ ‌وَلاَ‌ تَسْتَفْتِ فِيهِمْ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ ‌أَحَد‌اً
Wa Lā Taqūlanna Lishay'in 'Innī Fā`ilun Dhālika Ghadāan 018-023 ha ku dhihin shaygaasaan fali barii. وَلاَ‌ تَ‍‍قُ‍‍ولَ‍‍نَّ لِشَ‍‍يْء‌‌ٍ‌ ‌إِنِّ‍‍ي فَاعِل‌‍ٌ‌ ‌ذَلِكَ غَ‍‍د‌اً
'Illā 'An Yashā'a Allāhu ۚ Wa Adhkur Rabbaka 'Idhā Nasīta Wa Qul `Asá 'An Yahdiyani Rabbī Li'qraba Min Hādhā Rashadāan 018-024 (adoon dhihin) hadduu doono Eebexusna Eebahaa haddaad halmaantowaxaadna dhahdaa wuxuu u dhawyahay inuu igu hanuuniyo Eebahay wax ka dhaw kaas oo toosni ah. إِلاَّ‌ ‌أَ‌نْ يَش‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌اللَّ‍‍هُ ۚ ‌وَ‌ا‌ذْكُرْ‌ ‌‍رَبَّكَ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ نَس‍‍ِ‍ي‍‍تَ ‌وَ‍قُ‍‍لْ عَسَ‍‍ى‌ ‌أَ‌نْ يَهْدِيَنِ ‌‍رَبِّي لِأ‍قْ‍‍‍رَبَ مِ‍‌‍نْ هَذَ‌ا‌ ‌‍رَشَد‌اً
Wa Labithū Fī Kahfihim Thalātha Miā'atin Sinīna Wa Azdādū Tis`āan 018-025 waxay ku nagaadeen godkoodii seddex boqol oo sano waxayna siyaadsadeen sagaal. وَلَبِثُو‌ا‌ فِي كَهْفِهِمْ ثَلاَثَ مِائَة‌‍ٍ‌ سِن‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌وَ‌ا‌زْ‌دَ‌ا‌دُ‌و‌ا‌ تِسْعاً
Quli Allāhu 'A`lamu Bimā Labithū ۖ Lahu Ghaybu As-Samāwāti Wa Al-'Arđi ۖ 'Abşir Bihi Wa 'Asmi` ۚ Mā Lahum Min Dūnihi Min Wa Līyin Wa Lā Yushriku Fī Ĥukmihi~ 'Aĥadāan 018-026 waxaad dhahdaa Eebaa og waxay nagaadeen waxaa u sugnaaday waxa ku maqan samooyinka iyo dhulkaarki ogaa oo maqli ogaa Eebeumana sugnaanin Dadka isaga ka sokow gargaare lamana wadaajiyo xukunkiisa Cidna. قُ‍‍لِ ‌اللَّ‍‍هُ ‌أَعْلَمُ بِمَا‌ لَبِثُو‌اۖ لَ‍‍هُ غَ‍‍يْ‍‍بُ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ۖ ‌أَبْ‍‍‍‍صِ‍‍رْ‌ بِ‍‍هِ ‌وَ‌أَسْمِعْ ۚ مَا‌ لَهُمْ مِ‍‌‍نْ ‌دُ‌ونِ‍‍هِ مِ‍‌‍نْ ‌وَلِيٍّ‌ ‌وَلاَ‌ يُشْ‍‍رِكُ فِي حُكْمِهِ~‍ِ ‌أَحَد‌اً
Wa Atlu Mā 'Ūĥiya 'Ilayka Min Kitābi Rabbika ۖ Lā Mubaddila Likalimātihi Wa Lan Tajida Min Dūnihi Multaĥadāan 018-027 akhri (oo raac) waxa laguu waxyooday oo kitaabka Eebahaa ahwax baddali kalimooyinkiisana ma jiromana helaysid wax ka sokeeya ood magangashid. وَ‌اتْلُ مَ‍‍ا‌ ‌أ‍ُ‍‌وحِيَ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍كَ مِ‍‌‍نْ كِت‍‍َ‍ابِ ‌‍رَبِّكَ ۖ لاَ‌ مُبَدِّلَ لِكَلِمَاتِ‍‍هِ ‌وَلَ‍‌‍نْ تَجِدَ‌ مِ‍‌‍نْ ‌دُ‌ونِ‍‍هِ مُلْتَحَد‌اً
Wa Aşbir Nafsaka Ma`a Al-Ladhīna Yad`ūna Rabbahum Bil-Ghadāati Wa Al-`Ashīyi Yurīdūna Wajhahu Wa Lā ۖ Ta`du `Aynāka `Anhum Turīdu Zīnata Al-Ĥayāati Ad-Dunyā Wa Lā ۖ Tuţi` Man 'Aghfalnā Qalbahu `An Dhikrinā Wa Attaba`a Hawāhu Wa Kāna 'Amruhu Furuţāan 018-028 ee ku samirsii naftaada la jirka kuwa baryaya Eebahood aroor iyo galabbaiyagoo dooni wajigiisayeyna ka iilanin Indhahaagu xagooda adoo dooni quruxda nolosah dhaw (ee aduun) hana adeeein ruuxaan halmaansiinnay qalbigiisa Xusiddanada oo raacay hawadiisa uuna ahaaday amarkiisu xadgudub (iyo Xumaan). وَ‌اصْ‍‍بِ‍‍رْ‌ نَفْسَكَ مَعَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يَ‍‍دْع‍‍ُ‍ونَ ‌‍رَبَّهُمْ بِ‍الْ‍‍غَ‍‍د‍َ‍‌اةِ ‌وَ‌الْعَشِيِّ يُ‍‍رِيد‍ُ‍‌ونَ ‌وَجْ‍‍هَ‍‍هُ ۖ ‌وَلاَ‌ تَعْدُ‌ عَيْن‍‍َ‍اكَ عَ‍‌‍نْ‍‍هُمْ تُ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍دُ‌ ‌زِينَةَ ‌الْحَي‍‍َ‍اةِ ‌ال‍‍دُّ‌نْ‍‍يَا‌ ۖ ‌وَلاَ‌ تُ‍‍طِ‍‍عْ مَ‍‌‍نْ ‌أَ‍‍غْ‍‍فَلْنَا‌ قَ‍‍لْبَ‍‍هُ عَ‍‌‍نْ ‌ذِكْ‍‍رِنَا‌ ‌وَ‌اتَّبَعَ هَو‍َ‍‌اهُ ‌وَك‍‍َ‍انَ ‌أَمْرُهُ فُرُ‍ط‍‍اً
Wa Quli Al-Ĥaqqu Min Rabbikum ۖ Faman Shā'a Falyu'umin Wa Man Shā'a Falyakfur ۚ 'Innā 'A`tadnā Lilžžālimīna Nāan 'Aĥāţa Bihim Sudiquhā ۚ Wa 'In Yastaghīthū Yughāthū Bimā'in Kālmuhli Yash Al-Wujūha ۚ Bi'sa Ash-Sharābu Wa Sā'at Murtafaqāan 018-029 waxaad dhahdaa xaqu Eebihiin buu ka ahaaday ee ciddii doonta ha gaalowdoanagu waxaan u darabnay daalimiinta naar oy koobtay iyaga (barxadeedu) iyo darbigeeduhadday kaalmo warsadaanna waxaaloogu kaalmeeya biyo daamuur oo kale ah oo duba wajiyada iyagaa u xun cabbid iyadaana u xun dangiigsi. وَ‍قُ‍‍لِ ‌الْحَ‍‍قُّ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَبِّكُمْ ۖ فَمَ‍‌‍نْ ش‍‍َ‍ا‌ءَ‌ فَلْيُؤْمِ‍‌‍نْ ‌وَمَ‍‌‍نْ ش‍‍َ‍ا‌ءَ‌ فَلْيَكْفُرْ‌ ۚ ‌إِنَّ‍‍ا‌ ‌أَعْتَ‍‍دْنَا‌ لِل‍‍ظَّ‍‍الِم‍‍ِ‍ي‍‍نَ نَا‌ر‌اً‌ ‌أَح‍‍َ‍اطَ بِهِمْ سُ‍رَ‌ا‌دِقُ‍‍هَا‌ ۚ ‌وَ‌إِ‌نْ يَسْتَ‍‍غِ‍‍يثُو‌ا‌ يُ‍‍غَ‍‍اثُو‌ا‌ بِم‍‍َ‍ا‌ء‌‌ٍ‌ كَالْمُهْلِ يَشْوِي ‌الْوُج‍‍ُ‍وهَ ۚ بِئْسَ ‌ال‍‍شَّ‍رَ‍‌ابُ ‌وَس‍‍َ‍ا‌ءَتْ مُرْتَفَ‍‍ق‍‍اً
'Inna Al-Ladhīna 'Āmanū Wa `Amilū Aş-Şāliĥāti 'Innā Lā Nuđī`u 'Ajra Man 'Aĥsana `Amalāan 018-030 Kuwa rumeeyey (Xaqa) oo camal fiican falay annagu ma hallayno Ciddii Wanaajisa Camalka. إِنَّ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ ‌وَعَمِلُو‌ا‌ال‍‍صَّ‍‍الِح‍‍َ‍اتِ ‌إِنَّ‍‍ا‌ لاَ‌ نُ‍‍ضِ‍‍ي‍‍عُ ‌أَجْ‍‍‍رَ‌ مَ‍‌‍نْ ‌أَحْسَنَ عَمَلاً
'Ūlā'ika Lahum Jannātu `Adnin Tajrī Min Taĥtihimu Al-'Anhāru Yuĥallawna Fīhā Min 'Asāwira Min Dhahabin Wa Yalbasūna Thiyābāan Khan Min Sundusin Wa 'Istabraqin Muttaki'īna Fīhā `Alá Al-'Arā'iki ۚ Ni`ma Ath-Thawābu Wa Ĥasunat Murtafaqāan 018-031 Kuwaas waxay mudan janada Cadnin oo dureeri Dhexdeeda Wabiyaallooguna Labisi Dhexdeeda Jijimo Dahab ahuna xidhay Maryo Caggaaran oo Xariir Jilicsan iyo mid adagbawaxayna ku Dangiigsan dhexdeeda Sariiro korkoodwaa abaal marin Fiican una Wanaagsan meel lagu (istareexo) laguna nasto. أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ لَهُمْ جَ‍‍نّ‍‍َ‍اتُ عَ‍‍دْن‌‍ٍ‌ تَ‍‍جْ‍‍رِي مِ‍‌‍نْ تَحْتِهِمُ ‌الأَ‌نْ‍‍ه‍‍َ‍ا‌رُ‌ يُحَلَّ‍‍وْنَ فِيهَا‌ مِ‍‌‍نْ ‌أَسَا‌وِ‌ر‍َ‍‌ مِ‍‌‍نْ ‌ذَهَبٍ‌ ‌وَيَلْبَس‍‍ُ‍ونَ ثِيَاباً‌ خُ‍‍ضْ‍‍ر‌ا‌ ً‌ مِ‍‌‍نْ سُ‍‌‍ن‍‍دُسٍ‌ ‌وَ‌إِسْتَ‍‍بْ‍‍‍رَقٍ‌ مُتَّكِئ‍‍ِ‍ي‍‍نَ فِيهَا‌ عَلَى‌ ‌الأَ‌ر‍َ‍‌ائِكِ ۚ نِعْمَ ‌ال‍‍ثَّو‍َ‍‌ابُ ‌وَحَسُنَتْ مُرْتَفَ‍‍ق‍‍اً
Wa Ađrib Lahum Mathalāan Rajulayni Ja`alnā Li'ĥadihimā Jannatayni Min 'A`nābin Wa Ĥafafnāhumā Binakhlin Wa Ja`alnā Baynahumā Zar`āan 018-032 Uga yeel tusaalc Labo Nin oon u yeellay Midkood Laba Beerood oo Cinab ahkuna koobnay Timir yeellayna Dhexdeeda Tallaal (beer). وَ‌اضْ‍‍رِبْ لَهُمْ مَثَلا‌ ً‌ ‌‍رَجُلَ‍‍يْ‍‍نِ جَعَلْنَا‌ لِأحَدِهِمَا‌ جَ‍‍نَّ‍‍تَ‍‍يْ‍‍نِ مِ‍‌‍نْ ‌أَعْن‍‍َ‍ابٍ‌ ‌وَحَفَفْنَاهُمَا‌ بِنَ‍‍خْ‍‍لٍ‌ ‌وَجَعَلْنَا‌ بَيْنَهُمَا‌ ‌زَ‌رْعاً
Kiltā Al-Jannatayni 'Ātat 'Ukulahā Wa Lam Tažlim Minhu Shay'āan ۚ Wa Fajjarnā Khilālahumā Nahaan 018-033 Labada Beeroodba oy keentay Cunnadeediioyna waxba Nusqaaminaoon kana Dhambalay dhexdeeda Wabiyo. كِلْتَا‌ ‌الْجَ‍‍نَّ‍‍تَ‍‍يْ‍‍نِ ‌آتَتْ ‌أُكُلَهَا‌ ‌وَلَمْ تَ‍‍ظْ‍‍لِمْ مِ‍‌‍نْ‍‍هُ شَ‍‍يْ‍‍ئا‌ ًۚ ‌وَفَجَّرْنَا‌ خِ‍‍لاَلَهُمَا‌ نَهَر‌اً
Wa Kāna Lahu Thamarun Faqāla Lişāĥibihi Wa Huwa Yuĥāwiruhu~ 'Anā 'Aktharu Minka Mālāan Wa 'A`azzu Nafaan 018-034 Midhana uu leeyahay oo markaas ku yidhi Saaxiibkiis asagoo hadalka ku celcelin anaa kaa Xoolo badan Kaana Tol badan. وَك‍‍َ‍انَ لَ‍‍هُ ثَمَر‌‌ٌ‌ فَ‍‍قَ‍‍الَ لِ‍‍صَ‍‍احِبِ‍‍هِ ‌وَهُوَ‌ يُحَا‌وِ‌رُهُ~ُ ‌أَنَ‍‍ا‌ ‌أَكْثَرُ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍كَ مَالا‌ ً‌ ‌وَ‌أَعَزُّ‌ نَفَر‌اً
Wa Dakhala Jannatahu Wa Huwa Žālimun Linafsihi Qāla Mā 'Ažunnu 'An Tabīda Hadhihi~ 'Abadāan 018-035 Wuxuu galay Beertiisii isagoo dulmiyey Naftiisawuxuu yidhi uma malaynayo inay Halaagsami Waligeed. وَ‌دَ‍خَ‍‍لَ جَ‍‍نَّ‍‍تَ‍‍هُ ‌وَهُوَ‌ ظَ‍‍الِم ٌ‌ لِنَفْسِ‍‍هِ قَ‍‍الَ مَ‍‍ا‌ ‌أَ‍ظُ‍‍نُّ ‌أَ‌نْ تَب‍‍ِ‍ي‍‍دَ‌ هَذِهِ~‍ِ ‌أَبَد‌اً
Wa Mā 'Ažunnu As-Sā`ata Qā'imatan Wa La'in Rudidtu 'Ilá Rabbī La'ajidanna Khayan Minhā Munqalabāan 018-036 Umana Malaynayo in Saacadda (Qiyaame) kicihaddii lay celiyo Xagga Eebahayna waxaan ka heli mid ka khayrroon Noqoshada. وَمَ‍‍ا‌ ‌أَ‍ظُ‍‍نُّ ‌ال‍‍سَّاعَةَ قَ‍‍ائِمَة ً‌ ‌وَلَئِ‍‌‍نْ ‌رُ‌دِ‌دْتُ ‌إِلَى‌ ‌‍رَبِّي لَأَجِدَنَّ خَ‍‍يْر‌ا‌ ً‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ مُ‍‌‍ن‍‍قَ‍‍لَباً
Qāla Lahu Şāĥibuhu Wa Huwa Yuĥāwiruhu~ 'Akafarta Bial-Ladhī Khalaqaka Min Turābin Thumma Min Nuţfatin Thumma Sawwāka Rajulāan 018-037 Wuxuu yidhi saaxiibkiisii isagoo la hadli ma waxaad ka gaaloowday Eebaha kaa Abuuray Carrohadana dhibic markaas ku ekeeyey adoo nin ah. قَ‍‍الَ لَ‍‍هُ صَ‍‍احِبُ‍‍هُ ‌وَهُوَ‌ يُحَا‌وِ‌رُهُ~ُ ‌أَكَفَرْتَ بِ‍الَّذِي خَ‍‍لَ‍‍قَ‍‍كَ مِ‍‌‍نْ تُ‍رَ‍‌اب‌‍ٍ‌ ثُ‍‍مَّ مِ‍‌‍نْ نُ‍‍طْ‍‍فَة‌‍ٍ‌ ثُ‍‍مَّ سَوّ‍َ‍‌اكَ ‌‍رَجُلاً
Lakinnā Huwa Allāhu Rabbī Wa Lā 'Ushriku Birabbī 'Aĥadāan 018-038 hasa yeeshee ilaahay waa Eebahay lana wadaajiin maayo Eebahay (cibaadada) cidna. لَكِ‍‍نَّ‍‍ا‌ هُوَ‌ ‌اللَّ‍‍هُ ‌‍رَبِّي ‌وَلاَ‌ ‌أُشْ‍‍رِكُ بِ‍رَبِّ‍‍ي‍ ‌أَحَد‌اً
Wa Lawlā 'Idh Dakhalta Jannataka Qulta Mā Shā'a Allāhu Lā Qūwata 'Illā Billāhi~ ۚ 'In Tarani 'Anā 'Aqalla Minka Mālāan Wa Waladāan 018-039 maxaadan markaad gasho beertaada u dhihin wuxuu doone Eebe*xoog ma jiro Eebe mooyeehaddaad aragtay anoo kaa yar adiga xoolo iyo Caruurba. وَلَوْلاَ‌ ‌إِ‌ذْ‌ ‌دَ‍خَ‍‍لْتَ جَ‍‍نَّ‍‍تَكَ قُ‍‍لْتَ مَا‌ ش‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌اللَّ‍‍هُ لاَ‌ قُ‍‍وَّةَ ‌إِلاَّ‌ بِ‍اللَّ‍‍هِ ۚ ‌إِ‌نْ تَ‍رَنِ ‌أَنَ‍‍ا‌ ‌أَ‍قَ‍‍لَّ مِ‍‌‍نْ‍‍كَ مَالا‌ ً‌ ‌وَ‌وَلَد‌اً
Fa`asá Rabbī 'An Yu'utiyanī Khayan Min Jannatika Wa Yursila `Alayhā Ĥusbānāan Mina As-Samā'i Fatuşbiĥa Şa`īdāan Zalaqāan 018-040 wuxuu u dhawyahay Eebehay inuu i siiyo wax ka khayr badan Beertaadakuna diro korkeeda aafo samooy markaas ahaato bannaan lagu simbiririxoodo. فَعَسَى‌ ‌‍رَبِّ‍‍ي ‌أَ‌نْ يُؤْتِيَنِي خَ‍‍يْر‌ا‌ ً‌ مِ‍‌‍نْ جَ‍‍نَّ‍‍تِكَ ‌وَيُرْسِلَ عَلَيْهَا‌ حُسْبَانا‌ ً‌ مِنَ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ فَتُ‍‍صْ‍‍بِحَ صَ‍‍عِيد‌ا‌‌ ً‌ ‌زَلَ‍‍ق‍‍اً
'Aw Yuşbiĥa Mā'uuhā Ghawan Falan Tastaţī`a Lahu Ţalabāan 018-041 ama ahadaan biyaheedu kuwa gudha oodan karin doonid (soo celin). أَ‌وْ‌ يُ‍‍صْ‍‍بِحَ م‍‍َ‍ا‌ؤُهَا‌ غَ‍‍وْ‌ر‌ا‌‌ ً‌ فَلَ‍‌‍نْ تَسْتَ‍‍طِ‍‍ي‍‍عَ لَ‍‍هُ طَ‍‍لَباً
Wa 'Uĥīţa Bithamarihi Fa'aşbaĥa Yuqallibu Kaffayhi `Alá Mā 'Anfaqa Fīhā Wa Hiya Khāwiyatun `Alá `Urūshihā Wa Yaqūlu Yā Laytanī Lam 'Ushrik Birabbī 'Aĥadāan 018-042 waa la koobay midhihiisii (la halaagay) oo ahaaday kii gaddin gaemihiisa wuxuu ku bixiyey iyadoo ku dhacday darbiyadeedaisagoo leh shalleytee maanan la wadaajin Eebahay Cidna. وَ‌أُح‍‍ِ‍ي‍‍طَ بِثَمَ‍‍رِهِ فَأَ‍صْ‍‍بَحَ يُ‍‍قَ‍‍لِّبُ كَفَّ‍‍يْ‍‍هِ عَلَى‌ مَ‍‍ا‌ ‌أَ‌ن‍‍فَ‍‍قَ فِيهَا‌ ‌وَهِيَ خَ‍‍ا‌وِيَةٌ عَلَى‌ عُرُ‌وشِهَا‌ ‌وَيَ‍‍قُ‍‍ولُ يَالَيْتَنِي لَمْ ‌أُشْ‍‍رِكْ بِ‍رَبِّ‍‍ي‍ ‌أَحَد‌اً
Wa Lam Takun Lahu Fi'atun Yanşurūnahu Min Dūni Allāhi Wa Mā Kāna Muntaşirāan 018-043 uma ahaanin koox u gargaarta oo ka soo hadhay Eebe mana aha mid gargaarta. وَلَمْ تَكُ‍‌‍نْ لَ‍‍هُ فِئَةٌ‌ يَ‍‌‍ن‍‍صُ‍‍رُ‌ونَ‍‍هُ مِ‍‌‍نْ ‌د‍ُ‍‌ونِ ‌اللَّ‍‍هِ ‌وَمَا‌ ك‍‍َ‍انَ مُ‍‌‍ن‍‍تَ‍‍صِ‍‍ر‌اً
Hunālika Al-Walāyatu Lillāh Al-Ĥaqqi ۚ Huwa Khayrun Thawābāan Wa Khayrun `Uqbāan 018-044 halkaas (qiyaamada) yey awoodu u ahaan Eebaha xaqa ahisagaana khayrroon abaal marin khayrroonna cidhib. هُنَالِكَ ‌الْوَلاَيَةُ لِلَّهِ ‌الْحَ‍‍قِّ ۚ هُوَ‌ خَ‍‍يْ‍‍ر‌‌ٌ‌ ثَوَ‌ابا‌ ً‌ ‌وَ‍خَ‍‍يْ‍‍رٌ‌ عُ‍‍قْ‍‍باً
Wa Ađrib Lahum Mathala Al-Ĥayāati Ad-Dunyā Kamā'in 'Anzalnāhu Mina As-Samā'i Fākhtalaţa Bihi Nabātu Al-'Arđi Fa'aşbaĥa Hashīmāan Tadhrūhu Ar-Riyāĥu ۗ Wa Kāna Allāhu `Alá Kulli Shay'in Muqtadirāan 018-045 uga yeel Nabiyow tusaale nolosha Adduunyo Biyo oo kale oon ka soo dejinay samada oo isku darsamay waxa ka soo baxay dhulka oo markaas noqday ingayg kala firdhiso dabayluhuwuxuuna ahaaday Eebe kii wax kasta kara. وَ‌اضْ‍‍رِبْ لَهُمْ مَثَلَ ‌الْحَي‍‍َ‍اةِ ‌ال‍‍دُّ‌نْ‍‍يَا‌ كَم‍‍َ‍ا‌ءٍ‌ ‌أَ‌ن‍‍زَلْن‍‍َ‍اهُ مِنَ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ فَاخْ‍‍تَلَ‍‍طَ بِ‍‍هِ نَب‍‍َ‍اتُ ‌الأَ‌رْ‍ضِ فَأَ‍صْ‍‍بَحَ هَشِيما‌‌ ً‌ تَذْ‌ر‍ُ‍‌وهُ ‌ال‍‍رِّي‍‍َ‍احُ ۗ ‌وَك‍‍َ‍انَ ‌اللَّ‍‍هُ عَلَى‌ كُلِّ شَ‍‍يْء‌ٍ‌ مُ‍‍قْ‍‍تَدِ‌ر‌اً
Al-Mālu Wa Al-Banūna Zīnatu Al-Ĥayāati Ad-Dunyā Wa ۖ Al-Bāqiyātu Aş-Şāliĥātu Khayrun `Inda Rabbika Thawābāan Wa Khayrun 'Amalāan 018-046 xoolaha iyo wiilashu (caruurtu) waa quruxda nolosha adduunyokuwa hadha ee wanaagsan yaa ku khayrroon Eebahaa agtiisa abaalmarin una khayrroon yididiilo (camalka fiican). الْم‍‍َ‍الُ ‌وَ‌الْبَن‍‍ُ‍ونَ ‌زِينَةُ ‌الْحَي‍‍َ‍اةِ ‌ال‍‍دُّ‌نْ‍‍يَا‌ ۖ ‌وَ‌الْبَاقِ‍‍ي‍‍َ‍اتُ ‌ال‍‍صَّ‍‍الِح‍‍َ‍اتُ خَ‍‍يْ‍‍رٌ‌ عِ‍‌‍نْ‍‍دَ‌ ‌‍رَبِّكَ ثَوَ‌ابا‌ ً‌ ‌وَ‍خَ‍‍يْ‍‍رٌ‌ ‌أَمَلاً
Wa Yawma Nusayyiru Al-Jibāla Wa Tará Al-'Arđa Bārizatan Wa Ĥasharnāhum Falam Nughādir Minhum 'Aĥadāan 018-047 xus maalinta aannu kaxayn buuraha ood arkayso dhulka oo muuqdaoon soo kulminay dadkii oonan ka tagin cidna. وَيَ‍‍وْمَ نُسَيِّ‍‍ر‍ُ‍‌ ‌الْجِب‍‍َ‍الَ ‌وَتَ‍رَ‌ى‌ ‌الأَ‌رْ‍ضَ بَا‌رِ‌زَة ً‌ ‌وَحَشَرْنَاهُمْ فَلَمْ نُ‍‍غَ‍‍ا‌دِ‌ر‍ْ‍‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ ‌أَحَد‌اً
Wa `Uriđū `Alá Rabbika Şaffāan Laqad Ji'tumūnā Kamā Khalaqnākum 'Awwala Marratin ۚ Bal Za`amtum 'Allan Naj`ala Lakum Maw`idāan 018-048 waxaana loo banbhigi dadkii Eebahaa iyagoo saf ahdhab ahaan yaad noogu timaadaan saan idiin abuuray markii horaba (yaa lagu dhihi) waxaadse sheegateen inaanaan idiin yeelayn ballan «kulama». وَعُ‍‍رِ‍‍ضُ‍‍و‌ا‌ عَلَى‌ ‌‍رَبِّكَ صَ‍‍فّا‌ ً‌ لَ‍‍قَ‍‍دْ‌ جِئْتُمُونَا‌ كَمَا‌ خَ‍‍لَ‍‍قْ‍‍نَاكُمْ ‌أَ‌وَّلَ مَ‍رَّة ٍۚ بَلْ ‌زَعَمْتُمْ ‌أَلَّ‍‌‍نْ نَ‍‍جْ‍‍عَلَ لَكُمْ مَوْعِد‌اً
Wa Wuđi`a Al-Kitābu Fatará Al-Mujrimīna Mushfiqīna Mimmā Fīhi Wa Yaqūlūna Yā Waylatanā Māli Hādhā Al-Kitābi Lā Yughādiru Şaghīratan Wa Lā Kabīratan 'Illā 'Aĥşāhā ۚ Wa Wajadū Mā `Amilū Ĥāđirāan ۗ Wa Lā Yažlimu Rabbuka 'Aĥadāan 018-049 waxaana la dejin (keeni) Kitaabkii (camalka) waxaadna arkaysaa dambiilayaashii oo ka cabsan waxaa ku sugan oo dhihi halaaganee muxuu leeyahay kitaabkan oosan uga tagayn wax yar iyo wax wayn ee uu koobay wayna heli waxay camal faleen oo joogamanadulmiyo Eebahaa cidna. وَ‌وُ‍ضِ‍‍عَ ‌الْكِت‍‍َ‍ابُ فَتَ‍رَ‌ى‌ ‌الْمُ‍‍جْ‍‍رِم‍‍ِ‍ي‍‍نَ مُشْفِ‍‍قِ‍‍ي‍‍نَ مِ‍‍مَّ‍‍ا‌ ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ ‌وَيَ‍‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ يَا‌وَيْلَتَنَا‌ م‍‍َ‍الِ هَذَ‌ا‌ ‌الْكِت‍‍َ‍ابِ لاَ‌ يُ‍‍غَ‍‍ا‌دِ‌ر‍ُ‍‌ صَ‍‍غِ‍‍ي‍رَة ً‌ ‌وَلاَ‌ كَبِي‍رَة‌ ً‌ ‌إِلاَّ‌ ‌أَحْ‍‍صَ‍‍اهَا‌ ‌وَ‌وَجَدُ‌و‌اۚ مَا‌ عَمِلُو‌ا‌ حَاضِ‍‍ر‌ا‌ ً‌ ‌وَلاَ‌ ۗ يَ‍‍ظْ‍‍لِمُ ‌‍رَبُّكَ ‌أَحَد‌اً
Wa 'Idh Qulnā Lilmalā'ikati Asjudū Li'dama Fasajadū 'Illā 'Iblīsa Kāna Mina Al-Jinni Fafasaqa `An 'Amri Rabbihi~ ۗ 'Afatattakhidhūnahu Wa Dhurrīyatahu~ 'Awliyā'a Min Dūnī Wa Hum Lakum `Adūwun ۚ Bi'sa Lilžžālimīna Badalāan 018-050 (xusuuso) markaan ku nidhi Malaa'igta u sujuuda Aadamoo ay sujuudeen Ibliis mooyeewuxuu ka mid yahay Jinniga wuxuuna ka faasiqoobay (baxay) amarka Eebemiyaad ka yeelanaysaan isaga iyo faraciisa gargaare ani ka sokow iyagoo col idiin ahwaxaa u xun daalimiinta badelkooda (ibliis). وَ‌إِ‌ذْ‌ قُ‍‍لْنَا‌ لِلْمَلاَئِكَةِ ‌اسْجُدُ‌و‌ا‌ لِأ‌دَمَ فَسَجَدُ‌و‌ا‌ ‌إِلاَّ‌ ‌إِبْ‍‍ل‍‍ِ‍ي‍‍سَ ك‍‍َ‍انَ مِنَ ‌الْجِ‍‍نِّ فَفَسَ‍‍قَ عَ‍‌‍نْ ‌أَمْ‍‍ر‍ِ‍‌ ‌‍رَبِّهِ ۗ ‌أَفَتَتَّ‍‍خِ‍‍ذُ‌ونَ‍‍هُ ‌وَ‌ذُ‌رِّيَّتَهُ~ُ ‌أَ‌وْلِي‍‍َ‍ا‌ءَ‌ مِ‍‌‍نْ ‌دُ‌ونِي ‌وَهُمْ لَكُمْ عَدُ‌وّ‌ٌۚ بِئْسَ لِل‍‍ظَّ‍‍الِم‍‍ِ‍ي‍‍نَ بَدَلاً
Mā 'Ash/hadtuhum Khalqa As-Samāwāti Wa Al-'Arđi Wa Lā Khalqa 'Anfusihim Wa Mā Kuntu Muttakhidha Al-Muđillīna `Ađudāan 018-051 maraga ugama dhigin kuwaas abuurka Samooyinka iyo dhulka iyo abuurka Naftoodamana ihi mid ka yeelan baadiyayaalka kaalmo. مَ‍‍ا‌ ‌أَشْهَ‍‍دْتُهُمْ خَ‍‍لْ‍‍قَ ‌ال‍‍سَّمَا‌و‍َ‍‌اتِ ‌وَ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌وَلاَ‌ خَ‍‍لْ‍‍قَ ‌أَ‌ن‍‍فُسِهِمْ ‌وَمَا‌ كُ‍‌‍ن‍‍تُ مُتَّ‍‍خِ‍‍ذَ‌ ‌الْمُ‍‍ضِ‍‍لّ‍‍ِ‍ي‍‍نَ عَ‍‍ضُ‍‍د‌اً
Wa Yawma Yaqūlu Nādū Shurakā'iya Al-Ladhīna Za`amtum Fada`awhum Falam Yastajībū Lahum Wa Ja`alnā Baynahum Mawbiqāan 018-052 (xusuuso) maalinta Eebe dhihi u yeedha kuwaad ila wadaajiseen (Cibaadada) ood sheegteen (adduunka) markaasay u yeedheen mana ajiibin (u jawaabin) waxaana yeellay dhexdooda Meel halaag. وَيَ‍‍وْمَ يَ‍‍قُ‍‍ولُ نَا‌دُ‌و‌ا‌ شُ‍رَك‍‍َ‍ائ‍‍ِ‍‍يَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌زَعَمْتُمْ فَدَعَوْهُمْ فَلَمْ يَسْتَجِيبُو‌ا‌ لَهُمْ ‌وَجَعَلْنَا‌ بَيْنَهُمْ مَوْبِ‍‍ق‍‍اً
Wa Ra'á Al-Mujrimūna An-Nāra Fažannū 'Annahum Muwāqi`ūhā Wa Lam Yajidū `Anhā Maşrifāan 018-053 waxayna arkaan dambiilayaashu naarta waxayna yaqiinsan inay ku dhici mana helayaan xageeda meelay uga iishaan. وَ‌‍رَ‌أَ‌ى‌ ‌الْمُ‍‍جْ‍‍رِم‍‍ُ‍ونَ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍ا‌‍رَ‌ فَ‍‍ظَ‍‍نُّ‍‍و‌ا‌ ‌أَنَّ‍‍هُمْ مُوَ‌اقِ‍‍عُوهَا‌ ‌وَلَمْ يَجِدُ‌و‌ا‌ عَ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ مَ‍‍صْ‍‍رِفاً
Wa Laqad Şarrafnā Fī Hādhā Al-Qur'āni Lilnnāsi Min Kulli Mathalin ۚ Wa Kāna Al-'Insānu 'Akthara Shay'in Jadalāan 018-054 dhab ahaan yaan ugu caddaynay quraankan dadka tusaale kastawaxayna ahaadeen dadkii kuwo muran badan. وَلَ‍قَ‍‍دْ‌ صَ‍رَّفْنَا‌ فِي هَذَ‌ا‌ ‌الْ‍‍قُ‍‍رْ‌آنِ لِل‍‍نّ‍‍َ‍اسِ مِ‍‌‍نْ كُلِّ مَثَلٍۚ ‌وَك‍‍َ‍انَ ‌الإِ‌ن‍‍س‍‍َ‍انُ ‌أَكْثَ‍رَ‌ شَ‍‍يْء‌‌ٍ‌ جَدَلاً
Wa Mā Mana`a An-Nāsa 'An Yu'uminū 'Idh Jā'ahumu Al-Hudá Wa Yastaghfirū Rabbahum 'Illā 'An Ta'tiyahum Sunnatu Al-'Awwalīna 'Aw Ya'tiyahumu Al-`Adhābu Qubulāan 018-055 wax ka reebay dadka inay rumeeyaan markuu u yimid hanuunku oy dambi dhaaf warsadaan Eebahood ma jiro oon ahayn (sugid) inay u timaaddo waddadii kuwii horeama ugu yimaaddo cadaab caddaan. وَمَا‌ مَنَعَ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسَ ‌أَ‌نْ يُؤْمِنُ‍‍و‌ا‌ ‌إِ‌ذْ‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَهُمُ ‌الْهُدَ‌ى‌ ‌وَيَسْتَ‍‍غْ‍‍فِرُ‌و‌ا‌ ‌‍رَبَّهُمْ ‌إِلاَّ‌ ‌أَ‌نْ تَأْتِيَهُمْ سُ‍‍نَّ‍‍ةُ ‌الأَ‌وَّل‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌أَ‌وْ‌ يَأْتِيَهُمُ ‌الْعَذ‍َ‍‌ابُ قُ‍‍بُلاً
Wa Mā Nursilu Al-Mursalīna 'Illā Mubashshirīna Wa Mundhirīna ۚ Wa Yujādilu Al-Ladhīna Kafarū Bil-Bāţili Liyudĥiđū Bihi Al-Ĥaqqa ۖ Wa Attakhadhū 'Āyātī Wa Mā 'Undhirū Huzūan 018-056 mana dirro rasuullada iyagoon bishaaraynneyn oon digaynwaxayna ku murmi kuwii gaaloobay xumaan inay ku buriyaan xaqawaxayna ka yeesheen aayaadkeygii iyo wixii loogu digay jeesjees. وَمَا‌ نُرْسِلُ ‌الْمُرْسَل‍‍ِ‍ي‍‍نَ ‌إِلاَّ‌ مُبَشِّ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍نَ ‌وَمُ‍‌‍ن‍‍ذِ‌ر‍ِ‍ي‍‍نَ ۚ ‌وَيُجَا‌دِلُ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ بِ‍الْبَاطِ‍‍لِ لِيُ‍‍دْحِ‍‍ضُ‍‍و‌ا‌ بِهِ ‌الْحَ‍‍قَّ ۖ ‌وَ‌اتَّ‍‍خَ‍‍ذُ‌و‌ا‌ ‌آيَاتِي ‌وَمَ‍‍ا‌ ‌أُ‌نْ‍‍ذِ‌رُ‌و‌ا‌ هُزُ‌و‌اً
Wa Man 'Ažlamu Mimman Dhukkira Bi'āyāti Rabbihi Fa'a`rađa `Anhā Wa Nasiya Mā Qaddamat Yadāhu ۚ 'Innā Ja`alnā `Alá Qulūbihim 'Akinnatan 'An Yafqahūhu Wa Fīdhānihim Waqan Wa 'In ۖ Tad`uhum 'Ilá Al-Hudá Falan Yahtadū 'Idhāan 'Abadāan 018-057 ruuxna kama dulmin badana cid lagu waaniyey aayaadka Eebihiis markaas ka jeedsaday xageeda oo halmaamay waxay hormarsadeen gacmihiisuwaxaan yeellay quluubtooda dabool inayan fahmin quraanka dhagahooda culays haddaad ugu yeedho hanuunkana ma hanuunayaan waligood. وَمَ‍‌‍نْ ‌أَ‍ظْ‍‍لَمُ مِ‍‍مَّ‍‍‌‍نْ ‌ذُكِّ‍‍ر‍َ‍‌ بِآي‍‍َ‍اتِ ‌‍رَبِّ‍‍هِ فَأَعْ‍رَضَ عَ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ ‌وَنَسِيَ مَا‌ قَ‍‍دَّمَتْ يَد‍َ‍‌اهُ ۚ ‌إِنَّ‍‍ا‌ جَعَلْنَا‌ عَلَى‌ قُ‍‍لُوبِهِمْ ‌أَكِ‍‍نَّ‍‍ةً ‌أَ‌نْ يَفْ‍‍قَ‍‍ه‍‍ُ‍وهُ ‌وَفِ‍‍ي ‌آ‌ذَ‌انِهِمْ ‌وَ‍قْ‍‍ر‌ا‌ ًۖ ‌وَ‌إِ‌نْ تَ‍‍دْعُهُمْ ‌إِلَى‌ ‌الْهُدَ‌ى‌ فَلَ‍‌‍نْ يَهْتَدُ‌و‌ا‌ ‌إِ‌ذ‌اً‌ ‌أَبَد‌اً
Wa Rabbuka Al-Ghafūru Dhū Ar-Raĥmati ۖ Law Yu'uākhidhuhum Bimā Kasabū La`ajjala Lahumu Al-`Adhāba ۚ Bal Lahum Maw`idun Lan Yajidū Min Dūnihi Maw'ilāan 018-058 Eebahaa waa dambi dhaafe naxariisleh hadduu u qaban dadka waxay kasbadeen (oo xumaan) wuxuu u dadajin cadaabkawaxayse leeyihiin ballan oyna helayn meelay uga iishaan. وَ‌‍رَبُّكَ ‌الْ‍‍غَ‍‍ف‍‍ُ‍و‌رُ‌ ‌ذُ‌و‌ ‌ال‍رَّحْمَةِ ۖ لَوْ‌ يُؤ‍َ‍‌اخِ‍‍ذُهُمْ بِمَا‌ كَسَبُو‌ا‌ لَعَجَّلَ لَهُمُ ‌الْعَذ‍َ‍‌ابَ ۚ بَلْ لَهُمْ مَوْعِد‌ٌ‌ لَ‍‌‍نْ يَجِدُ‌و‌ا‌ مِ‍‌‍نْ ‌دُ‌ونِ‍‍هِ مَ‍‍وْئِلاً
Wa Tilka Al-Qurá 'Ahlaknāhum Lammā Žalamū Wa Ja`alnā Limahlikihim Maw`idāan 018-059 taasi waa magaalooyinkii oon halaagnay markay dulmi faleen waxaana u yeellay halaagoodii ballan (waqti). وَتِلْكَ ‌الْ‍‍قُ‍رَ‌ى‌ ‌أَهْلَكْنَاهُمْ لَ‍‍مَّ‍‍ا‌ ظَ‍‍لَمُو‌ا‌ ‌وَجَعَلْنَا‌ لِمَهْلِكِهِمْ مَوْعِد‌اً
Wa 'Idh Qāla Mūsá Lifatāhu Lā 'Abraĥu Ĥattá 'Ablugha Majma`a Al-Baĥrayni 'Aw 'Amđiya Ĥuqubāan 018-060 (xusuuso) markuu ku yidhi (Nabi) Muuse yarkiisii (ardaygiisii) ma joogayo intaan ka gaadho kulanka labada Badoodamaan socdo muddo. وَ‌إِ‌ذْ‌ قَ‍‍الَ مُوسَى‌ لِفَت‍‍َ‍اهُ لاَ‌ ‌أَبْ‍‍‍رَحُ حَتَّ‍‍ى‌ ‌أَبْ‍‍لُ‍‍غَ مَ‍‍جْ‍‍مَعَ ‌الْبَحْ‍رَيْ‍‍نِ ‌أَ‌وْ‌ ‌أَمْ‍‍ضِ‍‍يَ حُ‍‍قُ‍‍باً
Falammā Balaghā Majma`a Baynihimā Nasiyā Ĥūtahumā Fa Attakhadha Sabīlahu Fī Al-Baĥri Sarabāan 018-061 markay gaadheen kulankooda waxay halmaameen kalluunkoodii oo ka dhigtay waddadiisa badda dhexdeeda Godoo kale. فَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ بَلَ‍‍غَ‍‍ا‌ مَ‍‍جْ‍‍مَعَ بَيْنِهِمَا‌ نَسِيَا‌ حُوتَهُمَا‌ فَاتَّ‍‍خَ‍‍ذَ‌ سَبِيلَ‍‍هُ فِي ‌الْبَحْ‍‍ر‍ِ‍‌ سَ‍رَباً
Falammā Jāwazā Qāla Lifatāhu 'Ātinā Ghadā'anā Laqad Laqīnā Min Safarinā Hādhā Naşabāan 018-062 markay tallaabeen yuu ku yidhi khaadimkiisii ina sii qadadeenna waxaan kala kulannay safarkeenna daale. فَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ جَا‌وَ‌زَ‌ا‌ قَ‍‍الَ لِفَت‍‍َ‍اهُ ‌آتِنَا‌ غَ‍‍د‍َ‍‌ا‌ءَنَا‌ لَ‍‍قَ‍‍دْ‌ لَ‍‍قِ‍‍ينَا‌ مِ‍‌‍نْ سَفَ‍‍رِنَا‌ هَذَ‌ا‌ نَ‍‍صَ‍‍باً
Qāla 'Ara'ayta 'Idh 'Awaynā 'Ilá Aş-Şakhrati Fa'innī Nasītu Al-Ĥūta Wa Mā 'Ansānīhu 'Illā Ash-Shayţānu 'An 'Adhkurahu ۚ Wa Attakhadha Sabīlahu Fī Al-Baĥri `Ajabāan 018-063 wuxuu yidhi (yarkii) ka warran markaan u dumannay dhagixii inaan halmaamay kalluunkii wax i halmaansiiyey oon shaydaan ahayn inaan xusuusto ma jirowuxuuna ka dhigtay waddadiisa badda la yaab. قَ‍‍الَ ‌أَ‌‍رَ‌أَيْ‍‍تَ ‌إِ‌ذْ‌ ‌أَ‌وَيْنَ‍‍ا‌ ‌إِلَى‌ ‌ال‍‍صَّ‍‍خْ‍رَةِ فَإِنِّ‍‍ي نَس‍‍ِ‍ي‍‍تُ ‌الْح‍‍ُ‍وتَ ‌وَمَ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ‍‍سَان‍‍ِ‍ي‍‍هُ ‌إِلاَّ‌ ‌ال‍‍شَّيْ‍‍طَ‍‍انُ ‌أَ‌نْ ‌أَ‌ذْكُ‍رَهُ ۚ ‌وَ‌اتَّ‍‍خَ‍‍ذَ‌ سَبِيلَ‍‍هُ فِي ‌الْبَحْ‍‍ر‍ِ‍‌ عَجَباً
Qāla Dhālika Mā Kunnā Nabghi ۚ Fārtaddā `Aláthārihimā Qaşaşāan 018-064 wuxuu yidhi (Nabi Muuse) kaasi waa kaan doonaynaywaxayna ku noqdeen raadkoodii iyagoo raaci. قَ‍‍الَ ‌ذَلِكَ مَا‌ كُ‍‍نَّ‍‍ا‌ نَ‍‍بْ‍‍‍‍غِ ۚ فَا‌رْتَدَّ‌ا‌ عَلَ‍‍ى‌ ‌آثَا‌رِهِمَا‌ قَ‍‍صَ‍‍ص‍‍اً
Fawajadā `Abdāan Min `Ibādinā 'Ātaynāhu Raĥmatan Min `Indinā Wa `Allamnāhu Min Ladunnā `Ilmāan 018-065 waxayna ka heleen addoon ka mid ah addoomadanada oon siinay naxariis agtanada ah ka barneyna agtanada cilmi. فَوَجَدَ‌ا‌ عَ‍‍بْ‍‍د‌ا‌ ً‌ مِ‍‌‍نْ عِبَا‌دِنَ‍‍ا‌ ‌آتَيْن‍‍َ‍اهُ ‌‍رَحْمَة ً‌ مِ‍‌‍نْ عِ‍‌‍نْ‍‍دِنَا‌ ‌وَعَلَّمْن‍‍َ‍اهُ مِ‍‌‍نْ لَدُنَّ‍‍ا‌ عِلْماً
Qāla Lahu Mūsá Hal 'Attabi`uka `Alá 'An Tu`allimani Mimmā `Ullimta Rushdāan 018-066 wuxuu ku yidhi muuse ma ku raaci karaa inaad i bartid waxa lagu baray oo hanuun ah. قَ‍‍الَ لَ‍‍هُ مُوسَى‌ هَلْ ‌أَتَّبِعُكَ عَلَ‍‍ى‌ ‌أَ‌نْ تُعَلِّمَنِ مِ‍‍مَّ‍‍ا‌ عُلِّمْتَ ‌رُشْد‌اً
Qāla 'Innaka Lan Tastaţī`a Ma`iya Şaban 018-067 wuxuuna ku yidhi (Khadir) adigu ma karaysid la jirkayga samir. قَ‍‍الَ ‌إِنَّ‍‍كَ لَ‍‌‍نْ تَسْتَ‍‍طِ‍‍ي‍‍عَ مَعِيَ صَ‍‍بْ‍‍ر‌اً
Wa Kayfa Taşbiru `Alá Mā Lam Tuĥiţ Bihi Khuban 018-068 seed ugu samri waxaadan koobin cilmi (aqoon). وَكَ‍‍يْ‍‍فَ تَ‍‍صْ‍‍بِ‍‍ر‍ُ‍‌ عَلَى‌ مَا‌ لَمْ تُحِ‍‍ط‍ْ بِ‍‍هِ خُ‍‍بْ‍‍ر‌اً
Qāla Satajidunī 'In Shā'a Allāhu Şābirāan Wa Lā 'A`şī Laka 'Aman 018-069 wuxuu yidhi (muuse) waad i heli hadduu Eebe doono mid ku samra oon kuguna caasiyin arrin. قَ‍‍الَ سَتَجِدُنِ‍‍ي ‌إِ‌نْ ش‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌اللَّ‍‍هُ صَ‍‍ابِ‍‍ر‌ا‌ ً‌ ‌وَلاَ‌ ‌أَعْ‍‍صِ‍‍ي لَكَ ‌أَمْر‌اً
Qāla Fa'ini Attaba`tanī Falā Tas'alnī `An Shay'in Ĥattá 'Uĥditha Laka Minhu Dhikan 018-070 wuxuu yidhi haddaad i raacdo hay waydiinin waxba intaan kaaga sheego (warramo). قَ‍‍الَ فَإِنِ ‌اتَّبَعْتَنِي فَلاَ‌ تَسْأَلْنِي عَ‍‌‍نْ شَ‍‍يْءٍ‌ حَتَّ‍‍ى‌ ‌أُحْدِثَ لَكَ مِ‍‌‍نْ‍‍هُ ‌ذِكْر‌اً
nţalaqā Ĥattá 'Idhā Rakibā Fī As-Safīnati Kharaqahā ۖ Qāla 'Akharaqtahā Litughriqa 'Ahlahā Laqad Ji'ta Shay'āan 'Iman 018-071 way tageen intay ka koreen markab oo uu rujiyey (loox) markaas uu yidhi ma waxaad u rujisay inaad dadkeeda maansheyso waxaad la timid arrin la kahdo. فَا‌ن‍‍طَ‍‍لَ‍‍قَ‍‍ا‌ حَتَّ‍‍ى‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌‍رَكِبَا‌ فِي ‌ال‍‍سَّفِينَةِ خَ‍رَقَ‍‍هَا‌ ۖ قَ‍‍الَ ‌أَ‍خَ‍رَ‍قْ‍‍تَهَا‌ لِتُ‍‍غْ‍‍رِ‍‍قَ ‌أَهْلَهَا‌ لَ‍‍قَ‍‍دْ‌ جِئْتَ شَ‍‍يْ‍‍ئا‌‌ ً‌ ‌إِمْر‌اً
Qāla 'Alam 'Aqul 'Innaka Lan Tastaţī`a Ma`iya Şaban 018-072 wuxuu ku yidhi miyaanan ku dhihin adigu ma karaysid la jirkayga samir. قَ‍‍الَ ‌أَلَمْ ‌أَ‍قُ‍‍لْ ‌إِنَّ‍‍كَ لَ‍‌‍نْ تَسْتَ‍‍طِ‍‍ي‍‍عَ مَعِيَ صَ‍‍بْ‍‍ر‌اً
Qāla Lā Tu'uākhidhnī Bimā Nasītu Wa Lā Turhiqnī Min 'Amrī `Usan 018-073 wuxuu yidhi (muuse) ha iiqabanin waxaan halmaamay hana igu mashaqayn amarkayga si dhib ah. قَ‍‍الَ لاَ‌ تُؤ‍َ‍‌اخِ‍‍ذْنِي بِمَا‌ نَس‍‍ِ‍ي‍‍تُ ‌وَلاَ‌ تُرْهِ‍‍قْ‍‍نِي مِ‍‌‍نْ ‌أَمْ‍‍رِي عُسْر‌اً
nţalaqā Ĥattá 'Idhā Laqiyā Ghulāmāan Faqatalahu Qāla 'Aqatalta Nafsāan Zakīyatan Bighayri Nafsin Laqad Ji'ta Shay'āan Nukan 018-074 way tageen intay kala kulmaan wiil (yar) markaasuu dilaymarkaasuu yidhi Muuse ma waxaad dishay naf daahir ah oon naf dilinwaxaad la timid shay la kahdo. فَا‌ن‍‍طَ‍‍لَ‍‍قَ‍‍ا‌ حَتَّ‍‍ى‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ لَ‍‍قِ‍‍يَا‌ غُ‍‍لاَما‌‌ ً‌ فَ‍‍قَ‍‍تَلَ‍‍هُ قَ‍‍الَ ‌أَ‍قَ‍‍تَلْتَ نَفْسا‌‌ ً‌ ‌زَكِيَّة ً‌ بِ‍‍غَ‍‍يْ‍‍ر‍ِ‍‌ نَفْس‍ٍ‌ لَ‍‍قَ‍‍دْ‌ جِئْتَ شَ‍‍يْ‍‍ئا‌ ً‌ نُكْر‌اً
Qāla 'Alam 'Aqul Laka 'Innaka Lan Tastaţī`a Ma`iya Şaban 018-075 wuxuu yidhi miyaanan kuu dhihin adigu ma karaysid la jirkayga samir. قَ‍‍الَ ‌أَلَمْ ‌أَ‍قُ‍‍لْ لَكَ ‌إِنَّ‍‍كَ لَ‍‌‍نْ تَسْتَ‍‍طِ‍‍ي‍‍عَ مَعِيَ صَ‍‍بْ‍‍ر‌اً
Qāla 'In Sa'altuka `An Shay'in Ba`dahā Falā Tuşāĥibۖ Qad Balaghta Min Ladunnī `Udhan 018-076 wuxuu yidhi haddaan ku warsado wax tan dabadeed hayla saaxiibin waxaad gaadhay garowsho xaggayga ahe. قَ‍‍الَ ‌إِ‌نْ سَأَلْتُكَ عَ‍‌‍نْ شَ‍‍يْء‌ٍ‌ بَعْدَهَا‌ فَلاَ‌ تُ‍‍صَ‍‍احِ‍‍بْ‍‍نِي ۖ قَ‍‍دْ‌ بَلَ‍‍غْ‍‍تَ مِ‍‌‍نْ لَدُنِّ‍‍ي عُذْ‌ر‌اً
nţalaqā Ĥattá 'Idhā 'Atayā 'Ahla Qaryatin Astaţ`amā 'Ahlahā Fa'abaw 'An Yuđayyifūhumā Fawajadā Fīhā Jidāan Yurīdu 'An Yanqađđa Fa'aqāmahu ۖ Qāla Law Shi'ta Lāttakhadhta `Alayhi 'Ajan 018-077 way tageen intay ka yimaadaan magaalo oy warsadaan cunno dadkeeda wayna diideen inay martigaliyaan waxayna heleen darbi dooni inuu dumo markaasuu joojiyey wuxuuna yidhi haddaad doonto waxaad ka yeelan lahayd ujuuro. فَا‌ن‍‍طَ‍‍لَ‍‍قَ‍‍ا‌ حَتَّ‍‍ى‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌أَتَيَ‍‍ا‌ ‌أَهْلَ قَ‍‍رْيَة‌‍ٍ‌اسْتَ‍‍طْ‍‍عَمَ‍‍ا‌ ‌أَهْلَهَا‌ فَأَبَوْ‌ا‌ ‌أَ‌نْ يُ‍‍ضَ‍‍يِّفُوهُمَا‌ فَوَجَدَ‌ا‌ فِيهَا‌ جِدَ‌ا‌ر‌ا‌ ً‌ يُ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍دُ‌ ‌أَ‌نْ يَ‍‌‍ن‍‍قَ‍‍ضَّ فَأَ‍قَ‍‍امَ‍‍هُ ۖ قَ‍‍الَ لَوْ‌ شِئْتَ لاَتَّ‍‍خَ‍‍ذْتَ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ ‌أَجْ‍‍ر‌اً
Qāla Hādhā Firāqu Baynī Wa Baynika ۚ Sa'unabbi'uka Bita'wīli Mā Lam Tastaţi` `Alayhi Şaban 018-078 wuxuu yidhi kan waa kala tagii dhexdeennawaxaana kaaga warrami fasiraadda waxaadan karin inaad ku samirto. قَ‍‍الَ هَذَ‌ا‌ فِرَ‍‌اقُ بَيْنِي ‌وَبَيْنِكَ ۚ سَأُنَبِّئُكَ بِتَأْ‌و‍ِ‍ي‍‍لِ مَا‌ لَمْ تَسْتَ‍‍طِ‍‍عْ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ صَ‍‍بْ‍‍ر‌اً
'Ammā As-Safīnatu Fakānat Limasākīna Ya`malūna Fī Al-Baĥri Fa'aradtu 'An 'A`ībahā Wa Kāna Warā'ahum Malikun Ya'khudhu Kulla Safīnatin Ghaşbāan 018-079 markabka waxaa lahaa masaakiin ka shaqqeeya badda waxaana doonay inaan Ceebeeyo waxaana ahaa hortooda xaakim ka qaata doon kasta (oo fayow) dhaca. أَمَّ‍‍ا‌ ‌ال‍‍سَّفِينَةُ فَكَانَتْ لِمَسَاك‍‍ِ‍ي‍‍نَ يَعْمَل‍‍ُ‍ونَ فِي ‌الْبَحْ‍‍ر‍ِ‍‌ فَأَ‌‍رَ‌دْتُ ‌أَ‌نْ ‌أَعِيبَهَا‌ ‌وَك‍‍َ‍انَ ‌وَ‌ر‍َ‍‌ا‌ءَهُمْ مَلِكٌ‌ يَأْ‍خُ‍‍ذُ‌ كُلَّ سَفِينَةٍ غَ‍‍صْ‍‍باً
Wa 'Ammā Al-Ghulāmu Fakāna 'Abawāhu Mu'uminayni Fakhashīnā 'An Yurhiqahumā Ţughyānāan Wa Kufan 018-080 Wiilkana waxay ahaayeen labadiisii waalid mu'miniin waxaana ka cabsannay inuu ku mashaqeeyo xadgudub iyo (gaalimo). وَ‌أَمَّ‍‍ا‌ ‌الْ‍‍غُ‍‍لاَمُ فَك‍‍َ‍انَ ‌أَبَو‍َ‍‌اهُ مُؤْمِنَ‍‍يْ‍‍نِ فَ‍‍خَ‍‍شِينَ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ يُرْهِ‍‍قَ‍‍هُمَا‌ طُ‍‍غْ‍‍يَانا‌ ً‌ ‌وَكُفْر‌اً
Fa'aradnā 'An Yubdilahumā Rabbuhumā Khayan Minhu Zakāatan Wa 'Aqraba Ruĥmāan 018-081 waxaana doonnay inuu ugu badalo Eebahood mid ka khayroon daahirnimo iyo u dhawi naxariis. فَأَ‌‍رَ‌دْنَ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ يُ‍‍بْ‍‍دِلَهُمَا‌ ‌‍رَبُّهُمَا‌ خَ‍‍يْر‌ا‌ ً‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُ ‌زَك‍‍َ‍اة ً‌ ‌وَ‌أَ‍قْ‍‍‍رَبَ ‌رُحْماً
Wa 'Ammā Al-Jidāru Fakāna Lighulāmayni Yatīmayni Fī Al-Madīnati Wa Kāna Taĥtahu Kanzun Lahumā Wa Kāna 'Abūhumā Şāliĥāan Fa'arāda Rabbuka 'An Yablughā 'Ashuddahumā Wa Yastakhrijā Kanzahumā Raĥmatan Min Rabbika ۚ Wa Mā Fa`altuhu `An 'Amrī ۚ Dhālika Ta'wīlu Mā Lam Tasţi` `Alayhi Şaban 018-082 darbigana waxaa leh labo wiil oo agoon ah oo magaaladawaxaana hoostiisa ah kansi ay leeyihiin wuxuuna ahaa aabahood mid suubbanwuxuuna doonay Eebahaa inay gaadhaan xooggooda lana baxaan kansigooda naxariista Eebahaa dartiisuma falin rayigayga kaasi waa fasirka waxaadan karin samirkiisa*. وَ‌أَمَّ‍‍ا‌ ‌الْجِد‍َ‍‌ا‌رُ‌ فَك‍‍َ‍انَ لِ‍‍غُ‍‍لاَمَ‍‍يْ‍‍نِ يَتِيمَ‍‍يْ‍‍نِ فِي ‌الْمَدِينَةِ ‌وَك‍‍َ‍انَ تَحْتَ‍‍هُ كَ‍‌‍ن‍‍ز‌ٌ‌ لَهُمَا‌ ‌وَك‍‍َ‍انَ ‌أَبُوهُمَا‌ صَ‍‍الِحا‌‌ ً‌ فَأَ‌رَ‍‌ا‌دَ‌ ‌‍رَبُّكَ ‌أَ‌نْ يَ‍‍بْ‍‍لُ‍‍غَ‍‍ا‌ ‌أَشُدَّهُمَا‌ ‌وَيَسْتَ‍‍خْ‍‍رِجَا‌ كَ‍‌‍ن‍‍زَهُمَا‌ ‌‍رَحْمَة ً‌ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَبِّكَ ۚ ‌وَمَا‌ فَعَلْتُ‍‍هُ عَ‍‌‍نْ ‌أَمْ‍‍رِي ۚ ‌ذَلِكَ تَأْ‌و‍ِ‍ي‍‍لُ مَا‌ لَمْ تَسْ‍‍طِ‍‍عْ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ صَ‍‍بْ‍‍ر‌اً
Wa Yas'alūnaka `An Dhī Al-Qarnayni ۖ Qul Sa'atlū `Alaykum Minhu Dhikan 018-083 waxay ku warsan Dul qarnayn xaggiisa waxaad dhahdaa waxaan idinku akhrin xaggiisa war (waxyi). وَيَسْأَلُونَكَ عَ‍‌‍نْ ‌ذِي ‌الْ‍‍قَ‍‍رْنَ‍‍يْ‍‍نِ ۖ قُ‍‍لْ سَأَتْلُو‌ عَلَيْكُمْ مِ‍‌‍نْ‍‍هُ ‌ذِكْر‌اً
'Innā Makkannā Lahu Fī Al-'Arđi Wa 'Ātaynāhu Min Kulli Shay'in Sababāan 018-084 a nagaa makaninay (siinnay) xukun dhulka waxaana u sinnay wax kasta sabab (cilmi). إِنَّ‍‍ا‌ مَكَّ‍‍نَّ‍‍ا‌ لَ‍‍هُ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌وَ‌آتَيْن‍‍َ‍اهُ مِ‍‌‍نْ كُلِّ شَ‍‍يْء‌‌ٍ‌ سَبَباً
Fa'atba`a Sababāan 018-085 wuxuuna raacay waddo. فَأَتْبَعَ سَبَباً
Ĥattá 'Idhā Balagha Maghriba Ash-Shamsi Wajadahā Taghrubu Fī `Aynin Ĥami'atin Wa Wajada `Indahā Qawmāan ۗ Qulnā Yā Dhā Al-Qarnayni 'Immā 'An Tu`adhdhiba Wa 'Immā 'An Tattakhidha Fīhim Ĥusnāan 018-086 markuu gaadhay qorrax u dhacna wuxuu helay iyadoo ku dhici il dhoobo ah (muuqaalka) wuxuuna ka helay agteeda qoomwaxaana nidhi Dul qarnaynow waa inaad cadaabto ama ka yeelato wanaag. حَتَّ‍‍ى‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ بَلَ‍‍غَ مَ‍‍غْ‍‍رِبَ ‌ال‍‍شَّمْسِ ‌وَجَدَهَا‌ تَ‍‍غْ‍‍رُبُ فِي عَ‍‍يْ‍‍نٍ حَمِئَةٍ‌ ‌وَ‌وَجَدَ‌ عِ‍‌‍نْ‍‍دَهَا‌ قَ‍‍وْما‌‌ ًۗ قُ‍‍لْنَا‌ يَا‌ذَ‌ا‌ ‌الْ‍‍قَ‍‍رْنَ‍‍يْ‍‍نِ ‌إِمَّ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ تُعَذِّبَ ‌وَ‌إِمَّ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ تَتَّ‍‍خِ‍‍ذَ‌ فِيهِمْ حُسْناً
Qāla 'Ammā Man Žalama Fasawfa Nu`adhdhibuhu Thumma Yuraddu 'Ilá Rabbihi Fayu`adhdhibuhu `Adhābāan Nukan 018-087 wuxuuna yidhi ruuxii dulmi fala waannu cadaabi (ciqaabi) markaasaa loo celin Eebihiis wuuna cadaabi cadaab daran. قَ‍‍الَ ‌أَمَّ‍‍ا‌ مَ‍‌‍نْ ظَ‍‍لَمَ فَسَ‍‍وْفَ نُعَذِّبُ‍‍هُ ثُ‍‍مَّ يُ‍رَ‌دُّ‌ ‌إِلَى‌ ‌‍رَبِّ‍‍هِ فَيُعَذِّبُ‍‍هُ عَذَ‌ابا‌ ً‌ نُكْر‌اً
Wa 'Ammā Man 'Āmana Wa `Amila Şāliĥāan Falahu Jazā'an Al-Ĥusná ۖ Wa Sanaqūlu Lahu Min 'Amrinā Yusan 018-088 ruuxiise rumeeya oo fala wanaag wuxuu mudan abaal fiican waxaana u dhihi amarkannaga fudayd. وَ‌أَمَّ‍‍ا‌ مَ‍‌‍نْ ‌آمَنَ ‌وَعَمِلَ صَ‍‍الِحا‌‌ ً‌ فَلَ‍‍هُ جَز‍َ‍‌ا‌ء‌‌ ً‌الْحُسْنَى‌ ۖ ‌وَسَنَ‍‍قُ‍‍ولُ لَ‍‍هُ مِ‍‌‍نْ ‌أَمْ‍‍رِنَا‌ يُسْر‌اً
Thumma 'Atba`a Sababāan 018-089 markaasuu raacay waddo. ثُ‍‍مَّ ‌أَتْبَعَ سَبَباً
Ĥattá 'Idhā Balagha Maţli`a Ash-Shamsi Wajadahā Taţlu`u `Alá Qawmin Lam Naj`al Lahum Min Dūnihā Sitan 018-090 markuu gaadhay qorrax ka soo baxna wuxuu helay iyadoo ku soo baxda qoom aanaan yeelin sokeydeeda asturaad. حَتَّ‍‍ى‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ بَلَ‍‍غَ مَ‍‍طْ‍‍لِعَ ‌ال‍‍شَّمْسِ ‌وَجَدَهَا‌ تَ‍‍طْ‍‍لُعُ عَلَى‌ قَ‍‍وْم‍ٍ‌ لَمْ نَ‍‍جْ‍‍عَلْ لَهُمْ مِ‍‌‍نْ ‌دُ‌ونِهَا‌ سِتْر‌اً
Kadhālika Wa Qad 'Aĥaţnā Bimā Ladayhi Khuban 018-091 waa sidaaswaxaana ku koobnaa waxa agtaada ah ogaansho. كَذَلِكَ ‌وَ‍قَ‍‍دْ‌ ‌أَحَ‍‍طْ‍‍نَا‌ بِمَا‌ لَدَيْ‍‍هِ خُ‍‍بْ‍‍ر‌اً
Thumma 'Atba`a Sababāan 018-092 markaasuu raacay waddo ثُ‍‍مَّ ‌أَتْبَعَ سَبَباً
Ĥattá 'Idhā Balagha Bayna As-Saddayni Wajada Min Dūnihimā Qawmāan Lā Yakādūna Yafqahūna Qawlāan 018-093 markuu gaadhay labada xidhmo dhexdooda wuxuu ka helay hortooda qoom aan garanayn hadal (af gaar ah k u hadla). حَتَّ‍‍ى‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ بَلَ‍‍غَ بَ‍‍يْ‍‍نَ ‌ال‍‍سَّدَّيْ‍‍نِ ‌وَجَدَ‌ مِ‍‌‍نْ ‌دُ‌ونِهِمَا‌ قَ‍‍وْما‌ ً‌ لاَ‌ يَكَا‌د‍ُ‍‌ونَ يَفْ‍‍قَ‍‍ه‍‍ُ‍ونَ قَ‍‍وْلاً
Qālū Yā Dhā Al-Qarnayni 'Inna Ya'jūja Wa Ma'jūja Mufsidūna Fī Al-'Arđi Fahal Naj`alu Laka Kharjāan `Alá 'An Taj`ala Baynanā Wa Baynahum Saddāan 018-094 waxayna dheheen dul qarnaynow yaajuuj iyo maajuj waxay fasaadin dhulka ee ma kuu yeellaa ujuuro inaad yeesho dehxdanada xidheen jidaar. قَ‍‍الُو‌ا‌ يَا‌ذَ‌ا‌ ‌الْ‍‍قَ‍‍رْنَ‍‍يْ‍‍نِ ‌إِنَّ يَأْج‍‍ُ‍وجَ ‌وَمَأْج‍‍ُ‍وجَ مُفْسِد‍ُ‍‌ونَ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ فَهَلْ نَ‍‍جْ‍‍عَلُ لَكَ خَ‍‍رْجاً‌ عَلَ‍‍ى‌ ‌أَ‌نْ تَ‍‍جْ‍‍عَلَ بَيْنَنَا‌ ‌وَبَيْنَهُمْ سَ‍‍د‍ّ‍‌اً
Qāla Mā Makkananī Fīhi Rabbī Khayrun Fa'a`īnūnī Biqūwatin 'Aj`al Baynakum Wa Baynahum Radmāan 018-095 wuxuu yidhi wuxuu imakaniyey (isiiyey) Eebahay yaa ka kjayrroon ee iigu caawiya xoog aan yeelo dhexdiinna xidheene. قَ‍‍الَ مَا‌ مَكَّنَنِي ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ ‌‍رَبِّي خَ‍‍يْ‍‍ر‌‌ٌ‌ فَأَعِينُونِي بِ‍‍قُ‍‍وَّةٍ ‌أَجْ‍‍عَلْ بَيْنَكُمْ ‌وَبَيْنَهُمْ ‌‍رَ‌دْماً
'Ātūnī Zubara Al-Ĥadīdi ۖ Ĥattá 'Idhā Sāwá Bayna Aş-Şadafayni Qāla Anfukhū ۖ Ĥattá 'Idhā Ja`alahuan Qāla 'Ātūnī 'Ufrigh `Alayhi Qiţan 018-096 i siiya goosimo bir ahmarkuu ekeeyey labada dhinac dhexdooda wuxuu yidhi afuufa markuu ka yeelay dabna wuxuu yidhi i siiya aan ku shubee maar la dhalaaliyey. آتُونِي ‌زُبَ‍رَ‌الْحَد‍ِ‍ي‍‍دِ‌ ۖ حَتَّ‍‍ى‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ سَا‌وَ‌ى‌ بَ‍‍يْ‍‍نَ ‌ال‍‍صَّ‍‍دَفَ‍‍يْ‍‍نِ قَ‍‍الَ ‌ان‍‍فُ‍‍خُ‍‍و‌اۖ حَتَّ‍‍ى‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ جَعَلَ‍‍هُ نَا‌ر‌ا‌‌ ًقَ‍‍الَ ‌آتُونِ‍‍ي ‌أُفْ‍‍رِ‍‍غْ عَلَ‍‍يْ‍‍هِ قِ‍‍طْ‍‍ر‌اً
Famā Asţā`ū 'An Yažharūhu Wa Mā Astaţā`ū Lahu Naqbāan 018-097 mana karayaan inay ka soo kor baxaan (ka soo dhacaan) mana karayaan inay duleeliyaan. فَمَا‌ ‌اسْ‍‍طَ‍‍اعُ‍‍و‌ا‌ ‌أَ‌نْ يَ‍‍ظْ‍‍هَر‍ُ‍‌وهُ ‌وَمَا‌ ‌اسْتَ‍‍طَ‍‍اعُو‌ا‌ لَ‍‍هُ نَ‍‍قْ‍‍باً
Qāla Hādhā Raĥmatun Min Rabbī ۖ Fa'idhā Jā'a Wa`du Rabbī Ja`alahu Dakkā'a ۖ Wa Kāna Wa`du Rabbī Ĥaqqāan 018-098 wuxuuna yidhi kan waa naxariis EebahayMarkuu yimaaddo yabooha Eebahayna wuxuu ka yeela burburyabooha Eebahayna waa zaq (sugan). قَ‍‍الَ هَذَ‌ا‌ ‌‍رَحْمَةٌ‌ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَبِّي ۖ فَإِ‌ذَ‌ا‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌وَعْدُ‌ ‌‍رَبِّي جَعَلَ‍‍هُ ‌دَكّ‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ۖ ‌وَك‍‍َ‍انَ ‌وَعْدُ‌ ‌‍رَبِّي حَ‍‍ق‍‍ّ‍‍اً
Wa Taraknā Ba`đahum Yawma'idhin Yamūju Fī Ba`đin ۖ Wa Nufikha Fī Aş-Şūri Fajama`nāhum Jam`āan 018-099 waxaana ka yeeli qaarkood maalintaas kii qaarka (kale) dhexgali waxaana la afuufaa suurka waana soo kulminnaa kulmin. وَتَ‍رَكْنَا‌ بَعْ‍‍ضَ‍‍هُمْ يَوْمَئِذ‌ٍ‌ يَم‍‍ُ‍وجُ فِي بَعْ‍‍ضٍۖ ‌وَنُفِ‍‍خَ فِي ‌ال‍‍صُّ‍‍و‌ر‍ِ‍‌ فَجَمَعْنَاهُمْ جَمْعاً
Wa `Arađnā Jahannama Yawma'idhin Lilkāfirīna `Arđāan 018-100 waxaana u bandhigaynaa jahannamo maalintaa gaalada bandhig. وَعَ‍رَضْ‍‍نَا‌ جَهَ‍‍نَّ‍‍مَ يَوْمَئِذ‌ٍ‌ لِلْكَافِ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍نَ عَرْ‍ض‍‍اً
Al-Ladhīna Kānat 'A`yunuhumGhiţā'in `An Dhikrī Wa Kānū Lā Yastaţī`ūna Sam`āan 018-101 waana kuway indhahoodu yihiin dabool dhexdiis xagga xuskayga mana aha kuwo kara (maqalka) xaqa. الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَانَتْ ‌أَعْيُنُهُمْ فِي غِ‍‍طَ‍‍ا‌ءٍ‌ عَ‍‌‍نْ ‌ذِكْ‍‍رِي ‌وَكَانُو‌ا‌ لاَ‌ يَسْتَ‍‍طِ‍‍يع‍‍ُ‍ونَ سَمْعاً
'Afaĥasiba Al-Ladhīna Kafarū 'An Yattakhidhū `Ibādī Min Dūnī 'Awliyā'a ۚ 'Innā 'A`tadnā Jahannama Lilkāfirīna Nuzulāan 018-102 ma waxay u maleeyeen kuwii gaaloobay inay ka yeesheen addoomadayda iga sokow awliyo (oy caabudaan) waana u darabnay jahannamo gaalada dagid. أَفَحَسِبَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ ‌أَ‌نْ يَتَّ‍‍خِ‍‍ذُ‌و‌ا‌ عِبَا‌دِي مِ‍‌‍نْ ‌دُ‌ونِ‍‍ي ‌أَ‌وْلِي‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ۚ ‌إِنَّ‍‍ا‌ ‌أَعْتَ‍‍دْنَا‌ جَهَ‍‍نَّ‍‍مَ لِلْكَافِ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍نَ نُزُلاً
Qul Hal Nunabbi'ukum Bil-'Akhsarīna 'A`mālāan 018-103 waxaad dhahdaa ma idiin warramaa kuwa khasaaro badan camallo. قُ‍‍لْ هَلْ نُنَبِّئُكُمْ بِ‍الأَ‍خْ‍‍سَ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍نَ ‌أَعْمَالاً
Al-Ladhīna Đalla Sa`yuhum Al-Ĥayāati Ad-Dunyā Wa Hum Yaĥsabūna 'Annahum Yuĥsinūna Şun`āan 018-104 waa kuwuu dhumay camalkoodu nolosha adduun iyagoo isuna malayn inay wanaajin camalka. الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ضَ‍‍لَّ سَعْيُهُمْ فِي ‌الْحَي‍‍َ‍اةِ ‌ال‍‍دُّ‌نْ‍‍يَا‌ ‌وَهُمْ يَحْسَب‍‍ُ‍ونَ ‌أَنَّ‍‍هُمْ يُحْسِن‍‍ُ‍ونَ صُ‍‍‌‍نْ‍‍عاً
'Ūla'ika Al-Ladhīna Kafarū Bi'āyāti Rabbihim Wa Liqā'ihi Faĥabiţat 'A`māluhum Falā Nuqīmu Lahum Yawma Al-Qiyāmati Waznāan 018-105 kuwaasu waa kuwa ka gaaloobay aayaadka Eebahood iyo la kulankiisa oo buray camalkoodu umana joojinno maalinta qiyaame miisan «qiimana ma leh». أ‍ُ‍‌ولَئِكَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ بِآي‍‍َ‍اتِ ‌‍رَبِّهِمْ ‌وَلِ‍‍قَ‍‍ائِ‍‍هِ فَحَبِ‍‍طَ‍‍تْ ‌أَعْمَالُهُمْ فَلاَ‌ نُ‍‍قِ‍‍ي‍‍مُ لَهُمْ يَ‍‍وْمَ ‌الْ‍‍قِ‍‍يَامَةِ ‌وَ‌زْناً
Dhālika Jazā'uuhum Jahannamu Bimā Kafarū Wa Attakhadhū 'Āyātī Wa Rusulī Huzūan 018-106 kaasina waa abaalkoodii jahannamo gaalnimadooda darteedwaxayna ka yeesheen aayaad kayga iyo rasuulladayda jeesjees. ذَلِكَ جَز‍َ‍‌ا‌ؤُهُمْ جَهَ‍‍نَّ‍‍مُ بِمَا‌ كَفَرُ‌و‌ا‌ ‌وَ‌اتَّ‍‍خَ‍‍ذُ‌و‌ا‌ ‌آيَاتِي ‌وَ‌رُسُلِي هُزُ‌و‌اً
'Inna Al-Ladhīna 'Āmanū Wa `Amilū Aş-Şāliĥāti Kānat Lahum Jannātu Al-Firdawsi Nuzulāan 018-107 kuwa rumeeyey (xaqa) oo fala camal fiican waxay u ahaatay jannada firdowso degid(martiqaad). إِنَّ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ ‌وَعَمِلُو‌ا‌ال‍‍صَّ‍‍الِح‍‍َ‍اتِ كَانَتْ لَهُمْ جَ‍‍نّ‍‍َ‍اتُ ‌الْفِ‍‍رْ‌دَ‌وْسِ نُزُلاً
Khālidīna Fīhā Lā Yabghūna `Anhā Ĥiwalāan 018-108 wayna ku waari dhexdeeda mana doonaan inay xaggeeda ka wareegaan (guuraan). خَ‍‍الِد‍ِ‍ي‍‍نَ فِيهَا‌ لاَ‌ يَ‍‍بْ‍‍‍‍غُ‍‍ونَ عَ‍‌‍نْ‍‍هَا‌ حِوَلاً
Qul Law Kāna Al-Baĥru Midādāan Likalimāti Rabbī Lanafida Al-Baĥru Qabla 'An Tanfada Kalimātu Rabbī Wa Law Ji'nā Bimithlihi Madadāan 018-109 waxaad dhahdaa hadday u noqoto badda khad kalimooyinka Eebahay waxaa dhammaan lahaa badda ka hor dhammaanshaha kalimaadka Eebahay aaban keenno isagoo kale (oo siyaadin ah). قُ‍‍لْ لَوْ‌ ك‍‍َ‍انَ ‌الْبَحْرُ‌ مِدَ‌ا‌د‌ا‌ ً‌ لِكَلِم‍‍َ‍اتِ ‌‍رَبِّي لَنَفِدَ‌ ‌الْبَحْرُ‌ قَ‍‍بْ‍‍لَ ‌أَ‌نْ تَ‍‌‍ن‍‍فَدَ‌ كَلِم‍‍َ‍اتُ ‌‍رَبِّي ‌وَلَوْ‌ جِئْنَا‌ بِمِثْلِ‍‍هِ مَدَ‌د‌اً
Qul 'Innamā 'Anā Basharun Mithlukum Yūĥá 'Ilayya 'Annamā 'Ilahukum 'Ilahun Wāĥidun ۖ Faman Kāna Yarjū Liqā'a Rabbihi Falya`mal `Amalāan Şāliĥāan Wa Lā Yushrik Bi`ibādati Rabbihi~ 'Aĥadāan 018-110 waxaad dhadha waxaan uun ahay anigu bashar (dad) idinkoo kale ahwaxaa laywaxyooday in uun yahay ilaahiin ilaah kaliyaruuxiise dooni la kulanka Eebihiis ha falo camal fiicanyuuna la wadaajinna cibaadada Eebihiis cidna. قُ‍‍لْ ‌إِنَّ‍‍مَ‍‍ا‌ ‌أَنَا‌ بَشَر‌ٌ‌ مِثْلُكُمْ يُوحَ‍‍ى‌ ‌إِلَيَّ ‌أَنَّ‍‍مَ‍‍ا‌ ‌إِلَهُكُمْ ‌إِلَهٌ‌ ‌وَ‌احِد‌‌ٌۖ فَمَ‍‌‍نْ ك‍‍َ‍انَ يَرْجُو‌ا‌ لِ‍‍قَ‍‍ا‌ءَ‌ ‌‍رَبِّ‍‍هِ فَلْيَعْمَلْ عَمَلا‌‌ ًصَ‍‍الِحا‌ ً‌ ‌وَلاَ‌ يُشْ‍‍رِكْ بِعِبَا‌دَةِ ‌‍رَبِّهِ~‍ِ ‌أَحَد‌اً
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah