Roman Script    Reciting key words            Previous Sūrah    Quraan Index    Home  

8) Sūrat Al-'Anfāl

Printed format

8) سُورَة الأَنفَال

Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Yas'alūnaka `Ani Al-'Anfāl ۖ Quli Al-'Anfāli Lillāh Wa Ar-Rasūli Fa ۖ Attaqū Allaha Wa 'Aşliĥū Dhāta Baynikum ۖ Wa 'Aţī`ū Allaha Wa Rasūlahu~ 'In Kuntum Mu'uminīna 008-001 Waxay ku warsan Dadku (Xukunka) Qaniimadawaxaad dhahdaa Qanimada waxaa iska leh Eebe iyo Rasuulka ee ka Dhawrsada Eebe Wanaajiyana Xaalka Dhexdiinna ah Eebana Adeeca iyo Rasuulkiisa haddaad kuwo Rumeeyey tihiin. يَسْأَلُونَكَ عَنِ ‌الأَ‌ن‍‍فَال ۖ قُ‍‍لِ ‌الأَ‌ن‍‍ف‍‍َ‍الِ لِلَّهِ ‌وَ‌ال‍رَّس‍‍ُ‍ولِ ۖ فَاتَّ‍‍قُ‍‍و‌ا‌اللَّ‍‍هَ ‌وَ‌أَ‍صْ‍‍لِحُو‌ا‌ ‌ذ‍َ‍‌اتَ بَيْنِكُمْ ۖ ‌وَ‌أَ‍طِ‍‍يعُو‌ا‌اللَّ‍‍هَ ‌وَ‌‍رَسُولَهُ~ُ ‌إِ‌نْ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ مُؤْمِنِينَ
'Innamā Al-Mu'uminūna Al-Ladhīna 'Idhā Dhukira Allāhu Wajilat Qulūbuhum Wa 'Idhā Tuliyat `Alayhim 'Āyātuhu Zādat/hum 'Īmānāan Wa `Alá Rabbihim Yatawakkalūna 008-002 Mu'miniinta dhabta ah waa uun kuwa marka Eebe la Xuso ay Cabsato Quluubtoodumarka lagu Akhriyo korkooda Aayaadka Eebana ay Iimaan u kordhisoEebahood uun tala saarta إِنَّ‍‍مَا‌ ‌الْمُؤْمِن‍‍ُ‍ونَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌ذُكِ‍‍ر‍َ‍‌ ‌اللَّ‍‍هُ ‌وَجِلَتْ قُ‍‍لُوبُهُمْ ‌وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ تُلِيَتْ عَلَيْهِمْ ‌آيَاتُ‍‍هُ ‌زَ‌ا‌دَتْهُمْ ‌إِيمَانَا‌ ً‌ ‌وَعَلَى‌ ‌‍رَبِّهِمْ يَتَوَكَّلُونَ
Al-Ladhīna Yuqīmūna Aş-Şalāata Wa Mimmā Razaqnāhum Yunfiqūna 008-003 Ee ah kuwa ooga Salaadda waxaannu ku Arzaaqnayna wax ka Bixiya. الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يُ‍‍قِ‍‍يم‍‍ُ‍ونَ ‌ال‍‍صَّ‍‍لاَةَ ‌وَمِ‍‍مَّ‍‍ا‌ ‌‍رَ‌زَ‍قْ‍‍نَاهُمْ يُ‍‌‍ن‍‍فِ‍‍قُ‍‍ونَ
'Ūlā'ika Humu Al-Mu'uminūna Ĥaqqāan ۚ Lahum Darajātun `Inda Rabbihim Wa Maghfiratun Wa Rizqun Karīmun 008-004 Kuwaasaana ah Mu'miniinta Xaqa ahwaxayna Mudan Jannooyin Eebahood agtiisa ahiyo Dambi Dhaaf iyo Rizqi Sharaf leh. أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ هُمُ ‌الْمُؤْمِن‍‍ُ‍ونَ حَ‍‍قّ‍‍ا‌ ًۚ لَهُمْ ‌دَ‌‍رَج‍‍َ‍اتٌ عِ‍‌‍نْ‍‍دَ‌ ‌‍رَبِّهِمْ ‌وَمَ‍‍غْ‍‍فِ‍رَةٌ‌ ‌وَ‌رِ‌زْ‍ق‌‍ٌ‌ كَ‍‍رِيمٌ
Kamā 'Akhrajaka Rabbuka Min Baytika Bil-Ĥaqqi Wa 'Inna Farīqāan Mina Al-Mu'uminīna Lakārihūna 008-005 Siduu Kaaga Bixiyey Eebaha Gurigaaga si Xaq ah (Jahaad) Koox Mu'miniinta ka mida way Nacayeen. كَمَ‍‍ا‌ ‌أَ‍خْ‍رَجَكَ ‌‍رَبُّكَ مِ‍‌‍نْ بَيْتِكَ بِ‍الْحَ‍‍قِّ ‌وَ‌إِنَّ فَ‍‍رِي‍‍ق‍‍ا‌ ً‌ مِنَ ‌الْمُؤْمِن‍‍ِ‍ي‍‍نَ لَكَا‌رِهُونَ
Yujādilūnaka Fī Al-Ĥaqqi Ba`damā Tabayyana Ka'annamā Yusāqūna 'Ilá Al-Mawti Wa Hum Yanžurūna 008-006 Waxayna kugula Murmi Xaqa intuu u Cadaaday sidii iyagoo loo wado Geeri iyagoo Eegi. يُجَا‌دِلُونَكَ فِي ‌الْحَ‍‍قِّ بَعْدَمَا‌ تَبَيَّنَ كَأَنَّ‍‍مَا‌ يُسَاقُ‍‍ونَ ‌إِلَى‌ ‌الْمَ‍‍وْتِ ‌وَهُمْ يَ‍‌‍ن‍‍ظُ‍‍رُ‌ونَ
Wa 'Idh Ya`idukumu Allāhu 'Iĥdá Aţ-Ţā'ifatayni 'Annahā Lakum Wa Tawaddūna 'Anna Ghayra Dhāti Ash-Shawkati Takūnu Lakum Wa Yurīdu Allāhu 'An Yuĥiqqa Al-Ĥaqqa Bikalimātihi Wa Yaqţa`a Dābira Al-Kāfirīna 008-007 Xusuuso markuu idiin Yaboohay Eebe Labadii Kooxood midkood (Colkii iyo Safarkii) idiin Subnaatay idinkoo Jeeel in Midda Tabarta Yar idiin ahaatoEebana wuxuu dooni inuu Xaqa ky sugo KalimadiisaGooyana Cidhibta Gaalada. وَ‌إِ‌ذْ‌ يَعِدُكُمُ ‌اللَّ‍‍هُ ‌إِحْدَ‌ى‌ ‌ال‍‍طَّ‍‍ائِفَتَ‍‍يْ‍‍نِ ‌أَنَّ‍‍هَا‌ لَكُمْ ‌وَتَوَ‌دّ‍ُ‍‌ونَ ‌أَنَّ غَ‍‍يْ‍رَ‌ ‌ذ‍َ‍‌اتِ ‌ال‍‍شَّوْكَةِ تَك‍‍ُ‍ونُ لَكُمْ ‌وَيُ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍دُ‌ ‌اللَّ‍‍هُ ‌أَ‌نْ يُحِ‍‍قَّ ‌الْحَ‍‍قَّ بِكَلِمَاتِ‍‍هِ ‌وَيَ‍‍قْ‍‍‍‍طَ‍‍عَ ‌دَ‌ابِ‍‍ر‍َ‍‌ ‌الْكَافِ‍‍رِينَ
Liyuĥiqqa Al-Ĥaqqa Wa Yubţila Al-Bāţila Wa Law Kariha Al-Mujrimūna 008-008 Si uu Xaqa u sugouna Buriyo Baadhilka (Xumaanta) haban Naceen Dambiilayaashuye. لِيُحِ‍‍قَّ ‌الْحَ‍‍قَّ ‌وَيُ‍‍بْ‍‍‍‍طِ‍‍لَ ‌الْبَاطِ‍‍لَ ‌وَلَوْ‌ كَ‍‍رِهَ ‌الْمُ‍‍جْ‍‍رِمُونَ
'Idh Tastaghīthūna Rabbakum Fāstajāba Lakum 'Annī Mumiddukum Bi'alfin Mina Al-Malā'ikati Murdifīna 008-009 Xusuusta markaad ka Gargaar warsanayseen Eebe oo uu idinku Ajiibay waxaan idinku Xoojin Kun Malaa'igta ka mida oo Israacraacsan. إِ‌ذْ‌ تَسْتَ‍‍غِ‍‍يث‍‍ُ‍ونَ ‌‍رَبَّكُمْ فَاسْتَج‍‍َ‍ابَ لَكُمْ ‌أَنِّ‍‍ي مُمِدُّكُمْ بِأَلْفٍ‌ مِنَ ‌الْمَلاَئِكَةِ مُرْ‌دِفِينَ
Wa Mā Ja`alahu Allāhu 'Illā Bushrá Wa Litaţma'inna Bihi Qulūbukum ۚ Wa Mā An-Naşru 'Illā Min `Indi Allāhi ۚ 'Inna Allāha `Azīzun Ĥakīmun 008-010 Wuxuu Eebe u Yeelay Bishaaro iyo inuu Xasilo QalbigiinnuGargaarra waxaan Eebe Agtiisa ahayn ma ahaEebana waa Adkaade Fal San. وَمَا‌ جَعَلَهُ ‌اللَّ‍‍هُ ‌إِلاَّ‌ بُشْ‍رَ‌ى‌ ‌وَلِتَ‍‍طْ‍‍مَئِ‍‍نَّ بِ‍‍هِ قُ‍‍لُوبُكُمْ ۚ ‌وَمَا‌ ‌ال‍‍نَّ‍‍‍‍صْ‍‍رُ‌ ‌إِلاَّ‌ مِ‍‌‍نْ عِ‍‌‍نْ‍‍دِ‌ ‌اللَّ‍‍هِ ۚ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ عَز‍ِ‍ي‍‍زٌ‌ حَكِيمٌ
'Idh Yughashshīkumu An-Nu`āsa 'Amanatan Minhu Wa Yunazzilu `Alaykum Mina As-Samā'i Mā'an Liyuţahhirakum Bihi Wa Yudh/hiba `Ankum Rijza Ash-Shayţāni Wa Liyarbiţa `Alá Qulūbikum Wa Yuthabbita Bihi Al-'Aqdāma 008-011 Xusuustana markuu idinku Daboolay Hurdo aaminnimo Darteed idinkagana soo Dejiyey Samada Biyo inuu idinku Daahiriyo idinkagana Tegsiiyo Waswaaska Shaydaanka iyo innu ku Adkeeyo Quluubtiinna kuna Sugo Gommadihiinna. إِ‌ذْ‌ يُ‍‍غَ‍‍شِّيكُمُ ‌ال‍‍نُّ‍‍ع‍‍َ‍اسَ ‌أَمَنَة ً‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُ ‌وَيُنَزِّلُ عَلَيْكُمْ مِنَ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ م‍‍َ‍ا‌ء‌ ً‌ لِيُ‍‍طَ‍‍هِّ‍رَكُمْ بِ‍‍هِ ‌وَيُذْهِبَ عَ‍‌‍ن‍‍كُمْ ‌رِجْ‍‍زَ‌ ‌ال‍‍شَّيْ‍‍طَ‍‍انِ ‌وَلِيَرْبِ‍‍طَ عَلَى‌ قُ‍‍لُوبِكُمْ ‌وَيُثَبِّتَ بِهِ ‌الأَ‍قْ‍‍دَ‌امَ
'Idh Yūĥī Rabbuka 'Ilá Al-Malā'ikati 'Annī Ma`akum Fathabbitū Al-Ladhīna 'Āmanū ۚ Sa'ulqī Fī Qulūbi Al-Ladhīna Kafarū Ar-Ru`ba Fāđribū Fawqa Al-'A`nāqi Wa Ađribū Minhum Kulla Banānin 008-012 Markuu u waxyoon Eebahaa Malaa'igta anaa idinla jira ee suga kuwa Xaqa Rumeeyey (Xoojiya) waxaan ku Tuuri Quluubta kuwa Gaaloobay Argagax ee ka Garaaca Luqunta korkeeda kana Garaaca Xubnaha faraha. إِ‌ذْ‌ يُوحِي ‌‍رَبُّكَ ‌إِلَى‌ ‌الْمَلاَئِكَةِ ‌أَنِّ‍‍ي مَعَكُمْ فَثَبِّتُو‌ا‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌اۚ سَأُلْ‍‍قِ‍‍ي فِي قُ‍‍ل‍‍ُ‍وبِ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ال‍‍رُّعْبَ فَاضْ‍‍رِبُو‌ا‌ فَ‍‍وْ‍قَ ‌الأَعْن‍‍َ‍اقِ ‌وَ‌اضْ‍‍رِبُو‌ا‌ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ كُلَّ بَنَانٍ
Dhālika Bi'annahum Shāqqū Allaha Wa Rasūlahu ۚ Wa Man Yushāqiqi Allāha Wa Rasūlahu Fa'inna Allāha Shadīdu Al-`Iqābi 008-013 Maxaayeelay waxay Khilaafeen Eebe iyo RasuulkiisaCiddii Khilaafta Eebe iyo Rasuulkiisana Eebe waa u Ciqaab daranyahay. ذَلِكَ بِأَنَّ‍‍هُمْ ش‍‍َ‍اقُّ‍‍و‌ا‌اللَّ‍‍هَ ‌وَ‌‍رَسُولَ‍‍هُ ۚ ‌وَمَ‍‌‍نْ يُشَاقِ‍‍قِ ‌اللَّ‍‍هَ ‌وَ‌‍رَسُولَ‍‍هُ فَإِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ شَد‍ِ‍ي‍‍دُ‌ ‌الْعِ‍‍قَ‍‍ابِ
Dhālikum Fadhūqūhu Wa 'Anna Lilkāfirīna `Adhāba An-Nāri 008-014 ee Arrintaas DhadhamiyaGaalana waxaa u Sugnaaday Cadaabka Naarta. ذَلِكُمْ فَذُ‌وقُ‍‍وهُ ‌وَ‌أَنَّ لِلْكَافِ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍نَ عَذ‍َ‍‌ابَ ‌ال‍‍نَّ‍‍ا‌رِ
Yā 'Ayyuhā Al-Ladhīna 'Āmanū 'Idhā Laqītumu Al-Ladhīna Kafarū Zaĥfāan Falā Tuwallūhumu Al-'Adbāra 008-015 Kuwa Xaqa Rumeeyow hadaad la Kulantaan Kuwa Gaaloobay idinkoo isusoo Dhawaan ha u jeedinina dabada (ha cararina). ي‍‍َ‍ا‌أَيُّهَا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُ‍‍و‌ا‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ لَ‍‍قِ‍‍يتُمُ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ ‌زَحْفا‌‌ ً‌ فَلاَ‌ تُوَلُّوهُمُ ‌الأَ‌دْبَا‌‍رَ
Wa Man Yuwallihim Yawma'idhin Duburahu~ 'Illā Mutaĥarrifāan Liqitālin 'Aw Mutaĥayyizāan 'Ilá Fi'atin Faqad Bā'a Bighađabin Mina Allāhi Wa Ma'wāhu Jahannamu ۖ Wa Bi'sa Al-Maşīru 008-016 Ruuxi u Jeediya Maalintaas Dabadiisa (Carara) isagoo u Xeelaysanayn Dagaal ama u Dumayn Koox wuxuu la Noqdaa Cadho Eebe Hooygiisuna waa Jahannamo iyadaana u Xun meel loo ahaado. وَمَ‍‌‍نْ يُوَلِّهِمْ يَوْمَئِذ‌‌ٍ‌ ‌دُبُ‍رَهُ~ُ ‌إِلاَّ‌ مُتَحَرِّفا‌ ً‌ لِ‍‍قِ‍‍ت‍‍َ‍الٍ ‌أَ‌وْ‌ مُتَحَيِّز‌ا‌‌ ً‌ ‌إِلَى‌ فِئَة‌‍ٍ‌ فَ‍‍قَ‍‍دْ‌ ب‍‍َ‍ا‌ءَ‌ بِ‍‍غَ‍‍ضَ‍‍بٍ‌ مِنَ ‌اللَّ‍‍هِ ‌وَمَأْ‌و‍َ‍‌اهُ جَهَ‍‍نَّ‍‍مُ ۖ ‌وَبِئْسَ ‌الْمَ‍‍صِ‍‍يرُ
Falam Taqtulūhum Wa Lakinna Allāha Qatalahum ۚ Wa Mā Ramayta 'Idh Ramayta Wa Lakinna Allāha Ramá ۚ Wa Liyubliya Al-Mu'uminīna Minhu Balā'an Ĥasanāan ۚ 'Inna Allāha Samī`un `Alīmun 008-017 Idinku maydaan ku layn Gaalada (Xooggiinna) Eebaase laayeymana Aadan Ganayn markaad ganaysay Eebaase Ganay (ku Hagaajiyey) inuu u Niemeeyo Mu'miniita Niemo WanaagsanEebana waa Maqle Og. فَلَمْ تَ‍‍قْ‍‍تُلُوهُمْ ‌وَلَكِ‍‍نَّ ‌اللَّ‍‍هَ قَ‍‍تَلَهُمْ ۚ ‌وَمَا‌ ‌‍رَمَ‍‍يْ‍‍تَ ‌إِ‌ذْ‌ ‌‍رَمَ‍‍يْ‍‍تَ ‌وَلَكِ‍‍نَّ ‌اللَّ‍‍هَ ‌‍رَمَى‌ ۚ ‌وَلِيُ‍‍بْ‍‍لِيَ ‌الْمُؤْمِن‍‍ِ‍ي‍‍نَ مِ‍‌‍نْ‍‍هُ بَلاَ‌ءً‌ حَسَنا‌‌ ًۚ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ سَم‍‍ِ‍ي‍‍عٌ عَلِيمٌ
Dhālikum Wa 'Anna Allāha Mūhinu Kaydi Al-Kāfirīna 008-018 Arrintaasna waxaa ugu waean in Eebe uu Tabaryarayn Dhagrate Gaalada. ذَلِكُمْ ‌وَ‌أَنَّ ‌اللَّ‍‍هَ مُوهِنُ كَ‍‍يْ‍‍دِ‌ ‌الْكَافِ‍‍رِينَ
'In Tastaftiĥū Faqad Jā'akumu Al-Fatĥu ۖ Wa 'In Tantahū Fahuwa Khayrun Lakum ۖ Wa 'In Ta`ūdū Na`ud Wa Lan Tughniya `Ankum Fi'atukum Shay'āan Wa Law Kathurat Wa 'Anna Allāha Ma`a Al-Mu'uminīna 008-019 Haddaad kala Xukumid Dalabteen Gaaloy waxaa idiin Yimid Gargaarkii (Nabiga) inaadse Reebtoontaan yaa idiin Khayr roonhaddaad ku noqotaan Xumaantana waxaannu ku Noqon Gargaarka (Nabiga) waxna idiinma tarayso Kooxdiinnu haba badnadeene Eebana wuxuu la Jiraa Mu'miniinta. إِ‌نْ تَسْتَفْتِحُو‌ا‌ فَ‍‍قَ‍‍دْ‌ ج‍‍َ‍ا‌ءَكُمُ ‌الْفَتْحُ ۖ ‌وَ‌إِ‌نْ تَ‍‌‍ن‍‍تَهُو‌ا‌ فَهُوَ‌ خَ‍‍يْ‍‍ر‌ٌ‌ لَكُمْ ۖ ‌وَ‌إِ‌نْ تَعُو‌دُ‌و‌ا‌ نَعُ‍‍دْ‌ ‌وَلَ‍‌‍نْ تُ‍‍غْ‍‍نِيَ عَ‍‌‍ن‍‍كُمْ فِئَتُكُمْ شَ‍‍يْ‍‍ئا‌ ً‌ ‌وَلَوْ‌ كَثُ‍رَتْ ‌وَ‌أَنَّ ‌اللَّ‍‍هَ مَعَ ‌الْمُؤْمِنِينَ
Yā 'Ayyuhā Al-Ladhīna 'Āmanū 'Aţī`ū Allaha Wa Rasūlahu Wa Lā Tawallaw `Anhu Wa 'Antum Tasma`ūna 008-020 Kuwa (Xaqa) Rumeeyow Adeeca Eebe iyo Rasuulkiisa hana ka Jeedsanina idinkoo Maqli. ي‍‍َ‍ا‌أَيُّهَا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُ‍‍و‌ا‌ ‌أَ‍طِ‍‍يعُو‌ا‌اللَّ‍‍هَ ‌وَ‌‍رَسُولَ‍‍هُ ‌وَلاَ‌ تَوَلَّوْ‌ا‌ عَ‍‌‍نْ‍‍هُ ‌وَ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ تَسْمَعُونَ
Wa Lā Takūnū Kālladhīna Qālū Sami`nā Wa Hum Lā Yasma`ūna 008-021 Hana Noqonina kuwii Yidhi Maqallay iyagoon wax Maqlayn. وَلاَ‌ تَكُونُو‌ا‌ كَالَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ قَ‍‍الُو‌ا‌ سَمِعْنَا‌ ‌وَهُمْ لاَ‌ يَسْمَعُونَ
'Inna Sharra Ad-Dawābbi `Inda Allāhi Aş-Şummu Al-Bukmu Al-Ladhīna Lā Ya`qilūna 008-022 Dhul Socod waxaa ugu Shar badan (Uxun) Eebe agtiisa ma Maqle (Xaqa) ma hadle oon kasayn (Wanaagga). إِنَّ شَ‍رَّ‌ال‍‍دَّ‌و‍َ‍‌ابِّ عِ‍‌‍نْ‍‍دَ‌ ‌اللَّ‍‍هِ ‌ال‍‍صُّ‍‍مُّ ‌الْبُكْمُ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ لاَ‌ يَعْ‍‍قِ‍‍لُونَ
Wa Law `Alima Allāhu Fīhim Khayan La'asma`ahum ۖ Wa Law 'Asma`ahum Latawallaw Wa Hum Mu`rūna 008-023 hadduu ku Ogyahay Eebe Khayr wuu maqashiin lahaa (Garansiin lahaa) hadduuse Maqashiiyo way Jeedsanlahaayeen (Kibirdartiis) iyagoo is dadbi. وَلَوْ‌ عَلِمَ ‌اللَّ‍‍هُ فِيهِمْ خَ‍‍يْر‌ا‌ ً‌ لَأَسْمَعَهُمْ ۖ ‌وَلَوْ‌ ‌أَسْمَعَهُمْ لَتَوَلَّو‌ا‌ ‌وَهُمْ مُعْ‍‍رِ‍‍ضُ‍‍ونَ
Yā 'Ayyuhā Al-Ladhīna 'Āmanū Astajībū Lillāh Wa Lilrrasūli 'Idhā Da`ākum Limā Yuĥyīkum ۖ Wa A`lamū 'Anna Allāha Yaĥūlu Bayna Al-Mar'i Wa Qalbihi Wa 'Annahu~ 'Ilayhi Tuĥsharūna 008-024 Kuwa Xaqa Rumeeyow Maqla Eebe iyo Rasuulka Markuu idiinku Yeedho wax idin nooleeya (XAQA) Ogaadana in Eebe (Karo) inuu kala Dhexmaro Ruuxa iyo Qalbigiisaoo Xaggiisa laydin soo Kulmin. يَ‍‍ا‌ ‌أَيُّهَا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌اسْتَجِيبُو‌الِلَّهِ ‌وَلِ‍‍ل‍رَّس‍‍ُ‍ولِ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ ‌دَعَاكُمْ لِمَا‌ يُحْيِيكُمْ ۖ ‌وَ‌اعْلَمُ‍‍و‌ا‌ ‌أَنَّ ‌اللَّ‍‍هَ يَح‍‍ُ‍ولُ بَ‍‍يْ‍‍نَ ‌الْمَرْ‌ءِ‌ ‌وَ‍قَ‍‍لْبِ‍‍هِ ‌وَ‌أَنَّ‍‍هُ~ُ ‌إِلَ‍‍يْ‍‍هِ تُحْشَرُ‌ونَ
Wa Attaqū Fitnatan Lā Tuşībanna Al-Ladhīna Žalamū Minkum Khāşşatan ۖ Wa A`lamū 'Anna Allāha Shadīdu Al-`Iqābi 008-025 Ka Dhawrsada Fidmo oon ugu Dhacayn kuwii Dulmiga falay Gaar ahaan oo idinka midaOgaadana in Eebe Ciqaabtiisu Darantahay. وَ‌اتَّ‍‍قُ‍‍و‌ا‌ فِتْنَة ً‌ لاَ‌ تُ‍‍صِ‍‍يبَ‍‍نَّ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ظَ‍‍لَمُو‌ا‌ مِ‍‌‍نْ‍‍كُمْ خَ‍‍اصَّ‍‍ة ًۖ ‌وَ‌اعْلَمُ‍‍و‌ا‌ ‌أَنَّ ‌اللَّ‍‍هَ شَد‍ِ‍ي‍‍دُ‌ ‌الْعِ‍‍قَ‍‍ابِ
Wa Adhkurū 'Idh 'Antum Qalīlun Mustađ`afūna Fī Al-'Arđi Takhāfūna 'An Yatakhaţţafakumu An-Nāsu Fa'āwākum Wa 'Ayyadakum Binaşrihi Wa Razaqakum Mina Aţ-Ţayyibāti La`allakum Tashkurūna 008-026 Xusuustana markaad ahaydeen kuwo yaroo lagu Tabar darraysto Dhulka (Makaad) idinkoo ka Cabsan in Dadku idin dafo oo markaas uu idin Dhaweeyey (Dumay) idinkuna Xoojiyey Gargaarkiisaidinkuna Arzaaqay Wanaag (Xalaal) inaad ky Mahdisaan. وَ‌ا‌ذْكُرُ‌و‌ا‌ ‌إِ‌ذْ‌ ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ قَ‍‍ل‍‍ِ‍ي‍‍لٌ‌ مُسْتَ‍‍ضْ‍‍عَف‍‍ُ‍ونَ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ تَ‍‍خَ‍‍اف‍‍ُ‍ونَ ‌أَ‌نْ يَتَ‍‍خَ‍‍طَّ‍‍فَكُمُ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسُ فَآ‌وَ‌اكُمْ ‌وَ‌أَيَّدَكُمْ بِنَ‍‍صْ‍‍رِهِ ‌وَ‌‍رَ‌زَ‍قَ‍‍كُمْ مِنَ ‌ال‍‍طَّ‍‍يِّب‍‍َ‍اتِ لَعَلَّكُمْ تَشْكُرُ‌ونَ
Yā 'Ayyuhā Al-Ladhīna 'Āmanū Lā Takhūnū Allaha Wa Ar-Rasūla Wa Takhūnū 'Amānātikum Wa 'Antum Ta`lamūna 008-027 Kuwa (Xaqa) Rumeeyow ha Khayaamina Eebe iyo Rasuulka iyo Ammaanadiinna idinkoo Og. يَ‍‍ا‌ ‌أَيُّهَا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ لاَ‌ تَ‍‍خُ‍‍ونُو‌ا‌اللَّ‍‍هَ ‌وَ‌ال‍رَّس‍‍ُ‍ولَ ‌وَتَ‍‍خُ‍‍ونُ‍‍و‌ا‌ ‌أَمَانَاتِكُمْ ‌وَ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ تَعْلَمُونَ
Wa A`lamū 'Annamā 'Amwālukum Wa 'Awlādukum Fitnatun Wa 'Anna Allāha `Indahu~ 'Ajrun `Ažīmun 008-028 Odaadana in Xoolihiinnu iyo Caruurtiinnu Fidno uun yihiin oo Eebe Agtiisa Ajir wayn yahay. وَ‌اعْلَمُ‍‍و‌ا‌ ‌أَنَّ‍‍مَ‍‍ا‌ ‌أَمْوَ‌الُكُمْ ‌وَ‌أَ‌وْلاَ‌دُكُمْ فِتْنَةٌ‌ ‌وَ‌أَنَّ ‌اللَّ‍‍هَ عِ‍‌‍نْ‍‍دَهُ~ُ ‌أَجْ‍‍رٌ‌ عَ‍‍ظِ‍‍يمٌ
Yā 'Ayyuhā Al-Ladhīna 'Āmanū 'In Tattaqū Allaha Yaj`al Lakum Furqānāan Wa Yukaffir `Ankum Sayyi'ātikum Wa Yaghfir Lakum Wa ۗ Allāhu Dhū Al-Fađli Al-`Ažīmi 008-029 Kuwa (XAQA) Rumeeyow haddaad ka Dhawrsataan Eebe wuxuu idiin yeeli Faraj (iyo Nabadgalyo) wuxuuna Asturi Xumaantiinna «Dambigiinna»Wuuna idiin Dhaafi Eebana waa Fadli Wayne. يَ‍‍ا‌ ‌أَيُّهَا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُ‍‍و‌ا‌ ‌إِ‌نْ تَتَّ‍‍قُ‍‍و‌ا‌اللَّ‍‍هَ يَ‍‍جْ‍‍عَلْ لَكُمْ فُرْ‍قَ‍‍انا‌ ً‌ ‌وَيُكَفِّ‍‍رْ‌ عَ‍‌‍ن‍‍كُمْ سَيِّئ‍‍َ‍‍اتِكُمْ ‌وَيَ‍‍غْ‍‍فِ‍‍رْ‌ لَكُمْ ۗ ‌وَ‌اللَّهُ ‌ذُ‌و‌ ‌الْفَ‍‍ضْ‍‍لِ ‌الْعَ‍‍ظِ‍‍يمِ
Wa 'Idh Yamkuru Bika Al-Ladhīna Kafarū Liyuthbitūka 'Aw Yaqtulūka 'Aw Yukhrijūka ۚ Wa Yamkurūna Wa Yamkuru Allāhu Wa ۖ Allāhu Khayru Al-Mākirīna 008-030 Xusuuso (Nabiyow) markay ku dhakrayeen Kuwii Gaaloobay inay ku Xidhaanama ku Dilaan ama ku Bixiyaanway ku Dhakrayeen Eebaase ka abaal marin isagaana Abaal mariye Khayr roona ah. وَ‌إِ‌ذْ‌ يَمْكُرُ‌ بِكَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ لِيُثْبِت‍‍ُ‍وكَ ‌أَ‌وْ‌ يَ‍‍قْ‍‍تُل‍‍ُ‍وكَ ‌أَ‌وْ‌ يُ‍‍خْ‍‍رِج‍‍ُ‍وكَ ۚ ‌وَيَمْكُر‍ُ‍‌ونَ ‌وَيَمْكُرُ‌ ‌اللَّ‍‍هُ ۖ ‌وَ‌اللَّهُ خَ‍‍يْ‍‍رُ‌ ‌الْمَاكِ‍‍رِينَ
Wa 'Idhā Tutlá `Alayhim 'Āyātunā Qālū Qad Sami`nā Law Nashā'u Laqulnā Mithla Hādhā ۙ 'In Hādhā 'Illā 'Asāţīru Al-'Awwalīna 008-031 Marka lagu Akhriyo Aayaadkanaga waxay Dhahaan waan maqallay haddaan doonana waan Dhahaynaa kanoo kale (Quraanka) kanu waxaan warkii kuwii hore ahayn ma aha. وَ‌إِ‌ذَ‌ا‌ تُتْلَى‌ عَلَيْهِمْ ‌آيَاتُنَا‌ قَ‍‍الُو‌اقَ‍‍دْ‌ سَمِعْنَا‌ لَوْ‌ نَش‍‍َ‍ا‌ءُ‌ لَ‍‍قُ‍‍لْنَا‌ مِثْلَ هَذَ‌اۙ ‌إِ‌نْ هَذَ‌ا‌ ‌إِلاَّ‌ ‌أَسَاطِ‍‍ي‍‍رُ‌ ‌الأَ‌وَّلِينَ
Wa 'Idh Qālū Allahumma 'In Kāna Hādhā Huwa Al-Ĥaqqa Min `Indika Fa'amţir `Alaynā Ĥijāratan Mina As-Samā'i 'Aw A'tinā Bi`adhābin 'Alīmin 008-032 Xusuuso markay Dheheen Eebow hadduu kanu Xaqa Agtaada ah yahay Nagaga soo daadi Dhagaxyo (Naara) Samadaama noo keen Cadaab daran. وَ‌إِ‌ذْ‌ قَ‍‍الُو‌ا‌اللَّهُ‍‍مَّ ‌إِ‌نْ ك‍‍َ‍انَ هَذَ‌ا‌ هُوَ‌ ‌الْحَ‍‍قَّ مِ‍‌‍نْ عِ‍‌‍نْ‍‍دِكَ فَأَمْ‍‍طِ‍‍رْ‌ عَلَيْنَا‌ حِجَا‌‍رَة ً‌ مِنَ ‌ال‍‍سَّم‍‍َ‍ا‌ءِ‌ ‌أَ‌وْ‌ ‌ائْتِنَا‌ بِعَذ‍َ‍‌ابٍ ‌أَلِيمٍ
Wa Mā Kāna Allāhu Liyu`adhdhibahum Wa 'Anta Fīhim ۚ Wa Mā Kāna Allāhu Mu`adhdhibahum Wa Hum Yastaghfirūna 008-033 Eebase ma aha kii Cadaaba Adoo Dhexjoogamana aha mid Cadaaba iyagoo Dambi dhaaf warsan. وَمَا‌ ك‍‍َ‍انَ ‌اللَّ‍‍هُ لِيُعَذِّبَهُمْ ‌وَ‌أَ‌نْ‍‍تَ فِيهِمْ ۚ ‌وَمَا‌ ك‍‍َ‍انَ ‌اللَّ‍‍هُ مُعَذِّبَهُمْ ‌وَهُمْ يَسْتَ‍‍غْ‍‍فِرُ‌ونَ
Wa Mā Lahum 'Allā Yu`adhdhibahumu Allāhu Wa Hum Yaşuddūna `Ani Al-Masjidi Al-Ĥarāmi Wa Mā Kānū 'Awliyā'ahu~ ۚ 'In 'Awliyā'uuhu~ 'Illā Al-Muttaqūna Wa Lakinna 'Aktharahum Lā Ya`lamūna 008-034 Muxuusanse Eebe u Cadaabayn iyagoo ka Celin Dadka Masjidka Xurmada lehmana aha EhelkiisaEhelkiisu waxaan kuwa dhawrsada ahayn ma ahaBadan koodse ma Oga. وَمَا‌ لَهُمْ ‌أَلاَّ‌ يُعَذِّبَهُمُ ‌اللَّ‍‍هُ ‌وَهُمْ يَ‍‍صُ‍‍دّ‍ُ‍‌ونَ عَنِ ‌الْمَسْجِدِ‌ ‌الْحَ‍رَ‍‌امِ ‌وَمَا‌ كَانُ‍‍و‌ا‌ ‌أَ‌وْلِي‍‍َ‍ا‌ءَهُ~ُ ۚ ‌إِ‌نْ ‌أَ‌وْلِي‍‍َ‍ا‌ؤُهُ~ُ ‌إِلاَّ‌ ‌الْمُتَّ‍‍قُ‍‍ونَ ‌وَلَكِ‍‍نَّ ‌أَكْثَ‍رَهُمْ لاَ‌ يَعْلَمُونَ
Wa Mā Kāna Şalātuhum `Inda Al-Bayti 'Illā Mukā'an Wa Taşdiyatan ۚ Fadhūqū Al-`Adhāba Bimā Kuntum Takfurūna 008-035 Salaaddooda Kacbada agteeda ahna ma aha waxaan Foodhi iyo Sacabbo Tumid ahaynee Dhadhamiya Cadaabka Gaalnimadiinna Darteed. وَمَا‌ ك‍‍َ‍انَ صَ‍‍لاَتُهُمْ عِ‍‌‍نْ‍‍دَ‌ ‌الْبَ‍‍يْ‍‍تِ ‌إِلاَّ‌ مُك‍‍َ‍ا‌ء‌ ً‌ ‌وَتَ‍‍صْ‍‍دِيَة‌ ًۚ فَذُ‌وقُ‍‍و‌ا‌الْعَذ‍َ‍‌ابَ بِمَا‌ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ تَكْفُرُ‌ونَ
'Inna Al-Ladhīna Kafarū Yunfiqūna 'Amwālahum Liyaşuddū `An Sabīli Allāhi ۚ Fasayunfiqūnahā Thumma Takūnu `Alayhim Ĥasratan Thumma Yughlabūna Wa ۗ Al-Ladhīna Kafarū 'Ilá Jahannama Yuĥsharūna 008-036 Kuwii Gaaloobay waxay ku Bixin Xoolahooda inay ka Celiyaan Dadka Jidka Eebe way Bixin doonaan waxayna ku noqon Qoomamo markaasaa laga Adkaankuwa Gaaloobayna Xaga Jahannamaa Loo kulmin. إِنَّ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ يُ‍‌‍نْ‍‍فِ‍‍قُ‍‍ونَ ‌أَمْوَ‌الَهُمْ لِيَ‍‍صُ‍‍دُّ‌و‌ا‌ عَ‍‌‍نْ سَب‍‍ِ‍ي‍‍لِ ‌اللَّ‍‍هِ ۚ فَسَيُ‍‌‍ن‍‍فِ‍‍قُ‍‍ونَهَا‌ ثُ‍‍مَّ تَك‍‍ُ‍ونُ عَلَيْهِمْ حَسْ‍رَة‌ ً‌ ثُ‍‍مَّ يُ‍‍غْ‍‍لَب‍‍ُ‍ونَ ۗ ‌وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ ‌إِلَى‌ جَهَ‍‍نَّ‍‍مَ يُحْشَرُ‌ونَ
Liyamīza Allāhu Al-Khabītha Mina Aţ-Ţayyibi Wa Yaj`ala Al-Khabītha Ba`đahu `Alá Ba`đin Fayarkumahu Jamī`āan Fayaj`alahu Fī Jahannama ۚ 'Ūlā'ika Humu Al-Khāsirūna 008-037 in Eebe kala Bixiyo Xumaanta iyo WanaaggaYeelana Xumaanta Qaarkeed tan Kale Korkeeda uuna Kulmin Dhammaan uuna Yeeli Jahannamo kuwaasuna waa uun kuwa Khasaaray. لِيَم‍‍ِ‍ي‍‍زَ‌ ‌اللَّ‍‍هُ ‌الْ‍‍خَ‍‍ب‍‍ِ‍ي‍‍ثَ مِنَ ‌ال‍‍طَّ‍‍يِّبِ ‌وَيَ‍‍جْ‍‍عَلَ ‌الْ‍‍خَ‍‍ب‍‍ِ‍ي‍‍ثَ بَعْ‍‍ضَ‍‍هُ عَلَى‌ بَعْ‍‍ضٍ‌ فَيَرْكُمَ‍‍هُ جَمِيعا‌‌ ً‌ فَيَ‍‍جْ‍‍عَلَ‍‍هُ فِي جَهَ‍‍نَّ‍‍مَ ۚ ‌أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ هُمُ ‌الْ‍‍خَ‍‍اسِرُ‌ونَ
Qul Lilladhīna Kafarū 'In Yantahū Yughfar LahumQad Salafa Wa 'In Ya`ūdū Faqad Mađat Sunnatu Al-'Awwalīna 008-038 Ku Dheh kuwii Gaaloobay hadday ka Reebtoomaan (Gaalnimada) waxaa loo Dhaafi wixii hor marayhaddayse Daa'imaan (Gaalnimada) waxaa tagtay «horraysay» jidkii kuwii hore. قُ‍‍لْ لِلَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ ‌إِ‌نْ يَ‍‌‍ن‍‍تَهُو‌ا‌ يُ‍‍غْ‍‍فَرْ‌ لَهُمْ مَا‌ قَ‍‍دْ‌ سَلَفَ ‌وَ‌إِ‌نْ يَعُو‌دُ‌و‌ا‌ فَ‍‍قَ‍‍دْ‌ مَ‍‍ضَ‍‍تْ سُ‍‍نَّ‍‍ةُ ‌الأَ‌وَّلِينَ
Wa Qātilūhum Ĥattá Lā Takūna Fitnatun Wa Yakūna Ad-Dīnu Kulluhu Lillāh ۚ Fa'ini Antahaw Fa'inna Allāha Bimā Ya`malūna Başīrun 008-039 la Dagaallama Galada intaan Gaalnimo iyo «Xumaan» laga helin una ahaato Diintu Dhammaan Eebehadday Reebtoomaan Eebe waxay Fali wuu Arkayaa. وَ‍قَ‍‍اتِلُوهُمْ حَتَّى‌ لاَ‌ تَك‍‍ُ‍ونَ فِتْنَةٌ‌ ‌وَيَك‍‍ُ‍ونَ ‌ال‍‍دّ‍ِ‍ي‍‍نُ كُلُّ‍‍هُ لِلَّهِ ۚ فَإِنِ ‌ان‍‍تَهَوْ‌ا‌ فَإِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ بِمَا‌ يَعْمَل‍‍ُ‍ونَ بَ‍‍صِ‍‍يرٌ
Wa 'In Tawallaw Fā`lamū 'Anna Allāha Mawlākum ۚ Ni`ma Al-Mawlá Wa Ni`ma An-Naşīru 008-040 Hadday Jeedsadaanna ogaada in Eebe yahay Gargaarihiinna isagaana u Fiican Gargaare. وَ‌إِ‌نْ تَوَلَّوْ‌ا‌ فَاعْلَمُ‍‍و‌ا‌ ‌أَنَّ ‌اللَّ‍‍هَ مَوْلاَكُمْ ۚ نِعْمَ ‌الْمَوْلَى‌ ‌وَنِعْمَ ‌ال‍‍نَّ‍‍‍‍صِ‍‍يرُ
Wa A`lamū 'Annamā Ghanimtum Min Shay'in Fa'anna Lillāh Khumusahu Wa Lilrrasūli Wa Lidhī Al-Qurbá Wa Al-Yatāmá Wa Al-Masākīni Wa Abni As-Sabīli 'In Kuntum 'Āmantum Billāhi Wa Mā 'Anzalnā `Alá `Abdinā Yawma Al-Furqāni Yawma At-Taqá Al-Jam`āni Wa ۗ Allāhu `Alá Kulli Shay'in Qadīrun 008-041 Ogaadana waxaad Qanimaysataan in Eebe Shan Meelood Meel Leeyahayiyo Rasuulkuiyo Qaraabadaiyo Agoontaiyo Masaakiintaiyo Socdaalkahaddaad tihiin kuwo Rumeeyey Eebe iyo waxaan ku Dejinnay Addoonkanaga Maalintii kala BixintaMaalintay kulmeen Labadii Col (Badar) Eeebana wax kasta (oo uu Doono) wuu karaa. وَ‌اعْلَمُ‍‍و‌ا‌ ‌أَنَّ‍‍مَا‌ غَ‍‍نِمْتُمْ مِ‍‌‍نْ شَ‍‍يْء‌‌ٍ‌ فَأَنَّ لِلَّهِ خُ‍‍مُسَ‍‍هُ ‌وَلِ‍‍ل‍رَّس‍‍ُ‍ولِ ‌وَلِذِي ‌الْ‍‍قُ‍‍رْبَى‌ ‌وَ‌الْيَتَامَى‌ ‌وَ‌الْمَسَاك‍‍ِ‍ي‍‍نِ ‌وَ‌ابْ‍‍نِ ‌ال‍‍سَّب‍‍ِ‍ي‍‍لِ ‌إِ‌نْ كُ‍‌‍ن‍‍تُمْ ‌آمَ‍‌‍نْ‍‍تُمْ بِ‍اللَّ‍‍هِ ‌وَمَ‍‍ا‌ ‌أَ‌ن‍‍زَلْنَا‌ عَلَى‌ عَ‍‍بْ‍‍دِنَا‌ يَ‍‍وْمَ ‌الْفُرْ‍قَ‍‍انِ يَ‍‍وْمَ ‌الْتَ‍‍قَ‍‍ى‌ ‌الْجَمْع‍‍َ‍انِ ۗ ‌وَ‌اللَّهُ عَلَى‌ كُلِّ شَ‍‍يْء‌‌ٍقَ‍‍دِيرٌ
'Idh 'Antum Bil-`Udwati Ad-Dunyā Wa Hum Bil-`Udwati Al-Quşwá Wa Ar-Rakbu 'Asfala Minkum ۚ Wa Law Tawā`adttumkhtalaftum Al-Mī`ādi ۙ Wa Lakin Liyaqđiya Allāhu 'Aman Kāna Maf`ūlāan Liyahlika Man Halaka `An Bayyinatin Wa Yaĥyá Man Ĥayya `An Bayyinatin ۗ Wa 'Inna Allāha Lasamī`un `Alīmun 008-042 Xusuusta markaad ahaydeen Dhinicii u Dhawaa (Badar) Gaaladuna ahayd Dhinicii ka Fogaa (Badar) Safarkiina idinka Hooseeyey hadaad isu yahoohdan (Ballana) waad isku Khilaafi lahaydeen BallankaEebaase Falay inuu Xukumo Amar uu Fali in CidtoCiddii Noolaanna si Cad u NoolaatoEebana waa Maqle Og. إِ‌ذْ‌ ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ بِ‍الْعُ‍‍دْ‌وَةِ ‌ال‍‍دُّ‌نْ‍‍يَا‌ ‌وَهُمْ بِ‍الْعُ‍‍دْ‌وَةِ ‌الْ‍‍قُ‍‍صْ‍‍وَ‌ى‌ ‌وَ‌ال‍رَّكْبُ ‌أَسْفَلَ مِ‍‌‍نْ‍‍كُمْ ۚ ‌وَلَوْ‌ تَوَ‌اعَ‍‍دتُّمْ لاَ‍خْ‍‍تَلَفْتُمْ فِي ‌الْمِيع‍‍َ‍ا‌دِ‌ ۙ ‌وَلَكِ‍‌‍نْ لِيَ‍‍قْ‍‍‍‍ضِ‍‍يَ ‌اللَّ‍‍هُ ‌أَمْر‌ا‌‌ ً‌ ك‍‍َ‍انَ مَفْعُولا‌ ً‌ لِيَهْلِكَ مَ‍‌‍نْ هَلَكَ عَ‍‌‍نْ بَيِّنَةٍ‌ ‌وَيَحْيَى‌ مَ‍‌‍نْ حَيَّ عَ‍‌‍نْ بَيِّنَةٍۗ ‌وَ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ لَسَم‍‍ِ‍ي‍‍عٌ عَلِيمٌ
'Idh Yurīkahumu Allāhu Fī Manāmika Qalīlāan ۖ Wa Law 'Akahum Kathīrāan Lafashiltum Wa Latanāza`tum Al-'Amri Wa Lakinna Allāha Sallama ۗ 'Innahu `Alīmun Bidhāti Aş-Şudūri 008-043 Markuu idinku Tusiyey Eebe Galada Hurdada iyagoo yarhaddu ku Tusiyo lyagoo Badanna waad Fashili lahaydeen ood ku Murmi lahaydeen AmarkaEebaase NabadgaliyeyIlleen wuu Ogyahay waxa Laabta ku Sugane. إِ‌ذْ‌ يُ‍‍رِيكَهُمُ ‌اللَّ‍‍هُ فِي مَنَامِكَ قَ‍‍لِيلا‌ ًۖ ‌وَلَوْ‌ ‌أَ‌‍رَ‌اكَهُمْ كَثِي‍‍ر‌ا‌ ً‌ لَفَشِلْتُمْ ‌وَلَتَنَا‌زَعْتُمْ فِي ‌الأَمْ‍‍ر‍ِ‍‌ ‌وَلَكِ‍‍نَّ ‌اللَّ‍‍هَ سَلَّمَ ۗ ‌إِنَّ‍‍هُ عَل‍‍ِ‍ي‍‍م‌‍ٌ‌ بِذ‍َ‍‌اتِ ‌ال‍‍صُّ‍‍دُ‌و‌رِ
Wa 'Idh Yurīkumūhum 'Idhi At-Taqaytum Fī 'A`yunikum Qalīlāan Wa Yuqallilukum Fī 'A`yunihim Liyaqđiya Allāhu 'Aman Kāna Maf`ūlāan ۗ Wa 'Ilá Allāhi Turja`u Al-'Umūru 008-044 Iyo markuu idin Tusiyey markaad Kulanteen iyagoo ku Yar indhihiinnaidinkuna yareeyey Indhahooda in Eebe Xukumo Amar uu FaliXagga Eebaana loo Celin Unuuraha. وَ‌إِ‌ذْ‌ يُ‍‍رِيكُمُوهُمْ ‌إِ‌ذِ‌ ‌الْتَ‍‍قَ‍‍يْتُمْ فِ‍‍ي ‌أَعْيُنِكُمْ قَ‍‍لِيلا‌ ً‌ ‌وَيُ‍‍قَ‍‍لِّلُكُمْ فِ‍‍ي ‌أَعْيُنِهِمْ لِيَ‍‍قْ‍‍‍‍ضِ‍‍يَ ‌اللَّ‍‍هُ ‌أَمْر‌ا‌‌ ً‌ ك‍‍َ‍انَ مَفْعُولا‌ ًۗ ‌وَ‌إِلَى‌ ‌اللَّ‍‍هِ تُرْجَعُ ‌الأُمُو‌رُ
Yā 'Ayyuhā Al-Ladhīna 'Āmanū 'Idhā Laqītum Fi'atanthbutū Wa Adhkurū Allaha Kathīrāan La`allakum Tufliĥūna 008-045 Kuwa Xaqa Rumeeyow haddaad la Kulantaan Koox (Cadow ah) Sugnaada Xusana Eebe wax Badan inaad Liibaantaan. يَ‍‍ا‌ ‌أَيُّهَا‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُ‍‍و‌ا‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ لَ‍‍قِ‍‍يتُمْ فِئَة‌ ً‌ فَاثْبُتُو‌ا‌ ‌وَ‌ا‌ذْكُرُ‌و‌ا‌اللَّ‍‍هَ كَثِي‍‍ر‌ا‌ ً‌ لَعَلَّكُمْ تُفْلِحُونَ
Wa 'Aţī`ū Allaha Wa Rasūlahu Wa Lā Tanāza`ū Fatafshalū Wa Tadh/haba Rīĥukum ۖ Wa Aşbirū ۚ 'Inna Allāha Ma`a Aş-Şābirīna 008-046 Adeecana Eebe iyo Rasuulkiisa hana Murmina ood Fashishaan uu tagana Xooggiinnu Samra Eebe wuxuu la jiraa kuwa Samree (Adkaysta). وَ‌أَ‍طِ‍‍يعُو‌ا‌اللَّ‍‍هَ ‌وَ‌‍رَسُولَ‍‍هُ ‌وَلاَ‌ تَنَا‌زَعُو‌ا‌ فَتَفْشَلُو‌ا‌ ‌وَتَذْهَبَ ‌رِيحُكُمْ ۖ ‌وَ‌اصْ‍‍بِرُ‌و‌اۚ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ مَعَ ‌ال‍‍صَّ‍‍ابِ‍‍رِينَ
Wa Lā Takūnū Kālladhīna Kharajū Min Diyārihim Baţaan Wa Ri'ā'a An-Nāsi Wa Yaşuddūna `An Sabīli Allāhi Wa ۚ Allāhu Bimā Ya`malūna Muĥīţun 008-047 Hana ka mid Noqonina kuwii ka baxay Guryahooda Kibir iyo istuska Dadka Darttiis kana Celinaya (Dadka) Jidka EebeEebana waa Koobay waxay Camal Fali. وَلاَ‌ تَكُونُو‌ا‌ كَالَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ خَ‍رَجُو‌ا‌ مِ‍‌‍نْ ‌دِيَا‌رِهِمْ بَ‍‍طَ‍‍ر‌ا‌ ً‌ ‌وَ‌رِئ‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسِ ‌وَيَ‍‍صُ‍‍دّ‍ُ‍‌ونَ عَ‍‌‍نْ سَب‍‍ِ‍ي‍‍لِ ‌اللَّ‍‍هِ ۚ ‌وَ‌اللَّهُ بِمَا‌ يَعْمَل‍‍ُ‍ونَ مُحِي‍‍طٌ
Wa 'Idh Zayyana Lahumu Ash-Shayţānu 'A`mālahum Wa Qāla Lā Ghāliba Lakumu Al-Yawma Mina An-Nāsi Wa 'Innī Jārun Lakum ۖ Falammā Tarā'ati Al-Fi'atāni Nakaşa `Alá `Aqibayhi Wa Qāla 'Innī Barī'un Minkum 'Innī 'Ará Mā Lā Tarawna 'Inniyi 'Akhāfu Allāha Wa ۚ Allāhu Shadīdu Al-`Iqābi 008-048 Markuu u Qurxiyey Shaydaanku Camalkooda kuna Yidhi wax idinka Adkaan oo Dada ma jiro Maantaanna kaalmeeyaan idiin ahaymarkay isarkeen Labadii Kooxoodna wuxuu u gurtay Cidhibtiisawuxuuna yidhi anugu Bari baan idinka ahaywaxaana arkaa waxaydaan Arkin waxaana ka Cabsan Eebe Ilaahayna waa Ciqaab darane. وَ‌إِ‌ذْ‌ ‌زَيَّنَ لَهُمُ ‌ال‍‍شَّيْ‍‍طَ‍‍انُ ‌أَعْمَالَهُمْ ‌وَ‍قَ‍‍الَ لاَ‌ غَ‍‍الِبَ لَكُمُ ‌الْيَ‍‍وْمَ مِنَ ‌ال‍‍نّ‍‍َ‍اسِ ‌وَ‌إِنِّ‍‍ي ج‍‍َ‍ا‌ر‌ٌ‌ لَكُمْ ۖ فَلَ‍‍مَّ‍‍ا‌ تَر‍َ‍‌ا‌ءَتِ ‌الْفِئَت‍‍َ‍انِ نَكَ‍‍صَ عَلَى‌ عَ‍‍قِ‍‍بَ‍‍يْ‍‍هِ ‌وَ‍قَ‍‍الَ ‌إِنِّ‍‍ي بَ‍‍رِيء‌ٌ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍كُمْ ‌إِنِّ‍‍ي ‌أَ‌‍رَ‌ى‌ مَا‌ لاَ‌ تَ‍رَ‌وْنَ ‌إِنِّ‍‍يِ ‌أَ‍خَ‍‍افُ ‌اللَّ‍‍هَ ۚ ‌وَ‌اللَّهُ شَد‍ِ‍ي‍‍دُ‌ ‌الْعِ‍‍قَ‍‍ابِ
'Idh Yaqūlu Al-Munāfiqūna Wa Al-Ladhīna Fī Qulūbihim Marađun Gharra Hā'uulā' Dīnuhum ۗ Wa Man Yatawakkal `Alá Allāhi Fa'inna Allāha `Azīzun Ĥakīmun 008-049 Markay dhahayeen Munaafiqiintu iyo kuwa Cudurku Qalbiga kaga jirowaxaa Dhagray Kuwaas DiintoodaCiddii Eebe tala saarata Ilaahay waa Adkaade Falsan. إِ‌ذْ‌ يَ‍‍قُ‍‍ولُ ‌الْمُنَافِ‍‍قُ‍‍ونَ ‌وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ فِي قُ‍‍لُوبِهِمْ مَ‍رَضٌ غَ‍رَّ‌ ه‍‍َ‍ا‌ؤُلاَ‌ء‌ ‌دِينُهُمْ ۗ ‌وَمَ‍‌‍نْ يَتَوَكَّلْ عَلَى‌ ‌اللَّ‍‍هِ فَإِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ عَز‍ِ‍ي‍‍زٌ‌ حَكِيمٌ
Wa Law Tará 'Idh Yatawaffá Al-Ladhīna Kafarū ۙ Al-Malā'ikatu Yađribūna Wujūhahum Wa 'Adrahum Wa Dhūqū `Adhāba Al-Ĥarīqi 008-050 Haddaad Aragto Markay Oofsan (Nafta ka qaadi) Malaa'igtu kuwii Gaaloobay oy ka Garaaci Wajiyadooda iyo Gadaashooda iyagoo ku Dhihi Dhadhamiya Cadaabka Gubidda (waxaad arki lahayd Arrin wayn). وَلَوْ‌ تَ‍رَ‌ى‌ ‌إِ‌ذْ‌ يَتَوَفَّى‌ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌اۙ ‌الْمَلاَئِكَةُ يَ‍‍ضْ‍‍رِب‍‍ُ‍ونَ ‌وُجُوهَهُمْ ‌وَ‌أَ‌دْبَا‌‍رَهُمْ ‌وَ‌ذُ‌وقُ‍‍و‌ا‌ عَذ‍َ‍‌ابَ ‌الْحَ‍‍رِي‍‍قِ
Dhālika Bimā Qaddamat 'Aydīkum Wa 'Anna Allāha Laysa Bižallāmin Lil`abīdi 008-051 Arrintaasuna waa waxay hormarsatay Gacmihiinnu darteed Eebana ma Dulmiyo Addoomada. ذَلِكَ بِمَا‌ قَ‍‍دَّمَتْ ‌أَيْدِيكُمْ ‌وَ‌أَنَّ ‌اللَّ‍‍هَ لَ‍‍يْ‍‍سَ بِ‍‍ظَ‍‍لاَّم‍ٍ‌ لِلْعَبِيدِ
Kada'bi 'Āli Fir`awna Waālladhiyna ۙ Min Qablihim Kafaruۚ Bi'āyaāti Allāhi Fa'akhadhahumu Allāhu Bidhunūbihim 'Inna ۗ Allāha Qawīyun Shadiydu Al`iqaābi 008-052 Waaa Caadadii Fircoon Qomkiisii iyo kuwii ka horreeyey ee ka Gaaloobay Aayaadkii Eebe oo Eebe Qabtay Dambigooda DartiisEebana waa Xoong badane Ciqaab daran. كَدَ‌أْبِ ‌آلِ فِ‍‍رْعَ‍‍وْنَ ۙ ? ‌وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ مِ‍‌‍‍‌‍نْ ۚ قَ‍‍‍‍‍‍‍بْ‍‍‍‍لِهِمْ ? كَفَرُ‌و‌ا‌ بِآي‍‍َ‍اتِ ‌ال‍‍لَّ‍‍هِ فَأَ‍‍‍‍خَ‍‍‍‍ذَهُمُ ۗ ‌ال‍‍لَّ‍‍هُ بِذُنُوبِهِمْ ? ‌إِنَّ ‌ال‍‍لَّهَ قَ‍‍‍‍وِيّ‌‍‌‌‍ٌ‌ شَ‍‍د‍ِ‍ي‍‍دُ‌‍ ‌الْعِ‍‍‍‍قَ‍‍‍‍‍ابِ
Dhālika Bi'anna Allāha Lam Yaku Mughayyirāan Ni`matan 'An`amahā `Alá Qawmin Ĥattá Yughayyirū Mā Bi'anfusihim ۙ Wa 'Anna Allāha Samī`un `Alīmun 008-053 Arrintaasna waa inaan Eebe doorinin Nicmo uu ugu Nicmeeyey Qoom intay ka Dooriyaan wax Naftooda ahEebana waa Maqla Og. ذَلِكَ بِأَنَّ ‌اللَّ‍‍هَ لَمْ يَكُ مُ‍‍غَ‍‍يِّ‍‍ر‌ا‌ ً‌ نِعْمَةً ‌أَ‌نْ‍‍عَمَهَا‌ عَلَى‌ قَ‍‍وْمٍ حَتَّى‌ يُ‍‍غَ‍‍يِّرُ‌و‌ا‌ مَا‌ بِأَ‌ن‍‍فُسِهِمْ ۙ ‌وَ‌أَنَّ ‌اللَّ‍‍هَ سَم‍‍ِ‍ي‍‍عٌ عَلِيمٌ
Kada'bi 'Āli Fir`awna Wa ۙ Al-Ladhīna Min Qablihim ۚ Kadhdhabū Bi'āyāti Rabbihim Fa'ahlaknāhum Bidhunūbihim Wa 'Aghraqnā 'Āla Fir`awna ۚ Wa Kullun Kānū Žālimīna 008-054 Waa Caadadii Fircoon Qoomkiisii iyo kuwii ka Horreeyeywaxay ka Gaaloobeen Aayadkii Eebahood markaasuu Halaagay Dambigooda Dartiis waxayna Dhammaan ahaayeen Daalimiin. كَدَ‌أْبِ ‌آلِ فِ‍‍رْعَ‍‍وْنَ ۙ ‌وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لِهِمْ ۚ كَذَّبُو‌ا‌ بِآي‍‍َ‍اتِ ‌‍رَبِّهِمْ فَأَهْلَكْنَاهُمْ بِذُنُوبِهِمْ ‌وَ‌أَ‍‍غْ‍رَ‍قْ‍‍نَ‍‍ا‌ ‌آلَ فِ‍‍رْعَ‍‍وْنَ ۚ ‌وَكُلّ‌‍ٌ‌ كَانُو‌اظَ‍‍الِمِينَ
'Inna Sharra Ad-Dawābbi `Inda Allāhi Al-Ladhīna Kafarū Fahum Lā Yu'uminūna 008-055 Dhul Socde waxaa ugu Shar badan Eebe Agtiisa kuwa Gaaloobay oon Rumeynin. إِنَّ شَ‍رَّ‌ال‍‍دَّ‌و‍َ‍‌ابِّ عِ‍‌‍نْ‍‍دَ‌ ‌اللَّ‍‍هِ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ فَهُمْ لاَ‌ يُؤْمِنُونَ
Al-Ladhīna `Āhadta Minhum Thumma Yanqūna `Ahdahum Fī Kulli Marratin Wa Hum Lā Yattaqūna 008-056 ee ah Kuwaad la Ballantay markaas Buriya Ballankooda mar kastaoon Dhawrsanayn. الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ عَاهَ‍‍دْتَ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ ثُ‍‍مَّ يَ‍‌‍ن‍‍قُ‍‍ضُ‍‍ونَ عَهْدَهُمْ فِي كُلِّ مَ‍رَّةٍ‌ ‌وَهُمْ لاَ‌ يَتَّ‍‍قُ‍‍ونَ
Fa'immā Tathqafannahum Al-Ĥarbi Fasharrid Bihim Man Khalfahum La`allahum Yadhdhakkarūna 008-057 Haddaad ku Libaanto (Adkaato) Dagaalka ku Eri (xanuuji) kuwa ka Dambeeya inay Xusuustaan. فَإِمَّ‍‍ا‌ تَثْ‍‍قَ‍‍فَ‍‍نَّ‍‍هُمْ فِي ‌الْحَرْبِ فَشَرِّ‌دْ‌ بِهِمْ مَ‍‌‍نْ خَ‍‍لْفَهُمْ لَعَلَّهُمْ يَذَّكَّرُ‌ونَ
Wa 'Immā Takhāfanna Min Qawmin Khiyānatannbidh 'Ilayhim `Alá Sawā'in ۚ 'Inna Allāha Lā Yuĥibbu Al-Khā'inīna 008-058 Haddaad ka Cabsato Qoom Khayaanadii u Tuur (Ogaysii) Ballankii si simanIlleen Eebe ma Jeela Khaa'imiinta. وَ‌إِمَّ‍‍ا‌ تَ‍‍خَ‍‍افَ‍‍نَّ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍وْمٍ خِ‍‍يَانَة‌ ً‌ فَا‌نْ‍‍بِذْ‌ ‌إِلَيْهِمْ عَلَى‌ سَو‍َ‍‌ا‌ء‌‌ٍۚ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ لاَ‌ يُحِبُّ ‌الْ‍‍خَ‍‍ائِنِينَ
Wa Lā Yaĥsabanna Al-Ladhīna Kafarū Sabaqū ۚ 'Innahum Lā Yu`jizūna 008-059 Yeyna u malayn kuwii Gaaloobay inay Carari (Karaan) iyagu ma Daaliyaan (Eebe). وَلاَ‌ يَحْسَبَ‍‍نَّ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ سَبَ‍‍قُ‍‍و‌اۚ ‌إِنَّ‍‍هُمْ لاَ‌ يُعْجِزُ‌ونَ
Wa 'A`iddū LahumAstaţa`tum Min Qūwatin Wa Min Ribāţi Al-Khayli Turhibūna Bihi `Adūwa Allāhi Wa `Adūwakum Wa 'Ākharīna Min Dūnihim Lā Ta`lamūnahumu Allāhu Ya`lamuhum ۚ Wa Mā Tunfiqū Min Shay'in Fī Sabīli Allāhi Yuwaffa 'Ilaykum Wa 'Antum Lā Tužlamūna 008-060 Ugu Darbada waxaad kartaan oo Xoogaiyo Darbidda Fardaha inaad ku Cabsi galisaan Colka Eebe iyo Colkiina (Galaada) iyo kuwa kale oo ka soo hadhay (Munafiqiinta) ma ogidin Eebaase Ogwaxaad ku Bixisaan Jidka Eebana waa laydiin oofin (Dhammayn) idinkoon laydin Dulmiyeyn. وَ‌أَعِدُّ‌و‌ا‌ لَهُمْ مَا‌ ‌اسْتَ‍‍طَ‍‍عْتُمْ مِ‍‌‍نْ قُ‍‍وَّةٍ‌ ‌وَمِ‍‌‍نْ ‌رِب‍‍َ‍اطِ ‌الْ‍‍خَ‍‍يْ‍‍لِ تُرْهِب‍‍ُ‍ونَ بِ‍‍هِ عَدُ‌وَّ‌ ‌اللَّ‍‍هِ ‌وَعَدُ‌وَّكُمْ ‌وَ‌آ‍‍خَ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍نَ مِ‍‌‍نْ ‌دُ‌ونِهِمْ لاَ‌ تَعْلَمُونَهُمُ ‌اللَّ‍‍هُ يَعْلَمُهُمْ ۚ ‌وَمَا‌ تُ‍‌‍ن‍‍فِ‍‍قُ‍‍و‌ا‌ مِ‍‌‍نْ شَ‍‍يْء‌‌ٍ‌ فِي سَب‍‍ِ‍ي‍‍لِ ‌اللَّ‍‍هِ يُوَفَّ ‌إِلَيْكُمْ ‌وَ‌أَ‌نْ‍‍تُمْ لاَ‌ تُ‍‍ظْ‍‍لَمُونَ
Wa 'In Janaĥū Lilssalmi Fājnaĥ Lahā Wa Tawakkal `Alá Allāhi ۚ 'Innahu Huwa As-Samī`u Al-`Alīmu 008-061 Hadday u Iishaan Gaaladu Nabad u lilo adna talana Saaro EebeIlleen isagaa uun Maqla ognee. وَ‌إِ‌نْ جَنَحُو‌ا‌ لِلسَّلْمِ فَاجْ‍‍نَحْ لَهَا‌ ‌وَتَوَكَّلْ عَلَى‌ ‌اللَّ‍‍هِ ۚ ‌إِنَّ‍‍هُ هُوَ‌ ‌ال‍‍سَّم‍‍ِ‍ي‍‍عُ ‌الْعَلِيمُ
Wa 'In Yurīdū 'An Yakhda`ūka Fa'inna Ĥasbaka Allāhu ۚ Huwa Al-Ladhī 'Ayyadaka Binaşrihi Wa Bil-Mu'uminīna 008-062 Hadday Doonaan inay ku Dhagraan waxaa Kaafiyahaaga ah Eebaha kugu Xoojiya Gargaarkiisa iyo Mu'miniinta. وَ‌إِ‌نْ يُ‍‍رِيدُ‌و‌ا‌ ‌أَ‌نْ يَ‍‍خْ‍‍دَع‍‍ُ‍وكَ فَإِنَّ حَسْبَكَ ‌اللَّ‍‍هُ ۚ هُوَ‌ ‌الَّذِي ‌أَيَّدَكَ بِنَ‍‍صْ‍‍رِهِ ‌وَبِالْمُؤْمِنِينَ
Wa 'Allafa Bayna Qulūbihim ۚ Law 'Anfaqta Mā Fī Al-'Arđi Jamī`āan Mā 'Allafta Bayna Qulūbihim Wa Lakinna Al-L Allafa Baynahum ۚ 'Innahu `Azīzun Ĥakīmun 008-063 Isuna soo Dumay Quluubtoodahaddaad Bixiso waxa Dhulka ku Sugan oo Dhan Maadan isu Dunteen QuluubtoodaEebaase isu Dumay Dhexdooda Illeen isagaa Adkaade falsan ehe. وَ‌أَلَّفَ بَ‍‍يْ‍‍نَ قُ‍‍لُوبِهِمْ ۚ لَوْ‌ ‌أَ‌ن‍‍فَ‍‍قْ‍‍تَ مَا‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ جَمِيعا‌ ً‌ مَ‍‍ا‌ ‌أَلَّفْتَ بَ‍‍يْ‍‍نَ قُ‍‍لُوبِهِمْ ‌وَلَكِ‍‍نَّ ‌ال‍‍لّ َلَّفَ بَيْنَهُمْ ‌إِنَّ‍‍هُ ۚ عَز‍ِ‍ي‍‍زٌ‌ حَكِيمٌ
Yā 'Ayyuhā An-Nabīyu Ĥasbuka Allāhu Wa Mani Attaba`aka Mina Al-Mu'uminīna 008-064 Nabiyow waxaa kugu Filan Eebe Adi iyo inta ku Raacday ee Mu'miniinta ah. يَ‍‍ا‌ ‌أَيُّهَا‌ ‌ال‍‍نَّ‍‍بِيُّ حَسْبُكَ ‌اللَّ‍‍هُ ‌وَمَنِ ‌اتَّبَعَكَ مِنَ ‌الْمُؤْمِنِينَ
Yā 'Ayyuhā An-Nabīyu Ĥarriđi Al-Mu'uminīna `Alá Al-Qitāli ۚ 'In Yakun Minkum `Ishrūna Şābirūna Yaghlibū Miā'atayni ۚ Wa 'In Yakun Minkum Miā'atun Yaghlibū 'Alfāan Mina Al-Ladhīna Kafarū Bi'annahum Qawmun Lā Yafqahūna 008-065 Nabiyow ku boorri mu'miniinta Dagaalka hadday idinka Mid yihiin Labaatan Samra (Adkaysta) Waxay ka adkaan Labo BoqolHadday idinka Mid yihiin Boqol waxay ka Adkaan Kun ah kuwa Gaaloobay Illeen waa Qoomaan wax kasayne. يَ‍‍ا‌ ‌أَيُّهَا‌ ‌ال‍‍نَّ‍‍بِيُّ حَرِّ‍‍ضِ ‌الْمُؤْمِن‍‍ِ‍ي‍‍نَ عَلَى‌ ‌الْ‍‍قِ‍‍ت‍‍َ‍الِ ۚ ‌إِ‌نْ يَكُ‍‌‍نْ مِ‍‌‍نْ‍‍كُمْ عِشْر‍ُ‍‌ونَ صَ‍‍ابِر‍ُ‍‌ونَ يَ‍‍غْ‍‍لِبُو‌ا‌ مِائَتَ‍‍يْ‍‍نِ ۚ ‌وَ‌إِ‌نْ يَكُ‍‌‍نْ مِ‍‌‍نْ‍‍كُمْ مِائَةٌ‌ يَ‍‍غْ‍‍لِبُ‍‍و‌ا‌ ‌أَلْفا‌ ً‌ مِنَ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ بِأَنَّ‍‍هُمْ قَ‍‍وْم ٌ‌ لاَ‌ يَفْ‍‍قَ‍‍هُونَ
Al-'Āna Khaffafa Allāhu `Ankum Wa `Alima 'Anna Fīkum Đa`fāan ۚ Fa'in Yakun Minkum Miā'atun Şābiratun Yaghlibū Miā'atayni ۚ Wa 'In Yakun Minkum 'Alfun Yaghlibū 'Alfayni Bi'idhni Allāhi Wa ۗ Allāhu Ma`a Aş-Şābirīna 008-066 Hadda wuu idinka Fududeeyey Eebe wuxuuna ogyahay inaad tabar Yartihiin hadday idinka Mid yihiin Boqol Samra (Adkaysta) waxay ka Adkaan Labo BoqolHadday idinka Mid yihiin Kunna waxay ka Adkaan Labo Kun Idanka EebeILaahayna wuxuu la Jiraa kuwa samra. الآنَ خَ‍‍فَّفَ ‌اللَّ‍‍هُ عَ‍‌‍ن‍‍كُمْ ‌وَعَلِمَ ‌أَنَّ فِيكُمْ ضَ‍‍عْفا‌‌ ًۚ فَإِ‌نْ يَكُ‍‌‍نْ مِ‍‌‍نْ‍‍كُمْ مِائَة‌‍ٌصَ‍‍ابِ‍رَةٌ‌ يَ‍‍غْ‍‍لِبُو‌ا‌ مِائَتَ‍‍يْ‍‍نِ ۚ ‌وَ‌إِ‌نْ يَكُ‍‌‍نْ مِ‍‌‍نْ‍‍كُمْ ‌أَلْفٌ‌ يَ‍‍غْ‍‍لِبُ‍‍و‌ا‌ ‌أَلْفَ‍‍يْ‍‍نِ بِإِ‌ذْنِ ‌اللَّ‍‍هِ ۗ ‌وَ‌اللَّهُ مَعَ ‌ال‍‍صَّ‍‍ابِ‍‍رِينَ
Mā Kāna Linabīyin 'An Yakūna Lahu~ 'Asrá Ĥattá Yuthkhina Fī Al-'Arđi ۚ Turīdūna `Arađa Ad-Dunyā Wa Allāhu Yurīdu Al-'Ākhirata Wa ۗ Allāhu `Azīzun Ĥakīmun 008-067 Kuma habboona Nabi inay u ahaato kuwo la qafaashay intuu kaga Jilciyo Dhulka Dhexdiisa (Gaalada) waxaad Doonaysaan Muuqa Addunyada Eebana wuxuu dooni Aakhiro Eebana waa Adkaade Falsan. مَا‌ ك‍‍َ‍انَ لِنَبِيٍّ ‌أَ‌نْ يَك‍‍ُ‍ونَ لَهُ~ُ ‌أَسْ‍رَ‌ى‌ حَتَّى‌ يُثْ‍‍خِ‍‍نَ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ۚ تُ‍‍رِيد‍ُ‍‌ونَ عَ‍رَضَ ‌ال‍‍دُّ‌نْ‍‍يَا‌ ‌وَ‌اللَّهُ يُ‍‍ر‍ِ‍ي‍‍دُ‌ ‌الآ‍‍خِ‍رَةَ ۗ ‌وَ‌اللَّهُ عَز‍ِ‍ي‍‍زٌ‌ حَكِيمٌ
Lawlā Kitābun Mina Allāhi Sabaqa Lamassakum Fīmā 'Akhadhtum `Adhābun `Ažīmun 008-068 Hadduusan Jirin Kitaab Eebe oo horreeyey waxaa idin taaban lahaa waxaad qaadateen Darteed Cadaab wayn. لَوْلاَ‌ كِت‍‍َ‍ابٌ‌ مِنَ ‌اللَّ‍‍هِ سَبَ‍‍قَ لَمَسَّكُمْ فِيمَ‍‍ا‌ ‌أَ‍خَ‍‍ذْتُمْ عَذ‍َ‍‌ابٌ عَ‍‍ظِ‍‍يمٌ
Fakulū Mimmā Ghanimtum Ĥalālāan Ţayyibāan ۚ Wa Attaqū Allaha ۚ 'Inna Allāha Ghafūrun Raĥīmun 008-069 ee Cuna waxaad Qanimaysataan oo Xalaal Fiicana kana dhawrsada Eebe Illeen Ilaahay waa Dhaafe Naxariistee. فَكُلُو‌ا‌ مِ‍‍مَّ‍‍ا‌ غَ‍‍نِمْتُمْ حَلالا‌‌ ًطَ‍‍يِّبا‌ ًۚ ‌وَ‌اتَّ‍‍قُ‍‍و‌ا‌اللَّ‍‍هَ ۚ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ غَ‍‍ف‍‍ُ‍و‌ر‌ٌ‌ ‌‍رَحِيمٌ
Yā 'Ayyuhā An-Nabīyu Qul Liman Fī 'Aydīkum Mina Al-'Asrá 'In Ya`lami Allāhu Fī Qulūbikum Khayan Yu'utikum Khayan Mimmā 'Ukhidha Minkum Wa Yaghfir Lakum Wa ۗ Allāhu Ghafūrun Raĥīmun 008-070 Nabiyow ku Dheh kuwa la Qafaashay ee Gaemihiinna ku jira hadduu ku Ogyahay Eebe Quluubtiina Khayr wuxuu idin siin mid ka Khayrroon wixii laydinka Qaaday wuuna idiin DhaafiEebana waa Dhaafe Naxariista. يَ‍‍ا‌ ‌أَيُّهَا‌ ‌ال‍‍نَّ‍‍بِيُّ قُ‍‍لْ لِمَ‍‌‍نْ فِ‍‍ي ‌أَيْدِيكُمْ مِنَ ‌الأَسْ‍رَ‌ى‌ ‌إِ‌نْ يَعْلَمِ ‌اللَّ‍‍هُ فِي قُ‍‍لُوبِكُمْ خَ‍‍يْر‌ا‌ ً‌ يُؤْتِكُمْ خَ‍‍يْر‌ا‌ ً‌ مِ‍‍مَّ‍‍ا‌ ‌أُ‍خِ‍‍ذَ‌ مِ‍‌‍نْ‍‍كُمْ ‌وَيَ‍‍غْ‍‍فِ‍‍رْ‌ لَكُمْ ۗ ‌وَ‌اللَّهُ غَ‍‍ف‍‍ُ‍و‌ر‌ٌ‌ ‌‍رَحِيمٌ
Wa 'In Yurīdū Khiyānataka Faqad Khānū Allaha Min Qablu Fa'amkana Minhum Wa ۗ Allāhu `Alīmun Ĥakīmun 008-071 Hadday Doonaan Khiyaamadaadana waxay Khayaameen Eebe mar hore markaasuu idin Makaniyey Eebana waa Oge Falsan. وَ‌إِ‌نْ يُ‍‍رِيدُ‌و‌اخِ‍‍يَانَتَكَ فَ‍‍قَ‍‍دْ‌ خَ‍‍انُو‌ا‌اللَّ‍‍هَ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍بْ‍‍لُ فَأَمْكَنَ مِ‍‌‍نْ‍‍هُمْ ۗ ‌وَ‌اللَّهُ عَل‍‍ِ‍ي‍‍مٌ حَكِيمٌ
'Inna Al-Ladhīna 'Āmanū Wa Hājarū Wa Jāhadū Bi'amwālihim Wa 'Anfusihim Fī Sabīli Allāhi Wa Al-Ladhīna 'Āwaw Wa Naşarū 'Ūlā'ika Ba`đuhum 'Awliyā'u Ba`đin Wa ۚ Al-Ladhīna 'Āmanū Wa Lam Yuhājarū Mā Lakum Min Walāyatihim Min Shay'in Ĥattá Yuhājirū ۚ Wa 'Ini Astanşarūkum Ad-Dīni Fa`alaykumu An-Naşru 'Illā `Alá Qawmin Baynakum Wa Baynahumthāqun Wa ۗ Allāhu Bimā Ta`malūna Başīrun 008-072 Kuwa Rumeeyey ee Hijrooday ee ku Jahaaday Xoolahooda iyo Naftooda Jidka Eebe iyo kuwa Dumay (soo Dhaweeyey) una Gargaaray kuwaasu Qaarkood waa Gargaaraha Qaarkuwa Rumeeyey oon hijroonin Gargaarkooda waxba idinkama Saarra intay ka Hijroonihaddayse idiinku Gargaar warsadaan Diinta korkiinna Gargaarbaa ah qaar Dhexdiinna Ballan yahay mooyeeEebana waxaad Falaysaan wuu Arkaa. إِنَّ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ ‌وَهَاجَرُ‌و‌ا‌ ‌وَجَاهَدُ‌و‌ا‌ بِأَمْوَ‌الِهِمْ ‌وَ‌أَ‌ن‍‍فُسِهِمْ فِي سَب‍‍ِ‍ي‍‍لِ ‌اللَّ‍‍هِ ‌وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آ‌وَ‌و‌ا‌ ‌وَنَ‍‍صَ‍‍رُ‌و‌ا‌ ‌أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ بَعْ‍‍ضُ‍‍هُمْ ‌أَ‌وْلِي‍‍َ‍ا‌ءُ‌ بَعْ‍‍ضٍۚ ‌وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ ‌وَلَمْ يُهَاجَرُ‌و‌ا‌ مَا‌ لَكُمْ مِ‍‌‍نْ ‌وَلاَيَتِهِمْ مِ‍‌‍نْ شَ‍‍يْءٍ‌ حَتَّى‌ يُهَاجِرُ‌و‌اۚ ‌وَ‌إِنِ ‌اسْتَ‍‌‍ن‍‍صَ‍‍رُ‌وكُمْ فِي ‌ال‍‍دّ‍ِ‍ي‍‍نِ فَعَلَيْكُمُ ‌ال‍‍نَّ‍‍‍‍صْ‍‍رُ‌ ‌إِلاَّ‌ عَلَى‌ قَ‍‍وْم ٍ‌ بَيْنَكُمْ ‌وَبَيْنَهُمْ مِيث‍‍َ‍اقٌۗ ‌وَ‌اللَّهُ بِمَا‌ تَعْمَل‍‍ُ‍ونَ بَ‍‍صِ‍‍يرٌ
Wa Al-Ladhīna Kafarū Ba`đuhum 'Awliyā'u Ba`đin ۚ 'Illā Taf`alūhu Takun Fitnatun Al-'Arđi Wa Fasādun Kabīrun 008-073 Kuwa Gaaloobay Qaarkood Waa Sokeeyaha Qaar haddaydaan saas falinna (Ogaanna) Fidmaa ahaan Dhulka iyo Fasaad wayn. وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ كَفَرُ‌و‌ا‌ بَعْ‍‍ضُ‍‍هُمْ ‌أَ‌وْلِي‍‍َ‍ا‌ءُ‌ بَعْ‍‍ضٍۚ ‌إِلاَّ‌ تَفْعَل‍‍ُ‍وهُ تَكُ‍‌‍نْ فِتْنَة‌‍ٌ‌ فِي ‌الأَ‌رْ‍ضِ ‌وَفَس‍‍َ‍ا‌د‌‌ٌ‌ كَبِيرٌ
Wa Al-Ladhīna 'Āmanū Wa Hājarū Wa Jāhadū Fī Sabīli Allāhi Wa Al-Ladhīna 'Āwaw Wa Naşarū 'Ūlā'ika Humu Al-Mu'uminūna Ĥaqqāan ۚ Lahum Maghfiratun Wa Rizqun Karīmun 008-074 Kuwa Rumeeyey ee Hijrooday ee ku Jahaaday Jidka Eebe iyo kuwa soo Dhaweeyey una Gargaaray kuwaasu iyagaa Mu'miniina Dhaba ahwaxayna Mudan Dambi Dhaafid iyo Rizqi Sharafle. وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ ‌وَهَاجَرُ‌و‌ا‌ ‌وَجَاهَدُ‌و‌ا‌ فِي سَب‍‍ِ‍ي‍‍لِ ‌اللَّ‍‍هِ ‌وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آ‌وَ‌و‌ا‌ ‌وَنَ‍‍صَ‍‍رُ‌و‌ا‌ ‌أ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ هُمُ ‌الْمُؤْمِن‍‍ُ‍ونَ حَ‍‍قّ‍‍ا‌ ًۚ لَهُمْ مَ‍‍غْ‍‍فِ‍رَةٌ‌ ‌وَ‌رِ‌زْ‍ق‌‍ٌ‌ كَ‍‍رِيمٌ
Wa Al-Ladhīna 'Āmanū Min Ba`du Wa Hājarū Wa Jāhadū Ma`akum Fa'ūlā'ika Minkum ۚ Wa 'Ūlū Al-'Arĥāmi Ba`đuhum 'Awlá Biba`đin Fī Kitābi Allāhi ۗ 'Inna Allāha Bikulli Shay'in `Alīmun 008-075 Kuwa Rumeeya Gadaal oo Hijrooda oo Jahaada la Jirkiinna kuwaasu waa idinka midQaraabadaana Qaarkeed Qaar ku Mudanyahay Xukunka Eebe Ilaahayna waxkasta waa ogyahay. وَ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ ‌آمَنُو‌ا‌ مِ‍‌‍نْ بَعْدُ‌ ‌وَهَاجَرُ‌و‌ا‌ ‌وَجَاهَدُ‌و‌ا‌ مَعَكُمْ فَأ‍ُ‍‌وْل‍‍َ‍ائِكَ مِ‍‌‍نْ‍‍كُمْ ۚ ‌وَ‌أ‍ُ‍‌وْلُو‌ا‌الأَ‌رْح‍‍َ‍امِ بَعْ‍‍ضُ‍‍هُمْ ‌أَ‌وْلَى‌ بِبَعْ‍‍ضٍ‌ فِي كِت‍‍َ‍ابِ ‌اللَّ‍‍هِ ۗ ‌إِنَّ ‌اللَّ‍‍هَ بِكُلِّ شَ‍‍يْءٍ‌ عَلِيمٌ
Toggle thick letters. Most people make the mistake of thickening thin letters in the words that have other (highlighted) thick letter Toggle to highlight thick letters خصضغطقظ رَ
Next Sūrah