Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
'Alif-Lām -Mīm -Rā ۚ Tilka 'Āyā tu A l-Kitā bi Wa ۗ A l-Ladh ī 'Un zila 'Ilay ka Min Ra bbika A l-Ĥaq q u Wa Lakinn a 'Akth ara A n -Nā si Lā Yu'uminū na
013-001 Xarfaha hore oo kale waan soo Sheegnay FasirkoodaKuwaasna waa Aayaadkii Kitaabka (Quraanka)Waxaa lagaaga soo Dejiyay xagga Eebahaa waana Xaq Dadka Badankiise ma Rumaynin.
أَلِف-لَام-مِيم-رَ ا ۚ تِلْكَ آيَا تُ ا لْكِتَا بِ ۗ وَا لَّذِي أُن زِلَ إِلَيْ كَ مِن ْ رَ بِّكَ ا لْحَقُّ وَلَكِنّ َ أَكْثَرَ ا ل نّ َا سِ لاَ يُؤْمِنُونَ
Al-Lahu A l-Ladh ī Ra fa`a A s-Samāwā ti Bigh ay r i `Amadin Tara wnahā ۖ Th umm a A stawá `Alá A l-`Arsh i ۖ Wa Sakh kh ara A sh -Sh am sa Wa A l-Q amara ۖ Kullun Yaj r ī Li'jalin Musamm an ۚ Yudabbir u A l-'Am ra Yufaş ş ilu A l-'Āyā ti La`allakum Biliq ā 'i Ra bbikum Tūq inū na
013-002 Eebe waa kan koryeela Samooyinka Tiir La'aan aad Aragtaan Markaas ku istiwooday CarshigaSakhirayna Qorraxda iyo Dayaxa Dhammaana waxay ku socdaan Muddo magacaabanEebaa maamula amarka Caddeeyana aayaadka Inaad la kulanka Eebihiin yaqiinsataan.
ا للَّهُ ا لَّذِي رَ فَعَ ا ل سَّمَاوَا تِ بِغَ يْ ر ِ عَمَدٍ تَرَ وْنَهَا ۖ ثُمّ َ ا سْتَوَى عَلَى ا لْعَرْشِ ۖ وَسَخَّ رَ ا ل شَّمْسَ وَا لْقَ مَرَ ۖ كُلٌّ يَجْ ر ِي لِأجَلٍ مُسَمّ ى ً ۚ يُدَبِّر ُ ا لأَمْرَ يُفَصِّ لُ ا لآيَا تِ لَعَلَّكُمْ بِلِقَ ا ءِ رَ بِّكُمْ تُوقِ نُونَ
Wa Huwa A l-Ladh ī Madda A l-'Arđa Wa Ja`ala Fīhā Ra wāsiya Wa 'Anhārā an ۖ Wa Min Kulli A th -Th amar ā ti Ja`ala Fīhā Zawjay ni A th nay ni ۖ Yugh sh ī A l-Lay la A n -Nahā ra ۚ 'Inn a Fī Dh ālika La'ā yā tin Liq aw min Yatafakkarū na
013-003 Eebe waa kan Fidiyay Dhulka Yeelayna Dhexdiisa buuroiyo wabiyo Midho kastana ka yeelay Dhexdiisa laba nooc Wuxuuna ku Dadaa Habeenkii MaalintaArrintaasna Calaamooyin yaa ugu Sugan ciddii fikiri.
وَهُوَ ا لَّذِي مَدَّ ا لأَرْضَ وَجَعَلَ فِيهَا رَ وَاسِيَ وَأَنْ هَارا ً ۖ وَمِن ْ كُلِّ ا ل ثَّمَرَ ا تِ جَعَلَ فِيهَا زَوْجَيْ نِ ا ثْنَيْ نِ ۖ يُغْ شِي ا ل لَّيْ لَ ا ل نَّ هَا رَ ۚ إِنّ َ فِي ذَلِكَ لَآيَا تٍ لِقَ وْ مٍ يَتَفَكَّرُونَ
Wa Fī A l-'Arđi Q iţ a`un Mutajāwir ā tun Wa Jann ā tun Min 'A`nā bin Wa Zar`un Wa Nakh ī lun Ş in wā nun Wa Gh ay ru Ş in wā nin Yusq á Bimā 'in Wāĥidin Wa Nufađđilu Ba`đahā `Alá Ba`đin Fī A l-'Ukuli ۚ 'Inn a Fī Dh ālika La'ā yā tin Liq aw min Ya`q ilū na
013-004 Dhulka waxaa ah Goosinno daris ah (isku dhaw) iyo Bustaan Cinaba iyo Beer iyo Timir oo Mataano ah iyo kuwo aan Mataano ahaynlaguna Waraabiyo Biyo kaliya Waxaana ku kala Fadilaynaa (Wanaajinaynaa) qaar qaarka kale Cunnada (Dhadhanka) Arrintaasna Calaamaa ugu Sugan Ciddii Wax kasi.
وَفِي ا لأَرْضِ قِ طَ عٌ مُتَجَاوِرَ ا تٌ وَجَنّ َا تٌ مِن ْ أَعْنَا بٍ وَزَرْعٌ وَنَخِ ي لٌ صِ نْ وَا نٌ وَغَ يْ رُ صِ نْ وَا نٍ يُسْقَ ى بِمَا ءٍ وَاحِدٍ وَنُفَضِّ لُ بَعْضَ هَا عَلَى بَعْض ٍ فِي ا لأُكُلِ ۚ إِنّ َ فِي ذَلِكَ لَآيَا تٍ لِقَ وْ مٍ يَعْقِ لُونَ
Wa 'In Ta`jab Fa`ajabun Q awluhum 'A'idh ā Kunn ā Turā bāan 'A'inn ā Lafī Kh alq in Jadī din ۗ 'Ūlā 'ika A l-Ladh ī na Kafarū Bira bbihim ۖ Wa 'Ūlā 'ika A l-'Agh lā lu Fī 'A`nāq ihim ۖ Wa 'Ūlā 'ika 'Aş ĥā bu A n -Nā r i ۖ Hum Fīhā Kh ālidū na
013-005 Haddaad yaabtana waxaa Yaaba Hadalkoodii Ahaa ma Markaan noqonno Carro yaa Markaas Abuur Cusub (Nala abuuri) Kuwaasi waa kuwa Luquntooda la Yeelay Katiinado waana kuwo Naarta Ehelkeeda ah Kuna Dhex waari.
وَإِن ْ تَعْجَب ْ فَعَجَبٌ قَ وْلُهُمْ أَئِذَا كُنَّ ا تُرَ اباً أَئِنَّ ا لَفِي خَ لْق ٍ جَدِي دٍ ۗ أُ وْلَا ئِكَ ا لَّذِي نَ كَفَرُوا بِرَ بِّهِمْ ۖ وَأُ وْلَا ئِكَ ا لأَغْ لاَلُ فِي أَعْنَاقِ هِمْ ۖ وَأُ وْلَا ئِكَ أَصْ حَا بُ ا ل نّ َا ر ِ ۖ هُمْ فِيهَا خَ الِدُونَ
Wa Yasta`jilūnaka Bis-Sayyi'ati Q ab la A l-Ĥasanati Wa Q ad Kh alat Min Q ab lihimu A l-Math ulā tu ۗ Wa 'Inn a Ra bbaka Ladh ū Magh fira tin Lilnn ā si `Alá Ž ulmihim ۖ Wa 'Inn a Ra bbaka Lash adī du A l-`Iq ā bi
013-006 Waxayna kaa Dedejisan Xumaan wanaag ka hor Iyadooy Tagtay Hortood tusaalayaal (Ciqaabeed) Eebahaana waa u danbi Dhaafaha dadka iyagoo Dulmi ku sugan Eebahaana waa Ciqaab darane.
وَيَسْتَعْجِلُونَكَ بِا ل سَّيِّئَةِ قَ بْ لَ ا لْحَسَنَةِ وَقَ د ْ خَ لَتْ مِن ْ قَ بْ لِهِمُ ا لْمَثُلاَتُ ۗ وَإِنّ َ رَ بَّكَ لَذُو مَغْ فِرَ ةٍ لِلنّ َا سِ عَلَى ظُ لْمِهِمْ ۖ وَإِنّ َ رَ بَّكَ لَشَدِي دُ ا لْعِقَ ابِ
Wa Yaq ū lu A l-Ladh ī na Kafarū Lawlā 'Un zila `Alay hi 'Āyatun Min Ra bbihi~ ۗ 'Inn amā 'An ta Mun dh ir un ۖ Wa Likulli Q aw min Hā d in
013-007 waxay dheheen kuwii gaaloobay maxaa loogu soo Dejin waayey korkiisa Aayad xagga Eebihiis ka timidadugu waxaad uun tahay Dige cid kastana waxay leedahay Hanuuniye.
وَيَقُ و لُ ا لَّذِي نَ كَفَرُوا لَوْلاَ أُن زِلَ عَلَيْ هِ آيَةٌ مِن ْ رَ بِّهِ ۗ إِنَّ مَا أَنْ تَ مُن ذِرٌ ۖ وَلِكُلِّ قَ وْ مٍ هَادٍ
Al-Lahu Ya`lamu Mā Taĥmilu Kullu 'Un th á Wa Mā Tagh ī đu A l-'Arĥā mu Wa Mā Tazdā du ۖ Wa Kullu Sh ay 'in `In dahu Bimiq dā r in
013-008 Eebaa og waxay ku siddo uurka Dhaddig kastaiyo waxay Ilmo galleennadu Nusqaaminiyo waxay kordhin (Dhicis iyo Shin) wax kastana Eebe agtiisa Qaddar (Waqti) yuu leeyahay.
ا للَّهُ يَعْلَمُ مَا تَحْمِلُ كُلُّ أُن ثَى وَمَا تَغِ ي ضُ ا لأَرْحَا مُ وَمَا تَزْدَا دُ ۖ وَكُلُّ شَيْ ءٍ عِنْ دَهُ بِمِقْ دَارٍ
`Ālimu A l-Gh ay bi Wa A sh -Sh ahādati A l-Kabī r u A l-Muta`ālī
013-009 wuxuuna ogyahay wax maqan iyo waxa jooga waana weyne ka sarreeya (wax kasta).
عَالِمُ ا لْغَ يْ بِ وَا ل شَّهَادَةِ ا لْكَبِي رُ ا لْمُتَعَالِي
Sawā 'un Min kum Man 'Asarra A l-Q aw la Wa Man Jahara Bihi Wa Man Huwa Mustakh fin Bil-Lay li Wa Sār ibun Bin -Nahā r i
013-010 waana isku mid kiinna qarsada hadalka iyo kiinna la qaylyaiyo kii isqariya habeenkii iyo kii Muujiya Maalintii.
سَوَا ءٌ مِنْ كُمْ مَن ْ أَسَرَّ ا لْقَ وْ لَ وَمَن ْ جَهَرَ بِهِ وَمَن ْ هُوَ مُسْتَخْ ف ٍ بِا ل لَّيْ لِ وَسَار ِبٌ بِا ل نَّ هَار ِ
Lahu Mu`aq q ibā tun Min Bay ni Yaday hi Wa Min Kh alfihi Yaĥfažūnahu Min 'Am r i A ll ā hi ۗ 'Inn a A ll āha Lā Yugh ayyir u Mā Biq aw min Ĥattá Yugh ayyirū Mā Bi'an fusihim ۗ Wa 'Idh ā 'Ar ā da A ll āhu Biq aw min Sū 'ā an Falā Mara dda Lahu ۚ Wa Mā Lahum Min Dūnihi Min Wa A -
013-011 wuxuuna leeyahay (Ruux kasta) kuwo ku isbedela (Malaa'ig) oo hortiisa iyo Gadaashiisa ah kuna dhawra amarka EebeIlaahayna ma dooriyo wax dad ku suganyahay intay ka dooriyaan waxa naftooda ku suganmarkuu Eebe la doono Dad dhibna wax ka celin ma jiromana laha Eebe ka sokow Gargaare.
لَهُ مُعَقِّ بَا تٌ مِن ْ بَيْ نِ يَدَيْ هِ وَمِن ْ خَ لْفِهِ يَحْفَظُ ونَهُ مِن ْ أَمْر ِ ا للَّ هِ ۗ إِنّ َ ا للَّ هَ لاَ يُغَ يِّر ُ مَا بِقَ وْ مٍ حَتَّى يُغَ يِّرُوا مَا بِأَن فُسِهِمْ ۗ وَإِذَا أَرَ ا دَ ا للَّ هُ بِقَ وْ مٍ سُو ءا ً فَلاَ مَرَ دَّ لَهُ ۚ وَمَا لَهُمْ مِن ْ دُونِهِ مِن ْ وَا لٍ
Huwa A l-Ladh ī Yur īkumu A l-Barq a Kh awfāan Wa Ţ ama`āan Wa Yun sh i'u A s-Saĥā ba A th -Th iq ā la
013-012 Eebe waa kan idin tusiya Hillaaca cabsi gelin iyo rajo gelin darteedwuxuuna abuuraa daruurta culus.
هُوَ ا لَّذِي يُر ِيكُمُ ا لْبَرْقَ خَ وْفا ً وَطَ مَعا ً وَيُنْ شِئُ ا ل سَّحَا بَ ا ل ثِّقَ الَ
Wa Yusabbiĥu A r-Ra `du Biĥam dihi Wa A l-Malā 'ikatu Min Kh īfatihi Wa Yursilu A ş -Ş awā`iq a Fayuş ī bu Bihā Man Yash ā 'u Wa Hum Yujādilū na Fī A l-Lahi Wa Huwa Sh adī du A l-Miĥā li
013-013 wuxuuna la tasbiixsadaa onkadku Mahadda Eebe ku dheehan iyo Malaa'igtuna (waxay la tasbiixsan) Cabsida Eebewuxuuna diraa Danabyo wuxuuna ku ridaa cidduu doonoiyaguna waxay ku murmi Eebe isagoo ciqaabtiisu darantahay.
وَيُسَبِّحُ ا ل رَّ عْدُ بِحَمْدِهِ وَا لْمَلاَئِكَةُ مِن ْ خِ يفَتِهِ وَيُرْسِلُ ا ل صَّ وَاعِقَ فَيُصِ ي بُ بِهَا مَن ْ يَشَا ءُ وَهُمْ يُجَادِلُو نَ فِي ا للَّهِ وَهُوَ شَدِي دُ ا لْمِحَالِ
Lahu Da`watu A l-Ĥaq q i Wa ۖ A l-Ladh ī na Yad `ū na Min Dūnihi Lā Yastajībū na Lahum Bish ay 'in 'Illā Kabāsiţ i Kaffay hi 'Ilá A l-Mā 'i Liyab lugh a Fā hu Wa Mā Huwa Bibāligh ihi ۚ Wa Mā Du`ā 'u A l-Kāfir ī na 'Illā Fī Đ alā lin
013-014 Eebe waxaa u Sugnaaday Baryo (iyo Cibaado) Xaqawaxa ka soo hadhayna waxba uma ajiibaan (kuwa baryi) sida mid ku fidiyey Gacmihiisa Xagga Biyaha inay Afkiisa gaadhaanmana gaadhayaanBaryada Gaaladuna waxaan baadi ahayn ma aha.
لَهُ دَعْوَةُ ا لْحَقِّ ۖ وَا لَّذِي نَ يَد ْعُو نَ مِن ْ دُونِهِ لاَ يَسْتَجِيبُو نَ لَهُمْ بِشَيْ ءٍ إِلاَّ كَبَاسِطِ كَفَّيْ هِ إِلَى ا لْمَا ءِ لِيَبْ لُغَ فَا هُ وَمَا هُوَ بِبَالِغِ هِ ۚ وَمَا دُعَا ءُ ا لْكَافِر ِي نَ إِلاَّ فِي ضَ لاَلٍ
Wa Lill ā h Yasjudu Man Fī A s-Samāwā ti Wa A l-'Arđi Ţ aw`āan Wa Karhāan Wa Ž ilāluhum Bil-Gh udū wi Wa A l-'Āş ā li
013-015 waxaa Ilaahay u Sujuuda «u khuduuca» waxa ku sugan Samooyinka iyo Dhulka Ogolaansho iyo Qasab iyo Hooskooda aroor iyo Galbihiiba.
وَلِلَّهِ يَسْجُدُ مَن ْ فِي ا ل سَّمَاوَا تِ وَا لأَرْضِ طَ وْعا ً وَكَرْها ً وَظِ لاَلُهُمْ بِا لْغُ دُوِّ وَا لآصَ الِ
Q ul Man Ra bbu A s-Samāwā ti Wa A l-'Arđi Q uli A ll ā hu ۚ Q ul 'Afā ttakh adh tum Min Dūnihi~ 'Awliyā 'a Lā Yam likū na Li'n fusihim Naf`āan Wa Lā Đ arrā an ۚ Q ul Hal Yastawī A l-'A`m á Wa A l-Baş ī r u 'Am Hal Tastawī A ž-Ž ulumā tu Wa A n -Nūr ۗ 'Am Ja`alū Lill ā h Sh ura kā 'a Kh alaq ū Kakh alq ihi Fatash ābaha A l-Kh alq u `Alayhim ۚ Q uli A ll ā hu Kh āliq u Kulli Sh ay 'in Wa Huwa A l-Wāĥidu A l-Q ahhā ru
013-016 waxaad dhahdaa yaa ah Eebaha Samooyinka iyo Dhulkawaxaadna dhahdaa waa Eebewaxaadna dhahdaa ma yeelanaysaan Eebe ka sokow Awliyo (gargaarayaal) oon u hananayn naftooda Nacfi iyo dhib midnadheh ma egyihiin Indhoole iyo wax Arkemase ehyihiin Mugdiyo iyo Nuur mise waxay u yeeleen Eebe Shuruko wax u Abuuray sida Abuurka Eebe oo waxaa isaga ekaaday Abuurkiiwaxaad dhahdaa Eebaa wax kasta Abuuray waana kali awood badan.
قُ لْ مَن ْ رَ بُّ ا ل سَّمَاوَا تِ وَا لأَرْضِ قُ لِ ا للَّ هُ ۚ قُ لْ أَفَا تَّخَ ذْتُمْ مِن ْ دُونِهِ أَوْلِيَا ءَ لاَ يَمْلِكُو نَ لِأن فُسِهِمْ نَفْعا ً وَلاَ ضَ رّا ً ۚ قُ لْ هَلْ يَسْتَوِي ا لأَعْمَى وَا لْبَصِ ي رُ أَمْ هَلْ تَسْتَوِي ا ل ظُّ لُمَا تُ وَا ل نُّ ور ۗ أَمْ جَعَلُوا لِلَّهِ شُرَ كَا ءَ خَ لَقُ وا كَخَ لْقِ هِ فَتَشَابَهَ ا لْخَ لْقُ عَلَيْهِمْ ۚ قُ لِ ا للَّ هُ خَ الِقُ كُلِّ شَيْ ءٍ وَهُوَ ا لْوَاحِدُ ا لْقَ هَّارُ
'An zala Mina A s-Samā 'i Mā 'an Fasālat 'Awdiyatun Biq adar ihā Fāĥtamala A s-Say lu Zabadāan Rā bīāan ۚ Wa Mimm ā Yūq idū na `Alay hi Fī A n -Nā r i A b tigh ā 'a Ĥilyatin 'Aw Matā `in Zabadun Mith luhu ۚ Kadh ālika Yađr ibu A ll āhu A l-Ĥaq q a Wa A l-Bāţ ila ۚ Fa'amm ā A z-Zabadu Fayadh /habu Jufā 'an ۖ Wa 'Amm ā Mā Yan fa`u A n -Nā sa Fayam kuth u Fī A l-'Arđi ۚ Kadh ālika Yađr ibu A ll āhu A l-'Am th ā la
013-017 wuxuu ka soo dejiyey Samada Biyo waxaana la durduray waadiyo Awooddood wuxuuna xambaartaa daadku daadxoor sarraysawaxay dabka ku huriyaanna Doonid isku qurxinama alaabo waxaa ah abuur la midasaasuuna Eebe ugu yeelan tusaale xaqa iyo BaadilkaXumbaduse way tagi iyadoo ingagan waxa dadka anficise wuxuu ku nagaan dhulkasaasuuna Eebe u yeelaa Tusaalayaasha.
أَن زَلَ مِنَ ا ل سَّمَا ءِ مَا ء ً فَسَالَتْ أَوْدِيَةٌ بِقَ دَر ِهَا فَاحْتَمَلَ ا ل سَّيْ لُ زَبَدا ً رَ ابِي ا ً ۚ وَمِمَّ ا يُوقِ دُو نَ عَلَيْ هِ فِي ا ل نّ َا ر ِ ا بْ تِغَ ا ءَ حِلْيَةٍ أَوْ مَتَا عٍ زَبَدٌ مِثْلُهُ ۚ كَذَلِكَ يَضْ ر ِبُ ا للَّ هُ ا لْحَقَّ وَا لْبَاطِ لَ ۚ فَأَمَّ ا ا ل زَّبَدُ فَيَذْهَبُ جُفَا ء ً ۖ وَأَمَّ ا مَا يَن فَعُ ا ل نّ َا سَ فَيَمْكُثُ فِي ا لأَرْضِ ۚ كَذَلِكَ يَضْ ر ِبُ ا للَّ هُ ا لأَمْثَالَ
Lilladh ī na A stajābū Lira bbihimu A l-Ĥusná Wa ۚ A l-Ladh ī na Lam Yastajībū Lahu Law 'Ann a Lahum Mā Fī A l-'Arđi Jamī`āan Wa Mith lahu Ma`ahu Lāftadaw Bihi~ ۚ 'Ūlā 'ika Lahum Sū 'u A l-Ĥisā bi Wa Ma'wāhum Jahann amu ۖ Wa Bi'sa A l-Mihā du
013-018 kuwa Eebahood ajiibay (Maqlay) waxaa u sugnaaday wanaag (janno) kuwaan ajiibin (maqlinna) hadduu u sugnaado wax dhulka ku sugan dhammaan oo wax la mida la jiro way isku furan lahaayeen kuwaasna waxaa u sugnaaday xisaab xun (daran) Hooygooduna waa Jahannamo iyadaana u xun gogol.
لِلَّذِي نَ ا سْتَجَابُوا لِرَ بِّهِمُ ا لْحُسْنَى ۚ وَا لَّذِي نَ لَمْ يَسْتَجِيبُوا لَهُ لَوْ أَنّ َ لَهُمْ مَا فِي ا لأَرْضِ جَمِيعا ً وَمِثْلَهُ مَعَهُ لاَفْتَدَوْا بِهِ ۚ أُ وْلَا ئِكَ لَهُمْ سُو ءُ ا لْحِسَا بِ وَمَأْوَاهُمْ جَهَنَّ مُ ۖ وَبِئْسَ ا لْمِهَادُ
'Afaman Ya`lamu 'Ann amā 'Un zila 'Ilay ka Min Ra bbika A l-Ĥaq q u Kaman Huwa 'A`m á ۚ 'Inn amā Yatadh akkaru 'Ūlū A l-'Albā bi
013-019 cid og in waxa laggaga soo dejiyey xagga Eebahaa uu xaq yahay ma la midbaa mid indho la'waxaa uun waantooma kuwa caqliga leh.
أَفَمَن ْ يَعْلَمُ أَنَّ مَا أُن زِلَ إِلَيْ كَ مِن ْ رَ بِّكَ ا لْحَقُّ كَمَن ْ هُوَ أَعْمَى ۚ إِنَّ مَا يَتَذَكَّرُ أُ وْلُوا ا لأَلْبَابِ
Al-Ladh ī na Yūfū na Bi`ahdi A ll ā hi Wa Lā Yan q uđū na A l-Mīth ā q a
013-020 ee ah kuwa Oofiya ballanka Eebe oon burininna ballanka adag.
ا لَّذِي نَ يُوفُو نَ بِعَهْدِ ا للَّ هِ وَلاَ يَن قُ ضُ و نَ ا لْمِيثَاقَ
Wa A l-Ladh ī na Yaş ilū na Mā 'Amara A ll āhu Bihi~ 'An Yūş ala Wa Yakh sh aw na Ra bbahum Wa Yakh āfū na Sū 'a A l-Ĥisā bi
013-021 ee ah kuwa xidhiidhiya waxa Eebe faray in la xidhiidhiyo kana cabsada Eebahood kana cabsada xisaab xun.
وَالَّذِي نَ يَصِ لُو نَ مَا أَمَرَ ا للَّ هُ بِهِ أَن ْ يُوصَ لَ وَيَخْ شَوْ نَ رَ بَّهُمْ وَيَخَ افُو نَ سُو ءَ ا لْحِسَابِ
Wa A l-Ladh ī na Ş abarū A b tigh ā 'a Waj hi Ra bbihim Wa 'Aq āmū A ş -Ş alāata Wa 'An faq ū Mimm ā Ra zaq nāhum Sir rā an Wa `Alāniyatan Wa Yad ra 'ū na Bil-Ĥasanati A s-Sayyi'ata 'Ūlā 'ika Lahum `Uq bá A d-Dā r i
013-022 ee ah kuwa u samray doonid wajiga Eebahood dartiisoogayna Salaaddakana bixiyey waxaan ku arzaaqnay qayb qarsoodi iyo muuqaalbaraacsiiyana wanaagga xumaantakuwaas cidhib fiican yaa u sugnaatay.
وَالَّذِي نَ صَ بَرُوا ا بْ تِغَ ا ءَ وَجْ هِ رَ بِّهِمْ وَأَقَ امُوا ا ل صَّ لاَةَ وَأَن فَقُ وا مِمَّ ا رَ زَقْ نَاهُمْ سِر ّا ً وَعَلاَنِيَة ً وَيَد ْرَ ءُو نَ بِا لْحَسَنَةِ ا ل سَّيِّئَةَ أُ وْلَا ئِكَ لَهُمْ عُقْ بَى ا ل دَّار ِ
Jann ā tu `Ad nin Yad kh ulūnahā Wa Man Ş alaĥa Min 'Ābā 'ihim Wa 'Azwājihim Wa Dh urr īyātihim Wa ۖ A l-Malā 'ikatu Yad kh ulū na `Alayhim Min Kulli Bā b in
013-023 waxaana gali jannada cadnin iyaga iyo cidda suuban oo AabbayaalkoodaHaweenkooda iyo caruurtoodaMalaa'igtuna waxay uga soo gali irid kasta.
جَنّ َا تُ عَد ْنٍ يَد ْخُ لُونَهَا وَمَن ْ صَ لَحَ مِن ْ آبَا ئِهِمْ وَأَزْوَاجِهِمْ وَذُرِّيَّاتِهِمْ ۖ وَا لْمَلاَئِكَةُ يَد ْخُ لُو نَ عَلَيْهِمْ مِن ْ كُلِّ بَابٍ
Salā mun `Alaykum Bimā Ş abartum ۚ Fani`ma `Uq bá A d-Dā r i
013-024 iyagoo ku dhihi Nabadgalyo korkiinna ha ahaato samirkiinna dartiis waxaa wanaag badan cidhibta daarta (Janno).
سَلاَمٌ عَلَيْكُمْ بِمَا صَ بَرْتُمْ ۚ فَنِعْمَ عُقْ بَى ا ل دَّار ِ
Wa A l-Ladh ī na Yan q uđū na `Ahda A ll āhi Min Ba`di Mīth āq ihi Wa Yaq ţ a`ū na Mā 'Amara A ll āhu Bihi~ 'An Yūş ala Wa Yufsidū na Fī A l-'Arđi ۙ 'Ūlā 'ika Lahumu A l-La`natu Wa Lahum Sū 'u A d-Dā r i
013-025 kuwa buriya Ballanka Eebe adkayntiisa ka dib gooyana wuxuu faray Eebe in la xidhiidhiyo oo fasaadiyana dhulka kuwaas waxaa u sugnaaday Lacnad iyo Guri xun.
وَالَّذِي نَ يَن قُ ضُ و نَ عَهْدَ ا للَّ هِ مِن ْ بَعْدِ مِيثَاقِ هِ وَيَقْ طَ عُو نَ مَا أَمَرَ ا للَّ هُ بِهِ أَن ْ يُوصَ لَ وَيُفْسِدُو نَ فِي ا لأَرْضِ ۙ أُ وْلَا ئِكَ لَهُمُ ا ل لَّعْنَةُ وَلَهُمْ سُو ءُ ا ل دَّار ِ
Al-Lahu Yab suţ u A r-R izq a Liman Yash ā 'u Wa Yaq diru ۚ Wa Far iĥū Bil-Ĥayāati A d-Dun yā Wa Mā A l-Ĥayāatu A d-Dun yā Fī A l-'Ākh ira ti 'Illā Matā `un
013-026 Eebaana u fidiya rizqiga cidduu doono kuna cidhiidhya (cidduudoono)waxayna ku farxeen gaaladii Nolosha Adduunyomana aha nolosha adduunyo Aakharo agteeda waxaan maalmo lahu raaxaysto ahayn.
ا للَّهُ يَبْ سُطُ ا ل رِّزْقَ لِمَن ْ يَشَا ءُ وَيَقْ دِر ُ ۚ وَفَر ِحُوا بِا لْحَيَا ةِ ا ل دُّنْ يَا وَمَا ا لْحَيَا ةُ ا ل دُّنْ يَا فِي ا لآخِ رَ ةِ إِلاَّ مَتَاعٌ
Wa Yaq ū lu A l-Ladh ī na Kafarū Lawlā 'Un zila `Alay hi 'Āyatun Min Ra bbihi ۗ Q ul 'Inn a A ll āha Yuđillu Man Yash ā 'u Wa Yahdī 'Ilay hi Man 'Anā ba
013-027 waxay dhihi kuwii gaaloobay maxaa loogu soo dejin waayey korkiina Aayado Eebihiisa xaggiisawaxaad dhahdaa Eebe wuu dhumiyaa ciduu doono (oo xaqa diida) wuxuuna u hanuuniyaa xagiisa ciddii u noqota.
وَيَقُ و لُ ا لَّذِي نَ كَفَرُوا لَوْلاَ أُن زِلَ عَلَيْ هِ آيَةٌ مِن ْ رَ بِّهِ ۗ قُ لْ إِنّ َ ا للَّ هَ يُضِ لُّ مَن ْ يَشَا ءُ وَيَهْدِي إِلَيْ هِ مَن ْ أَنَابَ
Al-Ladh ī na 'Āmanū Wa Taţ ma'inn u Q ulūbuhum Bidh ikr i A ll ā hi ۗ 'Alā Bidh ikr i A ll ā hi Taţ ma'inn u A l-Q ulū bu
013-028 ee ah kuwa rumeeyey Xaqa kuna xasishay Quluubtoodu xuska Eebexuska Eebayna ku xasishaa Quluubtu.
ا لَّذِي نَ آمَنُوا وَتَطْ مَئِنّ ُ قُ لُوبُهُمْ بِذِكْر ِ ا للَّ هِ ۗ أَلاَ بِذِكْر ِ ا للَّ هِ تَطْ مَئِنّ ُ ا لْقُ لُوبُ
Al-Ladh ī na 'Āmanū Wa `Amilū A ş -Ş āliĥā ti Ţ ūbá Lahum Wa Ĥusnu Ma'ā b in
013-029 ee ah kuwa rumeeyey xaqa falayna camal suuban waxaana u sugnaaday khayr iyo Nicmo iyo Noqosho wanaagsan.
ا لَّذِي نَ آمَنُوا وَعَمِلُوا ا ل صَّ الِحَا تِ طُ وبَى لَهُمْ وَحُسْنُ مَآبٍ
Kadh ālika 'Arsalnā ka Fī 'Umm atin Q ad Kh alat Min Q ab lihā 'Umamun Litatluwa `Alayhimu A l-Ladh ī 'Awĥaynā 'Ilay ka Wa Hum Yakfurū na Bir -Ra ĥmani ۚ Q ul Huwa Ra bbī Lā 'Ilā ha 'Illā Huwa `Alay hi Tawakkaltu Wa 'Ilay hi Matā bi
013-030 saasaan kuugu dirray Ummad ay tageen Ummado hortood inaad ku akhrido kaan kuu waxyoonay iyaguna waxay ka gaaloobi Eebaha Raxmaanawaxaad dhahdaa Eebe mooyee Illah kale ma jiroisagaana tala saartay xagiisaana u noqon.
كَذَلِكَ أَرْسَلْنَا كَ فِي أُمَّ ةٍ قَ د ْ خَ لَتْ مِن ْ قَ بْ لِهَا أُمَم ٌ لِتَتْلُوَ عَلَيْهِمُ ا لَّذِي أَوْحَيْنَا إِلَيْ كَ وَهُمْ يَكْفُرُو نَ بِا ل رَّ حْمَنِ ۚ قُ لْ هُوَ رَ بِّي لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ عَلَيْ هِ تَوَكَّلْتُ وَإِلَيْ هِ مَتَابِ
Wa Law 'Ann a Q ur'ā nāan Suyyira t Bihi A l-Jibā lu 'Aw Q uţ ţ i`at Bihi A l-'Arđu 'Aw Kullima Bihi A l-Mawtá ۗ Bal Lill ā h A l-'Am ru Jamī`āan ۗ 'Afalam Yay'asi A l-Ladh ī na 'Āmanū 'An Law Yash ā 'u A ll āhu Lahadá A n -Nā sa Jamī`āan ۗ Wa Lā Yazā lu A l-Ladh ī na Kafarū Tuş ībuhum Bimā Ş ana`ū Q ār i`atun 'Aw Taĥullu Q ar ībāan Min Dār ihim Ĥattá Ya'tiya Wa`du A ll āhi ۚ 'Inn a A ll āha Lā Yukh lifu A l-Mī`ā da
013-031 haddii Quraan dartiis buuro lala kaxaynama lala goyn dhulka ama lagula hadli Dadki dhintay (Wuxuu noqon lahaa Quraankan) amarkase Eebaa dhammaantiis iska lehmiyeyanse ogayn kuwa rumeeyey xaqu hadduu Eebe doonoinuu hanuunin lahaa Dadka dhammaan kamana tagaan kuwii gaaloobay (Xumaan) intay kaga dhacdo Musiibo waxay faleen Darteed ama degto meel ku dhaw guryahooda intuu ka yimaaddo Yaboohii EebeIllaah Ma baajiyo ballanka.
وَلَوْ أَنّ َ قُ رْآنا ً سُيِّرَ تْ بِهِ ا لْجِبَا لُ أَوْ قُ طِّ عَتْ بِهِ ا لأَرْضُ أَوْ كُلِّمَ بِهِ ا لْمَوْتَى ۗ بَلْ لِلَّهِ ا لأَمْرُ جَمِيعاً ۗ أَفَلَمْ يَيْ ئَسِ ا لَّذِي نَ آمَنُو ا أَن ْ لَوْ يَشَا ءُ ا للَّ هُ لَهَدَى ا ل نّ َا سَ جَمِيعا ً ۗ وَلاَ يَزَا لُ ا لَّذِي نَ كَفَرُوا تُصِ يبُهُمْ بِمَا صَ نَعُوا قَ ار ِعَةٌ أَوْ تَحُلُّ قَ ر ِيبا ً مِن ْ دَار ِهِمْ حَتَّى يَأْتِيَ وَعْدُ ا للَّ هِ ۚ إِنّ َ ا للَّ هَ لاَ يُخْ لِفُ ا لْمِيعَادَ
Wa Laq adi A stuhzi'a Biru sulin Min Q ab lika Fa'am lay tu Lilladh ī na Kafarū Th umm a 'Akh adh tuhum ۖ Fakay fa Kā na `Iq ā bi
013-032 waxaa lagy Jees Jeesay Rasuullo ka horreeyey markaasaan sugay kuwii gaaloobayka dibna waan Qabtay ee siday noqotay ciqaabtaydii (Way darrayd).
وَلَقَ دِ ا سْتُهْزِئَ بِرُسُلٍ مِن ْ قَ بْ لِكَ فَأَمْلَيْ تُ لِلَّذِي نَ كَفَرُوا ثُمّ َ أَخَ ذْتُهُمْ ۖ فَكَيْ فَ كَا نَ عِقَ ابِ
'Afaman Huwa Q ā 'imun `Alá Kulli Nafsin Bimā Kasabat ۗ Wa Ja`alū Lill ā h Sh ura kā 'a Q ul Samm ūhum ۚ 'Am Tunabbi'ūnahu Bimā Lā Ya`lamu Fī A l-'Arđi 'Am Bižāhir in Mina A l-Q aw li ۗ Bal Zuyyina Lilladh ī na Kafarū Makru hum Wa Ş uddū `Ani A s-Sabī li ۗ Wa Man Yuđlili A ll ā hu Famā Lahu Min Hā d in
013-033 cid ku ilaalin naf kastaa waxay kasbatay (Eebe) ma la midbaa midaan saas ahaynwaxayna u yeeleen Eebe Shurako dheh magacaabamise waxaad Eebe uga warramaysaan waxaan Eebe uga warramaysaan waxaan joogin Dhulkamise hadal muuqaalasaas ma aha ee waxaa loo qurxiyey kuwii gaaloobay dhagartooda waxaana laga leexiyey Jidkacid Eebe dhumiyeyna ma laha wax hanuunin.
أَفَمَن ْ هُوَ قَ ا ئِمٌ عَلَى كُلِّ نَفْس ٍ بِمَا كَسَبَتْ ۗ وَجَعَلُوا لِلَّهِ شُرَ كَا ءَ قُ لْ سَمُّ وهُمْ ۚ أَمْ تُنَبِّئُ ونَهُ بِمَا لاَ يَعْلَمُ فِي ا لأَرْضِ أَمْ بِظَ اهِر ٍ مِنَ ا لْقَ وْ لِ ۗ بَلْ زُيِّنَ لِلَّذِي نَ كَفَرُوا مَكْرُهُمْ وَصُ دُّوا عَنِ ا ل سَّبِي لِ ۗ وَمَن ْ يُضْ لِلِ ا للَّ هُ فَمَا لَهُ مِن ْ هَادٍ
Lahum `Adh ā bun Fī A l-Ĥayāati A d-Dun yā ۖ Wa La`adh ā bu A l-'Ākh ira ti 'Ash aq q u ۖ Wa Mā Lahum Mina A ll āhi Min Wā q in
013-034 waxayna mudan cadaab nolosha adduuncadaabka aakhiraana daran mana u sugna wax Eebe ka Ilaalin.
لَهُمْ عَذَا بٌ فِي ا لْحَيَا ةِ ا ل دُّنْ يَا ۖ وَلَعَذَا بُ ا لآخِ رَ ةِ أَشَقُّ ۖ وَمَا لَهُمْ مِنَ ا للَّ هِ مِن ْ وَاقٍ
Math alu A l-Jann ati A llatī Wu`ida A l-Muttaq ū na ۖ Taj r ī Min Taĥtihā A l-'Anhā ru ۖ 'Ukuluhā Dā 'imun Wa Ž illuhā ۚ Tilka `Uq bá A l-Ladh ī na A ttaq aw ۖ Wa `Uq bá A l-Kāfir ī na A n -Nā ru
013-035 tusaalaha (Tilmaanta) jannada loo darbay kuwa dhawrsada waa inay dhex socdaan WabiyaalkiiCunnadeeduna waa joogto iyo hooskeedutaasina waa cidhibta kuwa dhawrsada cidhibta gaaladuna waa Naar.
مَثَلُ ا لْجَنَّ ةِ ا لَّتِي وُعِدَ ا لْمُتَّقُ و نَ ۖ تَجْ ر ِي مِن ْ تَحْتِهَا ا لأَنْ هَا رُ ۖ أُكُلُهَا دَا ئِمٌ وَظِ لُّهَا ۚ تِلْكَ عُقْ بَى ا لَّذِي نَ ا تَّقَ وا ۖ وَعُقْ بَى ا لْكَافِر ِي نَ ا ل نَّ ارُ
Wa A l-Ladh ī na 'Ātaynāhumu A l-Kitā ba Yafra ĥū na Bimā 'Un zila 'Ilay ka ۖ Wa Mina A l-'Aĥzā bi Man Yun kir u Ba`đahu ۚ Q ul 'Inn amā 'Umir tu 'An 'A`buda A ll āha Wa Lā 'Ush r ika Bihi~ ۚ 'Ilay hi 'Ad `ū Wa 'Ilay hi Ma'ā bi
013-036 kuwaan siinnay Kitaabka waxay ku farxaan waxa lagugu soo dejiyeyxisbiyada waxaa ka mida kuwo diidi Qaarkiiswaxaad dhahdaa waxaa uun lay faray inaan caabudo Eebe una shariig yeelinxaggiisaan u yeedhi xaggiisaana u noqon.
وَالَّذِي نَ آتَيْنَاهُمُ ا لْكِتَا بَ يَفْرَ حُو نَ بِمَا أُن زِلَ إِلَيْ كَ ۖ وَمِنَ ا لأَحْزَا بِ مَن ْ يُن كِر ُ بَعْضَ هُ ۚ قُ لْ إِنَّ مَا أُمِر ْتُ أَن ْ أَعْبُدَ ا للَّ هَ وَلاَ أُشْر ِكَ بِهِ ۚ إِلَيْ هِ أَد ْعُو وَإِلَيْ هِ مَآبِ
Wa Kadh alika 'An zalnā hu Ĥukmāan `Ara bīyāan ۚ Wa La'ini A ttaba`ta 'Ahwā 'ahum Ba`damā Jā 'aka Mina A l-`Ilmi Mā Laka Mina A ll āhi Min Wa Lī yin Wa Lā Wā q in
013-037 saasaana kuugu soo dejinnay xukun Carabi ahhaddaad raacdo hawadoodana intuu cilmi ku soo gaadhay ka dibkama helaysid xagga Eebe gargaare iyo dhawre.
وَكَذَلِكَ أَن زَلْنَا هُ حُكْماً عَرَ بِيّا ً ۚ وَلَئِنِ ا تَّبَعْتَ أَهْوَا ءَهُمْ بَعْدَمَا جَا ءَكَ مِنَ ا لْعِلْمِ مَا لَكَ مِنَ ا للَّ هِ مِن ْ وَلِيٍّ وَلاَ وَاقٍ
Wa Laq ad 'Arsalnā Ru sulāan Min Q ab lika Wa Ja`alnā Lahum 'Azwājāan Wa Dh urr īyatan ۚ Wa Mā Kā na Lira sū lin 'An Ya'tiya Bi'āyatin 'Illā Bi'idh ni A ll ā hi ۗ Likulli 'Ajalin Kitā b un
013-038 waxaan dirray hortaa rasuullo waxaana u yeellay Haween iyo caruurRasuulna Mucjiso lama imaan karo idimka Eebe La'aantiismuddo kastana way Qorantahay.
وَلَقَ د ْ أَرْسَلْنَا رُسُلا ً مِن ْ قَ بْ لِكَ وَجَعَلْنَا لَهُمْ أَزْوَاجا ً وَذُرِّيَّة ً ۚ وَمَا كَا نَ لِرَ سُو لٍ أَن ْ يَأْتِيَ بِآيَةٍ إِلاَّ بِإِذْنِ ا للَّ هِ ۗ لِكُلِّ أَجَلٍ كِتَابٌ
Yam ĥū A ll ahu Mā Yash ā 'u Wa Yuth bitu ۖ Wa `In dahu~ 'Umm u A l-Kitā bi
013-039 eebana wuu tiraa wuxuu doono wuuna sugaaAgtiisana waxaa ah Looxul maxfuudka.
يَمْحُوا ا للَّهُ مَا يَشَا ءُ وَيُثْبِتُ ۖ وَعِنْ دَهُ~ ُ أُمّ ُ ا لْكِتَابِ
Wa 'In Mā Nur iyann aka Ba`đa A l-Ladh ī Na`iduhum 'Aw Natawaffayann aka Fa'inn amā `Alay ka A l-Balāgh u Wa `Alaynā A l-Ĥisā bu
013-040 haddaan ku tusinno qaar waxaan u yaboohi (oo dulli ah waa saas) haddaanse ku Qofsanno waxaa uun korkaaga ah Gaadhsiin Anagana waxaa na saaran inaan xisaabinno.
وَإِن ْ مَا نُر ِيَنَّ كَ بَعْضَ ا لَّذِي نَعِدُهُمْ أَوْ نَتَوَفَّيَنَّ كَ فَإِنَّ مَا عَلَيْ كَ ا لْبَلاَغُ وَعَلَيْنَا ا لْحِسَابُ
'Awalam Yara w 'Ann ā Na'tī A l-'Arđa Nan q uş uhā Min 'Aţ rā fihā Wa ۚ A ll āhu Yaĥkumu Lā Mu`aq q iba Liĥukmihi ۚ Wa Huwa Sar ī `u A l-Ĥisā bi
013-041 miyeyna arkayn inaannu uga imaan dhulka darfaha anagoo nusqaamin furid (ama Abaar) Eebana wuu xukumiwax burinna ma jiro xukunkiisawaana midkay deg deg tahay xisaabtiisu.
أَوَلَمْ يَرَ وْا أَنَّ ا نَأْتِي ا لأَرْضَ نَنْ قُ صُ هَا مِن ْ أَطْ رَ افِهَا ۚ وَا للَّهُ يَحْكُمُ لاَ مُعَقِّ بَ لِحُكْمِهِ ۚ وَهُوَ سَر ِي عُ ا لْحِسَابِ
Wa Q ad Makara A l-Ladh ī na Min Q ab lihim Falill ā hi A l-Makru Jamī`āan ۖ Ya`lamu Mā Taksibu Kullu Nafsin ۗ Wa Saya`lamu A l-Kuffā ru Liman `Uq bá A d-Dā r i
013-042 waxaa wax dhagray kuwii ka horreeyey Eebaase abaal maris (Dhagar) iska leh dhammaanwuxuuna ogyahay waxay kasban naf kastowaxayna ogaan Gaaladu cidday u ahaato cidhib fiican.
وَقَ د ْ مَكَرَ ا لَّذِي نَ مِن ْ قَ بْ لِهِمْ فَلِلَّهِ ا لْمَكْرُ جَمِيعا ً ۖ يَعْلَمُ مَا تَكْسِبُ كُلُّ نَفْسٍ ۗ وَسَيَعْلَمُ ا لْكُفَّا رُ لِمَن ْ عُقْ بَى ا ل دَّار ِ
Wa Yaq ū lu A l-Ladh ī na Kafarū Lasta Mursalāan ۚ Q ul Kafá Bill āhi Sh ahīdāan Baynī Wa Baynakum Wa Man `In dahu `Ilmu A l-Kitā bi
013-043 waxayna dhihi kuwii Galoobay ma tihid Rasuulwaxaad dhahdaa waxaa marag ugu filan dhexdeenna Eebe iyo cidda agteed ogaanshaha Kitaabku yahay.
وَيَقُ و لُ ا لَّذِي نَ كَفَرُوا لَسْتَ مُرْسَلا ً ۚ قُ لْ كَفَى بِا للَّ هِ شَهِيدا ً بَيْنِي وَبَيْنَكُمْ وَمَن ْ عِنْ دَهُ عِلْمُ ا لْكِتَابِ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ